Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    211,214
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Muqdisho (Caasimadda Online) – Guddoomiyaha xilka ka sii dagaya ee golaha shacabka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa jeediyay Khudbaddii ugu dambeysay ee isaga oo guddoomiye ah uu kor jeediyo goala shacabka. Khudbadda Guddoomiye Jawaari ayaa waxa aka mid ahaa halka uu marayo qorshaha dhismaha Golaha shacabka isaga oo khudbaddiisa ku sheegay in labo sano gudahood uu qorshuhu yahay in uu ku dhamaado dhismahaas. Jawaari ayaa si rasmi ah xubnaha Golaha shacabka hortooda uga shaaciyay in uu is casilay,waxaana uu ku sheegay in uu isaga tanaasulay oo uu doortay talada shacabka Soomaaliyeed. Jawaari ayaa khubaddiisa uga hadlay qodobbo kala duwan,marxaladaha uu soo maray dalka iyo halka ay tahay in loo jiheeyo.
  2. Muqdisho (PP) ─ Maxamed Cismaan Jawaari ayaa goor dhow bilaabay khudbadiisa is-tiqaalada, isagoo ku dhawaaqay inuu iska casilay xilka, taasoo noqonaysa markii ugu horreysay oo uu si rasmi ah u sheego inuu xilka banneeyay. Prof. Jawaari ayaa sheegay in maanta aysan jirin qof ama koox guuleysatay ama laga guuleystay, isagoo ka dhawaajiyay in shacabka Soomaaliyeed ay guuleysteen, iyo sarreynta sharciga. Sidoo kale, Khudbaddiisa oo si toos looga daawanayay Telefishinada Qaar ayaa waxaa uu uga hadlayaa waxqabadkiisa, mudadii shantai sano ahayd ee uu xilka hayay, waxaana markii uu khudbada bilaabay is qabsaday sacab. Dhanka kale, Mudane Jawaari ayaa wuxuu ka mid noqonayaa wixii hadda ka dambeeyay xildhibaannada baarlamaanka Somalia, iyadoo laga sugayo inuu baarlamaanku muddo laba toddobaad ah doorto guddoomiye cusub. Haddaba AKHRISO khudbadda Jawaari uu ka jeedinayo Baarlamaanka; PUNTLAND POST The post AKHRISO: Gudoomiye Jawaari oo khudbaddii uu isku casliayay ka jeedinaya Golaha Shacabka appeared first on Puntland Post.
  3. Guddoomiyaha xilka ka degaya ee Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa goor dhow bilaabay khudbadiisa istiqaalada, isagoo ku dhawaaqay inuu iska casilay xilka. Jawaari ayaa sheegay in maanta aysan jirin qof ama koox guuleysatay ama laga guuleystay, isagoo ka dhawaajiyay in shacabka Soomaaliyeed ay guuleysteen, iyo sarreynta sharciga.
