Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    211,214
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Muqdisho (PP) ─ Wasaarada Arrimaha Dibadda ee Imaaraadka Carabta, ayaa si kulul u cambaareysay falkii Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku qabatay diyaarada laga lahaa dalka Imaaraadka oo sidday lacag gaaraysa 9.6-million oo doollar oo loogu talo galay in lagu taageero ciidanka Somalia iyo macalimiinta tababara. Qoraalka Wasaaradda ayaa lagu xusay in ciidamom saarnaa diyaarada ay xadgudub kula kaceen ciidamada Dowladda Somalia oo qoryo ku qabteen, taasoo ay ku tilmaantay mid aan la qaadan karin. “Arrintaan waa sharci-darro kasoo hor-jeedda Xushmada Dublamaasiyiinta labada dal u dhexeysa iyo heshiis is faham ah oo dhex maray labada waddan bishii November ee sannadkii 2014-kii,” ayaa lagu yiri qoraalkan Imaaraadka Carabta. Sidoo kale, Qoraalka ayaa mar kale lagu yiri. “falkaan wuxuu xad-gudub weyn ku yahay xeerarka caalamiga ah, iyadoo Imaaraadku uu siiyo kaalmo dhinac walba ah Somalia, gaar ahaan dhinacyada siyaasada, ciidamada iyo gar-gaar bani’aadamnimo si ay u dagto Somalia.” Warbixintan oo ay daabacday wakaaladda wararka imaaraadka ee WAM, ayaan lagu sheegin wax tallaabo ah oo ay dowladda Imaaraadka ka qaadan doonto falkii ay ku kacday Dowladda Federaalka Soomaaliya. Ugu dambeyn, Lacagtii lagu qabay Garoonka Diyaaradaha Muqdisho 08-dii bishan Abriil, ayaa la geeyay Bangiga dhexe ee Soomaalia illaa iyo haddana lama oga sida laga yeelayo lacagtaas. PUNTLAND POST The post Dowladda Imaaraadka Carabta oo si Kulul uga hadashay Lacagtii lagu Qabtay Muqdisho appeared first on Puntland Post.
  2. 4/10/2018 The UAE has condemned the seizure of its civilian aircraft carrying millions of dollars by authorities in Somalia on Sunday. In a statement, the Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation, said that the jet was seized at Mogadishu airport carrying US$9.6 million in cash allocated to support the Somali army and trainees. The Ministry added that some those on-board the plane had been held at gunpoint and assaulted by Somali security forces. This action is an illegal step that “contradicts the established diplomatic norms and traditions between countries and is a serious breach of the provisions of the Memorandum of Understanding signed between the two countries in November 2014,” it continued. It went on to say that the UAE “deplores this violation of international law and norms, at a time when the UAE has provided all kinds of political, economic, military and humanitarian support in the darkest conditions to establish security and stability in the Somali Federal Republic.” ​
  3. Abu Dhabi (Caasimada Online) – Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta ayaa muujisay sida ay uga xun tahay una cambaareeneyso xariggii ay u geysteen ciidamada amaanka Somalia diyaarad rakaab ah oo u diiwaan gashan Isutagga Imaaraadka Carabta, maalintii axadda oo ay taariikhdu ku beegneyd 8-da April. Diyaaradda waxaa lagu qabtay garoonka caalamiga ah ee Aadan Cadde, waxaana saarnaa 47 ka tirsan ciidamada Imaaraadka Carabta, waxaana lagu qabta lacag loogu talagalay in lagu taageero ciidamada Soomaalia iyo kuwa tababarka ku jira, sida ay sheegtay wasaaradda arrimaha dibedda Imaaraadka oo qoraal soo saartay. “Tacaddiiyo ay u geysteen shaqsiyaad ka tirsan ciidamada ammaanka Soomaaliya kuwa Imaaraadka Carabta, ayaa ka dhacay garoonka” sida lagu sheegay qoraalka. “Qoraalka diyaaradda waxaa la daahiyey dhawr saacadood”. Wasaaradda ayaa sheegtay in lacagtaas loogu talagalay in lagu taageero ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya oo ku saleysan heshiiskii is afgarad ee ay labada dal kala saxiixdeen bishii November 2014 oo ahaa sare u qaadidda iskaashiga dhinaca military ee labada wadan. Wasaaradda arimaha dibadda waxa ay qoraalkaas ku sheegtay in tallabadaas ahayd mid sharci darro ah oo khilaafeysa nidaamka iyo dhaqanka diblomaasiyadda u dhexeeya labada wadan, xadgudub weyna ku ah heshiiskii ku qornaa is afgaradka, taas oo meel ka dhac ku ah qanuunka caalaamiga ah iyo nidaamka caalamiga ah. “Isutagga Imaaraadka Carabta waxa ay ka xun tahay ku xadgudubkan sharciga caalamia ah iyo nidaamka, xilli ay Isutagga Imaaradka Carabtu wax walba haddii ay ahaan lahayd siyaasad, dhaqaale, military iyo arrimaha bili’aadannimo ka taageeertay xilliyada ugu madaw dowladda Federaalka-ka Soomaaliya, si loo dhiso ciidamada iyo xassiloonida.” Waxaaa Turjumay Mohamed Kaafi
