Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,388
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. Muqdisho,Xildhibaan Ashkir ” Qaraxa Tiyaatarka Waxaa Ka dambeeyey Puntland Waxayna rabeen in ay ku laayan WaxGalka Mogadishu”… Xildhibaan Cabdirisaaq Ashkir “Goobta qaraxu ka dhacayey waxaa filim ka duubayey 10 kaamiro, haddii qof dumar ahi ay qaraxa geysatay maxaa loo waayey muuqaalkeeda ka hor qaraxa.? Waxaa soo baxaya warar kala duwan oo ku saabsan qofkii fuliyey qaraxii 2 cisho ka hor ka dhacay tiyaartarka Qaranka, waxaana Xarakada Alshabaab oo sheegatay qaraxaasi ay sheegeen in qaraxa aaney fulin qof dumar ah, halka saraakiisha dowladdu ay sheegeen in ay fulisay qaraxaasi qof dumar ah. Xildhibaan Cabdirisaaq Ashkir oo ka mid ah baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in qaraxaasi uu ahaa mid ay hubanti tahay in ay wax ka ogaayeen ciidamada nabadsugidda, laguna diyaariyey goobtaasi, cidda ka dambeysana ay tahay Puntland, looguna talogalay in lagu qaarajiyo waxgalka beesha ******. Madaxweynaha shalay markii uu yimid tiyaatarka waan tusnay halkii qaraxa lagu qariyey, ma jirin qof dumar ah oo is qarxisay” ayuu yiri C/risaaq Ashkir, wuxuuna intaa ku daray in ay caado noqotay in mar walba in si xaq darro ah lagu qaarajiyo dad waxgalka ka ah bulshada dhexdeeda, haddana aan dib dambe la isku weydiin, wuxuuna wax lagu qoslo ku tilmaamay Guddi dowladdu u xilsaartay in ay soo baarto ciddii ka dambeysay qaraxaasi, wuxuuna intaa ku daray in todobaad kadib xaaladda qaraxaasi ay halkeeda ku dami doonto oo aaney jirin cid isweydiin doonto. “Baaritaan aan sameynay waxaan ku ogaanay in aysan jirin gabar is qarxisay, sababtuna waxey tahay dadku waa in ay 2 su’aal oo keliya isweydiiyaan, haddii ay gabar is qarxisay maxaa loo waayey muuqaalka gabadha in la helo inta aysan is qarxin, dhammaan filimadii laga duubay munaasabada waa laga arkayey dadkii ka qeybgalay, 10 kaamiro wax ka badan ayaa wax duubayey, safkii qaraxu ka dhacay ma fadhin qof is qarxiyey, qaraxuna wuxuu ahaa mid meesha lagu diyaariyey, su’aasha kale ee isweydiinta mudani waxey tahay maxaa sababay in ay hal mar wada kacaan dhammaan madaxdii fadhisay safka hore, markii uu khudbeynayey C/weli kuraastii hore oo dhan waa la baneeyey taasina waxey keeni kartaa in la is weydiiyo maxaa sababay in ay mar qura wada kacaan.? ayuu yir Xildhibaan Cabdirisaaq Ashkir. Horufadhi News Desk. Horufadhi.com@gmail.com
  2. http://www.ramaasnews.com/index.php/News/News/War-saxaafadeed-Madaxwaynaha-Somaliland-Oo-Guddi-Shan-Xubnood-Ka-Kooban-U-Saaray-Wada-Hadalada-Soomaliya.html
