Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    211,114
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Muqdisho (Caasimada Online)-Waxaa weli magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia ka socda qorshaha ay maleeshiyaadka al-Shabaab ku xirayaan garoomo badan oo ay ku cayaaran dhalinyarada magaalada Muqdisho. Maleeshiyada al-Shabaab oo horay amaro ugu soo rogay Garoomada ayaa iminka mar kale soo cusbooneysiiyay, waxa ayna guda bisha ramadaan al-baabada u laabeen Garoomada ugu badan. Garoomada bisha ramadaan lagu xiray Amar ka soo baxay Al-Shabaab ayaa waxaa kamid ah Garoonka Kubadda Cagta ee ku yaalla Xaafadda Shiirkoole ee Degmada Hodan. Garoonkaan oo si wayn dadka ay u garanayaan, ayaa dhalinyaradii ku ciyaareysay waxa ay sheegen in albaabada leysugu dhuftay, kadib hanjabaado iyo amar kasoo baxay al-Shabaab. Maamulka Garoonka oo maalmihii ugu danbeysay ay soo waceen maleeshiyaadka al-Shabaab ayaa waxaa lagu wargaliyay in Qaraxyo lala eegan doono Garoonka, waa haddii aan la xirin. Garoonkan oo sanado badan dhalinyarada ay ku ciyaari jireen ayaa ah markii ugu horeysay oo Shabaab ay xiraan, iyadoo halkaasi uu ka socday tartan kubadda Cagta ah oo ay wada ciyaarayeen dhalinyaro kala duwan, kaa oo lagu soo xiri lahaa Bisha ramadaan. Maamulka gacanta ku haya Garoonka, waxa ay sheegeen in Shabaab ay u soo direen Taleefoon laguna wargeliyay kaliya inay xiraan Salaxa, loomana sheegin sabab kale. Garoonkan ayaa noqonaaya kii ugu danbeeyay ee gudaha asbuucaan lagu xiro amar kasoo baxa maleeshiyaadka al-Shabaab. Al-Shabaab ayaa dhaqaale xoogan ku raadineysa dib u furitaanka Garoonkan iyo Garoomo kale oo ay horay u xireen, sababo dhaqaale aawgood. Si kastaba ha ahaatee, Dowlada Somalia oo gacanta ku heysa magaalada Muqdisho, ayaan weli ka hadal amarada Shabaab ee lagu xiray Garoomada. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  2. The number of piracy incidents doubled off the coast of East Africa in 2017 compared to 2016, an international maritime body says. Source: Hiiraan Online
  3. A Saudi Arabian Airlines Airbus A330 jet made an emergency landing in the western Red Sea city of Jeddah, injuring 53 people, aviation officials said on Tuesday (May 22). Source: Hiiraan Online
  4. New York-based Human Rights Watch released an 80-page report Iraq’s Central Criminal Court sentenced a Belgian on Tuesday to death by hanging as a senior foreign fighter for Islamic State, a rare case in which Baghdad has publicly revealed details of the fate of one of the hundreds of foreigners it has captured. Source: Hiiraan Online
  5. African innovation is becoming something of a buzzword on the international startup scene. The continent’s unique collection of developmental challenges and increasing entrepreneurial spirit has captured the interest of investors around the world. Source: Hiiraan Online
  6. Seven years after Kenya invaded Somalia to tame terror attacks in the Coast and Northeastern by al Shabaab, the army is still lodged in the country. Source: Hiiraan Online
  7. Seven years after Kenya invaded Somalia to tame terror attacks in the Coast and Northeastern by al Shabaab, the army is still lodged in the country. The Kenya Defence Forces have had some ups and downs, but any plans to retreat are pegged back by unending volatility. Source: Hiiraan Online
  8. African innovation is becoming something of a buzzword on the international startup scene. The continent’s unique collection of developmental challenges and increasing entrepreneurial spirit has captured the interest of investors around the world. Source: Hiiraan Online
