Maaddeey

Nomad
  • Content Count

    4,297
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Maaddeey

  1. NinBrown, Baarakallaahu fiik..Avatar-kaaga inaad bedesho sow ma qummana?
  2. Jacphar, waxba kama jiraanoo,waxay isaga bareejeynaayaan qaraxii Xalane
  3. ^^Where's the dead Jordanian's Pic Yaa juje? Sowtey suuqa bakaaraha ka rarteen hubka oy ka qaxeen?
  4. Eebboowgeeyoow, 'TUTTI APPOSITO' ey dhihi jireen odayaasha, anigase SHEENO waaye nooh! Meeshii lagu kala akhbaar qaadan jiray noo barrax duqa
  5. ^Noo billaaw adiga, ee 'WAR YAA KU DARSADAY' dheh. Xaggeed ka dhacday, waa lagu waayee?
  6. ^Dawlad 'saqiirkeed & kabiirkeed' wada 'nobody' yihiin, maxay sheegi?
  7. ^Any time, ha na ceebeyn!, yaa Shaykhanaa
  8. ^Sh. Shariif is one of the 250, would u be saying this if he was the one defected?
  9. I don't think they've a Tank, but if it's true, i'm sure it'll end up in the Hands of Al-Mujaahiduun.
  10. ^Syphilis, lakin waxaa inta badan loola jeedaa: 'xanaaq zaa'id ah'
  11. ^Whats weak argument?, ma in calanku astaan yahay??
  12. Shabelle: MUQDISHO. Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa waxa ay ku dhawaaqeen dagaalo ka dhan ah Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ee ku sugan magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya. Sheekh Muqtaar Roobow Cali Abuu Mansuur oo ah Sarkaal sare oo katirsan Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab oo Salaadii Jimco ee maanta kadib boqolaal dadweyne ah oo u badan taagarayaasha Xarakada Mujaajidiinta Al Shabaab kula hadlayay gudaha Masjidka Nasrudiin ee magaalada Muqdisho ayaa waxa uu ku baaqay in lala dagaalamo Ciidamada dowladda KMG iyo kuwa Midowga Afrika ee ku sugan gudaha magaalada Muqdisho. Sheekh Muqtaar waxa uu shaaca ka qaaday in loo baahanyahay in shacabka iyo Mujaahidiinta ay dagaal wadajir ah ku qaadaan fariisimaha ay ku suganyihiin Ciidamada AMISOM iyo kuwa dowladda KMG Soomaaliya isagoo intaasi ku daray in wilaayaadka Islaamiga ee ka jira gobolada dalka Soomaaliya ee hoostaga Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab in ay diyaar u yihiin in ay ka qeyb qaataan dagaalada lala galayo Ciidamada dowladda KMG Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ee ku sugan meelo kooban oo ku yaala gudaha dalka Soomaaliya sida uu hadalka u dhigay. Sheekh Abuu Mansuur waxa uu sidoo kale ku eedeeyay Ciidamada AMISOM in ay duqeeyaan goobaha ay degenyihiin dadka Shacabka isagoona ka caro baabay goobahaasi xaafadaha Suuqa Xoolaha, Siinaay iyo suuqa Weyn ee Bakaaraha. Muqtaar Roobow waxa uu wax lala yaabo ku tilmaamay beeninta Saraakiisha Ciidamada AMISOM ay beeniyaan Madaafiicda ay ku garaacaan xaafadaha ay ku badanyihiin dadka rayidka ah iyo qasaaraha ka soo gaara weerarada lagu qaado fariisimaha Ciidamada AMISOM. Sheekh Muqtaar Roobow Cali Abuu Mansuur waxa uu sidoo kale sheegay in qilaaf uu soo kala dhaxgalay dowladaha Kenya iyo Ethiopia kaasi oo ku aadan in dad