wacdaraha_aduunka

Nomads
  • Content Count

    681
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by wacdaraha_aduunka

  1. Roox my lovely town... used to take my xagaa bax over there.. Ilaahey nimcada ha uu siyaadiyo aamin
  2. This guy? Was he the one killed in Wabxo ileen dhaawac uun baa ka muuqdey Aweeys?
  3. The complete lack of rule of law in one part and the complete mismanagment of resources on the other explains the riots hence you dont see any in Puntland. And miskiin eventough i Love Bari it aint where am from sxb Puntland is huge. Showing the failures on one part doesnt mean animosity held of those areas. Or even when mentioned should be slammed of being a clannist minded bigot. C'mon give me a break
  4. Walle sidii shariif ku socda wax badan ba ka yeedhi doona... Eeboow muxugo mug waaye Malkamoodka muf iyo maf waaye Eeboow na mooti Shabaab Anya Madiina iyo Dameerka moonkiisa
  5. At least yey is to be commended for being steadfast on his convictions but Shariif playing the religion card and once he becomes president spews out al qaeda is here and everywhere... And thousands of his kinsfolk had to die for it pls and you still see people supporting the guy. And we all know where his supporters are from, and they where willing to see their folks suffer so they could be in that presidential chair. Sickening indeed that they support him still
  6. shameful on both of them waxba iima kala dhaama.
  7. I know Paragon Maryan is going to rock the boat ova there. She's been appointed to be the official fanaan for UDUB in the never coming elections. Sidii shimbirihii uu heesan bey Riyaale ugu codeyn doonan
  8. I know Paragon Maryan is going to rock the boat ova there. She's been appointed to be the official fanaan for UDUB in the never coming elections. Sidii shimbirihii uu heesan bey Riyaale ugu codeyn doonan
  9. Shariif should immedietly call it an Al-Qaeda cell and ask the ugandans to finish the job
  10. Shimbiriyoow Heesa Heesti Udub noo heesa heeso Riyaale heesa Jaaliyaalow heesa
  11. Shimbiriyoow Heesa Heesti Udub noo heesa heeso Riyaale heesa Jaaliyaalow heesa
  12. Layzie inaad ka heshid markaad ragga ku dhex jirtid wey muuqataa oo, ee waxaa la qaatey inaad sii gabdhaha oo kale inaad ku *****d xaga iyo Women and General section. A piece of advice because neither will I engage in a debate with you nor seek your approval. Halkaan bey raga dhexdooda ka yeedhineysa braap kulahaa
  13. Eng_Feysal C. Waraabe "Wax is dilaya waa ******, Puntland, Somaliland iyo Kismaayo waa nabad Muqdisho maxaa u diiday? Thursday 11th of June 2009 02:59 Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID ee Maamulka la magac baxay Somaliland Feysal Cali Waraabe ayaa sheegay in Dowladda Madaxweyne Sheekh Shariif ay uga sii dartay dadka ku dhaqan K/Soomaaliya. Eng. Feysal Cali Waraabe oo la hadlay Warbaahinta Muqdisho ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah oo ka mid ah marxalada ka taagan Soomaaliya, waxaana uu cadeeyay in Dowladda Sheekh Shariif ay ka sii dartay, isla markaana Dowladihii ka horeeyay wax aanay sameyn ay sameystay. "War Dowladihii ka horeeyay iskaba daayee Gobolada qaar lagama barakicin, dadkana way ka cararayaan, Dowladdan uu hogaamiyo Shariif dadka Koonfurta weyba uga sii dartay"ayuu yiri Feysal Cali Waraabe oo markii u horeysay ka hadlay