Samafal

Nomad
  • Content Count

    1,804
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    23

Everything posted by Samafal

  1. Its good step in the right direction, however Faroole should have strategised which districs the money is invested in. in my opinion, I would have used this money to appease the oppositio from Bargaal and Goldogob communities. Eyl and Garowe is his own backyard and people will use to oppose him and cause unnecessary chaos.
  2. Mashallah. Jamhuuriyadda Soomalia is on the match. Ilaahow khayr nooga dhig Carafaat, Do you even know what the word 'Mass' mean and what context it should be used in?
  3. Sharing is not bad yaa doctor. You're not are suggesting a country where nothing is got to do with each other?
  4. If you are man and your potential wifey is more educated than you, my advice to you is run, run from that relationshp. The daily nagging and name calling will be too much to bare. Xoolo naag leedahayna ha isku gu dhawaan soomaalidu waxay tiraahdaa Dhurwaa baa ka dhaartay.
  5. ^Mashallah. Ilaahay ha noo barakeeyo, mid na anfcana Allah ka dhigo. Nabdgalyo waartana Allah Soomali oo dhan ha siiyo
  6. So all the noise and celebrations came to nothing except killing innocent people!!! Silaanyo is a warlord and he's in league with Caatoos and Yalhoows of the South Jacaylbaro, what have you achieved from this war except killing and taking innocent lives and causing chaos and mayhem? and do you know if you support this, you are like the people excuting the killings?
  7. The son's computer has been hacked into and overruled by the boss in the house. So that can not be seen as fair reporting :) Excuse the boys about anything to do with Somaliland
  8. She has done a lazy research and this should be made known to her
  9. ^niyada iska dhiso. waa la arki doona waxa soo yeera, idinku hadal kale yaan la idinka maqlin
  10. Buuhoodle (RBC) Wararka ugu dambeeya ee naga soo gaaraya magaalada Buuhoodle oo saaka dagaal culus uu ka dhacay ayaa la soo sheegayaa in dib looga saaray ciidamada maamulka Somaliland oo saaka qabsaday. Dagaalka oo qarxay aroornimadii hore ayaa la isu adeegsaday hubka noocyadiisa kala dwan, waxayna ciidamada Somaliland oo magaalada duulaan ku soo qaaday ay gudaha u galeen magaalada. Hase yeeshee ciidamada deegaanka SSC ayaa markii dambe dib isaga caabiyey taasoo keentay in ciidamada Somaliland ay dib uga baxaan xagga waqooyi ee magaalada oo ay markii hore ka soo galeen. Illaa hadda lama hayo tirakoob rasmi ah oo ku saabsan khasaaraha dadka soo gaaray, hase yeeshee waxaa jira dhaawacyo isbitaalka la geeyey. Xarumo la gubay Wariye ku sugan magaalada ayaa Raxanreeb u sheegay in uu arkay labo saldhig boolis oo ku yaalay magaalada ay gubteen ka dib markii Madaafiicda la isweydaarsanayey ay ku dheceen. Sidoo kale xaruntii maamulka degmada ayaa madaafiic ku dhacday taasoo keentay in qeyb ay ka dunto. Barakac ka socda magaalada Dadka rayidka ayaa intiisii badneyd hore uga qaxay magaalada hase yeeshee markii saaku weerarku bilawday ayaa dadkii ku harsanaa magaalada ay bilaabeen inay qaxaan. Mid ka mid ah dadka saaka magaalada ka baxay oo Raxanreeb telefoon kula hadlay ayaa sheegay in carruurttii uu u kaxaystay dhanka xuduuda Ethiopia si uu ugala baxsado rasaasta ka socota Buuhoodle. Inkastoo duhurnimadan dagaalka uu san ka socon gudaha magaalada haddana waxaa weli lagu jiraa xaalad dagaal iyadoo wararku sheegayaan in gurmadyo ka kala imaanaya dhanka Somaliland iyo dhanka Taleex ay deegaanka ku wajahan yihiin. Faahfaahin joogto ah markasta la soco Raxanreeb.com
  11. ^ All major news outlets are reporting SNM miltia has done a runner
  12. Galeydh: Siilaanyo Isma Hortaagi Karo Qadiyadda SSC Abdulaziz Osman - VOA Somali | Washington, DC E-mail Daabaco Prof. Cali Khaliif Galeydh, ra’iisul-wasaarihii hore ee Soomaalia oo ka mid ah siyaasiyiinta ka qeybgalaya shirka Taleex ayaa si weyn u qaadacay hadalka madaxweynaha Somaliland ee uu ku sheegay in shirka Taleex ay soo abaabuleen koox Qaswadayaal ah. Prof. Galeydh wuxuu VOA u sheegay in shirka Taleex uu yahay shir madax banaan oo beesha degta Sool, Sanaag iyo Cayn ay uga tashanayaan aayahooda isla markaana ay go’aan ku gaadheen inay maamul-goboleed ka madax banaan Somaliland ku dhistaan. Prof. Galeydh wuxuu sheegay in Somaliland aysan hor-istaagi karin qadiyadda iyo rabitaanka dadka dega gobollada SSC. Qeybta hoose ka dhageyso wareysi dheer oo aan la yeelanay Prof. Cali Khaliif Galeydh. http://www.voanews.com/somali/news/Galeydh-Siilaanyo-Ma-hor-istaago-Karo-Qadiyadda-SSC-137348288.html
