dhulQarnayn

Nomads
  • Content Count

    948
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by dhulQarnayn

  1. Originally posted by Norf 1: Shiekh Sharif for Prez! Maybe! But doesn't he, first, have to become a member of the TFG parliament? dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  2. Originally posted by Guutada 14aad: When are you going to resign too DQ? As to the old man, he goes down in history as a traitor. GOOD RIDDANCE. Waa mahad alle Maanta waa ayaan!!!! Saaxiib, xaarkii mo'oryaantu ay horaba ku fadhidey ayee dib ugu laaban doonaan ee ma taas baa mahad alla ah? Qofkii aaminsanaa, Cabdulahi inuu wadanka dhib ku hayey waa asaga isaga tagay ee bal mid wax-tarleh soo saarta. Weligiinba wanaag iyo midnimo la idin kama baran ee, hadana umaleynmahayo waxaan qas ahayn inaad soo kordhinaysaanee bal aan aragno meesha ey ku dambeyso! dhulQarnayn :cool: Republic Of California P.S I will NEVER resign from tormenting caano boorayaal iyo wixii mo'oryaan garleyda taageera oo dhan.
  3. LOL@"Kabtaydii yaa arkay baa ka dhacday". Waryaa A&T, ma caana boorihii baad sugaysaa? Walee hada sifiican baad qaxooti unoqon doontaa--Al Shababnah waad ogtahay iney qoys qabiil ka kooban yihiin, markii ey kugu dan gaaraanah, xabada ugu horaysaa aday kaa bilaabayan...Kabaha aad ka hadlaysidnah, adee kaa furan doonaan. Iyaguna meel ma gaarayaan oo dhexdooda ayaa isku baabi'i doono, marka bal aan aragno ruuxii reerka u haro? Wibilahi Tawfiiq! dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  4. Baydhabo(AllPuntland)- Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Md. Cabdullaahi Yuusuf Axmed ayaa daqiiqado ka hor ku dhawaaqay inuu is casilay kadib markii uu saakay hor tegay Baarlamaanka Federaaliga KMG ee Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa Khudbad uu u jeediyay Baarlamaanka Soomaaliyeed ku sheegay inuu is casilay isla markaana sababta uu isku casilay ay tahay cadaadis kaga yimid Beesha caalamka. Md. Yuusuf ayaa guddoon siiyay warqada is casilaada Guddoomiyaha Baarlamaanka Sheekh Aadan Madoobe, waxaana la filayaa in Madaxweynaha uu isla maanta ka soo duulo magaalada Baydhabo sida uu sheegay Madaxweyne Yuusuf. "Waxaan maanta idin sheegayaa inaan dib idinkugu soo celiyay xilkii aad ii doorateen 10-kii Octobar 2004 tii waxaan Guddoomiyaha Baarlamaanka gacanta u gelinayaa maadama uu yahay Madaxweynaha KMG ah sida uu qabo Dastuurka warqadii is casilaada, waxaan idin leeyahay isku duubanaada oo ka shaqeeya sidii dadka iyo dalka loo badbdaadin lahaa"ayuu yiri C/llaahi Yuusuf Axmed oo sheegay in diyaarad ay u taagan tahay garoonka Baydhabo, isagoo sheegin halka uu ku soo wajahan yahay. Khudbada Madaxweynaha oo aheyd mid gaaban ayaa waxaa hadalada Madaxweynaha rajo xumo ka muujiyay Xildhibaanada Baarlamaanka qaarkood, kuwaasi oo aaminsan in xaalada ay sidan iska badali doonto. * * * * * * dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  5. ^^^ "the innocent people of Muqdisho" . . . Don't you mean MY mo'oryaan garley? Like it or not, the mo'oryaan garley of Xamar reaped some benefits whilst others sufferered consequences for their actions in some manner for every act of opposition against the TFG government. So who got "HUMILIATED" by your definition? dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  6. Originally posted by Nephiso: Sheekadi Bruce Lee waa la iskaga daba yimid.. quote: Originally posted by dhulQarnayn: He should step aside and let someone more capable take over the reigns. He's old and ailing. . ^^^LOL@Bruce Lee... -- Awalba adiga kaliyah ayaa odayga isku rabay, asagana wuu kugu fahmay wuuna kaa socdaa, marka