Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,388
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. Garaad Salebaan played very well and served his interest. A $100k and a couple of cars to make some talks then disappear back to the city you lived in.The only loser in this is Siilaanyo.
  2. Garaad Saleeban is a staunch Puntlander and everyone in the political circles knows that, it was naive for Siilaanyo to think he could bribe him with cars and cash. It backfired on him big time.
  3. ^ Garaad Saleebaan Garaad Maxamed Oo Gaadiid Somaliland Siisay ku Tagay Garoowe iyo Madaxda Puntland oo soo Dhaweyn Diiran u Sameeyay http://ramaasnews.com/index.php/News/Garaad-Saleebaan-Garaad-Maxamed-Gaadiid-Somaliland-Siisay-ku-Tagay-Garoowe-iyo-Madaxda-Puntland-oo-soo-Dhaweyn-Diiran-u-Sameeyay.html#sthash.3UHCIMCt.dpuf
  4. Garaad Saleebaan Garaad Maxamed Oo Gaadiid Somaliland Siisay ku Tagay Garoowe iyo Madaxda Puntland oo soo Dhaweyn Diiran u Sameeyay Garoowe(Ramaas):-Garaad Saleebaan Garaad Maxamed oo ka mid ah Isimada Gobolka Sool ayaa shalay lagu soo dhaweeyay Magaalada Garoowe ee Caasimada Maamulka Puntland. Garaad Saleeban Maxamed ayaa ka mid ahaa Madaxdhaqameedyada Gobolka, waxaanu dhawaan degmada Xudun ku soo dhaweeyay wefti ka socday Somaliland oo uu hogaaminayay Wasiirka Madaxtooyada Xirsi Cali Xaaji Xasan. Waxaanay ka wada hadleen sidii Garaadku Somaliland ula shaqayn lahaa. Xidhiidhka u dhexeeyay Garaadka iyo Xukuumadda Somaliland, waxa kale oo ka mid ahaa Gaadiid Hargeysa looga diray oo la siiyay iyo wada hadalo hore u dhex maray, waxaana gaadhi Xukuumaddu siisay loogu sii dhiibay wefti uu hogaaminayay Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo muddo ka hor xukuumaddu soo dhaweysay. Garaad Saleebaan Garaad Maxamed waxaa sabtidii shalay Qasriga Madaxtooyada Punland ku qaabilay Madaxweyne Cabdiweli Gaas iyo ku xigeenkiisa Mr Cabdixakiim Camay. “Soo noqoshada garaadka aad baan ugu faraxsanahay sababo badan awgood, waana u baahnayn. wuxuu muhiim u yahay midnimada Puntland iyo arrimo kale oo badan, Garaad Saleebaan mar walba door muhiim ah ayuu kaga jiray Puntland waana udub-dhexaad.” Ayuu Madaxweyne Gaas yidhi. Garaad Saleebaan ayaa isna warbaahinta u sheegay inuu ku faraxsan yahay soo dhawaynta Garoowe loogu sameeyay. Waxa uu sheegay inay arimo badan ka wada hadlayaan Madaxda Puntland “Dadkii Riwaayad baa loo dhisay been baa lagaliyay maamulo aan jirin oo soconaya ayaa loo sheegay Dadkii bur burkaasa ku dhacay ‘’ ayuu Garaadku sheegay. Ramaasnews Garoowe-des - See more at: http://ramaasnews.com/index.php/News/Garaad-Saleebaan-Garaad-Maxamed-Gaadiid-Somaliland-Siisay-ku-Tagay-Garoowe-iyo-Madaxda-Puntland-oo-soo-Dhaweyn-Diiran-u-Sameeyay.html#sthash.3UHCIMCt.dpuf
