-
Content Count
211,204 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Muqdisho (Caasimadda Online) – Xildhibaan Dr. Shariif Sheekhuna Maye ayaa ku dhawaaqay inuu u taagan yahay xilka Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee uu baneeyey Prof. Jawaari. Shariif Sheekhuna Maye ayaa soo saaray war saxaafadeed ku aadan inuu yahay qof u taagan xilkaas iska markaasna khibrad iyo aqoon u leh hoggaaminta Baarlamaanka. Haddaba halkaan hoose ka akhriso war saxaafadeedka uu soo saaray Anigoo ah Xildhibaan Dr. Shariif Sheekhuna Maye, laga bilaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 18/04/2018, waxaan caddeynaaya in aan si rasmi ah u taaganahay musharax xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJF Soomaaliya. Waxaan leeyahay khibrad iyo waayo aragnimo dhanka habsami u Hoggaaminta Maamulka, Garsoor Caddaaladda ku dhisan yahay. Aqoon fiican ayaan u leeyahay Shuruucda Dalka u degsan, Qaanuunka Caalami ah iyo Xeerka Xuquuqda Aadanaha. Muddo 57 sano ku dhaw ayaa si xilkasnimo, daacadnimo, caddaaladsna ku dheehan tahay ugu adeegay Dawladda iyo Dadweynaha Soomaaliyeed. Haddii aan ku guuleysto Xilka Guddoomiyaha Golaha Shacabka, waxaan ka miro dhalin doona waajibaadka Dastuuriga ee saaran Golaha Shacabka. Mar kasta waxaan la kaashan doonaa, raad raacna ka dhigi doona xusuusrebkii uu naga tegay Guddoomiyihii hore Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, waxaana ku dadaali doona in aan kor u qaado tayada iyo waxqabadka Golaha, isla markaana ka ilaalin doona in hawl-maalmeedka Guddoonka uusan hoos u dhicin heerka uu hadda ku sugan. Haddaba, waxaan Xildhibaannada sharafta leh ka codsanaaya inay i doortaan. Haddii uu Allah raalli ka noqdo, waxaan ilaalin doona Dastuurka Qaranka iyo shuruucda kale ee Dalka u yaalo. Waxaan noqon doona Guddoomiye aad wax kasta kala tashato, iskuna hallayn karto ka miro dhalinta dhartii aad marteen. Xildhibaanow mar ayey talo kula gudboon tahay, fadlan codskiina iyo kalsoonidiina i doorta.
-
Kulan looga arrinsanayey sidii loo dejin lahaa siyaasadda tayada shaqo gudashada shaqaalaha rayidka ah ee Puntland ayaa maanta ka furmay Garoowe waxaana shir guddoominayey guddoomiye ku xigeenka hay’adda shaqaalaha rayidka ah ee Puntland Jaamac Xirsi Faarax waxaana kasoo qayb galay wakiillo meteleyey dhammaan hay’adaha kala duwan ee dawladda Puntland. Shirka ayaa dabo joogey mid isaga ka horreeyey oo looga arrinsanayey sidii loo samayn lahaa nidaam lagula socda shaqo gudashada shaqaalaha dawladda si loo kala saaro shaqaalaha ku habboon shaqada ay hayaan isla markaana loo dallacsiiyo ama loogu beddelo meesha uu ku habboon yahay. Latashi dheer kadib dooddii waxaa laga sameeyey siyaasad isla markaana waxaa maanta dib loogu soo celiyey wakiillada dawladda si ay uga doodaan marka isla markaana ay uga soo baxdo siyaasad cad oo laysku raacsanyahay taas oo iyadu gundhig u noqon doonta hufnaanta shaqaalaha. Shirkaana ayaa waxaa iska kaashaday Hay’adda shaaqaalaha rayidka ah iyo xafiiska xiriirka Mashruuca CIP ee PCU waxaana qayb ka ahaa khuburo caalami ah oo ka socdey Baanka adduunka kuwaas oo dawladda kala shaqaynaya dejinta siyaasadahaan muhiimka u ah dawladda. The post Shir lagu soo badhigay siyaasadda lasocodka tayada shaqaalaha Puntland oo lagu qabtay Garoowe appeared first on Puntland Post.
