-
Content Count
30,097 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
79
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Xaaji Xunjuf
-
-
Loool ha waan sii gaboobaya awoowo lama socon karo technologygan cusub eeh casriga ah , where are the smilies maba dhoola cadyn karo
-
ma adiga source ka is weydinaya
-
Dadqalatadii SNM iyo Gaadmo Cusub, Deegaanka CEELBARDAALE
Xaaji Xunjuf replied to Akash's topic in Politics
stuff and nonsense. -
Hogaamiyaha SSC Oo Ka Ambaxabay Nairobi Asagoo ku Wajahan Dalka Maraykanka. Waxaa Caawa 11:30 Habeenimo ka duulay Dhabaha caalamiga ah ee Diyaaradaha Jomo Kenyatta International Airport ee magaalada Nairobi ,Hogaamiyaha SSC mudane Saleebaan Ciise Axmed asagoo ku wajahan magaalad Columbos ee dalka Maraykanka. Dr: Saleebaan Ciise Axmed {Xagla-Toosiye}, waxaa ku siia Sagootiyey Garoonka Dayuuradaha Madaxa Waaxda Arimaha debeda ee SSC Pro: Mohamud Ali Jaamac iyo Xubno ka tirsan Saxaafada SSC. Ka hor inta uusan Garoonka ka duulin ayuu Xaglatoosiye sheegay in Ujeedada Socdaalkiisu uu la xidhiidho hawlo shaqo oo ku aadan xilka uu u hayo umadda SSC. Dr: Xaglatoosiye wuxuu sheegay inuusan ka daali doonin gudashada waajibaadkiisa shaqo, asagoo sheegay in danta SSC uu meelkastaba u tagi doono. Hogaamiyaha ayaa ku beegan magaalada Ohio ee dalkaasi Maraykanka maalinimada beri ah oo Axad ah, marka saacada magaaladaasi ay tahay 5:00PM, asagoo ka dagi doona Culombios International Airport. Hogaamiyaha SSC iyo wafti balaadhan oo uu Hogaaminayo ayaa safaro ku Ekeeyey magaalada Muqdisho, magaalada Kampala ee dalka Uganda iyo Nairobi oo ah xarunta dalka Kenya. Waxaana lagu wadaa in waftigii kale oo uu Hogaamin doono Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac iyo Xoghayaha Aminiga ee SSC Col: Yaasin Cali Abdulle Tamaad ay u ambabixi doonaan gudaha deeganada SSC si ay u sii amba qaadaan hawlaha SSC oo uu hada wado Col: Cali Sabrey oo ah Hogaamiye ku xigeenka Hogaanka SSC ahna ku simaha Hogaamiyaha SSC. Dhanka kale waxaa magaalada Ohio ee dalkaasi Maraykanka laga dareemayaa Diyaar garoow balaadhan oo ay shacabka SSC ee ku dhaqan magaaladaasi ugu jiraan soo dhaweynta Hogaamiyahooda. Taasoo ay si habsami leh u wadaan qaban qaabada Gudida Jaaliyadaas ee Ohio State. Waxaana ku soo biiri doona socdaalka Hogaamiyaha ee Waqooyiga Ameerika Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo asaguna maalmahan soo socda ka soo Ambabixi doona Magaalada London ee dalka Boqortooyada Ingiriiska.
-
Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Oo Booqasho Ku Tegaya Waqooyiga Ameerika- London,(Lasanod Online)- Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo beryahan ku sugnaa magaalada London ayaa naloo xaqiijiyey inuu dhowaan u ambabaxayo dhinaca Waqooyiga Ameerika.. Garaadka ayaa la filayaa inuu asbuucyada soo socda hadii Allah idmo gaadho dalalka Maraykanka iyo Canada. Garaad Jaamac oo intii uu joogay dalka Ingiriiska waxaa xafaldo soo dhoweyn ah u sameeyey jaaliyadda kasoo jeeda gobollada SSC ee ku dhaqan dalka Britain. Wararku waxay sheegayaan inuu Garaadku casuumadu ka helay oo booqan doono magaalooyinka Columbus, Minneapolis, Seattle iyo magaalada Toronto. Iyadoo ay jiraan jaaliyadu ku nool magaalooyin kale oo iyana codsaday in Garaadku soo booqdo. Waxaa sidoo kale Jaaliyadaha SSC ee ku nool magaaloyinkaasi ay bilaabeen qorshihii iyo qabanqaabadii soo dhoweynta Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil. Shabakadda LASANOD kala socda warbixinta Safarka Garaadka oo maqal iyo muuqaal leh ..