orod raadso mid kale oo aad ku mucaaradid oo kaa inkaarsada. dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  7. ^^^I agree with you. He should step aside and let someone more capable take over the reigns. He's old and ailing. He has done all he could and I feel it's time he retired. dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  8. Originally posted by Juje: quote: Originally posted by dhulQarnayn: ^^^ Shalay waxaad lehaydeen, dhibta taagan oo nabada hor taagan waa Cabdullahi. Peace caravan-kuna, asaga ayuu ka tilaaba qaadi la'yahay, maantana waxaad ku calaacalaysaan haduu C/llahi katago TFG-da, nabad lama helayo oo peace caravan-ku halkaas ayuu ku dhiiqoonayaa-- marka dhankeebaa idiin raacna? The question is simple sxb...if you cant answer it calacal iyo baror dhiq hala imaan mesha....and if it will give you any comfort Yeey will not resign . Juje; I'm sure you have some real hard evidence to support your statement that "The President will NOT resign", right? Why don't you share it with us? Or is it merely anecdotal wishful thinking on your part? LOL... Cabdullahi xukunkiisa marabtaan, laakin nabadii uu idiin keenay waad ku caana maasheen. Isbaarooyinkii magaala madaxda kala xirxiri jiray ayuu idiin kala furay; Madaxtooyadii 20-ka sano qufulka ku jabsanaydna wuu idiin balaqay; Maamul iyo kala dambeenah wuu idiin dhisay oo Police iyo Military nabada ilaaliya ayuu idiin sameeyey... Hadana waxaad rabtaan dib inaad ugu laabataan xaarkii aad hada ka hor aad ku fadhideen-- Marka, labadaas isku helimaysaanee-- Maad Cabdulahi si fiican u adeecdaan? Ama Mo'oryaan garleyda isbaarooyinka digan jiray u diyaar garoobdaan? Cabdullahi, mucaaradnimo wad ka deyn weydeynee, dulqaad u yeesha dawllad la'aanta ee mo'oryaan garleydu keento, markuu TFG-da uu ka fariisto! Wabilahi Tawfiiq! dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  9. ^^^adiga ducadaada hadii la aqbalikaro, waa hore ayaa somaliland la aqoonsan lahaa-- waayo janadii fardawsa, aqoonsiga riyada Daahir Riyala ayaa kaaga muhiimsan...so ma aha saaxiib? dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  10. ^^^oo adigu ducadaada mala aqbalaa? dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  11. Warhoy, kuwiinaan ku farxaya Cabdullahi baa is casilaya, amaad bari ku calaacashaan, "Ilaahayoo yaa Cabdulahi noosoo celiyo", markay mo'oryaan garleydu sanka idinku qaadato? Aduun weenahanah, khaladkii ey soomaali ka galeen ee ka qoomameeyaan! dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  12. ^^^ Saaxiib ma ogtahay, dadka dagan gobolada Sanaag, Sool, Cayn, Bari, Nugaal, Mudug iyo Karkaar iney yihiin dad wada isir wadaag ah oo dhalasha ka dhaxayso-- Dhulka ay leeyihiinah waa loo dhashaa ey inta la marqaamo la iskama sheegto. Nin cadaan ah baa waa xuduud beeneed ah ii sameeyey, walaal kaa saarimeyso ee runta wa inaad fahantaa oo marqaankaan ku waalay aad marfishkaaga aad kula ekaatid! Doorashada Puntland, waxaan soomaliweyn-nimada aaminsanayn oo keli-goosad ah looma ogala iney ka qeyb galaan. Wibilahi Tawfiiq! dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  13. ^^^ Shalay waxaad lehaydeen, dhibta taagan oo nabada hor taagan waa Cabdullahi. Peace caravan-kuna, asaga ayuu ka tilaaba qaadi la'yahay, maantana waxaad ku calaacalaysaan haduu C/llahi katago TFG-da, nabad lama helayo oo peace caravan-ku halkaas ayuu ku dhiiqoonayaa-- marka dhankeebaa idiin raacna? Calaaya kulixaal-- Cabdulahi anakaa ubaahan oo dhulkiisi ayuu ku noqonayaa maadaama ey lagaran waayeen wanaagii iyo qaran doonimadii uu u rabay soomaaliya inuu ku mideeyo... Nabad iyo colaad midna ma rabtaanee, waanu