Xaaji Xunjuf

Nomad
  • Content Count

    30,018
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    78

Everything posted by Xaaji Xunjuf

  1. Waftiga Shir-gudoonka Golaha Wakiilada oo Booqaday Xarunta Baarlamaanka Aduunka ee Switzerland Switzerland (SDWO 30/11/2010) Xarunta Baarlamaanka Adduunka oo lagu soo dhaweeyey Wafdiga Baarlamaanka Somaliland Ka dib markii ay dhamaadeen kulanadii wafiga baarlamaanka Somaliland ee uu hogaaminayey Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) uuna weheliyey Gudoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Wakiilada Md Cabdicasiis Maxamed samaale ku lahaayeen dalka Jarmalka waxa ay u dhoofeen dalka Switzerland khamiistii 25/11/2010 si ay booqasho shaqo ugu tagaan xarunta baarlamaanada adduunka ee ku taal dalka Switzerland, magaalada Geneva. Xarunta IPU-da ( Inter-Parliamentary Union) ama ururka baarlamaanada addunka waxa Gudoomiyaha iyo Gudoomiye Ku-Xigeenka 1aad ku soo dhaweeyey Xogahayaha Guud ee ururka oo ah sarkaalka ugu sareeya Mr ANDERS B. JOHNSSON. wafdigu waxa ay Xogyaha Guud siiyeeen xog waran buuxa oo ku saabsan Somaliland iyo baarlamaanka Somaliland waxayna codsadeen inay baarlamaanka Somaliland loo ogolaado inuu xubin buuxa ka noqdo ururka iyaga oo xusay inay baarlamaanka Somaliland hore ugu soo qadimay IPU codsi xubinimo. Xoghayuhu waxa uu wafdiga u faahfaahiyey xeerka ururka iyo shuruudaha lagu soo galo ururka oo ay ugu muhiimsan tahay ka mid noqoshada qaramada midoobay ama haysashada goobjoognimo ee qaramada midoobay. Xogahayaha iyo wafdigu waxay isla garteen inay ka wada shaqeeyaan sidii Somaliland qiil loogu heli lahaa inay xubin ama goobjooge uga noqon lahayd IPU-da isaga oo Xoghayuhu siiyey wafdiga talooyin iyo tilmaamo. Kulankan oo ahaa mid taariikhi ah qaatayna laba saacadood waxa uu ku dhamaaday isfaham iyo is afgarad . Kulankan ka dib waxa wafigu u dhoofay caasimadda dalka Switzerland ee BERN si ay ugula kulmaan Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Switzerland. Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Switzerland ee magaalada BERN waxa wafdiga ku soo dhaweeyey laba danjire oo kala ahaa Ambassador MARCEL STUTZ, Head of the poltical affairs Division II, Africa and Middle East iyo Danjire FRANK SCHURCH, Deputy of the special envoy for the Sudan and the Horn of Africa . Gudoomiyaha iyo Gudoomiye ku xigeenku waxay xog waran balaadhan ka siiyeen labada sarkaal Somaliland waxayna siiyeen qoraalo ku saabsan Somaliland oo ka hadlaya doorashooyinka, maamul wanaaga, taariikhda iyo baarlamaanka Somaliland. Waxaanay labada sarkaal uga mahad celiyeen madaxda baarlamanka Somaliland warbixinta ay siiyeen waxayna xuseen inay ku marti qaadi doonaan aqoon isweydaarsi ku saabsan xog urursi oo wasaaradda Arrimaha dibedda ee Switzerland qaban doonto horaanta sanadka soo socda. Waxay labada danjire soo jeediyeen inay wax badan ka tari doonto qadiyada Somaliland haddii wafdigu siiyaan xogwaranka ay siiyeen oo kale baarlamaanka Switzerland oo iyagu go’aamiya cida dawladdu siinayso kaalmo dhaqaaale iyo taageero siyaasadeedba. Madaxda baarlamaanka Somaliland waxay balan qaadeen inay la kulmi doonaan baarlamaanka Switzerland waqtiga ku munaasibka ah.Ugu dambeyntii waxa wafdigu ka codsaday madaxda ay la kulmeen in dawladoodu siiso Somaliland kaalmo horumarineed iyo aqoonsi siyaasadeed. Danjire SLUTZ oo hore dalkiisa uga noqday dalal Africa ku yaal waxa uu xusay inkasta oo Somaliland aanay ka mid ahayn dalalka Switzerland siiso kaalmada dhaqaale inay hadana si dadban u siiso lacag dhan laba milyan iyo badh dollar ( 2.5 million dollar) sanadkii oo ay sii mariso qaramada midoobay, EU-da iyo NGO-yo caalami . Wafdigu waxa labada danjire uga mahad celiyeen sida diiran ee ay soo dhaweeyeen iy rajada wanaagsan ee ay tuseen. Kulanka waxa goobjoog ka ahaa Md Cumar Yusuf Xuseen , Ergayga Somaliland ee Jarmalka iyo Yurubta Bari iyo ku qaybsanaha arrimaha Somaliland/somalia ee wasaaradda Arrimaha Dibedda ee Switzerland.