-
raisal wasaare oo aan meel xukumin oo dhoofay wax weyn maha waligeed ba wala arki jiray
-
haa waan so gali kari wayey i had to reset my password balayo
-
also borat maxa i daba dhigay lol
-
Good stuff
-
whats with all the change it was perfect before any how the new features is all cool but i hate the lay out the admin should let the blue come back also where is my flag and signature i miss that
-
Saraakiil ka tirsan DKMG oo tababar loogu soo gaba gabeeyay Uganda.
Xaaji Xunjuf replied to Somalina's topic in Politics
haye awoowo maanta na ma ugandhad tagteen wa khayr haday wax so barteen tacliintu wa shayga bulshada dhista. -
Jb Wa inaynu Emirkana na casuno Ileen Tfg Been been u dhisi mayno Koonfurianska sida Jabuuti.
-
03 December 2010 Secretary of State for International Development, Andrew Mitchell met with the President of Somaliland, Ahmed Mohamed Mohamud Silanyo on Thursday 2 December during his first visit to the UK since his successful election in June. The President and Secretary of State discussed Somaliland's vital contribution to peace and stability in the Horn of Africa region, as well as the challenges of sustaining progress on stability and development within Somaliland. The Secretary of State congratulated the President on his election in June, and the Somaliland people on the peaceful election and transition between governments. The President was accompanied by the Ministers of Foreign Affairs and Planning. He is in the UK for a private visit. British aid is making a real difference to the lives of the people of Somaliland and is helping to increase the progress on development within the region. In the last year in Somaliland, British aid has helped to get 39,000 more children into primary school; train over 300 nurses and midwives; and provided 11,500 people with short term employment opportunities which has helped to maintain roads, build classrooms and conserve land for farming. The UK Government is currently reviewing its programme in Somaliland and will seek to build on this progress over the next four years, with increased support to programmes that will boost health, education, employment, governance and security and humanitarian assistance. Working through partners in close cooperation with the Somaliland authorities, and other donors, these programmes will increase the level of staffing at health facilities by qualified health workers and professionals, from 5% to 40%; provide Measles, Polio and Tetanus vaccinations to over one million women and children; provide access to water and sanitation to over 100,000 people; and increase the number of pregnant women visiting Ante Natal Clinics from 15% to 40%; as well improving access to justice and economic opportunities. 03 Dec 2010
-
the whole topic sounds wrong
-
President Faroole's achievements thus far in pics....
Xaaji Xunjuf replied to General Duke's topic in Politics
^^^wasn't that cadde muses achievement -
Qodax thats not the amiir of Kuwait thats the son of the amiir of kuwait the one who has a holiday palace in Sheikh.
-
Kenya is on the verge of recognising Somaliland
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
^^ Gudoomiyaha kuxigeenka barlamaankooda ayaa ah ka ugu caga cul culus -
Former garowe police commander shot dead in burtinle