  3. War Deg-deg Ah: Madaxwayne Axmed Siilaanyo Oo Goor Dhawayd Guddi U Magacaabay Wada Hadalada Somaliland Iyo Soomaliya Hargeysa (Ramaas) Apr 7,2012 – Madaxwaynaha Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa guddi u saaray qabanqaabada wada hadalada Somaliland la gali doonto Somaliya. War-saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyadda ayaa lagu sheegay in Madaxwayne Axmed Siilaanyo guddi shan xubnood ka kooban u saaray qaban-qaabada wada hadalada Soomaliya. War-saxaafadeedka Madaxtooyadda oo dhamaystirana waxa uu u dhignaa sidan “Madaxweynaha JSL, Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) isagoo ku qanacsan baahida loo qabo in ay Somaliland, dhineceeda fuliso, Go’aamadii Shirkii Caalamiga ahaa ee London 23 Feberoury 2012, inta ka khusaysa gaar ahaan Qodobka tilmaamaya wada hadalka Somaliland iyo Somaliya, waxaa uu magacaabay Guddi Farsamo oo kooban 5 xubnood kana hawl-gelidoona qaban-qaabada iyo qaabka wada hadalka (Somaliland & Somaliya) kuwaas oo kala ah:- 1. Wasiirka Arrimaha Debeda, Dr Maxamed Cabdilaahi Cumar 2. Wasiirka Arrimaha Gudaha, Maxamed Nuur Caraale (Duur) 3. Wasiirka Hawlaha Guud iyo Gaadiidka, Axmed Cabdi Xaabsade 4. Wasiirka Cadaalada iyo Garsoorka, Xuseen Axmed Caydiid iyo 5. Wasiirka Beeraha, Prof. Faarax Cilmi Maxamuud Gudigani waxay ka qayb-gelidoonaan kulan gogol-xaadha oo ay labada dhinac dhawaan ku yeelan doonaan Magaalada London ee Cariga ingiriiska. ALLAA MAAHD LEH Cabdilaahi Maxamed Daahir Af-hayeenka Madaxtooyada JSL Ramaasnews desk Hargeisa
  4. http://oodweynenews.com/news/159517-sawir-taariikhi-ah-maalintii-snm-lagu-dhawaaqay-06-april-1981.html
  5. 1.Ninka bidix ugu xiga sawirku waa Muj.Maxamed Xaashi Cilmi oo Hargeysa ku nool iminka. 2.Ninka labaad ee ku xiga waa Muj. Axmed Ismaaciil Cabdi (Duqsi) oo allaha u naxariisto Hargeysa ku geeriyooday 1996 kii. 3.Ninka ku xiga ee taagana waa Muj.Cabdi-Salan Yaasin oo Hargeysa ku nool iminka. 4.Ninka ku xiga ee ugu danbeeyana waa Muj. Xasan Aadan Wadadiid oo allaha u naxariisto Hargeysa ku geeriyooday 2005 kii.
  6. http://www.raxanreeb.com/2012/04/daawo-video-yuusuf-indhacade-oo-ka-sheegay-in-dhul-uu-leeyahay-dowladda-ka-bililiqeysatay-lana-siiyey-dalka-turkiga/
  7. Muqdisho (RBC Radio) Gen. Yuusuf Maxamed Siyaad Indhacade ayaa wuxuu sheegay inuu uu yahay General Soomaaliyeed isla marahaantaasna uu sharci daro ku tilmaamay dhul ay bixisay dowlada oo ay dhisi rabto dowlada Turkiga, kaasi oo ku yaala degmada Hodan, wuxuuna sheegay Indhacade in Dhulkaasi uu asagu leeyay isla markaana dowlada aysan bixin Karin dhulkiisa. " frameborder="0" allowfullscreen>
  8. Xaaji Xunjuf;813809 wrote: Good now the rehabilitation process can begin since they were misguided to begin with. Indeed.
  9. http://oodweynenews.com/news/158481-halkan-ka-daawo46maxbuus-iyo-sarkaal-sare-oo-ciidanka-qaranku-ku-soo-qabteen-dagaaladii-u-danbeeyay-ee-sool-iyo-buuhoodle-oo-xalay-saqdii-dhexe-burco-la-soo-gaadhsiiyay.html
  10. The title of your topic should have been comic pirate Faroole thinks his the president of Somaliland. Because the president of Somalia does not have the authority to comment or get get involved on who Siilaanyo chooses in his cabinet.
