Abdinasir Kadawo

Nomads
  • Content Count

    523
  • Joined

  • Last visited

Everything posted by Abdinasir Kadawo

  1. ^ i had my worst travel exprience in Addis when i visited there in the end of 2008. I have never in my life seen so much poverty in one city. The dirt and the smell were unbearable. Another bad exprience was the food. i was forced to eat almost same restaurant every day, Sana'a, a yemeni restaurant. at the end of my stay i found another arabic restaurant. its name i don't remember, but it served very tasty food. The only positive was that it's peaceful. unlike nairobi, i could walk around most places at night without a worry.
  2. dabcan anaa ila hadlaysaa. Oo goormaan ku iri Muqdisho anaga(lahjadeyda)/unuka(lahjadaada) leh? Yaase i raacineysaa oo jamac iiga dhigtay(unuka)? Waa yaabka yaabkiise.
  3. Originally posted by CriticalPoint: Bisinka, walee waa dhibaato in waqtigaan sidii ciyaalka labo saf loo kala baxo oo lais xagxagto. War nimanyahoo rag aqoon leh oo wadan dhan u maqan baa tihiine wax iskula hara oo sida isku dhaama. Ma hubtaa inay aqoon leeyihiin?
  4. Synd att du kommer aldrig flytta tillbaka. Det hade varit skoj att se dig Gbg.
  5. tjena Ismahaan. Ja, jag bor i Gbg. ärligt talat så är Sverige det bäst land av alla länder jag har varit i. Speciellt Gbg. Om jag hade varit svenska, hade jag aldrig flyttad från Gbg, helt otrolig stad alltså.
  6. Originally posted by Ismahaan: Sweden is the world's best place to live, according me. God bless you.. Du gamla, du fria, du fjällhöga Nord, du tysta, du glädjerika sköna! Jag hälsar dig, vänaste land uppå jord, din sol, din himmel, dina ängder gröna, din sol, din himmel, dina ängder gröna. Bless Så sannt, Ismahaan
  7. Damiir laawayaashani ma weeyan ogeyn in marxaladda Soomaalida gobolkaasi ay xataa ka liidato tan Soomaalida Soomaaliya. And it's all the work of their masters in Addis.
  8. and preoccupied with st*p*d flag: Ismaamulka Somalida ethiopia oo u samaysatay astaan u gaar ah calankooda Written by Administrator Monday, 29 September 2008 Baarllamaanka deegaanka Soomaalida, ayaa fadhigiisii u danbeeyay ee uu bishii ina dhaaftey ku yeeshay magaalada Jigjiga, ku go’aamiyey, in calanka deegaanka laga baddalo, midabka buluuga ah iyo xidigta. Haddaba guddi uu baarllamaanku u xil-saarey iney soo diyaariyaan midabka lagu baddali doono, ayaa durbaba go’aamiyey in buluugii lagu badalo midabka huruuda ah xidigtiina lagu badalo sawirka neef geel ah. Midabka huruuda ah ee uu calanka cusubi yeelan doono, ayaa midabka calanka deegaanka Soomaalida u dhaweynaysa midabka calanka federaalka Itoobiya, iyadoo sidoo kalena sawirka neefka geela ahi u taaganyahey dhaqashada geela oo ay dadka deegaanku caan ku yihiin. Midabka buluuga iyo xidigta, ayaa markii hore laga soo qaatey calankii Soomaaliya, iyagoo islamarkaasi u taagnaa Soomaaliweyn, waxayna baarllamaanka deegaanku go'aamiyeen in midab kale oo ka turjumaya deegaanka lagu badalo. Dadka deegaanka ayaa jecel inay helaan wax ay iyagu leeyihiin,taasi waxay hirgashay maanta oo ay ka dhexmuuqato neef-geela oo lagu yaqaan deegaanka. Last Updated ( Wednesday, 15 October 2008 )
