wacdaraha_aduunka

Nomads
  • Content Count

    681
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by wacdaraha_aduunka

  1. Ahlusunnah Waljamaaca oo soo bandhigtay Nin Ajnabi ah oo eey ku Dileen Dagaalkii kadhacay 18-Bishaan Deegaanka Dab-Qurun oo U dhow Tuulada Wabxo baritaan kabacdi Ahlusunna Waljamaaca ayaa maantay soo bandhigtay sawirka Nin Ajnabi ah oo ku geeriyooday Dagaal ku dhex maray Dagaanka Dab-Qurun Ciidanka Ahlusunna Waljamaaca & Khawaarij Ajnabi u badan kuwaasoo ka dagaalamaayay somalia ilaa horaantii 2006dii sida ku cad muuqaalo iyo qoraalo laga helay jeebabka Ninkaan Ajnabiga ah oo heysta dhalashada Dalka Sweden islamarkaana kasoo jeeda asal ahaan dalka marooko, Ninkaan ayaa ku geeriyooday dagaal ka dhacay 18-May-2009 Dagaanka Dab-Qurun oo u dhow Tuulada Wabxo, Dagaalkaan ayaa ahaa mid lagu bur buriyay saldhigii ugu weyn ee laga abaabulo dagaalada eey khawaarijta ku qaadaan Tuulada Wabxo iyo degaanada u dhow. wararka ayaa intaa ku daraya in eey u baqdeen tiro aan la aqoon oo isugu jirta ajnabi ah iyo Somali dhanka Degmada Ceel-buur ee G/galgaduud. Dagaalka oo ahaa mid eey kasoo hooyeen Culumada Ahlusunnah Waljamaacah Guulo waaweyn ayaa la xaqiijiyay in eey uga dhimatay khawaarijta ilaa 83 kamid ah Canaasiirta khawaarijta, dhanka Culimada Ahlusunna Waljamaaca waxaa uga dhintay 1 sheekh waxaana uga dhaawacantay ilaa 3wadaad. Dhanka kale Culimada Ahlusunna Waljamaaca ayaa bilaabay in ey xoojiyaan jiidaha hore ee dagaalka, waxeeyna noo xaqiijiyeen dadweeynaha ku nool degaanada G/Dhexe Culimo aad u fara badan oo kusii qul qulaya jiidaha hore ee dagaalka, lamana oga in eey u diyaar garoobayaan weeraro ka dhan ah khawaarinta ku sugan degaanada kamid ah G/Dhexe sida Maxaas/Ceel-buur & kuwo kale. Culimada Ahlusunna Waljamaaca ayaa u xil saartay hogaaminta Dagaalka Rag isku darsaday Cilmiga Diinta islaamka & Qibradaha dagaalka kuwaasoo lasheegay in eey yihiin qaarkood janaraalo qibrad badan u leh dhanka milatariga iyagoo kasoo qabtay milatarigii somaliya jagooyin sar-sare .
  2. Shariif shouldnt have started this as these warriors will take on his moryaans as they took on Al-saqiir and Hisbul Khaa'in combined. Dowladda KMG ee tabarta daran oo Xasuuq u Geysatay Qaar ka Mid ahaa Culumada Ahlu Sunna Waljamaaca oo Masjid Dhexdiisa Kitaab ku Aqrisanayay Xaafadda Xoosh... Culumada ayaa masjidka dhexdiisa laga soo uruuriyey kadibna meel gaar ah la isugu geeyay. ********ta dowladda ee jidgooyada iyo qarbudaadda ka wada degmooyinka Xamar, ayaa wareysi kooban la yeeshay culumada. Markii ay u xaqiiqowday in aysan wax raad ah ku lahayn rabshadaha ka socda degmada Dharknley, wax yar kadib, ayaa mid ka mid ahaa askarta uu weydiiyey jamaacada ay ka soo jeedaan. Wadaad ka mid ahaa kuwa dhintay ayaa ku jawaabay inay yihiin culumada Ahlu Sunna Waljamaaca. Isla markii ay afkiisa ka dhammaatay ayaa nin magacaas dhibsaday uu rasaas huwiyay oo halkaas 4 ka mid ah ku naf waayeen. INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN! Waxaa intaas ka sii foolxumayd markii ay diideen in meesha laga qaado kuwii dhaawacmay oo iyaguna ahaa 4 wadaad. Muddadii baasku socday ayaa rag kaloo badani ka qeyb qaateen dilalka. Dilalka ayaa ahaa toogasgo-dhow (piont blank range) oo ah toogasha ka dhow inta aysan tiirada qaadan xabbaddu ama waa dil foolxun. Waxaa iyana mahadha kale reebtay, markii uu inkiray ninka degmada Dharkanley wakiilka uga ah dowladda