  4. Muqdisho (Caasimadda Online) – Fadhigii Baarlamaanka Soomaaliya ayaa goor dhoweyd ka furmay Xarunta Baarlamaanka magaalada Muqdisho, iyadoo uu shir guddoonka la wareegay Guddoomiye ku xigeenka koowaad. C/weli Muudey ayaa ugu horeyntii la wareegay Guddoonka Baarlamanka, waxaana gudodomiyaha is-casilay ee Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) uu ka soo muuqay fadhiga safka hore ee marti sharafta Baarlamaanka loogu talogalay. Arrintan ayaa ka hor imaaneysa heshiis laga gaaray arrintan oo Guddoomiye Jawaari loogu ogolaaday inuu guddoomiyo qeybta hore ee kulanka, waxaana taas lagu bedelay in guddoominta fadhiga uu wado C/weli Muudey oo ku adkeystay arritan. Kulanka oo hadda furmay ayaa la wada sugayaa khudbadda Guddoomiyaha xilka baneynaya uu ka jeedin doono Golaha. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  5. Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland, ahna kusimaha madaxweynaha, Eng, Camey ayaa sheegay inay ka xun yihiin fowdadii dhawaan ka dhacday barlamaanka Soomaaliya, taasoo kaliftay inuu meesha ka baxo guddoomiyihii barlamaanka Jawari. Madaxweyne Camey, inkastoo uu soo dhoweeyay tanaasulka uu sameeyay guddoomiye Jawaari, hadana wuxuu sheegay inaan loo baahanayn inuu heerkaas gaaro khilaafka madaxda sare ka dhex tagnaa iyo is eedaynta ay warbaahinta isaga jeedinayeen. Waxaa uu madaxweyne ku xigeenku ugu baaqay dowladda federalka inay si hoose ku dhameystaan wixii dhexdooda isku khilaafaan, isagoo sheegay inaan loo baahnayn in khilaafku dibada yimaado. Halkaan ka dhegayso codka Camey. Camey Khilaafka clip Puntandi.com
  6. Muqdisho (Caasimadda Online) – Ma jiro Qodob dastuuri ah oo Kahor istaagaya Xildhibaanada 275-Ka ah ee Golaha Shacabka iney utartamaan Gudoomiyaha Baarlamaanka oo uu wixii maanta ka danbeeya toos uga dagayo Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari. Jawaari Kursigan waxa uu ku fadhiyay wax ka badan 5 Sano iyo Bilooyin, Waxa uu soo bilaabay Hogaaminta Baarlamaanka Sanadii 2012,. Waxaa jira hardan bilow ah oo ku qotoma in Kursiga lagu koobo oo kaliya in ay u tartamaan beesha uu Jawaari ka soo jeedo, Waxaase baraha Bulshada ka socda Boorar ay ku xardhanyihiin Sawirrada Musharixiin aan aheyn kuwii la filayey in ay xilkan isu sharraxaan. Siyaasiyiinta qaar iyo xubno xilal ka haya dalka ayaa dadaal iyana ugu jiro inuu wax iska badalo Habka awood qeybsiga beelaha ee Kuraasta ugu sareysa dalka. Dadka aan sida rasmiga ah u sheegin usharxanimadooda balse baraha bulshada agu baahiyey waxaa kamid ah Xildhibaan C/Qaadir Cosoble Cali, Cosoble haddii ay dhacdo inuu kursigaa u tartamo kuna guuleysto, waxa suuragal ah in uu xilka waayo Wasiirka Koowaad ee Xukuumada Somaliya. Xildhibaan Maxamuud Macalin Yaxye waa Gudoomiyaha Guddiga Xeer Hoosaadka ee Golaha Shacabka, Wuxuuna ka midyahay dadka uu kujirro damaca ah armaad kursigan Banaan ku fariisataa, Wuxuu sheegayaa in Beeshii kursigan ku fadhiday uun ay ubanaantahay utartamideeda, hadii taas laga weeciyana ay tahay in la sameeyo Xiisado siyaasadeed iyo dagaal hor leh. Xildhibaan Kale ayaa isaguna qaba in Xilalka Gudoomiyaha, Gudoomiye Kuxigeenka Koowaad iyo Kan Labaadba hadey banaanyihiin ay utartami karaan Qofkii doono, Waloow Tusaalooyin buuran aanu bixin, hadana wuxuu umuuqdaa mid difaacaya iney Beelaha dhan utartami karaan Kursigan Hada Banaan. Senetar Mustaf Maxamed Qodax,ayaa sheegaya in Banaanshaha kursigii Jawaari ay Xiiso cusub ku soo kordhisay Siyaasada oo xiligan damac uu soo Galay beelo aan marki hore hamin Jirin iney tartamaan. Senator Qodox ayaa sidoo kale sheegaya in hada Kuraasta Madaxweynaha iyo Kan Ra’iisul Wasaaaraha oo sid auu leeyahay beelo gaara uxirnaa ay suura gal tahay iney isbadalaan. Ninka Kursigan maanta ka sii dagaya ee Jawaari oo Mooshin laga keenay darteed isu casilay ayaa isaguba aanu jirin qodob ka reebaya inuu utartamo Gudoomiyenimada Golaha Shacabka. Xildhibaan Maxamed Cumar Dhalxa ayaa Isagu ugu danbeyn ka hadlay Dooda la xiriirta Cida ay tahay iney utartanto Kursigan Gudoonka Golaha Shacabka ee Baarlamaanka. Xigasho: Radio Mustaqbal Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  7. Israel is finalising a deal to deport thousands of African migrants to Uganda under a new scheme after agreements with Rwanda and the U.N.'s refugee agency to find homes for those expelled fell through. Source: Hiiraan Online
