-
Content Count
213,481 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Maalmahaan Waxaa Magaalada lagu qalqalgeliyey Gabar baa Cirbad HIV/AIDS ku durtey Wiil Bajaajle ah mana yareyn Dhacdooyinkaas u Dhaxeeya Gabdha iyo Bajaajleyda , Hadaba waxaa is weydiin Mudan maxaa ku keli yeeley Bajaaleyda Barnaamijkaan iyadoo la ogyahay in Gabdhaha ay raacaan Gawaarida BL-ka, Tagaasida, iyo Gawaarida kale ee raaxada Su’aashaas waxaan u daynayaa Bulshada Soomaaliyeed . .Dhinaca kale Gabdhaha oo aan ognahay in ay aad u Tabar yar yihiin marka loo fiiriyo Ragga sidee ayey ku suurta gashey in Gabar ay Cirbad ku mudo wiil Dhalinyaro ah oo aan ognahay in uu ka Xoog badan yahay sidaa Darteed ma jirto Gabar Nafteyda sidaa ku biimeyn karto in ay falkaas ku kacdo , sidaa darteed loo qaateen bay noqon lahayd hadii la dhihi lahaa nin baa wiil Bajaajle ah Cirbad ku mudey, sidoo kale maadaama gabdhaha ay yihiin kuwa ugu badan ee Raaca Bajaajka , sow uma Muuqato mid la doonayo in meesha looga saaro Xiriirka u dhaxeeya Gabdhaha iyo Bajaajleyda marka Bajaajleey Suuqaas yuu idiin ka Xirmin. Magaalada Muqdisho ayaa mar kasta Barnaamij loo soo alifaa si Bulshada Argagax loogu abuuro waxaana ka mid ahaa Barnaamijyadaas 1-Dabacadeeye Lacag badan lagu iibinayaa. 2- Muufo Rabi. 3-Diin ayaa lacag badan lagu gadayaa. 4- Canug afar habeen jira baa Hadley. 5- Dad Juudaan qaba Magaalada soo galey 6- Hilb Dameer oo la iibinaya ayaa la arkey. 7- Hilb Dhurwaa oo la iibinaya ayaa la arkey 8- Nin iyo Naag isku Dhagey baa la arkey 9- Haatana waxa mareysaa Gabar baa Wiil Bajaajley Cirbad ku durtey Waxaas oo dhan markii la daba galey waxay noqdeen kuwa Been Abuur ah. waxaan Xirirr la sameeyey Gudiga qaabilsan Xanuunka ee (South and Central AIDS Commission) oo marka la soo gaabiyo loo yaqaan SCAC waxay ii sheegeen in arrinta Bajaajka ay tahay arrin lagu jahawareerinayo Bulshada ku nool Magaalada Muqdisho iyagoo sheegey in Gabadhii Tarbuunka ee lagu been abuurtey laga waayey Xanuunkaas iyadoo Gabadhaas ahayd Gabar Madaxa looga jirey. sidoo kale waxaana La Xiriiray Urur ay leeyihiin Dadka la nool Xanuunkaas waxay ii sheegeen in ay Been abuur tahay Wararkaas ku saabsan Xanuun la fidinayo waxayna Bulshada soomaaliyeed ee ku nool Magaalada Muqdisho in aysan Dhibaato hor leh u geysan Dadka la nool Xanuunka HIV AIDS. sidoo kale waxaa Barnaamijkaan Bajaajleyda iyo Gabdhaha beeniyey Afhayeen Amniga Cabdicasiis Xildhibaan oo sheegey in uu yahay Barnaamij lagu sharaf dilayo Gabdhaha Soomaaliyeed isagoo digniin u direy dadka faafinaya Barnaamjikaan Been abuurka ah W/D Amiin Yuusuf Khasaaro E-Mail aminkhasaaro@hotmail.co.uk Tel 00252615532494
-
Kismaayo (Caasimadda Online) – Cali Cabdullaahi oo ah madaxa qaybta Cudurka Aids-ka ee Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland ayaa faahfaahin ka bixiyay Dadka la nool xanuunka Adis-ka ku sugan Magaalada Kismaayo. Sarkaalkan ka tirsan Wasaaradda caafimaadka Jubbaland, ayaa wuxuu sheegay in sidoo kale ay jiraan dad kale oo xanuukaan la nool, kuwaasi oo ku sugan deganada Jubbaland, sida gobolka Gedo, Gobolka Jubbada dhexe iyo Gobolka Jubbada hoose. Wuxuu sheegay tirada inay badan yihiin, balse dadka hadda u diiwaangashan wasaaradda caafimaadka Jubbaland ay tahay 45 ruux oo ku sugan magaalada Kismaayo. Cudurka HVI AIDS ayaa kamid ah cudurada ugu halista badan adduunyada, Soomaaliyana waxay kamid tahay wadamada uu aadka ugu yar yahay. Cudurkaan ayaa inta badan waxaa la iskugu gudbiyaa galmada iyo xaalado kale, waxayna adduunyada kale leedahay meelo loogu talagalay in dadkaa lagu daaweeyo. Dad badan oo Soomaali ah oo cudurkaan qabo ayaa dad kale ee Soomaaliyeed uga digay, waxayna dadka la nool cudurkaan intooda badan yihiin kuwa ka takooran dadka kale. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Soomaalida, marka ay baarlamaan maqlaan waxaa markiiba kusoo dhaca ereyga mooshin ama soojeedin, mooshin ama soo-jeedinta waa shaqo ka mid ah shaqooyinka golaha shacabka ama baarlamaanka guud ahaan, laakin bulshada Soomaaliyeed ma jecla eraygaasi, waxaa ayna la xiriiriyaan shaqo la’aan, musuq iyo waqti lumis! Mooshinnadan cusub ee laga keenay guddoomiyaha golaha shacabka, madaxweynaha iyo ra’isul wasaaraha, waxaa ay xoojinayaan shakiga umadda! 