Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    214,911
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Tukeraq (Caasimadda Online) – Wararkii ugu dambeeyay ee ka imanaya deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa saakay sheegaya in degaankaasi ay ka jirto xiisad dagaal oo u dhaxeysa ciidamada Soomaaliland iyo kuwa Puntland. Dadka deegaanka ayaa sheegay in ciidamada labada dhinac oo ku hubeysan boqolaal gadiidka dagaalka ah wali isku hor fadhiyaan goobihii lagu dagaalamay, waxaana jirta cabsi laga qabo dagaal mar kale ka dhici kara deegaanka. Ciidamo badan oo kala yimid Soomaaliland iyo Puntland ayaa saacadihii ugu dambeeyay la geeyay degaanka Tukaraq ee gobalka Sool. Shacabka ku nool degaaanka Tukaraq ayaa cabsi badan ka muujiyay xiisadan dagaal ee saakay ka taagan degaankaasi, iyagoona qaarkood bilaabay in ay ka sii barakacaan degaanka Tukaraq ee gobalka Sool. Waxaa jiray Dadaalo la doonayay in lagu xaliyo xiisada dagaal ee ka dhax aloosan Puntland iyo Soomaaliland balse marar badan fashilmay. Waxaana labada dhinac dagaalka soo cusboonaaday degaanka tukaraq mid waliba ku eedeeyay dhinaca kasoo horjeeda. Madaxda Puntland iyo Soomaaliland ayaa dhowr jeer waxaa ay warbaahinta isku mariyeen hadalo xanaf ah, taasi oo sii abuuri karta in dhibaato hor leh ay ka dhacaan Degaanada ka tirsan gobalka Sool. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  2. Dowladda Puntland ayaa maamulka Somaliland ku eedaysay in uu gabbaad u yahay ururada Al-shabaab iyo Daacish ee dhibaatada baahsan ku haya xasiloonida iyo amniga Soomaaliya. Qoraal ka soo baxay madaxtooyada Puntland ayaa sidoo kale lagu sheegay, in Somaliland ay agab-dagaal siiso malayshiyaad ka tirsan Al-shabaab iyo Daacish,islamarkaana u soo gudbiso dhinaca buuraleeyda Puntland. Xukuumadda Puntland ayaa dhinaca kale Somaliland ku eedaysay,in ay soo qortay warqad been abuur ah oo lagu sheegayo in madaxweyne Gaas uu dagaalkii Tukaraq warbixin ka siiyay, madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya,Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Warqadda lagu been abuurtay madaxweyne Gaas ayaa lagu sheegay in uu dagaalka Tukaraq taageero uga dalbaday dowladda Federaalka Soomaaliya. Halkaan ka akhriso qoraalka oo dhammaystiran PUNTLAND POST The post Puntland oo Somaliland ku eedaysay in ay gabbaad u tahay Al-shabab iyo Daacish appeared first on Puntland Post.
  3. Maanta oo Sabti ah oo ku beegan 19-ka May ayaa lagu wadaa in koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya uu ka biloowdo imtixaanka Shahaadiga ah ee dowlada Soomaaliya ay qaadeyso. Wasaarada Waxbarashada Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in imtixaankaan uu maanta ka bilaaban doono Muqdisho iyo Gobolada koofurta iyo bartamaha Soomaaliya. Goobo badan oo ku yaala Magaalada Muqdisho ayaa maanta loo calaamadeeyay kuwaasi oo imtixaanka uu ka bilaaban doono amaanka ayaana si aad ah loo adkeeyay. Masuuliyiinta Wasaarada waxbarashada Soomaaliya ayaa sheegay in markii ugu horeysay ee imtixaanka dowlada lagu daabaco dalka ay tahay sanadkaan. Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho The post 27,600 oo Arday oo koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya maanta u fariisanaysa Imtixaanka Shahaadiga appeared first on Puntland Post.