  8. Mogadishu (HOL) - Heavy rains in Mogadishu this week have affected the movement of people and vehicles as the downpours have blocked access to many roads, but internally displaced peoples remain particularly vulnerable as they battle homelessness and disease. Source: Hiiraan Online
  9. Mohamed Osman Jawari, the immediate former Lower House Speaker will be delivering his final speech to Somalia’s Lower House on Thursday. Jawari, who has been the presiding officer of The House of the People since 2012, unexpectedly resigned ahead of a schismatic no-confidence vote that would have threatened the political stability of the country. The speech of Jawari was initially scheduled for Wednesday before it was put off by the first deputy speaker, Abdiweli Mudey for undisclosed reasons. However, Mudey who is the acting speaker on Wednesday evening sent a message to lawmakers informing that the postponed session would be held on Thursday. Thursday’s parliamentary session will be chaired by the first deputy speaker, who will guide the sessions until the position of the Speaker is filled. Addressing the reporters in a joint conference with President, Mohamed Abdullahi Farmajo on Tuesday, Jawari said he came at the decision to step down after heeding the advice from various people. “I considered the advice from people and took one word which is “one of us has to give up” and I decided to deliver the speech on my resignation tomorrow which is 11th of April at the House of the people,” he said. He asked forgiveness from the Somalia people for the worry and concern during the political stand-off. “I would like to inform Somali people that the issue has now come to an end and I ask for an apology for the problems which was caused by our disagreements,” he pleaded. The move was universally welcomed by several leaders including President Farmajo who commending the immediate former speaker, saying Jawari was a Somali elder and statesmen who decided to resign unconditionally. “Mohamed Osman Jawari is a Somali elder who has been serving this country more than fifty years, the decision he took today is a historic one and he did not table any condition for it, I urge him to continue his efforts to support the government,” said Farmajo. The resignation of Mohamed Osman Jawari came the day after the seizure of $9.6 million in cash at Mogadishu airport from a plane that had landed from the United Arab Emirates, according to police and government sources who have declined to comment further on the matter. His resignation sealed an uneasy month-long political stalemate between the Executive and the Legislative branches of government that began when over 100 MPs lodged an impeachment against him. The motion sharply split the House members into two opposing factions led by Prime Minister, Hassan Ali Khaire and Jawari respectively. Analysts and political commentators have speculated that the immediate former Speaker and President Farmajo have been at loggerheads since Somalia passed legislation last month that would require parliamentary approval of future foreign investment deals. The normally-sluggish Parliament – which has abysmal attendance that regularly fails to meet the mandatory quorum necessary to pass legislation – reacted quickly to unanimously banning Dubai ports operator DP World from operating in Somalia. It’s perceived that Jawari’s dual role as both Parliamentary Speaker and Parliamentary ‘whip’ was a signal of the growth of his political strength which may have alarmed President Farmajo who could have interpreted it as an intrusion on executive power. The decision by Mohamed Osman Jawari to resign is expected to lead to a peaceful resolution to the political crisis that has gripped the nation. Source. Hol
