-
Content Count
10,388 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
24
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Saalax
-
Madaxweyne Shariif : Galmudug Waan In Aad Naga Ogolaataan Garoonka Diyaaradaha Gaalkacyo In Loo Bixiyay C/llahi Yuusuf Axmed Xuquuqda Qoraalada, sawirada iyo warbixin kasta waxay gaar u tahay Raxanreeb.com (RBC Radio). Lama adeegsan karo, dib looma daabici karo, lama baahin karo ama kambayuutar laguma keydsan karo si toos ah iyo si dadban intuba, haddii aan fasax laga heysan maamulka Raxanreeb.com (RBC Radio). Fadlan hana xadin Gaalkacyo (RBC) Munaasabad maanta ka dhacday koonfurta magaalada Gaalkacyo oo uu ka arrimiyo maamulka Galmudug, ayaa waxa ka qeybgalay madaxda dowaldda KMG ah Soomaaliya. Munaasabada oo ummuuqaatay, mid lago soo dhaweynaayo madaxda KMG ah oo hadda ku sugan magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug,ayaa waxa soo qaban qaabiyay maamulka Galmudug, Waxa uu ugu horeyn munaasabada ka hadlay madaxweynaha Maamulka Galmudug, Maxamed Axmed Caalin, wuxuuna sheegay in sharaf u tahay in ay soo booqdaan madaxda DKMG ah magaalada Gaalkacyo. Inta ka dib waxa ka hadlay madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, isagoo ugu horeyn sheegay in ay aad ugu faraxsan yihiin sida loogu soo dhaweeyay magaalada Gaalkacyo dhinaceeda koonfureed. Madaxweyne Shariif ayaa soo hadal qaaday, in ay jeclaan lahaayeen in la isku furo magaalada Gaalkacyo, oo hadda uu ka arrimiyo labo maamul, wuxuu kaloo sheegay madaxwyenaha in ay dadka ku nool deeganada Galmudug ay la qaataan qorshaha ku aadan in Garoonka diyaaradaha Gaalkacyo loo bixiyo marxuum C/llahi Yuusuf Axmed oo shaley lagu aasay meel duleedka ka ah, garoonka diyaaradaha Gaalkacyo. Madaxweynaha waxa uu yiri :” Annaga waxa aan jeclaan lahayn in Garoonkan uu noqdoo garoon caalami, oo Soomaali oo dhan uu ka dhexeeyo, in kastoo hadda uu yahay mid qabiil iyo maamul gobaleed.” Madaxweynaha ayaa sheegay in ay taageersan yihiin, maamulka Galmudug, oo ka arrimiya gobalada dhexe ee dalka Soomaaliya. Sidoo kale waxa ka hadlay goobta ra’iisal wasaaraha Soomaaliya C/weli Maxamed Cali Gaas, wuxuu sheegay in ay u mahadcelinaayaan maamulka Galmudug sida wanaagsan oo ay u soo dhoweyeen wafdiga DKMG ah ee ku sugan Gaalkacyo. Munaasabadii Logu Soo dhoweynayay Mas’uuliyiinta Dowladda Oo Soo gaba’gaboowday Waxa munaasabada waxa goob ka ahaa xubno katirsan golaha wasiirada, guddoomiyaha maxkamadda sare, xildhibaano, Mas’uuliyiinta maamul goboleedka Galmudug, iyo dadka ku dhaqan koonfurta Gaalkayco. Wafdiga madaxweynaha ayaa ilaa shaley ku sugnaa magaalada Gaalkacyo, ka dib markii ay ka qeygaleen aaskii madaxweynihii horre Soomaaliya, Cabdulaahu Yuusuf Axmed oo dhawaan ku dhintay dalka isu-taga imaaraadka Carabta 23-kii bishan. Munaasabada oo lagu qabtay Hotelka Inbaasa oo kuyaal koonfurta magaaladda Gaalkacyo, ayaa waxa markii ay soo dhamaaday, wafdiga dowlads ay u sii gudbeeyn dhinaca waqooyiga Gaalkacyo oo uu ka furmaayo maanta galinka dambe shirka Habraaca marxalada kala guurka ee ay saxiixeyn lixda saxiixayaasha. RBC Radio ——————- Xafiiska Wararka Gaalkacyo
-
Mukulaalow;809368 wrote: The is the weirdest place to take a constitution referendum. it seems the Puntland guys smuggled into a shop, bought some Sprite and Jeema from the keeper, got some photos shots, then job done. Referendum in Boocame..
