-
Content Count
10,379 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
24
Posts posted by Saalax
-
-
-
17 minutes ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:Yuulka meesha joogo wasiirka warfaafinta ah yaa waaye odeyga Cabdi Xaashi mala weydiiyey. Duqa wuu isku dardarsamay. Inuu iska neefsado u dhaanto siyaasadaan qaabka daran wuu ku rafaadee.
Iyo qarkaleba way joogan. Ta labaad odaygan shaqadiisa maha arimahas wu ka bad badiyay ruuntii ila sanadkii hore and he was ignored.
-
9 minutes ago, Mastermind said:Says who?
-
-
UN envoy James Swan arrives in Hargeisa -
WWW.JOWHAR.COM
UN envoy to Somalia James Swan arrives in Hargeisa, capital of Somaliland. During his visit to Hargeisa, James Swan will meet with Somaliland regional administration officials. Nonetheless, James... -
Alleh uu naxariisto.
-
It is easy to blame Siad Bare but what about the rebel groups who after taking power were unable to form a national government. If you are going to overthrow a government have a plan in place.
-
Waxa la yaab leh odaygan Cali Mahdi miyana ahayn ninka dabaq $8 million ah ee ugu dheer ka dhistay Xamar ? haday balaayo dhacdo miyana dabaqiisa ka dumayniin wa caqli darada haysata siyaasiinta koonfuurta qarkood.
-
2 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:Baryahaan wadaad ayuu iska dhigaayaa miyaa fanaanka?
Wuxu ka baxay fanaaniimada not only him but a lot of others.
-
-
-
41 minutes ago, Che -Guevara said:In all honesty, no one knows the actual population of Somalia let alone specific communities.
This is about politics as the old man said. When Somalia becomes stable, there should be proper census. The number of seats allocated to each region should be based on population size.
There was already a 1975 census but old man Siad Bare didn't like the results and tried to hide it. Lkn wa ruunta in 2021 lama oga, which is why 1 man 1 vote is important in Somalia sii ay cidwalba xaqeeda uu heesho rather than 4.5.
-
Horta he is right that the Somaliland region folks are the second largest in Somalia. Lkn xage bu ka keenay 38% ? according to old census and CIA sources Somaliland region folks & south central folks waxba ma kala badna only 3% . To jump from 25% to 38% in 30 years waba waali. There is no group that reaches 30% +mark in Somalia the four major groups wa between 20-27% .
-
Meeshii America way walatay. It is straight out of season 4 AHS.
- 1
-
-
3 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:Gobollada qaarkood qabiilo gaar ah la iskaga tilmaamay wixii ka dambeeye 1990. Gedo oo qabiilo badan wada degaan waa sidaasoo kale. Qaar ayaaba wali ku sheegaayo madaxweyne Farmaajo inuu Gedo ka soo jeedo. Asaga iyo faraca awoowiyaashiisaba Gedo meel kuma arkin.
Tas daadka koonfurta dega ba ishooda laga arkay waqooyiga waxas lagama ogola lkn. Tusaale Jubbada hoose oo ay degan ila 10 reerood ba lagu magacabaya hal reer. The south is way too diverse. Somalia hal gobol kaliya jira oo hal reer lagu magacabi karo haday ugu badato kasna wa Nugaal.
-
lkn haadii ruunta la sheego Hassan Sheikh Mohamoud ba khaladka leh oo beelo gar ah ku magacabay Sool iyo Sanaag oo la wada dego. It is like Faysal Ali Waraabe saying Mudug iyo Galgaduud belongs to the D block boys.
- 1
-
1 hour ago, Dalmar1 said:Waraabe responded
Wuxu ogaday iin Hassan Sheikh Mohamoud lagu karbasho Farmaajo.
-
Benadir football team got some fans.
https://www.facebook.com/abdihakiin.ciidle/videos/3167542336806764
-
-
Wa sax Djibouti way ixtiraamta midnimaada dalka marka logama baqayo. lkn Kenya wa cadow baada kugu haysta marka laysma barbar dhiigi karo.
-
Gets a party thrown for her in Borama after release from jail.
-
What is your take on the visit @galbeedi is it the usual visiting seedi trips.
-
On 12/18/2020 at 12:27 PM, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said:Why do Carabta always scared and worried about other Muslim nations like Turkiga and Iiraan becoming stronger? Yet they barely lift a finger when it comes to Zionist regime's influence in the region or what Faransiiska is doing in Lubnaan or Liibiya.
None of them said anything about the blatant intervention by Faransiiska's president in Lubnaan, especially hand-picking the since-resigned new prime minister in the recent months.
They have similar dhaqan to Somalis crabs in a bucket.
Tanaasulid
in Politics
Posted
Too many spoilers ku jira Somalia.