  4. Muqdisho (Caasimada Online)-Hogaamiyaha Maamulka Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay wararka sheegaya inay qabsanayaan magaalada Garoowe. Waxa uu Biixi sheegay inaanu u socon magaalada Garoowe, isla markaana aysan dooneynin inay ku xad dudbaan dhul aan iyaga khuseyn. Waxa uu Biixi sheegay in Soomaaliland ay mar walba diyaar u tahay in ay iska difacdo cidkasta oo deegaanadeeda kusoo duusha, sida uu hadalka u dhigay. Hogaamiye Muuse Biixi ayaa sheegay in Soomaliland ay diyaar u tahay in ay tallaabo ka qaado cidkasta oo diidaa Nabada,balse marka hore ay siin doonaan digniin tan xigtana ay noqon doonto in ay la-daagalamaan. Biixi waxa uu tilmaamay in marwalba Soomaaliland ay diyaar u tahay in ay nabada qaadato hase ahaatee aysan ogolaan doonin in deegaanadooda lagu soo xadgudbo. Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in ay muhiim tahay in Somaliland ay gaarto xuduudeeda rasmiga ah ee uu sameeyay Gumeystihii Ingariiska. Waxa uu intaa ku daray in Somaliland ay dooneyso in nabad lagu dhameeyo Khilaafka ka dhaxeeyo Somaliland iyo Puntland. Haddalka Biixi waxa uu imaanayaa xili Maamulada Somaliland iyo Puntland ay hawadda isku mariyeen Hanjabaado saacaddihii lasoo dhaafay ka dib markii dagaal culus oo ku dhexmaray degaanka Tukaraq ee gobolka Sool. Degaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa waxaa intiisa badan gacanta ku haya ciidamada maamulka Puntland oo dagaal kaga qabsaday maamulka Somaliland, waxaana iminka is horfadhiya labada ciidan. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  5. ISTANBUL- Muslim leaders called on Friday for an international force to be deployed to protect Palestinians after dozens of protesters were shot dead by Israeli forces on the Gaza border this week. At a special summit in Turkey convened by President Tayyip Erdogan, they also pledged to take “appropriate political (and) economic measures” against countries that followed the United States in moving their Israel embassies to contested Jerusalem from Tel Aviv. Erdogan, who is campaigning for re-election next month, used the summit to verbally attack Israel, comparing the actions of its forces to Nazi Germany’s treatment of Jews in World War Two, when millions were killed in concentration camps. He also castigated the United States, saying its decision to move its embassy had emboldened Israel to put down the protests at the border with Gaza with excessive force. Most countries say the status of Jerusalem – a sacred city to Jews, Muslims and Christians – should be determined in a final peace settlement between Israel and Palestinians and that moving their embassies now would prejudge any such deal. U.S. President Donald Trump’s step to recognize Jerusalem as Israel’s capital and move the embassy there reversed decades of U.S. policy, upsetting the Arab world and Western allies. Guatemala this week became the second country to move its embassy to Jerusalem, and Paraguay said it would follow suit this month. The final declaration of the meeting of the 57-member Organisation of Islamic Cooperation described the killing of 60 Palestinians, protesting the embassy move on Monday, as “savage crimes committed by the Israeli forces with the backing of the U.S. administration”. It said the violence should be put on the agenda of the U.N. Security Council and General Assembly, and called on the United Nations to investigate the killings. The summit was attended by Jordan’s King Abdullah, a U.S. ally whose Hashemite dynasty is custodian of Muslim sites in Jerusalem. Abdullah said the U.S. decision five months ago to recognize Jerusalem as Israel’s capital had “weakened the pillars of peace … and deepened the despair that leads to violence.” Iran’s President Hassan Rouhani called on Muslim countries “to totally cut their relations with the Zionist regime (Israel) and also to revise their trade and economic ties with America”. A populist with roots in political Islam, Erdogan has described Israel as “terrorist state”. “The children of those being subject to all sorts of torture in concentration camps during World War Two are now attacking Palestinians with methods that would put Nazis to shame,” Erdogan said on Friday shortly after addressing a rally of thousands of people in support of Palestinians. The United Nations must send “an international peace force to the people of Palestine, who are losing their young children to Israeli terror every day,” Erdogan said, comparing the proposed deployment to peacekeeping forces sent to Bosnia and Kosovo in the 1990s. The violence in Gaza led to Turkey and Israel expelling each other’s senior diplomats this week. Erdogan has also traded barbs on Twitter with Israeli Prime Minister Benjamin Netanyahu. Israel, however, was the 10th-largest market for Turkish exports in 2017, buying some $3.4 billion of goods, according to IMF statistics. “We have excellent economic ties with Turkey. And these relations are very important for both sides,” Israeli Finance Minister Moshe Kahlon told Israel Radio on Friday when asked if Israel should break ties with Turkey. The plight of Palestinians resonates with many Turks, particularly the nationalist and religious voters who form the base of support for Erdogan, who has been in power for 15 years. Source: – Reuters