  2. Originally posted by Akash: quote: Awdal had 3 ministers and 2 deputy ministers under rayaale. They now have 3 ministers and one deputy minister and the Head of the police force of somaliland. Mr goth never complained during rayaale i wonder why X,Xunjuf Malaha adiga ayey kula noqotay Awdal have only two ministers under the snm rule Beenta jooji awdal have 3 ministers reer borama have 2 ministers laakin reer awdal have 3 ministers.and one wasiir kuxigeen.
  3. Originally posted by Che -Guevara: ^I'm sure many did read and write. Let's see what my clan means to me ? Well, everything in life starts with self-interest!! History is good teacher that's if you pay attention-the lessons I learned from the past twenty years led to me to the conclusion my clan is not what's cracked up to be. It offers no protection, social safety and economic development. In practical terms, it doesn't really mean much. Now onto Mr.Goth concerns, where are the man's wasiiro, not fair that Habar Awal has more ministers than Awdal. That aside, Goths are hypocrites. They were content when Riyaale was in power!! Awdal had 3 ministers and 2 deputy ministers under rayaale. They now have 3 ministers and one deputy minister and the Head of the police force of somaliland. Mr goth never complained during rayaale i wonder why
  4. Originally posted by NGONGE: quote:Originally posted by Che -Guevara: ^Somaliland is the queen's land dee Slow down warya. First we need to get the icteraaf and then we'll start thinking about joining the Commonwealth. war we have an observer status at the Commonwealth of nations maxaba hadhay , sawki faisal cali waraaabe la kulmay boqoroda 2 years ago.
  5. Originally posted by Qodax_iyo_Qarax: Ileys is waiving the Somaliland flag. Well done to iley
  6. the traditional way of finding peace between the somaliland clans in the buhoodle district Continues. Wadahadalada nabadaynta ee beelaha dagaalku ku dhexmaray deegaanka kalshaale oo furmay wadahadalkii 1aad ee ay isuugu yimaadaan waxgaradka labada beelood.. Kulankan maanta oo ahaa mid balaadhan ayaa waxaa ka soo wada qaybgalay ergooyinka dhexdhexaadinta iyo waxgaradka labadii beelood eeku dagaalamay deegaanka kalshaale. Arintaasi oo ay ku sifeeyeen in lagu xoojinayo hishiiskii xabadjoojinta ahaa ee ay galeen labadanbeelood
  7. ^^ adiga xaglajiifiye ba maskaxda ka xaday kula yaabi mayo. Somaliland is your country and it's just a matter of time till you realize that. Anigu garan wayey ma buhoodlad rabta inad rartiid oo aad amisom hoosgeysid.Don't worry abti freedom is comming.
