-
Content Count
10,388 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
24
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Saalax
-
They didn't say it in the open but said it to members of UCID that had discussion with them. It is obvious to any sane person those elders have ulterior motives.
-
War-saxafadeed:Xisbiga Ucid oo daaha ka feyday in Oday-dhaqameedka ka yimi Xamar u socdaan isdhexgal-Bulsho Siyaasadeysan oo qodobadii heshiiskii turkiga daba socda JAMHUURIYADDA SOMALILAND REPUBLIC OF SOMALILAND Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka UCID Justice and Welfare Party حزبالعدالهوالرأفة ucid Date 11/05/2014 War-saxaafadeed Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID, Waxa uu maanta oo ay Taariikhdu tahay 11/05/2014 kulan ay ku yeesheen Xarunta Dhexe ee Xisbiga UCID Guddida Fullinta iyo Xubnaha Golaha Dhexe waxa ay soo saareen war-saxafadeedkan ku saabsan Kulankii aanu la yeelanay Odayaasha Ka Socday Wadanka aynu Jaarka nahay ee Soomaaliya, waxaanu ku caddaynayaa war-saxaafadeedkan wixii ka soo dhex baxay la kulankaa, waxaanu bulshada reer Somaliland u soo bandhigayaa dood dheer iyo fallanqayn ka dib waxaanu bulshada reer somalind u sheegaynaa soo dhex qodobadan hoos ku qoran: Sida ay noo sheegeen Odayaashu u jeeddada socdaalkoodu wuxuu daarnaa oo ay ku sheegeen fadhigii aanu la yeelanay inay u socdeen is dhex gal bulsheed. Waxaanu u aragnay qodobkaa ka Xisbi ahaan in iyadoo bulshadu awal ba isku dhex jirtay oo aanay kala maqnayn una macaamisho sida laba dawladood oo jaar ah, in uu yahay qodobkani mid siyaasadaysan oo daba socda Qodobadii Heshiiska Turkiga, kaas oo ka hor imanaya Qaddiyada iyo rabitaanka shacbiga reer Somaliland. Odayaashu waxay noo sheegeen in ay yihiin Madax dhaqameed Soomaaliya oo dhan ka Kooban una socdaan arin dhaqan. Waxa aanu ogaanay in aanay ahayn Madax Dhaqameed Kaliya ee ay isugu jiraan Siyaasiyiin hore, Saraakiil, Aqoonyahan, Ganacsato iyo Madax Dhaqameed. Waxa kale oo aanu ogaanay in uu jiro Qorshe u gaar ah oo qarsoon, Waxa intaa dheer oo ay Odayaashu noo sheegeen in ay u socdaan in ay wax ka bartaan Habkii Nabadaynta Somaliland ay Ku gaadhay iyo qaabkii ay ugu hirgashay dib u dhiska Dawladnimada Somaliland , doonayaana in ay Somaliland gacan ka gaysato Nabadaynta Dalka Soomaaliya. Waxa aanu ku xidhnay shuruud ah in ay marka hore qiraan xasuuqii iyo tacadigii loo gaystay shacbiga reer Somaliland, is la markaana ay qiraan Aqoonsadaan, Icitriaafaanna Madax Banaanida, jirritaanka iyo Qaranimada Somaliland ixtiraamaana gooni isu taaga Jamhuuriyadda Somaliland. Waxa ay noo sheegeen Odayaashu in ay Iskood isu Xilqaameen, Isku soo Abaabuleen Cid ka dambaysaana aanay jirin Safarkooda. Xisbiga UCID waxa uu ogaaday in Xukuumada Soomaaliya ee uu Hogaamiyo Xasan Sheekh Maxamuud, ka dambaysay ambabaxooda iyo Safarkooda ay Ku Yimaadeen Somaliland, Xukuumada Turkiguna ay Gacan wayn Ku leedahay. Soo jeedin: Xisbiga Caddalada iyo Daryeelka UCID, waxa uu umadda reer Somaliland u soo jeedinayaa markii uu arkay waxa ay la socdeen Odayaasha ka yimi Soomaaliya qodobadan soo socda: In Xukuumadda Somaliland ay caddayso mawqifkeeda dhabta ah ee ku wajahan imaatinka Odayaasha ka yimi Soomaaliya, In aan umadda iyo shicibka reer Somaliland lagu jahwareerin Mashruuc khatar galin kara, laguna majarahabaabinayo jirritaanka Qaddiyada iyo Madaxbanaanida Somaliland. Waxa aanu cod gaaban iyo cod dheer ba ku sheegaynaa in Qaddiyada Somaliland ay tahay lama taabtaan is la markaana ay tahay Qadiyad Shacbi. In wada haddaladii Somaliland iyo somaliya u dhexeeyay aan loo badalin is dhex gal shacbi oo siyaasadaysan, oo ay ku ekaato labada Dawladood. Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID, waxa uu caddaynayaa in uu ka soo horjeedo wax wal oo lidi ku ah Qaranimada, Midnimada iyo Jirritaanka Somaliland. Xisbiga UCID waxa uu soo jeedinayaa in la joojiyo Kulamada ay La yeelanayaan Odayaashu Qaybaha Kala Duwan ee Bulshada Somaliland. Wa Billaahi Tawfiiq Ku Simaha Xoghayaha Guud ee Xisbiga ahna Ku Xigeenka Xoghayaha Guud ee Xisbiga UCID Cabdinaasir Yuusuf Cismaan (Qodax):_____________ http://www.qarannews.com/?p=44520
-
When you look at it, it is not petty. It is one of the biggest schools in Burco. A year ago similar thing happened but in the football competition. As long as the final solution isn't implanted those problems will continue to occur in Togdheer.
