-
Content Count
211,301 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Militeriga Mareykanka ayaa sheegay in duqeymo cirka ah oo ay ka fuliyeen Soomaaliya ay ku dileen dagaalyahano ka tirsanaa Xarakada Al Shabaab. War Saxaafadeed kas oo baxay Talis ka Mareykanka ee AFRICOM ayaa lagu sheegay in duqeyntaasi lagu dilay illaa iyo labo dagaalyahan oo ka tirsanaa Al Shabaab, halka tiro kalena ay ku dhaawacmeen. Duqeyntani ayey sheegeen Militariga Mareykanku in ay geyteen maalinimadii Isniinta ahayd ee la soo dhaafay, islamarkaana ay ka fuliyeen meel u dhow degmada Jilib ee bobolka Jubadda Dhexe. Mareykanka ayaa kordhiyay duqeymaha cirka ah oo uu la beegsanayo fariisimaha Al Shabaab ay ku leeyihiin koonfurta Soomaaliya. Saraakiisha Ciidamada Mareynkanka ee Africom ayaa sheegay iney sii wadi doonaan taageerada ay siinayaan Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM si meesha looga saaro Al-Shabaab oo qatar ku ahaya nabad galyada iyo xasiloonida Soomaaliya ayaa qoraalka lagu yiri. Madaxweyne Trump ayaa ogolaaday 2016-kii in la dardargaliyo duqeymaha diyaaradaha Daroonis-ka Mareyknaku ay ka fuliyaan Soomaaliya.
-
The Netherlands is set to withdraw from the EU Training Mission in Somalia (EUTM-S) by April. It currently has 15 soldiers serving with the mission, which was set up in 2010 and trains and advises the Somali National Army (SNA) and Ministry of Defence. Source: Hiiraan Online
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’isul wasaaraha Xukuumada Somalia Xasan Cali Kheyre, ayaa weli ku guda jira howlihiisa shaqo ee uu ku joogo magaalada Abu Dabai ee xarunta dalka Isutaga Imaaraadka Carabta. Ra’isul wasaare Kheyre ayaa siyaabo kala duwan ula kulmay Wasiiro iyo Mas’uuliyiin kale oo ka tirsan dowlada Isutaga Imaaraadka Carabta. Ra’isul wasaare Kheyre ayaa halkaa u jooga xalinta Khilaafyada dowlada Federaalka kala dhexeeya dowlada Imaaraadka Carabta. Illo wareedyo kamid ah xubnaha Ra’isul wasaare Kheyre ku wehlinaaya socdaalka ayaa inoo xaqiijiyay in waxyaabaha ugu weyn ee soo dadajiyay booqashada Kheyre ee Imaaraadka ay tahay in madaxda dalkaasi uu ku qanciyo inaan suuragal aheyn in xiligaan Saldhig Militery ay ka dhistaan magaalo Madaxda Somalia, sida uu qorshuhu ahaa. Kheyre ayaa dhaxal sugaha iyo Wasiirka arrimaha dibadda dalkaasi ku qanciyay in Somalia aysan awoodin in Saldhig Militery Imaaraadka laga siiyo magaalada Muqdisho iyo daafaheeda. Kheyre ayaa sidoo kale, dhaxal sugaha iyo madaxda kale ee Imaaraadka ka dalbaday in dib looga laabto Heshiiskii ay maamulka Somaliland ku kala wareegsadeen Saldhiga Berbero. Sidoo kale, Dowlada Imaaraadka ayaa horay dowlada Somalia ee hadda jirta uga dalbatay aqbalaada Heshiis dhigaaya in Saldhig Militery ay ka furtaan duleedka magaalada Muqdisho, waxa uuna cudurdaarka Kheyre Jawaab u yahay dalabka Imaaraadka ee ku aadanaa furashada Saldhiga. Dhinaca kale, Dowlada Somalia ayaa maamul ahaan ka ad adag dowladihii hore ee dalka soo maray, iyadoo taa loo sababeeyay hogaanka dalka oo gacanta u galay dhalinyaro. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Kheyre oo laalay hal damac oo in mudda ah ku jiray Imaaraadka? appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Warar soo baxaaya ayaa sheegaya in magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia uu ka socdo kulamo hoose oo u dhexeeya dhinacyada Mucaaradka dowlada Federaalka ah ee Somalia. Wararku waxa ay sheegayaan in dhinacyadan ay siyaabo kala duwan magaalada ugu kulminayaan Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Somalia kuwaa oo la doonaayo in loo adeegsado dowlada la magac baxday Nabad iyo Nolol. Mucaaradka ayaa Xildhibaanada ugu badan ku kala kulminaaya Hooyga ay ka degan yihiin magaalada Muqdisho iyo Hoteelada kala ah Jazeera iyo Makka Al-Mukarama oo xiligaan Saldhig u ah mucaaradka. Qorshahaani ayaa waxaa abaabulkiisa qeyb ka ah Xildhibaano garab ahaan taabacsan ‘’Damul-Jadiid’’ kuwaa oo ka dhex faa’iideysanaaya xiisada dowlada kala dhexeysa Mucaaradka. Xildhibaanadan qaarkood ayaa mucaaradnimada ku baadi-goobaya kuraas ay ka helaan Golaha Wasiirada Xukuumada Somalia. Sidoo kale, dowlada Somalia ayaa u muuqaneysa mid ka caajistay dhaqan galinta talaabadii lagu mamnuucay shirarka aan lagu wargalin Wasaarada Amniga ee ku qabsooma Hoteelada iyo guryaha ay degan yihiin dhinacyada Mucaaradka. Geesta kale, Madaxtooyada Somalia ayaa ka meermeereysa xalinta khilaaf hoosaadka kala dhexeeya dhinacyada Mucaaradka ee aadka uga soo horjeeda dowlada, waxa ayna talaabadani khataro cusub u maleegaya DFS. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com The post Xog cusub: Xisbiyada mucaaradka oo khataro cusub u maleegaya DF (Maxay yihiin) appeared first on Caasimada Online.
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Maxaabbiista Ethiopian-ku waxay ku xirnaayeen Xabsiga Dhexe ee Muqdisho, Xabsiga Dhanaane, Laanta Buur iyo Hawaay oo ku taalla Sablaale agteeda. Waxaan Qaybta 17aad ee Taxanahan ku sheegay in Xabsiga marka laga soo saaro Maxbuus kasta la geynayay Ceel Jaalle inta aan dalkiisa lagu celin. Akhristow waxaad is weydiin kartaa sababta. Waayo? Maxaabbiista Ethiopian-ku waxay intooda badani ay xirnaayeen ku dhowaad 11 sano. Markaa waxa la goostay in dalkoodii aan la isaga celin uun ee la helo muddo yar oo u dhexeysa maxbuus iyo qof xor ah. Markaa waxaa la goostay in la geeyo Ceel Jaalle dhowr maalmood ka hor inta aan lagu celin dalkooda. Ceel jaalle waxay ahayd xarun caafimaadkooda lagu baaro, dharka maxaabbiista looga beddelo, ay timaha ku jartaan, qubeys wanaagsan ay ka helaan, raashin nafaqo leh ay ku cunaan, qof waliba uu iskiis xor ugu yahay goorta uu seexanayo iyo goorta uu toosayo iyo faa’iidooyin kale oo badan marka xabsi la barbardhigo. Qof kasta oo ka mid ah maxaabbiistaas Ethiopian-ka ah, suuqa dharka aan cusbeyn ee magaalada Muqdisho ayaan dhar iyo kabo uga soo iibannay. Iibinta dharka waxaa igala qeyb qaatay saaxiibbo Soomaaliyeed oo ka tirsanaa shaqaalaha ICRC iyo qaar kaleba. Jadwalka Gaadiidka Maxaabiista Ethiopia waxay ku jireen afar xabsi oo kala fog fog iyo laba Isbitaal oo Muqdisho ku yaal; Digfeer iyo Banaadir. Tiradoodu waxay kor u dhaaftay 3,500. Bal qiyaas intaas oo maxbuus, oo ciidan iyo rayidba leh, oo mid kasta la rabo in lagu qoro duullimaad. Waliba ka hor inta aan la gaarin socdaalkiisa la rabo in la geeyo Ceel Jaalle. Marka duullimaadkiisa la gaarana saacado ka hor laga soo qaadayo Ceel Jaalle oo la geynayo garoonka Muqdisho. Ka hor inta aanuu dayaaradda cagta saarinna ay labada Dowladood ay kala saxiixanayaan iyada oo ay ICRC oo howsha fulineysana ay dhinac ka saxiixeyso. Waa howlgal maalin oo dhan iyo saacado badan oo habeen