  8. Seems no one really won this Round , if alshabaab captures shingaani Xammar ja jab xammarweyne Madina Airportka then we can say we have a winner. or if the TFG captures hawlwadaag and wardhiglay.But thats unlikely
  9. Gaalkacyo:Dagaalo Khasaaro geystay oo ka dhacay Caduunka Mudug…(Warbixin). 29. november 2010 Gaalkacyo:(Allpuntland)-Waxaa Maanta Aroornimadii ilaa Duhurnimadii maanta ay Dagaalo Culus oo saacado badan socday dhexmareen Malayshiyo Beeleedyo kasoo kalajeeda Dhinacyada Waqooyiga & Koonfurta Magaalada gaalkacyo,Waxaana ay Dagaaladan saaka Waaberigii ka qarxeen Miyiga Gaalkacyo gaar ahaan Deegaanada Caduunka ah. Dagaaladan ayaa saaka ka bilowday meel aanan waxbadan ujirin Deegaanka Xarodhaban oo ku dhawaad 70-Km u jirta Beesha Bali Busle oo katirsan Degmada Jariiban ee Gobolka Mudug,waxaana uu Dagaalkani yimid kadib markii Malayshiyo hubaysani ay weerareen Dad shacab ah oo Aagagaas degen. Wararka laga helayo Deegaanada lagu dagaalamay ayaa kusoo waramaya in Ciidamo uu si gaar ah u tababarto Nin Asal ahaan Yuhuudi ahi oo ku xaraysan Deegaanka Afbarwaaqo ee Koonfurta Mudug ay Dagaalkan ka qeybqaataan islamarkaasna Hub & Saad Ciidan oo uu leeyahay ninkani ay maanta kamid ahaayeen Kooxdii Weerarkan qaaday. Waxaa jira Dhaawacyada ugu yaraan 8Ruux & Dhimasho ku dhawaad 5-Ruuux Ayaa la geeyey Isbitaalka Koonfurta Gaalkacyo,Sidoo kalena waxaa Beesha Bali-Busle la geeyey Dhaawaca 6-Ruux & Dhimashada 3-Ruux oo kale oo kamid ahaa Dadkii Weerarkii saaka lagu soo qaaday oo Isdifaacid balaaran sameeyey,Waxaana jira Gurmadyo kaladuwan oo ka yimid dhinacyada kaladuwan oo si xawli ah halkaas u gaarayey saacadihii lasoo dhaafay kuwaas oo Dagaalada uga sii daray islamarkaasna waxaa jirta Khasaaro intaas kabadan oo Weli aanan Tirokoob Rasmi ah lagu samaynin. Maamulada Puntland & Galmudug ayaanan wax war ah kasoo saarin Dagaaladan oo yimid xili Todobaadkii u danbeeyey gobolka xaaladiisu ay u ekeyd mid caadi kusoo laabanaysa kadib markii ay horey Dhiilo Colaadeedi uga jirta Dhinacyada Gaalkacyo,Waxaana Labadii cisho ee lasoo dhaafay lagu kala dareeray Kulamo ay Odayaasha labada dhinac uga arin san lahaayeen Xaalada gobolka oo kasii daraysa.
