-
Content Count
10,388 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
24
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Saalax
-
Defeated folks? You mean those who make Khaatumo Seegs and the rest of the defeated lot cry daily and currently hold Las Anod, Xudun etc by the throat? Raila Odinga lost the election by a small margin, he is still a strong contender and has a chance of coming back unlike Mr I fled to Nigeria of the defeated lot (Siad Bare AUN).
-
Madaxweyne Siilaanyo iyo Weftigii uu Hogaaminayey oo dib ugu laabtay London April 29, 2013 Madaxweynaha ayaa intii uu u ku sugnaa qolka marti sharafta ee Heathrow airport salaam sharaf ugu yimid Raysal wasaarihii hore ee Kenya Raila Odinga, oo VIP-da ku sugnaa markaasi. http://www.buraannews.com/buraan/madaxweyne-siilaanyo-iyo-weftigii-uu-hogaaminayey-oo-dib-ugu-laabtay-london/
-
wrote: Raila Odinga Earlier this morning, I met the President of Somaliland H. E Ahmed Mohamed Mohamoud Silanyo at Heathrow Airport in London. https://www.facebook.com/photo.php?fbid=368995233205879&set=a.301602159945187.59474.301058486666221&type=1&theater The pseudo nationalists and defeated lot of Somalia getting mad.
-
Dagaal Hubka Noocyadiisa Kala Duwan La Isku Adeegsaday Oo Maanta Ku Dhex Maray Xeebaha Gobolka Sanaag Ciidamadda Bedda Somaliland Iyo Doonyo Hubaysan Oo Laga Leeyahay Dalka Iran. Ceerigaabo(WNN)Ciidamadda ilaaladda xeebaha Somaliland iyo todoba doonyood oo nooca kalluumaysiga ah oo hubaysan ayaa maanta dagaal qadhaadh ku dhex maray biyaha bedda gobolka Sanaag jasiirado ku teedsan agagaarka degmooyinka Maydh iyo Xiis. Dagaalka ayaa bilaabmay ka dib markii ay ciidamadda ilaalada xeebaha Somaliland ay arkeen doonyahani oo si sharci darro ah uga kalluumaysanaya biyaha bedda Somaliland waxaana goobtaasi ka dhacay iska hor imaad ka dibna doonyahaasi ayaa goobta ka cararay iyadoo ciidanka ilaaladda xeebaha Somaliland ay caydhsadeen isla markaana ay gacanta ku dhigeen laba doonyood oo ka mid ah todobadii. " frameborder="0" allowfullscreen>
-
http://horufadhi.com/2013/04/30/dhagayso-al-shabaab-oo-weerar-culus-ku-qaaday-garoonka-kismaayo-oo-daganyihiin-qaar-kamid-ah-ergada/
-
DHAGAYSO Al-Shabaab oo weerar culus ku qaaday Garoonka Kismaayo oo daganyihiin Qaar kamid ah Ergada Dagaalyahanada Kooxda Al-shabaab ayaa xalay weerar ku qaaday Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Kismaayo halkaasi oo fariisimo ay ku leeyihiin Ciidamadda Kenya ee ku sugan Magaalada Kismaayo, weerarka ayaa dhacay Xalay goor danbe, waxaana ay labada dhinac isku adeegsadeen hubka Noocyadiisa kala duwan. halkan riix oo dhagayso
-
From Mangroves in Zeyla, Extensive farms in Gabiley, forests in Daalo Sanaag, waterfalls, date orchards and water springs in Sanaag and Sahil, . Weclome to natural Somaliland. " frameborder="0" allowfullscreen>
-
It is an article written by a person with no name, a joke intended to take a jab at this sub group. There is no western Burco community that lives in Puntland.
-
Xiinfaniin and Jacpher are feeling neglected like their frustrated uncle Mr Finger.
-
There is nothing to undermine when it doesn't even exist on the ground.
-
Somalia parliament speaker becomes a obstacle to their attempts . Jeweeri oo isbaaro u dhigtay Mooshinkii Heshiiskii Turkiga Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya, ayaa isbaaro fool xun u dhigtay in baarlamaanka la hor keeno mooshin ah heshiiskii beelaha SNM iyo USC ay dhowaan ku heshiiyeen dalka Turkiga oo ahaa Khiyaano Qaran. Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa sheegay in labad Beelood ee SNM iyo USC heshiiskoodii uu qodobka todobaad dhigayey sidan: Halkan Riix Warkan Oo Faahfaahsan http://horufadhi.com/2013/04/24/jeweeri-oo-isbaaro-u-dhigtay-mooshinkii-heshiiskii-turkiga/
-
Jeweeri oo isbaaro u dhigtay Mooshinkii Heshiiskii Turkiga Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya, ayaa isbaaro fool xun u dhigtay in baarlamaanka la hor keeno mooshin ah heshiiskii beelaha SNM iyo USC ay dhowaan ku heshiiyeen dalka Turkiga oo ahaa Khiyaano Qaran. Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa sheegay in labad Beelood ee SNM iyo USC heshiiskoodii uu qodobka todobaad dhigayey sidan: Halkan Riix Warkan Oo Faahfaahsan