Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,388
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. ^^^^ so defensive you sure the heat hasn't burned you yet.
  2. Originally posted by ThankfulSP: Sacad *Ducaale, Why do you need others to verify? President Faroole wasnt' even in the country.... Do you think Malaysian Information, Communicatoins and Culture Minister visited Garowe Parliament? Yet no news portals mentioned it? Lol, if you are going to play a practical joke, atleast make it realistic. war heede we always knew Puntland was anti 1 somalia marka beenta ka dhaaf daadka we know what puntland is after afterall.
  3. Originally posted by Che -Guevara: Rubbish!! lol somebody is feeling the heat.
  4. ^^^ war waa caadi lets wait for the other Buuqlanders if they can confirm if it's a prank on Buuqland or not.
  5. ^^^ sxb i see so the point of posting for all this incident ( if it's true ) was to further your ONLF agenda and take cheap shots at sland? and i was thinking it was because you felt sympathy for the lady, i am yet to see sland websites report this so i guess we will have to wait sorry.
  6. ^^^^^ dude are you trying to deny those events took place ? i see so those words/actions means nothing to you ? perhap you should go research it for yourself , videos, pictures , dugged up skeletons you will see many evidences the truth will never hide itself ogow taas no matter how silly you try to play it. :cool: as for Bishaaro if this is true then it's a sad event may allah her, however remember she is not more important then the thousands of innocent people , women , children , old people, men who parished in the past.
  7. Gudoomiyaha Baaarlamaanka iyo Gudoomiyaha Ucid oo shahaado sharafyo lagu gudoonsiiyay dalka Finland. Helsinki(Ramaas) Feb.16, 2010 - Labada gudoomiye oo beryahanba safaro shaqo ku maraayay wadamada yurub iyo kuwa barwaaqo sooranka ayaa kulan xogwaran ahaa oo ay la yeesheen 13.2.2010 dadweynaha iyo suxufiyiin reer finland ah ayaa waxaa lagu gudoonsiiyay kulankaas shaahdo sharafyo lagu xusay heerka ay ka qaateen iyo halganka ay ugu jiraan dimuqraadiyada, nabada iyo aqoonsiga Somaliland. Kulankan oo uu soo qabanqaabiyay Horn Organisation for Peace and Democracy isagoo la kaashanaya odayaasha iyo dhalinta reer Somaliland ee Finland waxaa ka soo qayb galay dadweynaha Somaliland ee Finland rag iyo dumarba, dhalin iyo dhalaan, odayaal, waxgarad iyo wadaado intaba, waxaa kaloo goob joog ka ahaa saxaafada Finland iyo marti sharaf kaleba. Kulankan waxaa furay Gudoomiyaha Horndemocracy Dr. Maxamuud Maxamed kuna soo dhaweeyay Xuseen Sulub oo ayaado quraan ah ku bilaabay kulankan. Waxaa mar kale mikrafoonka la wareegay Dr. Maxamuud oo u mahad celiyay dadweynihii kulankan ka soo qayb galay, kuna soo dhaweeyay Mudane Ing. Faysal Cali Waraabe,gudoomiyaha xisbiga Ucid ahna musharaxa madaxweynaha xisbiga Ucid. Waxaa uu Faysal ka xog waramay waxyaabahii uu kala soo kulmay baarlamaanka yurub isagoo sheegay in si fiican loogu soo dhaweeyay halkaasi, haday ahayd jaaliayada Somaliland ee Brussel iyo baaralmaanka yuruba, waxaa uu gudoomiyuu halkaasi kula kulmay xubno badan oo ka tirsan baarlamaanka yurub kana wada hadleen arimaha Somaliland iyo sidii wada shaqayn joogtoa ah ay u yeelan lahaayeen. Waxaa kaloo Faysal ka waramay qorshaha xisbiga Ucid uu dalka ku maamuli doono hadii uu talada wadanka qabto, taasi oo sau,aalo badan laga weydiiyay, kuwaasi oo uu gudoomiyahu ka jawaabay. Intaa ka dib waxaa mikrofoonka lagu marti qaaday Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cirro, waxaa uu gudoomiyahu ka waramay mudadii uu baaralamaanka madaxda ka ahaa waxyaabahii u qabasoomay iyo arimaha doorashada Somaliland oo labada gudoomiyeba ku qanciyeen dadwaynahii kulanka ka soo qayb galay inay doorashadu wadanka ka dhacayso oo komishanakuna ay hawlahoodii ku guda jiraan. Dahlinyarada reer Somaliland oo uu hadalaayay gudoomiyaha ururka dhalinyarada LANDERS Ismail Yussuf Xaluulad ayaa isaguna halkaasi ka soo jeeday waxqabadkooda uguna baaqay inay isutagaan dhalin ta Somaliland oo ay wax wada qabsadaan. Intaa ka