Liibaan

Nomads
  • Content Count

    4,722
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Liibaan

  1. Odey;860808 wrote: Are you serious?!, you are comparing the well documented Fraudster of the Carte Government who stole Millions and did nothing for the Country versus a Man who actually changed the Landscape of the Somalia and made the very same Election Possible with the Grace Of Allah and stole NOTHING and you even dare call him a thieve?. Ilaahey baa wax kaa oranaya Hadii aad Allah taqaan maad beenta joojisid. Allah adi miyuusan wax ku oraneen. All somali politicians were accused of corruption from Adan Abdulle Osman, Abdurashir Sharmarke, Muhammed Egal, Mohammed Siyaad Barre, Cali Mahdi, Abduqassim salad, Hasan Abshir, C/Yusuf, Gheedi, Nuur Cadde, Sheikh Shariif, Farmaajo, C/Wali, shariif hassan, Cadde Muuse, Faroole, Tuur, Riyaale, Siilaanyo, Ismael Cumar Gheele, etc
  2. HoruFadhi.com Warbixin: Ku Dhowaad 100 Xildhibaan Oo Sheegay Inay Tageero Doonan Musharxnimada Prof. Cali Khaliif Galeydh Dr Cali Khali Galaydh Oo kamid ah Musharaxinta Xiligani U Tagn Xilka Gudomiyaha Barlamanka Soomaaliya ayaa waxa Uu ka mid yahay Masuulinta Ugu cad cad Ee Xiligani ka Qeyb galay Xilka Gudoomiyaha Barlamanka Soomaaliya. Dr Cali Khali Galaydh ayaa waxa Xiligani ku Soo Biray Inta Badan xildhibaanada barlamaanka Soomaaliya Oo sheegay inay soo Dhaweynayaan Inuu Xiligani ka Mid yahay Musharaxinta Xilka Gudoomiyaha Barlamanka Soomaaliya. Ugu Yaraan 90-xil Dhibaan ayaa qalinka ku Duugey Inay Tageeri doonan musharaxnimada Dr Cali Khali Galaydh iyadoona Siweyn Looga soo Dhaweyey Magaalada Muqdisho Ee caasimada soomaaliya. Qaar kamid ah Xildhibanada Ka Qeyb Galay xaflada Uu dhawaan Ku Soo Bandhigayey Xilka Musharaxnimada ayaa sheegay inuuu yahay Halyey Mudan Inuu qabto Jagada Gudoomiyaha Barlamanka. waxa uu sheegay Cali Khalif in Hadii uu qabto Xilka Gudoomiyaha wax badan Ka Badli doono Siyaasada Ay ku shaqeynayaan barlamanka Soomaaliya Oo mudo Dheer Ay ka Dhex Jireen Isqabsi Dhexdooda. dadka Qaar ayaa Isweydiinaya Inay tahay markii Ugu Horaysey Oo kursiga Gudoomiyaha Barlamanka Soomaaliya ay U tar tamaan Beelaha ******,waxana Sadaalin Kala Duwan Laga Mujinaya Sida siyaasda Cusub U Socoto. Talaabada uu qaaday Cali Khaliif Galayr waxa ay niyad jab ku noqotay C/weli Gaas waxaana u qoslaya siyaasiyiin ay ka mid yihiin madaxweyne Shariif iyo Shariif Xasan Sheikh Adaan. Haddii Dr. Galayr uu ku guuleysto Afhayeenka Baarlamanka, waxa ay taasi meesha ka saari doontaa in beesha daraood ay hesho madaxwyene ama ra’iisul wasaarenimo, sababo la xiriira nidaamka awood qeybsi ee 4.5.