  4. Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo ayaa uga mahadceliyey guddoomiyahii golaha shacabka, Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari sida uu isku casilay. Farmaajo ayaa sheegay in Jawaari aanu wax shuruud ah ku xirin is casilistiisa, uuna yahay qabiir dhanka sharciga ah. “Waxaan u mahadcelinayaa mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari oo runtii dalka usoo shaqeeyay in ka badan muddo 50 sano ah, xilal kala duwanna usoo qabtay, mudane Jawaari waa oday Soomaaliyeed, waa qabiir dhanka sharciga ah, in badanna dowladnimada Soomaaliyeed waqti aad u badan geliyey, go’aanka uu qaatay waa mid taariikhi ah, wax shuruud ah oo uu ku xirayna malahan, waxaan ku dhiirogelinayaa mudane Jawaari in uu halkaasi kasii wado dedaalladii uu ku bixiyey dowladnimada Soomaaliyeed, gaar ahaanna qabyo tirka dastuurka, waxaan ka fileynaa inuu sii wado talobixintiisii iyo talo soo jeedintiisa, waxaa waajib nagu wada ah inaan usoo wada jeedsanno xaqiijinta himilooyinka shacabka Soomaaliyeed oo ah dowlad wanaag, adeegyada asaasiga ah inaan gaarsiinno, inaan si wadajir ah ugu istaagno arrimaha masiiriga ah” Madaxweynaha oo hadalkiisa sii wata ayaa dhanka kale waxa xukuumadda faray iney Labo jibaarto dedaalkeeda, maadaama ay horyaalaan howl oculus. “Xukuumadda waxaan farayaa iney dedaalka Laba jibaarto maadaama ay horyaallaan howlo culus oo ay ka mid yihiin sugista amniga iyo horumarinta dhaqaalaha dalka” Ugu dambeyn, Madaxweyne Farmaajo ayaa usoo jeediyey baarlamaanka federaalka in ay dardargeliyaan meelmarinta hindise sharciyeedka, sidoo kalena ugu baaqay iney kormeer joogto ah ku sameeyaan howlaha xukuumadda. “Baarlamaankana waxaan usoo jeedinayaa iney dardargeliyaan hindise sharciyeedyada ay xukuumadda usoo gudbisay oo ahmiyad weyn u leh dalka, waxaan kaloo aan halkaan ugu baaqayaa baarlamaanka in kormeer joogta ah ku sameeyaan xukuumadda iyo laamaha kala duwan ee dowladda, waxaan shacabka Soomaaliyeed ugu baaqayaa iney garab istaagaan dowladda, ayna la shaqeeyaan hay’adaha amniga ah si loo xaqiijiyo nabadgalyada dalka, dowlad aysan shacabka garab taagneyn ma shaqeyn karto” ayuu hadalkiisa kusoo gabagabeeyay madaxweynaha.
  5. Mogadishu (HOL) - The Government of Somalia has established the host country relations committee which will work on the government's national development programs in coordination with other international and government agencies. Source: Hiiraan Online
  6. Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo guddoomiyaha baarlamaanka Somalia, ayaa goor-dhaw la hadlay saxaafada waxaana madaxweynuhu uu soo dhaweeyay is-casilaadii guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Somalia Maxamed Cismaan Jawaari iyo go’aankii, isagoo baaq iyo talooyin u jeediyay Xukuumadda iyo Baarlamaanka. Guddoomiyaha xilka iska casilay oo si kooban ula hadlay warbaahinta ayaa sheegay in is-casilaadiisa ay ahayd mid uu ku badbaadinayo baarlamaanka, isla markaana uu berri baarlamaanka hortiisa ka jeedin doono khudbad uu amaannadii ay xildhibaannadu u dhiibteen ku wareejinayo. “Waxaan doonayay oo keliya inaan idinka iyo madaxweynaha idiin xaqiijinayo inaan xilka banneynayo, oo aan berri ka sheegi doono fadhiga golaha shacabka, halkaas ayaana wixii kale oo dheeraad ah ka sheegi doonaa, waana idiin mahad-celinayaa,” ayuu si kooban u yiri guddoomiyaha xilka banneneynaya ee Jawaari. Madaxweyne Farmaajo oo shirka jaraa’id uu kula wehliyay guddoomiyihii is casilay Jawaari ayaa sheegay in go’aanka uu qaatay uu ahaa mid taariikhi ah oo aan wax shuruud ah ku xirneyn. “Waxaan u mahad-celinayaa Guddoomiye Jawaari oo in ka badan 50-sano u soo dhaweynayay dalka, xilal kala duwanna soo qabtay, waa oday Somali ah waa khabiir dhanka sharciga in badan dowladnimada ka soo shaqeeyay, go’aanka uu qaatay waa mid taariikhi ah, wax shuruud ah oo ku xiran ma lahan,” ayuu yiri Farmaajo. Sidoo kale, Madaxweynaha ayaa ka dalbaday Jawaari inuu sii wado halihii uu dalka u hayay iyo qabyo tirka dastuurka, isagoo xusay inay ka filayaan inuu sii wado talo bixintiisa iyo talo soo jeedintiisa intaba. Madaxweynaha Somalia, ayaa faray Xukuumadda in laba jibaarto dadaalka ay ugu jirto howlaha sugida iyo horumarinta dhaqaalaha, sidoo kale waxaa uu ugu baaqay Baarlamaanka inay dardar geliyaan hindise sharciyeedyada ay Xukuumadda u soo gubisay, kaasoo uu sheegay in ahmiyad weyn u leh dalka. Dhanka kale, Inkastoo shirkiisa jaraa’id uu ahaa mid kooban, hadana ma jirin wax su’aalo ah oo war-fidiyeenka loo ogolaaday inay madaxda dalka weydiiyaan, iyadoo shirkaan jaraa’id uu imaanayo kaddib muddo dheer oo uu ka aamusanaa madaxweynuhu khilaafka hareeryay dowaldda. Ugu dmabeyn, Xiisada siyaasadeed ee Saddexdii Toddobaad ee uu dalka ku jiraya ayaa rasmi ahaan soo afjarmeysa, waxaana la geli doonaa marxalad cusub oo aan la qiyaasi karin, waxaana todobaadyada soo socda loolan adag loo geli doonaa xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka oo la filayo in 15 casho gudahood lagu soo doorto. http://puntlandpost.net/wp-content/uploads/2018/04/DHAGEYSO_Farmaajo_Jawaari_Xamar.mp3 PUNTLAND POST The post FARMAAJO: Go’aankii uu isku casilay Jawaari waa mid Taariikhi ah oo aan soo dhaweynayo appeared first on Puntland Post.
