Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,097
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    79

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. ^^ jacaylbaro nimankan maad iska deysid raisalwaasaarihi bey wayeen eeh ha so yara niyad nastan eh let them feel important
  2. Mujaheed Siilaanyo was right then and he is right now.
  3. Emirku wuu qabsaday dhuuso mareeb aniga ku huba taas haatu
  4. Wasiirka Ka Tirsan Maamulka Puntland Oo Maanta Qarax Lagula Beegsaday Badhtamaha Magaalada Boosaaso Boosaaso(OWN)- Wasiirka Warfaafinta maamulka Puntland Cabdixakiin Axmed Guuleed ayaa maanta Gaadhi uu saarnaa Qarax Lagula Beegsaday Badhtamaha Magaalada Boosaaso ee Maamul Goboleedka Puntland. Waxana ay wararku intaas ku darayaan in wasiirka uu soo gaadhay dhaawac fudud, halka uu hal qof oo kale uu dhaawac culusi soo gaadhay iyagoo saarnaa Gadhi nooca loo yaqaano Land Cruiserka marayeyna Badhtamaha Magaalada Boosaaso Aroornimadii hore qiyaas ahaan 0830 Subaxnimo. Ma ahan markii ugu horaysay oo mas,uul ka tirsan puntland qarax lagula eegto gudaha Magaalada boosaaso horay ayaa gudoomiyaha gobolka bari Sh Cabdi Xaafid Cali Yuusuf Qarax lagula eegtay gaadhigiisii oo aanuu nasiib wanaag la socon. Oodweynenews.com/ Boosaaso
  5. ^^The whole 1960 union between the two countries was wrong if you ask me
  6. Qarax ayaa Saaka subixii hore Lala beegsaday Wasiirka Warfaafinta Punland Cabdi Xakiim Axmed. posted by: Webmaster Qarax lagu tilmaamay nooca miinada dhulka lagu aaso ayaa subaxnimadii maanta gaar ahaan markii saacadu ay ahayd 08:15-A.M lala beegsaday gaariga Wasiirka Warfaafinta Dawlada Puntland Cabdixakiim Axmed Guuleed oo maalmahaan ku sugnaa magaalada Bosaaso. Sida ay sheegayaan wararku qaraxa ayaa lagula beegsaday Wasiirka agagaarka Masjidka Faadumo wadada dheer ee laamiga xilli uu halkaas ku socdaalayay. Wararka ayaa intaas ku daraaya in gaariga uu watay Wasiirka uu ahaa nooca “Land Cruiser” waxaana lasocday ilaaladiisa. Wararka ayaa sidoo kale sheegaaya in Wasiirka uu dhaawac fudud soo gaarey,iyadoo qof joogey goobtu qaraxa ka dhacay dhaawac culus soo gaaray isla markaana lala soo cararay Isbitaalka. Saraakiisha Booliska iyo laamaha amniga ayaa weli ka hadlin qaraxaan oo si aad ah looga maqlay magaalada. Waa markii ugu horeysay weerar Wasiirka Warfaafinta Puntland lagula beegsado gudaha magaalada Bosaaso
  7. Qarax Lala Beegsaday Wasiirka Warfaafinta Puntland October 15, 20107 comments| leave your own! Share Qarax lagu tilmaamay nooca miinada dhulka lagu aaso ayaa subaxnimadii maanta gaar ahaan markii saacadu ay ahayd 08:15-A.M lala beegsaday gaariga Wasiirka Warfaafinta Dawlada Puntland Cabdixakiim Axmed Guuleed oo maalmahaan ku sugnaa magaalada Bosaaso. Sida ay warbaahinta Horseed Media u xaqiijiyeen dad goobjoogeyaal ah qaraxa ayaa lagula beegsaday Wasiirka agagaarka Masjidka Faadumo wadada dheer ee laamiga xilli uu halkaas ku socdaalayay. Wararka ayaa intaas ku daraaya in gaariga uu watay Wasiirka uu ahaa nooca “Land Cruiser” waxaana lasocday ilaaladiisa. Xirriro kala duwan aan sameynay ayaa inoo surtagali wayday in aan helno khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashey qaraxa iyadoo daqiiqado kadib goobtu qaraxu ka dhacay ay gaareen ciidamo badan oo isku hareereyey. Wararka ayaa sidoo kale sheegaaya in Wasiirka uu dhaawac fudud soo gaarey,iyadoo qof joogey goobtu qaraxa ka dhacay dhaawac culus soo gaaray isla markaana lala soo cararay Isbitaalka. Saraakiisha Booliska iyo laamaha amniga ayaa weli ka hadlin qaraxaan oo si aad ah looga maqlay magaalada. Waa markii ugu horeysay weerar Wasiirka Warfaafinta Puntland lagula beegsado gudaha magaalada Bosaaso
  8. Mid farmaanje la yidha oo dhuuban ba la so helley oo xita jeex ka ahayn Cumar cabdirashid
  9. Carabta waan ku abtiirsada che laakin dee somaali baan ahay , ardu al somaal ban ka so jeeda
  10. ^^ oo hadaan somaliweyn ka baxo ma somalinimadan ka baxay miyaad yara dawakhday,, wa adigo yidh ismacil cumr geele somali maha lool.
  11. Originally posted by The Zack: quote:Originally posted by Xaji_Xunjuf: ^^ idinka dad baba yidha somali ma tihidin. side raisal wasaare la idinka dhiga If everything that somebody said about anybody would've been true this world would've been upside down. P.s. idinku idinkaa yidhi Somali ma nihin, cid kalaba ma dhihin, Mr.Soomaalileyn. oo halkee baan ku yidhi somali ma ihey miyaad walataya hadaanan anigu somali ahayn yaa ah somaali
  12. ^^ idinka dad baba yidha somali ma tihidin. side raisal wasaare la idinka dhiga
  13. thankful does garowe support this newly announced prime minister any press release from faroole yet?
  14. Che but you don't support the tfg so why do you want others to support it that doesn't make sense
  15. Originally posted by A_Khadar: quote:Originally posted by Xaji_Xunjuf: Well they have no other choice What better choice they should have it?? The marfishland??? Spare me oday.. The mentioned states, towns are always and will be always supportive to the union and the greater Somalia no matter who sits on the hot seat unlike you emotional clan flag raisers.. I am sure if Sharif were ought to select one from you enclave, you will dance differently by now..God maxaad afka iska furataa.. sxb i don't really care about who sharif picks , but it seems that you are disappointed You wanted that reer buhoodle chick to be named well to bad son, try next time, i am happy for the koonfurians and their new pm Runti
  16. maya bal dib u eeg labba jeer baad hadalka no sheegtey
  17. ^^^faisal is not clanist at all he just loves his country to much that's it