  10. Dagaal Beeleed Ka Dhacay duleedka magaalada Gaalkacyo November 29, 20100 comments| leave your own! Share Dagaal beeleed sababay khasaaro isugu jirta dhimasho iyo dhaawac ayaa maanta ka dhacay duleedka magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Wararka ayaa sheegaaya in dagaalka uu u dhaxeeyey kooxo xoolo dhaqato ah oo ka kala soo jeeda Waqooyiga iyo Koonfurta magaalada Gaalkacyo,waxaana ku dhintey dhinacyadii dagaalamayay. Ugu yaraan 8-qof ayaa lasoo sheegaaya in ay ku dhinteen dagaalkaas iyadoo ay ku dhaawacmeen tiro intaas ka badan.’ Xaaladda maanta ay dagaaladu ka dhaceen ayaa lasoo sheegaaya in ay degan tahay,waxaana aan la ogeyn dagaalkaan wuxuu salka ku hayo. Ma jirto ilaa iyo hadda cid ka tirsan maamulada Puntland ee gobolka Mudug iyo Galmudug oo ka hadlay dagaalkaan soo cusboonaaday xilli ay socdeen dadaalo lagu heshisinaayo labada dhinac oo dhowaan
  11. Originally posted by Qodax_iyo_Qarax: Xaaji, when do you think the Somaliland flag will fly high over Buuhoodle? I cant wait for that day. I hope its during Christmass. it's very soon ha sugi wayin , the people of buhoodle are our people they are just being held hostage by some clan warlods from abroad but they shall be free at last. haday ugu dhowato it's christmass haday ugu fogaato na it will be on valentines day
  12. Buhoodle,(Lasanod Online)- Waxaa shalay ka furmay degaanka Maygaagle oo ay ka socdeen wada hadaladii nabadaynta ee beelaha dagaalku ku dhexmaray gobolka Cayn. wadahadalkii 1aad ayaa bilaabmay oo ay isugu yimaadeen waxgaradka labada beelood ee ku dagaalamay deegaanka Kalshaale. Kulankan oo ahaa mid balaadhan ayaa waxaa kasoo wada qaybgalay ergooyinka dhexdhexaadinta iyo Waxgaradka labadii beelood ee ku dagaalamay deegaanka Kalshaale. Waxaana ugu horayn hadalka furay Gudoomiyaha ergooyinka dhexdhexaadinta ah Suldaan Cismaan Suldaan Cali Suldaan Madar isagoo ugu baaqay inay labada beelood uhogaansamaan go’aamada ay ergaga dhexdhexaadka ah kasoo saarto wadahadalada labadan beelood. Kulankaan oo ah mid hordhac ah ayaa waxaa ergooyinka dhexdhexaadinta ah ay ku dhaariyeen 50 xubnood oo kasoo kala jeeda labada beelood ee dagaalku dhexmaray ,arintaas oo ay ku sifeeyeen in lagu xoojinaayo heshiiskii xabadjoojinta ahaa ee ay galeen labadan beelood maalmo ka hor. Dhanka kale waxaa la filayaa in maalmaha soo socda ay si rasmi ah u furmaan wadahadalada labada beelood ee ku saabsan dagaalkii kalshaale taas oo la doonaayo in xal kama dambeys ah laga gaadho.
  13. halkeed ku dhalatay wayahay bal birth cirtificatkaga na tus an ku so ogaane eh
  14. ^^ dalkayga aniga leh . adna dalkaaga ayaad leedahay , ilaahay wax isku ma keen darin.
  15. ^^ Mayaani ama ha ii socotto ama yanay i socon wa dalkaygi somaha adigu , wadada iga mar uun , intasun ba laga wayey .
  16. Aaaliyah MTV cribs bay aad u dawata lool. its a sexy house though
  17. ^^ yeah we moved on with our somaliland , so stop claiming us .
  18. Originally posted by Mayaani: Somalilander that support is Ngone kuwaankale Xaaji,Liibaahele kan Qodax labaxay qabyaalad ku dheer. Anigu i am bila qabyalaad my friend wixi jira uun baan sheega
  19. Somalilanders were oppressed for 31 years under the Koonfurian regimes for years their people were brutally murdered in the so called Somali capital in mogadisho. Not to forget the bombardment of hargeisa and Burco and the ethnic cleansing of the people of Somaliland. Somaliland was a short lived independent state in 1960. It has every legal requirement to become a full recognized state.
  20. Originally posted by Qodax_iyo_Qarax: Xaaji, inshallah peace will prevail and Buhoodle will be Somaliland military controlled area soon. inshallah
  21. Well that seems fair only one problem Ethiopians occupy still land that belongs to Ethnic Somalilanders (hawd and reserve area ). But politics teaches us, that your interest comes first Somaliland independence is sacred to us and any one who is oppossed to that, becomes our political enemy. Ethiopia for now we are on a good level concerning politics and commerce i can't predict the future though.