-
Content Count
10,388 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
24
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Saalax
-
Gaacuur the SNM is a force to reckon with, that is why your head of states are keep apologizing. Garaad Bari;784247 wrote: Saalax keep hallucinating, the fact is that the 20 years of madness and hallucination is coming to an end and you will be subjugated move with the bigger masses as usual. As being said previously LAANGAAB is always LAANGAAB! kkkk i must have hit a nerve to remind you of the small disgruntled group who reside in eastern Sanaag and have no minister in the Koonfuria government you love.
-
Gaacuur;784190 wrote: - Qaladaadka aad sheegeyso ma reer Woqooyi-galbeed oo kaliya ayaa loo geystay? mise Soomaalida oo dhan ayaa reer walba dhib loo geystay 21 sano ee lasoo dhaafay? His your head of state go ask him why he only apologized to Somaliland. End point, there is no unity between Somaliland Somalia.
-
Xaaji Xunjuf;784191 wrote: Somaliland and Somalia union was dissolved 21 years ago there is no union there are no relations between Somaliland and Somalia. Those are facts you have to deal with it if not gaacuur needs to visit Somaliland and he will see how he will be treated as a foreigner from another country. Indeed.
-
If Somalia is supposely in a reunion with Somaliland or are united. Why are they saying sorry and other nonsense to Somaliland? that is not how people who are in a reunion speak. President Sharif says sorry to Somaliland for the past “mistakes” http://www.bar-kulan.com/2012/02/01/president-sharif-says-sorry-to-somaliland-for-the-past-%E2%80%9Cmistakes%E2%80%9D/
-
Siyaasigii Hoggaaminaayay Fidnadii Khaatumo Seeg Cali Khaliif Galaydh Oo Wali Ku Jira Gacanta Dawladda itoobiya Wararkuna Shegayaan Inuu Sirdoonka Dalkaas u Xidhanyahay. (Hadhwanaagnews) Thursday, February 02, 2012 (HNW) Siyaasiga ay ku suntan tahay fidnidii Khaatumo Seeg, Cali Khaliif Galaydh, ayay isa soo tarayaan wararkii shegaayay in Sirdoonka dawladda Federaalka Itoobiya (HNW) Siyaasiga ay ku suntan tahay fidnidii Khaatumo Seeg, Cali Khaliif Galaydh, ayay isa soo tarayaan wararkii shegaayay in Sirdoonka dawladda Federaalka Itoobiya ka qabteen Magaalada Jigjiga isla markaana u taxabeen Xabsi ku yaala magaaladda Addis Ababa. Shabakadda caalamiga ah ee Hadhwanaagnews oo caawa la xidhiidhay dad ku sugan Magaalada caasimadda u ah Itoobiya, ayaa noo xaqiijiyay in aanay ila hadda haynin meel uu ku suganyahay Mr. Cali Khaliif, waxay inatas ku darayaan wararka aanu helaynaa in siyaasigani uu wali ku jiro gacanta dawladda Itoobiya. Siyaasigii Hoggaaminaayay Fidnadii Khaatumo Seeg Cali Khaliif Galaydh, Oo Fidnadii uu waday isagii haligtay Dhinaca kale xubnihii la socday Mr. Galaydh wakhtigii ay ku sugnayeen Magaaladda caasimadda u ah ismaamulka Kililka shanaad ee Jigjiga oo ka koobna Qurbajoog iyo xubno Madax dhaqameed ah ayaan ilaa hadda yana la ogayn halkay jaan iyo cidhib dhigeen. Dawladda Federaalka Itoobiya ayaa si weyn uga booday hawlaha ammaan daro ee uu mandaqada ka waday Cali Kahliif Galaydh, yadoo sirdoonka Itoobiya ku qabteen falal ay kamid yihiin inuu ku hawlanaa sidii Xuduudaha Itoobiya Iyo Somaliland loogu astayn lahaa qaab qabiil, tasoo dhaawac weyn ku ah jiritaanka iyo midnimada waddanka Itoobiya, sidoo kale wuxuu siyaasigan guur guura ku hawlanaa sidii u ugu qancin lahaa Madaxda maamulka Kililka shanaad gaar ahaan Madaxweynaha Kililka inuu gacan ka siiyo nabad galyo daradda uu ka waday degaanka Buhoodle. Arrimahaas oo dhan ayaa loo sibir saaraya qabashada ay qabteen Sirdoonka