Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,102
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    81

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. taleexi ,, Garaad jamac garaad cali invented ssc so you should support him no matter what , no garaad selebaan in the house saaxib.
  2. Jb universal tv is back in somaliland warki wasiirka cusub eeh yimi wey so dayeen eeh do you have the video if you have post it.
  3. kamid ahaa Malayshiyaadka Jabhada SSC ay gaareen Deegaano katirsan degmada Widhwidh kadib markii ay si rasmi ah uga goosteen Kooxda SSC Kolka halkay u goosteen
  4. Liibaan soodiinki xabashida necba maxa is badalay hada ingriiska lugu kulmo tallow ma wax ba is badalay lol
  5. oo ma budhcad badeedki bay isku dhibeen 300 oo ciidan waba ciidankooodi oo dhan eh
  6. Originally posted by Jacaylbaro: Ciidama 300 gaaraya oo ka goostay Uruurka SSC sheegayna in aysan ka mid ahayn Uruurka Ciidama gaaraya 300 oo asgari oo ka tirsanaa Uruurka SSC ayaa la sheegay in ay Uruurkaa iskaga baxeen sida uu Cadeeyay Yaasiin Xirse Faarax oo ahaa sargaal ciidamadaa ka tirsanaa oo waraysi siinayay warabaahinta Magalada Garowe . Sargaalkaa ka tirsanaa Saraakiisha Uruurka SSC ayaa sheegay in ciidamadaa tira ahaan gaaraya 300 oo asgari ay Uruurkaa maanta iskaga baxeen kidib markii ay ******** in Uruurkaa uu ahay mid kala dhantaalaya Puntland waa sida uu hadalka u dhigay. “ Aniga iyo ciidan gaaraya 300 ayaa ka baxay uruurka SSC, waxaana uga baxnay markii aan ogaanay xaqiida dhabta ah ee jirta, oo ah in Uruurkaa uusan ahayn mid in uu Gobaalo xureeya raba, balsa uu yaha hadafkiisa in Puntland uu kala dhantaalo” sidaa waxaa yiri Yaasiin Xirse Faarax. Yaasin ayaa sheegay in aay iminka asaga iyo ciidan uu hugaaminayo ay ku sugan yihiin deegaanka Balacade ee degmada Widh Widh hoos yimaada, waxuuna sheegay in degmadaa Widh Widh oo gacanta uu ku hayo Maamulka Soomaliland ay ka saari doonaan . Degmada Widh Widh ayaa muda dhoor maalmood laga joogo waxaa xoog ku qabsaday Maamulka Soomaliland Ciidama ka amar qaata waxuuna sargaalkaa arintaa ku eedeeyay in ay ka danbeeyay Uruurka SSC sida uu hadalka u yiri . Uruurka SSC ayaa muda sanad ku dhawaad ah dhisan waxaana ururkaa lagu dhisay Magaalada Narobi ee Dalka Kenya hasayeeshee dhoor jeer oo hore ayay dhacday in khilaaf nuucaan ah soo kala dhaxgalo beelaha ku midasan Uruurka . RBC NEWS 300 oo ciidan ah oo waba ciidankoodi oo dhan eh
  7. Faroole intu dagaalki attam ka so baxsaday bu hada slaamihi shirinaya cajiib
  8. red sea she has one daughter Muuse ismacil qalinle bay u dhashay
  9. Saado cali warsame yaan wax laga sheegin haday u heesto dadkeeda she can do so , heesaheedu are nice songs wa gabadh reer somaliland ah
  10. Thankful what do you think the Amisom soldiers are in Mogadishu to help the people of mogadishu they shell the bakara market day in day out and innocent civilians get killed. The same way i was against your uncle Cabdilahi yusuf with his Ethiopians mercenaries i am against the african invaders.
  11. Originally posted by Mad_Mullah: ^ lol how Somalilanders hated Shabab until they found out the leader was from Burco. He is not from burco he is from hargeisa
  12. Emir Axmed abdi godane is continuing the struggle against the african invaders
  13. Aaliyah soodiga ii dhex dusiyey Somaliweyn iyo waxas Khatar baad tahay waxa weye inad noqotid lataliyaha xaglatoosiye