-
http://www.youtube.com/watch?feature=player_embedded&v=0EI5K54cMx4" frameborder="0" allowfullscreen> http://horufadhi.com/2012/03/25/banaanbaxyo-ruxay-boocame-iyo-buurawadal-oo-ka-dhan-ah-maamulka-firdhiye-shacabka-oo-muujiyey-rabitaankooda-daawo-video/
-
Banaanbaxyo Ruxay Boocame Iyo Buurawadal oo Ka Dhan ah Maamulka Firdhiye & Shacabka oo muujiyey Rabitaankooda (Daawo Video} Magaalooyinka Boocame iyo Buurwadal ayaa waxaa ka qarxay dibadbaxyo baaxadwayn oo lagaga soo horjeedo calool ushaqaystaaal laga soo diray magaalada garoowe kuwaas oo si dhuumasho ah kusoo galay deegaanada Maamulka Khaatumo State . . Banaanbaxan maanta kadhacay ayaa waxa uu qayb kanoqonayaa banaan baxyo kale oo kadhacay magaalooyin kale oo katirsan deeganada Maamulka Khaatumo state kuwaas oo shacabku ku muujinaayaan dereenkooda. . Inkastoo shacabka deeganada Khaatumo State ay muujieyeen dareenkooda ayaa hadana waxaa weli iska dhega maraya maamulada hareeraha ee dhibaatada xoogan ku hayey Deegaanada Khaatumo State. Horufadhi News Online
-
http://www.raxanreeb.com/2012/03/madaxweynaha-puntland-oo-ku-dhawaaqay-in-meydka-claahi-yuusuf-lagu-aasi-doono-garowe/
-
AUN Madaxweynaha Puntland oo Ku Dhawaaqay in Meydka C/laahi Yuusuf Lagu Aasi Doono Garowe Garowe (RBC) Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa galabta shaaca ka qaaday in meydka madaxweynihii hore ee Soomaaliya Col. C/laahi Yuusuf Axmed lagu aasi doono magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland. C/raxmaan Faroole oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garowe isagoo ay wehliyaan qaar ka mid ah golaha wasiirada Puntland ayaa sheegay in aas qaran loo sameynayo Allah ha u naxariistee C/laahi Yuusuf Axmed. Madaxweynaha Puntland wuxuu kaloo uu sheegay in calanka hoos loo dhigi doono mudo saddex maalmood ah, iyadoo aas ballaarana uu ka dhacayo Puntland beryaha soo socda. Hadalka madaxweynaha Puntland ayaa soobaxay iyadoo Madaxweynaha DKMG Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed uu magacaabay guddi qaran oo aaska madaxweyne C/laahi Yuusuf diyaariya. DKMG Waxay shaacisay in aaska madaxweyne Yuusuf uu ka dhacayo Muqdisho maalinta beritana laga soo dejin doono garoonka diyaaradaha Muqdisho. Allah ha u naxariistee madaxweyne Yuusuf wuxuu xalay ku geeriyooday dalka Imaaraadka Carabta waxaana ehelada ay sheegeen in Soomaaliya loo duulin doono saacadaha soo socda. RBC Radio
-
Xukuumadda Oo Siidaysay Odayaal Muddo Todobaad Ka Badan Laascaanood Ugu Xidhnaa Eedaymo La Xidhiidha Inay Ka Dambeeyeen Gaadiid Dagaal Oo Ciidamada Lagala Baxsaday. Laascaanood (Ramaas) Mar 22,2012 – Xukuumadda Somaliland ayaa siiday odayaal muddo todobaad ka badan ku xidhnaa Magaaladda Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, kuwaasi oo lagu eedeeyay inay ka dambeeyeen gaadiid ciidanka qaranka lagala baxsaday. Odayaashan oo tiradoodu ahayd 7, ayaa waxa laga siidaayey xasbiga Magaaladda Laascaanood, iyadda oo wakhtigii ay xidhnaayeen lagu sameeyay baadhitaano la xidhiidha inay lug ku lahaayeen laba gaadiidka dagaalka ah oo todobaadkii hore lagala goostay ciidamada qaranka ee fadhiisinka ku leh duleedka Laascaanood. Odayaashan oo qaarkood warbaahinta la hadleen ayaa sheegay in maamulka gobolka Sool uu iska xidhay isaga oo aan ku hayn cadayn muujinaysa inay dadkii gaadiidka la baxsaday ku dhiiri-galiyeen falkaasi. Siidaynta odayaashan ayaa waxa waan-waan ka galay Madax-dhaqameedka gobolka Sool qaarkood, kuwaasi oo maalmihii u dambeeyay kulamo la lahaa badhasaabka gobolka Sool Maxamed Maxamuud Cali (Jeeni-yare) iyo masuuliyiinta kale ee gobolka Sool, kulamadaasi oo lagu doonayey in lagu siidaayo odayaashan maanta la siidaayay. Maamulka gobolka Sool ayaan ilaa hadda ka hadal siidaynta odayaashan xoriyadoodii loo soo celiyey, balse dhowr jeer aanu isku daynay inaanu la xidhiidhno badhasaabka Sool ayaanay noo suurto-galin. Ramaasnews Desk Hargeisa
-
Qandalawi stop trying to inject Somaliland into everywhere. The map is from a undp site and has nothing to do with us. http://www.so.undp.org/census/maps/sanaag.php