-
Jaamacad ku taala dalka Philippines ayaa wiil Soomaali ah u aqoonsatay in uu noqday qofkii ugu da’da yaraa oo ebed qaata shahaadada PhD-ga oo ah tan ugu saraysa, waxayna guddoonsiisay shahaado sharaf. Wiilkan oo lagu magacaabo Mursal Suldaan Cabdullaahi Saalax ayaa ka qalin jabiyay jaamacada Luzon ee magaalada Dagupan ee dalka Philippines, halkaas oo uu ka qaatay shahaadada koowaad illaa tan ugu dambeysa. Mursal oo u waramay BBC-da ayaa sheegay in uu ku dhashay magaalada Baraagaha Qol ee gobolka Sanaag, waxbarashadiisa hoose dhexe uu ku qaatay magaalada Boosaaso, halkaas oo markii dambe jaamacadda kasoo aaday. “Waxaan wax u bartay dalkeyga hooyo, isaga ayaanan doonayaa in aan aqoontayda ku celiyo, waxaanan ugu baaqayaa dhalinyarada Soomaaliyeed in ay wax bartaan, dalkoodana ku laabtaan, oo ay iska dhaafaan tahriibta” ayuu yiri Mursal oo qadka taleefoonka BBC-da ugu waramay. Maamulka jaamacada Luzon ayaa Mursal ku ammaanay dadaalkiisa sida ka muuqata shahaado sharafta hoose, waxayna sheegeen in Mursal oo 27 jir ah uu galay diiwaanka taariikhda jaamacadda. Mursal ayaa sheegay in waalidkiis ay ku dhiirogaliyeen waxbarasha iyo in uu ka gaaro heerka ugu sareeya, wuxuuna sheegay in sababta uu u noqday qofka ugu da’da yar ay tahay in dadka intooda badan marka shahaahada koowaad qaataan ay shaqo tagaan, balse isaga uu joogteeyay waxbarashada. Waxa uu qaatay shahaadada ugu sareysa, isaga oo ku qaatay cilmiga maamulka iyo maareynta, isaga oo jecel in uu Soomaaliya dib ugu laabto. “Waad iska fahmaysaa ardaynimo horta wax sahlan ma ahan, waliba marka aad wax ka baranaysid meel aan ahayn waddankaagii, waxa ay u baahantahay dhabar adeyg, caqabado badan ayay leedahay, balse alle ayaa ii suurtogaliyay riyadaydii aan ku taami jiray illaa yaraanteydii” ayuu yiri Mursal. Wiilkan Soomaaliga ah waxa uu ka mid yahay dhalinyaro tiradooda sii kordhayso oo dalka dibediisa waxbarasho u raadsanaya.
-
Nairobi (Caasimadda Online) – Saraakiisha Hay’adaha ammaanka dalka Kenya ayaa shaaciyay magacyada iyo sawirrada Saddex Dhallinyaro ah oo looga shakiyay inay u goosteen urura Al-Shabaab. Ragga Kenya ay baahisay magacyadooda iyo sawiradooda ayaa waxaa lagu kala magacaabaa Mohamed Abdalla Asman oo loogu yeero Papa ama Raymond, Hamis Hemed oo loo yaqaano Baloteli iyo Ali Ahmed Ali. Madaxa Isgaarsiinta Ciidanka Booliska Kenya, Charles Wahong’o ayaa waxa uu sheegay xubnahan in la waayay xilli hore oo Arbacadii ah, kadibna la ogeysiiyay laamaha ammaanka. Maxamed Cabulaahi Asman oo loo yaqaano Papa, Xamasi Xamad iyo Cali Axmed Cali, kuwaas oo ka yimid gobolka Malindi Kilifi ee dalka Kenya. Saraakiisha ciidamada Booliiska ayaa tilmaamay in ragaan ay gaareen xerooyinka taba barka ee Al-shabaab, kuwaas oo ay sheegeen in loo diyaariyay in ay weeraro ay ku qaadaan gudaha dalka Kenya. Dhankale macalimiinta kenyanka ah ee wax ka dhiga gobolka waaqoybari ee Soomaalida Kenya ayaa sheegay in wal wal xoogan ay ka qabaan qatar kaga timaada dhanka Al-shabaab. Macalimiintaan ayaa hadda joojiyay shaqii ay hayeen, waxayna sheegeen in ay dhaliilsan yihiin amniga gobolka, taasina ay ku tilmaameyn in ay u suuragalineynin in ay sii wasdaan howlihii warbarasho ay ka wadeen gobolka. Weerarkii ugu dambeeyay ee ay Al-Shabaab ka geystaan gudaha Kenya ayaa ka dhacay 16-kii February ee sanadkan Iskuul ku yaalla magaalada Wajeer, halkaas oo ay ku dileen Afar Macallin iyo Haweeneey u dhaxday mid ka mid ah Barayaasha. Ciidanka Booliska Kenya ayaa howlgaladii ay xilligaasi ka fuliyeen degaanka Merti, oo ka tirsan Gobolka Isiolo waxa ay ku soo qabten 36 Garnayl, 18 ka mid ah aaladaha qaraxyada laga sameeyo ee IED-ga loo yaqaano iyo 5 Qori oo ah nuuca AK-47 ah. Shabaab ayaa waxa ay kordhiyeen weerarada sida joogtada ah uga gaystaan gudaha dalka Kenya, wixii ka dambeeyay markii Kenyan-ka ay soo galeen gudaha Soomaaliya. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Xili shalay uu ku dhawaaqay in General Maxamed Siciid Xirsi Moorgan uu yahay musharax u taagan qabashada xilka madaxweynaha Puntland ayaa arintaasi waxaa taageeray qaar kamid ah shacabka ku dhaqan Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. Shacabkan oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in ay aad ugu farxeen markii General Moorgan uu ku dhawaaqay in uu yhay musharax u taagan qabashada xilka Madaxtinimo ee Puntland. Waxa ay sheegeen in ay ka rajeeynayaan Moorgan in uu dib u soo ciliyo Gobolada iyo Magaalooyinka ka maqan Puntland haddii jagada Madaxtinimo ee Puntland uu ku guuleeysto. Waxa ay ku eedeeyeen madaxweynaha hadda talada haya ee Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas in uu ku fashilmay in uu dib Puntland ugu soo ciliyo deegaanada ka maqan. Hoos ka dhageyso codka shacabka Laascaanood. http://puntlandpost.net/wp-content/uploads/2018/04/Codadka-Shacabka-laascaanood.mp3 Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post The post Laascaanood oo laga taageeray Musharxnimada General Moorgan appeared first on Puntland Post.
