Saalax

Nomad
  • Content Count

    10,388
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    24

Everything posted by Saalax

  1. Now everyone knows, so it is up to the locals to take effective action.
  2. 500,000 tons of beryllium confirmed. http://www.xeegonews.com/siimoodi-500-000-tons-of-beryllium-shan-boqol-oo-kun-oo-tan-oo-macdanta-bayralka-ah-qiimaheedu-waa-3740000000000-oo-loo-akhrin-karo-saddex-taralyan-todaba-boqol-iyo-afartan-bilyan-oo-doolar-m/ Macdan Laga Qodaayo Deegaanka Siimoodi
  3. The Awdal community is united that is the difference. Siilaanyo is not a savyy politician so he doesn't understand how Mogadishu politicians operate, they will smile in your face but scheme behind your back, let him learn it the hard way.
  4. Those meetings are useless, they are just platform for Siilaanyo to bring his begging bowl and beg for ministers while his admin is treated in this way in return.
  5. Somalia Oo Soo Saartay War Ka Dhan Ah Macdan Qodista Ka Socota Gobolka Awdal,Carqaladna Ku Ah Wada Hadalka Labada Dal - Hargeysa(Ramaas)January-07-2014-War ka soo baxay Wasaaradda Macdanta iyo Badroolka Somalia ayaa lagu sheegay inay xaalado amaan darro ka abuurtay Gobolka Awdal Shirkadda Chiness-ka ah ee halkaasi macdanta ka qodaysa. Warkan oo u muuqda mid siyaasadaysan islamarkaana la buun-buuniyay laguna sheegay in xaalad amaan darro ka jirto Gobolkaasi ayay xukumadda taagta darran ee Somalia uga digtay Shirkadda Chiness-ka ah ee ARC inay joojiso Hawlaha ay ka hayso Gobolka Awdal ee Galbeedka Somaliland. “Howlaha ARC ay sida sharci-darrada ah uga waddo Somalia waxay abuurtay xasillooni-darro soo wajahday deegaannadaas, kadib markii ay boqolaal qof oo meleeshiyaad ah shaqaaleysay si ay u ilaaliyaan shirkadda iyo shaqaalaha howsha u wada, isla markasna ay barakicisay dadkii iyo duunyadii ku noolaa deegaankaas,” ayaa lagu sheegay Warka Wasaaradda Macdanta Somalia. Wasaaradda Macdanta iyo Badroolka u qaabilsan Somalia, ayaa ku doodaysa in xasarado ay halkaas ka abuurayso hawsha macdan baadhista ah ee ay shirkaddu ka waddo. “Xasarado iyo colaado ka dhaca gobolka Awdal si looga fogaado, wasaaradda Macdanta iyo Batroolka waxay ka dalbanaysa shirkadda ARC inay si deg-deg ah u joojiso macdan baarista sharci-darrada ah ee ay ka waddo Soomaaliya, taasoo dhalisay xasarad siyaasadeed iyo nabadgelyo-darrada ka aloosantay deegaankaas oo muddo dheer ahaa mid nabdoon,” ayay wasaaraddu sheegtay Waxaa kale oo lagu sheegay qoraalka wasaaradda. “Dowladda Soomaaliya waxay ujeedinaysaa dawladda Shiinaha in shirkadaha dalkeeda laga leeyahay aysan ka qayb-qaadan sii hurinta colaadaha sokeeye ee Soomaaliya.” Hadalkan ka soo baxay Xukumadda Somalia ayaa u muuqda mid waxyeelaynaya Heshiisyadii Somalia iyo Somaliland hore u dhexmaray ee sheegayay In laga fogaado wax kastoo wada hadallada carqalad gelin kara iyo In aan la siyaasadayn deeqaha beni’aadannimo, maashaariicda dib u dhiska lana dhiirageliyo. Mushkiladaha Warkan lagu sheegay iyo Maleeshiyaadka barakaca sameeyay ayaa ah xaalad aan ka jirin Gobolka Awdal marka laga reebo Cabasho dhanka Saami qaybsiga ah oo Reer Awdal tirsanayaan. Buuraha Simoodi ee Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Somaliland iyo Shirkadda Chiness-ka ah ee ARC ka wadaan Macdan qodista ayaa ah kuwo si caadi ah u socda islamarkaana dhawaan uu bookhday wasiirka Macdanta Xuseen Cabdi Ducaale. http://ramaasnews.com/index.php/News/Somalia-Oo-Soo-Saartay-War-Ka-Dhan-Ah-Macdan-Qodista-Ka-Socota-Gobolk-AwdalCarqaladna-Ku-Ah-Wada-Hadalka-Labada-Dal.html#sthash.xB2Ng7n5.dpuf