  9. Iraq’s Central Criminal Court sentenced a Belgian on Tuesday to death by hanging as a senior foreign fighter for Islamic State, a rare case in which Baghdad has publicly revealed details of the fate of one of the hundreds of foreigners it has captured. Source: Hiiraan Online
  10. A Saudi Arabian Airlines Airbus A330 jet made an emergency landing in the western Red Sea city of Jeddah, injuring 53 people, aviation officials said on Tuesday (May 22). Source: Hiiraan Online
  11. Accusing Israel of systematic crimes, including apartheid in the occupied territories, Palestinians on Tuesday urged the International Criminal Court to open an investigation that could ultimately lead to charges against Israeli leaders. Source: Hiiraan Online
  12. The number of piracy incidents doubled off the coast of East Africa in 2017 compared to 2016, an international maritime body says. Source: Hiiraan Online
  13. LONG-time campaigner for national self-determination, Kidderminster MEP James Carver took part in Somaliland’s 27th anniversary of independence this week. Source: Hiiraan Online
  14. A citizen of Somalia living in Mombasa has been charged with illegal gun and ammunition possession. Source: Hiiraan Online
  15. The twin cities of the Androscoggin can be a haven for immigrants and refugees. Many of these individuals are carving out a life for themselves, and boosting Maine's economy. Source: Hiiraan Online
  16. Garoowe (Caasimada Online) – Madaxweynaha Maamulka Puntland C/Wali Maxamed Cali Gaas iyo ku xigeenkiisa C/Xakiin Cumar Cameey ayaa waxaa soo baxaya khilaaf u dhaxeeya kaas oo sababay in todobaadyadii la soo dhaafay aysan wada shaqeyn labada mas’uul. Khilaafkan waxaa uu soo baxay kaddib markii Bishii March Golaha shacabka ee Soomaaliya ay soo saareen qaraar dalka looga mamnuucay Sharikadda DPWorld ee laga leeyahay Imaaraadka Carabta,waxaana go’aanka golaha shacanka diiday C/Wali Gaas halka C/Xakiin Cameey uu taageeray. Kulan ay Golaha wasiirrada Puntland yeesheen kaddib go’aankii Golaha shacabka ayuu C/Wali Gaas ku doonayay in warqad lagu diidayo go’aankaas ay soo saarto Puntland waxaase diidey madaxweyne ku xigeenka iyo qaar ka mid ah xubnaha Golaha wasiirrada. C/Wali Gaas ayaa kaddib u safray Imaaraadka Carabta iyada oo markii uu ku soo laabtay Garoowe uusan soo dhaweyntiisa ka qeyb gelin C/Xakiin Cumar Cameey. Waxa kale oo jirta in muddo todobaadyo ah uusan Cameey xaadirin xafiiskiisa shaqada oo uu sare u kacay khilaafka Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa. C/Xakiin ayaa inta badan waqtigiisa ku bixiyay dagaalka degaanka Tukarraq ee Gobolka Sool oo uu ka soo jeedo halka Gaas uu ku mashquulay shirkii dowlad Goboleedyada iyo siyaasadda Maamulka Puntland. Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland iyo Madaxweyne ku xigeenka ayaa lagu tuhmayaa in ay ka gaabiyeen saameyntooda siyaasadeed ee Gobollada ay ka soo jeedaan oo hadda ay ku dagaallamayaan Puntland iyo Somaliland.
  17. Waxaa sii kordhaaya Khilaaf Siyaasadeedka Dowlada Somalia kala dhexeeya maamul Goboleedyada ka jira dalka, kadib markii ay hawada isku mariyeen hadalo kulul. Dowlada Somalia ayaa dooneysa inay dib usoo celiso awoodeeda si loo helo wada shaqeyn Dastuuri ah oo ka dhex curta Dowlada iyo maamul Goboleedyada. Maamulada ayaa dhankooda kasoo horjeeda in lagu xakameeyo Dastuur, iyadoo Hogaamiyayaasha maamuladaasi ay rumeysan yihiin inay meesha ka baxeyso awoodooda. Siyaasad ahaan markii la qiimeeyo waxaa aad isugu dhow awoodaha Dowlada iyo maamulada oo si siman uga wada shaqeeya dalka, waxa ayna taa cuuryaamisay in dalka uu ka dhaqan galo awaamirta dowlda. Haddaba qiimeyn la sameeyay ayaa waxaa arrimahaasi lagu ogaaday inay ka danbeeyen dhow qodob oo aan kasoo qaadan doono 6 qodob oo kala ah: 1-Baarlamaanka oo aan isla xisaabtan la sameyn Hoagaamiyayasha maamul Goboleedyada oo keentay in maamulada ay ku awood noqdaan Dowlada. 