-
Content Count
30,102 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
81
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
Will Somaliland be kissing the hand of the Somalis in the ****?
Xaaji Xunjuf replied to Mad_Mullah's topic in Politics
i don't know what your talking about what habashi and what did they do for you to have so much cuqdad lol well if their need is to be free , then free them -
Will Somaliland be kissing the hand of the Somalis in the ****?
Xaaji Xunjuf replied to Mad_Mullah's topic in Politics
^^ u keep your self busy with what Ethiopia will or not do you should be more concerned about your own people and their needs. Instead of Habasha and what not. -
Will Somaliland be kissing the hand of the Somalis in the ****?
Xaaji Xunjuf replied to Mad_Mullah's topic in Politics
^^ i never said such a thing -
Will Somaliland be kissing the hand of the Somalis in the ****?
Xaaji Xunjuf replied to Mad_Mullah's topic in Politics
^^ so you are going to be an Ethiopian lol -
Ethiopian FM Hailemariam meets with Somaliland FM
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Wasiirka Arimaha Dibedda iyo Iskaashga Caalamiga ee JSL oo la kulmay Raysal Wasaare Ku xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibedda Ethiopia Waxuu wasiirku sheegay inay Somaliland leedahay waayo aragnimo iyo guulo la taaban karo oo... Daawo Sawiradda Addis Ababa(GNS)Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashga Caalamiga ee Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland Dr. Maxamed Cabdillahi Cumer, oo beryahan ba ku jirey olele diblomasiyadeed oo kor loogu qaadayo xidhiidhka siyaasadeed iyo iskaashi ee Somaliland iyo wadamo jaarka ah, ayaa bishan October,20 keedii oo arbaca ahayd kasoo degay Bole International Airport ee magaaladda Addis Ababa, halkaas oo masuuliyin ka tirsan dawladda Ethiopia iyo safaaradda Somaliland ee Addis Ababa si diiran ugu soo dhaweeyen. Wasiirku wuxuu khamiistii kulan dheer xafiiskiisa kula yeeshay Raysal wasaare ku xigeenka Itoobiya isla markaana ah Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dawladda Itoobiya, Mudane Haile-Mariam Desalegn, waxay labada Wasiir si qoto dheer uga wada hadleen xidhiidhka ka dhexeeya labada wadan oo ay ku tilmaameen mid maalin walba sii kordhaaya oo faaiido u leh labada dal. Waxay si gaar ah u soo qaadeen iskaashiga xagga nabadgelyadda, ganacsiga, dariiqa Berbera iyo Wajaale, Waxbarashadda iyo Duulimaadyadda cirka. Raysal Wasaare Ku xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibedda Ethiopia waxuu ku bogaadiyay xukuumadda Somaliland qorshayaasheeda xaga horumarka iyo dedaalka ay ugu jirto nabad ilaalinta iyo balaadhinta dimquraadiyadda, waxuuna cadeeyay in dalkiisu iskaashi buuxa kale yeelanayo Somaliland Arrimihii shirka lagaga wada hadlay oo dhan. Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Somaliland, Maxamed Cabdillahi Cumar oo shirka ka dib la kulmay saxaafadda itoobiya ayaa cadeeyay inay qiimaynayaan xidhiidhka Somaliland iyo itoobiya laguna rajowayn yahay in xidhiidhkaasi balaadho isla markaana qotto dheeraado si uu usoo saaro midho faaiido u leh labada shacbi. Isla khamiistii waxuu wasiirku la kulmay gudoomiyaha guud ee ururka IGAD Mudane Maxbuub Ma’alin, kulanka oo ka dhacay hudheelka uu degan yahay wasiirku, waxayna ka wada hadleen sida ay Somaliland ula yeelan lahayd wada shaqayn ururka IGAD. Waxuu wasiirku sheegay inay Somaliland leedahay waayo aragnimo iyo guulo la taaban karo oo waxtar u leh ula