  10. UAE’s Minister of State for Foreign Affairs Anwar Gargash said Somalia created tension that’s uncalled for after its seizure of a civilian aircraft this week and money on board that’s allocated for the Somali army. “The current Somali government has, via several violations of previous arrangements and understandings with the UAE, created unnecessary tensions with a friend and an ally that stood with Somalia’s security and stability in the darkest moments,” Gargash said on Twitter on Tuesday night. He also called for prioritizing wisdom and rationality. Bahrain’s foreign minister also commented on the incident and criticized the Somali government’s behavior. “The UAE held several conferences to support Somalia, in the presence of the Somali president. It stood with Somalia against pirates and provided money, arms and medicine. Somalia responded with nothing but ingratitude and harm (while) rushing to the bosom of the nation’s enemies,” he said on Twitter. Some $9.6 million in cash was taken from the plane that had landed from the UAE at Mogadishu airport. According to the UAE’s state agency WAM, this money was allocated to the Somali army based on a memorandum of understanding signed between the two countries in November 2014 to improve military cooperation. The UAE’s ministry of foreign affairs and international cooperation said in a statement that Somalia’s move was illegal as it violated diplomatic norms between the two countries and the MoU’s provisions thus violating international norms and the rules of international law. Source: – AL ARABIYA
  11. Syrian government forces have taken full control over the town of Douma, the last rebel stronghold in the eastern Ghouta enclave outside Damascus, Russian news agencies reported on Thursday, citing a Russian military official. “The raised state flag over a building in the town of Douma has heralded the control over this location and therefore over the whole of eastern Ghouta,” Major-General Yuri Yevtushenko, head of the Russian peace and reconciliation center in Syria, was quoted as saying. Reporting by Vladimir Soldatkin; editing by John Stonestreet Source: Reuters
  12. Mogadishu (HOL) - Mohamed Osman Jawari, the immediate former Lower House Speaker will be delivering his final speech to Somalia's Lower House on Thursday. Source: Hiiraan Online
  13. Baydhaba (Caasimada Online) – Waxaa magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG ah ee Koonfur Galbeed gaaray Danjiraha dowlada Ethiopia u fadhiya Somalia Jamaaludiin Mustafa Cumar. Jamaaludiin Mustafa Cumar, ayaa magaalada Baydhabo ku sugan maalintii Seddexaad, waxaana la sheegayaa in halkaa uu ku qabanaayo shirar gaar gaar ah. Shirarka uu Jamaaludiin Mustafa Cumar ku qabanaayo magaalada Baydhabo ayaa waxa uu xoogiisa la xiriira dib usoo nooleynta xiriirka ganacsi ee Ethiopia kala dhexeeya Somalia, gaar ahaan maamulka Koonfur Galbeed. Booqashada Jamaaludiin Mustafa Cumar, ayaa sidoo kale la xiriirta sida loo hirgelin lahaa wado isu xirto Degmooyinka Baraawe iyo Doolow. Jamaaludiin Mustafa Cumar, ayaa maalinimadii shalay oo arbaco aheyd magaalada Baydhabo kula kulmay ganacsatada deegaanada maamulka Koonfur Galbeed, Wasiirada Amniga iyo Waxbarashada. Jamaaludiin Mustafa Cumar, ayaa sheegay in ka Ethiopia ahaan aanu ka maarmeynin in xiriir wanaagsan ay la sameeyan Somalia, waxa uuna amaanay Ganacsiga Somalia. Booqashada Jamaaludiin Mustafa Cumar, oo ku eg muddo Shan cisho ah, ayaa waxaa lagu xoojinayaa xiriirka Somalia iyo Ethiopia, waxa ayna tani muujineysaa in Dowlada Ethiopia ay ku howlan tahay dib u wanaajinta xiriirka Somalia.