arki doona cidii u darsata Cabdullahi--Soomaalidunah waxay ku maahmaahdaa-- war jiraaba cakaaruu iman...waanu arki doonaa mo'oryaan garleyda waxa xal ah oo ey keento oo nabad ah. Wibilahi Tawfiiq! dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  14. Those Issims have no bussiness meddling in politics. Am glad the other elders have made it clear... ************************************************** ***** Garoowe: Golaha Isimada Puntland oo ka horyimid safar ay shalay ugu ambabaxeen xubno ka tirsan Xukuumadda iyo Isimada 22. December 2008 Garoowe(AllPuntland)-Qoraal saakay ay soo saareen Golaha Isimada Maamul Goboleedka Puntland ayaa looga horyimid safar ay shalay magaalada Garoowe ugu ambabaxeen xubno isugu jiray Isimo iyo xubno ka socday Golaha Xukuumadda Puntland, kuwaasi oo ku sii jeeday magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya. Ku dhawaad Afartan Isim oo ku sugan magaalada Garoowe ayaa bayaan ay soo saareen saakay waxaa ay ku sheegeen ineysan qodobada ka soo baxa kulanka Addis Ababa aysan aqoonsaneyn isla markaana khuseyn Isimada waa sida ay hadalka u dhigeenee, iyadoo saakayna shir ku yeesheen Isimada magaalada Garoowe, waxaana qoraalka ay soo saareen uu u qornaa sidan: Dowlad Goboleedka Puntland Golaha Issimada Puntland Ujeedo: Bayaan. Kadib fadhigoodii golaha Issimada ay yeesheen maalintii Isniinta taariikhduna aheyd 22/12/008 iyadoo sida la ogsoon yahay shir uga socday Isimada magaalo madaxda Dowlada Goboleedka Puntland ee Garowe in ka badan 20 cisho, shirkaasi oo loogu gogol xaarayey doorashada la sugayo iney ka dhacdo January 2009. Waxaa halkaan ku cadeyneynaa in Issimada laga sheegey warbaahinta iney u ambabaxeen dowladda Itoobiya, ayna ku tagin wax talo ah oo kasoo baxdey golaha Issimada, inkastoo dowlada Itoobiya ay naga dhexeyso darisnimo wadaag. hadana wixii kasoo baxa kulnakaas aanu noqoneyn wax na khuseeya. ALAA MAHAD LEH Magacyada Saxiixay Bayaanka saakay ay soo saareen Isimada Gobolka Nugaal 1- Islaan Ciise Islaan Maxamad 2- Suldaan Siciid Maxamad Garaase 3 Suldaan Maxamad Cabdalle Gobolka Sool & Cayn 1- Garaad Jaamac Garaad Cali 2- Garaad Saleebaan Garaad Maxamad 3- Garaad Cabdulahi Garaad soofe 4- Suldaan Siciid Cismaan Cali 5- Ugaas Cabdulahi Ciise Nuur 6-Garaad Maxamad Garaad Saleebaan 7- Garaad Cabdilan Xasan Maxamud 8- Garaad Maxamud Cismaan [ Mashqare] 9- Garaad Maxamed Garaad Saleebaan 10- Garaad Cabdisalaan Xasan Maxamed 11- Garaad Saleebaan Buraale Aw-Aadan 12- Ugaas Faarax Maxamuud Cali 13-Islaan Xuseen X. Cabdisalaan 14- Ugaas Ibraahim Cali Shibiin 15- Ugaas Cabdullaahi Ciise Nuur Gobolka Mudug 1- Garaad Maxamed Cilmi Shirwac 2- Yuusuf Suldaan Xasan Cali Baale 3- Ugaas Cabdulqaadir Cilmi Filig 4- Suldaan Cabdullaahi Axmed Nuur 5- Suldaan Maxamed Jaamac Shire Gobolka Bari iyo Karkaar 1-Beeldaaje Yaasiin Cali Xasan 2- Suldaan Saciid Maxamed Irbad 3- Islaan Maxamuud Islaan Yaasiin 4- Suldaan Ciise Xasan Cumar 5- Ugaas Jamaal Cabdi Ducaale 6- Suldaan Saciid Guuleed Sanyare 7- Garaad CabdullaahiMaxamed Dacar 8- Suldaan Bashiir Muuse 10- Suldaan Cabdullaahi Saalax 11- Suldaan C/qaadir Ciise Axmed 12- Suldaan Daahir Maxamed Muuse dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  15. Originally posted by Xidigo*: ^ Are you the Caano boodhe dude? you have got your self a nice name. Yes I is the one and only caano boore dude. What are you? dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  16. ^^^Hadee ummada Somaaliya kala bar, haday Cabdulaahi sheegato...waa laguu yaabaa adiga iyo mo'oryaan gardheerta aad isku mabda'a qalafsan aa wadaagtaan. dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  