  11. NGONGE;810571 wrote: ^^ Is Hiiraan online a qoutable source today? Only yesterday you were telling me.....
  12. Written by New Europe: Mar 26, 2012 at 06:59 PM Despite numerous challenges ahead, the country appears as a beacon of stability and development in the region. At times of crisis it is all too easy for people to turn inwards. We have seen it again and again, but as Europe navigates a financial balancing act the decision of the European Parliament’s Committee on Foreign Affairs to discuss the issue of Somaliland this week was both welcome and extremely timely. It came after Admiral Duncan Potts of Operation Atalanta reiterated the need to work with states in the Horn of Africa if gains made in combating piracy were to be secured. My government has been devoting significant resources to this common scourge and my exchange of views with MEPs sends an important message to Somalilanders and Europeans that we are partners in a common endeavour: to bring peace, stability, and prosperity to the Horn of Africa. The London Somalia Conference held on 23 February 2012 demonstrated that this year will be a crucial one for the future of Somalis throughout the Horn of Africa. The mandate of the Transitional Federal Government (TFG) will expire in August 2012 and it is unclear what will, or can, replace it. There has to be recognition from all sides of the achievements that Somaliland has accomplished and their aspiration to be a sovereign state. These reflect the determination of Somalilanders to shape their own future in what has proved an inspiration to many Somalis. But our model is our own, and just as we do not wish to propagate it, so we also do not want to see our success subsumed. In the coming year Somaliland will continue to provide the base for United Nations food distribution operations to Somalia and its security units will provide the local basis for ongoing EUNAVFOR Atalanta and NATO Ocean Shield anti-piracy operations. Local elections will be held throughout Somaliland’s districts, building upon successive polls held since 2003 that have been deemed free and fair by international observers. We will also be moving to diversify our economy and encourage private investment to take full advantage of the €175 million the European Commission is providing to foster economic development in Somaliland. This is imperative as the demands being placed upon Somaliland and its people are growing. Pushed by instability and drought in neighbouring Somalia and drawn by Somaliland’s vibrant economy, thousands of refugees and migrants make their way to the capital, Hargeisa, and other urban centres every year. The military campaigns of Siad Barre flattened cities, devastating Somaliland’s infrastructure, and while mobile networks have spread like a web and international banking services are growing, key provisions such as sanitation and basic utilities are being stretched beyond their original, very limited, capacities. For this reason, and to ensure the tremendous work achieved to date is not squandered, the European Union and its Member States should continue their valuable investment in Somaliland, because every day the dividends are being seen. Business confidence is growing as key names such as Coca-Cola open operations, the diaspora continues its crucial investment in property and trade, and my government continues to push the promulgation of legal codes to encourage and protect investment. But the next step has to be to allow Somaliland formal access to international organisations so that it can obtain credit, allow its exports to be certified according to international standards, and thereby allow its traders the opportunity to realise the true worth of their talents. Like Europe we are facing new realities and possibilities, but between a young country and an old continent I want to build a partnership based on our common outlook and the belief that we must secure for our citizens the future they deserve.