2-Hogaamiyayaasha Maamul Goboleedyada oo Siyaasad ahaan ku xiran dalalka Shisheeye oo qaab ahaan ay ugu shaqeeyan ‘’Ka iibsashada macluumaadka dalka’’ 3-Dalalka shisheeye sida Ethiopia iyo Kenya oo dhaqaale lagu arbusho Qaranimada Somalia ku bixiya maamul Goboleedyada. 4-Hogaamiyayaasha iyo maamulkooda oo rumeysan misna aaminsan inay ka awood badan yihiin Dowlada FS, iyagoo ku tashanaaya Xildhibaanada labada aqal ee laga soo kala xulay deegaanadooda. 5-Dowlada Somalia oo qudheeda aaminsan in maamul Goboleedyada ay yihiin awoodo aan la taabankarin, sababo la xiriira dalalka Shisheeye iyo inay adeegsadaan Xildhibaanada ugu jira labada Gole. 6-Baarlamaanka Somalia oo aan maamulada u aqoonsaneen in ka maamul ahaan ay hoostagaan Dowlada, taasina ay meesha ka saartay in maamulada ay ku dhaqmaan awood lamid ah tan dowlada. Maamul Goboleedyada ayaa inta badan u caga jugleeya Dowlada Somalia, waxa ayna taa ku imaadaa kadib markii laga hor istaago ku dhaqanka Heshiisyo qarsoodi ah iyo in awoodaha Dowlada ay isticmaalan, iyadoo aan la wargalin Dowlada Federaalka ah ee Somalia. Sidoo kale, Dowlada Somalia ayaan Siyaasad ahaan aaminsaneyn inay gacan ku dhigi karto awoodaha maamul Goboleedyada, sababo la xiriira iskaashi ka dhexeeya dhammaan maamulada iyo Dowlada oo cadaadis hoosaad kala kulmeysa Xildhibaanada laga soo xulay deegaanada maamulada. Dhammaan arrimahaani isbiirsaday ayaa kusoo beegmaaya iyadoo dowlada Somalia aysan laheyn itaal ay ku maareynkarto maamulada dalka, maadaama Dastuurka dalka uu yahay mid gacan ku rimis ah. Si kastaba ha ahaatee, waxa ay kusoo beegmayaan iyadoo uu jiro khilaaf maamulada kala dhexeeya Dowlada Somalia, kadib markii ay la safteen dowlada Imaaraadka oo ka gudubtay xeendaabka. W/Q: Cabdullaahi Axmed Cusmaan
  18. Muqdisho (Caasimad Online) – Cabdiraxmaan Cabdishuur Warsame, oo ah siyaasigii dowladda Kenya u saxiixay inay qaadato qeyb ka mid ah badda Soomaaliya, ayaa sheegay in lacag laga keenay dalka Qadar loo qeybinayo Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Qoraal uu soo dhigay Boggiisa Facebook, ayuu ku sheegay CC Shakuur in $1645,000 (Hal malyan lix boqol iyo afartan iyo shan kun oo dollar) la keenay dalka kadib booqashadii Farmaajo ee Doha. “Booqashadii Dooxa ka dib waxaa xildhibaanada loo qaybiyey lacag gaaraysa $1645,000 (Hal malyan lix boqol iyo afartan iyo shan kun oo dollar),” ayuu yiri Cabdiraxmaan Cabdishkuur Warsame. “Waa masuuliyad daro tii ugu wayneed in dalka oo fatahaad iyo colaad ku jira hantida qaranka lagu takrifalo, iyadoo uu ujeedku yahay af wax cunay ka xishoodsii oo yaanan la isla xisaabtamin,” ayuu yiri CC Shakuur. Isagoo hadalkiisa sii wata, Cabdiraxmaan ayaa xusay in Xukuumadda Federaalka Soomaaliya aysan wali bixin Halkii Milyan ee ugu deeqday fatahaadda gobolka Hiiraan, sidoo kalena aysan waxba ka qaban burburkii Muqdisho ay gaarsiiyeen Roobabka ka da’aya. “Weli cabashadii dawlad Goboleedyada ee balanqaadkii dhinaca amniga iyo kaalmo la’aan dhaqaale waa sidiisii, weli colaadda sokeeye ee Puntland iyo Somaliland cidna deminteeda looma dirin,” ayuu yiri CC Shakuur. Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo kamid ahaa musharaxiintii la tartamay Farmaajo doorashadii madaxtinimada 8-dii Febuary ee 2017, ayaa xiriir wanaagsan la leh, lacagna ka qaata dowladdab Imaaraadka Carabta.