-
Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah Somaliland ee Wadani Cabdiraxmaan Cabdullaahi Cirro oo Wariyaasha kula hadlay goordhow Magaalada Hargeysa ayaa ka hadlay arimo xasaasi ah. Cabdiraxmaan Cirro ayaa eedeyn kulul u jeediyay Madaxweynihii hore ee Somaliland Axmed Siilanyo iyo Madaxweynaha hadda talada haya ee Muuse Biixi. Cirro ayaa sheegay in Siilaanyo uu yahay Dambiile Somaliland qiyaameeyay islamarkaasina uu mudunyahay in Maxkamad la soo taago. Dhanka kale Muuse Biixi ayuu ugu baaqay in uu is casilo islamarkaasina uu shacabka Somaliland Cafis weydiisto. Cirro ayaa ku eedeeyay Siilanyo iyo Muuse in ay ku xadgudbeen wax uu ugu yeeray madaxbanaanida Somaliland islamarkaasina ay qiyaameeyeen shacabka Soomaaliland. Cirro ayaa ka carooday war shalay ka soo yeeray Wasiiru dowlaha arimaha dibada ee Imaaraadka oo sheegay in heshiiska Dekeda Berbera ay Imaaraadku la galeen dowlada Soomaaliya, Somaliland aanay aqoonsaneyn. Hoos ka Daawo Muuqaalka Xasan Maxamed Samatar Cowke Puntland Post The post Cabdiraxmaan Cirro “Siilanyo waa Danbiile Qaran Muuse na ha iscasilo” appeared first on Puntland Post.
-
ADDIS ABABA (Reuters) - Ethiopia’s new prime minister named a cabinet on Thursday that includes the former mining minister as defense minister and retains the finance and foreign ministers from his predecessor’s cabinet. Source: Hiiraan Online
-
Muqdisho (Caasimadda Online) – Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka tirsan xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ayaa weerar culus ku qaaday culimada Soomaaliyeed ee ka digtay Bandhig Faneedyada anshax darrada ah ee laga qabanqaabinayo magaalada Muqdisho. Xildhibaanka ayaa is weydiiyay in Wadaaddau ay waayeen wax ka muuhiimsan sida uu yiri “LUG LA BANNEEYO” oo ay ka hadlaan?!, wuxuuna ku eedeeyay Culimada inaysan lahayn Ardo ama Xer ku xiran oo Diinta uu baro oo aysan oogin Masaajid, Mowlac ama xitaa Dugsi Qur’aan caruurta wax lagu baro. Xildhibaanka oo ka mida kooxda Damjadiid oo koox diimeed ah ayaa Culimada hay’ada Culimada ku sheegay inay degan yihiin Hoteelada, kirada qolka iyo cuntada ay Dowladu ka bixiso, isal maraana xafladaha Madaxda Dowladu yimaadaana ka khudbeeya oo ka duceeyaan. “In ay maanta kasoo saaraan “FATWO” gabar fannaanad ah oo dalka timid iyaga oo ku andacoonaya “WAXAA NALOO SHEEGAY IN AY HEESI DOONTO IYADA OO LUG QAAWAN malla waydiiyay: – Cidda u sheegtay in gabadhu isqaawin doonto!..” ayuu yiri Mahad Salaad oo farriin yaab leh soo dhigay baraha bulshada. Wuxuu dhinac kale ku eedeeyay culimada inay ka hadli la’ yihiin una sixi la’yihiin qaraxyada iyo dilalka qorsheysan ee maalin waliba ay geysanayaan ardaydii ay iyagu wax soo bareen ee sida qaloocan diinta uga fahmay! Waan xildhibaankii labaad ee taageera fanka anshax darrada ku dhisan, waxaana qoraalkiisa ku jira arrimo ka fog xaqiiqada, iyadoo culimada arrintan ka hadashay qaarkood qaraxyo loo dhigay, qaar kalena ehelkooda ku waayeen falalka Alshabaab, iyadoo ah kuwa ugu darran ee ka horjeeda Alshabaab. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
There have been 54 reported cases of rape in Somaliland since January, according to figures released by the Somaliland police department this month. The cases include sexual assaults of young boys and girls as young as six and eight years. These figures compare with a total of 80 reported rapes during the whole year in 2017. The police report, released on 12 April, said 30 men had been convicted in connection with some of the recent offences and had received jail sentences of between seven and 15 years. Five suspects are being pursued by the police. A further 19 offenders had been charged and were awaiting trial. According to the report, 25 of the rapes occurred in Hargeisa and 16 in Burao. The other cases were reported from other towns in Somaliland. One man was sentenced to nine years imprisonment on 12 January by the North Western court in Hargeisa for raping a six-year-old girl. Hibaq Abdirahman, a women’s rights activist in Hargeisa, said the high prevalence of rape cases in Somaliland was extremely concerning. She called for the speedy enforcement of the new bill recently passed by Somaliland’s parliament criminalizing rape, as a strong deterrent against future sexual offences. The bill has yet to receive presidential assent. However, it has been hailed as a landmark bill after several years of pressure from rights groups. If passed into law, it will for jail terms of up to 30 years for rape and life imprisonment if the victim is infected with HIV. It will also ban the use of customary law to settle rape cases. Women are often forced to marry their rapists as a traditional way of resolving such cases. Ergo
-
