UZTAAD

Nomads
  • Content Count

    697
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by UZTAAD

  1. Originally posted by Jacaylbaro: Ever heard of: سمن كلبك ليأكلك ؟ " Eygaaga cayile si uu kuu cuno" erayadaas waxaa adeegsadey munaafaqii Abdullahi bn Salola asagoo diidanaa in la caawiyo Nabiga iyo asxaabti usoo haajirey madina diidanaana in ay xoogaysan , marka hadda Odeyga JB waxuu lee yahey yaan somalida la caawin yeysan nagu xoogeysane waxaan leenahey jb adeer waa laga fiican yahey waxaas ee ka noqo.
  2. Waxaa iyaduna layaab leh in ay dowladu ku celceliso badana in miisaaniyada Puntland 75 % ay amniga gasho oo aan wax isbadal ah aan la arag oo aan ciidanka amniga qalab casri aysan heysanin i.w.m. Waxa iyaduna meesha ku jirta kaalmo lasiiyo Maamulka Puntland oo aysiiso UN iyo heyádo dowli ah oo mashaariic iyo wax lagu qabto aysan jirin oo ay noqdeen waxyaabo ,sida gudniin xoriyada dumarka maalmaha aduunka laga xuso iyo waxyaabo fara badan oo aan qiimo iyo hurumar dalka gaarsiineyn. Dr Ali Warsame
  3. Waa muhiim in dadweynaha iyo barlamaanka ay sadex dii bilood in loo soo gudbiyo qarashaadka dowlada iyo misaaniyada Puntland, waa muhiim in misaaniyada ay la socdaan dadka reer Puntland oo aysan noqonin wax qarsoon oo ****olan. Waa muhiim in saxafadu ay noqoto mid xoriyad leh oo aan wixii dhacay maalintii hore oo kale sida Idacadii horseed iyo saxafi lagu xirayo 6 sano aysan dhicin oo ay ogadan dadka maamulka u haya Puntland in ay dadkey matalaan aysan ahey kuwa gudaha dalka jooga oo kaliya oo ay matalaan pulsho weynta reer Puntland gude iyo dibadba oo waxa aysameynayaan ay tahay wax aan aduunkoo dhan aan looga dhaqmin, hal sabab oo kaliya ayey yeelan karaan oo ah in lala dagalamo saxafadu micnaheedu waa in indhaha laga xiro dadka oo ay dowladu sidey rabto wax u baabi iso uguna takafusho xoolhii dowlada. Waxaan og nahay saxafadu in ay lee dahay xoriyad dal aan saxafadiisu xor aheyna waa dal maamulku uu doonayo in uu rarto dadka uu matalo oo waxkasta uu ka qariyo lana dagalamo saxafada . Waxa gacantooda soo galey madaxda Puntland dibada markey jogaan qarashaadka ku baxa sida hotelada ay seexdaan oo kale oo ah wax aan madaxa ka qabsaney markii loo fiiriyo meesha ay madaxda ka yihiin iyo qarashaadka ay dibada ku gubayaan shacabkoodana uu ka gaajeysan yahay, waxaan u keydinaya maalin aysan anfici doonin qolyaha maanta isku sheegaya madaxda oo ah qolyo ku ah dhib umada somaliyeed horumarkeeda. Qiyaasta Miisaniyada sannadkii 2009ka la odorosay waxay dhameyd Shso. 545 Bilyan oo iusgu jirta dakhli iyo kharash, halkii ay ka ahayd sannadkii hore 2008 Shso.363B,taas oo muujinaysa koror dhan Shso.182B,sida laga arki karo shaxda warbixinta ku jirta, waxa kale oo xusid mudan in Miisaniyada sanadkan 2009 ay u kala qaybsan tahay labo qaybood oo kala ah: Qaybta Kowaad: Jannaayo ilaa April 2009, oo ka kooban Shso.128.9B,una dhiganta bishiiba 32Bilyan. Qaybta labaad: May ilaa Decembar 2009 oo ka kooban Shso. 416B,una dhiganta bishiiba 52B. Kororsiimada dakhliga ee qaybta kowaad Jan ilaa April 2009 oo u dhiganta 6.7.%,wuxuu ku yimid kor u qaadida sarrifka oo la kowsaday bartimihii qaybtaas kowaad. Kororka dakhli ee qaybta labaad May ilaa Dec 2009 oo u dhiganta 66.3%, wuxuu ka imaan doonaa: kor u qaadida sarifka $1 oo la mid ahaa 22,000, waxaa la gaarsiiyey $1=28,000. Ballarinta iyo horumarinta canshuuraha oo ah 6B=30% Canshuur kordhin badeecadaha aan daruuriga ahayn 7B=35% Si dhaqaale loogu helo baahida kharash ee jirta,waxaa lagama maarmaan ah in lagu sameeyo Canshuur kordhin badeecadaha aan daruuriga ahayn kuwaas oo la qiyaasay in laga heli doono dakhli dhan Sh.so 7Bilyan, bishiiba una dhiganta $250,000 bishiiba taasoo miisaaniyada sannadkan ka ah 13.5% waxyaabaha laga qaado canshuurta furdooyinka 52% waa waxyaabaha daruuriga