ah socda oo jadwal ciidan, mid shaqaale iyo mid gaadiid dhul iyo cirba u baahan. In maxaabbiis laga qaado goob oo mid kale la geeyo waxay u baahan tahay oggolaasho in ka badan hal hey’ad ay sameyneyso, dokumenti la hubiyay oo haddana xafidan, ilaalo ku filan oo labada goobood joogta iyo mid waddada marsiisa. Maxbuus kasta waxaa la rabaa in la geeyo Ceel Jaalle ka hor inta aan la dhoofin. Ceel Jaalle mar qura ma wada qaado maxaabbiista oo dhan. Markaa waa in la hubiyaa in kolonyada baabuurta maxaabbiista ka qaadeysa Ceel Jaalle ee u socota Garoonka Dayaaraduhu ay ka soo baxday Ceel Jaalle, ka hor inta aan gawaarida u socota Ceel Jaalle aanay ka soo bixin xabsiga mid uu yahayba. Sidaasna lagu wargeliyaa hey’adaha ay khuseyso oo dhan oo ay isla aqbalaan. Sidoo kale, Gawaaridu inta aanay ka soo bixin Ceel Jaalle waa in la hubiyaa dayaaradda ka imaaneysa Dire Dawa saacadda ay imaaneyso si aan maxaabbiistu ugu qorraxoon airporka iyaga oo sugaya dayaarad dalkooda ku celisa. Dayaaradda Dire Dawa ka soo kacaysana waxay ku xiran tahay sida ay diyaar u yihiin Maxaabbiista Soomaalida ee ay ka soo qaadi lahayd Ethiopia. Waxaas oo dhan waxaa dhinac socda hey’ado badan; Ciidanka Asluubta, Laanta Socdaalka, Gaashaandhigga, Arrimaha Gudaha iyo Arrimaha Dibadda oo isha ku haya tallaabo kasta oo la qaadayo iyo cid iyo wax kasta oo xabsiga laga saarayo, la dhoofinayo ama la soo gelinayo dalka. Yaa ka Mas’uul ah? Haddii ay si wax noqdaan ama wax aan lagu talo galin lala kulmo, si looga baaqsado daah, waxaa hey’ad kasta oo howsha ku lug leh looga baahnaa mas’uul go’aan qaadan kara isla markaas iyo isla goobta. Dhinaca Dowladda Soomaaliya hey’adaha ka socda oo dhan waxaa wakiil ka ahaa oo go’aankooda loogu imaanayay Wasiir ku xigeenka Arrimaha Gudaha, Cabdullaahi Maxamed Maax, oo ahaa Madaxa Guddiga kala wareejinta Maxaabbiista. Dhinaca Ethiopia waxaa wakiil ka ahaa Danjiraha Ethiopia u fadhiyay Muqdisho, Howshaas xooggeeda waxaa hagayay mas’uuliyiin tiro badan oo ka tirsan ICRC oo qaarna ay hore dalka u joogeen, qaar aad uga badanina ay howlgalka u yimaadeen. Qaar Soomaaliya joogo, qaarna Ethiopia. Dhinaca ICRC waxaa u sarreeyay Richard Anderegg oo ah Madaxa Ergada ICRC ee Soomaaliya. Anigu goobaha aan shaqo u tagey, oo weliba aan qaarkood aad ugu noqnoqon jiray waxay ahaayeen Xabsiga Dhexe, Xabsiga Dhanaane, Isbitaallada Digfeer iyo Banaadir iyo Ceel Jaalle. Safaaradda Ethiopia waxay ku taallay meel u dhaxeysa Madbacadda iyo Xeebta Secondo Lido. Waxay ahayd safaarad laga feejigan yahay oo shacabku rumeysnaa in ilaalo qarsoon ama basaasiin ay dul fadhiyaan 24-ka saac, qofka galana uu dhib la kulmo marka uu ka soo baxo. Iyada lafteeda dhowr jeer ayaan u tegey howl maxaabbiista la xiriirta. Berigaas ma jirin telefoonka la qaato, internetna haba sheegin. Baabuurta ICRC ayaa waxaa noogu rakibnaa Raadiyaha loo yaqaan VHF. Isaga oo anteena gacanteyda ka dheer lehna wuxuu noo ahaa kan Gacanka hadda loo yaqaan oo berigii aan u niqiin Walkie Talkie. Dabcan ICRC, iyo hey’adaha Dowladda oo iyaga dhexdooduna sii kala duwan waxaan dhammaanteen haysannay mowjado kala duwan. W/Q. Yuusuf Garaad The post Qabanqaabada ugu Dambeysa – Taxanaha Maxaabbiistii 77 – Qaybta Siddeed iyo Tobnaad appeared first on Caasimada Online.
-