-
We can't ruler out Siilaanyo having a role in it. He is divisive in nature anyway.
-
Ardayda Dugsiga sare ee Sheekh Bashiir oo gacan ka hadal dhex maray Maxamuud Jama on May 6, 2014 Waxay isku dileen beelo, waxana laga buuxiyey Saldhiga Burco(Waaheen) Ciidamadda Booliiska ayaa qaar ka mid ah Ardayda Dugsiga Sare ee Sheekh Bashiir Saldhiga ku guray kadib markii ay isku dileen qaab beelaysan. wasaarada waxbarashada iyo maamulka Gobolka Togdheer ayaan maaro u helin iska or imaadyo ka dhaca dugsiyada sare ee Gobolka Togdheer kuwaasoo ku salaysan qabyaalad ay ardayda Dusiyadaasi u dagaalamaan,isla markaana soo noqnoqonayay tan iyo markii ay dawlada siilaanyo talada dalka la wareegtay,waxaana shalay saldhiga dhexe ee magaalada Burco loo taxaabay ilaa iyo labaatan arday oo ka mid ah Ardayda Dugsiga sare ee shiikh Bashiir ee magaalada Burco, kuwaasoo isu laayay qaab beelaysan. Dugsiga sare ee shiikh bashiir ayaa ah Dugsigii sare ee ugu horeeyay Gobolka Togdheer, mana aha markii koowaad iyo labaad ee sidan oo kale ay ardaydani isu laayaan, waxaanay dadwayanaha reer burco is waydiinayaan waxa arimahan ay xal ugu wayday Dawlada iyo maamulka gobolku maadaama ay arintani nabadgelyo daro ku keeni karto gobolka. Arrimaha farta lagu fiiqayo ee arintan loo sibir saarayo ayaa iyana waxaa ka mid ah Dugsiyada dawlada oo isu bedelay kuwo ay dad yeesheen isla markaana ay Dugsiyada qaar oo uu ka mid yahay dugsiga shiikh bashiir aan laga bedelin maamulka oo ay Sideed iyo Toban sano ka talinayeen , taasina ay keentay in maamulka iyo ardaydu ay isla fal galeen. “ma yeelayno in Maamule Dugsi iska yeesho oo uu sideed iyo Toban sano iska joogo waa in wax laga qabtaa”Sidaas waxa yidhi Wasiiru dawlaha Maaliyada oo mar uu kormeer uu kaga wacyi galinayay ardayda iyo dhalinta Burco qabyaalada ka waday. http://waaheen.com/?p=27788
-
Mahiigaan This is not Maydh it is a different settlement about 30 km east of Maydh called Xarshow settled by the same West Burco group though. This is good for the development of our coastal settlements in Sanaag. Maydh will also get a port inshallah and also a much bigger fish factory that exports to the outside world.
-
Holac As you can see in the video it is not only freezing but a fish processing factory.
-
Shirkad cusub oo kaluunka ka shaqayn doonta oo laga furay deeganka Xarshow ee Sanaag. http://www.togdheernews.com/v2/archives/77586
-
Indeed. The motto is Isku wax uu qabso.
-
Rogue war criminal Siilaanyo has never done anything for most Somalilanders. Most of the progress seen in Somaliland comes from the locals. The guys who set up this company hail from my sub sub sub sub group lead by businessman Maxamuud Boos Caraale.
