-
Content Count
213,475 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
HARGEISA– Somaliland parliament on 7th Jan. 2018 passed a law criminalizing gender-based violence (GBV). The parliamentary session, which passed the GBV Offence Bill into an officially endorsed law was attended by 51 parliament members, out of which 46 were in favor of the law, two abstained and two others voted against.
-
Madaxweyne Farmaajo iyo Waftigiisii oo Kulan La Qaatay Xukuumadda Puntland . Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa oo taariikhdy tahay 07 January 2018 ka qayb galay kulan wadatashi ah oo udhexeeyay dawladda federaalka ee Soomaaliya iyo dawladda Puntland. Madaxwaynaha aya waxaa kulanka wada tashiga ku wehelinayay Madaxwayne ku xigeenka dawladda Puntland, golayaasha dawladda Puntland, saraakiil katirsan madaxtooyada dawladda Puntland iyo masuuliyiin kale. Kullankan oo ka dhacay hoolka shirarka ee wasaaradda maaliyadda Puntland waxaa diirada lagu saaray oo lagaga hadlay arrimo ay ka mid yihiin Amniga guud ee dalka, Dimqoraadiyada iyo dhaqangalinta nidaamka federaalka, Waxaa kaloo kulanka looga hadlay xuquuqaha dowladaha xubnaha ka ah dowladda federaalka iyo sidii deeqaha beesha caalamka bixiso si cadaalad ah loogu qaybsan lahaa. Kulanka waxaa lagu falanqeeyay sidii maxkamadaha iyo hay’adaha cadaalada ee dowladda federaalka iyo maamul goboleedyadu u wada shaqayn lahaayeen iyo sidii hoos loogu dhigi lahaa qiimaha dadka Soomaaliyeed ay ku xajiyaan oo afar labaad ka badan qiimaha ay bixiyaan shucuubta wadamada deriska ah, waxaa kaloo looga hadlay sidii dib loogu howlgalin lahaa shirkadii diyaaradaha Somaliariline. sidoo kale waxaa looga hadlay Muhiimada iyo miisaanka ay leedahay Isdhexgalka Bulshada Soomaaliyeed iyadoo madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya uu amaanay sida dadka Soomaaliyeed ee reer Puntland u jecel yihiin Soomaalinimada iyo isdhexgalka bulshadda. ugu danabayn madaxwaynaha dawladda federaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo wefdiga uu hogaaminayo ayaa inta uu joogaan caasimadda dawladda Puntland waxaa uu kualamo laqaadan doonaa qaybaha kala duwan ee bulshada. Puntlandi.com
-
By: M. A.Egge The Head of State H.E. Muse Bihi Abdi was received at Djibouti airport upon landing by his host President Ismael Omar Guelle in his first maiden trip abroad as a head of state. Upon disembarking he was received at the runaway by Djibouti foreign and finance ministers whereupon he was saluted by a guard of honour mount by the country’s military. The President was escorted along the red carpet to where Djibouti President received him at the airport’s VIP lounge. After a while he was driven to the prestigious Kempiski Hotel where he will reside. They are expected to enter talks today. The President jetted out of the country for an official trip to Djibouti yesterday in his first foreign trip as the Head of State. The visit which is expected to be for a few days follow an invitation from his Djibouti counterpart President Ismael Omar Guelle. The Head of State who was accompanied by three ministers and two service commanders was greeted by a military guaride at Egal International Airport before boarding the plane. Those who accompanied him are Foreign, Education and Justice Ministers the Honourables Dr. Sa’ad Ali Shire, Yasin M. Hiirand Abdiqani M. Ateye respectively. Others were the National Police Force Commander Major General Abdillahi Fadal Iman and Navy Commander Brigadier Abdi Hersi Duale.
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxammed Cabdullaahi Maxammed(Farmaajo) iyo Wefdiga uu hoggaaminayo ee Maanta soo gaaray magaaalada Garoowe ayaa loo sameeyey soo dhoweyn aad u ballaaran oo aan loo kala harin madax iyo Shacab. Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa markii uu soo gaaray Garoonka diyaaradaha magaalada Garoowe wuxuu salaan sharaf ka qaatay cutubyo katirsan Ciidamada Puntland,isagoo ka dibna loo soo galbiyey dhinaca magaalada,halkaasoo ay ku soo dhoweeyeen kumanaan shacab ah . Madaxweynaha Puntland Iyo Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa socod dheer ku soo maray waddoooyinka waayeyn ee magaalada Garoowe,waxaana Mudane. Farmaajo u mahad celiyay Madaxda iyo shacabka Puntland ee soo dhoweeyey. Haddaba Warbaahinta PUNTLAND POST ayaa Barnaamij Gaar ah ka diyaarisay soo dhoweynta Madaxweyne Farmaajo ee magaalada Garoowe. Halkaan ka daawo Barnaamijka. The post Daawo_Barnamij Gaar ah: Soo dhoweynta Madaxweyne Farmaajo ee Garoowe. appeared first on Puntland Post.