  14. The US says "all options are on the table" in response to a suspected chemical weapons attack in Syria, as Western leaders continue to weigh up military action. Source: Hiiraan Online
  15. MOSCOW (Reuters) - Syrian government forces have taken full control over the town of Douma, the last rebel stronghold in the eastern Ghouta enclave outside Damascus, Russian news agencies reported on Thursday, citing a Russian military official. Source: Hiiraan Online
  16. Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia ka furmaaya Shirka 7-aad ee Suufiyada Caalamka, kaa oo ay ka qeybgalayaan ku dhawaad 11 dal oo heer caalami ah. Dalalka ka qeybgalaaya shirkaan ayaa casuumaad ka helay Jaamacadda Imaamu-shaafici oo ku taalla Magaalada Muqdisho gaar ahaan degmada Hodan Xaafada Siigaale. Shirkaan ayaa lagu wadaa inuu furmo maanta oo Khamiis ah,waxaana sidoo kale marti ku ah mas’uuliyiin ka socta dowlada Federaalka ah ee Somalia. Shirkaan ayaa noqonaya kii ugu horeeyey oo ay qabaneyso Jamaacadan waxaana shaqsiyaadka martida ah ku jira culimo, Aqoonyahano iyo ilaa heer Caalami ah oo ka kala socda daafaha caalamka. Sidoo kale, Wafdigan waxaa Garoonka Aadan Cadde kuso dhaweeyey Khaliif C/qaadir Macalin Nuur Wasiiru dawlaha Madaxtooyada oo ah aas-aasaha jaamacadda Imaamu-shaafici. Si kastaba ha ahaatee, Shirka 7-aad ee Suufiyada Caalamka ayaa noqonaaya mid albaabada u fura shirarka xiga ee caalamka kaa oo suuragal ah in mararka xiga lagu qabto Muqdisho. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  17. NAIROBI, Kenya — Twenty-six journalists have been murdered in Somalia in the past decade. Nobody has ever been tried or convicted in these murders. Somalia has sat atop the Committee to Protect Journalists’ Global Impunity Index — a list of the worst countries for the unsolved murders of journalists — for the past three years. Source: Hiiraan Online
  18. Somalis are braving the storm to host social events despite threats by Islamist militant group Al- Shabaab which is perpetrating brutal bombing of civilians and security officials on a daily basis. Source: Hiiraan Online
  19. UAE’s Minister of State for Foreign Affairs Anwar Gargash said Somalia created tension that’s uncalled for after its seizure of a civilian aircraft this week and money on board that’s allocated for the Somali army. Source: Hiiraan Online
  20. Muqdisho (Caasimadda Online) – Musuq maasuqa Qaramada Midoobe ka dhex jiro ayaa sii balaraanayo mana kusii jiro midka ay hay’adaha Qaramada Midoobe ka wadaan gudaha Soomaaliya. Xafiiska Qaramada Midoobe Soomaaliya ku leedahay ayaa la sheegay inay musuq maasuqeen lacago $51.3M oo lagu cunnay magaca Soomaaliya ayadoo lagu andacoonayo adeegyo gaar ah in dalkaan loo qabanayo. Xafiiska UN Support Office in Somalia in Somalia (UNSOS) ayay ku biyo shubatay inay magaca Soomaaliya lacago badan ku cuneyn ayagoo sheegayaan adeegyo kala duwan qabanayaan. Fadeexadan banaanka ay soo dhigtay Inner City Press ayaa kusoo beegmeyso xili dhawaan xoghayaha guud ee qaramada midoobe Antonio Guterres sheegay inaan loo dul qaadan doonin shaqaalaha Qaramada Midoobe ee lagu soo eedeeyo inay galmo iyo musuq musaaq ku kacaan. Baaritaan gaar ah oo ay Qaramada Midoobe sameysay ayaa lagu ogaaday sidoo kale inay jiraan xisaab lacageed oo dayacaad ku