  19. Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiirada Howlaha Guud ee dowlad Goboleedyada dalka ka jira, ayaa wax ay ka soo horjeesteen Sharciga lagu dhisayo Hey’adda Waddooyinka oo ay wado Wasaaradda Howlaha Guud ee dowladda Federaalka Soomaaliya. War-Saxaafadeed ay siwadjir ah u soo saareen ayaa waxa ay ku sheegeen in shir uu qabtay Wasiirka Wasiirada Howlaha Guud ee Xukuumadda Soomaaliya uu shirkaasi ka qeybgaliyey dad aan matalin Wasiirada Howlaha Guud ee dowlad Goboleedyada. Hoos Ka Akhriso War-Saxaafadeedka ay siwadajirka ah u soo saareen Wasiirada Howlaha Guud ee dowlad Goboleedyada, Puntland, Jubbaland, Hir-Shabeelle iyo Koonfur Galbeed. War-saxaafadeedkan, waxaa si wada jir ah u soo saaray: Wasiirada Wasaaradaha Hawlaha Guud ee Dawlad Goboleedyada Puntland, Jubbaland, Galmudug iyo Hirshabeelle. Sida aan wada ogsoonnahay dalkeenna Soomaaliya, wuxuu doortay ku dhaqanka nidaamka federaaliga ah. Waxaana lagu heshiiyey in si ku meel gaar ah loogu dhaqmo si wada jir ahna loo ixtiraammo dastuurka ku-meelka ah ee Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya. Dastuurka ku-meel gaarka ahi, wuxuu mudnaantooda siinayaa mabaadi’da wada-shaqeynta iyo is-ixtiraamka heerarka kala duwan ee dawladaha federaalka sida ku xusan dhammaan qodobada Cutubka Shanaad ee Dastuurka Ku-Meel Gaarka ah, gaar ahaan Qodobada 50aad, 51aad iyo 54aad. Waxaa lama huraan ku ah dhammaan heerarka dawladaha Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya in laga wada xaajoodo heshiisna laga gaaro arrimaha khuseeya siyaasadda iyo dhaqaalaha sida ku cad qodobka 54aad ee Dastuurka Ku-meel Gaarka ah. Arrimahan, waxaa ka mid ah horumarinta kaabayaasha dhaqaalaha iyo sharciyada lagu hagayo maamulkooda iyo maareyntooda sida (Waddooyinka, Gegooyinka dayuuradaha, dekedaha, kalluumaysiga iwm). Hase yeeshee, waxaa nasiib darro ah soona shaac baxday in xunbaha golaha wasiirada ee federaalka qaarkood aanay ilaa hadda gaarin farriinta siyaasadeed, nuxurka, ujeeddooyinka iyo guud ahaan mabaadi’da uu xambaarsan yahay nidaamka federaaliga ahi. Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyenta ee Federaalka, wuxuu shir lagu ansixinayo qabyo qoraalka hindise sharciyeed lagu dhisayo hay’adda waddooyinka (Draft Highway Authority Establishment Law) ku qabtay Muqdisho 15kii iyo 16kii bishan May 2018, isagoo ku casuumay inay ka soo qayb-galaan dad aan ka mid ahayn shaqaalaha kana wakiil ahayn wasaaradaha hawlaha guud ee dawlad goboleedyada Puntland, Jubbaland, Galmudug iyo Hirshabeelle. Qabyo qoraalka sharcigan oo aan la marin heer ka mid ah heerarkii iskaashiga, wada-tashiga, go’aan gaarista iyo is-ixtiraamka lama huraanka u ahaa, waxaa wasaaraddu hawlaha guud ee federaalku, iyadoo marin habaabinaysa u soo gudbin doontaa Golaha Wasiirada ee Dawladda Federaalka iyo Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Habraaca loo maray wada-tashiga sharcigan iyo ansixintiisa, waxay lid ku tahay ama khilaafsan tahay guud ahaan mabaadi’da nidaamka federaalka iyo hab-dhaqanka heerarka dawladda federaalka ah iyo sidoo kale qodobka 50aad, qodobka 51aad iyo Qodobka 54aad ee Dastuurka Ku-meel Gaarka ah ee Soomaaliya. Arrintan sida