  13. ^waxaad sheegtay waa wax macquul ah laakiin ducadauyda waxaa kujiray Khayraysan oo soomaali u faaiideeya! oK let me change the wording: "Waxaa tiraahda haday khayr u tahay Allow u sahal haday shar tahayna allow ka jooji" on a side question, wouldn't you wish Somaliland to find oil to boost its recognition quest?
  14. ^ Sida Hargaysaba ay qaadka uga dhergeen, soo ma aha
  15. Maashallah, Allah ha garab galo. Baashe waxaan uma laynayaa waa magac cusub oo aan jiri jirin oo lasiiyo isim.
  16. Carafaat can you heed request made by Peace Action and make Dua for thr exploration to succeed? OK let's heear it! "Ama aniga iga daba dheh: Ilaahow betrol nooga soo saar dhulkaas Soomaaliyeed si dadka soomaaliyeed ay uga faa'iidaystaan, mid khayraysan Allow Ka dhig" Say it after me, dont be mean yaah
  17. There are too many inconsistencies in this report and guess work. For example, Galkio is more closer to the former pirate bases of Garad and Eyl than Garowe and Bosaso, why then it has not benefited from the Pirate spoils? Also, What about the pirates of Hobyo and Xarardhere, where do they invest their pirate pay outs, certainly not in Garowe and in Bosaso. Where then? It could have been fair if she explained that as well. As for sure, due to clan allegiance, they would not invest in Puntland. The fallacy of her urgument is also apparent in ignoring the fast development that have Bosaso and Garowe gone through pre piracy era. For example Garowe before 1998 was merely a village, but due to vast investment by its people it has became a city in few years without any piracy existing.
  18. I hope and pray from Allah that Faroole term ends peacefully and him transferring power with no problems. He's very controversial person. He has some good qualities and bad ones. After Faroole the presidency should not go to Gaagaagb, Insa Samatar, nor Jama Ali Jama. Puntland should elect a technocrat with the political awareness but not a novice. Clan wise, the trinity should give up power for the greater good and handover to other disgruntled clans in Sanaag, Qandala, Raas casayr, Waaciye and Goldogob etc. That or else........
  19. Saaxiib filinkaas waa gubtay beenta iyo probagaandada dadka aa ku shubi jirteen way cadaatay ee inta goori goor tahay isaga har groupka kan yaysan aakhiradaada iyo aduunkaaga ku see jin. PIS wax madisho umana, umana baahna inay disho dad ay xiri karto oo xukumi kart. Sheikh Dr Axmed Abdirahman nin Ictisaama buu ahaa sabab ay udilaan majirin. Ragii soo wacay oo risaalooyinkiisa diidanaa oo layaqaanay baa dilay hada waa la qabtay, wayna sheegeen meesha iyo cida soo dirtay mardhowna waa la xukmin. Dadku ciyaal ma'aha garaadkooda hooseeyo, wee yaqaan waxa dilaya, waana Alshabaab. fitno ka kiciya meesha bay lahaayeen ilaahay iyaguu fitno ku kiciyay. Tankale cajaldaha sifiican u dhagayso si aad fahanto waxa ay Alshabab kaga soo horjeedaan.
  20. Why would he not? The secretive group use people and the people they recruit are from the people and he's among the poeple. He might have met deserters and people that they tried to recruit. That's not big deal.
  21. ^If you listened to his Audio The Sheikh Axmed Cabdisamad lived in Mogadishu for years and has an inside information.
  22. Wadaada aad ka hadlayso waa ka cilmi badan yihiin Alshabab waana ragii saxwada Soomaliya keenay. waa loo dhibay oo loo soo tacdiibay waligoodna kama aysan leexan arinkaa mana baqdin galin. Hadii diin run ah ay Alshabaab hayaa kama aysoo hor jeesteen. Wadaadada faroole way saxaan wayna usheegaan waxa fiican dadkana diinta way baraan isku xukunka diintuna ma in nin wadaada uu dadka madaxwayna u yahay baa oo kaliya. sidaasuuna ahaa Salafu salih fitno maysan bilaabi jirin culumadu laakiin way sixi jireen amiirada.
  23. Gacanta haa tuugada waa laga jaraa laakiin yaa ka jara dawlad caadila iyo dad iyagu diinta isku xukuma naftooda mise milishooyin fawda diintana ta,wiilinaya. isku xukunka diinta kaliya ma aha inaad dadka gacmaha jarto waa in dadka bini,adamka ah kaa nabad galaan oo aadan dhulka fasaad u horseedin. Alshabab caruurtii yar yarayd bay xasuuqayaan, dumarkii dhulka xaaqayey bay xasuuqayaan, dadka wax garadka culumadii bay laynaya?. Yaa mark xukunkooda raba? Xukunka islaamka kan kugu xukumaya soo inaad ku kalsoontahy ma'aha?
  24. ^ Maxamed Siyaad toban ulimo buu idil Alshabaab boqolaal culimo iyo wax garda bay laayeen. Diinse haday dad ku xukumayaan iyagaa isku xukumu lahaa oo dadka muslinka ah oo ay lugoonayaa, caruurta iyo haweenka ay xasuuqayaan bay iska dayn lahaayeen, waxaa layiri 'charity starts home'. Ayagu diinta aad sheegayso ha isku xugmiyaan. Tan kale see diinta isku xukun keedu ma in dadka gacmaha lugaha iyo in la is qarxiyo baad u taqaan?