If anyone needs to know how to build an empire from little other than a good brain, an incorruptible value system, and a vision, Ahmed is just the man. From one of Africa’s most unlikely countries hails an unlikely hero whose story is equally inspiring. Ismail Ahmed, now known for founding WorldRemit, a global money transfer service, could have been killed in a civil war in his birth-country of Somaliland. Fortunately, he was able to make the then dangerous trek through Djibouti and eventually to London before his town was decimated during the war. As if drawing from his experience escaping explosives in his hometown, the man was to become an explosive in the world of finance. He studied Economics at the University of London on a World Bank scholarship and after earning his Ph.D., he became an advisor to the United Nations. It is here that the journey took an interesting turn. Ahmed uncovered widespread corruption within the United Nations remittance project and was to become a whistleblower despite threats from his superiors. It is the compensation money he got for his efforts and the succeeding victimization that became the bedrock for AfricaRemit which later became WorldRemit. The company is now a leading digital money transfer service that has made sending money as easy as sending an instant message. Known for its mobile-first approach, the majority of WorldRemit’s customers are migrant workers from the developing world living in developed countries who send money back home to support their friends and family; users can even pay for school fees, utility bills and groceries via their mobile phones Currently supporting money transfers from more than 50 countries to no less than 145 receiving destinations, WorldRemit has sent shockwaves throughout the financial sector. For African countries like Kenya and Zimbabwe, WorldRemit’s ability to identify the mobile money service niche has been its biggest strength. In fact, so serious is its mobile money drive that the company handles 74% of all international money transfers to mobile money accounts from Money Transfer Operators. From the $200,000 that Ismail Ahmed got for his whistleblowing at the United Nations, the man has managed to create a company that has raised $220 million in funding in a period of seven years. If anyone needs to know how to build an empire from little other than a good brain, an incorruptible value system, and a vision, Ahmed is just the man. Source: africanexponent.com
-
The rumoured location of the base is in the strategically important Horn of Africa and would offer the ability to project power across the Middle East and shipping lanes heading to and from the Suez canal. RUSSIA is plotting a game-changing naval base in a breakaway east African state in bid to dramatically expand his military might in the Middle East, according to reports. Talks are reportedly underway between Moscow and leaders in Somaliland for a 1,500 man base to support its warships and hunter-killer submarines to operate in the volatile region and busy shipping lanes carrying most of Europe’s goods. This map shows where Russia reportedly wants to locate its naval base in a region that is being increasingly militarised by regional and world powers If realised, this would be Russia’s first base in Africa since the Cold War and be a major step forward for Vladimir Putin’s ambitious modernisation programme to revive his country’s once proud navy. The rumoured location of the base is outside of Zeila city, in the self-declared republic of Somaliland. It is also on the border with Djibouti – nearby the location of China’s first overseas base in modern times which opened last year. The United Arab Emirates is also building a military base in Berbera in what is – and always has been – a key position to project power in the unstable region. SOMALILANDINFORMER. Somaliland Foreign Minister Dr Saad Ali Shire last year meets with Yury Kourchakov, who was the first Russian diplomat to set foot in the impoverished country in 38 years AP: ASSOCIATED PRESS. Russian strongman Vladimir Putin is determined to rebuild Russia’s once might naval strength Dr Andrew Foxall, director of the Russia and Eurasia Studies Centre, told Sun Online: “The Horn of Africa is strategically important for a number of reasons, not least because it allows both power projection into the Middle East and influence over the Suez Canal through the Gulf of Aden. “The US and China both have military facilities in Djibouti, and it should come as no surprise that Russia would want facilities there too. “Russia recently extended the lease it has on its naval facility at Tartus in Syria and the development of a facility in Somaliland could be seen as an attempt to build a blue-water navy. “Over the last decade, Russian naval activity has been increasing in the Atlantic, Mediterranean and Indian Oceans, and elsewhere.” Dr Foxall said Russia’s Naval Doctrine, adopted in 2017, promotes a vision of the Russian Navy as a global force that will remain the world’s second-most