-
Content Count
10,388 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
24
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Saalax
-
Wasiir Gaboose Oo Soo Saaray Digreeto Uu Xilkii Kaga Qaaday Guddoomiyihii Degmada Fara-weyne Guddoomiye Cusubna Ugu Magacaabay. Hargeysa (Ramaas) Feb. 14, 2011- Wasiirka arimaha guddaha Somaliland Dr Maxamed Cabdi Yuusuf [Gaboose], ayaa maanta soo saaray wareegto uu xilkii kaga qaaday Guddoomiyihii degmada Fara-weyne, isla markaana uu guddoomiye cusub ugu magacaabay degmadaas. Wasiirku waxa uu tigreetadaas ku sheegay in ka dib markuu la tashaday odayaasha deegaankaas ee sida tooska ah u khasayso arintan, isla markaana uu tixgeliyey qaab dhismeedka dawladanimo ee ay degmooyinka dalku u leeyihiin qaranka, uu soo saaray wareegtadan oo uu xilkii kaga xayuubiye guddoomiyihii degmada Fara-weyne Maxamuud Sh Cumar. Waxaanu guddoomiyaha cusub ee degmada Fara-weyne oo ka tirsan gobolka Maroodi-jeex uu u magacaabay wasiirku Maxamed Ibraahim Aw Cali, isagoo guddoomiyihii hore-na amar ku siiyey inuu sida ugu dhakhsaha badanle ugu wareejiyo xilka.
-
If they really care about somalia. They should send troops to the TFG who are overpowered by al shabab. Or they only care about their deegaan. No need for false pretence.
-
SSC is a tribalist movement. I don't know what somali unity they are talking about. They can't even unite with their fellow Puntland somalis.
-
SNM ceased to exist in 1993. It doesn't exist anymore it's a past success.
-
^^ Well said.
-
Stuff & Nonsense.
-
Haadi anu iska ilaalino iyo haadi kaleba. Ariintas Somaliland bii uu tal.
-
Ma wasiirka informationka JSL ba dog ku sheegaysa?. War isku xishood.
-
Don't worry about Xaabsade. He is at where he belongs.
-
You might be able to assist them with weapons as far as it goes. However puntland knows if they get involved another 2007 will happen to them.
-
^^^ At the end of the day Faroole is sidelined in garowe. They are missing out. you have no say sadly.
-
Funny. How people suddenly get concerned when Somaliland decided to send more troops. The so called SSC militia shouldn't have attacked the army in the first place. If they can't handle the heat they should get out of the kitchen.
-
Ciidamada Qaranka Somaliland oo ku sii qulqulaya degaanka kalshaale iyo Xaalada oo cakiran. THURSDAY, 10 FEBRUARY 2011 Burco(Togdhnews)-Ciidamada qaranka somaliland oo ay weheliyaan gaadiidka kala duwan ee dagaalka ayaa ku sii qulqulaya degaanka kalshaale ee dhawaan dagaalku ka dhacay. Ciidamadan qaranka ayaa la sheegay inay biiri doonaan cutubyadii hore ee halkaasi ku sugnaa,sidoo kale,wasiiro ka tirsan xukuumada madaxweyne Siilanyo iyo saraakiil sare oo ciidamada ka tirsan ayaa la filayaa inay ilaa berito soo gaadhaan magaalada Burco ee xarunta gobolka togdheer,halka qaar kalena uga sii gudbi doonaan dhinaca magaalada laascaanood ee gobolka sool. Ilaa shalay ayaa waxa muuqanaya abaabulada iyo diyaargarowga xoogan ee ay ku hawlan yihiin masuuliyiinta xukuumada somaliland ,kuwaasoo tilmaamaya in markale dagaal culusi ka qarxo degaanka kalshaale. Geesta kale,degaanka buuhoodle ayaa wararka ka imanaya sheegayaan i abaabul balaadhani ka socdo halkaasi. iyadoo ay soo gaadheen wasiiro ka tirsan maamulka puntland kuwaasoo ilaa hada ku sugan.