  13. Xukuummada Tababar Uga Furtay 360 Askari Xarunta Ciidamada Ee Degmada Mandheera. Mandheera (Ramaas) Mar, 26, 2012- 360 askari oo cusub, ayaa maanta tababar socon doono afar bilood uga furmay xerada ee ciidamada ee degmada Mandheera oo ka tirsan gobolka Saaxil.kuwaasoo ah arday wax ka baratay dugsiyada sare iyo jaamacadaha dalka. Wasiir ku xigeenka wasaarada arrimaha gudaha Cismaan Garaad Soofe, oo ka hadlay munaasibadii furitaanka tababarka ciidamada cusub, ayaa sheegay in tababarkan uu qayb ka yahay kor u qaadida tayada ciidanka booliska, oo dib u habayn lagu samaynayo, isaga oo sheegay in ay dhalinyarada la xushay in wax badan ku soo kordhin doonaan aqoonta shaqo ee booliska. Waxaana uu sheegay dhalinyarada cusub ee ciidamada la qoray laga soo xulay gobolada iyo degmooyinka dalka, isla markaana ay ka hawlgeli doonaan meelo kala duwan, marka uu layligu u dhamaado afar bilood ka dib, Ku simaha taliyaha ciidanka booliska Somaliland ahna madaxa hawlgalada Cabdilaahi Iimaan Fadal oo isna ka hadlay halkaas, ayaa sheegay in ay askartan cusub ku soo xusheen khibrada aqoon ee ay leeyihiin. Waxaana uu ku dhiirigeliyay in ay shaqada ay ummada u hayaan si wanaagsan u gutaan. Ramaasnews Desk Hargeisa
  14. http://www.raxanreeb.com/2012/03/garoonka-gaalkacyo-oo-leesku-mari-la-yahay-in-loogu-magac-daro-madaxweynihii-hore-ee-soomaaliya-warbixin/
  15. Garoonka Gaalkacyo oo Leesku Mari La Yahay In Loogu Magac Daro Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya (Warbixin) Muqdisho (RBC Radio) Soomaali qilaaf iyo qab qabsi kama dhamaado markasta oo la sameeyo wax wanaag ah ama wax hor mar u muuqda waxaa jira dad ka soo horjeesta waxaana taasi la dhihi karaa waxaa keenay waxyiga lagu jiro. Iskabadaa wanaagee sidoo kale waxaa jira dad ka soo horjeeda xataa in xumaanta leeska raabo ama leeska qaado waxaana waxyaabaha aan ka baranay burburka mudada dheer ragaadiyay wadanka Soomaaliya. Cor. C/laahi Yuusuf Axmed wuxuu ahaa madaxweynihii hore ee wadanka Soomaaliya, sanadku markii uu ahaa 1934 ayay noloshiisa ka soo bilaabatay oo uu dhashay waxayna ku ekaatay oo uu Alle ofsaday 23 bishaan Marso ee sanadka 2012. Waxaa Aas qaran loogu sameeyay Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee Xarunta gobalka Mudug ka dib markii salaada janaasada lagula dukaday magaalada Muqdisho. Madaxweynaha dowlada KMG Soomaaliya iyo Madaxweynaha maamulka Puntland ayaa waxay ku dhawaaqeen in garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacyo loogu magax daray madaxweynihii hore ee Soomaaliya c/laahi Yuusuf Axmed. Markii uu arinkaasi soobaxay ayaa isla markiiba waxaa ka soo horjeesatay maamulka Galmudug oo ka arimiya koofurta magaalada Gaalkacyo kaasi oo sheegay in ay ka soo horjeedaan arintaasi. Madaxweyanaha maamulka Galmudug Maxamed Axmed Caalin ayaa sheegay in garoonka Gaalkacyo Madaxweyne Shariif iyo Madaxweynaha Puntland aysan kaligood iska go’aamin Karin magic loo bixiyo wuxuuna sheegay in maamulka Galmudug uu arinkaasi ka soo horjeedo. Allaha u Naxariisto Madaxweynihii hore ee Soomaaliya wuxuu geeriyooday waana la aasay laakiin madaxweyne kasta iyo dadka maga leh ee Soomaaliyeed waxaa jiray meelo badan oo loogu magic daray. Intii uu Noolaa madaxweyne Yuusuf oo uu waliba haayay xilka madaxtinimo ee wadanka Soomaaliya waxaa geeriyooday madaxweynihii ugu horeeyay Soomaaliya Adan Cabdulle Cismaan Adan Cade kaas oo aas Qaran oo loogu sameeyay uu Ka Qaybgalay madaxweynaha haatan geeriyooday, waxaana sidoo kale dowladii madaxweyne Yuusuf ay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho ugu magacdartay madaxweynihii xiligaasi geeriyooday ee Adan Cabdulle Ciismaan Adan cade. Ugu danbayntii Soomaalidu way khilaaf badan tahay laakiin mar walba khilaafka Soomaalidu wuxuu noqdaa mid aanan lahayn wax natiijo ah oo ka soobaxa. RBC Radio Xafiiska Wararka Muqdisho
  16. http://horseedmedia.net/2012/03/26/shiriif-oo-ku-baaqay-in-gaalkacayo-laysu-furo-iyo-caalim-oo-kasoo-horjeestey-in-garoonka-cabdilaahi-yuusuf-logu-magac-daro/