5-tii sano ee Abuukaate Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari uu ahaa guddoomiyaha golaha shacabka waxaa golaha la horkeenay Mooshinno badan, qaar wax lagu dhisayo iyo in kale oo gole dumis ahaa, waxaa la riday 2 ra’isul wasaare, waxaa mooshin laga keenay labo madaxweyne, waxaa la diiday xukuumado, wasiirro, la celiyay hindise sharciyeedyo, waxaana dhismay kutlado….!! Dhinaca kale, mooshinnada oo dhan ma wada ahan in cid kalsoonida lagala noqonaayo, waxaa jira mooshino nacfi leh sida aad ka arki karto taxa mooshinada la horkeeney baarlamaanka ee sidii loo rabay u meelmaray. Haddaba, waxaany qeybtan 1aad, akhristayaasheena dib u xusuusineysaa Mooshinnadii hareeyay baarlamaankii 9aad, kuwaas oo waqti badan ka lumiyay, isla markaana saameyn ku yeeshay shaqo badan oo laga rabay oo ay ugu muhiimsanaayeen dastuurka iyo doorashada qof iyo cod. Kalfadhiga Koobaad: Soo jeedin Mooshin: December 12, 2012: soo jeedin(Mooshin) in la hor keeno Golaha Shacabka 25ka xubnood ee Golaha Wasiirada Cusub. Kalfadhiga Labaad: April 6, 2013: 30 Xildhibaan ayaa Mooshin su’aalo lagu waydiinayo: U yeerid wasiirka arimaha gudaha iyo amniga qaranka in uu horyimaado golaha shacabka si su’aalo looga waydiiyo arimaha la xiriira amniga dalka. May 5, 2013: 92 Xil ayaa diiday, soo jeedin kalsooni kala noqosho xukuumadda. May 21, 2013: Archive, 10 Xil ayaa soo jeediyay Mooshin ka dhan ah Ciidamada Kenya ee Jubada hoose. July, 28, 2013: Archive, 20 Xildhibaan ayaa soo jeedisay in la dadajiyo sameynta shuruucdii axsaabta siyaasadda. Kalfadhiga Sedexaad: September 10, 2013:, 40 Xildhibaan, soo jeedin(Mooshin) in lagu daro xeer-hoosaadka Golaha Shacabka in wasiirada, wasiir dowlayaasha, wasiir ku xigeenada loogu qaado codka kalsooni siinta mid mid. September 15, 2013: Kulanka Labaad, 28 Xil., soo jeedin Mooshin(Mooshin) in la horkeeno Golaha Baarlamaanka heshiiskii ay xukuumadda la gashay shirkadda Favori kuna saabsan garoonka Aden Adde. September 23, 2013:, 3 Xil. Soo jeedin, Su’aalo waydiin wasiirka arrimaha dibadda oo ku saabsan: 1. Muwaadiniin Soomaaliyeed oo ku xirxiran dalal Afrikaan ah, 2. Ku talagalka Wasaaradaha ee xaaladda qaxootiga ee jooga dalal kala duwan. 3. Qaabka loo maray magaacbidda iyo isku shaandheynta Safiirada. Septemeber 25, 2013:, 40 Xil. Mooshin, aqoonsi iyo u magacaabid degmadii isku filnaata degmo buuxda. Novemeber 8, 2013:, 11 Xil. Soo jeedin Mooshin ku saabsan wasiirka Gashaandhiga iyo Wasiirka arimaha gudaha iyo amniga qaranka si su’aalo loo waydiiyo. November 21, 2013: 167 Xildhibaan, Mooshin kalsooni kala noqoshada R.Wasaaraha iyo Xukuumadiisa. January 12, 2014: Kulanka 55aad, 35 Xil. Mooshin looga soo horjeedo in xukuumadda cusub lagu soo daro xubnahii golaha wasiirada ee Xukuumaddii xilka laga qaaday ee Mudane Saacid. January 14, 2014: Kulanka 56aad, 12 Xil. Mooshin ku saabsan in ajandaha laga saaro codeynta mooshinkii la horkeenay ee ku saabsanaa in aan lagusoo dari Karin xukuumadda cusub xubnihii xilka laga qaaday ee xukuumadda Mudane Saacid. Kalfadhiga Afaraad: Soojeedinta (Mooshin) la horkeeney golaha shacabka Tirsiga Mooshinka Waqtiga Kulanka Tirada Xildh. Gabagabo U Yeerid wasiirka waxbarashada 29/03/2014 Keydin 12 xildhibaan Soojeedin In uu horyimaado guddiga horumarinta Iyo adeegga bulshada Soo gudbin mooshin ku aadan hor 29/03/2014 Keydin 12 Xildhibaan Soo Jeedin Imaansho baarlamaanka wasiirka Amniga qaranka iyo wasiirka Arrimaha gudaha Mooshin xaqiiqo raadin odayaasha 1/04/2014 Keydin 10 xildhibaan Soojeedin Dhaqan ee lagu diley Buurhakabo Mooshin u yeeris guddiga dib u 1/04/2012 Keydin 11 Xildhibaan Soojeedin Heshiisiinta qaranka Mooshin ku saabsan ku darid 5/04/2014 Keydin 11 xildhibaan soojeedin Miisaaniyadda madaxweybeed Cusub (horumarinta deegaanka Meesha uu ka yimid xildhibaanka) Mooshin ku aadan hor imaanshaha 07/04/2014 Keydin 10 xildhibaan soo jeedin Baarlamaanka wasiirka dekadaha Iyo gaadiidka badda Mooshin ku aadan in ajandaha lagu 08/04/ 2014 Keydin 12 xildhibaan Soojeedin Daro dhibaatada Soomaalida ku heysata Kenya Mooshin ku aadan soojeedin dib u eegis Xilka wasiirka arrimaha gudaha iyo fed. 30/04/2014 Keydin 65 Xildhibaan Soojeedin Mooshin u yeeris Ra’isulwasaaraha 04/05/2014 Keydin 13 Xildhibaan Soojeedin Mooshin in uu horyimaado golaha 05/05/2014 Keydin 15 Xildhibaan Soojeedin Wasiirka maaliyadda iyo wasiiru Dowlaha (su’aal wadareed) Baaq soojeedin is casilaad madaxweynaha 05/05/2014 Keydin 106 Soojeedin Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mooshin ka dhan ah wasiirka