  7. Mogadishu, 10 April 2018 – A visiting UK Minister of State for the Armed Forces Rt. Hon. Mark Lancaster has paid tribute to the AU troops in Somalia for securing the country and reducing the threat of terrorism. Source: Hiiraan Online
  8. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Guddoomiyihii Baarlamaanka ee xilka iska casilay Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa goor dhow si wadajir ah shir jaraa’id ugu qabtay madaxtooyada Villa Soomaaliya. Halkaan hoose ka daawo.
  9. Gobolka Bay-(Caasimadda Online)-Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay ayaa sheegay in halkaasi uu iska dhiibay horjooge sare oo ka tirsanaa Maleeshiyada Alshabaab,kaasi oo haatan uu gacanta ku hayo maamulka Koonfur Galbeed. Sarkaalkan oo maanta isku soo dhiibay ciidanka booliska gaarka ah ee Koonfur Galbeed ayaa lagu magacaabaa Aadan Maxamed oo ku magac dheer (Aadan Shaah). Saraakiisha ammaanka Koonfur Galbeed ayaa lafilayaa in dhawaan ay saxaafadda u soo bandhigaan macluumaad ku saabsan horjoogahan is soo dhiibay,kaasi oo haatan su’aalo ay weydiinayaan hay’adaha amniga. sarkaanka isdhisoodhiibay ayaa waxa uu kooxda shabaab uqaabilsanaa fulinta weerarada arbushaadka ah ee deegaano gobolka Bay waxaana sidookale lasocday hal qof oo kale oo isna isasoodhiibay. Todoboodyo ka hor ayaa waxaa sidoo kale is soo dhiibay horjooge kale oo lagu magacaabo Maxamed Caddo woo u qaabilsanaa maleeshiyada Alshabaab qeybta qaraxyada ee Gobolada Bay,Bokool iyo Gedo. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  10. Muqdisho-(Caasimadda Online)-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Guddoomiyihii Baarlamaanka ee xilka iska casilay Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa goor dhow si wadajir ah shir jaraa’id ugu qabtay madaxtooyada Villa Soomaaliya. Si kastaba, Madaxweyne Farmaajo iyo Jawaari ayaa maanta mar kale Madaxtooyada ku qaatay kulan Saacado badan la isugu helay oo ku saabsan talaabada xigta, Mar haduu Jawaari iscasilay isagoo la qanciyay. Guddoomiye Jawaari oo hadalka ku horeeyay ayaa sheegay inuu xilka ka degi doono maalinta berri, si uu amaanada dib ugu celiyo baarlamaanka, isagoo xusay in sababta uu hada u soo muuqday ay tahay inuu si rasmi ah u caddeeyo is casilaadiisa. Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi farmaajo oo isna hadlay ayaa uga mahad celiyay go’aanka uu qaatay Jawaari, waxaana uu sheegay inuu yahay nin oday ah oo muddo 50 sano u soo shaqeeyay dalka. Waxaa uu sheegay in go’aanka uu qaatay yahay mid taariikhi ah, isla markaana uu ku dhiira gelinayay inuu sii wado dadaalada dowladnimada, qabyo tirka dastuurka, maadaama uu yahay khabiir dhanka sharciga ah, isla markaana ay ka filayaan talo bixinta iyo talo soo jeedintiisa. Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Somaliya, ayaan wax shaqa ah qaban tan iyo 12kii Bishii hore ee Maarso markaas oo dalka ay ka mamnuuceen Hay’ada DP World, Waxaana laba maalin kadib Xildhibaano sheegeen iney Mooshin ka gudbiyeen Jawaari uuna ka qabtay Gudoomiye Kuxigeenka Koowaad ee Golaha Shacabka C/Wali Ibraahim Sheekh Muudeey. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  11. Muqdisho (Caasimadda Online) – waxaa markale maanta la hadal hayaa haweenay lasheegay in ay cirbad kudurtay wiil mooto bajaaj ah oo ku sugan magaaladda muqdisho. falkaan ayaa waxa uu kadhacay agagaarka Isgoyska km4 ee Muqdisho waxaana lasoo warinayaa in haatan laguhayo Xarunta Demi-baarista ee CIDA-da . Dhacdadaan oo aad looga yaabay ayaa Goobjoogayaal waxa ay sheegaayn in Wiilka ay Haweneyda u saarneyd mootada basle markii dambe ay cirbada ku durtay. Wararka aan heleyno ayaa waxa ay sheegayaan in haweeneydii iminka lagu haayo Xarunta Dembi-barista CIDA-da, waxaana sidoo kale Goobta ku sugan Wiilkii Darawalka Mootada ka ahaa oo qeylinaya. Lama oga cirbada ay Wiilkaas haweyda ku durtay waxa ay tahay,mana ahan mid ku cusub Magalada Muqdisho waxana mid la mid ah ay dhacday horaantii Bishii la soo dhaafay ee Maarso Isgoyska Tarabuunka ee degmada Hodan. dowladda soomaaliya ayaanan wali war rasmi ah kasoo saarin falkan iyo kuwa ka sii horeeyay oo kadhacay isla magaaladda muqdisho sanadkaan gudihiisa. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  12. Garowe (Puntlandi) Labo dhalinyaro oo bishii march ee lasoo dhaafay laga afduubtay magaalada Garowe ee caasimadda Puntland, ayaa maanta lagu guulaystay in dib loogusoo celiyo xoriyadoodii laga qaaday. Labadaan dhalinyaro oo kasoo jeeda magaalada Burco, ayaa ujeedada loo afduubtay waxay salka ku haysay, nin ku xiran magaalada Burco oo kasoo jeeda gobolka Nugaal, kaasoo eheladiisu ay sheegeen in cadaalad darro lagu haysto. Siciid Maxamed Faarax (Dugle) ayaa u xiran kiis la xiriira Gabadh 9-sano jir ah oo ay dhashay Xaaskiisa, taasoo u geeriyooday sabab aan illaa iyo hadda la xaqiijin, balse hooyada dhashay ayaa ku dacwootay inuu ninkeeda kufsaday, halka eheladiisana ay ku dacwoonayaan inay hooyadu gabadheeda dishay ayna hayaan cadeymo iyo marqaatiyaal nool. Maxkamada Burco ayaa lagu eedeeyay inay kiiskaan si cadaalad darro u maaraysay, taasoo keentay afduubka dhalinyaradaan loo gaystay, balse goor dambe ayay maxkamadu ku talisay in labada dhinac ay ku kala baxaan shareecada Islaamka. Islaan Ciise Islaan Maxamed oo katirsan Isimada Puntland, gacan weyna ka geystay siidaynta dhalinyaradaan, ayaa shir jaraa’id oo uu qabtay ku sheegay, in maanta laga bilaabo dhalinyaradaan ay yihiin fasax, waxaa kaloo Islaanku sheegay inay ka xun yihiin arrintaan inay dhacdo, balse wuxuu tilmaamay inay tahay arrin ku timid cadaaalad darro laga tabanayay Burco. Islaan Ciise ayaa ugu baaqay salaadiinta dhaqanka reer Burco inay dhameystiraan kiiska ninka ku xiran magaalada Burco, waxaana uu sheegay Islaanku in loo baahan yahay in sharci iyo cadaalad lagu kala baxo, si aan dhibaato midaan lamid ah u imaan. Mid kamid dhalinyarada afduubtay loo haystay oo warbaahinta la hadlay, ayaa sheegay mudadii la haystay in loola dhaqmay si wanaagsan oo xushmad leh. Halkaan ka dhegayso codka Islaamka. Islan Ciise Islan Maxamed Qaybta koowaad oo uu kaga hadlayo sii daynta wiilasha Puntlandi.com
  13. Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Goordhow lagu wadaa in uu Warbaahinta la hadlo. Wariyaasha ayaa Goordhow looga yeeray Xarunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho. Madaxweyne Farmaajo ayaa ka hadlaya Xaaladaha siyaasadeed ee dalka ka jira iyo is casilaadii Gudoomiye Jawaari. Siyaasada Soomaaliya ayaa marqura isbadashay kadib markii uu is casilay Gudoomiyihii Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari. Faah Faahinta Dib kala soco Insha allah Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post Muqdisho The post Madaxweyne Farmaajo oo Goordhow Warbaahinta la hadlaya appeared first on Puntland Post.