17. ^^^Maya ma aha...laakin rag badan ayaa markay waayaan wax kale oo ey ku hadlaan, baa odaygaaas dhaha adeer buu iyahay. Marka banooniga ayaan usii salaxayaa B_G... Adigu Juje, ma waxaad aaminsatahay, Cabdulahi dadka uu waalidka u yahay kaliyah ayaa taageeraan oo ummada kale oo Soomaalida ah isku mabda' Cabdulaahi ma noqon karaan? ii sheeg? dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  18. ^^^LOL! Did you just say -- Abu B_G should imbibe some of my potent caano boore? Wow LG, you either hate me with the burning passion of a thousand suns; or Ashton Kutcher is going to come out any minute now and tell me that I’ve been punk’d. I swear... if that Al Shabab apologist dares tries to drink my caano boore; I’ll karate-kick that fake-cimaamad off his head. dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  19. ^^^It's called Politics my caano boore compatriot. dhulQarnayn Republic Of California
  20. ^^^Give me a web link--I wanna see what you post on somaliland sites. dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  21. ^^^lol...which is it? Marna ma bixi karo marna ma laaban karo? JB nin aad u wareersan ayaad tahay walahi. dhulQarnayn :cool: Republic Of California p.s JB-- I've been meaning to ask you saaxiib, do you post on somaliland forums on other sites?
  22. ^^^C'mon you can do better than a "whatever"! Here I give you a start: Adeerkaa Cabdulaahi...(Haye, halkaas ka sii wad) dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  23. Originally posted by Abu_Diaby: go and post some qabil topics for your clan idol-qabil boy. Nobody needs your drivel here. To B_G: Temper, temper-- LOL ...Saaxiib is-daji! Getting unhinged so easily is music to my sardonic ears. Ha ha ha... if you seriously think you gonna score cheap points by this endless repetition of qabiil jaded phantasmagoria of nothings--you will NOT. Retaliatory phrases about me-- which can only be described as childish baiting--will NOT change the fact that, it is you B_G, with your unabashed adoration for Roobow Yaberow Abuu Munaafiq and his minions, that is doing the idol worshipping. Marka, barking and hoping that such cheap allegations about me will NOT distract others and help you circumvent the truths about your otiose support of the deviant group, is nothing less than clutching at straws. B_G, sorry, life is all about choices. I choose to support the TFG and you on the other hand, choose to mindlessly support a wretched Munaafiq movement that has caused the deaths of many innocent women and children. Marka keep changing avatar names all you like-- but facts will remain facts. Ha ha ha...you even tried to dig up some Koranic verses to justify the deviancy of the Shabab hellhounds, but quickly found out that such justification-- for murdering brutes--does NOT exist in the Holy Qu'ran. Maalin walba cimaamada beenta ah iska dhig ama madaxa saaro--you were and are still wrong for this senseless support you give the Al Shabab munaafiqs. So simply clam down and own up--capice! dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  24. ^^^Maxaa? Ma yaabantahay? dhulQarnayn :cool: Republic Of California
  25. To Abu_Diaby a.k.a B_G: Quite frankly, it took me a while to figure this out. Saaxiib, B_G, changing avatar names won't change the fact that you are and have been one of the most unreasonable apologists for the Shabab deviants. But now that, Mr Oromo himself, Roobow Yabarow Abu Munaafiq--oops, I meant Abu Mansoor--has started to act like the wretch he has always been, you think you can conveniently abandon the sob. Huh! Good one! dhulQarnayn :cool: Republic Of California