Samafal

Nomad
  • Content Count

    1,763
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    19

Everything posted by Samafal

  1. The SSC community must sue the UK government for funding a military secessionist faction in Somalia and supporting a murderous warlord. They interfered a sovereign country's affairs without consulting the national government and hence took sides. I believe there is case to answer and they must be forced to pay compensations to families who lost their loved ones and their properties destroyed by warlord Biixi.
  2. The Somaliland reporter is cracking people on Social media War wuxu fulaysanaa
  3. My prediction came to pass. Today SNM forces were forced to vacate Tukaraq and Gambadhe. Stay tuned.
  4. UPDATE: Dilka Abaanduulihii Ciidanka Somaliland ee SOOL oo la xaqiijiyay February 25, 2023 Osman 0 Abaanduulaha guud ee Taliska 7aad ee ciidamada Somaliland ahaana Kuxigeenka Taliyaha taliskaas Korneyl, Ibraahim Ashkir ayaa la xaqiijiyey in uu saaka ku geeriyooday dagaalka kasocda magaalada Laascaanood. Korneyl Ashkir ayaa kamid ahaa xubnaha ugu firfircoon Somaliland ee kusugnaa gobalada Sool, Sanaag & Cayn. Geeridiisa ayaa la xaqiijiyay horaantii dagaalka. Ashkir ayaa lagu xusuustaa bilo kahor, in uu sheegay in uu gubi doono degmada Boocame ee gobalka Sool oo ay dhaqdhaqaaq ciidan ka sameeyeen, kadib markii ay isaga baxeen ciidamadii Puntland. Dhanka kale, Mahad Canbaashe iyo ciidamo tiro yar oo ka baxsaday dagaalka ayaa galay Taliska guud ee Sool ku leedahay Somaliland (Gooja-cadde), kadib markii ciidamada SSC-KHAATUMO ay dagaal ku qabsadeen xerada Guulwade oo aheyd saldhiga ciidamadiisa. PUNTLAND TIMES
  5. Here is Cornel Ashkir three months ago threatening his people in Boocame. Today his tribesmen killed him in Laascaanood.
  6. Laascaanood: Khasaaraha ciidanka Somaliland ee dagaalka maanta POSTED BY: JIBRIL QOOBEY FEBRUARY 25, 2023 45 askari ayaa maamulka Somaliland looga dilay, 86 kalena waa looga dhaawacay dagaal maanta ka dhacay xarunta gobalka Sool ee Laascaanood. Xubnaha dagaalka ku dhintay ayaa waxaa kamid ah Taliye kuxigeenkii guutada 7aad ee ciidanka Somaliland ahaana Abaanduulaha ciidamada, Korneyl Askhkir Ibraahim. Dagaalka ayaa ka dhacay galbeedka iyo bariga Laascaanood. Ciidamada ka dhintay Somaliland ayaa u badnaa kuwo looga dilay dagaalkii ka dhacay xerada Guulwade oo ahaa fariisinka ciidamada uu hoggaaminayay Taliyaha gobalka Sool ugu magacaaban Somaliland, Gen. Mahad Cambaashe. Sidoo kale, hub isugu jira Labo Taangi, gaari Suu ah, gaari waaraad ah iyo qoryo kala duwan ayaa lagu qabsaday dagaalka Laascaanood ee maanta.
  7. Sawirro: Xeradii Gen. Mahad Cambaashe oo lala wareegay POSTED BY: JIBRIL QOOBEY FEBRUARY 25, 2023 Ciidamada deegaanka ee SSC ayaa dagaal kula wareegay xerada Guulwadayaasha ee Laascaanood, oo ay ku sugnaayeen ciidamada Gen. Mahad Cambaashe oo u qaabilsanaa Somaliland gobalka Sool. Ciidamada ayaa gacanta ku dhigay hubkii yaalla xerada, oo ay kamid ahaayeen labo Taangi iyo qoryo kale oo culus. Mahad Cambaashe iyo xoogaa ciidamo yar ayaa ka baxsaday goobta dagaalka, waxaana jira khasaare baaxad leh oo dhimasho iyo dhaawac ah.
  8. What’s driving conflict in the disputed Somali city of Las Anod? WWW.ALJAZEERA.COM Violence has erupted in a city at the centre of dispute between Somalia’s semi-autonomous Somaliland & Puntland regions.
  9. War Kadaa oo joog!! Tomorrow if Somalia president uses its might to bring you back to the fold like Abiye did to the Tigre you will cry foul and here you are calling for the same albeit Somalia have Sovereignty over Northern regions whereas Somaliland does not have any mandate whatsoever over SSC.
  10. Lol Itaalka waxbaad ba lahadteen miyaa kkkk Booto waa dhamayseen.