Jabuuti lagu soo dhoodhoobay. ********ta Ina-Shaawey ayaa si toos ah uga qeyb qaadatay XASUUQA culumada masjidka Xoosh. Ilaahay dhamaantood shahaadadooda ha aqbalo, kuwa noolna ha caafiyo, aamiin! Magacayda Culumada la Xasuusqay 1- Sh. C/Raxmaan Maxamed Mursal - Mu'addinka Masjidka 2- Sh. C/Fataax Xasan Carte - Mu'addin, Ku-sime 3- Sh. C/Callaahi - Maamulka Masjidka Culumada Dhaawaca 1- Sh. Faarax Maxamed Xiish - Mudarris 2- Sh. Sh. Maxamed Sugaal - Xerow 3- Sh. Cabdi Kuus - Xerow Culumada Fakatay/Badbaadday 1- Sh. C/Casiis Cismaan Cabdi - Xerow 2- Sh. Siddiiq Sh. Maxamuud - Xerow 3- Sh. Mustaf C/Qani - Xerow Waraysiyo aan la yeelanay culumada ayaan dib u soo gelin doonaa inshaa Allaah! Xafiiska Wararka ee Ahlu Sunna Waljamaaca
  3. Shariif Sh. Axmed oo la Kulmay Asxaabtiisa Aala-Sheykh isagoo ku Maaweelinaya inay Yihiin Ahlu Sunna Waljamaaca Kulanka ka dhacay madaxtooyada ayaa waxaa ka soo qeyb galay rag caan ah oo dhammaantood ka tirsan ururka Tajammuca ama Aala-sheekh ee Shariifku xubin ka yahay. Ragga ka muuqday kulankii maanta waxaa ka mid ahaa Cali Xaaji Yusuf, Shariif Sh. Muxyiddiin Celi, Soomow iyo rag kale oo ay xulafo yihiin. Waxaad ku xasuusataan raggaan muddadii dagaalada Khawaarijta iyo culumadu socdeen waxay shirar joogta ah la qaadan jireen Khawaarijta iyagoo had iyo goorna saxaafadda ********-warreyda mariya hadalo gef ku ah culumada oo kuna dhiirran jiray inay ugu yeeraan ******** iyo warlords. Afhayeenka Khawaarijta iyo afhayeenka Aala-sheekh, Soomoow ayaa si wada jira u sii deyn jiray war saxaafadeed halka Cali Xaaji Yusuf, Shariif Sh. Muxyiddiin iyo Ina Cali Xadena ayba qeyb weyn ka ahaayeen la dagaalanka culumada Ahlu Sunna ee difaaca ugu jirtay caqiidada saxdaa ee islaamka. Raggaan oo wax badan isku mashquuliyey inay ku qeyb qaataan magaca Ahlu Sunna Waljamaaca ayaad mooddaa in damacaasi halkii ugu sarreysay uu marayo maanta. Haddaba caqabadda ugu weyn ee hortaalla raggaan xoogsanaya ayaa ah in magacu yahay mabda' ku salaysan caqiida diini ah ee uusan ruux walbaa iska labisan karin. Dardar cusub ayaa laga dareemayaa dhanka dowladda maalmahaan oo ka horjeedda culumada Ahlu Sunna Waljamaaca. Waxaana tii ugu dambeysay ay ahayd markii shalay ********ta dowladdu si bareere ah ugu duushay masjid caan ku ahaa culumada Ahlu Sunna Waljamaaca, halkaasna ay xasuuq iyo dil aan loo meel dayin ka smaeeyeen. Waxaan Shariifka xasuusinaynaa, in xaqu uu aakhirka qaalib noqon doono oo shilimada aad ka soo qaadatay Amerika iyo Yurub aysan meelna ku geyneyn ee ilaahay u laabo oo dagaalka u burburka aad culumada ku hayso jooji. Xafiiska Wararka ee Ahlu Sunna Waljamaaca source
  4. whats next there's no ethios in villa somalia or yaaqshid
  5. Kool i didnt get what your trying to say ?
  6. sxb i neither do support shabaab nor your little-thought off comments but their are rule's in this form and i suggest you read them if you dont want to be banned
  7. wey ka qaraxsantahay inspector general I wonder what the reason of the recent upsurge of people claiming to be from somewhere else.... Where's Che btw
  8. Listen you roonoow ileen ciyaal baad tahay, abide by the rules of this site or leave this place. 1. Post the sources of your posts or get out of this place. 2. Do no post specific clan names here
  9. Aloow dad caqli lahayn yaa wax fahamsiiya. War FU-FU wakhtigii adeerka ee afweeyne taageer ama afgooye tag goor hore baa laga baxay.