  6. Africa Intelligence/The Indian Ocean Newsletter is very reliable and it exposed the desperation of war criminal Siilaanyo.
  7. Begging for ministers is beyond desperation, shame on Siilaanyo. It isn't about survival as there is nothing those ministers he is begging for could do for him, he is just itching to be under Culusow admin.
  8. Big qarxis by Africa Intelligence about the meeting in Djibouti. "The possibility that former Somaliland ministers might be in the next federal government in Mogadishu was on the agenda at" (...) [225 words] [€5,2] http://www.africaintelligence.com/ION/politics-power/2015/01/02/mogadishu-woos-the-issaq,108054932-ART Halkan ka akhri:Arrimo xaasaasi ah oo dhabar-jab ku ah madaxbanaaniiida Somaliland oo lagaga hadley shirki Jabuuti. http://gabileynewsonline.com/?page=tDetails&source=news&ID=29788&permission=1&audioFile=
  9. He is in the mountainous border areas and vowed to launch attacks for 2015 in his recent speech.
  10. He properly found more courage after Suldaan Wabar spoke out.
  11. Awdal is just one region it doesn't fit in the two regions or more criteria to make up a state.It can be a lone region though with a different arrangement governed by one native governor.
  12. 1st Jan, 2015 “Waxaa Wax Aan La Liqi Karin Ah,Markaad Aragto Wefti Heersare Ah Oo Somaliland Ka Baxaya Oo Ah 5 beesha SNM Ah Iyo Laba Kale Oo Hareeraha Ka Taagan” Prof. Axmed Ismaaciil Samatar Pro. Axmed Oo xalay khudbad u jeediyay ardayda Jaamacadda Gollis ee Hargeysa. http://qarannews.com/waxaa-wax-aan-la-liqi-karin-ahmarkaad-aragto-wefti-heersare-ah-oo-somaliland-ka-baxaya-oo-ah-5-isaaq-ah-iyo-laba-kale-oo-hareeraha-ka-taagan-prof-axmed-ismaaciil-samatar/
  13. Mujahiid Xasan Guure Oo Siilaanyo Ugu baaqay inaanu ka Aamusin Boobka hantida Qaranka, Si adagna U Dhaliilay Hantidhawrka Guudka. http://www.togdheernews.com/v2/archives/96718
  14. The problem is not Somaliland but the Siilaanyo administration that caused all those problems. Lack of justice led to the Awdal uprising.
  15. What kacaan are you talking about, war criminal Siilaanyo is a former Siad Bare snitch and served as a minister in the Siad Bare regime before he escaped. Go do some little research on his past.
  16. Awdal has a advantage and that is they are a united community.
  17. It is in Baki District, Awdal. I doubt the locals will see a cent after their resources is stolen by war criminal Siilaanyo.
  18. Daawo Shirweyne aan looga Hadhin oy yeesheen Jaaliyadaha Gobolada Galbeedka ee Wadanka Sweden oo Lagu Taageeray Dhawaaqii Suldaan Wabar iyo Ciidanka GDAL Movement https://www.youtube.com/watch?v=DXJXunkFnc0 http://harowo.com/archives/31757
  19. It is a Awdal website.It is relevant to source it because it is a website owned by Awdalites who have better intel of what is going on in their home region.
  20. I am not talking about the video but the news posted. As for instability how am I supporting it, I am posting what is happening on the ground, it is not my fault what is happening but the fault of the Siilaanyo admin of creating division in Somaliland, you reap what you sow.