Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,390
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. Thursday, October 28, 2010 Hargeysa-(HWN)-Ururka Qurba-jooga Somaliland{Somaliland Forum} ayaa gudoonsiiyeyXukuumada Somaliland deeq lacageed oo dhan $6315 oo ururku ugu tallo galey in wadada udhaxey berbera iyo hargeysa loogu sameeyo calaamado digniin ah Meelaha ubaahan in laga taxadiro. deeqdan lacageed o lagu fullindoono Mashruuca{Cali Marshal Road Procject}. oo ah mid calaaamdaha digniinta ah loogusameynaayo wadada udhaxeysa Hargeysa iyo berbera oo loogu Magacdarey Marxuum Cali Maxamed Guuleed{Cali Maarshaal}Alle Ha uanariisteeoo kamid Ahaa Asaasayaashii ururka ayaa .Munaasibad balaadhan oo deeqdani lagu Gudoonsiinaayey Dawlada somaliland gaar ahaan Hayada wadooyinka somaliland oo u qaranka ugu xilsaaran lagu qabtey hotel Golden Star ee magaalada Hargeysa. Waxaa kasoo qayb galley xafladanioo aheyd mid si habsami ah loosoo abaabuley Wasiirada Wasaaradaha Hawlaha guud iyo guriyeyntaXuseen Axmed Caydiid ,Xanaanada xoolaha, Horumarinta miyiga iyo deegaankaDr. Axmed Xaashi Odey .waxbarashada iyo tacliinta sare Marwo Samsam Cabdi Aadan,Mareeyayaasha hayadaha Wadooyinka,C/waaxid C/qaadir,La,dagaalanka musuqmaasuqa Axmed Muxumed Madar,komishanka Ictga Eng.Cali Daahir,Samafalka Madaxtooyada Aamina Maxamuud Diiriye ,qaarkamid ah xubnaha ururka somaliland forum iyo martsiharaf kalla duwan, Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud Iyo guriyeynta Xuseen Axmed caydiid oo munaasibadaasi kahadley ayaa umahad naqey ururka somalialnd forum oo deeqdan soo gaadhsiiyey dawlada. Waxaa uu wasiirku xusey in mashruucani oo yahey mid faaido badan hurumarana u ah dalka, Waana mid ku haboon in loogu magac daro Barnaamijkani alle ha unaxariistee marxuum cali maxamed guuleed . Waxaa uu wasiirku kudheeraadey in ay kadawlad ahaan ay diyaar uyihiin iney bulshada Somaliland usameeyaan waxqaabd balaadahb mudada ay jogaan. Wasiirka waxaa uu sheegey in maanta ay inoo bilaabantey wadadii waxqabsiga iyo horumarka .loona baahan yahey ineynu dalkeena horumarkiis kaqayb qaadano. Wasiirka Xanaanda Xoolaha Horumarinta ,Miyiga iyo deegaanka Dr. Axmed Xaashi Odey oo isna munaasibadaasi maanta kahadley ayaa ugu horeyn umahadnaqey ururka somaliland forum ,waxaa uu mudane odey ku dheeraadey tariikhda marxuum Cali marshal oo uu sheeegey iney muddo badan aqoon isku lahaayeen waxaa gabagabdii ilaahey uga baryey inuu naxariistii iyo hjanno kawaraabiyo. Wasiirada Waxbarshada iyo tacliinta sare marwo Samsam Cabdi Aadan oo iyana munaasibadaasi saaka kahadleysey ayaa ugu horeyn umahad naqdey ururka Somaliland forum. Waxay wasiiradu kawaran tay aqoontii ay ulaheyd Marxuum calimaarshaal oo ay kutilmaamtey aqooyahan waxabdan kasoo kordhiyey dalkani . Prof Maxamed C/laahi Ducaale oo ah Madaxa mashrucaani Cali Marshal Road Project U qabilsanaa Ururka Somaliland Forum Oo ugu munaasibadaasi kahadley ayaa waxaa Uu kawaramey Tariikhda ururka waxaanu xusey in ururka somaliland forum la,asaasey sanadii 1995 sababaha ugu waaweyn ee loo asaaseyna ay aheyd iney kaqaybqataan adeegyada bulshada wixii ay kageysan karaana ay ka geystaan waxaana asaasey aqoonyahanka reer somaliland ee kunool qurbaha.ilaa mudadaana waxay sameynayeen barnaamijyo kalla duwan oo ay kaga qayb qaadabayeen horumarka somaliland.Maxamed waa uu intaasi raaciyey Oo Uu Yidhi {Waynu wada ogsoonahey in wadad isku xidha berbera iyo hargeysa ay kamid tahey wadooyinka halbawlaha ah ee somaliland islamarkaana ay ku nafwaayeen dadban oo qaali inagu ahaa waxayna ka xusni karnaa marxuum Cali Maamed