dib ayaa xildhbaan Roda Xasan oo ah xildhibaan golaha deegaanka magaalada Turku ahna gudoomiye ku xigeenka Horn Democracy ay la wareegatay hadalka iyadoo sheegtay halka Somaliland ay ka liidataa inay tahay inaan dumarka kaalintoodii laga siinin maamulka dalka iyo xisbiyada midnaba, ayna tahay in xisbiyadu ay ku dadaadlaan sidii sinaan loo heli lahaa oo dumarka qaybtooda uga qaadan lahaayeen dhisida dalkooda hooyo, iyadoo sheegtay in sharafta dalkaagu ay adiga wax kaa dhigayso hadiise aadan dal fiican lahayn aanad sharaf yeelanayn sidaa awgeedna ay lagama maarmaan tahay in dalka wax kastoo loo qaban karo loo qabto mucaarad iyo muxaafidba. Waxaana qadar daqiiqado ah la galay nasasho iyadoo hakaasi lagu cunay laguna cabay cuno fudud , cafee iyo shaah ay marwooyinka Somaliland ku soo dhaweeyeen dadweynii shirkaasi ka soo qayb galay. Waxaana la galay qadar su,aalo iyo jawaabo ah oo dadweynaha iyo madaxdu halkaasi isku weydaarsadeen. Waxaana madaxdan gaar ahaan musharaxa madaxweynaha loo soo jeeday talooyin wax ku ool ah, odayaashii iyo dadweynihii halkaa ka hadlay waxaa ka mida ahaa Saleebaan Maxamuud Guuled (Saleebaan dheere),Oday Hangool,Oday Cabdillahi Xasan iyo dhalinyaro reer Somaliland ah. Gabagabadii kulanka ayaa waxaa madaxda qaranka la gudoonsiiyay shahaado sharafyo kuwaasi oo uu gudoonsiiyay Mudane Cabdiraxmaan Ibraahim Cartan, madaxduna ay uga mahadceliyiin dadweynaha reer Somaliland ee Finland kulankan qiimaha badan iyo taageerada joogtada aha ee dadaweynahani la garab taagen yihiin ummadooda iyo dalkoodaba. Mahad alle Horn Democracy Helsinki, Finland
  8. Originally posted by Che -Guevara: ^We are all ears. What happen in those years? Carpet Bombing , tortures, killings , assisinations, poisoning, indiscriminate killings, rapes whether it be women , children , old people, men etc even poisoning the wells of whole towns and villages , killing livestocks.
  9. ^^^^I don't know why some people in here acting like somalis loved each other like blood & diamond, somalis have been doing worser things to each other in 1988 , 1991 and countless other years, but some people choose to put a blind eye on those years.
  10. ^^^^ aint they already armed? i am talking about the ONLF or are you talking about the civilians of ONLF.
  11. but what i don't get is , in the SNM days did the people of ONLF ever offered us a protection? instead it was the other way around they murdered thousands of innocent fleeing people from the somaliland border, and they were armed to the teeth by the former siad bare goverment ( remember WSLF ) ? so i don't think the people of ONLF owe us anything but i still think we should be the bigger people and treat them well. we just have to remember the ONLF formerly WSLF is neither innocent either they murdered hundreds of innocent civilians in the 1980 - 1990 period.
  12. sxb horta suug newska aan huubaysano i am yet to see it in any of the sland websites, it's not good to jump into conclusions too quickly.
  13. if somaliland or puntland can't not offer protection for the people of ONLF then they should go somewhere else for their own safety ( just a good advice).
  14. i don't get the big deal with arabs the only thing we share is perhap religion and a bit of culture but to me a indonesian and a arab is the same to me.
  15. Originally posted by The Zack: OG's in Western Somalia, NFD, and Jubba's are 6.5 million, intiina kale isa soo tiriya oo noo soo sheega tiradiina.... That is according to the official tolka census. PeaceNow, Ethiopians maybe larger in number than Somalis but keep in mind Ethiopia can breakdown into smaller states any times. Those people don't even belong to each other. you meant to say somalis? cause it's somalis who live in somali region......
  16. ^^^ Let's just say somaliland is not Mirqaan compared to the tiny hot khat nation of djibouti.
  17. ^^^^ sxb simple i don't know why he is calling somaliland mirqaan when infact djibouti is more mirqaan lol so it doesn't really make sense the word mirqaan coming from a dji national, he needs to find another word that makes sense for sland.