Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,211
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    82

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Mad mullah kuwaiti prince visited somaliland a few times maybe your not informed but somaliland and kuwait have good relations
  2. Nina haa awoow ciidamda cirka kuwa bariga kuwa bada inta ba waanu leenahay , ma idin ku cawina lol
  3. NinaNc that is good wasiiro fara badan looma baahna xukumaad wax qaban karta loo bahanyahay golaha wasiiro tayo leh wa arin wanaagsan
  4. Wasiirka Duulista iyo Hawada iyo wefti uu hogaaminayo oo booqasho ku maraya dalka Kuwait SDWO (Kuwait 31/10/2010) Waxaa Booqasho shaqo ku jooga dalka Kuwait wasiirka duulista iyo hawada Maxamuud Xashi iyo lataliyahiisa Duuliye Abdi Ali Obsiye. Wasiirka iyo wafdigiisa ayaa xalay la kulmay jaaliyada kuwait xaflad weyn oo aad looga soo abaabulay. Xafladan ayaa ka dhacaday badhtamaha Hotelka weyn ee caanka ka ah Kuwait ee ku yaal bartamaha magaalada Marino hotel oo uu wasiirka iyo wafdigiisu ay ku soo degeen. Left: Duuliye Obsiiye iyo Wasiirka duulitsta iyo Hawada Maxamud Waxaa xaflada furay gudoomiyaha jaaliyada somaliland Saleebaan Xaaji Firdhiye ahna siihayaha safiirka somaliland oo mudo ku sugnaa wadanka kuwayd ahna laf dhabarta somaliland oo khibrad weyn u leh wadanka kuwayd, isagoo ka war bixiyay hawlaha ay qabato jaaliyadu iyo waxayaabaha u qabsoomay. Saleebaan Xaaji Firdhiye Intaa kadibna waxa lagu soo dhaweeyay makarafoonka baylood Abdi Obsiye oo dulmaray wadankii iyo hawlaha hor yaala xukuumada cusub. Intaa ka bacdi waxa lagu soo dhaweeyay wasiirka duulista iyo hawada, wasiirku wuxuu ugu horeyn u Mahad celiyay dadkii ka soo qaybgalay xaflada sida wanaagsan looga soo shaqeeyay, wasiirka duulista oo ah nin aad u dhalinyaro ah waxa ka muuqda in uu yahay nin bisil oo aad aqoon u leh taas oo aan ka dhadhansanay dawlada tayayda leh ee uu soo dhisay madaxwaynaha somaliland. Wasiirkan oo dhinac walb ka qanciyay dadkii waxa uu ka warbixiyey mowqifka xukuumada cusub iyo wadamada carabta ay kula dhaqmi doonaan taas oo aanaan ka maqal xukuumadii hore oo ilaa madaxwaynihii hore uu kuwait yimid sanadka dhexdiisa, Waxa uu wasiirku ka dhawaajiyay in madaxwaynuhu booqan doono wadamo badan oo carabta ka mida wasiirku waxaa uu ka hadlay nabadgelyada ,oo uu aad ugu dheeraaday iyo waxa ay ka qabatay xukuumadiisu wasiirku waxaa uu soo bandhigay mawqifka iyo brnaamij wanaagsan ee uu u diyaarinayo dayactirka garoomada wadanka isagoo durtaba furay garoonkii burco iyo boorame. Wakhtigii suaalaha markii la gaadhay ayaa su,aalo badan la weedyiiyey isagoo wasiirku qanciyay qof walba. Xafladaas ayaa ku dhamaatay farxad aad ka dareemi karto in somaliland isbedel wayni ku dhacay oo ay u baahnayd markaad aragto hordhaca wasiirka iyo wafdigiisa. Isku soo duuboo xafladaa ayaa ku dhamaatay farxad. wasiirku wuxuu sawiro la galay dadka jaaliyada kuwayd waxaa kale oo wasiirku shalay la qadeeyay jaaliyada oo qado sharaf ugu qabatay suldan senter sea side qedadaas oo u gogolxaadhaysay kulankii xalay.
  5. Yeah the garaad just arrived this evening in widhwidh Somaliland Military officers tighten the security in and around the town. Possibly other garaads from buhoodle will arrive tommorow.
  6. war nimanka sol hakaga calacaalin eeh iska celi af ay duubtaan iyo hadad afkooda arkeysid waxba faraq uma dhexeye eeh la dagaalan oo iska celi
  7. Norf Wa gudigi ugu danbeyey eeh madaxweynu u xil saaray laakin magalaada la qurxinaya so its a good thing.
  8. Haye whats next how will the new cabinet look like
  9. SOMALILAND: Government forms a Beautification Committee for Hargeisa Comments (10) HARGEISA (Somalilandpress) — President Ahmed Mohamed Mohamoud named a Beautification Committee consisting of six members on Saturday according to a press release by the Presidential Palace. According to Presidential spokesman, Mr Aukuse the president has formed a Beautification Committee for the city of Hargeisa consisting of Dr Abdi Mohamed Gabose (Chairman), Minister of Interior and Domestic Affairs, Eng. Mohamed Hashi Elmi, Minister of Finance, Mr Hussein Ahmed Aidid, Minister of Transportation, Mr Abdullahi Jama, Minister of Press and Mr Hussein Jiir, Mayor of Hargeisa. The Committee will operate under the department of Public Works and will find ways to beautify the city which has been neglected for the last two decades. The Committee will oversee and find ways to improve the city’s roads and trash problems, sanitation and environmental degradations. This is a new initiation by the new administration to improve living conditions in Somaliland’s major urban towns.
