Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,388
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. Excellent. The pirate ninnies must be biting their fingers, for there is no Garowe village to be the capital.
  2. Xaaji Xunjuf;783453 wrote: Calacaal badanida niyo sidi habar dhali weyday oo kale baad u sheekeneysa kkkkkk.
  3. Somalina;783172 wrote: Aden Adde, Abdullahi Isse, Xaji Barako, Sheikh Cali Jimcaale , Saqaawadiin, Ismaciil Jimcaale, Wardhiigley, Sheikh Xasan Barsane, General Dau'd, Gololey, Bacadle, Abdulle Raage, Cali Ameriko, Sheikh Sharif and many more. Excellent.
  4. Somalina in due time there should be a taallo in Mogadishu honouring Mujahiid Cali Wardhiigley and other USC liberty fighters who liberated Koonfuria from the talons of totalitarianism.
  5. Mujaahid Maxamed Xuseen Jagac Oo Dhagax-dhigay Taallo Lagu Xusaayo Alle Ha U Naxariistee Suldaan Maxamed Suldaan Faarax (Hadhwanaagnews) Tuesday, January 31, 2012 Hargeysa(HWN):-Mujaahid Maxamed Xuseen Muxumed (Jagac), ayaa maanta dhagax dhigay taallo lagu Xusaayo Alle ha u naxariistee Suldaan Maxamed Suldaan Faarax oo mid ahaa Sandaladaha ugu faca-weyn Somaliland. Hargeysa(HWN):-Mujaahid Maxamed Xuseen Muxumed (Jagac), ayaa maanta dhagax dhigay taallo lagu Xusaayo Alle ha u naxariistee Suldaan Maxamed Suldaan Faarax oo mid ahaa Sandaladaha ugu faca-weyn Somaliland. Alle ha naxariistee Suldaan Maxamed Suldaan Faarax oo taalladan loogu magac-baxay waxa uu hormuud u ahaa, isla markaana ahaa Suldaankii ugu horeeyey ee ka dhiidhiyey tacadiyadii ay Xukuumadii Kalitaliska ahayd ee Siyaad Barre ku haysay Shacabka reer Somaliland, waxaanu wakhtigaas noqday Suldaankii ugu horeeyey ee ka mid noqda Ururkii dhaqdhaqaaqa halgankii lagu xoreeyey Somaliland ee SNM. Sidoo kale, Alle ha u naxariistee Suldaan Maxamed Suldaan Faarax waxa uu ka mid ahaa Guurtidii Somaliland wakhtigii halganka lagu jirey, waxaanu ka qayb-qaatay, isla markaana uu kaalin weyn kaga jirey bundhigii Qarannimada Somaliland, isagoo ahaa Suldaankii ugu horeeyey ee beeshiisu wareejiso hubka, wakhtigaas oo uu dalka Madaxweyne ka ahaa Alle ha u naxariistee Marxuum Maxamed X. Ibraahim Cigaal, iyadoo talaabadaas uu Suldaanku beeshiisa hubka kaga dhigay-na ay hormuud u noqotay in Somaliland qoto qaran jira 21aad Sanadood. Alle ha u naxariistee Suldaan Maxamed Suldaan Faarax waxa kale oo xusid mudan waxyaabaha lagu xasuusto inuu ahaa Weeyeel jecel nabadgelyada iyo Wada noolaanshaha ummadda reer Somaliland, isagoo waayo-aragnimo buuxda u lahaa dhaqannada iyo deegaanada ay ku nool yihiin Ummada Reer Somaliland, waxaanu tiir dhexaad u ahaa bahda Dhaqanka ee Somaliland. Cabdiqani Asporo Hadhwanaagnews/Office Hargeysa/Somaliland
  6. Somalina;782932 wrote: @Jidbaale. C'mon Khadar! you can do better than that.
  7. Pirates jailing their own Pirates not difficult.
  8. Somalina;782684 wrote: 6 rotating presidents?
  9. Xaaji Xunjuf;782461 wrote: What first they wanted to defeat Somaliland with poorly written articles and now they want to shoot us with their Music instruments all the way from Minneapolis
  10. Xaaji Xunjuf;782333 wrote: Gabiley Borama twin cities they need to work together. Indeed.
  11. Xaaji Xunjuf;782422 wrote: Where booty shakers will wrap themselves with the Somalia flag and that will miraculously unite Somalia in the twin cities really:D kkkkkkk.
  12. NGONGE;782383 wrote: Breaking News ..Hargeisa just decided to break away from SL!
  13. kingofkings;782029 wrote: own alphabet. Osmania alphabet belongs to the future Museum of Garowe village.
  14. Xaaji Xunjuf;782017 wrote: As i said before keep it in the museum kkkkkkkkkkkkkk.
  15. Abdul;781989 wrote: i dont think we need xabashi help. Unshackle the doe that is Lasanod then.
  16. peasant;781985 wrote: If Hargaysa does not get it's acts together, who knows it might even lose the second capital spot to Garowe! Hargeysa is the capital of Somaliland. It's being advanced by it's inhabitants per diem.
  17. Somalina;781950 wrote: 50% baad helaysaan, wax aan isla cuno ceeb ma ahan dee ogow. 50/50 Hargeysa/Mogadishu, it's win win for the parties involved. :D On our side that is better than sharing with the Garowe clan enclave.
  18. The only person in shock will be the Pirate ninny Faroole who was fantasizing about the capital of Somalia being moved to Garowe village.
  19. Somalina;781944 wrote: Keep up the great work. We will inshallah. Xaaji Xunjuf;781933 wrote: Road constructions underway we are now busy with the bridges soon people will have a road that connects hargeysa with burco straight instead of going through berbera.Well done the people of Somaliland. Indeed.
  20. Xaaji Xunjuf;781929 wrote: Well done Somcable will create lots of jobs in the Somaliland republic. Indeed.
  21. Eng Faarax Xuseen oo faah faahin ka bixiyey Jidka uu gacanta ku hayo ee ee Isku Xidhi Doona Burco, Oodweyne iyo Hargeysa+Sawiro.
  22. http://oodweynenews.com/news/140522-shirkadda-somcable-oo-maanta-hargeysa-ka-bilawday-qodista-meelihii-la-dhigayay-xadhiga-cable-ka-dhegaysi-sawiro.html