Less than three months into administration, president Muse Bihi’s ability to run the country’s affairs is questionable. Financial: So far, president Bihi’s government has failed to deliver a budget for the financial year 2018. Clanism: The power sharing of governmental positions amongst Somaliland’s tribal clans is far from balanced. This is because all the key governmental positions are occupied by president Bihi’s own tribal clan. Corruption: President Bihi’s administration has failed in the fight against corruption. Some people would argue president Bihi’s government is in fact encouraging corruption having appointing Ahmed Yusuf Dirir, a former official with a history of corruption as the general auditor of Somaliland. Inflation: President Bihi’s administration have shown a lack of prioritisation when regarding reducing the high inflation and the instability of the local currency exchange rate which have devastating effects on the daily lives of Somaliland’s people. Foreign Policy: Moreover, it has become clear that President Bihi’s administration is being influenced by the Djibouti government especially when concerning Somaliland’s foreign policy. War With Puntland: One area president Bihi’s government has demonstrated strength is effectively deploying Somaliland’s army in territorial disputed areas thus defending Somaliland’s borders. In particular, Somaliland’s claim of Tukaraq village which is 70 km away from Somaliland border with Somalia illustrates this point succinctly. As a military veteran, President Bihi has utilised his wealth of experience in the army effectively in this area, while also surrounding himself with people with similar experience and vision like appointing Mohamed Kahin as Somalilands interior minister. While President Bihi’s administration has only been in government for 80 days, his proponents may argue the points raised on here are rather harsh. However, the arguments merely show how president Bihi has started his administration on a tricky path thus being a warning for what is yet to come in the next 5 years. Written by: Ahmed A B Ibrahim LLM International Financial Law, BA (Hons) Business Studies. 27th February 2018 Qaran News
-
With the ongoing killings in Western Oromia and today’s open order to the military to shoot and kill our people, the country is sliding to dangerous territory. Qeerroo are preparing while awaiting for the parliament to make a decision on either passing or rejecting the state of emergency. We are hearing the regime is threatening MP’s to pass the SOE when it meets on Friday. If in fact the parliament passes this unnecessary and unconstitutional decree, it will be met and reversed with fierce resistance. Therefore, we strongly advice all to postpone their travels to and within Ethiopia from Friday onward until things clear up. Jawar Mohammed Oromo activist Head of Oromo Media NetworK TV
-
An airstrike targeting al-Qaeda affiliate al-Shabaab in Somalia killed two fighters and injured a third on February 26, the U.S. military’s Africa Command said. “In coordination with the Federal Government of Somalia, U.S. forces conducted an airstrike against al-Shabaab militants on Feb. 26, in the vicinity of Jilib, Somalia, killing two (2) terrorists and wounding one (1) terrorist,” Africom said in a Tuesday, February 27 statement. The command said no civilians were killed in the strike.