powerful navy, after the United States, over the next decade. TASS. Russia already commands a mighty naval force positioned in the Baltic Sea According to Somali media, Qarannews, Russia is proposing a deal where it will recognise the breakaway republic of Somaliland in return for being allowed to establish the base. It is reported the naval base would be staffed by 1,500 people and service destroyers, frigates and submarines. Over the past 10 years Russia has been expanding the reach of its Black Sea fleet. As part of this it secured its base in Crimea by annexing the region from Ukraine in 2014 and reestablished a base in the Syrian port of Tartus – thanks to Putin’s support of dictator Bashar al-Assad. It all comes amid growing tensions with Western powers. Putin’s Foreign Minister Sergey Lavrov today compared the current political climate to the Cold War. The chilling comments came after the US, France and the UK launched strikes on sites in Syria believed to have been connected to the deadly chemical warfare attacks on Douma. @IMAGESATINT. Satellite image showing Russia’s Syrian naval base in Tartus Port last week. During the attack last Saturday morning Russian forces based in Syria held back from shooting down cruise missiles with its feared S-400 air defence units which are located at its base. In December last year Putin signed off a law ratifying an agreement enabling Russia to expand operations at its Tartus Port facility which is Moscow’s only naval foothold in the Mediterranean. Dredging work and new piers will make space for up to 11 warships, as well as Russia’s largest battlecruiser, the Pyotr Velikiy. By Patrick Knox The Sun
-
The reopening last week of the only road between Burao and Buhodle in Somaliland’s Togdheer region symbolized the resolution of a violent feud between two clans that has rumbled on in a cycle of revenge and counter-revenge for eight years. Local elders and religious leaders successfully mediated peace talks in Qorilugud village, 40 km north of Buhodle. Sheikh Omar Ahmed, an elder in Buhodle, told Radio Ergo that they finally reached consensus involving handing over a man accused of killing another man to the victim’s family. This murder occurred during a fight between two families over water in April 2011. It sparked the conflict that escalated between the clans that led to eight battles between them and the deaths of around 300 people. Under the traditional justice that will take its course, the man handed over will face execution. Sheikh Omar said they had also agreed that a number of other issues in the area would be solved by the elders from both clans. The 160 km road, an important route for the livestock trade from south-central Somalia, was barricaded and out of bounds for eight years during the conflict. Traders and other travellers were forced to use longer routes. The residents lived in constant fear for their own lives and their families. Abdirahman Ahmed Ali, a truck driver, told Radio Ergo they used to travel 300 km by-passing the conflict area to reach other parts of the region. These trips took 16 hours. Now the road is open, the travel time has been reduced to six hours. Fares have also gone down as a result. Abdirahman said he has reduced the fare per person from $20 to $10. More than 30 shops, restaurants and other small businesses in Qorilugud closed down during the period of conflict as trade shrank. Yusuf Abdullahi Mohamed, a restaurant owner in Qorilugud, said he had just reopened his business after closing two months after the conflict erupted. Customers were starting to come back, he said, as the local residents who fled were now returning and travellers were once again passing through what had been a conflict zone. Around five trucks arrive in a day. Source : Radio Ergo
-
By Ahmed Abdi KISMAAYO— The Juba and Shabelle rivers are perennial rivers that Somalis should invest in to end the poverty and reliance on foreign aid. Billions of cubic meters of water are ending up the Indian Ocean that should be used to irrigate over half a million hectares of land. Juba and Shabelle, 90% of their flow originates from occupied Somali territory of Ogaden. Unlike Nile water, the Ethiopian highlanders will not threaten Somali waters since their kinships live in both Jubaland and Ogaden. But there is security challenge posed by the insurgent in Somalia that does not allow so far Somalis to cultivate their land freely. In the Holy Quran Allah said, “And when he turns away (from you “O Muhammed peace be upon him”), his effort in the land is to make mischief therein and to destroy the crops and the cattle, and Allah likes not mischief”( Al-Baqara, verse 205). If given chance for agriculture people would learn how Allah blessed them with these perennial rivers that can help provide much of their foods instead of importing from foreign lands.