  3. BoocameOnline.com Dhegayso:- Nuxurka Qudbadii Dhinacyada badan Taabatay Ee Pro Cali Khaliif Galaydh (Cod) Waxaan Halkan idiinku soo gudbniaynaa Qudbadii Shalay Uu K ajeediyay Munaasibada uu kaga dhawaaqayey inuu utaagn yahay Gudoomiyha Baarlaamka Soomaaliya Musharax Bro Cali khaliif galayd Halkan Ka Dhegayso Qubdaba http://www.boocameonline.com/wp-content/uploads/2012/08/Cali-Khaliif-qudbada.mp3 Boocame Online
  4. Liiska Musharaxiinta u Taagan Xilalka Guddoonka Baarlamaanka Cusub ee Soomaaliya Muqdisho ( DHM-News ):- Xilli lagu wado in maalinta Talaadada oo ku beegan 28-da bishaan ay dhacdo doorashada Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa ay guddiga doorashada soo bandhigeen liiska xubnaha u taagan xilka Gudoomiyaha iyo labda Guddoomiye kuxigeen. Sidii aan horay idiinku sheegtay xilka Gudodomiyaha waxaa u taagan 6-musharax, Guddoomiye kuxigeenka koowaad waxaa u taagan 9-musharax, halka Guddoomiye kuxigeenka labaad ay u taagan yihiin 3-musharax oo keliya. Akhriso Magacyada Musharaxiinta u taagan xilka Guddoomiyaha 1) Prof. Cali Khaliif Galeyr 2) Prof. Maxamed Cismaan (Jawaari) 3) Prof. C/risaaq Cismaan Xasan (Jurile). 4) Xasan Abshir Faarax 5) Cabdi Xaashi C/laahi iyo 6) C/rashiid Maxamed Xidig.
  5. Liiska Musharaxiinta u Taagan Xilalka Guddoonka Baarlamaanka Cusub ee Soomaaliya Muqdisho ( DHM-News ):- Xilli lagu wado in maalinta Talaadada oo ku beegan 28-da bishaan ay dhacdo doorashada Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa ay guddiga doorashada soo bandhigeen liiska xubnaha u taagan xilka Gudoomiyaha iyo labda Guddoomiye kuxigeen. Sidii aan horay idiinku sheegtay xilka Gudodomiyaha waxaa u taagan 6-musharax, Guddoomiye kuxigeenka koowaad waxaa u taagan 9-musharax, halka Guddoomiye kuxigeenka labaad ay u taagan yihiin 3-musharax oo keliya. Akhriso Magacyada Musharaxiinta u taagan xilka Guddoomiyaha 1) Prof. Cali Khaliif Galeyr 2) Prof. Maxamed Cismaan (Jawaari) 3) Prof. C/risaaq Cismaan Xasan (Jurile). 4) Xasan Abshir Faarax 5) Cabdi Xaashi C/laahi iyo 6) C/rashiid Maxamed Xidig.
  6. Sulleiman The Great;860078 wrote: I do not doubt that PL was a stepping stone for some , they had the tact to make it so without degrading their clansmen, The truth is Puntland/ssdf was nothing more than a stepping stone for Abdulahi Yusuf and you know It, and now Faroole and C/Wali are using Puntland thing as a bargain chip. Already, Faroole threatened many times that he will secede from Somalia if his demands are not met. Faroole and his pirates have damaged the reputation of the whole country Somalia permanently , not just his clansmen. Sulleiman The Great;860078 wrote: I don't see the purpose of calling someone a warlord and saying AUN at the same time, who seeks mercy on the behalf of warlords?... All people including somali warlords need the mercy of Allah. Allah haa u naxariitu dhamaan dadka oo dhan.
  7. Sulleiman The Great;860069 wrote: insincere actions receive insincere reactions , this whole Khatumo thing was nothing more than a stepping stone for prof. galayd , unfortunately for the professor, this is not the same as last time when he was hired based on technicality rather than political strategy, like I said Sunday is very close, knowing the professor my only question is what trick will he pull of next?....maybe seceding from somalia all together?...allahu aclam i could just be rambling. Similarly, this whole Puntland/SSDF thing was nothing more than a stepping stone for AUN Warlord A/Yusuf, and now Faroole and C/Wali are using Puntland as stepping stone. Already, the pirate Faroole said his Pundland subclan will secede from Somalia altogether if his demands are not met. Insha Allah, Sunday is few days away.