-
ZHEJIANG, East China — Hodan Osman Abdi swiftly strings together a few phrases to describe herself: a woman, a black woman, a black African woman. She pauses for a second before completing the sentence: “I’m a black, African, Muslim woman who wears a hijab and teaches at one of the leading Chinese university.
-
Madaxwaynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe , madaxwayanaha waxaa garoonka kusoo dhaweeyay madaxwayanaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo mas’uuliyiin kale. Soo dhoweynta waxaa qeyb ka ahaa, shacab aad u badan kuwaasi oo waddooyinka u tagnaa iyagoo watay boorar ay ku dhegnayeen sawirada madaxwaynaha iyo calanka Soomaaliya. Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Farmaajo waxaa uu socod ku soo maray bartamaha magaalada Garoowe halkaasi oo ay ku sugnayeen boqalal shacab ah kuwaasi oo u diyaarsana soo dhaweenta madaxwayanaha. Mr. Farmaajo ayaa intaasi kadib, loo gudbiyay madaxtooyda Puntland, isaga oo ka hadlaya socdaalkiisa waxaana uu yiri. ‘waxaan ku faraxsanahay imaatinkayga magaalada Garoowe, waan nalagusoo dhaweyay waxaana tagi doona magaalooyin badan oo Puntland katirsan inaga oo kawada hadli doono xoojinta nabada iyo dib u -hishisinta Safarkan oo ahaa sida uu sheegay markii ugu horreysay uu madaxweynaha Garoowe tago ayuu ka mahadceliyay sida loo agaasimay dhoweyntisa. Madaxwayanaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa isna sheegay inay soo dhowenayaan madaxwaynaha isaga oo sheegay in ay waxbadan wadaaagi doonan oo ka mid tahay xoojinta nidaamka dawladd nimada. Waxaa lafilaa madaxwaynaha inuu tago magaaloyinka Boosaso, Qardho iyo meelkale isagoo halkaasi kula kulmi doono madaxda iyo bulshada. W/D: Cabdiwahaab Maxamed Ibrahim, Garoowe Source
-
GAROWE— Somalia’s President, Mohamed Abdilahi Mohamed Farmajo has arrived in Garowe, Puntland’s provincial capital on Sunday. Ministers, Members of Somali Parliament and other officials are with the president on his first visit to Puntland since his election. Once the plane carrying the president and his entourage arrived at Garowe airport, Puntland’s provincial President, Abdiwali Ali Gaas, deputy president, other officials, businessmen, religious leaders and other part of the community have greeted the president upon arrival at the airport. Thousands of soldiers were deployed to tighten security during the president’s visit to Puntland where he is about to inaugurate Garowe Airport after revamp. The President is due to hold talks with Puntland’s provincial president for security state level cooperation. Mr. Farmajo will stay in Garowe for five days.
