Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,390
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. Waftigii Xildhibaanadda Somaliland oo kulano la yeeshay Goleyaasha Deegaanka iyo Ururada Bulshada ee Woqooyiga Ireland‏ IRELAND(OWN)- Waftigii Xildhibaanada ee uu Hogaaminayay Gudoomiye ku xigeenka labaad ee Gollaha Wakiilada Somaliland Mudane Baashe Maxamed Faarax ayaa kulano kala duwan la yeeshay Gollaha Deegaanka ee magaalada Coleraine ee waqooyiga Ireland, halkaas waxa waftiga ku soo dhaweeyay Maayorka Gollaha deegaanka iyo Xubnaha Gollaha, waxayna warbixin ka siiyeen taariikhda Gollaha deegaanka ee magaaladaas, doorka shaqo ee ay u xilsaaranyihiin, sida loo soo doorto iyo xidhiidhka ka dhexeeya Gollaha deegaanka iyo Dawladda dhexe iyo doorka xisbiyada siyaada iyo ururada bulshadu ku leeyihiin Gollaha. Waftiga Xildhibaanada Somaliland waxay warbixin sidoo kale ka siiyeen Gollaha Deegaanka ee Magaalada Coleraine Nidaamka dimuqraadiyadeed ee Somaliland iyo sida loo soo doorto Gollayaasha deegaanka ee Somaliland iyo shaqooyinka ay u xilsaaran yihiin. Waftiga Somaliland waxay sida oo kale la kulmeen qaar ka mid ah Ururada Bulshada ee Woqooyiga Ireland, iyaga oo Ururada bulshadu waftiga sharaxaad ka siiyeen doorka ururada bulshada ee kor u qaadka Nabada, diimuqraadiyada iyo la dagaalanka kala sooca (racism). Waxay sida oo kale Waftigu la kulmeen Hay’ada la yidhaa Townsend Interprise Park oo qaabilsan Ganacsiga iyo kobcinta Dhaqaalaha ee Shirkadaha Ganacsiga Woqooyiga Ireland. Waxay sharaxaad dheer ka siiyeen doorka Hay’ada ee kor u qaadka awoodaha aqooneed ee shirkadaha Ganacsiga iyo daraasaadka Ganacsiga iyo Suuqyada. Waftiga oo ka koobnaa 5 xubnood oo kala ah: MP Baashe Maxamed Faarax, MP Ibrahim Axmed Sheekh Muse, MP Maxamed Saalax Cige, MP Maxamed Cisman Bulqaas iyo MP Axmed Maxamuud Maxamed iyo laba Xubnood oo ka Socday Machadka Maraykanka ah ee IRI oo maal-geliyay Socdaalka Aqoon korodhsi ee Waftiga Xildhibaanada Somaliland, si guula ayuuna ugu soo geba-gaboobay safarkoodi aqoon kordhsi ee ay ku joogeen woqooyiga Ireland.
  2. 650 men? is this a joke. you need more then that to defeat Taliban backed Al shabab.
  3. Seems i was right. Faroole "Waxaan Uga Digaynaa Raysal Wasaaraha Kooxaha Puntland Wax U Dhimaya" (SSC) Written by jidbaale Saturday, 16 October 2010 08:16 Madaxweynaha maamul Goboleedka Waqooyi bari C/Raxmaan Sheikh Maxamed Faroole ayaa markii ugu horeysey ka hadlay Ra’iisal wasaarha cusub ee Soomaaliya. Faroole oo waraysi uu siiyey BBCda lagu waydiiyey sida uu u arko magacaabista Maxamed C/Laahi Maxamed ayaa sheegay in uusan aqoon ninkaas laakiin uu ilaacadaha ka dhagaystay, Faroole oo hadalkiisa ay ka muuqanaysey cabsi badan iyo cabasho ayaa Ra’iisal wasaraha ka codsaday in uusan taageerin waxaa uu ugu yeedhay kooxo shido wada oo xafiisyada qaar laga taageero.wuxuuna yidhi" waxaanu uga dhigaynaa raysal wasaaraha oo ah nin cusub in uu gacan siiyo kooxaha Puntland wax u dhimaya, waxaa kale oo aanu u sheegeynaa in uu kooxahaas iska fogeeyo oo aysan isticmaalin, Arintan oo uu ula jeeday Hogaanka SSC isla markaana uu lee yahay waxaa laga taageeraa xafiiska Madaxweynaha ee uu Agaasimaha ka yahay Dr:C/Kariim Xassan jaamac, ayuu sheegay in ay arintaas ka qabaan wel wel iyo walbahaar. halkan ka dhagayso Wuxuu sheegay in Ra’iisal wasaraha uu ka filaayo, cadaalad iyo in uu raaco sad bursigii maamulkiisa uu u saxiixey Cumar C/Rashiid, Faroole wuxu sidoo kale ka cawday in aan laga tashan magacaabista ra’iilsal wasaraha. Shalay subax ayey ahayd markii wasiiru dawlaha xidhiidhka caalamiga ah uu sheegay in aan Beesha Puntland xaq u lahayn in ay qabato wasiirka koowaad. Wuxuuna sheegay in laga dhacay booskaas beeshiisa, oo uu ula jeeday *********. hadalka Faroole oo u muuqday samir taag waayey ayaa nuxurkiisu ahaa, Ra’iisal wasaraha waan soo dhaweynaynaa laakiin waan in uu uusan sameyn wax aanan raali ka ahayn. Faroole "Waxaan Uga Digaynaa Raysal Wasaaraha Kooxaha Puntland Wax u Dhimaya" (SSC)
  4. Its strange how some of the somali guys in here are happy about being labelled Somali-Kenyans. While the likes of A&T detest when they are labelled Somali-Ethiopians. What is the difference?