  8. Somalia;860040 wrote: kulahaa wadanka buu xabashi ka saarey iyo Faroole baa dadkasta caayey, I think you are challenged sxb [/size] , lets end this conversation here, I am baffled by the ignorance. Waa run Faroole waa qof aad u af-xun oo caytama, waa adoo kale, wax kale kuma garatid. Halkee ka keenteen waalidan? ma bada
  9. Somalia;860035 wrote: War beenta iska dhaaf, Ethiopians are in Somalia right now Gedo, Hiiraan, Bay and Bakool, Galguduud, AMISOM shelled thousands 2010-2011, Kenyans are shelling Kismayo as we speak, acuudiyoow, Ma fiyoodahay waryaa? That's an honest question. Faroole has only insulted Khaatumo but no one else. Show me, show the evidence of him insulting anyone else, beenta iska jooji, I don't like been. Mr. Beenaaleland, cid adi kaa been badan majirto? runta ayaad ka xanaaqasaa. Faroole waxa uu caayaay aflagaadeeyey dhamaan soomaalida oodhan. waa ninka afkiisa ka yidhi shacabka reer Azania waa Ajaanib maaha Sooomaali ( In kastoo af-soomaali ku hadlaan). waa ninka ku sheegay argagaxiso dhamaan dadka kasoo horjeeda siyaasadiisa qabyaalada ku salaysan sida Maakhir, Goldogob, Rascayr, Gobolada Koonfirta, Azania Iyo KHaatumo.
  10. Somalia;860028 wrote: He did no such thing, when did he badmouth Maakhir, Azania, Gedo or Goldogob people, let alone Galmudug and south Somalia, you are a liar. Why do you support Sheikh Shariif, did AMISOM shelling not kill thousands in 2010-2011, do Ethiopians not occupy 5 states in Somalia today with killings, this proves you are also a hypocrite qabilist of the worst kind. Mr Puntland, It's clear you are the hypocrite qabiilist, you support support war criminals. Over the last 3 years, Faroole killed many innocent people, when he ordered his militia to attack peaceful towns in Maakhir, Rascasayr, KHaatumo, and Goldogob. Faroole said Maakhir and Goldogob people are "terrorists" themselves, because they invited foreign terrorists into their region. Also, Faroole used the same terror card against SSC, KHaatumo, Azania, Rascasayr, etc Now, no one believes Warlord Faroole because He lies about everything, and he insults all other clan/regions. Warlord Faroole disrespected Azanians and southern somalis, by saying "Azanians are non-somalis/ajanabi, and southerners are shabaab", he jailed and deported hundreds of Azanians and southern somalis. Sheikh Shariif waa ninkii ka saaray ciidamada Xabashida dalka soomaaliya iyo siiba Caasimada Mogadishu. Miyaa la barbar dhigi karaa nin dalkiisii xabashi kusoo hogaamiyey.
  11. General Duke;859899 wrote: A/Khadar Galayr is the man who insults his direct in-laws and does in public in front of his clan. No one has ever insulted him or his sub clan and thats the difference... You need to stop telling lies, Cali Khaliif never said anything bad or negative about Puntland, Somaliland, or any other region. few months ago, when Puntland and Somaliland militia attacked Tukaraq, Cali khaliif said " I will never advice anyone to attack Hargeisa or Garowe, but the attacks on KHaatumo towns by Puntland and Somaliland militia are unacceptable" . Your Warlord Faroole insulted and badmouthed in public KHaatumo people, Maakhir people, Azania people, Gedo people,Goldogob people, South Galkacyo people and sounthern people, calling all of them "terrorists". Also, Faroole started wars and invaded Galgala, Goldogob, Rascasayrland, and Tukaraq, etc and killed many innocent somali people. Your other idol Warlord AUN C/Yusuf invited Ethiopians troops inside Somalia, and in the process he killed thousands of innocent somali people.
  12. Waxaa tahay qof xanuusanaya, waxaa oo daawa, waxba waa ku tari waayeen. Allah uun baa ku caafin kara.
  13. Somalia;859999 wrote: ^^ Look at Abdiweli and Abdullahi Yusuf but look the titles for the rest, more evidence of clan cuqdad. Ilaahi ha kuu caawiyo. Cadaawada iyo cuqdada aad u qabto KHaatumo clan waa la arkaa, sababta aad u taageersantay C/wali waa qabiil, sababta aad u caayaso Cali Khaliif waa qabiil. Allaah ha ku caafiyo
  14. Xaaji Xunjuf;859990 wrote: Its a well known fact that cabdi cawar is a very corrupt politician he can't and will not be president. Caasha Cabdalla waxey ka hadashay xaqiiqda jirta, UN ayaa ke eedeesay C/wali iyo madaxda TFG inay dhaceen hantidii ummada soomaaliyeed.
