UZTAAD

Nomads
  • Content Count

    697
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by UZTAAD

  1. oba hiloowlow;815426 wrote: ^^ hadee markaas Gaandi waa murtad because kakuyo ayuu la socdaa adigana markaas murtad baa urself tahay since u support kenyan invasion. **********
  2. shabaab say it planted explosives not a suicide bomb. it will soon be known who was behind it, may be some government officials had previous knowledge the explotion and that why is prisedent sharif & Tarsan did not attend the event. but it would soon be clear who behind it. if shabaab carried out this it must got helpfrom people who are in the government.
  3. Qorshe dhicisoobay oo la rabay in Raysalwasaare Dr. Abdiweli Gas lagu qaarajiyo Arimahaan soo cusboonaadey waxay muujinayaan in Qaruxu uu ahaa mid dad badan ogaayeen ujeedadiisuna ahayd in lagu khaarajiyo Raysal wasaaraha, wararka dambe ee Warbaahinta Puntlandi ay ka hesha dad lagu kalsoon yahay waxay noo cadeeyeen in uu jiro tuhun wayn oo sitoosa loogu khaarajin lahaa Raysal wasaaraha iyo wasiirada ay aadka uwada shaqeeyaan. Waxaa dhimatay 9 qofood(Allah how naxariisto). waxaa kaloo jira dhaawac badan oo ay ku jiraan wasiiro iyo xildhibaano oo lagu daweynayo isbitaalka AMISOM Waxaa laysla qiray in qofta haweeneyda ah ee isqarxisay howsha lala waday… yaa la waday? Waxaa kaloo la xaqiijiyey in Madaxweynaha Shariif sh. Axmed uu ka baaqday xafaldaas. Ha’ydaha denbi baarista iyo nabadsugidda oo ay weheliyaan kuwa AMISOM ayaa wada baaris sida ay gabadhaas is qarxisay ku soo gashay Tiyaater-ka. http://puntlandi.com/?p=30411
  4. All guests were thoroughly frisked as they entered the theatre, so suspicions are growing that it may have been an inside job. It has also prompted people to question why officials would publicise the event when the government is unable to guarantee security - even for its own prime minister. http://www.bbc.co.uk/news/world-africa-17609047
  5. Qandalawi;811999 wrote: Shirib ay beesha reer Muqdisho u tiriyeen Caalim - [iyagoo maamusaaya Abdulahi Yusuf] Posted by Pi on March 29th, 2012 Toban Walxaatoo Miin Ku Taal, Toban kaleeto waa Mudneed Maamuus Qaran inoow Maroo, la Muunadeeyo waa Mudnaay ( Marxuum C/Yusuf) Magac bixin Garoon Mug weyn , lagu Misbeeyo waa Mudnaay inaan laga Maseeyrinoo, lagu Maqsuudana waa Mudnaay Marxuum Muran lama galshee, Mowle u tuugno waa Mudnaay inaad mag magta Meel dhigtood, Marinka raacdo waa Mudneed inaad Magac bixin horteed, wax Maamusheey Mudnaa laheed inaad Mala’awaal cidlaa, ku Mashquulina waa Mudneed nikaa mug weyn wax Meerintiis, inaad Maqasho waa Mudneed (Madaxweynaha) inaad Murtida Meeha taal, Mid Mid u dhuuxdo waa Mudneed Maankaagi Murahoow dhalood, Milicsatana waa Mudneed w/q Laashin Cabdi Shiiq Maxamed it very good poem , thanx for sharing qandalaawi, how the late president was loved by all somalis
  6. may xoogaa looma laabin . it shows that adullahi yusuf was admired by all somalis regardless of their regions or linage. he was the only leader who was liked and admired all over somaliweyn
  7. it was composed by abwaan who is from somaliland
  8. Geesiga madow Eebbahey guul la kulansiiye, Cabdilaahi baa go'ay miyaa Galabta lay sheegay, Geerida Halyeygii haday Dunida soo gaadhey, Goblan noqotay Soomaaliday kala go'doonsheene, teer iyo Kacaankii Gedmadey Godey xoreynteeda, Gembiskii Cirriyo Maalintay Dheel u geli weydey, Gobanimo xilkiisi ma gabin gudashadiisiiye, Nin gumeysi Neceb buu ahaa goor iyo Ayaane, Dadku way gefaan talana way kaa guracantaaye, Godob loo badheedhiyo Nimaan Gacal ka eed sheegan, alleylehe Gantaal buu ahaa Goobta Dirireede!... BY Axmed Sheikh Omar (axmed Shiine)
  9. A&T,thanks for sharing this historic interview of late president Yusuf. I have listened this interview and learned allot insight about Somali history and how things go wrong in our nation but i would have liked had the Universal TV taken longer interview because abdullahi yusuf was ready to share more information about the country's history hopefully we will get more details in the book that the late president wrote before his passing away STRUGGLE AND CONSPIRACY