-
The text labels of Bosaso aside this map is more correct than the one you posted that clearly left out portions of western Sanaag.
-
xiinfaniin defend your people from Faroole who is killing them in Galgala intaadan rag kale afka kuso taagiin.
-
Some portions of western Sanaag are not visible in the Map you posted.
-
ONLF Statement: Gashamo Massacre Monday, 19 March 2012 13:10 ****** Online Ethiopian Army controlled Special police massacre civilian in ******The so-called Liyu Police in ****** has burned the villages of Galka-boodo-libaah, Dhoobo Guduud, Raqda and Adaada, killing many villagers and destroying property in Gashamo district of Degahbur region in ****** in March 16, 2012. This same group conducted such a massacre in Gunagado and Garbo districts last month. Such action has been a common occurrence for the last three years. The Liyu police is a bandit paramilitary force trained, armed and funded by the Ethiopian government through aid provided by the international community to Ethiopia. The Ethiopian government formed this depraved militia in order to supplant Ethiopian army pogrom in ****** and disown Ethiopian Army genocide in ******. ONLF strongly condemns this vile and cowardly act and calls upon the international community, specifically the UN, to take immediate action investigating the continuous atrocities committed by the Ethiopian Army and its paramilitary forces and sanctioned by the Ethiopian regime in Addis Ababa. ONLF calls upon the people in ****** to avoid falling into petty tribal sentiments intended to divide and rule the Somali people in ****** and divert attention from the colonial rule of Ethiopia.
-
Weak attempt at using paint drawing by Khaatumo Seeg.
-
http://www.qarannews.com/index.php?option=com_content&task=view&id=13060&Itemid=59
-
Attack On Villages By Police Force From The Ethiopian Fifth Province Mar 18, 2012 at 06:54 AM Hargeisa(Qarannews):- A contingent from a New police (LIYUU) force attacked five villages in the Ethiopian fifth province inhabited by Somalilanders, predominantly from the Gashaamo community. According to eyewitnesses, the attacking force consisted of at least 20 technicals vehicles and close to 2500 soldiers. One of the villages, Raqda Hersi Hamakow, saw some of the fiercest clashes between the LIYUU police and the local inhabitants which resulted in loss of life on both sides. Our source confirm that at least 9 police soldiers were killed in the clashes and two people from the local villagers lost their lives, with four others seriously wounded. As the result of these clashes, the LIYUU police force launched retaliatory attacks on the villages of Adaada, Galka Gondo-Libah and other habitats whilst local residents were buys tending their livestock and going about their daily business. As the result of the attack by the LIYUU police force from the Somali State of Ethiopia, several women and children were wounded. According to our sources, the residents of the villages which came under attack from LIYUU police force were able mount counter attacks and subsequently forced the LIYUU police force to flee back towards the town of Jig'Jiga. There has been recent conflicts between the residents of the Ethiopian Fifth province, mainly between the Degahbur/Qorahay community under the disguise of Liyuu Police militia and the Gashaamo community. These conflicts have led to intervention by the forces under contract from the Ethiopian Federal Government, in particular the new police. The new police have been engaged in systematic attacks on the villages in the region, and have acted as an hindrance to peace between the different communities living there. This is not the first time that such actions have taken place against predominantly Somaliland communities in the Hawd areas of the Fifth province, and it is time that the Ethiopian Federal Government took action against these rogue elements operating under its auspices.