-
Civic sense, or rather the lack of it, is a topic that has been widely discussed and argued in Somaliland. Somehow, most Somalilanders do not care much for civic sense. And this attitude is prevalent across all sections of society. People today are so driven towards their personal goals that civic sense as an ethic has become a low priority, almost a nuisance. But this attitude could be harmful for India in the long run. Civic sense has dropped to an all-time low in recent years, as is rather obvious from the current state of society. Let’s see what people and specifically parents can do to curb this downswing. What is Civic Sense? Civic sense is nothing but a common sense in general. It means that that our behavior at certain places and in certain walks of life shouldn’t create problems for others. In other words our behavior should be what is expected from a civilized society. Civic sense is nothing but social ethics. It is consideration by the people for the unspoken norms of society. A lot of people assume that civic sense is just about keeping the roads, streets and public property clean. But civic sense is more than that; it has to do with law-abiding, respect for fellow men and maintaining decorum in public places. A lot of foreign countries function in a smooth manner because of the strong civic sense amongst its people. With the exception of a every view oral lessons in school, not a lot of attention is given to civic behavior. Schools and homes do not teach their children about the importance of civic sense and how it could make a difference to the country as well as the quality of their lives. Let’s see why civic sense is so important. Separatism, vandalism, intolerance, racism, road rage etc. are all examples of lack of civic sense. People are becoming less and less tolerant of each other, of other’s cultures, backgrounds, and other similar traits. In Somaliland fortunately has not really diverse people and the need of the hour is general civic sense. It is not uncommon to read or hear about communal friction. Even living in the city has become difficult because people have no consideration whatsoever for fellow city-dwellers When civic sense is absent in a society, it leads to a lot of problems. Disregard for the law is a primary cause for lacking civic sense. A person who has high civic values does not resort to shortcuts and unethical tactics to get his work done. And being unethical in daily activities does not benefit anyone, as the behaviour only gets emulated by other members of society. Ultimately, the situation will reach a point where hardly anything can be done to restore it. For example, being inconsiderate towards fellow society members will only come right back at you. You have to be social, mature and unbiased when it comes to situations in public. The current state of public property , for example, is disheartening. And we have no one to blame but ourselves for this condition. Where do lack civic sense? There are spit marks, urine, vulgar graffiti, random garbage and overflowing sewers at every nook and corner of India. NO city in this country has managed to fight the menace. It is easy to pin everything on the government, but people must first question themselves and their own civic sense. Roads are not dirty because nobody cleaned it, but because somebody dirtied it in the first place Our countrymen lack civic sense at almost every place but roads and public places are favourite spots. Traffic conditions have been worsening in somaliland in not only big cities but many other small cities. But even then the huge number of road accidents and incidents of road rage can’t be attributed to this fact. The apparent lack of civic sense is the major reason behind it. Most of the people do not drive keeping other drivers in mind. They view the road as a race track and other vehicles as either obstructions or mere spectators. Rash driving has killed many people in somaliland in past few years. Add to it blatant ignorance of the safety measures as well as traffic rules and you get a complete picture of the sorry state of the civic sense of the people on roads. In the smaller cities drivers do not care a dime for safety