-
Madaxweynaha Soomaaliya Oo Shaaca Ka Qaaday In Uu Ka Danbeeyay Talaabadii Ciidanka Qaranka Somaliland Kaga Baxeen Taleex Hargeysa(Ramaas)May.02.2014-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa shaaca ka qaaday in uu isagu ka danbeeyay talaabadii ay Ciidanka qaranka Somaliland kaga soo baxeen Magaalada Taleex. Sidoo Kale Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu sheegay in uu isagu Madaxweyne Siilaanyo Ku qanciyay in Ciidanku dib uga soo baxaan Taleex. “Aniga madaxweyne ahaan shakhsiyan arintaasi waan galay Madaxweyne Siilaanyo ayaan la hadlayd, dawlada Federalka Somalia way ku guulaysatay in magaalada Taleex Somaliland si nabad ah uga baxdo” Xasan Sheekh Maxamuud “Taleex Waa Run maalin dhaweyto waxa ka dhacay waxoogaa colaad ah oo ciidamada Somaliland oo yimid Taleexi, ciidamada Puntland-na waxa ay u diyaargaroobeen inay iyaguna tagaan Taleex" "Aniga madaxweyne ahaan shakhsiyan arintaasi waan galay Madaxweyne Siilaanyo ayaan la hadlay, Madaxweyne Cabdiwali ayaan la hadlay si aanay meeshaasi dhiig Soomaaliyeed ugu bixin, dawladuna way sii wadaa cilaaqaadka labada dhinac ka dhexeeya, meel kasta oo dhibaato soomaaliyeed ka dhacdana waanu ka shaqaynaynaa”. Ramaasnews Hargeysa Desk http://ramaasnews.com/index.php/News/News/Madaxweyne-Xasan-Sheekh-Maxamuud-Oo-Shaaca-Ka-Qaaday-In-Uu-Ka-Danbeeyay-Talaabadii-Ciidanka-Qaranka-Somaliland-Kaga-Baxeen-Taleex.html#sthash.1iwOS4SP.dpuf
-
War-degdeg ah:Qaar ka mid ah Maxaabiista ku xidhan Jeelka weyn ee Hargeysa oo ka baxsadey Jeelka iyo weliba dagaal dhexmaray Writen by Qaran News | Published: Apr 20th, 2014 War-degdeg ah:Qaar ka mid ah Maxaabiista ku xidhan Jeelka weyn ee Hargeysa oo ka baxsadey Jeelka iyo weliba dagaal dhexmaray Hargeisa-(Qaran-news)-Maxaabiista ku xidhan Jeelka weyn ee Hargeysa qaar ka mid ah ayaa dagaal ku dhexmaray Askarta ciidanka Asluubta ee ilaalisa Jeelka. Maxaabiista ayaa sida xoggaha Qarannews heshay sheegayaan inay heleen hub iyo weliba firaaqo ama fursad ay qolalakooda kaga soo baxaan,islamarkaana Albaabka weyn jiidheen. Qaar ka mid ah maxaabiista iyo Askarta ayaa dagaal ku dhexmaray gudaha Xabsiga ,waxaana suurtogashay in qaar ka mid ah maxaabiista ka daadataan Jeelka oo baxsadaan halka kuwo kalena lagu qabtay banaanka Jeelka . Dagaalka u dhexeeya Askarta iyo maxaabiista ayaa ku baahay xaafaha deriska la ah jeelka siiba Masaajidka u dhaw halkaas oo la sheegay inay qaar ka mid ah maxaabiista halkaas galeen,askartuna isku xeertay balse aanay weli cadayn in la qabtay Goob-jogayaal ayaa u sheegay Qarannews in maxaabiista dagaalantay qaarkeed ahaayeen kuwo u xidhxidhan kiisas argagaxiso. Isku soo wada duuboo inkastoo aanay jirin warar dhexdhexaad oo koobsanaya khasaaraha dagaalkaa ka dhaccay xabsiga gudihiisa haddana waxaa khasaaraha lagu sheegay Xagga ciidanka in hal askari dhintay xagga maxaabiistana dhawr maxbuus dhaawacmeen Qarannews http://qarannews.com/?p=43166
-
Its uselessness is one reason I don't support it, so if I putted any worth in a number of ministers I would have supported rogue Siilaanyo but no I don't because it doesn't mean anything to me. If anything it is I that taught CidanSultan a lesson which is there is no point cheerleading for a place you're nothing in (Kulmiye) as in political movers. It is one thing agreeing with the policies of Siilaanyo Gov it is another thing defending him as if he pays your bills.