  6. HAVANA – More than 100 people were killed in a fiery crash of a Boeing 737 passenger plane in Cuba on Friday, with just three seriously injured survivors in hospital after being pulled from the wreckage, officials and state media said. The aircraft, on a domestic flight to Holguin in eastern Cuba, crashed shortly after taking off from Havana at 11 a.m. (1500 GMT). There were either 104 or 105 passengers, including five children, plus nine crew members, various state media said. Five of the passengers plus the crew were foreign, media reports said. The Mexican government said Mexicans citizens were among the dead, without providing further details. “We should expect that the news will not be good, as there are a high number of people who appear to have been killed,” President Miguel Diaz-Canel said in broadcast comments. The fire from the crash had been put out and authorities were identifying bodies, the president said. The cause of the crash was not immediately known and Diaz-Canel said authorities were investigating. “We heard an explosion and then saw a big cloud of smoke go up,” said Gilberto Menendez, who runs a restaurant near the crash site in the agricultural area of Boyeros. The Boeing 737-201 aircraft was built in 1979 and leased by Cuban airline Cubana from a small Mexican firm called Damojh, according to the Mexican government. That would make it significantly older than most planes in service. Damojh in Mexico said it did not immediately have any more information. Cubana declined to comment. Cubana has been the subject of complaints over service and delays in recent months. Blackened wreckage of Flight CU972 was strewn over the crash site area 20 km (12 miles) south of Havana, a Reuters witness said. Its destination Holguin is the capital of a province that is popular with tourists for its pristine beaches. Carlos Alberto Martinez, the director of Havana’s Calixto Garcia hospital, told Reuters that four victims of the accident had been brought there. One had died and three others, all women, were in a serious condition, he said. “She is alive but very burnt and swollen,” said a distressed relative of one of the survivors at the hospital. The reason for the plane going down was unclear. “During take-off (the plane) apparently suffered a problem and dived to the ground,” the Mexican transport department said on its website. Most aircraft accidents take months of investigation to explain and are typically caused by a cocktail of different factors, according to aviation experts. CUBANA COMPLAINTS Boeing Co (BA.N) said in a statement its technical team stood “ready to assist as permitted under U.S. law and at the direction of the U.S. National Transportation Safety Board and Cuban authorities”. The United States has a decades-old trade embargo on the island. Boeing 737 aircraft use engines made by CFM International, the supplier of the world’s most-used engines, built by a joint venture of GE (GE.N) and France’s Safran (SAF.PA). On Thursday, Cuba’s First Vice President Salvador Valdés Mesa had met with Cubana bosses to discuss public complaints about its service, according to state-run media. Problems included the cancellation of numerous domestic flights this year, and long delays which the company said were caused by technical problems with its aircraft. Earlier this month, the company was ordered to suspend flights by its six Russian built AN-158 aircraft, of which most had reportedly already been grounded. The last fatal crash in Cuba was in 2017, the Aviation Safety Network said. It was a military flight that killed all eight on board. In 2010, a commercial Aero Caribbean plane crashed in central Cuba. All 68 people on board were killed. The latest available information on Cuba from U.N. safety aviation agency ICAO, dating back to 2008, ranks it above the global average, though that preceded the latest three crashes.
  7. Muqdisho (Caasimada Online)-Sida ay qoreen Wargeysyada waxaa burburay Diyaarad ay la socdeen dad shacab ah taa oo ku burburtay meel u dhaw Garoonka Caalamiga ah ee Marti Havana ee dalka Cuba. Diyaaradan oo gabi ahaan burburtay ayaa waxaa la socday 110 kuwaa oo gabi ahaan la xaqiijiyay inay ku nafwaayen burburka Diyaarada markii laga reebo Seddex garaab ah. Diyaarada ayaa aheyd Boeing 737 waxaana gabi ahaan raqdooda la waayay Rakaabka iyo dhammaan wixii saarnaa diyaarada. Wararka qaar ayaa sheegaya in diyaarada ay ka badbaadeen keliya Saddex qof, balse ay xaalad adag ku jiraan, isla markaana laga deyrinaayo xaaladooda caafimaad. Wargayska Cuban Party Granma oo xiganeysa shirkadda Mexican oo diyaaradda laga kireystay ayaa sheegay in dadka la socday Diyaarada ay ahaayen 110 rakaab iyo shaqaale. Dadka dhintay ayaa waxaa lagu dhawaaqay in loo qabanaayo 2 maalmood oo barooranimo qaran ah, waxaana hoos loo dhigi doonaa calanka dalkaasi.