waddanka Itoobiya. Waddanka Jamhuuriyadda Somaliland ayaa heshiis xagga ammaan ka ah la gashay Waddanka Itoobiya, ka soo ah in laga wada shaqeeyo ammaanka mandaqada. Cali Khaliif Galaydh ayaa lagu tilmaan sadaa siyaasi guur guru badan, sidoo kale Mr. Galaydh oo hore Ra´isal wasaare uga noqday dawladdii fashilantay ee Cabdi Qaasim ayaa lagu tilmaama in aan wax faaiido ah usoo kordhin degaanka uu dhalasho ahaan ka soo jeedo mudaddii uu xilalka hay, balse iska daayo uu caan ku ahaa inuu ka khasaafo dadkaas, halka maanta oo uu joogo cimiri ay ahayd inuu Khaatumada Khayr ku raadiyo layimi arrin Khaatumo Seeg ku ah isaga iyo shacabkii masakiinta ah ee u dabka ku dhex tuuray, tasoo hadda inkaartii ka dhacday uu danbarsanaayo. Hadhwanaagnews. Office.
-
“Ma Aha Ujeedadayadu Inaanu Isu Keeno Somalia Iyo Somaliland, Waxaanu Og Nahay Dareenka Shacbiga Somaliland, Weftigu Ka Mid Noqon Maayaan Wefdiga TFG-da” Chris Allan Hargeysa (Ramaas) Feb 2,2012 – Garabka Axmed Yuusuf Yaasiin ee xisbiga Mucaaradka ah ee UDUB ayaa soo bandhigay qoraal ay sheegeen in safiir ku xigeenka dawlada Ingiriiska u fadhiya Addis-Ababa uu shalay u gudbiyey ka dib markii uu shalay safar ku yimid Hargeysa. Qoraalkan oo ay sheegeen ka hor inta aanu u gudbin inuu u akhriyey ayaa si fiican u faahfaahinaya shirka London loogu qabanayo kooxaha Soomalida. Qoraalkan oo ay soo raaciyeen War-saxaafadeed ay ku taageereen in Somaliland ka qayb-gasho shirka London ayaa u dhignaa sidan “Waxa raiisal wasaaraha Dawladda Ingiriisku marti gelinayaa shirka loo qaban doono Somalia Bisha Febraayo 23 2012 laguna qaban doono magaalada London. Ujeedooyinka shirkuna waa sida soo socota. 1.Dawladda Ingiriisku waxay aragtay fursad lagu heshiisiin karo Somalia oo aanay Somaliland ka mid ahayn 2. In shirkani khaas u yahay Gobolada dhexe iyo Koonfurta Somalia. 3. Ma aha ujeedadayadu inaanu isu keeno Somalia iyo Somaliland. 4.Waxa lagaga wada hadlayaa arrimaha nabad gelyada ee gobolka, oo ay ka mid yihiin; Argagixisada, Budhcad badeeda iyo nabad gelyada gobolka geeska Afrika. 5. Waxa kale oo lagaga hadlayaa arrimaha baniaadanimada, horumarka iyo ka hor taga abaaraha. 6.Waxa kale oo lagaga hadlayaa sida ugu haboon ee loo hagaajin lahaa taageerida iyo horumarinta Somalia 7. Sida beesha Caalamku isaga kaashan lahayd Taageerada iyo horumarka Somalia 8 . Somaliland qayb kma aha geedi socodka siyaasadeed ee Somalia, 9. Waxanu danaynaynaa in Somaliland ka hesho taagero horumarineed, la dagaalanka argixisada, dhismaha dawlad wanaaga iyo sidii nabad galyada iyo deganaanshaha salka loogu adkayn lahaa. 10 . In laga barto habkii ay u martay nabadeynta, dib u heshiisiinta iyo dhismaha dawladnimada. 11. Waxay fursad u tahay madaxweynaha Somaliland inuu la kulmo 50 dawladood madaxwweynayaashooda, kalana hadlo qadiyada Somaliland. Maqaamka Somaliland ee shirka: Waxanu og nahay dareenka shacbiga Somalilanduu ka qabo ka qayb galka shirka iyo arrimha gooni isu taagoodaba, sidaa awgeed: 12. Ka mid noqon maayaan wafdiga TFG ee Somalia 13.Waxanu u xaqiijinay Somaliland inaanay gorgortan ka galeyn mustaqbalkooda iyo rabitaankooda waxii ay doonayaan. 14. Somaliland ka dhex muuqan mayso dawlad goboleedyada Somalia iyo TFG midkoodna. 15. Waxay Somaliland ka mid noqon doontaa 50 dawladood oo ka soo qayb gelaya shirka, waxayna lee dahay maqaam la mid ah dawladaha kale ee shirka lagu casuumay.” Ramaasnews Desk Hargeisa
-
http://maritimesecurity.asia/free-2/piracy-2/italy-asks-somali-pms-help-in-freeing-ship/
-
Good to see Pirates consider Lowyacadde Awdal as part of Somaliland. We shall guard it from the Djiboutians.