-
I don't support WADANI because of tribe but I believe they can do better than Kulmiye and are more appealing to younger people. Vast majority of Kulmiye supporters support Siilaanyo blindly because of "tribe" so let's not get into finger pointing. Whatever reason everybody is entitled to their freedom of political choice in Somaliland. So don't expect other Somalilanders to support Siilaanyo blindly. This is not North Korea.
-
Sure, but it is you that attacked West Burco people.So it is strange you are suddenly preaching a sense of "brotherhood". Supporting Kulmiye does not equal supporting the unity of Somaliland. Kulmiye is a political party it is not equal Somaliland do you comprehend that? I will be anti Kulmiye and that is my political right. Sameway Kulmiye supporters were anti UDUB. I don't buy this nonsense of supporting Siilaanyo blindly, his faults will be pointed out. That is what a healthy democracy is, a Labour party supporter in UK will critize the Conservative party leader harshly and vice versa. The various parties even differed in issues such as the Iraq invasion or the attempted invasion of Syria.
-
Lots of faan but back to the reality niyohow. Do you think it is respectable to be polishing the shoes of Kulmiye government when they don't even give you 2 ministers ? While I have 4 but I will never support rogue Siilaanyo out of principle? Do you see the difference between you and me? You're happy with breadcrumbs, I am aiming for the top seat just like 1991. So sit down kid and stop barking, if you failed it doesn't mean other people don't have the means. Cuqdada iska yare it is not good for your health.
-
Why do you expect to be spoonfed like a young baby in his diabers? Go research it for yourself. Hawd? Your obsession with Hawd is noted it appears reer Gashaamo did a number on you, I am fron Sanaag though that is the benefit of being a landheere present in 5 regions, Langaab la ciilay waxba ima sheegayo ma garatay? . Ina kala madhi.
-
Why are langaabs soar Lol? I couldn't careless if you support Kulmiye or not. Go shine their shoes or something. Cuqdad ayaa ku dhishay unfortunately. However healthy supporters are welcomed to join WADANI, it is a Somaliland party for those seeking a better change, a better Somaliland. Allow dhowr Cirro.
-
Cirro does not need to convince scripts and langaabs. He has the support of his people hence why WADANI is the largest opposition party. Bacaacda iska yare.
-
I have said it before in the other thread it was a attempt to divert from the elections nothing more, the pensioner failed at home and thought Somalilanders will support him in a war. The old man has run out of tricks.
-
He is creating a bad rep for the army for his cowardice. If you're going to pull out in one day why go there in the first place? Wax ka micno daran maan arkiin rogue Siilaanyo. Hargeysa: Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Ka Baxay Taleex Hargeysa(Ramaas)April.16.2014-Ciidanka Qaranka Somaliland ayaa maanta ka soo baxay Magaalada Taleex oo ay shalay qabsadeen,sida ay Ramaasnews u sheegeen goob-joogayaal ku sugan Magaalada Taleex. Ilaa hadda ma cada Sababta ka danbaysa in ay Ciidanka qaranka Somaliland ka soo baxaan halkaasi iyo halka ay imika ku suganyihiinba. Balse war ay heshay Mareegta Ramaasnews.com ayaa sheegaya in Kulan Maanta dhex-maray Madaxweynaha Somaliland Md.Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo Wasiirka Ingiriiska u qaabilsan Arrimaha Afrika Mr. Mark Simmonds ay ka danbsay in ciidanka qaranka Somaliland ka soo baxaan Magaalada Taleex. Masuuliyiinta Ciidamada iyo Wasiirka Gaashaandhiga ayaan ilaa hada ka hadal sababta ciidanku uga soo baxay Taleex. Ramaasnews Hargeysa Desk http://ramaasnews.com/index.php/News/News/Hargeysa-Ciidanka-Qaranka-Somaliland-Oo-Ka-Baxay-Taleex.html#sthash.PTUNQlLy.dpuf
-
<cite> @DoctorKenney said:</cite> He even defines his tribal nationalism based on the borders of the British-drawn colonial state. If he was really simply a Somaliland Separatist, he would only seek separation based on his tribal borders. But he wants everything his British Masters gave him. He wants the land that belongs to people who don't believe in Somaliland Despicable It is just a attempt to delay the 2015 elections. Rogue Siilaanyo is trying to use the cheapest trickest in the book not knowing it won't work and Somalilanders have had enough of him.
-
You have nothing substantial to say other than Gashaamo this Gashaamo that like a broken record as if it will stop my onslaught on your massa presenting the reality. It is below me to engage with your kind ( the intellectually bankrupt zombies). So fly away little fly before you get smacked to a wall.