  5. Siilaanyo gets robbed again. He gave Garaad Salebaan a couple of cars as a way to try and bribe him but failed.
  6. TV-ga Qaranka Somalia iyo Universal oo Barnaamijyada Ciidda ka duubtay Hargeysa iyo Ogaal la’aanta Xukumadda Hargeysa(Ramaas)July-25-2014-Telefiishanka Dawladda Soomaaliya ee SNTV iyo Universal TV ayaa barnaamijyo ku saabsan Ciidda ka duubtay Magaaladda Hargeysa, iyaga oo wariyayaashan oo ka soo duulay Magaalada Muqdisho ay si nabadgalyo ah uga soo dageen garoonka diyaaradaha Hargeysa ee Egal, Waxayna barnaamijyada ku duubeen isla gudaha magaaladda Hargaysa. Labada Telefiishan, ayaa fursad u helay inay wareysiyo la xidhiidha fanka iyo suugaanta Somaliland ka duubaan fanaaniinta xidigaha Geeska ee diwaangashan Wasaaradda warfaafinta, dhaqanka iyo Wacyi-galinta Somaliland. Labadan Tv, ayaa dadka ay wareysteen, waxa ka mid ah kooxda xidigaha Geeska oo uu hormuud u yahay Guddoomiyahooda, Xasan Dhuxul Laab-saalax iyo inta badan fanaaniinta xidigaha Geeska, waxayna wariyayaasha barnaamijyada ay ka sameeyeen Hargeysa ay durba qaarkood ka baahiyeen Telefiishanka Soomaaliya (SNTV). Labada Telefiishan ee Soomaaliya iyo Universal oo si ku xumayn ah barnaamijyadooda Ciidda uga diyaariyey Magaalada Hargeysa, ayaa wariyayaasha barnaamijyadaasi wadaa waxay isticmaalayaan mararka ay barnaamijka gudo galaan ama xidhiidhinayaan weedho ay ka mid yihiin “Daawadayaal, halkani waa Telefiishanka Jamhuuriyadda Soomaaliya oo aad ka daaweynaysaan Magaalada Hargeysa” Arrintan ayaa ceeb weyn ku ah xukuumadda Somaliland, gaar ahaan laanta socdaalka oo ogaan kari waayay xiliga ay soo degayeen iyo Xiliga ay dhoofayeen. iyadoo warar uu wargayska Somalilandtoday helay sheegayaan in ujeeddada ugu weyn ee Telefiishanka Universal ka lahaa duubitaanka barnaamij yadan ay daaranayd inuu indhaha bulshada tuso In aanay shaqaynayn xayiraaddii la saaray. Halka ay Somaliland ceeb iyo fadeexad ku tahay in Telefiishanka Soomaaliya uu Hargaysa ka tabiyo Warbixino uu ku muujinayo in dawladda Soomaaliya ka arrimiso dhulka Somaliland. Xogo dheeraad ah oo la xidhiidha barnaamijyada ay labadan Telefiishan ka duubeen Hargeysa ay ku lamaanaayeen rayi ururin ay si qarsoodi ah uga qaadeen dadweynaha, iyaga oo waydiinayey su’aalo ay ugu muhiimsanaayeen sida ay u arkaan in Somaliland iyo Soomaaliya dib u midoobaan, iyaga oo si gaar ah u bartilmaameedsanayey ashkhaasta aan wacyi-gashanayn ama aan wax badan ka fahamsanayn farriinta Telefiishanku ka qaadayo. Ramaasnews Hargeysa-desk Source-Wargeyska Somalilandtoday - See more at: http://ramaasnews.com/index.php/News/TV-ga-Qaranka-Somalia-iyo-Universal-oo-Barnaamijyada-Ciidda-ka-duubtay-Hargeysa-iyo-Ogaal-laaanta-Xukumadda.html#sthash.9UbmdGAJ.dpuf
  7. He has to go. Nothing good came out of the old man. Today people are armed just outside of Hargeisa. Mr Siilaanyo is very incompetent.
  8. Wasaarada xanaanada xoolaha Somaliland Somaliland ayaa dhawaan sheegtay In Banka Qool Caday la wareegayso kadibna Seerayaal ka dhigayso, Waxayna xukuumada sheegtay inay keenayso Maxjarada Indho Dheero iyo Al Jabiri, tas ayaa daadka deegaanka kaso horjeedsadeen. http://hilaacmedia.com/war/halkan-ka-daawo-banka-qool-caday-oo-ciidan-beeleed-gaadhay-boqolaal-hubaysan-diideen-in-dawladu-faro-galin-ku-samayso-halkan-ka-daawo/ Maleeshiyaad uu diyaar ah inay deegaankooda difaacdan. https://www.youtube.com/watch?v=x9z0KZdWM3M
  9. This is the community native to the area which Siilaanyo and his cronies tried to displace. Waxgaradka iyo Odayaasha degmaada Kalbare
  10. It it is a good opportunity for people to vote him out. Under his reign Somaliland witnessed nothing but conflicts and sowed the seed of division within Somaliland society. He should be held responsible for the killing of peaceful Xaqsoor party supporters.
  11. According to the news about this latest conflict Siilaanyo has hand in this because his supposed representative the minister of the presidential place Hersi is involved in it. They are trying to uproot a community native to the land, which could backfire.
