nuune

Nomads
  • Content Count

    12,989
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by nuune

  1. FirstLady ,you r really blessed,your prayer has been accepted,we all love SOL,i really don't know wat happened,we'll find out,big love for all the nomads here!
  2. nuune

    outlandish

    lol rudy waryaa see camal adi,maba cry gareeneesid miyaa,qalbi dhagax waaxid, shukri if u would say DMX,i would have jumped from my chair,anyway what a bunch of rappers U HAVE CRIED FOR,i love rappers
  3. i love the pictures,beautiful when seen from space,anyway tankis for sharing.
  4. at last Mr Powel is happy 2 hold the Koran,that is the whole game here!!
  5. Ilaah ha u naxariisto,samir iyo iimaan Ilaah haka siiyo qaraabadiisa,that is all we can, he was an NBC worker is another story!!
  6. nuune

    bye

    running away,why,anyway sista,i hope u gonna be busy that is y u r leaving us,good luck 2u,we gona miss ye!
  7. beautiful indeed,i wil use them all in shaa Allaahu,jazaakaLLaahu khayran
  8. for money,i wouldn't,why change ur citizenship for money,this world is going crazy,i know many people who r doing this and they r all somalis..........
  9. sister,am on the list as well,what an idea,at last we got a party!
  10. lol muraad,i really like your saddexleey maah maah,laakiin maxaad kuwa naagaha bas usoo xulatay,lol caloosheed la ciyaar,taas waa iga dhimatay ani,baaquli qandha ah ha qur qurisee,aamiin
  11. heey check this out,there is another one here: afar hoos u jeedda: waabaa waxaa jiray nin dhalinyaro ah oo tulud geel ah xoolo ka lahaa,berigii danbe ayuu la kulmay gabar aad u qurxoon oo aad iyo aad u cajjabissay quruxdeeda,wuxuuna jeclaaday oo ku tashaday inuu guursado,hashii uu xoolo ka haystay ayuu yarad u siiyay gabarta aabaheed. Waryaa maxaa hashii aad xoolo ka haysatay u bixissay? ayuu saaxiibkiis su'aalay,labo kor u jeeda(naaso haween) nin arkay ka samir afar hoos u jeeda(Naaso geel) ayuu ku jawaabay ninkii gabarta jeclaaday.
  12. waxaa fiicnaan laheed inaan halkan ku soo gogol dhigno wax allaala wixii maah maah ah,maah maah oo dhanna ma ahan,waa maah maahooyinka saddex saddexda u socda ama sadexaalaha ah,hadii aad wax ka haysid nagu soo tuur, aniga ayaa billaabaya,waana kuwan: Saddex lalama colloobo 1.nin cagtaada yaqaan 2.nin codkaaga yaqaan 3.iyo nin ciddaada yaqaan Dadku waa saddex ku cirroole 1.minjo ku cirroole 2.madax ku cirroole 3.iyo maan ku cirroole Saddex ayaa horumar lagu gaaraa 1.hadal yar 2.hawl badan 3.iyo hogaan wanagsan Qofku wuxuu maraa saddex heer 1.mar uu afar ku socdo 2.mar uu laba ku socdo 3.iyo mar uu saddex ku socdo hadda bal intaas cantoobso,bal haddaad wax heesana nagu soo halgaad oon kaa qabano.
  13. walaalo welcome to SomaliaOnline,we really liked that u joined this nomad family,hope u will enjoy ur stay here,welcome again with gacmo furan.
  14. thanks walaalo,it was a good reminder,u always remind us all the good things,dankis
  15. Moti,sxb i really like your posters,they r real life posters,u should have gave me more posters when i went to somalia last month,only came back last week,anyway good 2 c u and keep da spirit up........
  16. nuune

    Nabsi!

    Nabsi hadduu dad wax ka tarayo dad badan oon aqaano ayuu ka tari lahaa xittaa aniga,so waad igu khilaafi kartaa ra'yigaas,but nabsi doesn't work for me and it is only a word used 2 scare people in real life,nabsi yuuna kugu dhicin aa lagu dhahaa,just like digniin or taxaddar...............
  17. actually,the following is a brief story,read it for the sake of shaah,because anoo shaah cabbaayo ay igu soo dhacday,anyway,sheekada waxaa ku jira nuxur iyo kis yaroo xikmatul cajjuus ah,enjoy it,wabillaahi tawfiiq beribaa wuxuu nin go'aan ku gaaray inuusan guursan naag aan saddexdan suaalood ka jawaabin, naagtii uu doono ama ay shukaansi ku kulmaanba wuxuu oran jiray "Waxaad sheegtaa 'Siddeed' waa maxay, Afarna waa maxay, Labana waa maxay" Dumarkuna waxay ugu jawaabi jireen Sideed, Afar, iyo Labo waa afar iyo toban, isaguna ma aadan garan ee nabadgalyo ayuu ku oran jiray ,habeen asagoo guuraynayo oo meel socda ayaa waxa uu arkay Oday ay la socoto Gabar aad u qurux badan oo aad moodo wejigeeda sidii Dayyax afar iyo tobanaad ah, Gabadhii ayuu aad ula dhacay intuu usoo dhawaaday ayuu ku yiri "Gabaryahay maxay tahay sideed,afar iyo labo" waxayna ugu jawaabtay sideed waa naasaha Eyga,afarna waa naasaha Hasha,labana waa naasaha Haweenka" markiiba aabaheed buu ka doonay wuuna guursaday.
  18. barakada beel muxuu yiri men can be pigs aa,acuudu billaahi oo qaneecaadka beel, once i sent a wrong text message to this lady,and the content was(wallaahi bilaahi tallaahi)she didn't understand that since she couldn't speak somali or arabic
  19. lol tenacious,i wonder y all the bad words go 2 the top of the polls!!!
  20. lol the khuukh and xuux dictionary,what else we gona c,i will wait for
  21. lol the khuukh and xuux dictionary,what else we gona c,i will wait for
  22. loooool c'mon dick,we're leaving lool,she just escaped
  23. thanks sistah for that,i will watch it 2night,i don't think they will tell the true story,an american writer who wrote about that incident has concluded that up to 234 americans were killed,yet they claim it was only 17 soldiers,i know a person who have seen 29 americans corpses,that was only one night he said!
  24. they are going too far,can't he get marry after his mission,all they want is some publicity and attention,so that their names would be put to the reecord books,i don't see any difference whether the cerommony occured in earth or in space.