-
The criteria required from unrecognized state to prepare itself to be acknowledged as a sovereign state was set in different approaches according of the design and prioritization of different groups of political experts; but all are based on the Montevideo Convention of 1933. Accordingly, it is necessary as a political analyst to see the case from each of its internationally accepted existing angles. Here is one criteria that constitutes a set of prerequisites that unrecognized states are to possess to achieve sovereignty. This is proposed by three well known political experts. The fundamental pillars with clarifications I made include: The unrecognized states must first satisfy the international laws and rules set forth by international Conventions. – means remaining within the limits of international law; or to acknowledge and follow internationally accepted Rights and Duties needed from a State; like peace coexistence with the neighbor, human rights, free from any kind of oppression, child rights, freedom of the press, come into power through free and fair elections not through coup or using force, and many others. The unrecognized states are to exist within a clearly defined territory. — means the land they control should have well known defined territory The new country should show in action its intentions of being a new state – means this should occur either by administering its territory in full control by its own government; or by setting a referendum letting the world knows that the people in the region decided to secede from its counterpart. The consent of a dominant majority of the local population, permanently living on the territory. – means the unrecognized state should have common acceptance from all the permanent population living in the territory of its decision declaring as an independent state Has been a victim of genocide before declaration as an independent state; their grievance are considered legitimate. – means if the decision to claim as an independent state was caused by a genocide or mass killings targeted to the population living in the new state by the rulers of the parent country. Incompatibility with parent state (historical, religious, ethnic). — means the new state that declared itself as an independent state and the parent state to exist together in harmony any more in the future Could not be possible what so ever; because of bitter enmity by one of the above causes. No potential security risks to the parent state. – means the recognition of a new state as an independent state will not be a security threat to the parent country. Stand neutral from all political, sectarian and group alliances between existing countries (except under acceptable circumstances). – means use friend for all policy internationally and regionally until you clearly differentiate between your true enemy and your true sympathetic friend. You need the support of every existing country. Borders with third countries or an outlet to the sea. – means the unrecognized state’s territory should have borders with third country/countries or has an outlet to the sea; not locked from all sides by parent country’s land. Economic and sociopolitical viability. – means its financial systems and Projects operating manners have a positive impact on society livelihoods and the national development; and must be legitimate and transparent; free from wasteful irregularities, fraud and corruption. A new state’s existence can be seen when it is recognized by existing country or countries within the international community. — means it should achieve recognition even if it is only one country. This leads to a position that its case be considered. Somaliland has met most of the requirements or possesses such qualities of the above except three. 1st is that the last above mentioned pillar is still absent from the minds of our leaders, that a country recognition even of a single country can make our case legitimate to be discussed on the international or regional political tables. The 2nd is that Somaliland moved from the neutrality position of its region’s conflicts; sided with one group of the conflicting alliances; to the extent that it gave military base. Somaliland an unrecognized state searching and appealing recognition from the international community, at the same time deploying military base in its territory for some foreign powers, are two Incompatible actions. The 3rd case is that we are now in a situation that the international community is very disappointed about how corruption on public assets and misuse of international donors’ grants supported to Somaliland are rising nowadays. Adam Ali Younis Email: aayonis@hotmail.com
-
Hargeisa—Ministry of Education and Science launched a workshop on jobs and employment in Burao on Wednesday. Abdelkader Mohamed Sheikh, Deputy Minister for Ministry of Education and Science who open the training workshop said this kind of training must be pursued to creating jobs for the learned ones. It was the second workshop arranged by the Ministry of Education and Science. Professor Salebaan Jaama Abdi said that the foreign companies should hire students graduated from colleges throughout Somaliland. During the training Ahmed Muse Murud, Director General in the Ministry of Education said that jobs should be created and graduated students need to be hired as part of encouraging people to learn and create jobs. Head of the SPARK Company Ahmed Isse said that he is willing to receive applications from college students and will finance their own investment plans and ideas.