  15. Samafal;859966 wrote: Ali Glayr has the right to become the speaker. But make no mistake, the guy has alot of enemies inside and outside Somalia who will want to bring him down and parliment lead by him will be chaotic and divided and ultimately he will be voted out. That must remind you Shariif Hassan, musn't It? same thing can be said about AUN Warlord A/Yusuf's divisive presidency and Ethiopian troops, AUN Siyad Barre, President Abduqasim, President Shariif, Abduwali. The only difference is each candidate has more or less in particular region.
  16. Xaaji Xunjuf;859982 wrote: Professor cali khalif wil be the speaker of parliament he has what it takes he has the support of the majority mps He has great leadership skills he can get the job done. well said Xaaji
  17. Prof. Jurile Declares His Interest In Parliament’s Top Seat A member of the newly inaugurated Somali parliament has joined the growing list of individuals eyeing for Somalia’s top seat in parliament ahead of the forthcoming election scheduled for late this month. Abdirizak Osman Jurile, a professor of Chemical Engineering and Pharmaceutical Technology from Puntland on Wednesday declared that he will stand for the position of the speaker. He has previously held positions in almost all most Somali governments. Speaking to Bar-kulan, Prof. Jurile said his main aim to contest for the position is to reform the parliament which he said is a vital institution in leading the country out of the current crisis. He lambasted on the all parliaments the country had in the recent past, saying that they failed to execute their constitutional functions and was frequently marred by controversies. __________________________ Prof. Juurile: “waxan ahay musharrax u taagan xilka gudoomiyaha baarlamaanka” August 22, 2012 Muqdisho: (pp)- Xildhibaan Prof. Cabdirisaaq Cismaan Xasan (Juurile) oo ah xildhibaan ka tirsan barlamaanka cusub ee Soomaaliya, ayaa shaaciyay in uu yahay musharrax u taagan qabashada xilka gudoomiyaha baarlamaanka. Prof. Jurille oo warbaahinta la hadlay ayaa tilmaamay in rajadiisu ay aad u fiican tahay, islamarkaana uu si aad ah ugu han weyn yahay in loo doorto gudoomiyaha cusub ee baarlamaanka dhowaanta la dhaari “Baarlamaanku waa hay’adda keliya ee laga dheehan karo hanaanka maamul ee dowlad walba, aniguna waxan rabaa in aan soo celiyo sharaftii iyo nidaamkii uu baarlamaan lahaan jirey, taas ayaana ah sababta igu dhalisay in aan xilka gudoomiyaha isu soo sharaxo” *Juurile ayaa yiri. Wuxuuna isaga oo hadalkiisa sii wata intaas raaciyey: ” hadii aan xilkan ku guuleysto, waxan dadaal badan ku bixin doonaa sidii uu baarlamaanku u noqon lahaa mid si wanaagsan u guta waajibaadka loo idmaday, kana dheeraada is qab qabsi iyo muran” Cabdirisaaq Cismaan Xasan oo ah ruug cadaa siyaasi ah, xilal kala duwanna kasoo qabtay dowladihii dalka soo maray, wuxuu qayb ka yahay dhowr xildhibaan oo ilaa iyo hadda isu soo taagay in loo doorto jagada afhayeenka cusub ee baarlamaanka Kulan ay shalay golaha cusub ee baarlamaanku ku yeesheen xarunta gaadiidka Booliska ee magaalada Muqdisho ayey ku doorteen gudiga qaban qaabada doorashada gudoomiyaha baarlamaanka, taas oo la qorsheeyey in ay dhacdo 26da bishan aynu ku jirno ee August. Puntlandpost.com Jurile said he was the better placed in clinching to the parliament’s top seat given his vast knowledge and experiences. Somalia is due to hold elections for the speaker of the newly inaugurated parliament and presidential election in Mogadishu late this month after two more than two decades of lawlessness, warlordism and piracy following the fall of its central government in 1991.