  11. Bola listen this MP from your neck of the wood. He says as it is: you cannot defend the bombing of Lasanod and complain about the ones in Hargaisa and Burco. If you do you are saying Siyad Barre has done the right thing all those years ago.
  12. Today the so called Gama'adiid brigade commander have been killed by the SSC fighters. Xaaji meesha mayd uun baad kala tagaysaan ee wxaad qaadaysaan ma jiro.
  13. You have not answered my question was Siyad right to bomb Hargeisa and Burco to flash out what he considered a rebel and danger to the state? Don't digress.
  14. I saw demonstrations in Burco about a little girl who is apparently a YouTuber and has been infuriating the secessionists. Now this militia soldiers are complaining about her and want to bomb mosques because of her kkkkk. It says a lot about psyche and temperaments of the secessionists.
  15. They have got nothing to lose. It is their land and they will never give an inch. Believe me there is one way out of this and that is secessionist will vacate. History teaches us that an invading army never wins albeit a weak clan militia that have no proper command structure and poorly paid. In the end the death tall will take its toll and you will see fragmentation similar to the one we saw few days ago.
  16. So Siyaad was right to bomb Hargaysa and Burco to flash out a rebel group then?
  17. Bulsh*t. An army meesha ma joogo waa few maryacalas ah ee ha ishafrin.
  18. Perhaps he was expecting you to fight like a man in the battlefield and not shell mosques, hospitals and civilian houses, no???!
  19. Something does not add up. What was he doing Mudug so far away from frontline. The Yagoori corridor where Somaliland logistics pass could be another frontline that would be a game changer in this war.
  20. The pictures I saw were not few days ago and certainly were different from the ones I saw in the first two days. The truth be told infantry wise Somaliland are vulnerable. The only thing that is going for you are the big artillery weapons and technicals that you got from Djibouti and those can only go so far. The longer this war goes on and you do not get result you want ( capturing Laascaanood), the lesser the chance of holding on to the rest of Sool. If there is another frontline in Tukaraq that would even be harder for you to hold on both frontlines. In the next few days I am predicting that Muse would vacate one of the frontlines to put up any fight.
  21. Lol secessionists are going crazy. Mar waxaa ladagaalaya argagiciso, Puntland, Somali State, Somalia and now Turkey trained Meesha ceebtiina baad ku qarinaysaan 7 maalmood baad waxaad ladagaalamaysaan jufo yar oo aad ka qabsan la'dihiin magaalo aad 15 san haysateen, marka jabkinaad ku qarinaysaan. Shalay iyo maanta dagaal xun bay SNM soo qaaday labadabana waa idiin suurtoowbiwayday inaad magaalada soo gashaan iskadaa inaad qabsataane. Shalay maydkiinii baad ka cararteen oo anaa waxaa tiriyay ugu yaraan 6 mayd oo yaala meel lagu diriray marka ciidan maydka ka cararaya waa ciidan jabay. Taas waa sababta aad magaalada ugu duqooynaysaan madaafiicda xanuunka idin gaaray baa keenaya. Madaafiicse magaalo laguma qabsan karo waxay sii midaynausaa reer SSC oo waxay tusaysaa cadaawada aad uqabtaan waxay kaloo muujinaysaa inaad aargoosi smaynaysaan oo aad Siyaad Bare wuxuu idinku sameeyay aad ka aargoosanahsaan reer SSC.
  22. I think Garaad Jaama Garaad Ismail is from the UK and l remember meeting him in London but I have not heard Garaad Jama Garaad Ali living abroad. However, being a son of a diplomat and former Somalia minister he might have been educated overseas especially in Kenya.
  23. How? Aren't your mighty army driven out of LA town? Where was the might on the day?