  14. President Muse Bihi was sworn in as president on December 2017. He took over a politically divided country with a shattered economy. This article looks at the key challenges facing President Bihi and his government and offers recommendation as to how to overcome those challenges. The Challenges 1) A Divided Nation After a polarized election campaign at the end of 2017, the people of Somaliland are divided more than ever; divisions that one could accuse Bihi of further entrenching. During the election campaign, Bihi disingenuously accused his rival, Abdirahman Irro, the then Wadani Party presidential candidate, of receiving support from Mogadishu. By questioning Irro and his supporters’ loyalty and aspirations for an independent Somaliland, Bihi, the then presidential candidate of the ruling Kulmiye party, offended Wadani supporters, many of whom have since started to question whether their future lies within Somaliland. Since elected to office, President Bihi has done nothing to make amends. He came to power through the continuation of clan alliance system established in 2008 along with his predecessor, Ahmed Silanyo. Popularly known as Jeegaan (Rainbow), the alliance is composed of two major Somaliland clans and has been forged to rotate the office of the presidency amongst themselves. Since 2010, the Jeegaan alliance has consolidated political authority and almost half (45%) of President Bihi’s recent cabinet and other political appointees are members of these clans. To push the envelope dangerously further, it is widely believed that the alliance is now pursuing for consolidation of economic power. Arbitrary government regulations have been routinely used to hinder major corporations, such as Telesom, a company that is not wholly owned by the alliance. By restricting Telesom’s business operations, many observers believe that the government is creating an entry point for Jeegaan owned companies to not only penetrate the market but also to increase their market share. This has created two opposing camps in Somaliland, the haves and have-nots in terms of power, wealth and influence. Furthermore, Bihi is also yet to work on the ratification and the successful implementation of the agreement signed by the previous government of Silanyo and Khatumo. 2) A Battered Economy According to the findings of the Somaliland’s House of Representative, powerful members of Silanyo’s government printed Somaliland Shillings notes for the years 2014, 2015 and 2016 without the authorization and the consent of the Central Bank, an agency constitutionally mandated to control the money supply in the market. The exchange of this money with Dollars was facilitated by and laundered through a certain money transfer company in Hargeisa. Sadly, the ill-gotten money eventually ended up in overseas bank accounts. The flooding of the market with new Somaliland Shillings resulted the depreciation of the Somaliland Shilling from 6,500 to 10,300 against the Dollar between 2010 and 2018, respectively. As a result, the current inflation rate is extremely high and the worst affected people are the fixed income earners such as government employees including armed forces and police as well as other private sector workers. Moreover, the overall cost of living skyrocketed and people lost faith in the local currency. Furthermore, unemployment is extremely high, especially, among the job seekers under the age of 40. 3) Erosion of the Administrative State Mohamed Haji Ibrahim Egal, the second president of Somaliland, is widely credited for laying the foundation for a modern administrative state. His successor, Dahir Rayale Kahin, consolidated state institutions and the bureaucracy. These gains are, however, believed to have eroded under Silanyo whose government ran the country by fiat. Somaliland’s public sector today is devoid of qualified civil servants and, therefore, ineffective in addressing the country’s development challenges. In addition, there is a very high level of public’s perception of corruption and those who occupy government offices, whether civil servants or political appointees, are seen to be advancing their self-interests rather than public interests. 4) Weak cabinet Most observers believe that President Bihi appointed a cabinet whose members will tell him what he wants to hear rather than what he needs to. There is hardly anyone in his cabinet that can bravely give him unsolicited advice. For this reason, the President routinely consults with heads of opposition parties and chairmen of Guurti (the upper house) and the House of Representatives. The President should respect the separation of powers among the executive, the legislative and the judiciary branches that is enshrined in the constitution. Instead, he should search for and select of well qualified and experienced people within the executive branch that he may consult with for major decisions and issues. The Way forward It is not too late for President Bihi to take responsibility for his actions and apologize for his past mistakes, including the election campaign gaffe because this is, perhaps the best way to unite the nation. Otherwise he will continue to be mistrusted by a large proportion of the population that he had alienated for different reasons. To be seen as a credible leader, he needs to switch gears and move away from the practice of “winner takes all.” The Jeegaan alliance has been useful for getting him into office but continuing to strengthen it economically and politically at the expense of other Somaliland clans will ultimately backfire and endanger the existence of the country in the long-run. Moreover, Bihi should work towards the successful implementation of the agreement