Guuleed{Cali Maarshaal}iyo Maxamed khadar oo labadooduba kamid ahaa ururka somaliland forum ahaayeena odyaashoodii. Sidaasi daraadeed waxay xubanaha ururku isla garteen in mashruucsanadeedkan sanadkan ee ururka laga dhigo in wadada udhaxeysa berbera iyo hargeysa loogu sameeyo calaamado taxadir ah . laguna magacdaro marxuum cali maarshaal .waxaa uumaxamed sheegey in ujeeda munaasibadani maantana ay tahey in xogagii yaraa ee ay ugu tallo galeen mashruucani ooa y ururu ahaan iska soo ururiyeen in lagu wareejiyo hayada wadooyinka somaliland oo u xilsaaran hawshsani.Waxaa uu maxamed ugu baaqey qanacsatada somaliland in iyana doorkooda ay kaqaataan horumarinta dalka isagoo gabagabadiina umahadnaqey hayada wadooyinka somaliland oo kalashaqeysey mashruucan nidaamintiisa wakhtigii ay bilaabayeen. Axmed Maxamed Diiriye oo kamid ah xubnaha giddida dhexe ee ururka somaliland forum oo isna munaasibadaasi kahadley ayaa ugu horeyn kawaramey ururka Somaliland forum iyo waxqabadadisii kalla duwanaa mudadii uu jireyw axaa kamid ahaa aftidii dastuurka oo ay door weyn kaqaateen,cisbitalo kalla duwan oo ay deeqo gaadhsiiyeen oo uu ugu dambeeyey cusbitaalka laas caanood,xarunta agaoomaha,jaamacada hargeysa waxaanu sameeyey ururku abaal marino kalla duwan ooa y ku dhiirigelinayaa ardeyda iyagoo 10 ardey ee ugu sareeya ardeyda dugsiyada sare kazoo baxda in ururku siiyo scholrshipyo uu ku dhiirigelinaayo,ooa y dhaqaalaha ay kabxiyaan,abaal marin sanad la ah oo lagu dhiirgelinaayo bulshada,doorashooyinkii oo wacyigelintooda aanuq ayb weyn kaqaadaney, Waxaa uu gabagabadii sheegey in ay sanadkan qorsha ugu jirto iney qaban doonaan shir laga gahadlaayo somalialnd .isagoo xusey in ujeeda da munaasiabdania y tahey in bulshada la tuso in waxlawada qabsan karo. Gudoomiyaha komishanka ictga Eng Cali Daahir ahaan gudoomiyihii hore eeururka somaliand forum Oo isna munaasiabdaasi kahadley ayaa ka waramey tariikhda ururka iyo waxqabadadiisa kalla duwan ee soo sameeyey ururku. Maareeyaha hayada wadooyinka somaliland C/waaxid C/qaadir oo munaasiabadaasi kahadlay ayaa u mahadanqey ururka somaliland forum oo deeqdani soo gaadhsiiyey isagoo xusey in kahayad ahaan maalmahan ku mashquulsanaayey kawaranheynta xaladaha wadooyinka somaliland .. Waxaas sidoo kale munaasibadaasi kahadley Agaasimaha samafalka madaxtooyada,Aamina maxamuud diiriye,Madaxa hayada la,dagaalanka musuq maasuq Axmed Muxumed Madar,iyo mareeya kuxigeenka hayada wadooyinka Somaliland iyo Rahsiid Muxumed guuleed oo kasocdey qoyska marxuumka ahna walaalkii . Waxayna dhamaantood xuseen shakhsiyada iyoa aqoonta marxuum cali Maxamed iyagoo ilaaheyna uga baryey inuu naxariistii jano kawaraabiyo ,,.. Gabagabdii xafladani deeqda lagu gudoonsiinaayey hayada wadooyinka Somaliland ayaa waxaa uu ururka somaliland isla goobta kugu gudoonsiiyey masuuliyiinta hayada wadooyinka Somaliland deeq lacageed oodhan $6315.taasi oo loogu talla galey in loogu sameeyo calaamado digniina wadada udhaxaysa berbera iyo hargeysa…. Hadhwanaag
  2. Originally posted by Xaji_Xunjuf: rest in peace You nearly gave heartattack to some SOL forumers with that statement.
  3. Naxar Nugaleed. SSC ha burburto ama ha burburin we will find a way to deal with it.
  4. Good O'l days. time is very fast it feels like yesterday. Discuss.
  5. Polanyi. I know i was just showing him 1 part. As for the Socotra Island issue i was reading some book about it a while back apparently the british gave it away somewhere in the 1950's. And it was after the union of south yeman & north yeman that many yemenis started moving to the Socotra Islands.
