Fanisha

Nomads
  • Content Count

    316
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Fanisha

  1. Originally posted by Allamagan: ^^^Xarago, that would mean they sat their sight also on Somaliland, right? No, that Aweys dude better not mention Somaliland. Somaliland is a peacefull place and does not need anything from the south. Muqdisho ha ku ekaado.
  2. Originally posted by HornAfrique: quote:Originally posted by Rachel: quote: Originally posted by Rahima: Amazing how some people have stooped so low as to attack that which was sanctioned by Allah and practiced by Rasuallah. Rapists (proven guilty that is, and a condition of the courts) deserve to die. To make their deaths public is a deterrent to the people. At the time of the prophet, adulterers were stoned to death in public. Some are against it because they deny the sunnah to begin with, some believe that they have become so “educated†and “civilised†that they now feel that they have authority to question the laws of their lord, and finally some put tribe before Islam. Markaa sunnah iyo lawga aad sheegaysaa waa in caruurta masaakiinta een is difaaci kareyn gacmaha laga jaro imasaa soomaaliya niman dad dill ah ka buuxa maa lasoo qabtoo oo gacmaha laga jaro, all the warlods who killed so many young people including women and children. iyaga gacmaha iyo lugaha laga jarimaayo, waayo, ama waxey ka dhasheen qabiil xoogleh or way is difaaci karaan.. maxaa shariica law lagu dhaqmaa wadan bilaa dawlad ah oo dadku wada gaajoonayaan. Waa wax habaaran oo awalba criminal ahaa waxan caruurta googaynayaa.. Walaalay sow islama yaabti? Caqligaadu intaa'e ayuu gaaraa? Waxaa lagu yidhi ragu dambigoodi wey qirteen gabdhahi ay faraxumeeyeene si kama dambayn ah ayey farta ku fiiqayn. Maadama maxkamadooyin Islaami ah ay dhulalkaa ka taliyaan, sow kuma qasbana shareecadu inay hirgeliyaan? Haday hirgeliyeene sow kuma qasbana inay kuwa ugu dhaw dambiyadooda wax ka qabtaan intay meela kale eegin? Runtii anigu qof aan sida aqalkan loo furay la yaabay waa adigu. Kuwaa gaalo baynu nahay ku dhawaqeen, warku iyagu ha ugu ekaado. Adiguse isku xishood walaal fikradaad dhiibtay waala dhaamaa. Inankii aqliga badnaayoow i dhageyso ... hadaad waxaan idhi wax dhaama heysid maad sheegtid. Mr. einstein. ilaa intaan dad wax qora arkayay SOL wax kaa liita ma arkin. Qofkii aan rayigaaga kula raacsaneyn malaha xishoodkii buu katagey or fikrad male.. waar ilayn .. Xanaa manaa ayuunbaad gurtaa.. Hadaad sidaa u aqli badan tahay, aad na isku heysato nin fikrad wanaagsan wadankii ayaa adoo kale ubaahan.. Balse adoon wax fiican sheegayn dadka ha xagxagan.
  3. Originally posted by Rahima: Amazing how some people have stooped so low as to attack that which was sanctioned by Allah and practiced by Rasuallah. Rapists (proven guilty that is, and a condition of the courts) deserve to die. To make their deaths public is a deterrent to the people. At the time of the prophet, adulterers were stoned to death in public. Some are against it because they deny the sunnah to begin with, some believe that they have become so “educated†and “civilised†that they now feel that they have authority to question the laws of their lord, and finally some put tribe before Islam. Markaa sunnah iyo lawga aad sheegaysaa waa in caruurta masaakiinta een is difaaci kareyn gacmaha laga jaro imasaa soomaaliya niman dad dill ah ka buuxa maa lasoo qabtoo oo gacmaha laga jaro, all the warlods who killed so many young people including women and children. iyaga gacmaha iyo lugaha laga jarimaayo, waayo, ama waxey ka dhasheen qabiil xoogleh or way is difaaci karaan.. maxaa shariica law lagu dhaqmaa wadan bilaa dawlad ah oo dadku wada gaajoonayaan. Waa wax habaaran oo awalba criminal ahaa waxan caruurta googaynayaa..
  4. Originally posted by Jimcaale: Lax Nugaaleed, What are you trying to prove with these images? Please don’t flood the thread. Prove kulahaa ma indhahaad la adahey xay waan kaa ilmaha googoynaya siddii adhiga.. wadan shriica maaha meel dad ku wada gaajoonayaan. iIaahey inkaar idinku rid aqligaad wada ladihiine dadku dayuxuu gaadhey iyaguna haduubaan caruurta gacmaha ka googaynayaa,,, :mad: :mad:
  5. That is such a good news.! To have peace in a country which had no govermen for quite sometime is priceless. I hope they countinue to agree in peace for the sake of the poeple. atleast we will have goverment, and women and children does not have to die no more. I am quite Happy with the peace deal!
  6. A/Y has been trying to become a president for the past 40 years, and now that he has been ellected by warlods, all he wants to do is to protect his position. He does not give sh** about anything else. kuwani kale ee courtka isku sheegaya ee dadka mididi ku dilayaa wax ba madhaaman. Somaaliya ha la iloobo, or haloo duceeyo in Alla daweeyo. Intuu qabiilku wax walba kahoreeye meelna uma socoto. Ragii sommaaleed waakuwa meel waxba gaarsiinlee, malaha waa waqti dumarka maamulka loo daayo.
  7. Originally posted by General Duke: Xoogsade I never knew you for a comedian. The story about the man was soo touching. Oh well lets see if these MP's all run away from Baidoa.. Waa siduu xoogsade sheegaye adiga iyo kumayaal kula mida waxaa toobada iyo taladaba seejin intay odayaal imaanla oo dan iyo muraadka lahay dalkooga, dadkooga or diintooda kadaba naageeynayaan just because of Qabiil. how sad is that !
  8. Originally posted by Ducaqabe: I somehow missed this thread but I never expected a Muslim would say, Inaa Wajadnaa Aabaa'anaa Calaa Umatin wa inaa calaa aa'thaarihim muqtaduun. Zukhruf 23. You did not miss much. Ale ubaahne uunbaa qori iyo qude qaatey oo meeshii walaaqaya with xanaa manaaa
  9. Fanisha