amniga qaranka 06/05/2014 Keydin 25 xildhibaan soojeedin Mooshin ka dhashay doodii su’aal 11/05/2014 keydin 26 xil soojeedin Wadareedka arrimaha gudaha Ka laabasho baaqii is casilaadda 19/05/2014 Keydin 15 xild soojeedin Madaxweynaha JFS Mooshin ka dhan ah aqoonsiga 28/05/2014 Keydin 10 xildh Soojedin Sedexda gobol Soojeedin wax ka badalis hindise 21/06/2014 Keydin 13 xildh soojeedin Sharciyeedka dhismaha gudiga adeegga Garsoorka Kalfadhiga Shanaad: Mooshin: Waxaa baarlamaanka la horkeeney illaa 5 mooshin, waxayna kala ahaayeen sida soo socota 20/09/2014 : Mooshinka ku saabsan jabinta qaraarkii baarlamaanka ee la xiriiray shirkadda Al-Beyrak ee dekeda Muqdisho 02/12/2014 : Mooshinka Kalsooni Kala Noqoshada Xukuumadda 21/01/2015 : Mooshin ku saabsan xoojinta qodobadii madaxweynaha kaga dhawaaqay 21-dii Janaayo ee ku saabsan xuskii 42 guuradii kasoo wareegtey farta Soomaaliga 28/01/2015 : Mooshin ku saabsan sixitaan hindise sharciyeedka hanti-dhawrka guud ee qaranka 29/01/2015 : Mooshin ku saabsan in xukuumadda loo codeeyo 31-da Janaayo 2015. Kalfadhiga 6aad: Kulankii 3-aad ee Kalfadhiga 6-aad oo dhacay May 13, 2015, Waxaa la qeybiyay Mooshin ka dhan ah dhismaha golaha Wakiilada Maamul Goboleedka KMG ah ee Jubbooyinka. Kalfadhiga 7aad: Mooshin Darbiga Kenya, Waxaana la ansixiyay Qaraar la xiriira Mooshinka Darbiga Xuduuda Soomaaliya iyo Kenya. Mooshin Ku saabsan Milkiyadda Ex-Baarlamaan. Kalfadhiga 8aad Mooshin ku saabsan dhameystirka meteaalladda beelaha ka maqan golaha shacabka Sulaalo xukuumadda la weydiiyay Xigasho: idaacadda Goobjoog
-
SANAA - Abdullah Ibrahim travelled through his own battle-scarred country of Somalia to reach Djibouti, handed over all his money to a smuggler and spent three days crammed in a boat to cross to Aden in Yemen, swimming the last few miles to avoid capture by coast guards. On reaching land, with no money left and little food, a 350 km trek across a foreign land to Sanaa awaited. Source: Hiiraan Online
-
Muqdisho (PP) ─ Mahcadka daraasaadka siyaasadda ee Heritage oo xaruntiisu tahay Muqdisho ayaa daraasad dhinacyo badan taabanaysa kasoo saaray tahriibka oo dhallinyarada Soomaaliyeed ku haya dhibaato ba’an. Daraasadda Machadka ayaa lagu sheegay inay sabab u tahay tahriibka colaadaha, shaqo la’aanta iyo arrimo kale, waxaana uu machadku sheegay in colaaddii soo billaabatay sannadkii 1991-kiia ay dad badan oo Somali ah baday inay dad kala qoxooti ku noqdaan. Sidoo kale, Machadka ayaa daraasaddiisa ku sheegay in goobaha ugu badan ee dhallinyarada Soomaaliyeed ay ka tahriibaan ay ka mid yihiin Somaliland iyo Puntland, isagoo xusay in Muqdisho iyo deegaannada Koonfurta ku yaalla ay aad ugu yar yihiin dadka tahriiba. “Dadkii aan wax ka weydiinnay tahriibka ayaa waxay 68% noo sheegeen in tahriibku uu yahay mid ay ku badan yihiin ragga, halka dumarku ay ku yar yihiin, kuwaasoo ka tallaaba dalal badan dhibaatooyin badanna kala kulma,” ayaa lagu yiri daraasadda Heritage. Mahcadka ayaa intaas ku daray in magaalooyinka ugu tahriibka yar ay tahay Kismaayo, halkaasoo la sheegay in dadka ka tahriiba ay aad u yar yihiin, marka loo eego magaalooyinka kale ee Muqdisho iyo Baydhabo. Waddamada ugu badan ee Soomaalidu ay u tahriibaan ayuu machadku ku sheegay inay ka mid yihiin Koonfur Afrika iyo waddamo ku yaalla Yurub oo xilliyadii dambe aad uu u soo kordhayay u tahriibiddooda iyadoo lasii maro waddamo kale. Dhanka kale, Machadka ayaa wrabixintiisa ku xusay in fududeynta tahriibka ay qayb weyn ku leeyihiin waaliddiinka oo ku bixaya lacago fara badan si ay caruurtooda u gaaraan wadamada Yurub ama kuwo kale ee dhaqaalaha leh. “Tahriibka lagu tago waddamada waxaa ku baxda dhaqaale u dhexeeya 10,000 illaa 20,000 oo doollarka Mareykanka ah, waxaase jira dhibaatooyin kale oo ay la kulmaan dadka tahriiba sida inay gacanta u galaan kooxaha loogu yeero maga-fayaasha oo madax-furasho ka qaata,” ayaa warbixinta lagu yiri. Machadka Heritage ayaa wuxuu sheegay in tahriibka uu leeyahay hal faa’iido oo ah in marka ay dhalliyaradaasi tagaan dalalka ay doonayaan ay qoysaskii ay tageen u soo diraan lacago badan, taasoo sanad walba lagu qiyaasay 1.4 bilyan sida warbixinta warbixinta lagu xusay. Haddaba, ka Akhriso Wabixinta uu Machadku uga Hadlay TAHRIIBKA; PUNTLAND POST The post Machadka Heritage oo Daraasad dhinacyo badan ka sameeyay dhibaatooyinka Tahriibka appeared first on Puntland Post.