-
UAE plane seizure follows months of deteriorating relations and economic malaise Source: Hiiraan Online
-
We fail to start the process towards building a clean society, but we never give up serving for the greater good. Somaliland unprincipled patriot traitors, lacked moral compass to enforce rational and efficient laws. It is too far exceptional to be ignored, that the Somaliland is turning path towards tribal administration. Where lawlessness becomes the law, honest citizens become cheats, crooks and dacoits. We are condemned Somaliland human rights violations in the strongest terms, and should be given an international attention more and more. After we conducted a comprehensive survey of evidence gathering and information sharing, we presents aprofessional reports identifying criminalization of politics, Somaliland detention without trial cases have been steadily increased and full of with the police stations . So far current administration has committed multiple human rights Violations including, politicized city water, re activating Sanaag tribal civil war, marginalized Somaliland development fund by allocating Sool and Sanaag region 5% of the development funds, arresting three Oodweyne district elected city council, and detained to Hargeisa without trail, and lack of transparency, corruption and money laundering etc. Niciima Qorane were wrongfully sentenced, she was detained in January 2018, and sentenced in the 15 April 2018. Detention time frame plus her freedom of expression are total violations of the fundamental human rights, shame to blame “Jeegaanta” tribal unionist administration evil acts, due to tribal animosity in nature, the current administration have a failed grade F to tick fundamental boxes of statehood. Poet Nacima Qorane was not found guilty of bringing the state into contempt for backing Somaliland’s reunification with Somalia. A court in the self-declared republic of Somaliland has sentenced a young poet to three years in jail. Nacima Qorane was wrongfully accused and misjudged of bringing the state into contempt by advocating for Somaliland to reunite with Somalia. Pressure groups in Somaliland said Ms Qorane’s basic human rights have been violated and oppressive act. Jamac Oday, former minister of the mineral and natural resources of Somalia, in the Hassan Sheikh administration, were landed two days earlier at Egal international airport, and was taken from the airport by vehicle owned by the chairman of the Somaliland House of Elders AKA (Suleiman Gaal) Furthermore, Boqor Osman Burmadow was landed today at Egal international airport, who committed similar crimes sentenced by the Niciima, but he was not arrested also , we ask questions about the Somaliland officials, why he did arrested also the king, they told , he is above the law and serving the interest of administration. Equal justice is not under the law, as far as we know in the Somaliland, certainly our law harass the women. Somaliland is break away and self-declared independence in 1991, but is not qualifying to recognise internationally. Ms Qorane was arrested in January after returning from the Somali capital Mogadishu, where prosecutors said she had recited poetry calling for Somali unity. After a ferocious civil war, north-west Somalia broke away from the rest of the country and declared itself as an independent Somaliland. In February 2018, the self-declared republic agreed to allow the United Arab Emirates (UAE) to set up a military base in the coastal port of Berbera, as part of the UAE’s fight for throne against Yemen’s Houthi. Even thought Somaliland and U.A.E treaty is null and void, according to absence of terms of conditions of the agreements including, natural resources and environmental preservation and conservation were not mentioned while Somaliland resources are vulnerable and exploitable. The prosecution said that she had labelled the self-declared republic of Somaliland a “region” and “insulted and defamed” its government. Somaliland’s Human Rights Centre has asked the government of Somaliland to release Nacima Qorane and respect human rights. Its director, Guleid Ahmed Jama, told the BBC that it was “very concerned about the conviction and sentencing of Nacima Qorane”. “Freedom of expression is enshrined and protected by the constitution of Somaliland. They were urged the government of the Somaliland to respect its own constitution,” he said. A number of other artists and journalists have been arrested in Somaliland for the same baseless offences. Nacima Qorane in an undated handout picture from Somaliland’s Human Rights Centre Image copyrightHUMAN RIGHTS CENTRE SOMALILAND The right to have rights is the basic right of a citizen without which a person is stateless, disgraced and degraded. The press can waken and play a very important role. Whilst we don`t have as free a press as we deserve and many of our special interests are not protected, there are sections of the Somaliland media that fight injustice and corruption. We need to encourage these journalists, editors and owners to raise the level of their crusade against women abuses, insults and character assassinations crimes, to increase awareness among the people. There should be no place to hide. Human Right Activist Ahmed Ali Abdi sareecan@gmail.com 0634108989 My Past publications http://www.hubaalmedia.net/somaliland-human-right-bulletin-assessing-human-rights-conditions-in-somaliland/
-