  12. Xiisad Ka Aloosan Baliga Diiriye Aw Guuleed Ee Waqooyiga Burco + Cida Ka Danbeysa iyo Ciidamo Si Gaar Ah Loo Geeyay. Burco-(Qaran-news)-Xiisad xoogan ayaa maalmihii u danbeeyay ka aloosnayd Baliga Diiriye Aw Guuleed oo dhanka Waqooyi ka xiga Magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer ,kaasi oo ka tirsan Degmadda Kalbare. Halkan Sii Akhrii http://www.qarannews.com/?p=49413
  13. Smartlander I would advice you to turn your guns on Kulmiye/Siilaanyo. Gabiley/26 June community are with the opposition parties nowadays.
  14. It is unlikely he will get another term, he lost most of his original support base. The only thing he can attempt is a extension but even that won't be tolerated by the opposition parties. The sooner he goes the better for Somaliland I agree.
  15. Thanks to the incompetence of sadistic rogue Siilaanyo's Gov now the borders Somaliland shares with Djibouti and Ethiopia are closed. They are making Somaliland a pariah state and are undoing all the good relations developed with the neighboring countries over the past decades.
  16. Xidhiidhkii Somaliland Iyo Jaarka Oo Sii Cakirmay Writen by Qaran News | Published: Jul 20th, 2014 Xidhiidhkii Somaliland iyo Jaarka Oo Si Cakirmay Xidhiidhka Somaliland iyo itoobiya ayaa hada gaadhay heerkii ugu xumaa ee abad ina soo mara inta la xasuusan karo, iyadoo shaki wayn oo khuseeya arrimo xaga amaanka ahi uu soo kala dhex-galay labada xukuumadood, waxaanay arrintaasi gaadhay heer in madaxwayne Silaanyo iyo xubno ka tirsana xukuumadiisa dirqi loogu ogolaaday Fiisihii ay dalkaas ku galaayn doorki dhaweed. Asbabta keentay sida la sheegayo in xukuumadda Somaliland ay ka dhago adaygtay codsi xaga itoobiyaka kaga imanayay oo ay ku dalbanayeen in wax laga qabto xubno ku sugan Somaliland oo la tuhunsan yahay inay xidhiidh dhaw la leeyihiin ururada argagixisada isla markaana khatar ku yihiin amaanka labada Wadan iyo guud ahaan ka mandaqadaba !!, iyadoo sida la sheegay ay Wasiiro ka mid ah xukuumadda Silaanyo lafteeda oo xagjirnimo lagu xanto ay ka soo horjeedsadeen in wax talaabo ah laga qaado shakhsiyaadka ay farta ku fiiqeen ee loo tirinayo xaga ururadda mayalka adag, waxana cad in laga dooranayo amniga guud ee dalka dano gaadh ah waana mid na wada galinaysa khatar weyn. Dawladda itoobiya ayaa xidhay dhinaceeda xadka labada dal u dhexeeya oo muddo xidhna, wax war oo xukuumadda itoobiya sheegayso xageeda inay xududa furayso lama hayo moyyane inta oo wasiirka arimaha dibadda ku hadlay oo yidhe waa la furaya xadka, hadaba beentaas waxay cadaanaysa 4 maalmood ka dib wasiiro inuu hadalkaago run noqdo!!, waxa kale oo ay Qunsuliyada itoobiya ee hargeysaa joojisay fiisooyinkii dalkeeda lagu galayey arrimo la xidhiidha xaga nabadgalyadda awgood, iyadoo la sheegay in itoobiya gudaheeda lagu qabqabtey dad dhinaca Somaliland ka soo galay oo doonaya inay falal argagixiso ah ay halkaas ka fuliyaan,taasuna waxay na tusaysa tayo laa’aanta haysata wasaaradda arimiha gudaha iyo laanta socdalkoba !!. iydoo kale xadka Somaliland iyo Djibouti oo isna gabi ahaanba ay xidhay dawladda djibouti ka dib markii la ogaaday in labadii qof ee fuliyey is qarxintii dhawaan ka dhacday djibouti ay dalkaasi ka soo galeen dhinaca Somaliland, taasna waxay ku keentay khaarooyin bulshadda somaliland gaadh ahaan ganacsigi u dhaxeyay labada dal, maanta kastamka loy cado waa mid laga wada yaacay shaqaalihii oo u soo anbabaxay magaaladda hargeysaa, iyadona ay magaaladda saylac ay tahay mid aan xarako la’aan xaga gaadiidka, waana siyaasadd xumida ay keentay xukuumaddan u hogaminayo silaanyo. waxa qosolah dhacdo ku timi wafdigii madaxweyne silaanyo iyaago markaas rabay inay u ambabaxaan adiis ababa isago safar baadhitaan caafimaad ah oo uu ku tagayey magaaladda London iyadoo qurshuhu ahaa inuu maalin ama laba maalmood ku hakado Adis ababa si uu ula kulmo madaxda sare ee itoobiya, hase yeeshee waxa safarkiisa markaas u baaqdey Qunsuliyada itoobiya oo joojisay inay bixiso wax Fiiso ah oo ay siiso dadka reer Somaliland ee u socdaalay dalkeeda iyadoo fulinaysa amaro kaga yimid dawladdeeda dhexe ee itoobiya, laakin mar danbe loo aqblay waana runti fadeexad na tusaysa qabka maanta lala macaamilayo somaliland, dadweynahu waa inay xukuumaddan lala xisaabtamo, marka wasiir naga daa beenta armahaaguna way u cad yihiin bulshadda wax xad la furiyona ma jiro ee qirso fashilka siyasadda arimaha dalka. http://www.qarannews.com/?p=49340
  17. <cite> @Coofle said:</cite> I don't see any bird droppings...I thought that Jaziirada rabshiga was famous for being a resting point for migrating birds. The birds left a considerable droppings that was used as manure....Anyways...I am not sure All of that is just information in my head.. The birds come there certain times of the year not always and they mostly sit at the lower rocks of the island. Some of the Yemenis collect the Guano for use.
