Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,379
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Posts posted by Saalax


  1. 2 hours ago, Duufaan said:

    Congratulation for maydh port. It will benefit the community who live there but also it will increase the competitions. I remember Maydh and Laasqoray been important ports. The roads need be fixed too. Golis maintains have never been easy.

    It will serve Sanaag, Sool & Togdheer mainly. The road connecting Maydh & Ceerigaabo known as Tabca is also under construction. 


  2. 12 hours ago, maakhiri1 said:

    Masha Allah, Great news. 

    This is going to be Sanaag year.

    Both lasqorey and Maydh have natural harbour, and don't even need breakwater, as sea is calm most of the year.

    Waligood ba wax lagala so degi jiray lagana dhoofin jiray. During the early 20th century and 19th century natural ports of Sanaag  (Ankor, Raguda, Shalcaw, Xiis, Maydh & Xarshaw) use to export more than the entire Puntland.

     

    image.png.3af0a043c9e7feaa15770e551103a831.png


  3.  

    Xanuun Halis Ah Oo Ka Dilaacay Deegaanno Ka Tirsan Gobolka Saaxil Ee Somaliland Iyo Tirada Dadka Ugeeriyooday

    Thursday April 15, 2021 

    Qaabka Uu Dad Iyo Xoolo U Saameeyey Iyo Qaylo-dhaanta Dadka Deegaanka"

    Berbera -(HWN)- Odayaasha iyo wax-garadka degaanada Bariga Saaxil ayaa ka hadlay xanuun halis oo dad baddan ay u geeriyoodeen, halka ay qaar kalen u jiifaan,waxaanay xuseen in xanuunkaas ay duunyo baddan u lee’atay,iyagoo ugu baaqay Xukuumadda iyo Wasaaradda Caafimaadka inay Gurmad deg deg ah loo fidiyo.

     

     

     

    Odayaashan ayaa sheegay inuu xanuunkani markii hore uu xoolaha ku dhacay, balse markii dambe uu u soo gudbay dadka,isagoo ilaa hadda ay geeriyoodeen sida ay sheegaan dad tiradooda ay dhantay 8 qof,halka ay sheegaan inay u jiifaan dad tiro baddan,waxaanay xuseen inuu xanuunkani yahay mid halis ah,isla markaana uu qofka uu ku dhacaan dhiig ka keenayo xaga hore iyo xaga dambe, kadibna uu geeriyoonayo.

     

    Waxaana kamid ahaa haddaladoodii kuwan:-" Waa in si deg dag ah loo soo gaadhaa dhimashadda dadka dhintay waa 8 qof inta u jiiftaana wey baddan tahay,dadkaasi dhiig ayey hunqaacayaan,kadibna naftu wey ka baxaysaa xanuunkaas ilaa hadda lama sheegin wuxuu yahay.”ayey sheegeen

     

    Dhan kale odayaashan ayaa sheegay in xanuunkan uu laayey xoolo baddan waxanay ugu baaqeen Hay’ada ay khusayso ee Dowladda inay gurmad deg deg ah la soo gaadhaan"Waxaanu ka hadlaynaa odayaashayaddani xanuun ku dhacay degaanka Bariga Berbera, xanuunkaas waxa uu ku dhacay xoolaha wuu laayey Geel iyo Adhiba wuu laayey,ka bacdi wuxuu ku dhacay dadkii oo rag iyo dumar-ba leh in baddan oo aan la koobi karrina hadda wey u jiiftaa oo wey liitaan,waxa aanu codsanaynaa ciddii ay khusayso inay ka hawlgasho oo ay wax ka qabato oo la bad-baadiyo dadka iyo xoolaha ,waxaanu leenahay gurmad ayaanu u baahanay kan annaga na haya ayaa ka xun karoonaha qofka beerka ayaa digada noqonaya xaga hore iyo xaga dambeba dhiig ayuu ka sii daynayaa halkaas ayey ka baxaysaa.”ayey sheegeen

     

    Ugu Dambeyn odayaashan ayaan ugu baaqay Xukuumadda inay gurmad deg deg ah u fidiso dadkaas," Baaqaa waxa aanu u diraynaa Dowladda Somaliland ,waxaanu leenahay Berriga Berbera ee xeebta karrin iyo aagiisa dhambaco iyo laas muuse waxa ka jira xanuunkaas oo halis ah oo dad iyo duunyaba haya waxaanu u baahanay gurmad.” ayay baaqoodan ku yidhaahdeen dadka deegaanku iyaga oo arrinka cudurkan ka hadlaya.

     

    HADHWANAAGNEWS.CA

    "Qaabka Uu Dad Iyo Xoolo U Saameeyey Iyo Qaylo-dhaanta Dadka Deegaanka"

     


  4. :D  Sheekadan hebel ba goostay waba shactiiro.

     

    Somaliland iyo Puntland way isku daydaanspacer.png

    1.Berbera ayaa Carab la siiyay, Puntland baa iyana markiiba Bosaso siisay

    2.Ciidamo ayaa la yidhi Hargeisa ayay u goosteen, markiiba Puntlandna waa tidhi sido kale

     

     

     

     

    Ey3ER-0XEAAHHzn.jpg

    • Haha - That was funny. You made me laugh! 1