-
Khartoum – Sudan has shut its eastern border with Eritrea, state media reported on Saturday, days after Khartoum declared an emergency in the neighbouring state of Kasala. “The governor of Kasala issued a decree to close all border crossings with Eritrea from the night of January 5,” the official SUNA news agency reported. It did not explain why the border was closed but said the decision comes after President Omar al-Bashir declared on December 30 a state of emergency in Kasala and in North Kordofan state for six months. Officials have said that decision was part of a government campaign to collect illegal arms in those two states. A resident of Kasala told AFP that hundreds of Sudanese soldiers, several military vehicles and tanks had crossed through the town towards the border with Eritrea over the past two days. Thousands of Eritreans, fleeing a repressive regime at home, cross into Sudan illegally through the border with Kasala every year and later make perilous voyages across the Mediterranean to Europe. Apart from Kasala and North Kordofan, a state of emergency is in place in Sudan’s war-torn regions of Darfur, Blue Nile and South Kordofan. AFP
-
The Berbera Mayor Cllr. Abdishakur Mohammed Idin has scoffed at the directives of the Public Works, Land and Housing Minister Hon. Abdirashid Duale Qambi that demanded all town halls suspend the planning and adjudication of public lands. The directives also entail the availing of all public lands handed over to the seating civic administration by the preceding ones hence supply details of all allocations made since. The order of the public works minister comes hot on the heels of the Presidential directive that suspended the allocation of Berbera beach plots. “The Public works has its own roles and we have ours”, Cllr. Idin was quoted by our sister paper Dawan. “The land adjudications and allocations done within the municipalities are our responsibilities and not that of the public works department”, he further charges. He said that the rights the department of lands had was for the to seek plot for public amenities needed from the civic authorities! Cllr. Idin who depicted and sounded clashing of conflicting roles (and roles of conflict for the matter) charged that the minister’s order is not at par with that of the President. Clear as the directive was, his Hargeisa city counterpart Cllr. Abdirahman Mohamud Aideed on the other hand told reporters that his council was to handover for registration 3474 plots to that effect. He further outlined in details types of ministries, institutions, organizations and associated lands for public amenities allocations done. He noted that they were to register with the interior, Finance and public works ministries, the attorney general and the judiciary. Whatever the case this conflict that has emerged, and public means of conveying administrative procedures, calls for the setting up of a national lands adjudication body. It is worth noting that H. E. President Musa Bihi Abdi had added the docket of lands to be as a whole division in the new reorganized ministry of public works, lands and housing. The imperativeness and indispensability of the land department has been now magnified for the first time in the country by the central government.
-
Djibouti–President Musa Bihi Abdi paid a visit to Djibouti International Free Port where Abubakar Omar Hadi , general director of Free Zone, conducted a tour of the facilities for the head of the state and the official delegation.
-
Booqashada Madaxweynaha Soomaaliya uu ku tagey Puntland ayaa dad badan u arkeen fursad ay kula kulmi karaan islamarkaana ugala hadli karaan danahooda, waxayna iminka la ciirciireysaa magaalada Garowe marti kala duwan oo ka kala timid Gobolladda Banaadir,Geddo,Galgaduud,Sool iyo Deegaano kale oo ka baxsan Soomaaliya . Warar madax banaan oo ay heshay Warbaahinta PUNTLAND POST ayaa sheegaya jiritaanka wafuud maalmo uga soo horeeyay Madaxweynaha magaalada Garowe kuwaas oo isugu jira Siyaasiin,Ganacsato,Issimo iyo Xildbhibaano ka tirsan baarlamanka Soomaaliya. Dadka yimid waxaa ka mid ah Odoyaal,Issimo iyo Siyaasiin kasoo jeeda Gobolka Sool iyo Degmada Buuhoodle oo xogo hoose oo la helayo sheegayaan inay qaarkood ka mid yihiin xubno sar sare oo madax kasoo noqday maamulkii burburey oo uu hogaamin jirey Dr Cali Khaliif Galeyr (Khaatumo). Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa u sheegay Warbaahinta PUNTLAND POST inay isu diyaarinayaan sidey ugala hadli lahaayeen Madaxweynaha Dowladda Federalka Soomaaliya qorshe siyaasadeed oo ay muddo dheer ka dhursugayeen inay mar uun kala hadlaan. Dhinaca kale waxaa iyana xusul duub ugu jira la kulanka Madaxweyne Farmaajo mudada uu joogo Puntland wafuud ka timid Gobolka Galgaduud,kuwaas oo wararka soo baxaya sheegayaan inay u suurtoobi wayday marar sii horeysay in lagu qaabilo Qasriga Madaxtooyadda Villa Somalia ee magaalada Muqdisho. Si rasmiya looma oga doorka ay ka ciyaarayaan Madaxda Dowladda Puntland kulamada la quudareynayo Madaxweyne Farmaajo inuu la qaato martida u joogta Garowe wallow warar la isla dhexmarayo sheegayaan jiritaanka codsiyo loo gudbiyay Madaxtooyadda Puntland ka hor intii uusan imaan Farmaajo. Imaanshaha Madaxweyne Farmaajo oo ahayd markii ugu horeysay oo uu yimaado Puntland intii uu kusoo biirey siyaasadda ayaa maanta si ka duwan madaxdii horre loogu soo dhaweeyay magaalada Garowe taasoo muujisay sidey u taageersan yihiin dadweynaha ku nool Puntland . Garowe PUNTLAND POST The post Garoowe oo la ciirciireysa Wafuud Farmaajo doon ah. appeared first on Puntland Post.