xaalada Koonfurta tan iyo markii la soo dhisay Dowladda uu madaxda u yahay Shariif Sheekh Axmed. Mar uu ka hadlay sababaha wali uga oogan yihiin dagaalada Magaalada Muqdisho, gobolada kalena ay yihiin kuwo nabdoon ayuu taas waxaa uu u soo qaatay in xilalka Gobolka Banaadir iyo kan Dowladda qaar loo dhiibay dad aan u dhalan sida uu yiri oo Gobolada kale ka yimid. Eng. Feysal Cali Waraabe ayaa si gaar ah u soo qaatay Wasiirka Gaashaandhiga Prof. Gaandi, isagoona tilmaamay in hada ka hor uu Warbaahinta ka sheegay in Beesha ****** ay xasuuqday dadkiisa, isla markaana aanay u dhalan Koonfurta, waxaa oo kaloo soo qaatay Ra'iisul wasaaraha iyo Wasiirka Arrimaha Dibada aanay aheyn kuwa u dhashay Muqdisho oo Goboladooda ay nabdoon yihiin sida uu yiri. "Wax is dagaashan waa ******, Puntland, Somaliland iyo Kismaayo waa nabad Muqdisho maxaa u diiday, dadka waxa dilaya waa ******, dadka la dilaya waa ******, marka waa inay ****** aayahooda ka tashadaan"ayuu yiri Feysal Cali Waraabe oo muujiyay wali waxa uu dabka ka dhex ololayo ay kaliya ****** tahay, isagoo u soo qaatay dagaalada ku kooban Muqdisho iyo deegaanada kale ee ******** degaan. Eng. Feysal Cali Waraabe ayaa ugu baaqay Madaxweyne Shariif inuu la heshiiyo walaalkiis Sheekh Xasan Dahir Aweys, isla markaana uu muujiyo tanaasul. "Sheekh Shariif iyo Sheekh Xasan Dahir waa labo qof oo walaalo ah, waanu ognahay wanaagii ka dhaxeeyay xilligii Maxaakimta, balse maanta waa nasiib daro inay is yiraahdeen hebel waa argagixiso iyo hebel waa gaal, marka waa in Shariif uu walaalkii dib uga hoydaa kana qanciyaa waxa uu tabaniya, deegaanada Beelaha ****** laga dhowro dhibaatooyinka lana nabadeeyo dadka masaakiinta ah ee barakacay"ayuu mar kale ku celiyay Eng. Feysal Cali Waraabe. Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID Eng. Feysal Cali Waraabe ayaa hadalkiisan noqonaya kii u horeeyay ee uu si toos uga hadlo xaalada dhabta ah ee ka taagan Koonfurta, isagoona noqonaya Hogaamiyihii u horeeyay ee talo siiya Dowladda KMG ee uu hogaamiyo Sheekh Shariif Sheekh Axmed. Source
  14. Adeer Layzie uma jawaabo dumarka ee halka bey arrintu ku xidhantahay. Wax nala tus oo wax noo laaban bey somali odhan jirtey maantana Sol bey ka socota. Emperor iyo NGONGE sxb uga beydha gabadhu
  15. Xaaji do you want me to send you the new tunes for UDUB.. Its going to be mandatory at schools soon
  16. Xaaji do you want me to send you the new tunes for UDUB.. Its going to be mandatory at schools soon
  17. Sadexdii durbaan la tumayey baa la waayey.. 1. 1.Foreigners baa soo socda maantana waa iyagii baa hoos kaga jira. 2. Abdullahi aarsasho 1991 wixii ka dhacey Muqdishu buu uu jooga. Shariifna kama duwana wuxuu ku Abdulaahi ku dhaqaaqi jirey. 3.Dowlad gaalo soo dhistey weeyan hadana Sharrif baa madax ka ah. What kind ignorance makes blind to that nothing has changed besides that a new president of a different clan is in office. Thousands had to die for it and now sheikh hotel cant even perform the magic he promised his supporters..
  18. Hees Udub heesa heeso Riyaale heesa Jaaliyaalow heesa
  19. Hees Udub heesa heeso Riyaale heesa Jaaliyaalow heesa
  20. Miiskiin I've never heard of food riots in Puntland unlike the capital Muqdishu or water scarcity like Hageisa unlike Gaalkacyo or Bosaaso marka ma naceyb baa hadii dhibi ka jiro magaalo somaaliyeed la sheego. Yaab