ah, halka 48% ay yihiin waxyabaha aan daruuriga ahayn. Waxaa jirta iyana in sanadkan la saadaalinayey in labo madax laga heli doono dakhli aan hore u jirin kuwaas oo kala ah: a) Khidmada maxjarka xoolaha oo laga filaayo in laga heli doono lacag dhan Sh.so14.56B sideeda bilood ee dambe 2009. b) iyo ruqsada sahaminta khayradka oo la filayo in laga heli doono lacag dhan Sh.so14B, sideeda bilood ee dambe 2009, inkastoo madaxaani horey u jirey hase ahaatee aan dakhli miisaaniyadda ka soo geli jirin haba yaraatee, haddana waa lagu soo daray iyadoo la saadaalinaayo in wax ka yimaadaan. Sidoo kale dhinaca kharashka,oo u kala baxa labo qaybood oo kala ah.qaybta kowaad ee Jannaayo ilaa April 2009 oo ka kooban Shso.128.9B(bishiiba 32.2B). qaybta labaad May ilaa Decembar 2009 oo ka kooban Shso.146B(bishiiba 52B). Waxaa xusid mudan in la tilmaamo sababaha mudnaanta koror loogu sameyey kharashka Dawladda. 1. Kororka mushahar ee Golayaasha, shaqaalaha iyo Ciidanka Dawladda wuxuu dhan yahay Shso.5.5B, taas oo loo tixgelinayey baahida dhaqaale ee ay qabaan oo ka dhalatay isbedelka macaamiisha iyo ballaarinta dawladda oo u dhiganta 34%koror kharash. 2.Kororka hawlsocodsiinta Dawladda, wuxuu dhan yahay Shso. 2.5B oo u dhigma 12% kororka kharashka, waxaana lagama maarmaan noqotay in la kordhiyo kharash hawlsocodsiinta hay’adaha Dawladda si ay u gutaan waajibaadkooda shaqo iyadoo markii hawlsocodsiintu timaado qoondan la’aan darted mushaharooyinku kaharash u bixi jireen sidii hore u dhici jirtay. 3.Kharashka dhexe ee Dawladda waxaa la kordhiyey 12B.oo u dhiganta 54%, si Dawladdu u gudato hawlaha baaxada leh ee laga sugayo,oo isugu jira suggidda nabadgelyada, siyaasadda iyo horumarinta Arrimaha Bulshada. Waxaan raba halkaan diraasad qiyaas ah oo ay sameyeen Urur ku takhasusey hanti dhowr ka ee jooga dalka dibadiisa Waxay ku qiyaseen misaaniyada Puntland ee kasoo xaroota canshuurta tooska ah in ay gaareyso 25,000,000 malyan oo dollar sanadkii. Qarashaadka dowlada waxay wax ku qiyaaseen sidan 40 wasaradood oo lacagta ay ku bixiyeen ay dhan tahay qiyaastii wasarad walba iyo adeegeeda 15,000 oo dollar oo u dhiganta 600,000 oo dollar . Waxay wax ku qiyaaseen 10,000 oo qof oo isugu jira ciidan iyo shaqaale dowlad isku celcelis mushaar gaaraya qofkii in la siiyo 100 dollar oo u dhiganta 1000,000 malyan oo dollar. Waxaan la ogeyn qiimaha ku baxa madaxtooyada qarashaadka iyo safarada madaxweynaha i.wm. Waxaa iyaduna layaab leh in ay dowladu ku celceliso badana in miisaaniyada Puntland 75 % ay amniga gasho oo aan wax isbadal ah aan la arag oo aan ciidanka amniga qalab casri aysan heysanin i.w.m. Waxa iyaduna meesha ku jirta kaalmo lasiiyo Maamulka Puntland oo aysiiso UN iyo heyádo dowli ah oo mashaariic iyo wax lagu qabto aysan jirin oo ay noqdeen waxyaabo ,sida gudniin xoriyada dumarka maalmaha aduunka laga xuso iyo waxyaabo fara badan oo aan qiimo iyo hurumar dalka gaarsiineyn. Dr Ali Warsame http://www.raxanreeb.com/?p=62463
  4. He wants to win the battle of hearts and minds through Mosques good move indeed. The mosques are the best medium that he can send his messages to people and to those who are using the religion to wage wars .
  5. lol waxuu yiri imaan anaa ka ah meesha his excellence Imam , Dr, president , Sheikh Faroole Will succeed his efforts against the terror outfits
  6. Ramadaan Kariim dhammmaan reer Sol.
  7. The reason why Atom and those who behind assassination in bossaso are complaining about PIS is that because so far PIS has been effective in going after in most of those element who behind these terror activities they are claiming pis is biased against certain clans or groups which is not true. They want the PIS to be weakened so that they can get away with their criminal activities which will not be allowed to happen.