-
Mid ka mid ah diyaaradaha Shirkadda FREEDOM Air ayaa noqotey diyaaradii ugu horeysay oo maanta soo caga dhigatay garoonka duyuuradaha cusub ee magaalada Garowe, ka dib duulimaad ay kaga soo qaadey magaalada Muqdisho wafti uu hogaaminayo Madaxweyne Farmaajo oo la filayo maalinta beri ah inuu xariga ka jaro garoonka diyaaradaha Garowe. Freedom oo ahayd diyaaradii ugu horeysay oo sidey waftiga Madaxweynaha oo maanta soo caga dhigata Garoonka cusub ee magaalada Garowe ayay sheegeen maamulka shirkaddu inay duulimaadyo caalamiya ka bilaabi doonaan Garoonkan cusub. Waftiga Madaxweyne Farmaajo ee maanta soo gaarey magaalada Garowe ayaa soo dhaweyn balaaran loogu sameeyay garoonka diyaaradaha cusub ee magaalada Garowe, waxaana la filayaa inuu si rasmiya xariga uga jaro maalinta berito ah Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya. Daawo Sawiradda Dheeraadka ah oo ku saabsan soo dhaweyntii maanta loo sameeyay Madaxweynaha Dowladda Federalka Soomaaliya Abshir Dhiirane PUNTLAND POST The post Freedom oo noqotey diyaaradii ugu horeysay oo caga dhigatay Airport-ka Garowe. appeared first on Puntland Post.
-
Madaxweynaha Dowladda Federalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa ku yimid booqashadiisii ugu horeeyay magaalada Garowe xarunta Puntland waxaana kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha cusub ee magaalada Garowe Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) ,Goloyaasha kala duwan ee Dowladda Puntland iyo Dadweyne aad u fara-badan. Soo dhaweynta Madaxweyne Farmaajo ayaa kusoo beegmatay diyaar garow loogu jiro furitaanka garoonka diyaaradaha magaalada Garowe iyo Xuska sanad guurada 4aad 08 January 2018 oo ku beegan maalintii la doortey Madaxweyne Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas). Madaxweynaha Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa ka mahadceliyay soo dhaweynta maanta loogu sameeyay magaalada Garowe, wuxuuna sheegay inuu socdaal ku tagi doono magaalooyinka Qardho,Bosaso iyo Gaalkacyo. Imaanshaha Madaxweyne Farmaajo oo ahayd markii ugu horeysay oo uu yimaado Puntland intii kusoo biirey siyaasadda ayaa si ka duwan madaxdii horrey maanta loogu soo dhaweeyay magaalada Garowe taasoo ay ku muujiyeen dadweynaha ku nool caasimada Puntland taageerada ay u hayaan Madaxweyne Farmaajo. Daawo soo dhaweynta Garowe Dhinaca amaanka magaalada ayaa aad loo adkeeyay ka hor intii uusan soo gaarin waftiga uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya, waxaana jirey isbedelo lagu sameeyay bilicda Caasimada Puntland. Kala soco Puntland Post faahfaahinta. Abshir Dhiirane PUNTLAND POST The post Daawo Madaxweynaha Soomaaliya oo maanta lagu soo dhaweeyay Garoowe appeared first on Puntland Post.