  6. Mustafe Galaal Oo Dib Ugu soo Digarogtay SNM-tisii Wararka ka imaanaya Magaalada la haysto ee Widhwidh ayaa sheegaya in halkaas uu caawa fiidkii soo gaadhay Mustafe Galaal Xirsi oo ahaa Horgal hore uga tirsanaa jirey Maleeshyaadka SNM. Mustafe ayaa waxaa dhawr bilood ka hor ka soo saaray maleeshiyaadka beesha ***** oo uu horgale u ahaa Qaar ka tirsan Jaaliyadda beeshiisa ee Qurbaha joogta. Mustafe Galaal oo ka mid ahaa Horgaladii u soo horkacay magaalada uu ka soo jeedo ee Widhwdh cadawga haysta ayaa hore u sheegay inuu u adkaysan waayey Handadaad iyo cago jugleyn joogta ah oo lagu hayo asaga iyo Horgalada kale ee ku jira maleeshiyaadka SNM.Mustafe Galaal ayaa la xaqiijiyey inaysan jirin cid ku wehelisey safarkiisa, isla markaana aysan la socon wax ciidana haba yaraatee. Ilo ku sugan magaalada Widhwidh oo diidey in magacooda la shaaciyo sababo xaga amaanka ah ayaa u xaqiijiyey Warbaahinta SSC in soo noqoshada Mustafe ay gacan weyn ka gaysteen koox wadaado ah oo dhawaan shir ku qabtay Tuulada xamar lagu xidh, halkaasoo ay nabad kaga baaaqeen. Waxaana la sheegay in kooxdan wadaada ah oo ay Horboodayaan Faarax Sugaaal iyo Ismaaciil Axmed Dayyib ay doonayaan in ay Mustafe madax uga dhigaan maleeshiyaad beeshaas ka soo jeeda oo lagu wado in la hoos geeyo SNMta haysata magaalada, Waxaana ay aad ugu hanweyn yihiin in ay iskaga dhigaan hadi weerar uga yimaado ciidamo uu hogaaminayo Kayse Abdi Yuusuf oo ku sugan aaga Widhwidh kuwaasoo dhawaan hub qurba joogtu iibisay dib ula wareegay. Dib ugu noqoshada Horgalanimada ee uu Mustafe Galaal ku laabtay ayaa waxay Daliil cad u tahay inaysan Aamin lahayn horgalada ku jiraa SNMta ayna yihiin Lafjabtay sideedii ma noqoto, kuwaasoo la sheegay in Sandareerada la siiyo ay tahay mid sida sixirka u saaqda. Dhanka kale waxaa ka socda magaalad Widhwidh qaban qaabo ku aadan shir la sheegay in ay ka qayb galayaan wasiiro ka socda maamulka Siilaanyo kuwaasoo ay weheliyaan Horgalada deegaanka u dhashay, waxaana qaban qaabada gogashaas wada kooxdii Xamar lagu xidh, Waraysi uu dhawaan siiyey TV-ga Universal Horgale Cismaan Garaad Soofe ayuu ku sheegay in beesha Gulleed Garaad ay isa soo dhiibtay, isla markaana sida uu sheegay ay nabad qaateen, reer Hawdkuna ku daba jiraan oo Garaadadoodii ku maqan yihiin sidii ay shacabkooda u ekeeni lahaayeen sida buu yidhi Garaad Abshir yeelay. Maleeshiyo ka tirsana Kooxda isku sheegta SSC oo Isu Dhiibay Somaliland Mustafe Galaal Oo Dib Ugu soo Digarogtay SNM-tisii
  7. LOL that is almost 9 Months before he decided to label them Bintiland after they banned him from landing in galckayo airport and then later organising a protest against Puntland? i mean it just doesn't make sense who are you trying to spoon feed with your little sugarcoating tactics don't you know it doesn't work like that. Garaad Jamac Garaad Ali Calling Puntland - Bintiland
  8. Then explain why your websites would write such a thing? i mean you don't want to make allegations against the leader of the people you expect to help you do you? :confused:
  9. 'Liibaan' lool 15k and where did you get those mythical numbers? brothers kill each other but in the end unite against a common enemey unlike some people who are being occupied (las anod) while their so called cousins watch aside. i am still baffled by that lool it's like Hargeysa or Burco watching aside while Erigavo is being occupied. :confused: there is alot of questions to be answered.