  10. yes king.some will not accept the greatness of the man they want deny his legacy and contributions to satisfy their clannish animosity but they are irrelevant
  11. Abdullahi yusuf is the greatest somali person ever walked in this earth and you can not do any thing about that fact . hate it or love it.
  12. Good piece Mr A&T, but you are understating the man's achievements and exaggerating his failures. you said he led puntland to war with it self but you conveniently forget to mention that he was the founder father of puntland it self. and he never said that he would flush entire community. what he said was dadka dawlada ka soo horjeeda daadka ayaa qaadaya taas oo ula jeeday qabqablayaasha. no body can deny the great things that halyay cabdulahi yusuf acheived . 1. founding father of puntland. 2. the first man introduce federalism in Somalia. 3.restored Somali nation after 15 years of chaos and warlodism 4. fought and led two wars against Ethiopia 5. fought against barre dictatorship. he was greatest leader somalia ever had after ahmed guray and sayid mohamed and his legacy will live for ever . RIP LEGEND ABDULLAHI YUSUF
  13. http://a2.sphotos.ak.fbcdn.net/hphotos-ak-ash4/417290_2421809519405_1676464122_1600859_838382463_n.jpg
  14. ilaahy ha u naxariisti cabdullah yusuf he was one of the greatest Somali leaders .
  15. lacagtaan waa lacagtii shariif sakiin suudaan ku soo samaystay oo horay puntland u diidi jirtay laakiin hadda waxaa lagu heshiiyay dhamaan in la kala goosto.
  16. waa runtii wasiirku Boohoodle iyo dhamaan ssc waa punland.
  17. General Duke;797720 wrote: very funny indeed qodobkaasi shirka kuma jiro lool
  18. hello mr Nassir are you also called Bilan A Aden.
  19. Siilaanyo oo cod lagaga qaaday mobil-lagu majarahabaabinaayo shicibka Somaliland. adeer mobile baa looga duubay ee cidna uma khudbayn http://www.qarannews.com/index.php?option=com_content&task=view&id=12880&Itemid=62London,(Qaran news)- Qaar ka mid ah Madaxda la socota madaxweynaha iyo xubno ku dhow madaxweynaha oo ka tirsan qoyskiisa ayaa ilaa xalay ku mashquulsanaa sidii cod looga qaadi lahaa madaxweynaha maqal ah kaasi oo lagu qaaday mobil- isla markaasina loo kala diray saxaafado shisheeye iyo warbaahinta taageerta xukumadda Siilaanyo. Codkani la qaaday ayaa lagu sheegay ama lagu taariikheeyay in uu madaxweyne Siilaanyo uu khudbad dheer oo 11 daqiiqadood qaadanysa uu ka jeediyay madashii shirkii Somalida ee shalay ka dhacay magaalada London, sidoo kale waxa time-ka ama saacada uu hadlay laga dhigay 11:30-kii subaxnimo xiligaasina waxa shirka ka hadlaayay Raysal wasaaraha dawlada Itoobiya, codkani madaxweyne Siilaanyo lagaga qaaday Hotel-ka uu deganyahay ayaa waxa tageerayaasha xukumada Siilaanyo ilaa xalay lagu lahaa wasaarada arimaha dibada ee Ingriiska ayaa inoo keenaysa Clip- ama codkii madaxweynaha oo aad ka dhagaysan doontaan khudbadii madaxweynaha, taasi oo ah been cad oo majaro habaabin ah. Shabakada qaran news, waxa soo gaadhay codkla madaxweyne Siilaanyo ay xubno ka mid ah xukumadiisu ay ka qaadeen taasi oo lagu mudeeyay in uu hadlay xili ay madax kale hadlaysay anaga oo soo bandhigi doona cadaynata iyo sida beenta cad loo faafinaayo. Sideedba hadii aan qadiyadeena aan runta laga sheegin oo shicibka lagu maaweeliyo been iyo khiyaali in aynu noqonayno shicib aan haynin dhabadii saxda ahayd sida hada uu Madaxweyne Siilaanyo inagu hagaayo. Lasco beenta ay baahinayaan xukumadda Siilaaanyo iyo khudbada beenta ah ee uu iska duubay ee dadka lagu majaro habaabinaayo oo aanu soo bandhigi doono. Hadii uu madaxweynaheenu uu hadlay ha soo ban dhigo vedio maqal iyo muuqaalba leh oo ay dadku rumaystaan looma baahna cod qol madow lagaga duubay oo bug ah
  20. lol private conference who are your sources NOONE and what are the agreement they they have signed ?
  21. ODadagii siilaanyo ahaa meesha waji gabax baa ka raacay maanta waxaan arkay asagoo watoo waraaqo waa wayn u soo diyaarsaday. is ka fadhi baa la yiri adeer dhagayso shariifka iyo gaas lool what Humiliation fcu lool
  22. Mr siilaanyo is avoiding other Somalia he is comfortable standing some where behind Meles Zenawi. what is a disgrace!
  23. qolyihiinaan waaba naga fican tihiin majaahidiintiina waa wadataan anagu kuwayagii waa dayacnay lol