-
The Hermet;784022 wrote: hahahaha....Bonjourno prime minister pirate.....we have a few of your pirates...they abducted our people....please help us....before we send in marioooo....:cool: kk.
-
Somalia: Italy asks Somali PM’s help in freeing ship Rome – Italian Prime Minister Mario Monti on Wednesday asked his Somali counterpart Abdiweli Mohamed Ali for help in freeing an Italian ship hijacked by pirates in December with 18 crew members on board. Monti asked Ali at a meeting in Rome “to do everything in his power” to liberate the Enrico Ievoli cargo ship, which has six Italians, five Ukrainians and seven Indians on board, the government said in a statement. Ali assured Monti “of his personal engagement in aiding the liberation of the Italian ship and its crew, underscoring his government’s strong commitment to preventing the scourge of piracy,” the statement said. The ship, which was carrying 15 750 tons of caustic soda from the United Arab Emirates to the Mediterranean, was boarded by pirates on December 27 off the coast of Oman, just days after another Italian vessel was released. The same ship had already been attacked by pirates in 2006 off Yemen. A total of three hijacked Italian vessels were freed from Somali pirates in November and December 2011, two of them reportedly following ransom payments. The Savina Caylyn, an oil tanker with five Italians and 17 Indians on board, was freed on December 21 after more than 10 months in captivity. The foreign ministry denied the government had paid any ransom and said the liberation was the result of “constant pressure” on Somali authorities. In November, the Rosalia D’Amato cargo ship with a crew of 21 was also released after seven months in the hands of Somali pirates. Also in November, British and US commandos freed another Italian vessel, the Montecristo, with seven Italians, 10 Ukrainians and six Indians on board. Source: AFP
-
http://oodweynenews.com/news/141590-sirdoonka-itoobiya-oo-xabsiga-dhigay-siyaasiga-guur-guurka-badan-ee-cali-khaliif-galaydh-iyo-kooxdii-khaatumo-ee-uu-hogaaminayay-oo-firxadkii-midba-meel-ka-dhacay.html
-
I see no dough but a former Taxi driver fantasizing about a desert village Garowe being a national capital kkk.
-
Abshir Boyah i shall leave you to it for now for clearly you have lost your marbles. If horses were wishes beggars would ride and i think that is the moral of the story for Puntland and it's many Pirate ninnies present in SOL.
-
Somalia what is your take on this. Why do you feel the need to project your Pirate lowliness complex and ill feelings to the progressive thread. Exhibt A. Somalia;783895 wrote: his people destroyed, lucky boy ain't he.
-
That is the speak of the Pirate anxiety of witnessing Mogadishu get stronger. How would you explain Pirate ninnies spewing their deep seated hatred and lowliness complex on Koonfuria improvement associated threads?
-
I comprehend the pirate ninnies have been reduced to copy and paste kkkk. Pirate leader Faroole should know Garowe village won't be a capital for Somalia. Somalina;783910 wrote: Cusmaano, go pickup a book. kk.