  5. I am not sure about Cali but last i heard he was driving taxis in Ohio according to close sources.
  6. The Zack. Xasaarada naga da niyohow you have to admit its funny hearing two former politicians who were rich back in the day on behalf of others. now fighting over Dawrsi money from libya.
  7. Originally posted by Xaji_Xunjuf: liibaan miyanad ogeyn shaxaadku wa dawarsi yara casriyeysan.
  8. Liibaan. As usual starting personal insults stay on topic this is not about Libaahe going bankrupt. But two relative politicians fighting each other over Libya Doner money.
  9. Originally posted by Xaji_Xunjuf: ^^ Ciil maxay ah niman lacag ay so shaxadeen isku dilay waba arin la yaab leh , kan maslax sooki yidhi madaxweyne ban rabay inan noqdo ka waran kaaso oo madaxweyne noqon laha lol My thoughs exactly. bankrupt men wanting to be presidents of somalia lol.
  10. The Zack i think you should donate a couple of caanboodhe cans to maslax sxbka lacagla'an ba haysa.
  11. (Ragaan Walaalaha ah- Maslax Maxamed Siyaad Barre iyo Xasan Maxamed Siyaad bare ayaa isku haya Lacag ay ka soo shaxaadeen Madaxweynaha Liibiya) Nairobi(OWN)-Muran isku bedelay gacan ka-hadal ayaa magaalada Neyroobi ku-dhex-maray Maslax Maxamed Siyaad iyo walaakii ahna Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Cumaan Xasan Rupeeti oo dagaalkoodu ku saleysan-yahay,xoogaa lacago ah oo ay shaxaad-ahaan ooga soo qaateen Madaxweynaha Dalka Liibiya Mucamar Alqadaafi,balse lacagtii uu si xirfadeysan u dhacay Xasan-Rupeeti,waxaana falkan ka carooday Maslax oo isagu gacan-ka hadalka ku-hormaray,isagoo walaalkiis ku eedeynaya inuu dhacay inta badan lacagtii Dalka Liibiya laga soo wada-siiyay,iyo inuu wax ka qaban-waayay falkii isaga iyo General-Morgan looga soo masaafuriyay Dalka Cumaan,kadib markii Booliiska ay gacanta ku-dhigeen xili ay cirka marayeen oo ay sakhraansanaayeen,gaarigana ay u saarnaayeen Dumar jirkooda ka ganacsada. Full Story click for link Maslax Maxamed Siyaad iyo Xasan - Rupeeti oo ku feertamay Magaalada Nayroobi
  12. Originally posted by Hales: ^ quote: Who are against the notion of federalism fully taking root in Somalia Ive missed this part meelaahan ka waado You dont need to have a Master degree in Somali literature to know what the word 'Meelehaan' means. Hes referring to Garowes soroundings, and we know that SSC welcomed and held a celebration for the new Prime minister yesterday. He already mentioned federalism at the start of statement, laakinse this is something different. Exactly somebody finally understands.
  13. He might also be refering to Sheikh Atam. we know puntland are very worried about him aswell and his inches away from their business capital Bosaso.
  14. Qandali. Look carefully he says Wax Jiiro Qooloyin Shiido meelaahan ka waado. obvisiouly his refering places very near Puntland & Garoowe, Bosaso etc. It can't be alhu sunnah wal jamacaha since they have bigger concerns such as fighting Al shabab.
  15. we are just exposing his little sly statements. haadu nin yahay why doesn't he just say don't aid Sheik Atam & SSC. instead of beating around the bush.
  16. Wii iska cadahay ciidu uu jeedo. Since the New PM has been alleged to have some connections with the SSC community & Galgala. not to forget his mother is from SSC that is why Garaad Jamac Garaad ali and his boys were the first to congrulate him. Siir Qaraxday Deeh.
  17. "Wax jiiro qooloyin shiido meelaahan ka waado, waxaanu uga dhigaynaa raysal wasaaraha oo ah nin cusub in uu gacan siiyo kooxaha Puntland wax u dhimaya, waxaa kale oo aanu u sheegeynaa in uu kooxahaas iska fogeeyo oo aysan isticmaalin..." " Sheikh Atam & SSC comes to mind Because we know the TFG wouldn't aid Al shabab so it must be those two other groups. http://www.bbc.co.uk/somali/war/2010/10/101016_puntland.shtml
  18. We couldn't careless about the PM of the 4km TFG government. We just find it funny those threats your garaads made in garowe proved to be empty hot air.
  19. Originally posted by Xaji_Xunjuf: quote:Originally posted by Libaahe*: I guess it was Empty threats afterall. Indeed they got owned ninki so joog laga waayo soo jiif aa laga helaa.
  20. Originally posted by Xaji_Xunjuf: Libaahe buhoodle has rivers like the nile don't you know that they call it shaxda buhoodle
  21. Hold on who said anything about Erigavo & Las anood? i knowledge the fact those are cities which is why they are part of somaliland. as for Buhoodle you can keep that tuulo for all we care. . + the only person dawo uu bahan its you and your obsession with the Bermuda Triangle.