dheehan gudaha Soomaaliya loogu adeegsaday. Lacagaha ay qaramada midoobe kaalmo ahaan Soomaaliya ugu tala gashay in arimaha, siyaasada, nabad galyada, dhaqanka iyo hormarka wax looga qabto ayaa lagu takrifilay ayadoo shaqaalaha xafiiska Qaramada Midoobe SOOMAALIYA maamulaan musuq maasuqeen lacagtaan danno gaar ahna ku qabsadeen. Baaritaanka xisaabaha lacagaha ay Qaramada midoobe ku sameysay xafiiska UNSOS waxaa hogaaminayay Amadu Kamara waxayna isaga kooxdiisa banaanka soo dhigeen lacago $51.3 million oo si aan loogu tala galin loo adeegsaday sidoo kalena aysan caddeyn qaabkii lacagahaas lagu bixiyay. Waxaa warbixintaan lagu sheegay heshiiska qandaraaska cunnada loogu keenayo shaqaalaha UNSOS dhanka diyaaradaha qarashaadka ku baxaayo inuu labo lab ka badan yahay ra’sumaalka guud ee Qaramada Midoobe safarada Dibbada u adeegsato. Warbixintaan sidoo kale waxaa lagu sheegay in UNSOS sharaxaad dheeri ah ka bixin weysay markii lagu helay lacagaha $51.3-milyan gaarayaan ee xafiiskeeda lagu musuq maasuqay. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  21. Muqdisho (Caasimadda Online)– Ra’iisal wasaare, Xasan Cali Kheyre ayaa caawa hoygiisa ku booqday guddoomiyaha baarlamaanka ee is casilay Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari). Booqashadaan Ra’iisal wasaare Kheyre ee guddoomiye Jawaari ayaa aheyd mid ay isku cafinayeen isla markaana xalay dhalay uga wada noqon lahaayeen khilaafkii siyaasadeed ee aakhirkii isku casilay Jawaari. Maalinta Arbacad ee beri ayaa a filayaa in Jawaari uu khudbad u jeediyo xildhibaanada kuna sheegayo iscasilaadiisa iyo dardaaran uu u jeedinaayo xildhibaanada.
  22. It took until almost the last kick of the game, but Real Madrid are through to the Champions League semi-finals after converting a stoppage time penalty over Juventus, scoring the aggregate tiebreaking goal to send them through 4-3 despite losing the match 3-1 at the Santiago Bernabeu Source: Hiiraan Online
  23. Wasiirka arrimaha dibadda ee dalka Baxreyn Khaalid Ibnu Axmed ayaa bartiisa twitter ka waxaa uu soo dhigey hadal uu dowladda Soomaaliya ku dhaliilay kaasoo daba socdey muran dublumaasiyadeedka u dhexeeya dowladaha Soomaaliya iyo Imaaraatka. ” Dowladda Imaaraat ku waxay abaabushay shirar dhawr ah oo Soomaaliya lagu taageerayey ayadoo uu goob joog ka ahaa Madaxweynaha Soomaaliya, waxayna imaaraat ku Soomaaliya ka caawiyeen la dagaalanka burcad badeeda ayagoo siiyey taageero dhaqaale, hub iyo daawo. Laakiin Soomaalidu waxay ugu badashay inkiraad iyo xumeyn ama sumcad dil, waxayna hoosta ka galleen dhabta cadowga ummadda, Illaahay baa nagu filan, una wanaagsan wax la talo saarto” khaalid Axmed Caadiyan maa ahan badanaa dhaqanka dublumaasiyadda aduunka ka dhaca in muran dublumaasiyadeed oo labo dowladood ka dhexeeya in dowlad kale si qaawan u soo dhex gasho oo mid ula safato, gaar ahaan marka dowladdaan soo dhex galaysa uusan wax xiriir xumo hore ah kala dhaxeyn dowladda ay ka safaneyso. Hase ahaatee qofkii la socda siyaasadda Carabta uu garan karaa sababta hadalka wasiirka Baxreyn oo ka mida Isbahaysiga ay is hayaan Qatar. Hadalkaan kasoo yeeray Wasiirka Arrimaha Dibadda Baxreyn wuxuu soo jiitey oo dood adag dhex dhigey bulshada Soomaalida iyo Carabta ee sida weyn u raaca wax yaabaha xaasaasiga ah ee lagu qoro xisaabaadka ay