  14. Aaaliyah i am always happy for the people of ssc wa dadkaygi.
  15. Wasiirka Arimaha Dibadd Somaliland Oo La Kulmay Safiirada Mareykanka Iyo Ingiriiska Magaalada Addis Ababa. Addis Ababa(Ramaas) Okt.24, 2010 - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Somaliland, Mohamed Cabdillahi Cumar, ayaa kulammo gooni gooni ah la yeeshay qaar ka mid ah diblomaasiyenta reer galbeedka ee fadhigoodu yahay Addis Ababa, ee dalka Itoobiya oo uu ku tagay booqasho rasmi ah oo shaqo ah. Maanlintii Jimcaha ee ay taariikhdu ahayd 22 Oktoobar waxa Wasiirka qado sharaf ugu sameeyay Safaaradda Ingriiska Safiirka Dalka Ingriiska u fadhiya Itoobiya H.E. Norman Ling, oo ay weheliyeen safiir ku xigeenka kowaad, John Marshal iyo safiir ku xigeenka labaad, Matt woods, kulankaas waxa aad loogu falan qeeyay xidhiidhka qotada dheer ee ka dhexeeya labada dal Jamhuuriyadda Somaliland iyo Dawlada Britain. Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland waxa uu ku nuux nuux saday sida ay lagama maarmaarnka u tahay inay Somaliland hesho mashaariic horumarineed si loo *****lo baahiyaha dhaqan dhaaqaale ee ka jira dalka sida :- hurumarinta dhaqaalaha, abuurid shaqooyin, hagaajinta wadooyinka, biyaha, waxbarshadda iyo caafimaadka, kuwaas oon laantood waxyaabihii u qabsomay Somaliland aanay sii jiri Karin. Dhinacooda safiirku waxuu balan qaaday inay wadi doonan siina balaadhin doonan kaalmadii ay siin jireen Somaliland dhinac walba. Wasiirku waxa kale oo isla jimcihii la kulmay safiirka wadanka Maraykanka u fadhiya Ethiopia, H.E. Donald E. Booth, iyaga oo ka wada hadlay xidhiidhka labada dal siyaasadda cusub ee ku wajahan Somaliland iyo guud ahaanba arimaha gobolka sida horumarka dimuquraadiyadda iyo nabadgelyadda. Wuxuu wasiirkau si dheer uga hadlay taageerada ay Somaliland maanta uga baahn tahay Maraykanka oo ah sidii Somaliland looga dhigi lahaa wadan xubin buuxda ka noqda bulshada caalamka si u hanato guulaha dimuqraadiyadda iyo nabadgalyadu ka mid ka yihiin ee ay ku talaabsatay, mandaqaddana sidii loo xasilin lahaa ay gacan ka gaysato, arrintaasi oo u baahan taageero dhaqaale iyo mid siyaasadeed oo ka qooto dheer ta ay maanta Somaliland caalamka ka hesho.
  16. Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Oo La Kulmay Safiirada Maraykanka Iyo Ingiriiska U Fadhiyay Itoobiya Hargaysa Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Somaliland, Mohamed Cabdillahi cumar, ayaa kulammo gooni gooni ah la yeeshay qaar ka mid ah diblomaasiyenta reer galbeedka ee fadhigoodu yahay Addis Ababa, ee dalka Itoobiya oo uu ku tagay booqasho rasmi ah oo shaqo ah. Maanlintii Jimcaha ee ay taariikhdu ahayd 22 Oktoobar waxa Wasiirka qado sharaf ugu sameeyay Safaaradda Ingriiska Safiirka Dalka Ingriiska u fadhiya Itoobiya H.E. Norman Ling, oo ay weheliyeen safiir ku xigeenka kowaad, John Marshal iyo safiir ku xigeenka labaad, Matt woods, kulankaas waxa aad loogu falan qeeyay xidhiidhka qotada dheer ee ka dhexeeya labada dal Jamhuuriyadda Somaliland iyo Dawlada Britain Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland waxa uu ku nuux nuux saday sida ay lagama maarmaarnka u tahay inay Somaliland hesho mashaariic horumarineed si loo *****lo baahiyaha dhaqan dhaaqaale ee ka jira dalka sida :- hurumarinta dhaqaalaha, abuurid shaqooyin, hagaajinta wadooyinka, biyaha, waxbarshadda iyo caafimaadka, kuwaas oon laantood waxyaabihii u qabsomay Somaliland aanay sii jiri Karin. Dhinacooda safiirku waxuu balan qaaday inay wadi doonan siina balaadhin doonan kaalmadii ay siin jireen Somaliland dhinac walba Wasiirku waxa kale oo isla jimcihii la kulmay safiirka wadanka Maraykanka u fadhiya Ethiopia, H.E. Donald E. Booth, iyaga oo ka wada hadlay xidhiidhka labada dal siyaasadda cusub ee ku wajahan Somaliland iyo guud ahaanba arimaha gobolka sida horumarka dimuquraadiyadda iyo nabadgelyadda. Wuxuu wasiirkau si dheer uga hadlay taageerada ay Somaliland maanta uga baahn tahay Maraykanka oo ah sidii Somaliland looga dhigi lahaa wadan xubin buuxda ka noqda bulshada caalamka si u hanato guulaha dimuqraadiyadda iyo nabadgalyadu ka mid ka yihiin ee ay ku talaabsatay, mandaqaddana sidii loo xasilin lahaa ay gacan ka gaysato, arrintaasi oo u baahan taageero dhaqaale iyo mid siyaasadeed oo ka qooto dheer ta ay maanta Somaliland caalamka ka hesho
  17. Oke do that when you done doing that , you can focus on other things such as your neighbouring countries Dj Sl somalia. Laakin salaad walba xiligeeda la tukkada bay somalidu ku mah mahan