  18. <cite> @Khayr said:</cite> Did you reach that Island? Is that you in the pic? Not yet. That is the mayor of Maydh.
  19. The Gabiley/West Hargeisa constituency who were one of the main backers of Kulmiye are slowly escaping from the prison that is Kulmiye in favor of the main opposition party (WADANI) in several meetings being held in Hargeisa this days and this recent meeting held in Imperial hotel .All this meetings have given the already sleepless Siilaanyo more sleepless nights. Sadistic Siilaanyo is getting trapped in his own creation (tribalism) ala the clannish infamous Garadag treaty, You reap what you sow. http://oodweynemedia.com/hargeysa-dhalinyada-subeer-awal-iyo-kuwa-beelaha-habar-yoonis-oo-shirar-u-furmeen/
  20. Sida uu ku Helay Wasiirka Xidhiidhka golayaasha cali xaamud jibriil sida uu ku helay mansabka xilka wasirnimo ee uu mar labaad ku noqday wasiir buuxa isagoo hore u ahaa wasiir ku xigeen waxa uu Caagad ku waabinayaa qof hoos jooga waxaanu ku cel celinayaa
  21. Halkan ka daawo Fadeexad culus oo Madaxweyne Siilaanyo ka raacday dhul uu bixiyey iyo sida wax u dheceen Hargeysa(Aftahannews):- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa fadeexad kala kulmay dhul uu bixiyey oo ku yaalla Shacabka Hargeysa, kaasoo loogu talo-galay in laga dhiso Xarunta Gaadiidka Dab-demiska ah ee magaalada Hargeysa oo ay shalay wada dhagax-dhigeen Wasiirro Xukuumadda ka tirsan iyo Maayerka Caasimadda, ka dib markii ay dad Shacab ahi sheegeen inay dhulkaasi leeyihiin dhagax-dhigga oo socda, isla markaana Xabsiga loo taxaabay ninka sheegay inaanay aqbalayn in dhulkaas la dhiso. Haddaba, Fadeexaddaasi sidii ay u dhacday, sidii ninka Muwaaddinka ah loo xidhay iyo hadallada Wasiirka Maaliyadda Cabdicasiis Samaale iyo Maayerka Caasimadda iyo bixinta Amarka Wasiirka arrimaha gudaha ee Ninkaas lagu xidhay oo dhammaantood muuqaal iyo cod ah ka daawo halkan hoose. http://aftahannews.com/?p=15508
  22. Filim Ka Hadlaya Waxyaabaha Sababay Qaybsanaanta Burco. Maxaa Sababay Kala Qaybsanaanta Galbeed Iyo Bari Ee Magaalada Burco? Barnaamij Gaara (Daawo Video). Burco(Ramaas) – Daawadayaal waxa aanu halkan idiinku soo gudbineynaa cilmi baadhis lagu sameeyey sababaha ka dambeeya in magaalada Burco u kala qaybsanaato labada qaybood ee kala ah Barriga iyo Galbeedka Burco, cilmi baadhistan oo ay filim ka sameeyeen Akademiga nabadda iyo horumarintu ayaa waxa ay waeysiyo kala duwan lala yeelanayaa qaybaha kala duwan ee bulshada ku nool magaaladaa. Haddaba, filimka iyo nuxurka uu soo gudbinayaa waa kan ee daawasho haboon http://ramaasnews.com/index.php/News/Maxaa-Sababay-Kala-Qaybsanaanta-Galbeed-Iyo-Bari-Ee-Magaalada-Burco-Barnaamij-Gaara-Daawo-Video.html#sthash.033px5eK.dpuf