with Khatumo. Regarding the economy, the President must appoint economists as heads of relevant institutions such as the Central Bank and Ministry of Finance. He should help set up advisory bodies, such as a national economic council, composed of experienced economists to recommend sound economic policy proposals and options to tackle, among other things, the growing inflation and unemployment. In the short-run, the government must conduct Monetary Policy’s Open Market Operations that ensures infusion of sufficient cash Dollars in the market and the withdrawal of equivalent amount in Somaliland Shillings. In the long-run, however, the country needs major structural economic reforms. Lastly, the president must surround himself with highly experienced cabinet and seasoned advisors who can give him both candid and diverse views on the pressing issues facing the nation. Moreover, the Somaliland Government needs to seek, in good faith, an external technical assistance to build the capacity of its weak public sector institutions. Abdillahi Hussein Abhussein1988@gmail.com Attachments area
  15. Muqdisho (PP) ─ Dagaal culus oo u dhexeeya ciidammo kawada tirsan kuwa dowladda Somalia ayaa ka socda Muqdisho, dagaalkan oo salka ku haya is-qabqabsi dhuleed oo u dhexeeya dad shacab ah. Goobjoogayaal ayaa u sheegay Puntlandpost.net in dagaalku oo aad u culus uu xilligan ka socdo Siliiga Mareykanka oo ku yaalla degmada Wadajir oo ay dhawaanahan ka taagnaa muran dhul. Wararka ayaa waxay intaas ku darayaan in dagaalkan uu dhaliyay khasaare isugu jirta dhimasho iyo dhaawac oo soo kala gaartay dhinacyada dagaalku u dhexeeyo, balse ma jiraan warar xaqiijinaya tirada khasaaraha dagaalkan uu dhaliyay. “Dagaalku waa mid culus, wuxuuna u dhexeeya ciidammo kawada tirsan DF oo kala taageeraya kooxo dhul isku haysta. Waxaan arkay dhimashada shan qof oo dhinacyada dagaalamaya ah iyo dhaawac ku dhaw sagaal qof,” ayuu warbaahinta u sheegay mid ka mid ah dadka deegaankaas ku sugan. Halka lagu dagaalamayo ayaa waxay horay u ahayd safaaraddii Mareykanka ee Somalia, balse burburkii kaddib ayaa wuxuu deegaan u noqday shacabka ku nool Muqdisho, iyadoo dhulka silligaas lagu kala iibsado lacago badan. Dhanka kale, dagaalkan ayaa wuxuu imaanayaa iyadoo dhawaan uu dagaal noocan oo kale ah ka dhacay deegaanka Haanta dheer iyo xeradii ciidamada ee 77 loo yiqiinay, iyadoo lagu dagalaamay dhul halkaas ku yaalla. Ugu dambeyn, Hay’adaha amniga Dowladda Somalia ayaan weli ka hadlin dagaalka culus oo ka socda Silliga Mareyaknka, waxaana dagaalkan uu ku sii baahayaan qaybo kale oo degmada Wadajir ka tirsan. Wixii warar ah ee kusoo kordha kala socdo Puntland Post haddii ALLE idmo. PUNTLAND POST The post Dagaal u dhexeeya Ciidanka Dowlada Somalia oo ka socda Qaybo ka mid ah Muqdisho appeared first on Puntland Post.
  16. By Ahmed Abdi Hargeisa—President offered his condolences to the families and two chambers of the parliament after MP Ibrahim Ahmed Haybe (Ibrahim Ka’aan) died in Hargeisa on Monday. “Late MP Ibrahim was a national figure that worked for the interest of Somaliland and we mourn his loss,” said President Muse Bihi Abdi in a statement received Somaliland Informer. “He participated many good things and solved tribal infighting in Somaliland,” he said.
  17. Victims’ families have in the past been paid off or the victim forced to marry her rapist to avoid public shame By Nita Bhalla NAIROBI, April 9 (Thomson Reuters Foundation) – Rapists in Somaliland face up to 20 years in jail after the break-away conservative Islamic region passed its first law against rape in a drive to combat gender violence, a senior official said on Monday. The bill, which passed parliament’s upper house on Saturday, also criminalises other forms of gender violence such as forced marriage, trafficking for sexual slavery and sexual harassment. Ayan Mahamoud, Somaliland’s representative in Britain, said the draft law had been awaiting parliamentary approval for years – and that President Musa Bihi Abdi’s government, which was elected in November, saw curbing sex crimes as a priority. “This really is a historic law for Somaliland. For the first time potential rapists will be scared that they will be punished and end up in jail for years,” Mahamoud told the Thomson Reuters Foundation by phone from London. “It also means that survivors can get at last seek redressal and have access to justice, instead of being forced to marry their rapists to save the so-called family honour.” The bill was passed by the lower house in January. Mahamoud said it was expected to be signed into law by Abdi in the coming weeks. Until now rape was not defined as a crime in Somaliland, a self-declared republic in the Horn of Africa. That meant perpetrators faced no penalty. Victims’ families were instead paid off or the victim was forced to marry her rapist to avoid public shame. Women’s groups said they were encouraged that parliament’s more conservative upper house, known as the House of Elders, had approved the bill with 35 out of 50 votes in favour. “This bill provides both procedural provisions to support managing sexual offences and substantive provisions on the punishments of the offences,” said a statement from Nagaad, a network of 46 women’s organisations in Somaliland. However they stressed that the government would need to ensure people knew about the law, and that adequate resources be provided to ensure law enforcement agencies and the judiciary implemented and enforced it. Somaliland, which has a population of about four million, declared independence from Somalia in 1991 following a bloody civil war, but is not internationally recognised as a country. Somalia does not have legislation against sexual violence.