-
Taliska Guud Ee Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Si Kulul U Beeniyey Hadal Ka Soo Yeedhay Nin Sheegay Inuu Ka Mid Ahaa Ciidanka Qaranka Oo U Goostay Dhinaca Kooxda Nabad Diidka. Hargeysa (Ramaas) Feb. 09, 2011- Taliska guud ee ciidanka qaranka Somaliland, ayaa si kulul u beeniyey hadal ka soo yeedhay nin sheegtay inuu ciidanka qaranka ka tirsanaa oo u baxsaday maanta dhinaca kooxda nabad diidka ah ee ku sugan degmada Buuhoodle ee gobolka Togdheer. Taliyaha guud ee ciidanka milateriga Somaliland Col, Nuux Ismaaciil Taani, ayaa galabta beeniyey inuu ka tirsanaa ciidanka qaranka ninka lagu magacaabo Axmed Maxamed Dalbac oo galabta sheegay inuu ka soo goostay ciidanka qaranka oo uu ka soo tirsanaa, isla markaana uu la soo baxsaday gaadiid tikniko ah iyo ciidan ka soo jeeda deegaankaas, isagoo sheegay inuu hada ku sugan yahay magaalada Buuhoodle. Col, Taani, waxa uu sheegay in aanu ninkan si rasmi ah uga tirsanaynayn ciidanka qaranka Somaliland, hase yeeshee uu hor jooge u ahaa ciidan beeleed tiradoodu dhamayd 30 askari iyo saddex gaadhi oo tikniko ah, waxaanu taliyuhu sheegay inuu markiisii horeba uu ka soo goostay dhinaca maamul-gobolleedka Puntland. Taliye Nuux Ismaaciil Taani, waxa kale oo uu xusay in aanay ciidanka Somaliland iyo qarankaba aanay waxba u dhimi Karin baro bogaandooyinka ay faafinayaan kooxdaha nabad diidka ah ee ka soo horjeeda gooni isu taaga Somaliland. Ugu dambayntii Taliyaha ciidanka qaranku, waxa uu sheegay in ciidanka milateriga Somaliland ay diyaar u yihiin dufaacitaanka qaranka Somaliland, isla markaana aanay marnaba u dulqaadan doonin cid kasta oo taako ka mid ah dhulka Somaliland ku soo xadgudubta. Ramaasnews Desk
-
Somaliland information minister sends a strong message to the clan rebels.
Saalax replied to Xaaji Xunjuf's topic in Politics
Well said by the minister of information. -
Somalialnd Political Parties on Kalshaale Buuhoodle Issue
Saalax replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Well done xisbiiyada Somaliland. -
Caabudwaaq mixi sheegaysa? lol.
-
Maxaabiistii lagu Soo Qabtay Dagaalki kalshaale ayaa la Soo Gaadhsiiyey Xabsiga Dhexe ee Burco. TUESDAY, 08 FEBRUARY 2011 Hargaysa-(Togdhnews)-Maxaabiistii lagu qabtay dagaalkii shalay ka dhacay Deegaanka Kalshaale ee ay ciidamada Qaranka Somaliland ay gacanta ku dhigeen ayaa la soo gaadhsiiyay Xabsiga Dhexe ee Magaalada Burco, kuwaasi oo ay tiradoodu dhan tahay 13 Maxaabis, oo laga Soo Qabtay Maleeshiyadii ka soo jeeday Deegaanka Buuhoodle. Deegaamadii ay shalay ka dhaceen Dagaaladu ayaa maanta degan oo aanay wax dagaal ahi ka dhicin marka laga reebo Madaafiic salaadii hore ee Saaka laysku riday balse aan si soconin, waxaanay wararku sheegayaan in ilaa xalay ay deegaankaasi ku sii qulqulayaan gurmadyada ciidan eek u sii qulqula halkaasi. Dhinaca kale Magaalada Buuhoodle ayaa waxaa soo gaadhay Masuuliyiin ka socota Maamulka Puthland oo ilaa hada ku sugan, waxaanay wararka ka imanaya halkaasi ay sheegayaan in xaalada deegaankaasi kacsan tahay kana socdaan abaabul dagaal. Si kastaba ha ahaatee dagaalkan shalay dhacay deegaanka Kalshaale ayaa ahaa kii ugu cuslaa ee ka dhaca halkaasi kaasi oo sababay dhimasho iyo dhaawac ilaa hadana ma jirto cid ku hawlan wanwaan colaadeed oo ka dhacda halkaasi balse waxa ka socda abaabul dagaal oo xoogan.
-
The irony they are complaining now when they first attacked the sland army. And now moaning when things got heated. You know what they say if you can't handle the heat get out of the kitchen.
-
SSC Rebels Attack Somaliland Military Base at Kalshaale
Saalax replied to Jacaylbaro's topic in Politics
Taleexi. Maxan "inshallah" uu kaga reebeeye? whoever attacked the innocent people in qorilugud and now the army. Shall pay. Inshallah.