twitter-ka ku leeyihiin shaqsiyaadka caanka ah ee ra’yul caamka ama wararka sameeya. In ka badan dhawr boqol oo qof ayaa jawaabo iyo jawaab celin isku dhaafsadey bogga Wasiirka Baxreyn uu ku lee yahay twitterka. Soomaali badan oo u badan dhallinyaro afka Carabiga si fiican u yaqaan ayaa doodaan ka qeyb galay ayagoo difaacaya mowqifka Soomaaliya. Doodu waxay u badneyd hadallo kulul oo mararka qaarkood aflagaado iyo cey la is dhaafsaneyey. Shaqsiyaadka Carabta ah ee taageerayey warka wasiirka oo dhalashadoodu badankood ka muuqatay Imaaratiyiin iyo Sucuudiyiin waxay Soomaaliya ku tilmaamayeen dal burburay oo gaajo iyo argagaxiso degtay, kuna abaal dhacay dowladihii caawinayey. Laakiin shaqsiyaad kale oo Carbeed ayaa dowladaha Isbahaysiga ku eedeynayey inay doonayaan Soomaaliya in loo burburiyo sida Yamen iyo Iiibiya, waxayna Wasiirka Baxreyn iyo dowladaha kale ugu baaqayeen inay Soomaaliya arrimaheeda gudaha faraha kala baxaan, lagana daayo xad gudubka lagu hayo qarannimadeeda. Hase ahaatee, waxaa xiiso badan lahaa fal celiska dhalinyarada Soomaalida ah ee ka qeyb qaadatay doodaas. Waxaa ka muuqdey dhallinyaradaas kalsooni iyo qab uu ka muuqdo dhaqankii Soomaalida lagu yaqaanay, waxey ku doodeen in ay abaal u hayaan cid kastoo Soomaaliya caawisay laakiin taas aysan ku badalan karin inay aqbalaan siyaasad wax u dhimeysa qarannimada iyo madax bannaanida dalkooda. Dhalinyarada qaarkood carro xooggan ayaa ka muuqatey, waxeyna cay iyo hadallo kulul u jeediyeen Wasiirka Baxreyn iyo dowladaha kale ee Carbeed oo ay ku eedeeyeen inay ka shaqeynayaan siyaasad iyo falal Soomaaliya looga abuurayo qalalaase iyo khilaafaad. Hiba Shookari oo ka mid aheyd dhallinyaradd sida wanaagsan Soomaaliya u difaacdey, aadna uga qeyb-gashay doodaan ayaa tilmaantay in Soomaaliya ixtiraamayso ciddii ixtiraamta, ayna xaq u leedahay inay difaacato danaheeda qaran. “Ma jirto cid aan raali uga noqonayno inay dalkaanaga kala qeybiyaan” ayey tiri Hiba oo hadal keeda uu ka muuqdey sida ay ugu weyn tahay Soomaalinimadu. Asad Ibraahim Cadaani oo ah qoraa Soomaaliyeed ayaa si weyn ugu caqli celiyey wasiirka Baxreyn kuna nuux nuuxsaday sida ay lagama maarmaan u tahay in aan mashaakil ka dhex jira dowladaha khaliijka loo soo rarin Soomaaliya. Asad ayaa ku faanay Soomaaliyaba inay caawin jirtay dowladaha khaliijka xili ay ahaayeen dad arradan oo faqri ah. Guud ahaan doodaani waxay bannaanka soo dhigtay inay jiraan jiil cusub ay ka go’an tahay inay difaacdaan dhaxalkii awooweyaashood iyo qarannimadii ay dhaliyeen dhallinyaradii gumeystihii caddaa dalka ka saarey. Dhalinyarada Soomaaliyeed ee doodan ka qeyb gashay waxey si weyn ugu celceliyeen inaysan macno ugu fadhin sida dowladuhu u kala lacag iyo dhaqaallo badan yihiin, laakiin ay ku faanayaan inay leeyihiin dal Soomaaliya la dhaho, lehna mustqabal wanaagsan. Dooddahaas iyo weerarada afka ah ee ay dowldaha iyo muwaadiniintu is dhaafsanayaan, ka sokoow waxaan la inkiri karin in caalamka casriga ah ay dowladuhu yeeshaan iskaashi iyo wax kala badalasho ku dhisan masaalix la wadaago, Soomaaliyana waxaa maslaxadeedu ku jirtaa inay xiriir wanaagsan la yeelato dowladaha caalamka, gaar ahaan kuwa Carbeed oo aan dano badan wadaagno. Sidoo kale, dowladaha danaha ka leh Soomaaliya waxaa la gudboon inay danahooda iyo masaalixdooda usoo maraan wado sax, kana fogaadaan siyaasaddaha keenaya cadawada iyo kala fogaanshaha oo aan cidna dani ugu jirin. Ma jirto dowlad ay ka suurta gali karto inay qarannimadeeda iyo midnimadeeda dhuleed ku badalato kaalmo kooban oo dal kale uga yimaada, Soomaaliyana kama duwana kuwaas haddaan lagu beegsaneyn qaran jabkii ku dhacay oo ay hadda kasoo kabanayso. W/Q: Xildhibaan Cabdishakuur Cali Mire