-
Dad deggan Kaxda oo la hadlay Goobjoog News ayaa ka sheegtay in dowladda ay goofafkooda xoog ugu rartay iyaga iyo dad barakacayaal ah, halkaasina ay ku burburisay guryo iyo Iskuullo, waxayna dal-badeen in loo tacsiyeeyo, magdhawna la siiyo. Faadumo Xuseen Yusuf oo sheeganeysa goobta la burburiyay “Waxaa nagu dhacday 29kii ay jimcada aheyde, anaggoo war moog oo dhulkan joogna, oo aabahey, aabihiisa aabihii sii dhalay, 7 oday aan ku dhalanay, 70 sano hadda aniga aan jiro intaas aan ku noleyn, aan arag wax noo yimid ama wax noo sheega ayaa 50 tikniko oo amniga dowladda ah nagula soo weeraray iyo ciidankoodii iyo karatabiilo, nala burburiyay, hantideenna la baa’biyay, qarankii aan u gurmaneynay, oo garabkiisa taagneen sidaasi noo galay, marka waxaa codsaneynaa in xaqaana naloo dhiciyo, haddii uusan dhacsameyn oo boob nagula tagalo-galayna, hade na boobto dowladda Soomaaliyeed, ciidankeeda ayey nagu boobtay, oo nagu burburisay. Oday Ciise oo ka tirsan dadka sheeganaya milkiyadda goobta la burburiyay “Kaxda dhul ayaan ku leeyahay, waxaa ahay nin 80 ka badan jira, wax aanan weligay arag ayaa igu yimid, waxaa weeye, dhulkeyga aniga oo jiifa oo iska hurdaya, cid I dacweysana aan la arag, oo cid wax igu heysto aanan arag ayaa katarabiilo iyo ciidan yaacaya igu soo galeen, waxaan u maleynaa aniga raqdeyda waa taallaa, xoolaha la iiga burburiyay $80,000 waa dhaafayaan, jimcadii hadda tii ka horeysay ayuu weerarkaasi dhacay, illaa maanta alaabtii wax ay jajabsheen iyo wax yar ayaan ka hayaa, wixii iigu fadhiyay $100, waan ka bixiyay 10 SHSo, dhibkaas waxaa codsanayaa, dowladda oo in la iiga jawaabo doonayaa wixii na dacweeyay iyo raggii dhulkaas loo xukumay, waxaan doonayaa cadaalad iyo sidii lagu arki jiray qaran, dowladda waa kaalmeynaa, canshuurbaan bixinaa, sidii wax dhega la’a oo sidii Amxaaradii iyo loola xarbi-jiray cadawga in naloola xarbiyo ma dooneyno”. Dhinaca kale, Weriyeyaasha Goobjoog News ku adkaatay in ay soo arkaan dadkii laga rabay illaa 23 Kaam oo halkaasi ku yaallay. Dadkan oo illaa 400 oo qoys, ayaa la burburiyay ogoysiis la’aan, dadkaasi ayey Q.M sheegtay in ay ka soo carareen abaar iyo colaado deegaanno fog-fog ka jirtay, taasi oo sababtay in ay dibadda joogaan caruur, haween iyo waayee. Dadkii barakacayaasha ahaa waxaa laga burburiyay Goobaha waxbarashada, musqulaha, meelaha ay biyaha ka xabaan iyo hoygooda, waxaana la sheegayaa in gobolka Banaadir uu wada hadal u furay si arrintooda loo xaliyo. Goobjoog News Source
-
Wafdi uu Hogaaminaayo Taliyaha Ciidamada Xooga Dalka Soomaliyeed Gen-Cabdiwali Gorod ayaa maanta soo gaaray Magalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Safar-ka talyuhu ayaa waxaa uu la xiriiraa Taaba galinta Hishiiskii Gaalkacyo. Sidoo kale – Waftigaan ayaa hor-dhac u ah Socdaalka uu Gaalkacyo ku imaanayo Madaxwaynaha Federaalka ee Soomaaliya Mudane Farmaajo.
-
DJIBOUTI–Somaliland’s President Musa Bihi Abdi , accompanied by a senior delegation, has arrived in Djibouti on Saturday on days official working visit to Djibouti. Djibouti President, Hon. Ismail Omar and Somaliland counterpart, Musa Bihi Abdi held first bilateral meeting at the presidential palace in Djibouti on Sunday. The two leaders held talks that took hours and reached a common understanding on ways to strengthen bilateral ties between their respective nations. Somaliland’s FM, Dr. Sa’ad Ali Shire spoke to the media outlets to brief on the discussions between the two leaders. Dr. Sa’ad said that Having President Bihi sworn to office that he chose to visit Djibouti as his first foreign trip and further asserted that he came to Djibouti after having been officially invited to the country by Ismail Omar Gueleh. The FM has expressed deep thanks to the President of Djibouti, ministers and the populace for the warm reception. Mr. Sa’ad has stated that issues of mutual interest between the two countries have been reviewed as far as the talks between the two leaders are concerned. The FM has disclosed that both leaders saw eye to eye on boosting the bilateral ties between the two countries on the areas of development, security and the peace and stability in the region and most of all the unity in the region. Somalilad’s FM hoped that the talks between the two leaders would usher a new beginning for both countries and this will pave the way for enhancing the relationship between the two nations. On his part, Djibouti’s FM, Hon. Mohame Yusuf said that SL president, Musa Bihi decided to visit Djibouti as his first foreign trip and that shows a good example of the brotherly ties between Djibouti and Somaliland. He announced that the talks focused on boosting trade ties on Sea and land. He stressed that both nations have understood on enhancing the cooperation against the cambat of terrorism and piracy in the region. A joint technical commission will be formed to discuss ways to further implement the agreements so far reached by the two leaders. Djibouti congratulate Somaliland authority and its people of holding free and fair polls. The FM, Mohamed Yusuf urged Somaliland people to observe peace and stability as there is hostility in the region. Djibouti President, Ismail Omar held lunch banquet in honor of the visiting of Somaliland President, Musa Bihi Abdi and his delegate to Djibouti.
