Poker

Nomads
  • Content Count

    869
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Poker

  1. "As time goes by, it became apparent we are two different people. He did not want to fulfill any of the promises he made in the beginning, he was not willing to improve and persuade high education, he was not willing to work as I was already providing for the family, we already had child and I was working full time job while he was lazing around and hanging out with his friends."
  2. They said the dude scaped using STARS to navigate....talking about insulting intelligence
  3. About 55 cents I guess....
  4. I paid 4,000 shiling to see these lions. Those gates are very secured bi=ut the whole place smells so bad.
  5. "Dhubuq dhubuq hore dhiikac dhiikac dambay leedahay" Waaberi...
  6. Che, Originally posted by General Duke: dowladda Puntland ee martida loo yahay iyo dowladda Soomaaliya According the statement above and contless articles posted here by certian people says it otherwise.
  7. Saddexda Xisbi Qaran Oo Isla Ogolaaday Qodobada Taladii Ay Beesha Caalamku Soo Jeedisay In Lagu Xaliyo Khilaafka Ka Taagan Doorashada Madaxtooyada Hargeysa, August 24, 2009 (Haatuf) – Xisbiyada Mucaaridka iyo xisbiga talada haya ee UDUB iyo xukuumadda Riyaale ayaa la sheegay inay isla ogolaadeen qodobada taladii ay beesha caalamku soo jeediyeen in lagu xaliyo khilaafka cakiran ee u dhexeeyay, taas oo ay maalmihii u dambeeyay dhexdhexaadin ka dhexwaday wasiiru-dawlaha Arrimaha Dibadda Itoobiya oo socdaal ku yimid dalka toddobaadkii ina dhaafay. Inkasta oo aanu jirin war rasmi ah oo labada dhinac ka soo baxay haddana sida ay ilo xog-ogaal ahi sheegeen waxay labada dhinac ogolaadeen nuxurka labada qodob ee beesha caalamku soo jeedisay, kwuaas oo kala ah; In doorashada madaxtooyada lagu galo diiwaangelinta codbixiyeyaasha iyadoo intaas ka hor la saxayo server-ka ay ku keydsan yihiin macluumaadka dadkii is-diiwaangeliyay, taas oo hawsha kala shaandhaynta serverkana laysla gartay inay ka shaqayn doonaan khubaro madax banaan oo laga keeni doono dalka dibaddiisa si loo saxo natiijada diiwaangelinta codbixiyeyaasha ee Serverka ku keydsan. Qodobka kale oo ah in xilliga doorashada la qabanayo lagu saleeyo muddada ay khubaradaasi ku taliyaan in lagu dhammayn karo hawsha sixitaanka macluumaadka diiwaangelinta codbixiyeyaasha ee Server-ka ku keydsan. Xukuumadda iyo Komishanka Doorashooyinka ayaa dabayaaqadii bishii ina dhaaftay ee July laalay natiijadii diiwaangelinta codbixiyeyaasha, isla markaana ku dhawaaqay in doorashada lagu galo diiwaangelin la’aan, taas oo ay xisbiyada mucaaridkuna si adag uga soo horjeedsadeen iyagoo sheegay inaanay gelayn doorasho aan diiwaangelin lahayn, taas oo ay Beesha caalamkuna ku taageertay. Hase yeeshee xukuumadda Daahir Riyaale ayaan ilaa muddadaas dheg u dhigin culayskii faraha badnaa ee kaga imanayay xisbiyada mucaaridka iyo beesha caalamka, ee ay kaga dalbanayeen inuu kaga noqdo go’aanka ay xukuumadda iyo komishanku ku laaleen diiwaangelinta codbixiyeyaasha ee dalka ka dhacday dabayaaqadii sannadkii hore ilaa bilowgii sannadkan. Haddaba go’aankan cusub ee uu Madaxweyne Riyaale ku ogolaaday in doorashada lagu galo diiwaangelin, lana saxo macluumaadka serverka ku keydsan ayaa u muuqda tanaasul ka yimid dhinaca xukuumadda oo in dhawaydba ku adkaysanaysay in diiwaangelin la’aan lagu galo doorashada Madaxtooyada Somaliland. Xisbiyada mucaaridka ayaa qudhidoodana la odhan karaa waxay muujiyeen tanaasul kaas la mid ah, kadib markii ay ka hadheen mawqifkoodii ahaa in la sameeyo xukuumad ku-meel-gaadh ah oo dalka gaadhsiisa doorasho iyo in doorashada lagu galo natiijadii ku meel-gaadhka ahayd ee diiwaangelinta codbixiyeyaasha iyo in doorashada la qabto 27-ka September, wax muddo-kordhin ahna aan loo samayn muddada xilka xukuumadda oo ku beegan dabayaaqada bisha October 2009 iyo in la soo celiyo hay’adii Interpeace ee Komishanka ka caawin jirtay dhinaca doorashooyinka, taas oo ay xukuumaddu bishii ina dhaaftay ee July dalka ka saartay. Ilaa hadda ma jiro heshiis rasmi ah oo ku saabsan labadan qodob ee dhinacyada khilaafku u dhexeeyaa wada gaadheen, hase yeeshee warar laga helayo ilo ku dhowdhow ayaa sheegaya in xisbiyada