  8. Garoowe (Caasimada Online)-Warar dheeraad ah ayaa waxa uu kasoo baxayaa Roobab dabeylo wata oo kusoo rogmaday qeybo kamid ah deegaanada maamulada Soomaaliland iyo Puntland. Roobabka Duufaanada wata ayaa la sheegay in ay geysteen Khasaarooyin naf iyo maalba leh oo ka dhacay deegaanada ku dhow dhow xeebaha gobolka Bari, waxaana lasoo sheegayaa in daad xoogan uu kusoo rogmaday Qardho. Roobabka iyo Duufaanada ayaa waxaa sidoo kale lagu la’ yahay dooman iyo shabaagyo oo ay la haayeen kalluumeysato,sidoo kale wadada isku xirtay Boosaaso iyo magaalooyinka kale ee Puntland ayaa go’doonsan kadib markii daadab ka dhashey roobabkaasi dabeylaha watay ay gooyeen. Deegaanada ay ka da’een roobabka dabeylaha wata ayaa waxaa kamid ah deegaano kuyaala gobolada Sanaag iyo Bari oo ka kala tirsan maamulada Soomaaliland iyo Puntland. Waxaa sidoo kale lagu la’ yahay Duufaanta iyo Roobabka dad farabadan oo la sheegay inay u badan yihiin Kaluumeysato, Gaadiid iyo Guryo aad u badan oo gabi ahaan la sheegay inay dhulka galeen. Maalmahan waxaa jirtay digniino ay soo saarayaeen quburo ku xeel dheer arrimaha cimilada,kuwaasi oo sheegay in laga yaabo roobab duufaano wata oo ku dhuftay qeybo kamid ah Soomaaliya. Duufaantan oo loogu magac daray Sagar ayaa qeyb ka ah dabeylaha loo yaqaan Maansoonka, gaar ahaan waxey ka soo farcantay sida ay baahiyeen qaar ka mid ah wargeysyada Carabta duufaan weyn oo loo bixiyay One oo ka soo kacday waqooyiga Badweynta Hindiya. Duufaantan ayaa roobab xoog leh ku hoorin doonta maalmaha soo socda xeebaha Soomaaliya, kuwaas oo shalay ka billowday xeebaha Puntland. Dadaalo ku aadan u gurmashada dadka ay saameeyeen roobabka wata duufaanada ee ku dhuftay Soomaaliland iyo Puntland ayaa ka socda halkaasi, iyadoo dowlada goboleedka Puntland sheegtay in ay jiraan qasaarooyin ka dhashen musiibooyinkaasi. Sidoo kale, wasaaradda arrimaha Gudaha Puntland ayaa shaacisay in ay diyaariyeen dad kala duwan oo isugu jira mas’uuliyiin iyo quburo,kuwaasi oo si koox koox ah u soo qiimeyn doonaa baaxadda saameynta dabeylahaasi. Si kastaba ha ahaatee, Maamulka Puntland ayaa ku dhawaaqday in gurmad deg deg ah loo sameyn doono dadka ay saameyeen Daadadka gobolka Bari,islamarkaana wafdi qiimeyn ah maanta ay tagayaan Magaalada Qardho. Caasimada Online Xafiiska Garoowe Caasimada@live.com
  9. Muqdisho (Caasimada Online)-Warbixin kasoo baxday Hay’adda QM ayaa waxaa lagu sheegay inuu socdo qorsho lagu doonaayo in ciidamada Kenya ee ku sugan Koonfurta Somalia dib loogu celsho dalkooda. Warbixinta waxaa lagu sheegay in qorshahaani socda uu qeyb ka yahay qorshaha dhimista Ciidamada Midowga Afrika ee ka howlgalla Gudaha Soomaaliya. Saraakiisha iyo Ciidamada Difaaca Kenya, ayaa la qorsheynayaa in ay ka baxaan guud ahaan Somalia muddo 2 sano ah ka dib. Sida ku cad wakhtiyada ay soo diyaarisay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, ayaa waxaa lagu sheegay inaanu wakhtigaasi ku imaan doonin isbedel. Qorshaha ka bixitaanka Somalia ayaa imanaya 7 sano kadib markii ciidamada KDF ay soo galeen Soomaaliya ka dib markii ay bateen Weeraradda Al-Shabaab ay ka geysanayaan Gudaha dalka Kenya. Dowlada Kenya oo ka duuleysay weerarada kaga imaanaya al-Shabaab ayaa ku dhawaaqday xilligaasi Howlgalka Linda Nchi 14-kii Oktoobar 2011-kii oo lagu raadinayay shaqaalaha gargaarka iyo dalxiisayaasha Waqooyi Bari ee Kenya ay ka Afduubteen Al-Shabaab. Sida ku cad qoraalka Golaha Ammaanka ee QM ee 2372 (2017), ciidamada Kenya ayaa Soomaaliya ka baxaya bisha Disembar 2020-ka. Taliska ciidamada Kenya ayaa sheegay inay heleen wargalin la xiriirta in 2 sano gudahood ay kaga baxaan Gudaha Soomaaliya. Sidoo kale, Taliyaha Guud ee ciidamada Kenya ayaa sheegay in lagu wargeliyay inay isku diyaariyaan ka bixitaanka Somalia. Go’aankaan ayaa noqonaaya kan ugu danbeeya oo Somalia looga saarayo ciidamada Kenya, waxa ayna dib uga howlgali doonaan Xuduudaha dalkooda. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  10. ISTANBUL- Muslim leaders called on Friday for an international force to be deployed to protect Palestinians after dozens of protesters were shot dead by Israeli forces on the Gaza border this week. Source: Hiiraan Online