  18. Dr.Cali Khalif”Waxanu Wax Badan Kal saari Doona Awoodaha Barlamaanka, Fulinta Iyo Maxkamadaha” Dr Cali khali Gadhay Ra’iisal wasaarahii Hore Ee soomaaliya Oo hadana ah Musharax Gudoomiyaha Barlamaanka ayaa Ka Hadlay Arimo Badan Oo Quseeya Dhanka Kala shan dhaynta Awoodaha Barlamanka Iyo Madaxda dowlada. Isagoo Hadal ka Jiidinayey Xaflada Ku Soo gaba gaboowdey xarunta Hoetlka saxafi ee maagalada Muqdisho ayuu ka Hadlay Arimaha barlamaanka Iyo waxa Uu ka Badali doono Hadii uu xilka Qabto. ;waxanu wax badan ka badali doona awoodaha barlamanka iyo awoodaha madaxda dowlada,waxa soomaaliya ragaadiyey ayaa ah inaysan dhowrayn waxa ku qoran Tastuurka oo aah ka bulshada kala hagaya”ayuu Yidhi Gr Galaydh. dhanka kale waxa uu ka hadlay inay aad u ilaalin doon qodobada Tastuurka Uu Dhigayo Isagoona Siweyn ugu Dheeraday inay bar lamanka yahiin Haa’yada Kal hagaysa Dowlada Iyo Sharci Dajinta ayna Muhim tahay inay Shaqadooda ahaato mid Aan fara galinayn Awooda Madaxda Dowlada. Soomaaliya Oo 20-sano Ee ugu danbeyey Ay Ka Jireen Is qabsi udhexeeya barlamanka iyo madaxda Dowlada aya musharaxa gudoomiyaha Barlamaanka Soomalaiya Dr.Cali Khaliif galaydh waxa Uu sheegay inay Iyagu ka Shaqeyn doonan hurumarka dalka Iyo Dhowrida sharciga Dalka. Waxa Uu siweyn ugu dheeraday Ahmiyada Xiliagni ay u leedahay dalka in laga Shaqeeyo Sidii Loo dhisi lahaa laakiin aan laga Shaqayn In La bur buriyo,waxana Sidoo Kale Goobta Ka Soo qeyb galay Xubanaha Barlamanka Iyo siyaasinta Soomaaliyed. Madaxda maamulka khaatumo Ee goobta Ku sugnaa aya sheegay inuu Cali khalif Yhaay Shaqsiga Matalaya Dadka Degaanka Khaatumo ayna Soo Dhaweynayaan Iyagoo Dhaman Isku duuban.
  19. Prof. Cali Khaliif Galeydh oo Si Rasmi Ah u Shaaciyay Inuu Yahay Musharax Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Musharaxa Utaagan Xilka Madaxtinimada Dalka Soomaaliya Pro Cali Khaliif Galaydh oo Qudbad dhinacyo badan Taabanaysa Kajeediyey Munaasibada Xaflad balaadhan oo uu Kaga dhawaaqayey Hamigiisa Siyaaasadeed Ayaa Sheegay. “Inuu Xilkan isu soo istaagay Inay Kaalinta Ka qaato Horumarinta Dalka, Isalmarkaana uu Wax wayn Kaqaban doonoo Tayaynta Baarlamaanka, Islamarkaana ay mudnaatooda u heli lahaayeen” Ayuu yidhi Mr Galaydh. Goobta Munaasibadu ka socotay Ayaa Markaasi waxaa Ka dhacay Sacab & Kalsooni balaadhan oo Loo muujinayo Musharax Dr Cali Khaliif Galaydh Oo utaagan Xilka Gudoonka Baarlamaanka dalka. Iskusoo wada duuboo Musharixiin tiro badan ayaa utaagan Xilka Gudoonka Baarlamaanka Waxaana Hada Ugu Cad cada 3 Musharax oo uu Qay kayahay Pro Cali Khaliif Galaydh. Dhinaca kalana waxaa Lafilyaa Inay maal maha soo aadan ay Soo baxaan Musharixiin kale oo Utar tamaya Xilka Gudoonka Baarlaamaanka Soomaaliya.