equipment’s like helmets and seat belts. How can you teach Your Child about Civic Sense? When you when you teach your child about civic sense, you also teach him about civic responsibility. Children need to be taught civic sense early because unlike a specific skill, civic sense is a school of thought in itself. It is belief in hygiene, respect for other members of society, and humane behaviour. So how do you go about teaching your child civic sense? Begin by teaching him to keep his immediate surroundings clean and tidy. If he learns to appreciate cleanness he will be able to practice it outside of home as well. Explain to him that just because other people dirty their surroundings does not mean he should too. Encourage him to mix with people from different backgrounds and not harbour prejudice against them. India is a mix of a variety of people and patience and tolerance in your child will make him more accepted and respected. With such small steps you can teach your child about civic sense and the importance of it in his life. And by teaching your child about civic sense, you are not only making him a better human being but also doing your bit for the future of the country A freedom without discipline leads to disorder. Our freedom fighters wouldn’t have imagined that the people would so soon forget their sacrifices and care the least about the places of their own country. The public places, whether it is a park, a zoo, a bus stand and even roads, become the worst victims of the lack of civic sense. Irrespective of the class of the society they belong to, people tend to throw garbage on the road, spill waste water, spit on it and treat it as a place owned by them. We often question the administration on the issue of the garbage and dirt in the various corners of the city, but fail to remember our role in keeping the city clean. We try to keep only our houses clean and care least about the others. We don’t even make use of the garbage bins to dispose of the garbage. Finally civic sense is not something that you learn or can make someone learn in a single day. It takes time and should begin at one’s home only. We should not wait for our kids’ school teachers’ to impart them the basics of civic sense. Instead, we ourselves should serve as an example in front of our kids. Then only the society can improve. By: Abdisalaan Ahmed
-
Dowladda Maraykanka ayaa caawo liiska argagixisada ku dartay hoggamiye sare oo ka tirsan kooxda Daacish ee ku sugan buuraleeyda gobolka Bari ee Puntland. Qoraal ka soo baxay Waaxda Arrimaha debadda Maraykanka ayaa lagu sheegay in liiska argagixisada lagu daray,ku xigeenka hoggaamiyaha Daacishta Soomaaliya oo lagu magacaabo, Mahad Macallin. Ninkaan ayaa sidoo kale qaabilsan fududaynta sanaadda iyo hubka kooxdaan uga yimaada dalka Yemen,sida lagu xusay qoraalka ay soo saartay Waaxda Arrimaha debadda Maraykanka . Dowladda Maraykanka ayaa aaminsan in Daacishta Soomaaliya ay hubka ugu badan ka heshay dhinaca waddanka Yemen oo ay ka socdaan dagaallo ba’an,islamarkaana hubkii dowladdu gacanta u galay Islaamiyiinta xagjirka ah. Wadaadka Xagjirka ah ee Cabdulqaadir Mu’min oo ay weheliyaan 20 kamid ah taageerayaashii hore Al-shabaab,ayaa bishii October ee sannadkii 2015 ku dhawaaqay in uu daacad u yahay hoggaamiyaha sare ee Daacish,Abuu-bakar Albaqdaadi,isagoo ku xigeenkiisana u magacaabay,Mahad Macallin oo ah ninka haatan liiska argagixisada lagu daray. Bishii Agoosto ee sannadkii 2016,dowladda Maraykanka ayaa liiska argagixisada ku dartay wadaadka Cabdulqaadir Mu’min. 26 bsihii October sannadkii 2017,malayshiyada Cabdulqaadir Mu’min ayaa qabsatay magaalada qandala ee gobolka Bari,halkaaso in muddo ah ay haysteen inkastoo markii dambe laga saaray. Daacish ayaa markii u horraysay bishii May ee sannadkii 2017-kii sheegatay weerar lagu qaaday goob gaadiidka lagu baaro oo ku taalla bartamaha magaalada Boosaaso,kaasoo ay ku dhinteen 5 ruux,12 kalena ku dhaawacantay. Sidoo kale kooxda ayaa sheegatay weerar kale oo isla sannadkaasi lagu qaaday hoteelka Village ee magaalada Boosaaso. PUNTLAND POST The post Maraykanka oo liiska argagixisada ku daray ku xigeenka hoggaamiyaha Daacish ee Puntland. appeared first on Puntland Post.