  10. ^^ xiligi aad mamuulka budhcad badeedka ad jeclaan jirtay ba la gaadhay
  11. Eeebow anigu meesha iska maan cajabin eeh xaw sheikh dalxiis haya
  12. uncover what that fuad shangoole is from Pirate state and he is there to destabilize southern part of somalia. Maybe Al amriki was send by obama two
  13. Originally posted by The Zack: ^You seem to be giving your qabiil folks too much credit as well. Alshabaab's top four men are Godane, Roobow, Shangoole, and Cali Dheere. And last time I checked three of those men are NOT from Waqooyiga. The Emir is Axmed Abdi aw Muxumad godane Roobow is his VP And The finance Minister is Maxammad abubkr Seylici. i Agree with suldaanka , Nimankasi halka waxay ku gaadheen Raganimadooda
  14. Originally posted by Timur: I wonder how many reer Waqoyi he's adopted reer woqoyi who is that ?
  15. Originally posted by Jacaylbaro: Even this old man's death is a shock to some .... Waxaan ka baqanayaa inay maalinta dambe Ilaahay caayaan oo ay yidhaahdaan muxuu Somaliland u sameeyay ,,, Mid baan anigu maalin masaajid ku arkay oo intu iso ag fadhistay bu yidhi Somaliland Ma Go'i karto mid xiiqsan bu aha ,, War salaada ilahay uun hakala Go'eyn
  16. there is no living together taasi beri hore bey kala tagtay
  17. Garaad Abshir Oo Gogol Ku Dhigaya WidhWidh iyo Wafdi Somaliland Ah oo Kusoo Jeeda- Lasanod Online. Saturday, October 30, 2010 Garaad Abshir WidhWidh,(Lasanod Online)- Wararka nagasoo Gaadhaya deegaanka WidhWidh ayaa sheegaya in dhowaan halkaas lagu qabandoono Gogol uu dhigayo Garaad Abshir Saalax.. Gogoshan ayaa la sheegay in lagu cusumay oo ay kasoo qaybgeli doonaan wafdi ballaadhan oo isugu jira Wasiiiro iyo Salaadiin ka socda maamulka Somaliland. Wararku waxay intaa ku dareen in qabanqaabadii gogoshani marayso meel wanaaagsan, taasi oo ay wadaan shacabka ku nool deegaanka Widhwidh oo uu hogaaminayo Garaad Abshir Saalax. Magaalada WidhWidh aya la sheegay inay dhowaan soo gaadhayaan wafdi sare oo ka socda maamulka Somaliland, waxaa sidoo kale hadda ku sugan magaalada WidhWidh isimo reer SSC ah oo uu ka mid yahay Garaad Salebaan Buraale. Iyadoo la filayo inay dhowaan soo gaadhaan magaalda WidhWidh Garaad Cabdillahi Soofe iyo Suldaan Saciid. Maaha markii ugu horeysay ee ay kulmaan Isimo kasoo jeeda Gobolka Cayn iyo Salaadiin u dab qaadaysa maamulka Somaliland, waxay hore ugu shireen tuulada Xadhadhanka, kasoo go'aamdii kasoo baxay weli waxba ka hirgelin. Madaxweynaha Maamulka Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa hore u iclaamiyey inuu wadahadal la geeli doono Isimada iyo waxgaradka gobollada SSC, Si xal loogu gaadho xaalada colaadeed ee ka taagan deegaanka SSC. wuxuuna magacabay gudi ka kooban Wasiiro iyo odayaal ka talo bixiya xaalada goboladaasi. Shirkan la filayo inuu ka dhaco magaalada WidhWidh ayaan la ogeyn waxaa uu ka bedeli doono siyaasadda Maamulka Hargeysa ee ku waajahan deegaanka SSC iyo saamaynta uu ka yeelan doono bulsho weynta SSC ee dadaalka ugu jira soo celinta deegaanka maqan. Garaad Abshir Saalax ayaa isagu kamid ahaa sadexdii Garaad ee Sanad ka hor dhidibada ugu taagay magaalada Nairobi Hogaanka SSC oo ka dhashay kadib markii ciidamada Somaliland la wareegeen gacan ku haynta magaalo madaxda Gobolka Sool iyo deegaamo kale.
  18. Face it..by your logic, Somalia should be wiped off the map.
  19. Ninanc Dadka somaliyeed eeh dadka somalida kale ay yassaan maha wax ku koobaan oo kaliya jamhuuuriyada somaliland eeh wa wax ku koobaan geeska africa oo dhan meel ay dagaan ba marka, ilahay xaqooda dadka ha siyo beynu leenahay