  11. MOGADISHU- The African Union top envoy for Somalia has called for a cautious implementation of the recently endorsed transition plan to help protect gains made in stabilizing the country. Source: Hiiraan Online
  12. HAVANA - More than 100 people were killed in a fiery crash of a Boeing 737 passenger plane in Cuba on Friday, with just three seriously injured survivors in hospital after being pulled from the wreckage, officials and state media said. Source: Hiiraan Online
  13. LONDON - The United Kingdom has commended Uganda Peoples’ Defence Forces (UPDF) for its role of establishing peace in both Somalia and South Sudan. Source: Hiiraan Online
  14. BAGHDAD: A political bloc led by populist cleric Moqtada al-Sadr, a long-time adversary of the United States who also opposes Iranian influence in Iraq, has won the country’s parliamentary election, the electoral commission said on Saturday. Source: Hiiraan Online
  15. Nairobi (Caasimada Online) – Wasiirka arrimaha Dibada ee Kenya Haweeneyda lagu magacaabo Monica Juma, ayaa waxay daboolka ka qaaday inuu hada soconayo wadahalo qarsoodi ah oo u dhaxeeya Soomaaliya iyo dalkeeda oo ku saabsan muranka dhanka Badda. Soomaaliya ayaa ku doodeysa in Kenya ay kusoo xad-gubtay sohdinteeda dhanka Badda, islamarkaana waxay dacwad ka geysay Maxkamada Cadaalada Aduunak ee ICJ, taasoo wajigii koowaad ee Dacwad ay soo dhamaatay, xili loo fadhiyo go’aanka maxkamada. Laakiin, kahor inta uusan soo bixin go’aanka Maxkamada ayaa waxaa wasiirka arrimaha dibada ee Kenya waxay ka dhawaajisay hadal shaki badan ku abuuraya Bulshadda Soomaaliyeed, kaasoo ah inay dooneyso inay ku xaliso arrintaan si Isfahan. Iyadoo wareysi siinaysay wargeyska New Africa islamarkaana xaalada guud ee gobolka Geeska Afrika wax laga weydiinayay ayaa waxay kaloo ka ha hashay wasiiradda ujeedka ay ciidamadooda ujoogaan Soomaaliya. “Dad badan ayaa nagu dhaleecayna joogitaanka ciidankeena ee Soomaaliya, laakiin waxaan aragnaa in halkaas ay ku jirto danaheena, maxaa yeelay in gobolka uu noqdo mid Barwaaqo iyo amaan ah, waa inay xoojino joogitaankeena Soomaaliya,” ayey tiri. Iyadoo ka hadlaysay muran Badda ee Soomaaliya iyo Kenya ayay hadalkeeda kusii dartay: “Waxaan mar walba doorbidi lahayn inaan udirno Muqdisho fariin ah inay haboon tahay in murankeena aan inaga xalinno oo uusan soo gelin gacan saddexaad. “Waxaan leenahay Urur goboleedka IGAD halkaasoo aan ku xalin karno murankeena. Waxaa jira heshiis is fahan oo aan xukuumada Muqdisho kula jirno, taasoo xoojinaya xiriirka Diblumaasiyadeed ee labada dal iyo macnaha wadaxaajoodka,” ayay hadalkeeda raacisay. “Dabcan wadank wuxuu haystaa ikhtiyaarro kala duwan oo ay kamid tahay inuu tago maxkamad, laakiin Soomaaliya waxaan la leenahay xiriir aan kala go’lahayn. Walina waxaan sahmineynaa dhamaan wadooyin kale,” ayay tiri Wasiiradda. “Waxaan noo socda wadahalo aan rajeynayo inaan kuwada gaarno heshiis wada ogol ah,” ayey hadalkeeda kusoo qatintay Wasiirka arrimaha Dibada ee dowladda Kenya Monica Juma. Isha: Radio Garowe