wasiirku u maamulay iyo habraaca uu adeegsaday ama rabo in lagu ansixiyo, waxay nagu beertay walaac, iskaashi la’aan, wada shaqeyn la’aan iyo kalsooni darro aan ka qabno wasiirka iyo hab-raaciisan aan xalaasha ahayn ee gurracan ee uu u marayo go’aan ka gaaridda iyo ansixinta sharciyada khuseeya hawlaha wasaaradaha hawlaha guud ee heerarka dawladda federaalka ah. Waxa kaloo xusid mudan shirkii 23-28 April 2018 ee lagu qabtay Muqdisho kuna saabsanaa mashruuca Tayeynta Wasaradaha Hawlaha Guud ee heer federaal iyo heer dowlad goboleed ee uu maalgaliyey Bankiga Horumarinta Afrika (African Development Bank); fulintiisa ay u xilsaaran tahay haya’dda UNOPS inuu ku dhammaaday natiijo la’aan sababahan soo socda awgood: Heshiiska saddex geesoodka ah ee mashruucan Tayeynta Hay’adaha Hawlaha Guud – heer Federaal, heer dawlad Goboleed iyo Gobolka Banaadir (Tripatite Agreement for Strengthening Institutions for Public Works) oo ay kala saxeexdeen Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Bankiga Horumarinta Africa iyo UNOPS 13kii Jannaayo 2017 – qodobkiisa 4aad, qaybtiisa 4.02 (ii) wuxuu shuruud adag ka dhigayaa in la sameeyo guddi haga mashruucan (Project Steering Committee); wuxuuna cayimay inay xubno ka yihiin hay’adaha hawlaha guud ee kor ku xusan. Guddigan oo magacaaban, waxaan muran ku jirin in shir guddoonka guddigan uu yahay Wasiirka Hawlaha Guud ee Federaalka Soomaaliya. Guddigan, waxaa xil gaar ahi ka saaran yahay inay go’aammo ka gaaraan arrimaha ay u arkaan inay muhim u yihiin hirgelinta mashruuca. Hase yeeshee, mudadii shirkani socda, waxaa soo if-baxday: in wasiirku shirkan ka hor gaaray go’aammo aan guddigu ka tashan, sida heshiiska lala galay Habitat oo qayb ka mashruucan; wasiirku, wuxuu goobta shirka ka caddeeyey inuu go’aammo gaari karo keligiis isagoo metalaya Guddiga Hagidda Mashruuca (PSC). iii. Wasiirku, wuxuu dhagaha ka furaystay dhammaan talooyinkii laga soo jeediyey shirkaas iyo in shir-qoraal (munites of meeting) laga soo saaro. Sidaa darteed, annagoo kalsooni buuxda ku qabna Golaha Wasiirada ee Federaalka iyo 2da Aqal ee Baarlamaanka Federaalka inay dhowrayaan nidaamka federaalka, xeerinta Dastuurka Ku-meel Gaarka ah iyo maamul wanaagga (Good governance); waxaan go’aan ku gaarnay in aan arrimahan sida ugu sahlan ku gaarsiinno: Hoggaanada Sare ee Dawlad Goboleedyada; Ra’isal Wasaaraha iyo Golaha Wasiirada, Labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya: A) Si ay u hubiyaan habraaca loo maray hindise sharciyeedyada ka hor inta aan la hor-keenin golaha wasiirada federaalka iyo 2da Aqal ee sharci dejinta; iyo B) Si looga feejignaadu khaladaadka noocan oo kale ah oo aan markan u aragno khalad ka dhacay xubin ka mid ah Golaha Wasiirada soona noq-noqon kara; Waxaa naga go’an kuna han-weynnahay in heerarka kala duwan ee dawladda federaalka iyo dawladaha xubnaha ka ah Dawladda Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya ay sii wadaan iskaashigooda, wada-jirkooda, midnimadooda iyo in ay wada-shaqeyntoodu noqoto mid dadkeenna iyo dalkeenna u horseedda guul, horumar, barwaaqo iyo dhaxal ay ku faani karaan carruurteenna iyo jiilasha naga dambeeya. =========Dhammaad