-
-
Erigavo gets a share of the aid destined for Somaliland. Somaliland:the launching of somaliland water infrastructure $28million programme for four cities Hargeysa (Somaliland.Org)- M adaxweyne Ku xigeenka Somaliland Md. C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaacii (Saylici) ayaa maanta furay mashruuc balaadhan oo la xidhiidha biyo balaadhinta magaalooyinka Hargeysa, Wajaalle, Burco iyo [/b]Ceerigaabo oo ay maal-gelinayso midowga yurub kaasi oo ay ku baxayso 28 Malyan oo Dollar. http://www.somaliland.org/2012/03/06/madaxweyne-ku-xigeenka-somaliland-oo-furay-mashruuc-weyn-oo-lagu-hagaajinayo-biyaha-afar-magaalo/ http://www.somaliland.us/index.php?option=com_content&view=article&id=223:somaliland-eu-approves-275-million-fund-for-drinking-water&catid=1:latest-news&Itemid=18
-
Daawo Odayaal reer Taleexa,Xudun Iyo Boocame Oo Somaliland iyo Siilaanyo ka Codsanaya in Mushaharooyinka uso Fasaxo Ciidamado ka tirsna Dagaankaas Oo Musharki laga joojiyay Posted to the web on Mar 10 Holnews-10/03/2012-Odayaal iyo waxgarad kaso jeeda dagaanka Taleex iyo Xudun iyo ayaa saaka shir jaraaid oo ay ku qateen magalada laascanod ayay kaga hadleen arimo ka tagaan ciida boocame mo ay sheegen in ay beel ahaan kaso jeedan dagamada xudun iyo taleex oo isla markaasi Somaliland mushahrooyinki ciidamadaasi iyo rashiinkii ay siinjirtay ka joojisay isla markaana ciidanki gadooden oo mudo 2 bilooda wax mushahara arkin Odayaashan ayaan baaq culus oo ku aadan arinta ka taagan cidamadaasi waxay fariin ugu direen madaxwaynaha Somaliland axmed maxamed maxuud siilaanyo kaas oo ay kaga codsadeen in uu lacagtasi usoo fasaxo madama ciidanku yahay mid taabacsan somaliland si wayna ugu diyaarsan difaaca ciidan ee dhulka somaliland odayaashan ayaana caashadooda ku muujiyay in joojinta mushahrka ciidanka aysan jirin cid madaxtooyada ogayd lana socotay markaa arintani loo bahan yahay in si deg dega wax looga qato Xiliga odayashani baaqa soo saarayan aya kuso beegmaysa xili beryahanba ay socotay olale lagu diidana Somaliland isla markaana dadka loogu been abuuri jiray inay maamul khaatumo la yiraahdo dhisteen Ciidamadii iyo dadkiina isku mowqif yahiin hase yeeshe arintani waxay dhirbaaxo xun ku tahay dadka iyagu u olalaynayay ka xuubsiibashada maamulka somaliland iyadoo tanina ay ka marakacayso sida loogu kala dhuumanayo maamulka somaliland ee aan marna loo ogaylayn in laga baxo ama laga adkaysto baahi kasto horay loogu qabay sida cadna ee muqaalka filimka aad ka arki donto waxay tani daaha ka qaadaysa in mudadii yarayd ee olalaha khaatumaysani socday hada ay soo afjarmayso hada iyo dana cid kasta gacantoodi sidii cadada ahayd ay fariin ugu dirsan donto madaama riyadi male awaalka ahayd ay soo afjarantay lagana adkaysan wayay wixii looga bartay iyo qadhaabkii laga quudan jiray somaliland in hada uun si cadaana usoo dibad baxday