-
When civil war broke out in Somalia, Ali Hassan Suufi and his wife fled to Yemen. But after the Yemeni Civil War began they returned to their home country, which had been ravaged by terror and poverty. Source: Hiiraan Online
-
LAMU, Kenya — Across a narrow channel from this historic port town, where baobabs tower over the forest and tiny crabs skitter in and out of the mangroves, Kenya could soon get its first coal-fired power plant, courtesy of China. Source: Hiiraan Online
-
DEGDEG: Afar sarkaal oo kamid ahaa Ilaalada Al-shabaabkii ka baxsaday Garoowe oo xabsiga la dhigay. Wararkaan haatan ka helayno magaalada Garoowe ee caasimada Puntland ayaa sheegaya in xabsiga dhexe ee magaalada Garoowe la dhigay afar kamid ah ilaalada Al-shabaabkii ka baxsaday xaruntii lagaga hayey gudaha magaalada Garoowe. Saraakiishani la xidhay ayaa lagu helay kiisas iyo cadaymo miuujinayo in ay qayb ka ahaayeen qorshihii ay ku baxsadeen ragaasi ka tirsanaa Al-shabaab, waxaana qaarkood lagu eedaynayaa in ay ku qaateen fulinta qorshahaasi lacago aad u badan. Sidoo kale waxaa iyaguna baadhis lagu hayaa isla markaasna lagu guda jiraa kiisaskooda saraakiil fara badan oo ka tirsan Laamaha amaanka Puntland kuwaas oo ciidamada amaanku ay ku wadaan baadhis xoogan. Ciidamada amaanka Puntland ayaa gacanta kusoo dhigay qaar kamid ah rag ka tirsanaa Al-shabaab oo ka baxsaday xarun lagaga hayey magaalada Garoowe, kuwaas oo xiligii gacanta lagu dhigayey cararayey deegaano Baadiye ah oo ka tirsan gobolka Nugaal, waxaana qorshihii ay ku baxsadeen ragaasi ku lug yeeshay qaar kamid ah ilaaladoodii oo haatan xabsi ku jira.
-
The government of Somalia has partnered with various stakeholders, including telecoms operators and the World Bank, to roll out a phased project towards establishing the country's first telecoms sector regulator. Source: Hiiraan Online
-
NAIROBI — The FIFA World Cup trophy has arrived in Kenya. A tour that began last September will see the famed trophy make stops in more than 50 countries across six continents ahead of its ultimate destination - Russia, the host of this year's World Cup tournament. Source: Hiiraan Online
-
Maxaabiistii Alshabab ee Garoowe ku xirnayd oo Alshabaab dib u iibsatay Maalinimadii shalay ayaa la ogaaday inay baxsadeen 13 ka mid ahaa dhalinyaro ka tirsanaa Ururka Al-shabaab oo bishii Marso ee sanadkii 2016 lagu soo qabtay dagaal ku dhex maray Ciidamadda Puntland iyo Kolonyooyin ka tirsanaa ururka Al-shabaab oo doonyo kaga yimid Koonfurta Soomaaliya dagaalkaasoo ka dhacay xeebaha ku teedsan Badwenta Hindaya ee kulaala dhulka Puntland. Xiliga ay baxsanayeen Maxaabiistan ayaa la sheegay inay aheyd abaarihii 12kii habeenimadii Axada, waxaana goobjoogayaal ay u sheegeen inaysan jirin wax rasaas ah oo ka dhacday jeel guriga ay ka baxsadeen maxaabiistu. Maxaabiistan dhaqan celinta loogu tala galay oo tiradoodu gaareysay 40 qof, kuwaasoo ka tirsan ururka Al-shabaab, ayaa ka koobnaa dhalinyaro iyo caruur, waxaana lagu xiray xabsiga magaaladda Garoowe, balse markii danbe looga soo wareejiyey guri ku yaal magaaladda gudaheeda, gurigaasoo loogu magac daray “Save House”, kadib markii lagu dooday in da’doodu ka hooseyso 15 sanadood. Gurigan ayaa waxaa maamulkiisa lagu