-
Nusa Dua, Bali (ANTARA News) - Indonesia and Somalia have agreed to intensify trade ties during a bilateral meeting between Indonesian Foreign Minister Retno Marsudi and Somalian Vice Foreign Minister Mukhtar Mahat Da`ud here on Wednesday. Source: Hiiraan Online
-
Gulf News editor Omar Shariff gives us his first-hand account of the situation in Somaliland Source: Hiiraan Online
-
Muqdisho (PP) ─ Guddoomiyaha is-casilaya ee Baarlamaanka Somalia Prof. Maxamed Sh. Cismaan Jawaari ayaa guddoomin doona qaybta hore ee fadhiga baarlamaanka yeelan doono Berri oo Khamiis ah. Kulankan Berri dhacaya oo lagu waday inuu maanta dhaco ayaa dib u dhac ku yimid kaddib markii la isku qabsaday cidda guddoominaysa, Waxaana ajandihiisu yahay khudbad uu jeedinayo guddoomiyaha xilka banneynaya. Sidoo kale, kulamo iyo wadahadallo dhex-martay guddoonka baarlamaanka oo ay ku dhex-jirtay Madaxtooyada ayaa xalay saqdii dhexe la isku af-gartay in guddoomiye Jawaari uu yeesho guddoonka qaybta hore ee kulaka ay berri yeelan doonaan xildhibaannada Baarlamaanka Somalia. Guddoomiye Jawaari ayaa codsaday inuu si ay xushmadi ku jirto uga dego xilka, isagoo ah guddoonka fadhiga berri, wuxuuna ku billaabi doonaan furitaankii caadiga ahaa ee fadhiga iyo ansixinta ajandaha, kadibna wuxuu jeedin doona khudbad la sheegay inay meelo badan taaban doonto, iyadoo markaas kadib uu ku wareejin doono guddoonka guddoomiye ku xigeenka koowaad, wuxuuna ka mid noqonayaa xildhibaannada caadiga ah ee fadhiya kulanka. Dhanka kale, C/weli Muudey ayaa la ogoleysiiyay dalabka Jawaari, waxaana markaas kaddib farriin cusub loo kala diray Xildhibaannada Baarlamaanka, halkaasoo uu kusoo gaba-gaboobayo mooshinkii guddoomiye Jawaari. Khilaafka u dhexeeya baarlamaanka iyo xukuumadda ayaa bishii laga soo gudbay soo billowday, iyadoo dhawr jeer ay u baaqdeen kulamo ay yeelan lahaayeen xildhibaannada baarlamaanka Somalia. Ugu dambeyn, kulammo saacado badan qaatay oo dhexmaray Madaxweyne Farmaajo iyo Guddoomiyaha xilka banneynaya Jawaari ayaa ayaa kusoo af-jarmay in Jawaari uu xilka banneeyo, taasoo lagu wado inay berri dhacdo. PUNTLAND POST The post Gudoomiye Jawaari oo Gudoominaya kulanka uu isku-casilayo ee berri ka dhacaya Xamar appeared first on Puntland Post.
-
Agaasimaha guud ee Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Soomaaliya,Cabdiraxmaan Yuusuf Sheekh Al-Cadaala,ayaa sheegay in la dhisayo xarun dhexe oo ay ku midaysan yihiin Warbaahinta heer Qaran iyo heer dowlad goboleed,si loo wadaago xogta. Agaasime Al-cadaala ayaa sidoo kale sheegay in la dhisayo guddi qaabilsan wacyi-gelinta heer Qaran,guddigaasi oo dejin doona siyaasaddda wacy-gelinta Qaranka. Cabdiraxmaan Al-cadaala oo hadalkiisa sii wata ayaa dhinaca kale shaaciyay in la samaynayo siyaasadda isku-xirka Warbaahinta dalka,si loo wadaago wararka iyo dhacdooyinka kala duwan ee waddanka oo dhan. Siyaasaddan ayuu ku tilmaamay mid sahlaysa in si wanaagsan loo wadaago guud ahaan akhbaarta ka cusub dalka,islamarkaana farriin midaysan loo gudbiyo shacabka Soomaaliyeed. Hadalkaan ayaa agaasime Al-cadaala ka sheegay, wejiga labaad ee shirka wada-tashiga wasaaradaha Federaalka iyo dowlad goboleedyada dalka oo maanta ka furmay magaalada Garoowe ee caasimadda dowladda Puntland. Halkaan ka daawo PUNTLAND POST The post Daawo: Warbaahinta Federalka iyo dowlad goboleedyada dalka oo la midaynayo. appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho (PP) ─ Tababar ku saabsan sare u qaadidda tayada howlaha maamulka ayaa u furmay qaar kamid ah shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo socon doona mudo saddex bari ah si loo dardargeliyo howlaha muhiimka ah ee Wasaaradda laga sugayo. Tababarkan ayaa ka kooban qaybo kala duwan oo ay kamid yihiin hawlaha maamulka, qorsheeynta, isticmaalka Tiknoloojiyadda iyo qoraalka warbixinada oo intaba muhiim u ah Geedi-socodka dib-u-eegista Dastuurka oo ay Wasaaradda hogaamineyso. Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Mudane Dr. Xuseen Cabdi Cilmi oo tababarka furay ayaa shaqaalaha ku dhiirageliyay in ay ka faa’ideystaan fursadda ay heleen. “Waxaan idinku dhiiragelinayaa inaad si wanaagsan ugu faa’ideysataan tababarkan muhiimka u ah hawlaha ay Wasaaradda u hayso dalka. Wasaaradda marwalba waxaa ka go’an in waajibaadka saran ay sida ugu wanaagsan u gudato tallaabadan ayaana u ah cadeeyn maadaama marka aad tababarka dhameysataan ay horseedi doonto ka guul gaarista hawsha ballaaran ee naga horeysa” ayuu yiri Mudane Xuseen Cabdi Cilmi. Ugu dambayn, tababarkan ayaa ah mid lagu tayeeynayo islamarkaana kor loogu qaadayo Kheyraadka Aadamiga ah ee ay Wasaaraddu heysato si guul looga gaaro arrimaha dib-u-eegista Dastuurka. PUNTLAND POST The post Wasaaradda Dastuurka Somalia oo Tababar u furtay qaar kamid ah shaqaalaha Wasaaradda appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho (Caasimadda Online) – Guddoomiyaha is casilay ee Baarlamaanka Soomaaliya Prof. Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ayaa guddoomin doona qeybta hore ee fadhiga Baarlamaanka yeelan doono maalinta Berri ee Khamiista. Kulankan Berri oo maanta lagu waday inuu dhacdo ayaa dib u dhac ku yimid kadib markii la isku qabsaday cidda guddoomineysa, waxaana ajendihiisu yahay khudbad uu jeedinayo Guddoomiyaha xilka banneynaya ee Jawaari. Shirar is daba joog ah iyo waanwaan dhex martay guddoonka Baarlamaanka oo ay ku dhex jirtay madaxtooyada ayaa xalay saqdii dhexe la isku afgartay in Guddoomiye Jawaari uu yeesho guddoonka qeybta hore ee fadhiga Baarlamaanka. Guddoomiye Jawaari ayaa dalbaday inuu si xushmad leh uga dego xilka, isagoo ah guddoonka fadhiga Berri, wuxuuna ku bilaabi doonaan furitaankii caadiga ahaa ee fadhiga iyo ansixinta ajendaha, kadibna wuxuu jeedin doona khudbad la sheegay inay meelo badan taaban doonto, iyadoo markaas kadib uu ku wareejin doono guddoonka Guddoomiye ku xigeenka koowaad, isaguna uu ka mid noqon doono xildhibaannada caadiga ah ee fadhiya kulanka. C/weli Ibraahim Muudey la ogoleysiiyay dalabka Jawaari, waxaana markaas kadib farriin cusub loo kala diray xildhibaannada Baarlamaanka, halkaasoo uu ku soo gabagaboobayo Mooshinkii guddoomiye Jawaari. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Mudisho (Caasimadda Online) – Kadib muran ka dhashay shirkii Baarlamaanka ee Arbacadda maanta lagu waday inuu qabsoomo ayaa lagu xaliyey waanwaan laga dhex sameeyay guddoonka kala qeybsan. Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Baarlamaanka C/weli Muudey ayaa ka hor yimid kulanka la shaaciyey Arbacadda isagoo sheegay inuu yahay kusimaha guddoomiyaha Baarlamaanka, isaguna uu xaq u leeyahay inuu shaaciyo kulanka, taasoo keentay inuu diro farriin ku saabsan inuusan jirin wax kulan ah Arbacadda. Kulanka ayaa ugu danbeyn lagu heshiiyay inuu dhacdo Khamiista Berri iyadoo Gudodomiye ku xigeena koowaad loo dhaafay shir guddoonka iyo hagista kulamada Baarlamaanka, wuxuuna xalay saqdii dhexe kadib diray farriin ku saabsan in shirkii Baarlamaanka uu dhacayo Khamiista. C/weli Muudey oo hoggaaminayey kacdoonkii looga hor yimid Guddoomiye Jawaari, ahaana xagjir si weyn ula dhacsanaa mooshinka Jawaari ayaa hadda gebi ahaan la wareegay guddoonka Baarlamaanka, inkastoo aanay isku fiicneyn kuxigeenka labaad iyo xogheynta Baarlamaanka. Halkaan hoose ka akhriso farriinta oo kala diray Xildhibanada: Guddoonka Golaha Shacabka wuxuu ku wargelinayaa Dhamman Xubnaha Golaha in uu jiro kulanka Guud Golaha Shacabka Maalinta Khamiista Tr. Ku beegantahay 12/04/2018 Saacadduna 09: 00 Subaxnimo. Ajendaha: Hadaljeedinta Guddoomiye Jawaari” Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
By Ahmed Abdi Somaliland Representative Bashe Awil in Dubai said Monday that the United Arab Emirates UAE has a permission to launch attacks against the Houthi Ansarullah movement in the North and the West of Yemen. Speaking with the BBC Somali Service, he said that the UAE stationed at a base near Berbera are training soldiers for Somaliland and can do attacks against the movement in Yemen. UAE is part of the Arab Coalition that battling against Houthi movement that controls Yemen’s capital city of Sana’a and much of the country’s northwestern highlands. A diplomatic row between UAE and Somali Federal Government is brewing after the Federal Government seized nearly $10m from UAE plane. UAE condemned the move but its concerns about the Somalia and Yemen ports is yet to be understood.