tahriibayaal ah dowladda Kenya ay u soo tababartay Ciidan ahaan ay soo dhoobtay Xuduudka ay Soomaaliya la wadaagto isagoona tilmaamay in Kenya ay ka codsatay Ethioipa in xaduudka ay la wadaagto Soomaaliya ay ka soo galisay Ciidamadaasi Ethiopiana ay ka biyo diiday. Ugu dambeyntii Sheekh Muqtaar Roobow Cali Abuu Mansuur waxa uu sheegay in ay doonayaan in ay mideeyaan Mujaahidiinta ka dagaalanta dalka Soomaaliya islamarkaana ay ku xirmaan dagaalyahanada ka dagaalama wadamada Yemen, Afgaanistaan, Shiishaan iyo dagaalyahanada kale ee ka dagaalama wadamada Caalamka.
  13. ^2da calan kalimatu Tawxiid ayaa ka dhexeysa! sabato Sera waaye, waxaa la yiri: 'Stanco per niente meglio dormire' Arrivederci
  14. This is why WE (all) need to support Al Shabaab! Mar dhow inaan sida ummZam-zam, 'Calanka madow' soo hoos gala iraahdaa i heysa!
  15. Alla Yacizzak yaa Cawaale, Allow TOL la'aan hana dhigin Muqmad dheh Oodkac ma kasaayee
  16. ^ma Shahaadateeynka inaan wadaagnaad ka cawdubilleysatay?
  17. ^^Al-Mujaahiduun Bikhayr, wamaa zaalat riyaaxunnasri tahubbu calayhim..
  18. Taariikhdu cidna ma cafido Gumuah Mubaarakah, Yaa Sheikhal Qabeelah
  19. ^At last Yaa Geel_jire, 'maanaa waalan mise cadan baa laga heesayaa' ayaan ku cel-celinaayey intaadan soo gelin
  20. Gudoonka Baarlamaanka KMG Soomaaliya oo sheegay in ay baadi goob ugu jiraan halkii uu ku dambeeyay Xildhibaan Saalax Badbaado. Posted: 2/12/2010 8:28:00 AM Shabelle: MUQDISHO. Gudoonka Baarlamaanka KMG Soomaaliya ayaa sheegay in ay baadi goob ugu jiraan halkii uu ku dambeeyay Xildhibaan Saalax Badbaado kadib markii sida ay sheegeen laga waayay degmooyinka ay gacanta ku hayso dowladda KMG Soomaaliya. Gudoomiye ku xigeenka labaad ee Barlamaanka Soomaaliya Cismaan Cilmi Boqore oo u waramayay Idaacada Shabelle ayaa sheegay in ay baadi goob ugu jiraan Xilhibaan Saalax Badbaado oo kamid ah Xildhibaanada Baarlamanka Soomaaliya oo shalay laga waayay degmooyinka ay gacanta ku heyso Dowladda KMG Soomaaliya. Waxaa uu sheegay Gudoomiyaha in xariiro kala duwan ay la sameeyeen qaar kamid ah Xildhibaanadii ay isku dhawaayeen kuwaasi oo iyagana sheegay in aysan ka warheyn halka Xildhibaanka uu aaday. Gudoomiye ku xigeenka labaad ee Barlamanka Soomaaliya Cismaan Cilmi Boqore ayaa waxba kama jiraan ku tilmaayay warar kala duwan oo sheegaya in Xildhibaan Saalax Badbaado uu ku biirey dhinacyada kasoo horjeeda Dowlada KMG ee Soomaaliya, waxaana uu intaasi ku daray in marka la helo Xildhibaanka la xaqiijin doono halka uu ku maqnaa. Warar xog ogaal ah oo Shabelle ay heleyso ayaa waxaa ay sheegayaan in Xildhibaanka uu u goostay Dhanka Xoogaga kasoo horjeeda Dowlada KMG ee Soomaaliya gaar ahaan Xarakada Mujaahidiinta Al shabaab iyadoona ilaa iyo hada aysan jirin wax war ah oo kasoo baxay Xildhibaanka iyo Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab.
  21. Xiin, duf ku bax!, waraaqihii uu Ingiriis & Keenadiid u diray inad hesho dhib ma aha, or the truth hurts?