  16. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhawaan kasoo laabtay safar shaqo oo rasmi ah oo uu ku tagay dalka Qatar, halkaas oo kulan kula qaatay amiirta dalkaas Sheekh Tamiin Binu Xamad Al Taani, heshiisyana kula soo saxiixday. Booqashadan ayaa waxa ay kusoo hagaagtay xilli ay jiraan xiisado siyaasadeed oo ka dhashay khilaafka dalalka Khaliijka, kaas oo kusoo muusay Soomaaliya. Shirkii dhawaan Baydhabo ay ku yeesheen madaxda dowlad goboleedyada ayay ku sheegeen in ay dowladda Soomaaliya la jirsatay dhinac ka mid ah kuwa isku haya arrimaha Khaliijka, iyaga oo walaac ka muujiyay xiriirka sii xumaanaya ee u dhexeeya dowladda federaalka iyo dalalka Imaaraatka iyo Sucuudiga. Mar sii horeysay madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa si qayaxan dowladda federaalka ugu eedeeyey in ay ka baxday dhexdhexaadnimadii, islamarkaasna ay la safatay dowladda Qatar. Haddabe safarkan uu madaxweynaha kaga soo laabtay Qatar maxaa loo fasiran karaa? Saraakiisha Villa Soomaaliya qaarkood oo aan wax ka weeydiinay eedeymaha loosoo jeediyay ayaa iska fogeeyay, waxayna sheegeen in safarkan uusan ka duwanayn kuwii hore ee madaxweynaha uu ku tagay dalalka kale ee Khaliijka. Tusaale safarkii koowaad waxa uu madaxweynaha ku tagay dalka Sucuudiga, dalka Imaaraatka waxa uu booqday 2 jeer, halka dalka Masarna uu booqasho ku tagay labo jeer. “Soomaaliya waxa ay u furantahay cid kasta oo maalgashi iyo waxtar u haysa, mana jirto cid aan si gaar ah ula socono” ayuu yiri mas’uul sare oo Villa Soomaaliya ka tirsan, kaas oo balse magaciisa ka gaabsaday markii ay la xiriirtay BBC-da. Madaxtooyada waxa ay isweeydiinaysaa sababta dhexdhexaadnimada dalalka Suudaan iyo Moroco iyo kuwa kale aysan shaki ugu jirin, balse tan Soomaaliya tuhun loo galinayo, islamarkaasna loogu riixayo in ay dhinaca Sucuudiga iyo Imaaraatka la jirsato. Malaha jawaabtaas waxaa haya madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo laftiisa oo dhawr jeer oo kala duwan ka hadlay meelo fagaarayaal ah, wuxuuna sheegay in xaaladda faqrinimo iyo burburka dowladnimo ee ku dhacay Soomaaliya aysan ka dhignayn in dowladda ay iibinayso go’aanadeeda masiiriga ah iyo madaxbanaanida dalka. Sidaasi oo ay tahay waxaa jira dadaalo laga dhex wado Soomaaliya iyo Imaaraatka, kuwaas oo uu ku lug leeyahay madaxweynaha Masar Cabdifataax Siisi, sida ay qoraha maqaalkan u xaqiijiyeen illo wareedyo lagu kalsoonyahay. Maxaa laga faa’iiday safarkii Qatar ee Madaxweynaha? Sida ka muuqatay wararkii iyo muuqaaladii ay faafinayeen warbaahinta labada dal, madaxweyne Farmaajo waxa uu la kulmay soo dhaweyntii ugu balaarnayd. Wax kasta oo halkaas ka dhacay waxa ay muujinayeen labo dal iyo labo hoggaamiye oo isku qaba kalsoonida weyn iyo saaxiibtinimo ixtiraam ku dhisan. Lama wada oga waxyaabaha ay ka wada hadleen hoggaamiyeyaasha labada dal, balse waxyaabihii koobnaa ee warbaahinta lagu soo bandhigay waxaa ka mid ah heshiis ay kala saxiixdeen labada dumar ah ee wasiirada ka ah wasaaradaha caafimaadka labada dal, Dr Foowsiyo Abiikar Nuur iyo Dr Xannaan Maxamed Al Kuwaari. Heshiiska ayaa waxa uu dhigayaa in Qatar ay Soomaaliya gacan ka siiso dhismaha kaabayaasha caafimaadka, kuwaas oo u kala qeybsama arrimaha ay ka mid yihiin la tacaalista masiibooyinka dabiiciga, tabobarista shaqaalaha caafimaadka, iyo waliba arrimaha cilmi-baarista caafimaadka. Waftiga madaxweynaha waxaa qeyb ka ahaa wasiirka gaadiidka badda iyo dekedaha, waxaana jiray is faham laga gaaray arrimaha *****aasha gaadiidka kala duwan, balse ma jiraan wax la shaaciyay oo faahfaahin ah. Mid ka mid ah arrimaha Imaaraatka iyo dowladda federaalka ay isku qabteen ayaa waxaa ka mid ah heshiis dekedo ku saabsan oo ay Imaaraatku la saxiixdeen qaar ka mid ah maamulada dalka ka jira iyaga oo aanan soo marin dowladda dhexe. Waxaa kale oo safarka madaxweynaha qeyb ka ahaa wasiirka qorsheynta iyo xiriirka caalamiga ah mudane Jamaal Maxamed Xasan, kaas oo la sheegay in uu gacanta ku hayo wax ka badan qorshayaasha 100 mashruuc oo laga hirgalinayo guud ahaan dalka, kuwaas oo la waafajinayo kaalmooyinka ay dalalka shisheeye u fidinayaan Soomaaliya. “Dhammaan dalalkii uu booqday madaxweynaha, Turkiga