-
Security consumes almost half of Somaliland’s state budget | Mohamed Abdiwahab/AFP via Getty Images In the breakaway republic, a strict clan system keeps al-Shabab in check. By Bruno Maçães HARGEISA, Somaliland — How do you root out a ruthless terror group? How do you anticipate its every move, counter its indoctrination campaigns, occupy its territory and deprive it of the air it breathes? I was contemplating these questions while standing in the inner courtyard of the Presidential Palace in Hargeisa, the capital of Somaliland, when the man who knew the answers walked up to me and introduced himself. “I am Ali Waran Ade, the lionkeeper of Somaliland,” he said. Waran Ade received that name because of the lions he owns. He keeps them in his farm by the dry river bed in the east of the city. A few years ago, one escaped and killed a woman at the livestock market in the capital. Gray-haired and gray-bearded, Waren Ade is a security adviser to Muse Bihi Abdi — the recently elected president of the self-declared independent republic that broke away from Somalia in the early 1990s. But Waren Ade has also served as interior minister under three of Muse’s predecessors. No one knows better than him the underworld in which the terror group al-Shabab likes to operate. The group has wreaked terrible violence in neighboring Somalia, where it basks in an aura of invincibility that has eluded al-Qaeda and ISIS. The United States-led international contingent in Somalia seems impotent against them. After years of conflict, al-Shabab continues to operate with impunity in Mogadishu, where the government and foreign aid workers work keep to a small cordoned-off area. Soldiers stand guard in Hargeisa during a Somaliland Independence Day parade | Mohamed Abdiwahab/AFP via Getty Images And yet, in Somaliland, al-Shabab has no presence — even though part of its leadership originally came from Hargeisa. So how has this small, impoverished, internationally unrecognized state on the Gulf of Aden succeeded where everyone else has failed? What does it know that everyone else is unable to understand? The old lionkeeper knows the answer — but it’s not what you’d think. Yes, his efforts and those of the interior ministry are important. Security consumes almost half the state budget, the borders with Somalia are carefully guarded, and more than a few dangerous characters have disappeared into state prisons. But credit for Somaliland’s success doesn’t belong to the security services, Waren Ade told me. It belongs to the people. No security service can know everything its enemies are up to, but the people are everywhere. They know everything, hear everything, spy on everything. Only the people can become one with the people. I am told numerous stories to illustrate the point. Once, two old ladies near the Ethiopian border spotted a group of young men carrying weapons; they immediately reported them to the police. Even mothers are not above reporting their sons if they see a call from Mogadishu registered on their cell phones. The downtown area of Hargeisa | Mohamed Abdiwahab/AFP via Getty Images Thirty years ago, in a drawn out civil war with Somalia, Hargeisa was razed to the ground. Everyone in the region is willing to pay any price to preserve what has since been built: an open democracy and a thriving new landscape of small businesses filling every street in the capital. Life feels so safe now that local merchants in the bazaar leave their piles of shilling — inflation is a problem — unattended when they go to pray in the nearby grand mosque. Democracy in Somaliland is a living organism, not a system built after foreign invasions, erected according to the prescriptions of think tanks and political consultants. It is old — much older than its European cousins, lost in a distant past of nomadic freedom and independence. And it is built on the foundations of a clan system which, far from subjugating the individual to archaic traditions, actually gives him or her the power to stand up to the state and preserve its limits. Somaliland is the only place in the Horn of Africa where the clans have survived intact. The British colonial presence was very light, and for the past few decades the country has lived in isolation. In Somalia, the clans were uprooted by the Italian occupiers and now resemble political cliques. A young man in Somalia is easy prey for al-Shabab. His social status is given an enormous boost if he joins the group. He will be given a cell phone, a monthly salary and a pick of beautiful women, who are coerced into marriage. If he says no, he will have to pay a tax or offer his services for free. And if he says no again, he is killed. People in Somaliland feel sorry for Europeans, who are alone in the world and have to drag themselves through life without present or past. In Somaliland, a young man who is found out to have any connection to al-Shabab will have to run away and remain a fugitive all his life. His clan will make sure of that, because the association will be a stain on the honor of the whole clan. To be a clan member is to be able to recite one’s ancestors 20 or 30 generations back. The system links everyone to the past. As someone told me, people in Somaliland feel sorry for Europeans, who are alone in the world and have to drag themselves through life without present or past. So picture this: two formidable political creatures. One is a terrorist group more than 10 years old, renowned for cruelty, indiscriminate executions and the power to hold an entire country in its grip. The other is a small state, unrecognized by the international community and so impoverished that its capital is still unable to afford traffic lights. A Somaliland prison warden sitting guard in Hargeisa | Simon Maina/AFP via Getty Images Remarkably, the latter has won the war. Or put it more prudently: It is winning the war. Before I walked in to meet the president, Waren Ade told me that his successor in the ministry had gone to the north to try to put an end to a bloody clan dispute. Regrettably, these things sometimes get out of control. One death is avenged with another and the cycle can go on forever. So the government and the House of Elders — a house of parliament representing the clans — have sent delegations to mediate the conflict. A written document will be signed and peace may perhaps return. And that, Waren Ade told me, is the last part of the secret: Clans are not social clubs, they are not tame and gentle. They can be violent and bloody and fierce. But this is a land of blood and violence. You don’t defeat the devil if you are not fierce yourself, if your blood is not of the same land. Bruno Maçães, a former Europe minister for Portugal, is a senior adviser at Flint Global in London and a nonresident senior fellow at the Hudson Institute in Washington. His book “The Dawn of Eurasia” was published by Penguin in January.