Abdirashid Duale, Dahabshiil Group Chief Executive, infinitely pleased women and youth entrepreneurs by announcing that Dahabshil Bank International and its microfinance department will, in future, encourage them through very much lowered services to ease access to financial services. “Women and youth are at the top of our coveted clientele and would remain so in the foreseeable future,” he said. “We, at Dahabshiil, pledge that our services will all be geared to ease access to financial services for them at much-lowered rates”. Mr. Duale was one of the keynote speakers at an event where the Swedish International Development Cooperation Agency (SIDA), Tuesday, launched a large-scale program with major Somali Financial Institutions, among whom was Dahabshil Bank International (DBI), to expand the provision of low collateral loans to Somali-owned small and medium-sized enterprises (SMEs). The program aims to increase access to finance for merit-worthy SMEs that lack sufficient collateral or possess other non-financial credit challenges. The program will in particular target female and youth entrepreneurs and business owners. “This kind of partnership between Somali banks and international actors like SIDA will increase job creation and development across the Somali-speaking regions. Thanks to SIDA working with Somali financial institutions, this will have a positive impact on stability and security,” Duale said. Addressing participants at the launching event at the head of the occasion, Ambassador Andreas von Uexkull said: “This program provides tools for Somali financial institutions to expand their lending procedures and opens up new, viable markets”. “SMEs are widely recognized as key drivers of new job creation and overall economic growth. This program will provide these businesses increased access to financing,” Ambassador von Uexkull added. The government was well represented at the event. The Vice Ministers of National Planning and Foreign Affairs, Engineer Hussein Buuni, and Liban Osman, respectively, the Director General of Commerce, Dr. Osman Hussein Warsame, Director General of Investments Ahmed Abokor, Central Bank Governor, Mohamed Abdi Ibrahim, among many more, all welcomed the initiative pointing out its merits and contribution to not only the direct SMEs beneficiaries but to the overall economic development of the private sector. Other luminaries gracing the event included Dr. Edna Adan Ismail, founder of the Edna Adan University of Hospital and a veteran, internationally renowned social welfare campaigner. Abdullahi Ahmed, Director General of the Central Bank was, also, among the front-line participants. Dahabshil Bank International played an instrumental role in bringing about the program in conjunction with the Swedish development agency. Dahabshil bank and its affiliates offer its clients services including loans, microfinance, global remittance services, mobile payments, credit card services including MasterCard, and serves clients from every walk of life. It serves the business community and international and local partners, among others. This all contributes towards development and job creation. SIDA is a governmental agency working on behalf of the Swedish parliament and government, with the mission to reduce poverty in the world. Through their work, and in cooperation with others, SIDA contributes to implementing Sweden’s Policy for Global Development, which includes activities that will enable poor people to improve their lives. SIDA conducts enhanced development cooperation with a total of 33 countries in Africa, Asia, Europe and Latin America. SIDA has more than 700 employees, located in our three offices in Sweden as well as abroad in our cooperation countries. The Swedish strategy for Somalia focuses the contributions on crisis management, democracy, human rights and job creation.
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Waxaa saacadihii ugu danbeeyay magaalada Muqdisho ka bilowday ololaha ay Musharaxiinta ku raadinayaan codka Xildhibaanada BFS si ay u buuxiyaan Kursiga uu iska casilay Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari. Musharaxiinta oo ay sii kordheyso tiradooda ayaa waxa uu mid waliba ku dadaalayaa sida uu ku heli lahaa codadka Xildhibaanada baarlamaanka Somalia. Musharaxiinta ugu badan ayaa iminka cod raadintooda kawada Hoteel SYL oo kasoo horjeeda Xarunta Villa Somalia iyo Hoteel Jazeera oo ah rugta ay ku kulmaan dhammaan mas’uuliyiinta dowlada. Xildhibaanada ayaa la kala safan Musharaxiinta waxaana xiliyada qaar arkeysaa Xildhibaano Musharaxiinta si bareera ugu raadinaaya cod, ka hor inta aan la gaarin doorashada. Sidoo kale, Musharaxiinta qaar ayaa ku hari doona dhanka dhaqaalaha diiwaan galinta oo loo badinaayo inay ka badnaan doonto lacagihii hore ee uu isku diiwaan galiyay Guddoomiyaha is casilay Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari. Dhinaca kale, dhinacyada wata Musharaxiinta ayaa waxaa qeyb ka ah Madaxtooyada Somalia oo loo badinaayo inay wadato dhowr Musharax. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Warar soo baxaaya ayaa sheegaya in dowlada Imaaraadka carabta ay Somalia usoo dirtay Markab la doonaayo in lagu guro agabka ka yaala Somalia. Markabkaan ayaa la xaqiijiyay inuu daadgureynaayo qalabka Imaaraadka ka yaal Somalia, sida Xerooyinka ciidan, Gaadiidka Gaashaman iyo dhammaan waxyaabihii ay ku howlgalayeen oo ay la imaaden magaalada Muqdisho. Markabkan la sheegay inay la socdaan Saraakiil ciidan ayaa ujeedkiisa waxa uu yahay inuu horay usii qaado Diplumaasiyiin, Saraakiil iyo Ciidamo kusii sugnaa xarumaha iminka la raraayo alaabahooda. Agabka ugu badan ee uu raraayo Imaaraadka ayaa laga soo saaray xerada tababarka ee Janaraal Goldan oo ay kala baxeen Gawaarida Ciidamada Bullet Proof iyo sidoo kale Qalab ciidan. Alaabahan ayaa la geeyey dekada Muqdisho si ay markabkaas ugu rartaan dibna ugu celiyaan dalkooda, waxaana Dekada weyn ee Muqdisho u taagan Markab weyn si ay ugu rartaan Qalabka milateri ee ka yaalla muqdisho. Dowladda Imaaraadka ay ku dhawaaqday in ay joojisay tababarkii Ciidan oo ay ka waday Soomaaliya, waxaana xigay talaabada ay ku daadgureyneyso dhammaan agabkii ka yaalay magaalada Muqdisho. Dhinaca kale, dowlada Somalia ayaan weli ka hadal go’aanka ay dowlada Imaaraadka carabta dalka ugala baxeyso agabkeeda Militery, xili la doonaayay in laga reebo. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com