  17. Shiriif oo ku baaqay in Gaalkacayo laysu furo iyo Caalim oo kasoo horjeestey in Garoonka Cabdilaahi Yuusuf logu magac daro Madaxweynaha dowladda KMG ah ee Soomaaliya oo xiligan ku sugan koonfurta magaalada Gaalkacayo dhinaca uu ka arimiyo maamulka Gal-mudug ayaa sheegay inay lagama maarmaan tahay in la helo isdhexgal buuxa oo ay sameeyaan shacabka maamulada Puntland iyo Gal-mudug. Madaxweynuhu wuxuu ugu baaqay madaxda labada maamul inay xil iska saaraan sidii la isugu furi lahaa labada dhinac arintaas oo uu ku tilmaamay inay tahay mid muhiim ah taas oo loo baahnaa inay timaado mar hore. Mudane Shiriif iyo wefdigiisa oo shalay magaalada Gaalkacayo gaarey si ay uga qayb qaataan aaskii qaran ee loo sameeyey madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa maanta ka qayb galay kulan ay isugu yimaadeen saxiixeyaashii heshiiska Road map-ka. Dhinaca kale madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa kasoo horjeestey go’aankii garoonka magaalada Gaalkacayo loogu magac daray madaxweynihii hore ee Soomaaliya AHN Cabdilaahi Yuusuf Axmed. Wuxuuna sheegay in arintaasi aysan ahayn mid sharci ah madaama aan lagala tashan maamulkiisa isagoo tilmaamay in madaxweyne Shiriif uusan arintaas u madax banaaneyn waa sida uu hadalka u dhigaye. Si kastaba ha ahaatee hadalka soo yeeray Gal-mudug ayaa kusoo beegmaya xilli shalay magaalada Gaalkacacyo aas qaran loogu sameeyey madaxweynihii hore ee Soomaaliya iyadoo madaxda Puntaland iyo DKG ay isku raaceen aaskaas kadib in garoonka Gaalkacayo AHN Cabdilaahi Yuusuf Axmed loogu magic daro. Horseed Media
  18. Madaxweynaha Galmudug oo Diiday in Garoonka Diyaaradaha Magaalada Gaalkacyo Loogu Magacdaro Madaxweynihii Hore Ee Soomaaliya Cabdulaahi Yuusuf Axmed Eedna Dusha Uga Tuuray Madaxweyne shariif. (Hadhwanaagnews) Monday, March 26, 2012 Gaalkacyo(HWN)madaxweynaha Maamul Goboleedka galmudug maxamed axmed caalin ayaa maanta ka soo horjeestay Gaalkacyo(HWN)madaxweynaha Maamul Goboleedka galmudug maxamed axmed caalin ayaa maanta ka soo horjeestay in garoonka diyaaradaha ee Magaalada Gaalkacyo Loogu magacdaro Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cornel cabdulaahi yuusuf axmed Ee Geeriyoday. Waxaa uu sheegay Caalin in Maamulkiisa iyo kan Puntland uu usocday wada hadal ku aadan awood qeybsiga garoonka Magaalada Gaalkacyo uuna yahay mid udhaxeeya labada maamul ee ka dhisan Magaalada Gaalkacyo. sheekh shariif waxaa uu wadaa isku dirka beelaha wada daga Koonfurta iyo waqooyiga Magalada gaalkacyo garoon aan cidna gooni ulahayn ayuu doonayaa in uu siiyo puntland waana qalad in garoonka loogu magac daro cabdulaahi yuusuf oo ka soo jeeda deegaanada puntland maadaama garoonka uu puntalnad kala dhaxeeyo maamulkiisa. Madaxweynaha maamul goboleedka galmudug ayaa ku maqnaa Magaalada Nairobi maalinkii allaah unaxariistee Magaalada Gaalkacyo lagu aasayay madaxweynihii hore Ee Soomaaliya Cabdulaahi Yuusuf axmed iyo markii garoonka loogu magac darayayba. Geesta kale waxaa uu Caalin ka hadlay hadal maanta ka soo yeeray madaxweynaha Soomaaliya shariif sheekh axmed ee ahaa in la isku dhex faro koonfurta iyo waqooyiga Gaalkacyo oo mudooyinkii ugu dambeysay aheyd mid labada maamul aysan isku gudbi karin. shariif waxaa uu ka shaqeynaya wax yaabo aan shaqadiisa aheyn loomana baahno in la isku furo labada dhinac ee ukala qeybsan koonfurta iyo waqooyiga gaalkacyo madaxweyne shariifna waxaan leeyahay faraha kala baxa wayaabaha ka dhaxeyo Puntland iyo galmudug. Si kastaba ha ahaatee maalin ka hor ayay aheyd markii Magaalada Gaalkacyo lagu aasay allaah unaxariistee madaxweynihii hore ee Soomaaliya cabdulaahi yuusuf isla markaana madaxweyne shariif uu garoonka ugu magac daray marxuum cabdulaahi Yuusuf axmed. Xasan maxed ismaaciil Hadhwanaagnews/office Muqdisho
  19. Carafaat;809690 wrote: There should be a compromise possible, Abdullahi Yusuf/Mahamed Farax Aidiid International Airport. Many Airports have multiple names. why not Galkacyo Airport. no need to fight over names. Not bad.
  20. http://www.raxanreeb.com/2012/03/madaxweyne-shariif-galmudug-waan-in-aad-naga-ogolaataan-garoonka-diyaaradaha-gaalkacyo-in-loo-bixiyay-cllahi-yuusuf-axmed/