-
As we are aware, Recognition combines international law and international politics. Recognition of sovereignty of a new state is of two stages: Country Recognition stage -– a recognition by a UN member country or countries; and United Nations Recognition stage — which is the admission to have a seat in the UN; the latter is a form of approval that become the golden standard of international legitimacy. Country Recognition depends upon the international politics because it is recognition at the discretion of the existing countries whether they recognize that state or not to recognize. There is no official policy upon countries of what is required for recognition of a new state; in other words, there is no cookie-cutter approach indicating a country to recognize a new state. Instead, the decision to recognize a state or establish diplomatic relations with unrecognized state is based on the national interests of the existing countries. United Nations Recognition depends on international laws; because it goes through a process based on international laws. It is like a stamp that says, you are now a full member of the international community. United Nations recognition is the harder part of recognition searching efforts of such states. But this can become easy if that new state first achieve the country recognition, especially countries that have influence in the world politics or Regional politics. The 1st thing Somaliland’s new government should do is not lose any more time roaming around talks with Somalia. Seven years without any positive outcome for Somaliland is enough. It is clear to every person that any Government in Somalia will never accept Somaliland to be a free state. Instead it is still claiming that we are part of Somalia; and working hard with much effort to isolate Somaliland and impose sanctions on us. It is sure Somalia will succeed its policy of sanctioning us sooner or later; if the government should not revise its slow and stagnant foreign policy; and prepare Somaliland a defensive strategy against that threat. The 2nd step President Bihi’s government should work hard is to claim to get Somaliland’s rights to be under the protection of the rules established during the Cold War to protect new states that were not yet recognized by one country or another. It is called “The prohibition under the U.N. Charter of the use of force to the unrecognized states”. It should secure that unrecognized states protection international law. This means the International Community will not allow Somalia or any other country to do harm to Somaliland. The 3rd most important thing for Somaliland is to secure country recognition urgently from at least one or two or more UN member countries. Though Somaliland marches the qualifications and conditions of statehood and has its own country; that doesn’t mean it is going to be taken seriously by the international community and the UN. According to the minimum standards for statehood specified by the customary international law; even a small area located on a 10,000-square-foot platform in the North Sea has tried to claim sovereignty under these qualifications. Now, after nearly twenty seven year from the day we declared Somaliland as a state; it is shameful still not gaining even a single friend country acknowledged our existence as a state. Somaliland’s declaration as an existing state will not work sooner or later, within this diplomatic stagnation; unless one or more countries acknowledge and recognize its statehood. If Somaliland achieves recognition from even one country; will be a purely successful political act for Somaliland. That such recognition will give Somaliland the opportunity to stop Somalia‘s naked claiming of Somaliland as part of its country. Such country or countries will also take the responsibility of lopping our rights for recognition within the International organizations like the UN, AU, etc. Bihi’s government should approach friendly nations who sympathize our Self-determination Rights; with an effective diplomacy and political tactics. It requires a lot of effort and courageous decisions. The most important action to take is to choose the right friends that have sympathy for our statehood and recognition. There are around or over thirty states including Somaliland which are unrecognized states by the United Nations; but all these states except Somaliland acquired country recognitions from some UN member countries. All of them can have the opportunity of gaining a seat at the table of the general assembly anytime soon; because their recognizers are lopping for their statehood and recognition in the International organizations. It is probably not even worth trying to apply for U.N. AU, EU recognition; unless the unrecognized states completed the 1st stage recognition or country recognition from some countries. But this government should have in mind that the most important asset that Somaliland has, to bargain for an exchange of its recognition is Berbera with its port, airport and fuel tanks. And this opportunity is now ripe if our government makes the right choice. Adam Ali Younis Email: aayonis@hotmail.com
-
Dowladda Imaaraatka ayaa cambaareeysay dowladda federalka falkii ay ku qabatay diyaarada laga lahaa Imaaraadka Carabta magaalada Muqdisho taasoo sidey lacag gaareysa US$9.6 million oo kaash ah oo loogu talo galay in lagu taageero ciidamada Soomaaliya iyo macalimiinta tababarta. Wasaaradda arrimaha dibada UAE oo warkaan soo saartay ayaa intaa ku dartay in ciidamo saarnaa diyaarada ay xadgudub kula kaceen ciidamada Soomaaliya oo qoryo ku qabteen. “Arrintan waa sharci darro ka soo horjeeda xushmada diblumaasiyiinta u dhexeysa labada dal iyo heshiis is faham ah oo dhex maray labada dal bishii November sanadkii 2014,”ayaay intaa sii raacisay Wasaarada Arrimaha Dibada Imaaraadka Carabta. “falkan waxa uu yahay xadgudub xeerarka caalamiga ah iyadoo Imaaraadkuna uu siiyo kaalmo dhinac walba ah gaar ahaan dhinaca siyaasada,Milatariga iyo gargaar aadanimo si ay xasisho dowlada federalka Soomaaliya.”ayaa lagu yidhi qoraalka ka soo baxay Wasaarada Arrimaha Dibadda Imaaraadka sida ay daabacda wakaalada wararka WAM. Lacagta lagu qabay garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho siddeedii bishan ayaa la geeyay Bangiga dhexe ee Soomaalia illaa iyo haddana lama oga sida laga yeelayo lacagtaas. Puntlandi.com
-
