Xaaji Dhagax.

Nomads
  • Content Count

    161
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Xaaji Dhagax.

  1. SSC = Guul gaara oo iska xoreeya Pirate-ka iyo QawLand lol
  2. ******please respect the rules and stop the personal attacks. Give your thoughts in respectful manner. ************** [ October 21, 2010, 11:01 AM: Message edited by: Libaax-Sankataabte ]
  3. I have just skimmed through half of the Book and I don't see any controversial entry ? Bal let me go through the whole thing...!
  4. ^^Dhulbarah Jamaama agtiise waaye umaleehaa
  5. Maalin wacan oo wanaagsan. Oktoobar waa tee waa tuma, waa taayadii Ilaahay dhibka hanaga dul qaado.
  6. The guy was born in Xamar but lived in US from de age of 20 yrs!
  7. Masuulkan lagu magaacaabo Dr Maxamed Cabdilaahi Maxamed ' Farmaajo ' oo maanta uu madaxweynaha dawlada kmg ah ee soomaaliya xilka Raisalwasaarenimo u magacaabay ayaa la sheegey inuu yahay diblomaasi mudo badan ka shaqeynayey wadanka Mareykanka isla markaasna aqoon leh xalinta mushkiladaha. Raisalwasaaraha cusub wuxuu ku dhashay Magaalada Muqdisho 1962, wuxuu waxbarashadiisa hoose uga baxay 1da Luuliyo ee magaalada Muqdisho,Dugsiga dhexe maxamuud Xarbi ayuu uga baxay . Maxamed Cabdullaahi Maxamed, waxaa uu ka yimid dalka Mareykanka,Wuxuu isaga oo 20 sanno jir ah ayuu ka soo shaqeeyay safaaradda Soomaaliya ee New York Ilaa berigaana waxaa uu ku noolaa Mareykanka oo uu waxbarashadiisa heer PHD ku diyaariyey,Laguma aqoon fagaarayaasha siyaasadda ee Soomaaliya. Masuulkan ayaa la sheegay inuu ka soo jeedo Beesha ****** gaar ahaan Beesha ******** ee degta Gobolada Gedo, Galgaduud & Jubooyinka,waxaana la aaminsan yahay in xilkaasi loo magacaabay ka dib markii madaxweynaha & la taliyeyaashu garteen inuu ninkaasi karti u leeyahay xalinta dhibaatada ka taagan dalka soomaaliya. Si kastey ahaataba Masuulkan maanta kasbadey xilka Raisalwasarenimada soomaliya ayaa lagu wadaa inuu wax badan ka qabto xaaladaha cakiran ee ka jira wadanka soomaaliya,waxaana masuulkaas looga fadhiya sidii u wajahi lahaa dhibaatada baahsan ee ka jirta wadanka soomaaliya. Ugu dambeyntii Dr Maxamed Cabdilaahi Maxamed " Farmaajo " ayaa dadka ku dhaw dhaw sheegeen inuu yahay nin nabadda jecel isla markaasna la aamisan yahay inuu wax badan ka bedeli doono dhibaatada & colaadaha ka taagan wadanka Soomaaliya. Waxaana lagu wada inuu maalmaha soo socda ku dhawaaqo golo wasiiro tayo leh oo dawlada kmg ah ee soomaaliya yeelato. Ahmed Aadam Gacal Muqdisho-Gedo-News Gedonet.com@gmail.com
  8. Sharif is finally decided to name his new prime minister and he is ......someone who wasn't in the selection list, and his name is : Mohamed AKA Farmaajo and he is from GEDO region.
  9. ^ Do you by any chance have Mr Diini's Bio ? I never heard this fella, it looks like he was not involved with the mayhem of the 90s otherwise his name would have ring a bell. Lets hope he succeeds!
  10. ^ Adi dhinacee dooda oga jirtaa horta waanba kugu wareeere!
  11. There is also a rumor that Mukhaat Roobo withdrew his militia from Xamar after Al-shabaab finished off some of their wounded men(around 200) who mainly hailed from Bay region due to they cannot be taken care off. So Roobow got pissed off and he withdraw his army. At least this is one version of the rumor !
  12. Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: At least Shariifka doesn't and didn't say 'idaacadaha baan ka maqlay' as once a so-called Soomaali president said when the country he claimed to govern diyaarado shisheeye duqeeyeen near Dhoobleey. I guess some people forgot that. I remember that gave , they didn't even let him know huh ? Miskiiiin dheh
  13. ^Godane iyo Afguduud waa isku mid. Both waa dhiigyo cab, intaasaa lagaa la'yahay markaasaa rabtaa inaad hogaanka qabataan. yaab walee
  14. ^Hadda waxaa keentay xaawaleey wax ha loo dhiibo Waa runtaayoo Afguduud way ka qatarsanyihiin taa run baad ku sheegtay.
  15. Originally posted by Miskiin-Macruuf-Aqiyaar: . Fanaaniinta meesha ka wada muuqdo -- Baxsan, Samatar, Qamar Harowo, Feynuus Sh. Daahir, Khadro Daahir, Daleys, Cumar Dhuule -- iyo see iskaga baashaalayaan without any worries. Aaaaaaaah, dadkaas life soo maray. Where were Al-shabaab when u need them Way iska baashaalaayaaan kawarama, xataa madax waa qaawanyahay loool
  16. ^ Zack iiga leexo waxbuu fahmaa oo dadkaan badankoodu fahimin. Who knew Admas was an Ethiopian college? lol Dabcan they teach both Amharic and to jaajuus lol
  17. lol @ wax u qabtay. Bal ma gacaaw wuxuu qabtay bal ? Qudhac hoostiis wuu seexday si uu u mareekanka ugu jaajuus taas waa runtaa laakiin wadani aa? xaasha ka dheh arintaas. P.S Miskaxda dhagax maka ihi meel aan la iga arkeena waan ku dhuus maxaa yeelay waan xishood badanahay dadka dhexdiisa kuma dhuus. Daaq ka dheh
  18. Khaldaaan.com loool lol@Busbus baa ku dilay ee aan baar ku saaro Baraf aa ku ciilee bacaad aan ku geeyo. Caadi ma aha.
  19. Nacnaciina, Godane aa wax ka sheegee afguduudna waa taageeree see wax u jiraan. P.S ani Al-shabaa maba taageero ka waran hee saa u la soco, laakiin Afguduud shalyto wuxuu dhahaayay Jihaad aan ku jirnaa maantana U-turn 90 degree uu sameeyay adna waa u sacabtumee ka waran. Ninkaan waxaa waaye ninkii wiil yaroo stuff-kiisa ahaa xataa ka dhuuntay markii mareekanku uu dukheenaayay. Iskaga har aan ku dhahay AFGUDUUD waa jaajuus xataa markuu Maxkamadaha uu madax u ahaa mareekanka ayuu hoos kala xiriiray. Waa iga talo gabareey
  20. ^Me too bro, what are they talking about? Hoosta la iskugu dhigaa umudaa ani!~
  21. We need peace the rest will fall into place inshallah.
  22. Waa inuu wax qabtaa ama meesha iskaga tagaa wax ka dhaxayso maleh makastay ?
  23. Xaaji Dhagax.

    XAMAR!!

    ^Isugaa xaal marinaa!
  24. Xaaji Dhagax.

    XAMAR!!

    ^Isugaa xaal marinaa!