  18. Muqdisho (Caasimadda Online) – Dagaal u dhaxeeya ciidamo kawada tirsan dowlada Soomaaliya ayaa ka soconaya xaafada Siliga Amerikanka ee magaalada Muqdisho. Dadka deegaanka oo la hadaly Idaacada Kulmiye ayaa sheegay in uu socdo dagaal u dhaxeeya ciidamo kawa tirsan dowlada, kuwaas oo isku haysta dhul. Goobjoogyaal ayaa xaqiijiyay dhinacyada is hayo ay isku adegsabayaan raasaas daryankeeda laga maqlayo degmooyin ka tirsan gobalka Banaadir. Dhinaca kalana waxaa la sheegayaa in dadka deegaanku ah bilaabeen in ay iskaga barakaacaan xaafadha u dagaalku ka socda,Waxaana xusid mudan in tiro ka dhhowr jeer sidaan oo kale loogu dgaalamay xaafadahaas. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  19. Muqdisho (PP) ─ Wasaarada Arrimaha Dibadda Xukuumadda Soomaaliya, ayaa magacowday guddi ka kooban 11-xubnood oo iskaashi iyo wada-shaqeyn la sameysa guddi kale oo ka socda Qaramada Midoobey oo dib laga faafin doono si loo horumariyo istiraatiijiyadaha suuragalka ay tahay inay u gogol xaarto raadraacidda fulinta qorshayaasha horumar ee lagu xoojinayo maqaamka Soomaaliya iyo waxa shacabkeedu hantiyay. Kulan ka dhacay Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo u dhaxeeyay qaar ka mid ah Wasaaradaha Xukuumadda iyo Ergeyga Qaramada Midoobay ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ka mid ah iskaashi iyo Wada-shaqeyn toos oo dhex marta labada dhinac. Xukuumada Federaalka Somalia waxay leedahay barnaamijyo horumarineed oo muujinaya muuqaalka dhaqaale, siyaasad iyo bulsho oo ka qayb ah is-tiraatiijiyad ee hir-geliya hab-dhamaystiran oo wax ku ool ah ee koritaanka joogtada ah, taas oo wadada u xaareysa, xoojinaysana xiriirka Soomaaliya kala dhexeeya dalalka kala duwan ee adduunka. Guddiga xiriirka ee dalka martida loo yahay ayaa waxa uu ka kooban yahay sidan: Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga (Martigeliye) Wasaaradda Maaliyadda Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaallaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Wasaaradda Amniga Gudaha Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Wasaaradda Arrimaha Bani’aadannimada iyo Maareynta Masiibooyinka Xafiiska Ra’iisul wasaaraha – Wasiiru dowle Hoggaanka Socdaalka Iyo Jinsiyadaha – Heer Agaasime Guud Maamulka Gobolka Banaadir – Duqa Magaalada/ heer kuxigeen Xafiiska Madaxweynaha – heer lataliye PUNTLAND POST The post Dowladda Somalia oo Magacawday Guddi la shaqeeya Hay’adaha Qaramada Midoobay appeared first on Puntland Post.
  20. Somaliland (dark green), disputed territory (light green). Source: Wikipedia Commons. Paul Goble Staunton, April 9 – Russia hopes to open a 1500-man naval base in the breakaway republic of Somaliland in the horn of Africa, a region where numerous countries have done so in recent years because of its strategic location. But in exchange, Africa sources say, the Somaliland leadership expects Russia to recognize its independence from Somalia. If that happens, Moscow, which under Vladimir Putin has recognized two breakaway republics on the territory of the former Soviet space and promoted secessionist movements in Europe and the United States, would send a powerful signal that it is now prepared to get involved with secessionist groups in Africa, which are both numerous and troublesome. And that more than the extent to which such a base would challenge other countries including the United States and China which have military facilities in the horn could open the way to even greater Russian adventurism, especially coming on the heels of Russian intervention in the Central African Republic. According to reports in the Moscow media this week, Russian diplomats began talking with the breakaway government at the end of last year about the possibility of establishing a base in Somaliland and are close to an agreement (newizv.ru/news/society/09-04-2018/rossiya-razmestit-voennuyu-bazu-v-nepriznannom-gosudarstve-na-territorii-somali and iarex.ru/news/57044.html). The base would be home for two minesweepers, four frigates, and two submarines, a reflection of Russia’s inability to build larger ships. It would also have two long runways capable of handling up to six military transport jets and 15 fighters, the Russian media say. Moscow reportedly has offered 250 million US dollars in investment. Somaliland in turn wants official Russian recognition and has not been shy about talking about that in the media. Whether the republic will get that remains to be seen, especially as one country – the UAE – already has a base there but has not officially recognized the breakaway republic. Moscow, however, has shown itself more than willing to violate the international rules of the game; and consequently, it may be quite prepared to shake things up by taking this step, especially as that likely would allow Russia to claim a military presence there without having to spend money it does not now have. Windows Eurosia
  21. Magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland ,waxaa lagu qabtay kulan looga doodayay sida ugu haboon ee Deegaanada Puntland looga hirgalinkaro nidaamka Doorasho ee Asxaabta badan, inta aan lagaarin 2019ka. kulnka ayaa waxaa lagu marti qaaday Mas,uuliyiin ka tirsan Maamulka Puntland kuwaas oo ay Ururada iyo Bulshada Rayidka ahba ay su,aalo ku wadiinayeen Ms,uuliyiinta qaabka ugu haboon ee Doorashadaasi Puntland ay ku gaari karto. Nidaamkan Doorashooyinka ee Asxaabta badan ee qof iyo codka ah ayaan Puntland ka hirgalin tan iyo wixii ka dambeeyay Aasaaskii Puntland 1998dii , waxaana Puntland soomaray dhowr dowladood oo xilalka lakala wareegay, kuwaas oo ilaa iyo haatan aan hirgalin Nidaamkan Doorasho ee qof iyo cod ah ,si ay Bulshadu ay u soo Doortaan shaqsiga ku haboon in uu dalka horumar uu gaarsiinkaro. Dowladda haatan talada gacanta ku haysa oo uu hogaamiyo Madaxweyne Cabdiwali Gaas ayaa xiligii uu ku guda jiray Ololihiisa doorasho waxa uu balan qaaday in Puntland uu gaarsiin doono 2019 Doorasho qof iyo cod ah ,taas oo haatan aysan Muuqan saan saanteeda. Dadbadan oo Siyaasiyiin iyo Aqoonyahano isugu jira oo la so xiriiray Warsidaha Puntlandi ayaa aaminsan in sababta nidaamkan uu Puntland uga hirgali la,yahay aytahay Maxkamadii Dastuuriga ahayd oo aysan dhisn Madaxda marka ay kursiga ku fariistaan. Maamulka Soomaaliland oo daris ala ah Puntland ayaa dhawaan waxa ay Madaxweynahooda ay ku soo doorteen Doorasho qof iyo cod ah , taas oo tusaale u ah Puntland in ay kaga dayato. Halkan ka dhagayso Codadka. codadka dooda