  20. Riyadh (Caasimada Online) – Kulan Magaalada Riyadh ee Caasimadda Sacuudiga ay ku yeesheen Wasiirada Caafimaadka Jaamacadda Carabta ayay kaga wada hadleen Xaaladaha Dalal Soomaaliya ay kamid tahay. Ergayga Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya una dhashay Sacuudiga Xamuud Bin Samraan Al-Xawaadi ayaa Milkiilaha Shirkadda Ganacsiga AlWaclaan ka gudoomay Gaadiidka Deg dega oo uu ugu deeqay Soomaaliya. Tiro ahaan waxa ay gaarayaan Afar Gaadiid, iyagoona deeqdaan uu Ganacsadaha Sacuudiga ka shaaciyay Kulan ay lahaayeen Wasiirada Caafimaadka Dalalka ku bahoobay Jaamacadda Carabta. Gaadiidka ayaa yaalla Magaalada Riyadh, waxaana loo gudbinayaa Magaalada Jiddeh si kadib loogu soo qaado Soomaaliya, laguna Wareejiyo Dowladda Federaalka Soomaaliya. Safiir Xamuud ayaa sanadkii tagay Danjirenimo ku wareejiyay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Soomaaliya oo iyanna ka gudoontay. Maamulaha Guud ee Shirkadda Al-Waclaan oo Deeqdaan bixiyay ayaa sheegay in Soomaaliya ay ugu talagaleen, wixii kale oo ay tari karaana ay ka qeyb qaadanayaan. Saciid Camuudi oo ah Madaxa Iibka Shirkadaan ayaa sheegay in Magaalada Riyadh ay ka qaadi doonaan Gaadiidkaasi afarta ah si ay u geeyaan Magaalada Jiddeh oo ay ugu soo dirayaan Soomaaliya, si gacanta Dowladda Federaalka loogu simo.
  21. Mogadishu (HOL) - The shocking Tuesday afternoon killing of a traffic officer caught on video in Somalia’s capital have catapulted fears that ISIS remains a potent threat in Mogadishu. Source: Hiiraan Online
  22. Dubai (HOL) – Jubba Airways, a regional airline that serves East Africa is celebrating two decades in business in 2018. 

Abdullahi Diria Warsame told HOL that Jubba Airways – described by many as Somalia’s ‘unofficial national carrier’ - was founded in April 1998 and from its inaugural flight, their mission was to connect East Africa to the world. Source: Hiiraan Online
  23. Jaaliyadda Puntland ee dalka Mareykanka ayaa kulan afur iyo soo dhaweyn isugu jira magaalada Minneapolis ugu sameeyay Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Puntland Cabdiraxmaan Diiriye Samatar (Shuuqe) oo indhawaale socdaal ku maraya cariga Mareykanka,waxaana kasoo qeybgalay xafladdaas xubno ka tirsan masuuliyiinta Jaaliyadda,Aqoonyahano,Haween iyo Qeybaha kala duwan ee bulshada ku nool magaalada Minneapolis. Qaar ka mid ah dadka ka hadlay kulanka ayaa ka warbixiyay baahida ay u qabaan akhbaar inay ka helaan xaaladda wadankooda,waxayna sidoo kale uga warameen Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Kumeelgaarka ee Puntland waxqabadka jaaliyadda iyo dadaalkooda ku saabsan horumarinta dadka iyo dalkii ay ka yimaadeen. Cabdiraxmaan Diiriye Samatar oo ugu dambeyntii soo xirey kulanka afurka ee uu la qaatey jaaliyadda ku nool Minneapolis ayaa uga mahadceliyay soo dhaweynta ay u sameeyeen intii uu ku guddo jirey safarka uu ku tagey dalka Mareykanka, wuxuuna sheegay inuu wax badan ka fahmay xog iswareysi kala duwan dhexmarey isaga iyo Jaaliyadda. Daawo xafladda soo dhaweynta. Abshir Dhiirane. PUNTLAND POST. The post Jaaliyadda Puntland ee dalka Mareykanka oo xaflad kusoo dhaweysay Gudoomiye Shuuqe appeared first on Puntland Post.