  20. Cali Khaliif Galeyr Ayaa Lagu Wadaa In Maanta Shir Jaraa’id oo uu Muqdisho Ku Qaban Doono Ku Shaaciyo Inuu Yahay Musharax u Taagan Xilka Afhayeenka Baarlamaanka Soomaaliya oo Doorashadiisu Ay Dhacayso 26-ka Agoosto. Ilo wareedyo ku dhow Prof Cali Khaliif ayaa Raxanreeb u sheegay in Cali uu waday beryahan la tashiyo uu la yeelanayay dhinacyo kala duwan uuna go’aansaday inuu isu sharaxo xilka afhayeenka baarlamaanka oo dad badani ku loolamayaan. Maalintii shalay waxaa musharaxnimadiisa ku dhawaaqay Prof C/risaaq Cismaan Juriile iyadoo ay horey u taagnaayeen Mustaf Dhuxulow, C/laahi Goodax Barre iyo Prof Maxamed Cismaan Jawaarey oo dhamaantood ku kala xiran siyaasiyiin kala duwan. Xubnaha guddiga doorashada ee loo saaray doorashada afhayeenka baarlamaanka iyo ku xigeenadiisa ayaa shalay shaaciyey in maanta oo Khamiis ah ay bilaabayaan qabashada codsiyada musharixiinta u taagan xilka afhayeenka baarlamaanka iyo labada ku xigeen. Waxayna guddigu soo bandhigeen shuruudo ay ka mid tahay bixinta lacag isdiiwaangelin ah oo u dhexeysa saddex kun doolar illaa kun doolar. Si kastaba cid kasta oo ku soo baxdaxilka afhayeenka baarlamaanka waxay u taagan tahay in mid ka mid ah saddexda beelood ee awooda ku loolama ay weyn doonto labada kursi ee kale ee kala ah madaxweynaha iyo raysul wasaaraha, taasoo sidoo kale fasiraad u ah in musharixiinta xilka madaxweynaha qaarkood ay ka bixi doonaan loolanka haddii nin ay isku beel yihiin uu ku guuleysto tartanka afhayeenka baarlamaanka.
  21. Prof Cali Khaliif Galeyr oo Ku Soo Biiray Musharixiinta u Taagan Xilka Afhayeenka Baarlamaanka Muqdisho (RBC) Siyaasiga Cali Khaliif Galeyr ayaa lagu wadaa in maanta shir jaraa’id oo uu Muqdisho ku qaban doono ku shaaciyo inuu yahay musharax u taagan xilka afhayeenka baarlamaanka Soomaaliya oo doorashadiisu ay dhacayso 26-ka Agoosto. Ilo wareedyo ku dhow Prof Cali Khaliif ayaa Raxanreeb u sheegay in Cali uu waday beryahan la tashiyo uu la yeelanayay dhinacyo kala duwan uuna go’aansaday inuu isu sharaxo xilka afhayeenka baarlamaanka oo dad badani ku loolamayaan. Maalintii shalay waxaa musharaxnimadiisa ku dhawaaqay Prof C/risaaq Cismaan Juriile iyadoo ay horey u taagnaayeen Mustaf Dhuxulow, C/laahi Goodax Barre iyo Prof Maxamed Cismaan Jawaarey oo dhamaantood ku kala xiran siyaasiyiin kala duwan. Xubnaha guddiga doorashada ee loo saaray doorashada afhayeenka baarlamaanka iyo ku xigeenadiisa ayaa shalay shaaciyey in maanta oo Khamiis ah ay bilaabayaan qabashada codsiyada musharixiinta u taagan xilka afhayeenka baarlamaanka iyo labada ku xigeen. Waxayna guddigu soo bandhigeen shuruudo ay ka mid tahay bixinta lacag isdiiwaangelin ah oo u dhexeysa saddex kun doolar illaa kun doolar. Si kastaba cid kasta oo ku soo baxdaxilka afhayeenka baarlamaanka waxay u taagan tahay in mid ka mid ah saddexda beelood ee awooda ku loolama ay weyn doonto labada kursi ee kale ee kala ah madaxweynaha iyo raysul wasaaraha, taasoo sidoo kale fasiraad u ah in musharixiinta xilka madaxweynaha qaarkood ay ka bixi doonaan loolanka haddii nin ay isku beel yihiin uu ku guuleysto tartanka afhayeenka baarlamaanka. RBC Radio
  22. AYOUB;859752 wrote: Mj. Axmed Mujrim Ahmed Siilaanyo