An Al-shabaab militant commander on Tuesday defected and surrendered Somali government in Bay region. The state owned media reported that Adan Mohamed aka Adan Shah had surrendered to Southwest authorities amid the government forces stepped up their operations against the militants in south and central Somalia. SONNA said the defector had a gun in his possession which he surrendered to the government forces in Baidoa town. Shah was said to have been accompanied by one of the group’s the fighters whose name was not disclosed and both are reportedly under the custody of Southwest authorities. According to the agency, the defector was in charge of the group’s violence activities in areas under Baay region. His defection comes barely a week after another militant, identified as Mohamed Addo turned himself in to the authorities. Since February when Somalia’s president, Mohammed Abdullahi Farmajo offered Al-Shabab militants a 60-day amnesty, the number of the defectors from Al-Shabaab militant group significantly increased. The militants who want to overthrow Somalia’s internationally-backed government have been carrying out attacks against military and civilian targets since 2011 when Al-Shabaab lost control of Mogadishu to SNA backed by AMISOM troops. Source; Hol
-
Waxaa Maanta oo Arbaco ah lagu waday in xarunta Golaha Shacabka ee Muqdisho uu maanta ka dhaco Kulanka hadal jeedin Gudoomiyihii is casilay ee Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari. Gudoomiye Jawaari ayaa fadhiga Baarlamaanka Soomaaliya lagu waday in uu qudbad uu kaga hadlayo is casilaadiisa ka jeediyo. Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa xaqiijiyay in kulanka Maanta uu baaqday islamarkaasina uu dib u dhacay maalinta khamiista ah ee bari. Gudoomiye Muudeey ayaa xalay u diray Xildhibaanada Fariin uu ku sheegay in maanta wax kulan ah aanu jirin. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari Gudoomiyihii Baarlamaanka ee ugu waqtiga dheeraa ayaa is casilay dhowaan kadib khilaaf isaga iyo xukuumada dhexmaray. Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho The post Hadaljeedintii Jawaari ee Maanta oo Dib u dhacday appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirka Difaaca Xukuumada Somalia ayaa ka hadlay ciidamada Soomaalida oo ay tababareen Imaaraadka kuwaa oo si gaara ula shaqeeya Safaarada Imaaraadka ee Somalia. Wasiirka Difaaca Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan, ayaa sheegay in ciidamadaasi ay yihiin kuwo Soomaaliyeed, isla markaana ay Wasaaradu u tashan doonto. Wasiir Mursal oo la hadlaayay warbaahinta Muqdisho, ayaa cod dheer ku sheegay in Xukuumada Somalia ay dib ula soo laabaneyso awooda ciidamadeeda, sidaa aawgeedna ay doonayaan in ciidamadaasi ay hoos keento maamulka Wasaarada Difaaca. Waxa uu Wasiir Mursal sheegay in ciidamada Imaaraadka tababarka ay siiyaan ay yihiin kuwa ka tirsan Xoogga dalka Soomaaliya oo hoostagga Wasaaradda Gaashaandhigga lagana soo wareejin doono dhawaan Imaaraadka. Nuqul kamid ah haddalkiisa ayaa ahaa “waxaan la soo wareegeynaa Ciidanka difaaca Somalia ee tababarka siisay Dowladda Imaaraadka Carabta, Ciidankaas ayaa si toos loola soo wareegi doonaa 12ka Bishaan oo ku beegan maalinta aasaaska Ciidanka Soomaaliya” Waxaa uu sheegay inay u mahad celinayaan dowladda Imaaraadka Carabta Tababarka ay siiyeen ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ee lagu tababaray xerada Generaal Goordan. Dowlada Imaaraadka Carabta ayaa ciidamadan u adeegsata isaga difaacida ciidamada kale ee dowlada, waxa ayna sheegtaa inay u gaaryihiin oo ay ku bixiyaan xuquuq dhameystiran. Go’aanka Xukuumada, gaar ahaan Wasaarada Difaaca ay kula soo wareegeyso ciidamadan ayaa nabar ku noqon doonta dowlada Imaaraadka Carabta oo si khaldan u adeegsata ciidamada. Ma jirto wax wara oo kasoo baxay Dowlada Imaaraadka Carabta oo ku aadan go’aanka ay Dowlada Somalia ka gaartay ciidamada ay tababareen isla markaana ku jira gacanta maamulka Safaarada. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Dowlada Somalia ayaa si kulul uga jawaabta qoraal cambaareyn ah oo kasoo baxay Wasarada arrimaha Dibadda dalka isutaga imaaraadka carabta,taa oo daba soctay dhaqaale sifo sharci darro ah loogu qabtay Garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho. Dowlada Somalia ayaa sheegtay in Safiirka Imaaraadka Carabta ee Somalia uu diiday in dhaqaalahaasi la mariyo mishiinka baarista, si loo ogaado waxa ku jiray boorsooyinka oo ahaa lacag la doonaayay in sifo sharci darro ah lagu galiyo magaalada. Dowladu waxa ay sheegtay in lacagtaasi la doonaayay in la dhexmariyo Garoonka iyadoo aan la hordhigin shaqsiyaadka qaabilsan maamulka Garoonka si loo baaro, balse ay ka bogan doonaan baaritaanka lagu hayo lacagta. Dowlada Somalia waxa ay difaacday tallaabada ay qaaday waxayna sheegtay in safiirka imaaraadka ee Somalia uu diiday in boorsooyinkaas la mariyo qalabka baaritaanka iyaga oo aan la furin, taasina ay dhalisay shaki badan. Sidoo kale, Sarkaal ka tirsan dowlada, gaar ahaan Hay’adaha amniga qeybta Garoonka Aadan Cadde, ayaa sheegay in boorsooyinka uu waday Safiirka Imaaraadka aanu ahayn kuwo diplomaasiyeed, balse la doonaayo in dhan diplumaasiyadeed loo weeciyo, taana aysan suuragal aheyn. Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Imaaraadka Carabta ayaa war saxaafadeed ay soo saartay waxay ku sheegtay in ciidamada amnigu ee Soomaalidu ay qoryo ku qabteen dadkii diyaaradda saarnaa isla markaana ay kala wareegeen $9 milyan iyo 600 kun oo dollar. Wasaaradu waxay ku tilmaantay tallaabadaasi mid sharci-darro ah oo xadgudub ku ah shuruucda caalamka. Dowlada Imaaraadka ayaa sidoo kale sheegay in talaabada ay qaaday dowlada Somalia ay jebinayso is afgarad ay horey u gaareen Somalia iyo Imaaraadka sannadkii 2014-ka. Si kastaba ha ahaatee, Dowlada Somalia ayaa ku adkeysaneysa in dhaqaalaha lagu qabtay Safiirka Imaaraadka ee Somalia lagu sameynaayo baaritaan dhab ah. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Guddoomiyaha cusub ee Puntland u magacowday degmada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa Somaliland ku eedeeyay dilkii ganacsade Maxammed Cabdi Timir oo bilowdii todobaadkan lagu dilay degmadaasi Laascaanood. Guddoomiyaha cusub oo lagu magacaabo Cabdiqani Makhtal Maxammed, ayaa mid kamid ah idaacadaha maxalliga ah ee Puntland u sheegay, in Somaliland ay dil qorshaysan ku dishay ganacsadahaan,si loogu moodo aano-qabiil,islamarkaana beeluhu dhexdooda u dagaallamaan. Sidoo kale Makhtal ayaa sheegay in shir-qool ay Somaliland u maleegtay,Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac uu fashil ku dhammaaday,kadib markii laga war helay,sida uu hadalka u dhigay. Halkaan ka dhegayso. Codka Makhtal PUNTLAND POST The post Makhtal”Somaliland ayaa dishay ganacsade Timir”. appeared first on Puntland Post.
-
An Al-shabaab militant commander on Tuesday defected and surrendered Somali government in Bay region. Source: Hiiraan Online
-
On Feb. 8, 2017, Somalia set the stage for a "soft revolution" led by Mohamed Abdullahi Farmajo, an experienced diplomat and politician. Source: Hiiraan Online
-
Popular Contributors