jeedooyinka loo sameeyay in ururka IGAD ka shaqeeyo oo ay ka mid tahay, Nabadaynta, fidinta dimquraadiyadda, isku xidhka ganacsiga ee geeska Africa iyo horumarinta dhaqaalaha. Waxa kale oo isla shalay uu Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland qaabilay Gudoomiye ku xigeenka Ururka Midowga Africa (AU), Mudane Erustus Mwencha, kulanka oo ka dhacay xarunta ururka midowga Africa ee AddIs Ababa, waxa laga soo qaaday kaalinta uruka (AU) uu ka qaadan karo horumarka dhaqaale siyaasaded iyo nabadagelyo ee ka socda Somaliland. Waxa kale oo si dheer looga hadlay in sidii midowga Africa u sii amba qaadi lahaa warbixintii ay ka qoreen sanadahii, sanadkii 2005, oo si buuxda u tilmamaysay in qadiyadda Somaliland ay ku fadhido taariikh siyaased iyo sharci cad oo aan ka furayn Africa murano siyaadadeed. Waxaa la filayaa in maalinta jimcaha uu wasiirku kulamo gaar gaar ah la yeelan doono Safiirka Maryanka iyo Safiirka Ingriiska u fadhiya dalka Itoobiya. Dhamaan kulamadaas waxa ku weheliyay wasiirka Mudane, Ayaanle Salad Deria, Acting Ambassador of Somaliland Addis Ababa, Ethiopia [/QB] -
Somaliland's diaspora: From manager to minister in a flash
Xaaji Xunjuf replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Dhibic -
maxay yidhaheen cirka iyo dhulka bala xidhaya oo dabeedna
-
Farmaajo wasn'the working at the US embassy in washington in his late teenage years.
-
Somaliland foreign minister to visit neighbouring countries
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Wasiirka Arimaha Dibedda iyo Iskaashga Caalamiga ee JSL oo la kulmay Raysal Wasaare Ku xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibedda Ethiopia Waxuu wasiirku sheegay inay Somaliland leedahay waayo aragnimo iyo guulo la taaban karo oo... Daawo Sawiradda Addis Ababa(GNS)Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashga Caalamiga ee Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland Dr. Maxamed Cabdillahi Cumer, oo beryahan ba ku jirey olele diblomasiyadeed oo kor loogu qaadayo xidhiidhka siyaasadeed iyo iskaashi ee Somaliland iyo wadamo jaarka ah, ayaa bishan October,20 keedii oo arbaca ahayd kasoo degay Bole International Airport ee magaaladda Addis Ababa, halkaas oo masuuliyin ka tirsan dawladda Ethiopia iyo safaaradda Somaliland ee Addis Ababa si diiran ugu soo dhaweeyen. Wasiirku wuxuu khamiistii kulan dheer xafiiskiisa kula yeeshay Raysal wasaare ku xigeenka Itoobiya isla markaana ah Wasiirka Arrimaha Dibedda ee dawladda Itoobiya, Mudane Haile-Mariam Desalegn, waxay labada Wasiir si qoto dheer uga wada hadleen xidhiidhka ka dhexeeya labada wadan oo ay ku tilmaameen mid maalin walba sii kordhaaya oo faaiido u leh labada dal. Waxay si gaar ah u soo qaadeen iskaashiga xagga nabadgelyadda, ganacsiga, dariiqa Berbera iyo Wajaale, Waxbarashadda iyo Duulimaadyadda cirka. Raysal Wasaare Ku xigeenka ahna Wasiirka Arrimaha Dibedda Ethiopia waxuu ku bogaadiyay xukuumadda Somaliland qorshayaasheeda xaga horumarka iyo dedaalka ay ugu jirto nabad ilaalinta iyo balaadhinta dimquraadiyadda, waxuuna cadeeyay in dalkiisu iskaashi buuxa kale yeelanayo Somaliland Arrimihii shirka lagaga wada hadlay oo dhan. Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Somaliland, Maxamed Cabdillahi Cumar oo shirka ka dib la kulmay saxaafadda itoobiya ayaa cadeeyay inay qiimaynayaan xidhiidhka Somaliland iyo itoobiya laguna rajowayn yahay in xidhiidhkaasi balaadho isla markaana qotto dheeraado si uu usoo saaro midho faaiido u leh labada shacbi. Isla khamiistii waxuu wasiirku la kulmay gudoomiyaha guud ee ururka IGAD Mudane Maxbuub Ma’alin, kulanka oo ka dhacay hudheelka uu degan yahay wasiirku, waxayna ka wada hadleen sida ay Somaliland ula yeelan lahayd wada shaqayn ururka IGAD. Waxuu wasiirku sheegay inay Somaliland leedahay waayo aragnimo iyo guulo la taaban karo oo waxtar u leh ula jeedooyinka loo sameeyay in ururka IGAD ka shaqeeyo oo ay ka mid tahay, Nabadaynta, fidinta dimquraadiyadda, isku xidhka ganacsiga ee geeska Africa iyo horumarinta dhaqaalaha. Waxa kale oo isla shalay uu Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland qaabilay Gudoomiye ku xigeenka Ururka Midowga Africa (AU), Mudane Erustus Mwencha, kulanka oo ka dhacay xarunta ururka midowga Africa ee AddIs Ababa, waxa laga soo qaaday kaalinta uruka (AU) uu ka qaadan karo horumarka dhaqaale siyaasaded iyo nabadagelyo ee ka socda Somaliland. Waxa kale oo si dheer looga hadlay in sidii midowga Africa u sii amba qaadi lahaa warbixintii ay ka qoreen sanadahii, sanadkii 2005, oo si buuxda u tilmamaysay in qadiyadda Somaliland ay ku fadhido taariikh siyaased iyo sharci cad oo aan ka furayn Africa murano siyaadadeed. Waxaa la filayaa in maalinta jimcaha uu wasiirku kulamo gaar gaar ah la yeelan doono Safiirka Maryanka iyo Safiirka Ingriiska u fadhiya dalka Itoobiya. Dhamaan kulamadaas waxa ku weheliyay wasiirka Mudane, Ayaanle Salad Deria, Acting Ambassador of Somaliland Addis Ababa, Ethiopia -
Breaking News: Shabaab announce formation of new Brigade (+ Pics)
Xaaji Xunjuf replied to Mad_Mullah's topic in Politics
Thankful are you telling us somalis can't have big arms lol -
Breaking News: Shabaab announce formation of new Brigade (+ Pics)
Xaaji Xunjuf replied to Mad_Mullah's topic in Politics
20.000 eeh ciidan wali ma iman , laakin waxay la kulmi doonaan kala carar Emirki ba hore u sheegey u dul qaadan mayno in dal islaama lugu so duulo -
it was not built by kacaan or siyaad bare government it was built by the Colonial Empire , and The rayaale government added a few Buildings to it.
-
Somaliland foreign minister to visit neighbouring countries
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Originally posted by Jacaylbaro: There you go thankful. -
Dagaalladii Ugu Dambeeyey Ee GalGala Iyo Saraakiil Puntland Katirsan Iyo Suxufiyiin Lagu Hareeraysan Yahay Buuraha Oo La Isla Galay By admin2 on Oct 20, 2010 Waxaa saddexdii maalmood ee lasoo dhaafey si is daba jog ah uga soconayey kaymaha buuraleyda Galgala dagaal culus oo u dhexeeya ciidamada Ashahaado la dirirka (PIS) iyo ciidamo uu hogaaminayoSheekh Maxamed Siciid Atam. Dagaalkan oo bilowdey darraad ayaa ciidamada Ashahaado la dirirku waxay guluf colaadeed ku qaadey fariisimo ay lahaayeen ciidamada Mujaahidiinta Galgala iyaga oo ka hor inta aaney dagaalka qaadin ku duqeeyey madaafiicda BM-ka. Ilo wareedyo ka mid ah Mujaahidiinta deegaankaas ka dagaallamaya ayaa shaaca ka qaadey in dhamaan madaafiicdu ay ku dheceen meel loo yaqaan Macag oo in ka badan 30km xagga galbeed ka xigta goobaha ay mujaahidiintu ku sugan yihiin. Saraakiisha hogaaminaya ciidamada Galgala oo aan xiriir la sameyney ayaa noo sheegey in ay dageen istaraatiijiyad cusub, isla markaana ay dib ugu gurteen dhulka kaymaha ah si ay halkaa jab weyn ugu geystaan ciidama Ashahaado la dirirka Puntland. Dagaalka ayaa sidii qorshuhu ahaa u dhacay waxayna tageen ciidamada Ashahaado la dirirku goobo horey fariisin ugu ahayd Mujaahidiinta iyaga oo warbaahinta ku faafiyey iney fariisin koodii