  22. We are concerned about a recent spike in the use of the term “illegal” to characterize asylum seekers crossing the Canada-U.S. border. One newspaper speaks of “illegal migrants” while others focus on “illegal border crossers.” An editorial from a prominent national paper asks Prime Minister Justin Trudeau to “yield to Tory measures” by tightening the border. Immigration Minister Ahmed Hussen recently said that he has “no qualms about using the term [illegal].” As MPs Jenny Kwan and Gary Anandasangaree have both argued, word choice is important and the term “illegal” is harmful. “Irregular” is used by the Immigration and Refugee Board of Canada to describe border crossings “between ports of entry.” This is not about people trying to sneak across the border undetected, but about the right to seek asylum from persecution. The Universal Declaration of Human Rights protects this right. Importantly, the 1951 Refugee Convention and the 1967 Protocol, to which Canada is a signatory and which are incorporated into Canadian law, both recognize that refugee claimants should not be penalized for irregular entry to seek refuge. Many news pieces that talk about “illegal migrants” or “illegal border crossing” fail to mention an important context – the Safe Third Country Agreement (STCA) with the United States. The agreement, which came into effect in 2004, requires Canada to send refugees back to the U.S. if they come to an official port of entry in all but a few circumstances. This agreement only applies to refugee claims made at official border points, and is premised on the assumption that the U.S. is a country that protects the rights of refugee claimants. Given the current Trump administration’s anti-refugee and anti-Muslim policies, there is good reason to think the U.S. is not currently a safe place of return. Applying the term “illegal border crossing” to refugees is based on a misconception. Irregular entry is not an offence in the Criminal Code, and should not be labelled as such. The language of illegality also tends to violate the presumption of innocence. This is a principle that should inform ethical journalism. We should recognize that many so-called “illegal border crossers” will become long-term and integral members of Canadian society. If people come without a well-founded fear of persecution, they will be sent home. But if they do have legitimate grounds for refugee protection and are legally entitled to remain, there is a strong public interest in their eventual integration. Using criminalizing language makes this transition more difficult. As refugee law scholar Harold Bauder writes, the language we choose “can also shape the way civic society, employers, and communities engage refugees and immigrants in everyday life.” Refugees often lack access to the press and to podiums, so their public image and identity tends to be defined by others. Stigmatizing labels embolden a populist politics that positions refugees as outsiders, burdens, and potential criminals. These labels in turn support problematic policies by making it easier to scapegoat refugees for social ills they are not responsible for. We stand against a term that divides refugee claimants into “good” and “bad”, “deserving” and “undeserving”, and that removes the dignity of those exercising their fundamental rights to claim asylum and start a new life. There is a great responsibility for those with elevated voices to not prejudge and malign refugee claimants as “illegal.” Jesse Beatson and Kylie Sier are Osgoode Hall Law School students writing on behalf of the Immigration Division students at Parkdale Community Legal Services. Source: Thestar
  23. Do you know the history of Somali people? Well, the Somali people have a lot of history you need to know. Most of the Somali people live in the North Eastern part of Kenya. Some of them are still refugees in the country while others are Kenyans through various ways. Here are interesting things about the Somali people you didn’t know: 1. Most of the Somali people are self-employed. The highest percentage of these people depend on businesses, farming and livestock farming for their survival. A little percentage of those who got a chance to go to school are employed in Kenyan companies and institutions. 2. A marriage between two Somali people binds together not only the two partners but also the two communities the partners came from. The bond brings together the two families and they will become one through the marriage of the two children. 3. Somali women have high adaptability to business. Somali women receive help, education and job training from international organizations. This has made them talented in business which earns them a living. 4. Most Somali women fend for themselves. Due to lack of enough men, killed in various civil wars and due to diseases such as tuberculosis, women have learned how to be independent in life. They do business and other activities for survival. 5. There are few industries in Somali set up with the help of foreigners. Most of these industries are fish and meat canneries, pharmaceutical factories and milk processing plants. Source: – hivisasa