  10. This is pretty low on Duke's part trying to use women to score some cheap points.
  11. The head of the state makes the decisions so in that sense especially in a state within a third world african country somalia ( puntland ) Faroole = Puntland like it or not at the end of the day he makes the final decisions in puntland and if SSC are allowed to land in Galckayo airport or bosaso airport.
  12. Buuba, Sifir, Maxamed Omar are not head of a adminstration they are merely calool uu shaqaystayaal who don't have the support of their kins. but Faroole has the support of puntland. Puntland = Faroole. in Puntland what faroole says puntland does it whether it is banning SSC figures in landing at Galckayo airport or tracking down any SSC sympathizers the list is endless.
  13. so ethiopia liberated burco, hargeysa, erigavo for them and they didn't work together? your delusional. so you think puntland is trying to help you liberate ssc? this is from your own websites such contradictions. Faroole "Waxaan Uga Digaynaa Raysal Wasaaraha Kooxaha Puntland Wax U Dhimaya" (SSC) Written by jidbaale Saturday, 16 October 2010 08:16 Madaxweynaha maamul Goboleedka Waqooyi bari C/Raxmaan Sheikh Maxamed Faroole ayaa markii ugu horeysey ka hadlay Ra’iisal wasaarha cusub ee Soomaaliya. Faroole oo waraysi uu siiyey BBCda lagu waydiiyey sida uu u arko magacaabista Maxamed C/Laahi Maxamed ayaa sheegay in uusan aqoon ninkaas laakiin uu ilaacadaha ka dhagaystay, Faroole oo hadalkiisa ay ka muuqanaysey cabsi badan iyo cabasho ayaa Ra’iisal wasaraha ka codsaday in uusan taageerin waxaa uu ugu yeedhay kooxo shido wada oo xafiisyada qaar laga taageero.wuxuuna yidhi" waxaanu uga dhigaynaa raysal wasaaraha oo ah nin cusub in uu gacan siiyo kooxaha Puntland wax u dhimaya, waxaa kale oo aanu u sheegeynaa in uu kooxahaas iska fogeeyo oo aysan isticmaalin, Arintan oo uu ula jeeday Hogaanka SSC isla markaana uu lee yahay waxaa laga taageeraa xafiiska Madaxweynaha ee uu Agaasimaha ka yahay Dr:C/Kariim Xassan jaamac, ayuu sheegay in ay arintaas ka qabaan wel wel iyo walbahaar. halkan ka dhagayso Wuxuu sheegay in Ra’iisal wasaraha uu ka filaayo, cadaalad iyo in uu raaco sad bursigii maamulkiisa uu u saxiixey Cumar C/Rashiid, Faroole wuxu sidoo kale ka cawday in aan laga tashan magacaabista ra’iilsal wasaraha. Shalay subax ayey ahayd markii wasiiru dawlaha xidhiidhka caalamiga ah uu sheegay in aan Beesha Puntland xaq u lahayn in ay qabato wasiirka koowaad. Wuxuuna sheegay in laga dhacay booskaas beeshiisa, oo uu ula jeeday *********. hadalka Faroole oo u muuqday samir taag waayey ayaa nuxurkiisu ahaa, Ra’iisal wasaraha waan soo dhaweynaynaa laakiin waan in uu uusan sameyn wax aanan raali ka ahayn.
  14. Libaan 1 Question though. do you think a man from Gashaamo/Hargeysa/Burco will watch Erigavo being invaded and occupied by puntland? the answer is no. it baffles me though why puntland doesn't care about L.A anymore or even coming to your rescue? so much for cousins.
  15. ^^^^ dude you are way behind those videos are almost 19 years ago not present. anyhow Libaan tell us why Pland isn't helping you to liberate las anod?