  24. Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E. Amb. Ahmed Issa Awad, ayaa qaabilay Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya H.E. Mr. Carlo Campanile, isaga oo ka guddoomay dhambaal casuumaad ah. Intii kulanka lagu gudajiray waxaa looga hadlay xiriirka laba geesoodka iyo iskaashiga, iyadoo yadoo loo marayo istratijiyad siyaasadeed, nabadgelyo iyo dhaqaale si loo xoojiyo maqaamka xiriirka taariikheed ee labada dal iyo labada shacab ee saaxiibada ah u dhexeeya, waxaa sidoo kale laga dooday arrimo dhowr ah oo ku qotoma xiriirka iyo sidoo kale xaaladda gobolka iyo dunida inteeda kale. Kulanka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga H.E. Mr. Abdulkadir Ahmed-Kheir Abdi iyo Agaasimaha Waaxda Yurub iyo Ameerika Mudane Abdidaahir Cabdiraxmaan Cabdi. –DHAMAAD–
  25. Bahrain’s Foreign Minister, Khalid bin Ahmed Al Khalifa, has weighed in on the diplomatic tension between United Arab Emirates (UAE) and Somalia, describing the latter as ungrateful and unfair to its Gulf ally. Khalifa used his official Twitter account to blast Somalia for ‘denying and insulting’ its ally ‘in the name of the nation’s enemies’, despite UAE’s support in the fight against piracy and insecurity. Relations between UAE and Somalia have been steadily declining since the latter’s decision not to cut ties with Qatar, preferring to take a neutral position in the dispute between Saudi Arabia and Qatar. Relations took another hit last month when Somalia nullified an agreement between UAE’s DP World, Somaliland and Ethiopia over the management of Berbera port. Somalia said the deal violated its territorial integrity. In the latest diplomatic spat, Somalia intercepted a plane from UAE on Sunday at the Mogadishu airport and impounded three bags containing $9.6 million. While the UAE foreign ministry has since described Somalia’s move as illegal and a breach of diplomatic protocol, Somalia insists that the diplomats present at the airport including the UAE Ambassador to Mogadishu Mohammed Ahmed Othman Al Hammadi failed to verify the bags. “The Ambassador refused the bags to be examined with metal detectors, electronic scanning, or canine sniffing without opening or detaining the bag which was a simple solution to the problem,” a senior government official told Voice of America in Somalia. A local radio in Mogadishu, Radio Dalsan, reported that the defence ministry has decided to take full charge of its army training and pay salaries of troops that were trained by UAE through a military cooperation agreement signed in 2014. The move effectively ends UAE’s role in the military affairs of Somalia. UAE had explained that the confiscated funds were meant to pay the Somali army and trainees based on that agreement. Somali authorities have since started an investigation to determine whether the money was intended to destabilise the country. Source: – Africa News