Mucaaridku maanta ahaan u gudbin doonaan mawqifkoodan cusub ee ay ku aqbalayaan labadii qodob ee ay Beesha caalamku soo jeediyeen in lagu xaliyo khilaafkii u dhexeeyay xisbiga talada haya ee UDUB iyo xukuumadda oo dhinac ah iyo xisbiyada mucaaridka oo dhinac ah. Wasiiru-dawlaha Arrimaha Dibadda Itoobiya, Tekeda Alemu ayaa Arbacadii ina dhaaftay dalka booqasho ku yimid, waxaanay ujeedada socdaalka wasiiru-dawluhu ahayd sidii dhexdhexaadin uu uga gali lahaa khilaafka dhinaca doorashada ee u dhexeeya axsaabta qaranka iyadoo uu socdaalka wasiirka Itoobiya ahaa mid ku yimid talo ay ka wada yeesheen beesha caalamka ee Somaliland ka taageerta dimuqraadiyadda iyo doorashooyinka. Wasiirka Itoobiya ayaa muddadii uu dalka ku sugnaa dhexdhexaadin ka dhex waday xisbiga talada haya ee UDUB iyo xukuumadda Riyaale oo dhinac ah iyo xisbiyada mucaaridka ee UCID iyo KULMIYE, isagoo dhinacyadaas isaga dab-qaadayay isla markaana kulamo joogto ah la yeelanayay. Mr. Tekeda Alemu ayaa waxa uu dhinacyada khilaafku u dhexeeyay u soo bandhigay nuxurka labadan qodob oo uu sheegay inay talo ahaan beesha Caalamku u aragto in lagu soo afjari karo khilaafkan. Hase yeeshee xisbiyada Mucaaridka ayaa ka gaws adaygay isla markaana istaagay mawqif adag oo ay ku diidan yihiin in dib loogu noqdo natiijada diiwaangelinta codbixiyeyaasha ee ku keydsan Serverka iyo in doorashada ku dhacdo 27-ka September oo aanay waxba iska bedelin, balse xisbiyada mucaaridka ayaa la sheegayaa inay mawqifkoodii wax iska bedeleen, qaateena mawqifka cusub ee ay ku ogolaadeen nuxurka labada qodob, kadib markii cadaadis badani kaga yimid beesha caalamka isla markaana la siiyay balanqaadyo ay beesha caalamku ka balanqaaday inay ka hawl-geli doonaan fulinta heshiiskan, iyadoo ay xisbiyada mucaaridku walaac ka muujiyeen inay xukuumaddu fuliso heshiiskan, hase yeeshee ay taas beesha caalamku ka balanqaaday inay culays ku saari doonaan xukuumadda Madaxweyne Riyaale iyo xisbigeeda UDUB sidii heshiiskani u fuli lahaa.
  8. In other words, report to mugadisho from now on. The first article says it all.
  9. I didn't think that far ahead bro. BTW, I think norf is cool. He cares about Somaliland as much as anyone....I hope
  10. Lol@Ngone How creative...Dahabshii l colors are the same as those in Kulmiye flag.
  11. ^^You never seen hargeisa, have you? Does Qaran exist anymore?
  12. Democracy at work in Somaliland. A simple sign of civilize society!...Well done!
  13. "Aduunyada nin noolow maxaa aragti kuu laaban" by: Oday reer miyi ah!
  14. Originally posted by Red Sea: Hall of fame: Mohamed Haji Ibrahim Igal(for saving Somaliland from itself). Sheekh Shariif Ahmed(Ilahay haka raali noqdo) and Al shabaab youth for standing up to the enemy and fought til last man standing. Hall of Shame : George Bush, Melez Zenawi, Abdullahi Yusuf, Gheedi, Col. Qaybdiid, Qanyare. and all the warlords and thugs that terrorized the somali civilians in Xamar and else where. Al shabaab tried to destroy the same Somaliland Egal saved. You're insulting the man by putting these lowlife creature in the same sentence! BTW, he is my hall of fame along with the guurti. My hall of shame are KULMIYE, UDUB, UCID.
  15. Originally posted by Norfsky: Since the time of the Prophet Mohammad (PBUH), dates have been recommended as an excellent start to Iftar and an important element in the Ramadan diet. Here, dates are sold at the Mina Vegetable and Fruit Market in Abu Dhabi in this shot from December 1997. Keep your fingures off the TIMIR!
  16. ^^^Very funny! Norf way iska dhex raacday, 3...my correct answers! I guess I'm true Somalilander!
  17. Originally posted by Jacaylbaro: Imika ,, they could simply go meet him to show people that they are ready to talk ,,, then they can say whateva they want to say ,, he will refuse and that will go to the public ..... looks like they don't know how to win ,,, That is so true walaahi....They really don't know how to win. Horta Faisal waa iska third wheal laakiin Siilaanyo should know better. I have no confidence in either of these two guys to be honest with you. They make career of critizing Rayaale and his admistration but never provided alternatives or how they gonna do things differently.