    Tampon Users

    ^^^^^Looool.. Now that is funny. I didn't know iney nimanku bukhuur marsadaan
  10. Originally posted by Aeronwen: ^ I am really starting to like you, Rachel . Thanks sis. I like you too
  11. Originally posted by Alle-ubaahne: ^^Naa maxaad ka heleysaa in la i habaaro? Mise sheekadii Bashir goth aan ku dhigay ayaa kusoo gaartay. Walee iga leexo ayaan ku oran lahaa, anigu nin fiican ayaan ahee. Horaa loo yiri Nin is faanshey waa ri is nuugtey,,, hadaad sidaa nin fiican ku tahey markaad xuntahey hana soo marin... Maxaad adigu ka helaysay inaad nin muslin ah oo adigaba kaa wanaagsan aad u habaarto. Habanse kaa leexdee ma wado aad adigu sameysatey ayaan joogaa. Adigu afkaaga hagaajiso nin wayn oo warleh oo sidii duqihii 1800 ka u habaartameyana adaa la hayaa.. Cajiib..
  12. Originally posted by Alle-ubaahne: quote:Originally posted by HornAfrique: Alle-Ubaahne are you a jaajuus? Xaal iyo xumaantir ayaan rabaa eraygaas aad igu tiri Horn-afrique gabadha la dhahaay! Kaba daran hadaan hooyadeey u sheego inaad igu tiri eraygaas laga gilgisho oo aadka looga caroodo! Adiga xaalka ugu fiican een ku siinaynaa oo waliba aad kuugu soo baxaya waa habaar. don't you think?
  13. Fanisha

    Awdal Pictures

    Wow!!!! Beautiful Pictures.
  14. Waryaa Ala Ubaahne , Hadaad Abtigey oo muslin ah aad Habaartey, oo in la is habaaraa SOL ay caadi ka tahey anaa habaar aanad ka kicin kuu soo wadee ogow. Sheekyadii and Mod kiiba aay kula raaceen(by not deleting) in qof Muslin ah La habaaro, waa sheeko cusub Fudoo baan kusoo akhrinayaa ii sug.
  15. Fanisha

    Vote For K'Naan

    Originally posted by Foxy: One wonders what Ayan Xirsi has to do with the subject at hand.....walee waa yaab......from voting for K'naan to ayan xirsi's social club critics..... Miyaan wax is ku ogolahey horta,,, somaali iyo xaasidnimo maxaa kala heysta....walee waa yaab kaad sheegtay. let's get the vote going.
  16. I would suggest you go to Somaliland, there is no war, no land mines 100% Muslim and you can practice your religion how ever way you want. I have been there 4 months ago and it is the safest place to be. Peace
  17. Ramadan kariim to Muslimiinta oodhan meelkastoo ay joogaanba.
  18. Originally posted by Rahima: [qb] ^ That is why women should always have a backup plan. Always have your own account of savings I say, save your meher I say (be sure to get it first) and be sure to get a suitable education which you can fall back on in the event that you do not want to be in such a marriage. I think for us in the west it is wrong to be married to a man because you feel that you cannot support yourself otherwise. I feel and understand the plight of such sisters in co Somalia for they really are between a rock and a hard place. But for those of us in the west and who have the opportunity to gain an education, I don’t need financial security from a man, therefore inshallah I will not stay for food and shelter. Sorry, double posted
  19. Originally posted by Rahima: ^ That is why women should always have a backup plan. Always have your own account of savings I say, save your meher I say (be sure to get it first) and be sure to get a suitable education which you can fall back on in the event that you do not want to be in such a marriage. I think for us in the west it is wrong to be married to a man because you feel that you cannot support yourself otherwise. I feel and understand the plight of such sisters in countries like Somalia for they really are between a rock and a hard place. But for those of us in the west and who have the opportunity to gain an education, I don’t need financial security from a man, therefore inshallah I will not stay for food and shelter. Exactly. afkaaga caano lagu qabey . Hadeyna hooyo iyo aabo kuu joogin you must always have plan B (some savings) , specialy if you have children. I wouldn't advise anyone I know to stay in an unhappy marriage for the sake of the kids
  20. Lughaya, The best place to be.
  21. Ooh Yeah! Castro, I agree with you... ku wii is moodayay inay Ilaahey dad ka uga dhaw yihiin ayaa hudug kugu odhan lahaa, if you posted this topic.
  22. Inabti Xiin, halkaan ka imi muhiim maaha. Kasoo qaad gallery-gii Ngonge sheegayay inaan ka imi. Dood waxaan u aqaan inaan la is aflagaadeyn. Aflagaado waxaan u aqaan, charlatan iyo imposter.