  23. MadaxWeyne Sheikh Shariif, Dr. AbduKariim Jama, Iyo Mahiga " Waxaa Loo-Baahan Yahay In Baarlamaanka Lagu Soo Daro shakhsiyaadka Ay Soo Magacaabaan Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed" Waxaa goor dhaw si wadajir leh Saxaafadda Magaalada Muqdisho ugula wada-hadlay Madaxweyne Shariif iyo Dr Augustine Mahiga, ka gadaal markii kulan ballaaran ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho. Madaxweynaha Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya Mudane Shariif Sheekh Axmed iyo Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobe u Qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Dr Augustine Mahiga, ayaa waxay kulan ay uga hadleen sidii hogaamiye kooxeeyadii loogu soo dari lahaa Xildhibaanada Baarlamaanka cusub. Madaxweyne Shariif ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in xilligaan laga baxaayo Xilligii Ku Meel Gaarka, lana doonaayo buu yiri in la-dhaqan geliyo Roadmap-ka, isla-markaana haddii aan hogaamiye kooxeeyada lagu soo darin ayaa wuxuu sheegay inay keyni kareyso arin khatar badan, sida uu sheegay. Madaxweynaha ayaa wuxuu tilmaamay inaysan jirin sabab ama ujeedo gaar ah oo hogaamiye kooxeeyadii looga saari karo buu yiri Baarlamaanka cusub, maadaama aysan jirin buu yiri wax dambiyo ah oo ay Maxkamad ku heshay. Sidoo kale wuxuu sheegay inay wanaagsan tahay inaan shaki iyo murun toona la-gelin ka mid noqoshada hogaamiye kooxeeyadii ay kaga mid noqonayaan Xildhibaanada Baarlamaanka cusub ee xilligaan dalka loo-sameynaayo. Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobe u Qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Dr Augustine Mahiga, oo goobtaasi isna ka hadlay ayaa ka gaabsaday in u ka hadlo arinta uu murunka badan ka taagan yahay ee hogaamiye kooxeeyadii, oo xilligaan dib loogu soo daraayo Baarlamaanka cusub. Hase yeeshee Dr Augustine Mahiga ayaa wuxuu sheegay in uu soo jeedinaayo in si deg deg ah lagu soo dhameystiro Xildhibaanada Baarlamaanka cusub, isagoona si maldahan u sheegay in loo-baahan yahay in Baarlamaanka lagu soo daro shakhsiyaadka ay soo magacaabaan Odayaasha Dhaqanka. Mahiga ayaa saacadihii la-soo dhaafay ogolaaday in hogaamiye kooxeeyadii lagu soo daro Baarlamaanka cusub, bacdamaa uu sheegay inay sidaasi ogolaatay Qaramada Midoobe, isla-markaana aysan jirin buu yiri wax dambiyo ah oo lagu helay.
  24. Boocame Online: War Hada Soo Dhacay! Xaflada Qaban Qaabada Raisul Wasarihii Hore Halyey Prof. Cali Khaliif Galeydh Oo u Taagan Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Socota (Live) War hada Shabakada Boocame Online Soo gaadhay Ayaa sheegaya In Raysal wasaarihii hore ee dalka Soomaaliya Pro Cali Khaliif Galaydh uu Utaaganyahay Xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya. Magaalada Muqdisho Ayaa Waxaa hada kasocda Xaflad hor dhac ah oo Loo Samaynayo Pro Cali Khaliif Galaydh, Kuna saabsan Mowqifkisa Siyaasadeed. Iyadoo dhinaca kalana uu Warbaahinta Lahadli Doono Maalinta Beri ah Si rasmi ah na Ugu dhawaaqi doono Mushaarax Nimadiisa Tartartanka Gudoonka Baarlamaanka Soomaaliya. Shacabwayna Soomaaliyeed ayaa siwayn ufilayey in Halyeey Cali khaliif uu Isu soo istaago Xilalka dawlada Cusub ee dalka Laga sugayo. Isku soo wada Duuboo Mr Galaydh Ayaa Lafilyaa inuu 70 % ku guulaysto Xilkaasi Qaran. Arinkan Ayaa waxaa Siwayn uga Naxaya dhamaan dadka kasoo Horjeeda Horumarka Jamhuuriyada Soomaaliya Iyo Maamul-Goboleedka KHaatumo State Boocame Online