  9. spread lies: Baaq, Dawlada Deegaanka Soomaalliyeed oo Ku Socda Qabaa'illada Dariska La ah Deegaanka Written by Admin Wednesday, 04 March 2009 Sida la wada ogsoonayey, ururada argagixisada ah ee ONLF,& UWSLF(Al-Itaxaad) waxay dhaca, boobka, iyo gumaadka ay ku hayaan shacabka deegaanka Soomaaliyeed, ka soo maleegaan, wadanka Eriteria, waxeyna soo dhex maraan Soomaaliya, iyadoo ay uga wacantahey, ineysan Soomaaliya lahayn xukuumad ilaalisa waxa ka gudbaya xuduudeeda. Xog badan oo ay Dawlada Deegaanka Soomaaliyeed ka heshay, xubnihii lagu soo qab-qabtey dagaalladii ay dawladu... Sida la wada ogsoonayey, ururada argagixisada ah ee ONLF,& UWSLF(Al-Itaxaad) waxay dhaca, boobka, iyo gumaadka ay ku hayaan shacabka deegaanka Soomaaliyeed, ka soo maleegaan, wadanka Eriteria, waxeyna soo dhex maraan Soomaaliya, iyadoo ay uga wacantahey, ineysan Soomaaliya lahayn xukuumad ilaalisa waxa ka gudbaya xuduudeeda. Xog badan oo ay Dawlada Deegaanka Soomaaliyeed ka heshay, xubnihii lagu soo qab-qabtey dagaalladii ay dawladu la gashey ururada nabadiidka ah ayaa caddeysay, goobaha xuduuka ka baxsan ee ay ka soo maleegaan, qorshayaasha ay rabaan in qalalaase ay kaga abuuraan deegaanka, & waliba beelaha ay soo dhex maraan ee marinka ay ka dhigteen, si ay nolosha bulshada deegaanka Soomaaliyeed u bur buriyaan. Haddaba, Dawlada Deegaanka Soomaaliyeed, & Dawlada Federaalka Itoobiya, oo ku jra ol-ole ballaadhan, oo la damacsanyahey, in si wada jir ah, waddanka gudihiisana looga baa bi’iyo Al-itaxaad iyo ONLF, isla markaana looga ilaaliyo ineysan waddanka soo galin, ayaa waxay ugu baaqayaan in qabaa’illada dagan xuduudka Soomaaliya ee dariska la ‘ah deegaanka Soomaalida Itoobiya, iyo maamullada ka jira, ay dhulkooda ka ilaaliyaan in uu noqdo wado ay soo maraan argagixisada, Al-Itaxaad & ONLF. Dawlada Deegaanka Soomaaliyeed, waxay aaminsantahey in daris wanaag iyo is-kaashi dhan walba ah lagu wada noolaado, la iskana ilaaliyo, cadawga duullaanka ku ah nolosha dad shacab ah, sidaasi darteed, waxey qabaa’ilka iyo maamullada dalka Soomaaliya ee dariska deegaanka la ‘ah ugu baaqeysaa in kaalintooda dari-wanaag ay ka soo baxaan. Dadaalkan loogu jiro in xuduuda iyo meelaha ay soo marayaan laga soo afjaro, DDS iyo Dawlada Federaalka Itoobiya, oo wada jira ayaa tallaabo ku habboon ka qaadi doona ciddii argagixisada, Al-Itaxaad & ONLF gacan ku siisa iney soo galaan gudaha deegaank Soomaalida. Dawlada Deegaanka Soomaaliyeed Jigjiga Jigjiga.net
  10. fight their own pple: Boliska Gaarka Ah ee DDS ayaa Diley Tiro 80 Ka Badan oo ONLF Ah o Ay Ku Jiraan Hogaamintii Shuftadu Written by Admin Sunday, 05 July 2009 Dagaallo ka dhacey aagagga Garigo’an, Farmadaw, Dulqabaw, Gabagabo & Isku-Dhoonley, intii u dhaxeysay 29-ka June iyo 1-da July,2009 ayaa lagu diley tiro kor u dhaafeysa 80 oo ka tirsan shuftada ONLF. Sida lagu xusey qoraal uu soo saarey xafiiska Nabadgalyada ee DDS, waxaa xubnaha ONLF laga diley ku jira hoggaamintii shuftada, & budh-cad kale oo boob iyo dhac ku hayey bulshada ree miyiga ah, waxaana ay kala yihiin sida soo socota; Dhuux Deeq Axmed Reer Isahaaq Sheekh Daahir Taxliil Ugaas Kooshin Shugri Cabdi Saafi Reer Amaadin Gorad Jiidhiye Ugaas Kooshin Mahad Dheere Maalinguur Kornayl Maalinguur Cabdinaasir Cali Bashiir Gaadsan Maxamuud Abshir Ugaas Kooshin Shugri Cabdi Shaafi Reer Amaadin Dhuux Diiriye Reer Amaadin Cali Waash Reer Idiris, Ismaaciil Gumcadle Bashiir Qabdiid Ugaas Kooshin Axmed Dhaga-Cade Xer Sheekh Godey Cabdala Axmed Dheere Dhaga-Cade Maxaad Roob