  10. They're all in hiding and pre-occupied with self-denial Sheik binti sanduuqdi bey kuwada riyoonayaan
  11. Lool sabriya i do cook but hey the variety's that the lady's cook are always nicer
  12. I like your blog as I introduced it to some girls I know and hey the meals they've been cooking me lately puts a smile to my face Besides why do you consider yourself Half somali as when you marry into a somali and I think you've learned the language by now then your somali as much as everyone else. If your children call you hooyo then your definetly somali too
  13. And your the one to decide while sleeping with your ugandan masters under a tank. Iska aamus ninyow I summoned up your positions and its If abdullahi can do then we sure as hell could do too, and what changed is that the presidents clan was switched... And as all those wars for supporting your kinsfolk's aspiration for taking the presidential seat thousands of your folk had to die.... Thats pathetic
  14. Emporer walle Sheikh Sakiins supporters waa dad uu wada dhiman... Even if you say you were against shelling they wont take as their card of Abdullahi did and we can will fly out of the window...It was all in the way of unseating the guy and takin his position and thousands of civilians had to die for that but whats worst is that it continues till today.. What a sad shame for Meiji M society who's was being bombarded because one of theirs sons would be a president, but the shelling, killing and rapes continue
  15. Saudi Embassy OUCH that must hurt ileen kii Eritrea bey mabnuuc kawada yihiin
  16. Stop playing the arab card saaxib.... I can see how this plays out in the coming months. Shariif supporters being cornered and screaming the terrorists dont want to negotiate and calls for more foreign troops and ethiopia come's back. And shabaab gets more foreign troops and the south becomes more engulfed in violence.... Can that be said when the ICU stormed out of the Khartoum negotiations and started the war and in comes the ethiopians.... But know because the highest position has seen a clan change all of sudden Al Qaida is here and everywhere and we must play our part in the global war agains jihadism This only shows that the shariif supporters are willing to support the government and fight terror when its their guy on the throne...Bal iska celiya hadaba ileen shaleytoole afgankii iyo carabkii wuxuu ahaa mujaahide. Please spare me that thought. Ahlu sunnah is another group but they have legitimate reasons to fight as they've been attacked and their graves been destroyed.
  17. As for the "AMISOM SHELLING" the same could have been said of it when Abdullahi Yusuf was the president and the Ethiopians were committing acts of war crimes. Applying the same standards on Abdullahi Yusuf would be useful here. what does that imply? Two things your implying is that, firstly by saying Abdullahi did it too doesnt take out the illegality of those actions.. Whether its Shariif or Abdullahi its wrong full stop. Thats black and white for you. Secondly you assumed I agreed with those actions and think i should apply the same standards. Calshaan markii abdullahi sameyney waan ka amuusna ee kan shariif tuurayana ka aamus... This shows what a deranged childish mind you have. I feel sorry for your folks in Yaaqshid today as your supporting the shellings of their areas and the reason is ? Because Abdullahi did it So when you talk about the shellings in Abdullahi's time was a war crime is beause he was of the wrong clan and if Shariif shells his own kinsfolk then its free for all huh.... Caqligaa baadna maanta ka odhaneysa adoo 'West' jooga. Maskiin waad ka fogtahay but indeed waxbaa kaa dhiman. Ilaahey haka qabto ibtilada aad la jeceshay your own people and your family
  18. the difference between me and you is that I had the courage to differ when that gov started shelling innocents people but who's blindly supporting Shariif's shelling under the pretence of Abdullahi did it and we can too...... Sad for the folks of Muqdishu who've endured shelling of both administrations and your lack of sympathy for your own folks because the president is of your clan.... Keep prescribing to NGONGE's philosophy of clan is everything
  19. It was a welcome speack lets see if he means real business, and inshalaah it will
  20. To truly blind yourself from what i just wrote just shows ure childish thoughts. Far waa weyn miyaan kugu sheega inaan taageri jireen marki madaafic lala dhacayey shacab but you summoned your position as if Abdullahi could shell then we could 2..... Now who's amusing, by sadly supporting your clan leader blindly allows you to blindly disregard your folks being killed by the hundreds by SHariif and his Ugandan shells. Hadaadan uu naxeyn dadkaasi then atleast you should own the decency of not fabricating twists about their hardship and suffering
  21. The pirates dont kill their people sxb they give them money istead but your moryaans kills,loots,rape's and barakiciya dadkooda. Moryaankii idinku weynaana maanta madaxweyne buu idin yahay wuxuuna ku gabanaya warlordskiina horey idin talin jirey. Adeer remember truth always liberates people
  22. Hada yaa fahamsiin kara kooxdan Sheikh sanduuqyaasha iyo binti suuqyada la socda