qabsadeen. Saacado ka dib ayey ku war heleen weerar xoogan oo kaga yimi saddex dhinac waxaana ciidamada Mujaahidiintu ay dhabar jabin iyo dhinacyadaba kaga bilaabeen rasaas xoogan iyo waliba madaafiicda garabka laga tuuro. Saraakiil ka tirsan Puntland oo aan xiriir la sameyney ayaa sheegey in dhimashada darraad ay ahayd 15 askari oo kaliya dhinaca Ashahaado la dirirka balse dhaawaca ayaa intaa aad uga badan. Shalay iyo xalay ayaa sidoo kale waxaa dhacay dagaallo xoogan, waxayna qaar ka mid ah ciidamada Puntland ee jiidda hore joogaa sheegeen in dagaalkii shalay ilaa xalay ay kaga dhinteen ciidan gaaraya 30 Askari. Maanta ayaa waxaa Boosaaso gaarey 3 baabuur oo ah baabuurta dhaawaca qaada ee Umplus-ta loo yaqaan iyo baabuur kale oo dhamaan sida askartii ku dhaawacmey dagaalkii xalay iyo waliba ugu yaraan labo Askari oo meyd ah waxaana baabuurtu ay toos u abbaareen xarunta Ashahaado la dirirka eek u taalla xaafadda Laanta Hawada ee Boosaaso. Dhinaca Mujaahidiinta waxaa ka shahiidey usbuucii lasoo dhaafey labo shahiid halka dhaawacana uu yahay labo nin oo dhaawocoodu uu sahlan yahay sida ay sheegeen qaar ka mid masuuliyiinta ciidamada mujaahidiinta Galala, waxaana loo aaneynaya arrintaas ciidamada Mujaahidiinta oo iyagu ku jira dagaal ku dhufo oo ka dhaqaaq ah. Dhanka kale saraakiil ka tirsan ciidamada Mujaahidiinta Galgala oo aan caawa kula xiriirney khadka Telefoonka ayaa noo xaqiijiyey in ay hadda isweer ka hayaan ciidamo iyo saraakiil ka tirsan Puntalnd iyo waliba saxafiyiin la rabey iney sawirro iyo warar ka qaadaan goobihii ay dib u gurashada ka sameeyeen Mujaahidiintu,. Saraakiisha ayaa waxaa la sheegayaa iney ku jiraan Siciid Dheere iyo waliba Wasiirka arrimaha gudaha ee Puntland Gen. Ilka Jiir, lamana garanayo waxa ay ku dambeyn doonto go’doominta caawa ay ku jiraan saraakiisha iyo ciidamada Puntland. Isku soo duuboo waxaa muuqata in jab xoogani uu soo gaarey ciidamada Ashahaado la dirirka Puntland oo iyagu dagaal gardarro ah ku qaadey deegaanka Galgala isla markaana wacad ku marey iney soo afjarayaan ciidamada xaq u dirirka ah ee ku sugan deegaanka Galgala.
-
Allsanaag editorial..the desertion of Attam begins in ernest...
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
^^ maya wuxu ina tusaya in maakhriyinta qaar ay webstiyadooda ku qoran mar mar hormarkay mamuulka budhcad badeedku gaadhay. Iyo in anay qorin hormarku attam gaadhsiyey Mamuulka budhcadbadeedka -
Somalia's New Prime Minister: Not Quite What the Doctor Ordered
Xaaji Xunjuf replied to Abwaan's topic in Politics
Abwaan, this DR. Peter Pham is a fraud of the first order. He has served as the hired pen for the sinister cause of dismembering Somalia on the basis of past colonial history -
nice song.
-
Xiin fanin Siyaad bare and his dictatorial regime failed to defeat the SNM politically (Mengistu Agreement) and military SNM marked the date of civil war of somalia 27 may burco 1988.We transformed him from the Dictator of somalia to the mayor of mogadisho in mid 1990. As for the financial institutions cause of collapse sure somalia partly turned into a beg nation with all the Mismanagement and boliqaran .
-
when a Somali government with all its political machinations are in place to influence the political affairs in the Somaliland. The former Siyaadist government tried that but they miserably failed and back then Somaliland with it's functioning government institutions didn't exist. What makes you think a failed state can be a threat to somaliland.