Cali Yare Maxamed carab Reer Isahaaq Shiine Maxamuud Odowaa Reer Cali Gaab Maxamed Maxamuud Xirsi Ugaas Kooshin Nuur Qorax Reer Amaadin Axmed Saawi Reer Doolaal Cabdiraxmaan Koronto Reer Faarax Cilmi Reybad Abraahiim Garaad Reer Naaleeye Ka sokow xubnaha kor ku xusan oo dhamaan meydkoodii la gartey, isla mar ahaantaana ah hoggaamintii shuftada, waxaa iyana la gartey magacyada hoos ku qoran oo ka trisanaa ONLF, laguna diley dagaalladii todobaadkii hore. Bisle Yuusuf Carta Raage Cabdi Naasir Maxamed Axmed Boon Yuusuf Yare Maxamuud Yaasiin Jaamac Axmed Ciid Badal Raage Axmed Gadhle Faarax Cali Geele Maxamuud Cali Faarax Gaboose Waysha Cadaroosh Maxamuud Ursad Buraale Deeq Axmed Nuux Cabdi Badal Maxamuud Cabdi Dheere Maxamed Axmed Ismaaciil Axmed Nuuriye Deeq Qoorleex Cabdulaahi Maxamuud Dayax Axmed Cali Daba-Geel Dhaga-Cade Maxamed bashiir Maxamuud Maxamed Cabdulaahi Nuur Buraale Cabdiraxmaan Maxamed Cabdi Faysal Nuur Cabdi Inna Macalin Wacdi Khadar Cabdulaahi Dubad Siciid Wacdi Xasan Ibraahin Maxamuud Maxamed Muxumed Dhashiike Maxamed Yuusuf Cabdi Maxamed Shakuur Low Yacad Maasa Maxamed Cabduqaadir Cabdulaahi Cabdi Mursal Maxamed Xaraari Faysal Baadiye Cabduqaadir Macalin Yaasuf Cabdiuwahaab Shariif Canjeex Maxamuud Cabdulaahi Yare Bashiir Cabdiraxmaan Maxamuud Lacag Haashim Xasan Xamdi Ganay Maxmuud Nuur Dayib Maxamuud Faroole Maxamed Jeeni Xasan Kare Wiil Baraar Inna Cabdi Naasir Cabdi Af Waranle Eegga.com Jigjiga Last Updated ( Sunday, 05 July 2009 )
  11. rhinos are much larger and live near rivers, i think.
  12. Dharoor Wild pigs at Dharoor valley A lone wild pig. Still dharoor valley. remember this was the dry season. the quality of the picture could have been better. wild pigs and sheep grazing side by side peacefully. if only my people were this smart. now goats and donkeys. Also peaceful.
  13. unfortunetly, i didn't. although i badly wanted to visit galkacyo, la, burco and hargeysa among other places, i didn't have enaugh time to do it.
  14. that's it for now i'll post more pictures soon.
  15. Kids playing, Ufeyn, Bari. Buuraha Caleed at background. The local gov. Office. I didn't have time to rotate. Do it yourself for better view. Reer Ufeyn dude relaxing. Unfortunetly this office has not been in service for more than a year, so people relax outside. Buuraha caleed
  16. Originally posted by Ms DD: Apparently Kala Beyr dadka neefta qaba ayaa la geeyaa. Did you see the beds alongside the road? Habeen bey neefta igu dhagtey in Boosaaso kuleyl dartiis, and people thought that I had neef, so they took me to kala beyr. Lol, i didn't know that. Why is it good for neefta?
  17. Nirgo at Ceeldheera, Bari Tog south of Dharoor valley. Dhiigweyn, Uurcaleed, Bari Weylo at Dhiigweyn Again
  18. Kala Bayr, Bari Laag, near Bosaso Desert in Bari region
  19. Garowe: The new Amal Express headquarter, i heard New 5 star hotel. The man standing at gate told me the owner changed his mind and he will now rent to some NGO organisation. Not good.
  20. Originally posted by Sayid*Somal: Hotel?? :mad: why were you scare to go outside - ma che baad wax waddaagtan?? No, bro. Didn't you know it? when I was there it's very windy, actually more than windy(duufaan, if you know what i mean). I was there 5 days and i couldn't go outside at day time. But it's save. No trouble at all.