Xaaji Xunjuf replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Taliyihi hore Saldhiga Booliska ee Garoowe Oo Lagu Dilay Degmada Buurtinle December 2, 20102 comments| leave your own! Share Taliyihi hore ee saldhiga Booliska Garoowe ayaa maanta lagu dilay gudaha degmada Buurtinle ee ka tirsan gobolka Nugaal. Allahu naxriiste Axmed Jaamac Saalax oo soo ahaa Taliyihii Saldhiga booliska Garoowe xiligii Madaxweynihi hore Puntland Gen.Cadde Muuse ayaa waxaa duhurnimadii maanta qof hubeysan ku dilay bartamaha degmada Buurtinle. Ninka hubeysan ee dilka geystay ayaa durbadiiba ka baxsaday goobta,waxaana la aqoon halkii uu ku dambeeye, inkasta oo la sheegay in la garanaayo qfoka uu ahaa. Meydka Marxuumka ayaa la geeyey Saldhiga Booliska ee degmada,waxaana la wada qaban qaabo lagu doonaayo in lagu aaso. Maamulka degmada iyo laamaha amaanka ayaa weli wax war ah kasoo saarin falkaan dilka ka dhacay degmada Burtinle. Horseed Media -
War deg deg ah:Taliyihii hore ee Qeybta Booliska Nugaal oo lagu dilay degmada Burtinle. 2. december 2010 Burtinle:(Allpuntland)-Wararka laga helayo degmada Burtinle oo katirsan gobolka Nugaal ee Puntland ayaa kusoo waramaya in goordhaweyd gudaha Magaaladaas lagu dilay Taliyihii hore ee Qeybta Booliska gobolka Nugaal G/lle sare,Axmed Jaamac Saalax oo loogu yeeri jiray (Axmed Rati). Wararku waxay intaas kudarayaan In Sarkaalkan sare oo maalmihii lasoo dhaafay kusugnaa Gudaha Magaaladaas uu dilay nin hubaysani,iyadoo Dilka sarkaalkan ay kasoo baxayaan Warar kaladuwan oo iskhilaafsan. Midkamid ah Saraakiisha Amaanka ee Burtinle ayaa APL u sheegey in dilka Sarkaalkan ay kadanbeeyeen Koox lagaranayo,isagoo uu sarkaalkani intaas kudaray in dilkiisa loo aaneynayo Aano Qabiil oo ku lug leh Dil horey uga dhacay caasimada Puntland ee Garoowe. Majirto weli Wax war ah oo si rasmi ah uga soo baxay saraakiisha Qeybta Booliska ee Nugaal,waxaana Mas’uulkan hore ee la dilay uu xilkan hayey Waqtigii uu Puntland Madaxweynaha ka ahaa Jen.Cadde Muuse Madaxweynihii hore ee Puntland.
-
Thats just 40% of hargeisa
-
Any pictures???
-
Hargeysa once upon a time it was just ceelki herer. And today its one of the capitals in east africa.
-
Gudigii Dhex Dhexaadinta oo Maanta Booqday Baliga Kalshaale iyo Wararkii ugu danbeeyey (Klashaale, December 01, 2010 Ceegaag Online) Iyadoo Maalintii shalayto Deegaanka Maygaagle laga Dhawaaqay Gudiga ka kooban Saddex Qaybood oo isugu jira Beelaha ka soo kala Jeeda Buuhoodle Bariga Burci iyo Gudiga Dhex Dhexaadinta oo tiradoodu gaadhayso 65 Xuboo oo ka 40 kamid ahi labada Beelood ka soo kala Jeedaa kana Doodi Doonaan lahaanshiiyada Baliga Kalshaale iyo Deegaano badana oo Labadani Beelood ku muran san yihiin, ayaa Dhinaca Kale si Howshaasi haatan loo Bilaamo Gudiga dhex dhexaadintu Maanta gaadhay Baliga Kalshaale oo ah Goobta uu dhawaan Dagaalku ka dhacay. Gudigaasi oo Hogaaminayey Gudoomiyaha Gudiga Dhex Dhexaadinta Suldaan Cismaan Suldaan Cali ayaa kormeer ku tagay Baliga Kalshaale oo labada Beelood ku muran san yihiin iyo Deegaano Badan oo Maleeshiyaadka Bariga Burco lagu sheegay inay Ciidamo farabadani soo Dhoobeen, Waxana gabi ahaanba Baliga kalshaale Waftigu ku soo arkeen Cidla iyadoona laga Qaatay Dhamaan Ciidamada Beeloodyadii Deegaankaasi isku horfadhiye oo labada Beelood Ciidamadii si rasmi ah u kala Direen Kadib Dhaartiin ka dhacday Goobta Madashada shirka ee maygaagle. Waxana haatan lagu Wadaa inay Bilaabaan Kulamadii Dooda oo labada Beelood isku arki lahaayeen kagana Doodi lahaayeen Baliga kalshaale, Waxana lagu Wadaa in Maalinta Barito ahi ay Ergooyinku Goobtaasi isku arki Doonaan kagana Hadlayaa Qaabkii Wagiga Saddexaadi u furmi lahaa, inkastoo Beesha Buuhoodle Gudiga Arimahaasi loo Xilkaasay soo Jeediyeen inaanay Goobta tagay Hadii aan Baliga Kalshaale la, aasin taasi oo shirka ku noqon karta Mid adkaada hana Waxa haatan Shirku ku socdaa Rajadii Guusha. Shabakada Wararka Ceegaag.com Kala Soco Wararkii ugu danbeeyey ee Mandaqada Guud ahaan gaar ahaana Shirka Maygaagle.
-
Popular Contributors