iyo Qatar kuwa kaga waxtar badan Soomaaliya wali maanan soo arag, dhammaan kuwa kale lacago caddaan ah ayay yaboohayaan, balse labadan dal mashaariic bulshada wax ku ool u ah ayay diyaar la yihiin, waxayna u arkaan in horumarka Soomaaliya iyo kooda uu isku xiranyahay” ayuu yiri mas’uulka madaxtooyada Soomaaliya. Dood taa ka duwan waxaa qaba dowlad goboleedyada Soomaaliya oo sheegay in dowladda Imaaraatka ay taalo hantidii Soomaalida oo dhan, uu ku xiranyahay ganacsiga, gaar ahaan xawaaladaha oo xarumaha ugu waaweyn ku leh Dubai, taas oo ay ku tiirsantahay nolosha malaayiin Soomaali ah. Waxa ay ku doodayaan in ay daw tahay in xiriirka loo wanaajiyo Imaaraatka. Golaha iskaashiga maamul goboleedyada waxa sidoo kale ay ay war saxaafadeedkoodii dhawaan ku sheegeen in dowladda federaalka ay tahay in ay dowladda raacdo qodobka 53aad ee dastuurka, kaas oo ka hadlaya in waxyaabaha quseeya masiirka dalka laga talo galiyo dowlad goboleedyada, balse dowladda federaalka waxa ay dhankeeda cuskanaysaa qodob kale oo siinaya awood in ay iyadu leedahay go’aanka arrimaha ku saabsan dibedda iyo difaaca iyo kuwa kale. Isha: BBC
  17. Muqdisho (Caasimada Online) – Warar hoose oo aan heleyno ayaa sheegaya in Dowlada Federaalka ah ee Somalia ay wado qorsho lagu shirinaayo Hogaamiyayaasha maamul Goboleedyada dalka. Shirkaan oo ka duwanaan doona kuwii hore ayaa waxa uu qorshuhu yahay in Hogaamiyayaasha maamulada looga tiro aaminaanshiyaha Imaaraadka Carabta ee uu Khilaafka kala dhexeeyo Somalia. Qorshaha ugu weyn ee shirka ayaa ah sida maamulada ka jira dalka ay u qaadan lahaayen fakirada Dowlada isla markaana ay qeyb uga noqon lahaayen go’aanada Dowlada. Dowlada Somalia ayaa caqabado kala duwan kala kulmeysa Hogaamiyayaasha maamulada oo intooda badan garab u noqday Dowlada Imaaraadka oo si cad uga soo horjeedo hanaqaadka Somalia. Xogta aan heleyno ayaa muujineysa in Dowlada Federaalka ay Hogaamiyayaasha maamulada gaarsiisay qorshaha ay ku dooneyso inay ku qabato Shirka walow aan wali loo sameyn cayimaad. Sidoo kale, Dowlada Somalia ayaa aad uga didsan qodobo laga soo saaray shirka Hogaamiyayaasha maamulada ugu soo xirmay magaalada Baydhabo ee xarunta maamulka Koonfur Galbeed. Ma cadda saameynta uu Hogaamiyayaasha iyo maamuladooda ku yeelan doono shirka ay qorsheyneyso Dowlada ee culeyska lagu saarayo Imaaraadka carabta. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  18. Istanbul (Caasimada Online) – Wararka aan ka heleyno mas’uuliyiin ka tirsan baarlamaanka Somalia ayaa sheegaya in Xildhibaan Faarax Sheikh Cabdulqaadir oo ka tirsan BFS la dhigay isbitaal ku yaalla dalka Turkiga. Wararku waxa ay sheegayaan in Xildhibaan Faarax Cabdulqaadir lagu sameeyay qaliin dhanka dhabarka, kadib markii uu kusoo kacay xanuun hore. Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Somalia ayaa inoo xaqiijiyay in Xildhibaan Faarax uu hadda yahay mid ay xaaladiisu wanaagsan tahay, hase ahaatee uu weli ku jiro isbitaalka lagu qalay. Waxa uu intaa ku daray in si gaara qaliinka loogu sameeyay Sinta, balse uu iminka caafimaad ahaan yahay mid aad u wanaagsan, sida uu haddalka u dhigay mudanaha aan xogtaani la wadaagnay. Xildhibaan Faarax Sheikh Cabdulqaadir, ayaa waayadaani ku sugnaa dalka Turkiga, gaar ahaan Hooyga uu dalkaasi ka degan yahay Madaxweynihii hore ee Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud oo ay aad isugu dhow yihiin. Mas’uuliyiinta ka tirsan guud ahaan Dowlada ayaa inta badan howlahooda caafimaad u aada dalka dibadiisa, gaar ahaan dalka Turkiga iyo India oo Siyaasad ahaan ay isku dhow yihiin Somalia. Ma aha markii ugu horeysay oo Xildhibaan Faarax Sheikh Cabdulqaadir uu arrimo caafimaad u tago dalka Turkiga, hase ahaatee wareegaani uu galay qaliin. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  19. Istanbul (Caasimada Online) – Hogaamiyayaasha dalalka Muslimka oo ku shirayay dalka Turkiga ayaa ku baaqay in la sameeyo ciidammo caalami ah oo ilaaliya Falastiiniyiinta. Shirkan degdega ah ee madaxdaasi yeesheen ayaa waxa uu yimid kaddib markii ciidammada Israa’iil ay dileen ku dhawaad 60 qof oo Falastiiniyiin ah oo maalintii Isniinta ku dibadbaxayay xadka Israa’iil ee Qasa. Bayaan ka soo baxay dhammaadkii shirka ayaa Ururka Iskaashiga Islaamka ayaa waxaa lagu eedeeyay Israa’iil inay si arxandarro ah u laysay shacab Falastiiniyiin ah. Ururkan oo ay ku midoobeen 57 dal ayaa waxa uu sheegay in Falastiiniyiinta ay u baahan yihiin ilaalo caalami ah waxa ayna ku baaqeen in la dhiso oo deegaanada Falastiiniyiinta loo daadgureeyo ciidammo gaar ah oo arrintaasi fuliya. Bayaanka ayaa sidoo kale waxa uu ku eedeeyay maamulka Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump inuu ka qeybqaatay dilalka loo gaystay Falastiiniyiinta iyo inuu dowladda Israa’iil ku taageeray in safaaraddii Mareykanka laga soo raro Tel Aviv oo la geeyo magaalada Qudus. Israa’iil ayaa ururka Xamaas oo maamula Marinka Qasa ku eedaysay inay soo abaabusho dibadbaxyada iyo dadka rayidka ahna ay u horseedayaan halis.
  20. Muqdisho (Caasimada Online) – Iyadoo magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia ay ka jirto cabsiyo laga qabo in bisha ramadaan ay weeraro geystaan maleeshiyaadka al-Shabaab ayaa waxaa soo baxaaya warar sheegaya in aad loo adkeeyay amniga afar Hoteel oo ku yaala magaalad Muqdisho. Hoteelada amnigooda aadka loo adkeeyay ayaa waxaa kamid ah Jazeera, Makka al-Mukarama, Hayat iyo SYL oo dhamaantooda ay degan yihiin mas’uuliyiinta ugu badan ee xilal sare ka heysa Dowlada. Hoteeladan ayaa waxaa degan Wasiiro, Xildhibaano, Agaasimayaal, Ajaaniib iyo Madax kale, waana Hoteelada ugu khaalisan magaalada Muqdisho, marka la barbar dhigo kuwa kale. Afafka hore iyo Gudaha Hoteelada ayaa waxaa lagu arkayaa ciidamo farabadan kuwaa oo bisha Ramadaan aawgii loogu kordhiyay Ilaalada Hoteelada. Qeybaha Sare iyo qeybaha dhexe ee dhismaha Hoteelada aan kor kusoo xusnay ayaa waxaa ka dhex muuqda ciidamo gaafmeer ah. Waxaa xusid mudan in amniga Hoteelada ay ka qeybqaadanayaan Ilaalada Wasiirada iyo Xildhibaanada degan Hoteelada, kuwaa oo aan horay uga qeybqaadan jirin sugida amniga Hoteelada ay degan yihiin. Maleeshiyaadka al-Shabaab ayaa aaminsan in Bisha Ramadaan ay uga ahmiyad badan tahay bilaha kale, waxa ayna qaadan weerarada ugu badan oo ay ku daadiyaan dhiiga dadka sooman. Maleeshiyada ayaa horay u sheegtay in Bisha Ramadaan ay geysan doonaan Weeraro hor leh, kuwaa oo ay ku qaadan Hoteelada, Baararka iyo Goobaha ay ku badan yihiin shacabka Sooman. Si kastaba ha ahaatee, inta badan Hoteelada iyo Xarumaha Dowlada kuwooda muhiimka ah ayaa aad loo adkeeyay amnigood, sababo la xiriira cabsi dhanka amaanka ah. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  21. A young woman has made history by becoming the first female Muslim referee in the UK. Source: Hiiraan Online
  22. Tensions between Somalia and the self-proclaimed independent Somaliland have flared up following a new tripartite deal between the United Arab Emirates (UAE), Ethiopia and Somaliland over Berbera Port. This takes place against the backdrop of fragile federal unity and the Somali government’s refusal to side with the UAE in its dispute with Qatar. Source: Hiiraan Online
  23. Dubai’s state-owned DP World agreement with Somaliland and Ethiopia to manage the Berbera port for the next 30 years or more ... Source: Hiiraan Online
  24. Nairobi - Authorities in Puntland, a semi-autonomous region in Somalia, should immediately release journalist Ibrahim Obo Daud, also known as Suldan Godogodo, the Committee to Protect Journalists said today. Source: Hiiraan Online