dhaqaaleeyey urur Waddani ah oo loogu magac daray Puntland Youth and Social Development Organisation (PSA), iyadoo hawlwadeenka ururkaasina uu ku magacaaban yahay Abdifatah Mohamed Sugulle oo ah nin si weyn uga ag dhow Madaxtooyadda Puntland, waana ninka Saddexda goor heshiiska la saxiixday hayadda UNICEF. Wejiga Koowaad ee Mashruucan ayaa dukuminti la helay wuxuu muujinayaa in mashruuca Children Al-shabaab armed Force Group (CAAFAG) 38 caruura oo ka mid aheyd maxaabiistii dagaalka lagu soo qabtay ay hayadda UNICEF ku bixisay dhaqaale dhan 86% oo u dhiganta US$ 259,449.00 (Laba Boqol Konton iyo Sagaal Kun, Afar Boqol Afartan iyo Sagaal Doolar) Lixda bilooda ee wajiga Labaad ee oo ka soo bilaabanayey 24kii January 2017kii. 23kii Agoosto 2017kii Waxaa mar kale Haya’dda UNICEF heshiis kula gashay ururka Puntland Youth and Social Development Organisation (PSA) inay ku maamulaan dhaqaale dhan $165,450.00 (Boqol Lixdan iyo Shan Kun, Afar Boqol iyo Kontton Doolar) 40 Maxbuus oo ka mid ah mashruuca Children Al-shabaab armed Force Group (CAAFAG) Dhalinyaradan iminka la soo sheegayo inay ka baxsadeen gurigii lagu hayey ee “Safe House” ee magaaladda Garoowe ayaa u badnaa caruur iyadoo warar kalena sheegayaan inay ka mid ahaayeen rag ku jiray da’da dhalinyaranimada, balse lagu qoray kuwa aan sharcigu xukumi karin, waxaana tiradooda guud ay aheyd 60 qof balse waxaa magaaladda Muqdisho loo gudbiyey 20 ka mid ah oo ay gacanta ku hayaan Ururka Waddaniga ah ee Alamagan. Hayadda UNICEF ayaa mudaddii gacanta lagu hayey maxaabiistaan waxaa ay ku bixisay Adduun gaaraya Nus Milyuun Doolar oo loogu tala galay masaariifta Maxaabiista, Agabka waxbarashadda, mushaharka macalimiinta wax u dhigeysa, hugooda iwm. Waxaa iminka la helayaa warar sheegaya in dhalinyarada baxsatay ay intooda badan dhaafeen xiligii caruurnimada wixii ka danbeeyey markii la keenay magaaladda Garoowe, balse aysan aheyn kuwo aqoon fiican u leh haddii ay baxsadaan halka ay wajahi doonaan. Warku wuxuu intaas ku darayaa in la la’yahay ilaa iminka 12 ka mid 13ka baxsaday, iyadoo ciidamadda amaanku ay dib u soo qabteen hal wiil oo keliya, kaasoo la sheegay inuu magaaladda gudaheeda kaga haray saaxiibadiis, balse si dhab ah looma oga halka ay ku sugan yihiin iyo dariiqa ay magaaladda Garoowe kaga baxeen. Waxaa si weyn u soo baxaya tuhun sheegaya in si farsameysan lagu kala iibsaday dhalinyaradaas, iyadoo ay is dhaafsadeen Hay’adii gacanta ku haysay iyo wakiilo ururka Al-shabaab u jooga magaaladda Garoowe. Waxaa sidoo kale laga cabsi qabaa in dhalinyaradaas ay iibsadeen ururada Al-shabaab ama Daacish ee ka dagaalama buuraleyda Cali Miskeed iyo Cal Madow ee Goboladda Bari iyo Sanaag. Arrintu siday doonto ha ahaatee, , waxaa cad inay jirto farsamo heer sare ah oo dhex martay kooxo lacag raadis ah oo u bareeray inay iibsadaan Maxaabiis ka diiwaangashay Hayaddaha Qaramadda Midoobay, balse gacan ku hayntooda lagu ogaa maamulka Puntland. Hoos ka akhriso heshiiska PSA iyo Hay’adda Unicef.
-
MOGADISHU, Feb. 27 (Xinhua) -- At least five Al-Shabaab militants were killed on Tuesday during heavy fighting between the group and Somali National Army (SNA) in Gedo region of southwest Somalia, local authorities said. Source: Hiiraan Online