-
Wasiiradii Cusbaa ee uu dhowaan magacaabay Ra’isilwasaaraha Xukuumada Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre Ayaa maanta lagu Dhaariyay Magaalada Muqdisho. Wasiiradaan oo kala ah Wasiirka Arimaha Dibada ee Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad , Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye Eng Cabdi Maxamed sabriye. Wasiiradaan ayaa hadda isku diyaarinaya in ay xilalka kala wareegaan Wasiiradii hore. Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho The post Wasiiradii Cusbaa oo lagu Dhaariyay Maanta Muqdisho appeared first on Puntland Post.
-
Abdirahman Kahin, the founder of Afro Deli and one of most successful East African restaurateurs in the Twin Cities, is back in business on the West Bank. Source: Hiiraan Online
-
Nairobi (HOL) - Residents of Mandera county are up in arms against the poor state of their main roads that link the county to the country's capital. Source: Hiiraan Online
-
DOHA: A stellar international field of athletes have confirmed their participation in the Ooredoo Doha Marathon to be held on Friday next weekend, Qatar Tourism Authority (QTA) announced yesterday. Source: Hiiraan Online
-
Madaxweyne Farmaajo oo ay maanta u bilaabatay booqasho dhowr maalmood ah oo uu ku joogo doono Puntland ayaa goor dhaweyd wuxuu saxaafada kula hadlay Madaxtooyada Dowlada Puntland. Hadalka Madaxweynaha ayaa ka koobnaa oo qura cududaar iyo raali galin. “Waxay ahayd inaan mar hore idinsoo garo Waan idinka raali galinayaa taas, Waan Waxaynaa Wixii qaladaad ah oo ka dhexeeya Dowlada Federaalka iyo Dowlada Puntland, waana wada hadlaynaa “ Madaxweyne Farmaajo ayaa Shirka Jaraa’id wuxuu ku qabtay Madaxtooyada Puntland wax yar kadib markuu Garowe soo gaaray oo uu Shacabka hadal kooban ugu jeediyey Barxada Garowe. Video-Ga goor dhow kg filo
-
Muqdisho (Caasimadda Online) – Munaasabad kooban oo ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa lagu dhaariyey wasiirada cusub ee wasaaradaha Arrimaha dibadda, Ganacsiga iyo Gudaha. Axmed Ciise Cawad, Maxamed Cabdi Xayir Maareeye iyo Cabdi Maxamed Sabriye ayaa ku dhaartay in ay si sax ah u gudan doonaan waajibka saaran, iyaga oo gacantooda midig saaray Kitaabka Qur’aanka Kariimka ah. Ra’iisul wasaare Kheyre ayaa 4-tii bishan magacaabay wasiiradan kadib markii uu shaqada ka eryey wasiiradii iyaga ka horreeyay. Intaas kaddib ayaa Wasiirada la dhaariyay waxay kulan la qaateen Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre, isagoo ku wargeliyay in sida ugu dhaqsiyaha badan ay xilka ula wareegaan, si ay u gutaan howlahooda. Saddexda Wasiir ee cusub ayaa la magacaabay maalintii khamiistii ee taariikhda aheyd 4-ta bisha Janaayo 2018, waxaana la magacaabay iyagoo labo ka mid ah ay dalka ka maqnaayeen sida Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Arrimaha Dibadda oo Muqdisho soo gaaray jimcihii iyo saaka oo Axad ah. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Wasiirada cusub ee dhowaan uu Magacaabay Ra’iisul Wasaare Kheyre oo la dhaariyey appeared first on Caasimada Online.
-
Garoowe (Caasimadda Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed farmaajo ayaa goor dhoweyd gaaray magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland. Wafdiga madaxweynaha oo ay wehliyaan wasiiro iyo xildhibaanno ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay magaalada Garowe waxaana garoonka cusub ee Garowe ku soo dhoweeyay madaxda iyo dadweynaha Puntland ee uu horkacayo Madaxweyne C/weli Maxamed Cali Gaas. The post Sawirro: Madaxweyne Farmaajo oo soo dhaweyn aan hore loo arag loogu sameeyey Magaalada Garowe appeared first on Caasimada Online.
-
Popular Contributors