  16. 2010-10-27 22:34:40] Wararka ka imaanaya Degmada Beled-Xaawo ee woqooyiga Gobolka Gedo ayaa waxaa ay ku soo waramayaan in Goor Dhawayd lagu Soo garaacay Madaafiic kuwaasi oo la sheegay in Soo tureen Mileeshiyaadka Shabaab oo Dhawaan laga saaray Degmadaasi. Madaafiicdani ayaa la sheegfay in laga suutuuray Duleedka Degmada Beled-Xaawo gaar ahaana Deegaanka Loo yaqaano War Cadeey, waxayna Sheegeen Dadka Deegaanku in ay Madaafiicdaasu ay u malaynayaan in ay ahaayeen kuwo laga soo ridayay Qoryaha loo yaqaano Hoobiyeyaasha. Wararka ayaa waxay inta badan ku dhacayeen Goobaha ay ku sugan yihiin Ciidamada Dawlada KMG ee Soomaaliya iyo Culima Awdiinka Ahlu Sunna. Ciidamada Dawlada KMG ee Soomaliya iyo Culima Awdiinka Ahlu Suna ayaa waxaa lagu Soo waramayaa in ay iyaguna Jawaab ka bixiyeen Madaafiicdaasi waxaana ay Dhawr Madfac ku tuuren Goobtii lagaga Soo tuuray madaafiicda. Madaafiicdani oo aan la ogayn qasaaraha dhabta ah oo ay Gaysteen ayaa waxaa ay cabsi iyo Wal Wal hor leh ku abuureen dadka ku haray Gudaha Degmada Beled-Xaawo. Waxaa sidoo kale la filayaa in waabarigii uu mar kale dagaal dhex maro dhinacyada isku haya Magaalada Beled-Xaawo. wixii Warar Ku Soo Kordha Kala Soco Gedo24news.com
  17. Despite efforts to isolate the rebels, the SNM continued military operations in northern Somalia. Between July and September 1987, the SNM initiated approximately thirty attacks, including one on the northern capital, Hargeysa; none of these, however, weakened the government's control of northern Somalia. A more dramatic event occurred when a SNM unit kidnapped a Médecins Sans Frontières medical aid team of ten Frenchmen and one Djiboutian to draw the world's attention to Mogadishu's policy of impressing men from refugee camps into the SNA. After ten days, the SNM released the hostages unconditionally. Siad Barre responded to these activities by instituting harsh security measures throughout northern Somalia. The government also evicted suspected pro-SNM nomad communities from the Somali- Ethiopian border region. These measures failed to contain the SNM. By February 1988, the rebels had captured three villages around Togochale, a refugee camp near the northwestern Somali- Ethiopian border. Following the rebel successes of 1987-88, Somali-Ethiopian relations began to improve. On March 19, 1988, Siad Barre and Ethiopian president Mengistu Haile Mariam met in Djibouti to discuss ways of reducing tension between the two countries. Although little was accomplished, the two agreed to hold further talks. At the end of March 1988, the Ethiopian minister of foreign affairs, Berhanu Bayih, arrived in Mogadishu for discussions with a group of Somali officials, headed by General Ahmad Mahamuud Faarah. On April 4, 1988, the two presidents signed a joint communiqué in which they agreed to restore diplomatic relations, exchange prisoners of war, start a mutual withdrawal of troops from the border area, and end subversive activities and hostile propaganda against each other. Faced with a cutoff of Ethiopian military assistance, the SNM had to prove its ability to operate as an independent organization. Therefore, in late May 1988 SNM units moved out of their Ethiopian base camps and launched a major offensive in northern Somalia. The rebels temporarily occupied the provincial capitals of Burao and Hargeysa. These early successes bolstered the SNM's popular support, as thousands of disaffected SNM family members and SNA deserters joined the rebel ranks. Over the next few years, the SNM took control of almost all of northwestern Somalia and extended its area of operations about fifty kilometers east of Erigavo.
  18. ^^^ The former government actually signed off those islands to yeman the sameway they signed Somali Region off to Ethipia in exchange of Ethiopia to stop aiding the SNM in 1988-1989.
  19. AfricaOwn. Puntland properly since it's the nearest to those islands. Or it could be possible in the future a powerful Somaliland state takes over those islands like Eritrea did with some previous yeman controlled Islands.
  20. Soomaaliya oo markii ugu horreysay sheegatay lahaanshaha Jasiiradda Socotra oo ay maamusho dowladda Yemen.
  21. ^^^ How so when the inhabitants of those islands are mostly yemenis?