  8. Originally posted by General Duke: PIS, are all men from Puntland, they are defending their people, their land and the interest of those people. their target is Al Shabaab cells in Puntland and thats all. DUKE, as far as they are they doing this much we have to support them but the state should make sure that PIS should not be misused by any body
  9. If the PIS is controlled and funded by other foreign spy agent I think that is a big problem for instance when the interests of puntland and that of foreign agent are at conflict will PIS keep at the interests of puntland at heart or will they simply serve the interest of their handlers I think they will do the later. The reason so far pis was successful is because the CIA and puntland had a common enemy so far which is the terror outfits like alshabaab, alqaeda itc But ultimately PIS will serve the interest of the foreign agent and it can even be used against puntland when ever thise foreign agents see it fit. So puntland should find their own intelegent service and this PIS should disbanded if possible though I think it is not right now.
  10. ‘vote for us and you can have the Ministry of Goats who finally got this important ministtry ?
  11. Maanta labadeenu weli weynu is afgaranayna laakin u malayn mayo inu wiilkaygu wilkaga afgarandoono. xaajigu waa nin fogaadey war casharada ha lakal qaato
  12. waxaan oo gabeyo ah ma sheekh Atam soo diraya waa yaabe .
  13. A&T, waa sidaa u sheegtey. They should have joined forces with onlf and secure good deal like the one between southern Sudan and Sudan. Ethiopia is playing the old policy of divide and conquer
  14. These rebels got very little concession from Ethiopian regime according what I have read so far they agree that their prisoners will be released and amnesty for their members In turn the group will disarm and terminate their insurgency. In my view they cheaply surrendered to their enemy with out getting any tangible thing. The mention self-determination up to secession is just negotiation tool .
  15. Kuun Kuun Laminaa. Laminaa Tabaarikaa. Sata-uuna Baarika. Siyeedlaa Muuminaa. Wacelaa, Kisiyaa, Baxayaa. Kadhimeey Kadhim: Koow! Kadhimeey Kadhim: Lama!! Kadhimeey Kadhim: Sadex!! Lama, Lamiskale, Lita, Litaabuure, Awluujan. Ninkii ama naagtii gariir ciyaari jirtay aa xasuusto. whatr about this version kuun kuun kumo soor xallalabi laaqshoo bilo bilo, bilo janno aw barrow tay ku timid oo ku taal tan mahee teeda kale tallabsoo tarakh dheh
  16. chief caaqil waa sidee waxbaa isku qasaysaaye
  17. Originally posted by xiinfaniin: ^^xaaji, in reerku jaamacatul carab kursi ka helo han maahan ee waa qarow oo waatii hadraawi ka digayey ee uu lahaa: waxaadan helaynin usii halqaaltaaga waxaadan huraynin adoon ka habsaamin ayaa ka hagaagsan [/quote wallee runbuu sheegey ninkaas
  18. Originally posted by Che -Guevara: Xaaji-Hadaad wadankale naleedahey-atleast call us by our name. It's Somalia and the people are called Somali. Uztaad....Those who continue perpetuating violence in the south must not evade responsibility. Moving the capital city to somewhere else doesn't fix the fundamental problems. Also, it makes no sense to "reward" secessionist movement and legitimize their actions. Che, Is it not rewarding the secessionist it is the policy of crots and sticks capital city being the crots for the secessionist in order to make them agree reunification if they fail to emend then other options will be open? For the last 19 years we have been rewarding the bad guys (warlord) in konfurta by given them the capital and every thing why not the secessionist this time in order the southerners to take note of these change. Both puntaland and Somaliland need to be rewarded for their good behavior which is the law and order they brought to their respective regions
  19. xaaji, the last time i checked Hergeisa located in side somalia lol
  20. According to some reliable sources, a new Somali reconciliation conference will be held in Hegeisa, Somaliland after the end of Sharif hotel mandate This will be the first reconciliation conference held in Somali soil Unlike the other former 15 failed attempts. This conference is expected to be fruitful due to various factors which it defers from other conferences 1. Firstly it will be held in Somali soil where there is little interference from foreign countries that have their own agenda and interest. So it expected Somalis will agree some thing which is workable when left to their own xeer dhaqan. 2. The new government will be based in hergeisa which is peaceful because the government needs a peaceful place to function normally. Mogadishu which has become the grave yard of many government will be reduced to a merry troubled region in Somalia which will be solved in time it. 3. Since the government has a stable base it will not worry much about its safety but instead it will focus on how it could develop the already peaceful regions in Somalia and it will gradually expand it rule to lawless regions in south and central Somalia. it is very unwise to the government to be based in most troubled regions in Somalia and that is the reason why all those past efforts went in vain 4. This time both Puntland and Somaliland will be taken on board and their combined energies and sources will be utilized in best way possible Hopefully this will be the last peace conference for Somalia and it will finally find the elusive peace for Somalia. Reer aqoonsidoon as A&T used to call them will not be able to resist the temtation of the benefits which the capital will bring and this time it is expected that they will not cry we secede from Somali.