  24. Muqdisho (Caasimadda Online) – Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa magacaabay La-taliye sare oo u qaabilsan dhinaca siyaasadda Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya. Wareegto kasoo baxday Xafiiska Guddoomiyaha Baarlamaanka 19-kii bishan ayaa lagu sheegay in kadib markii uu arkay taariikh nololeedka iyo khibrada siyaasadeed ee Mudane Xasan Maxamed Jimcaale uu u magacaabay La-taliye sare ee Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya. Mudane Jimcaale ayaa hore u soo qabtay xilal kala duwan, isagoo muddo dheer ka mid ahaa Golaha Wasiirada dowladihii dalka soo maray, wuxuuna soo noqday wasiir ku xigeen iyo wasiiru dowle wasaarado kala duwan oo ay ka mid yihiin: Wasaaradda Cadaaladda iyo Garsoorka, Wasaaradda Awqaafta iyo Arimaha Diinta, Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa, Wasaaradda Dastuurka, Arrimaha Federalka iyo Dib u heshiisiinta iyo Wasaaradda Howlaha Guud iyo Dib u dhiska. Sidoo kale Mudane Xasan Maxamed Jimcaale ayaa soo noqday Guddoomiyihii Guddiga Road Map-ka ee Doorashadii 2012-ka, waana siyaasi la soo shaqeeyay dhammaan dowladihii dalka soo maray 18-kii sano ee ugu danbeeyay. La-taliyaha Sare ee Arrimaha siyaasadda guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Mudane Xasan Maxamed Jimcaale ayaa ku soo beegmeysa iyadoo Guddoomiyaha cusub ee dhowaan la doortay Maxamed Mursal Sheekh uu xilka hayo muddo Bil ah. HOOS KA AKHRISO WAREEGTADA
  25. The United Arab Emirates is taking its most drastic steps yet to stop Saudi Arabia or Qatar from encroaching on its lead in attracting foreign investors. In an unprecedented departure in policy, the U.A.E. will soon allow expatriates to fully own their businesses in Dubai or Abu Dhabi without a local partner. In some cases, professionals will even be entitled to 10-year residency permits. More than anything, the country’s decision shows how the economic interests of the six oil-producing Gulf Cooperation Council are diverging as crude’s dominance wanes. To survive a global shift away from fossil fuels, they’ll not only need money and talent, but they’ll also have to compete with each other to get it. “The U.A.E. needs to keep pace or stay ahead if it doesn’t want to lose its competitive advantage,” said Khatija Haque, the head of Middle East and North Africa research at Emirates NBD PJSC, Dubai’s biggest bank. “When oil was at $100 a barrel for several years there wasn’t that much need to attract foreign investment. Clearly that has changed.” For a long time the U.A.E. resisted giving the foreigners who dominate the workforce too much clout. Restrictive visa rules meant skilled workers could only stay in the country if they were employed. Unless their businesses were in free zones like the Dubai International Financial Centre, they’d need a local partner to hold 51 percent. That strategy has worked because Dubai—with its eight-lane highways, sea-side skyscrapers, giant malls and attractions like an indoor ski slope and water parks—was the Gulf city of choice among expatriates. But with living costs in the emirate climbing, places like Doha, the Qatari capital, and Manama, Bahrain have become more appealing in recent years. Home prices in Dubai, where foreigners outnumber Emiratis about 10 to one, have been falling. Retail space in the city of 3 million people is also set to surge, meaning money from abroad will be needed to ensure they aren’t left vacant. That could get a lot harder. Last August, Qatar—which has plowed billions into infrastructure to prepare for the 2022 FIFA World Cup—said it planned to grant some foreigners the right to remain indefinitely as it seeks to cope with a year-long embargo on the country by its neighbors. Bahrain has allowed full foreign ownership of businesses for two years. Amazon Web Services picked it for its first ever data center in the Middle East. The Fairmont Hotels & Resorts Inc. skyscraper on the Abu Dhabi Breakwater peninsula.Photographer: Christopher Pike/Bloomberg Even Saudi Arabia is upping its game. The biggest Gulf economy has been on the radar of foreigners since Crown Prince Mohammed bin Salman unveiled a transformation plan two years ago that includes selling a stake in state oil giant Aramco. The kingdom has lifted restrictions on foreigners owning stocks and its exchange is likely to soon be part of the MSCI Emerging Markets Index, which could trigger huge inflows. Goldman Sachs Group Inc. plans to deploy its own money in the country for the first time. “More than the money, the Gulf states are competing for human capital, global businesses and industry leaders,” said M.R. Raghu, the head of research at Kuwait Financial Centre SAK, which manages more than $3 billion. “We expect other Gulf economies to introduce such measures in a phased manner.” The World Bank Under the new U.A.E. rules, which take effect by year-end, non-Emiratis can control 100 percent of a company anywhere in the country, forgoing the requirement to have a local partner outside of free zones. Professionals working in medical, scientific, research and technical fields and top students could be eligible for residency permits of up to 10 years. “Explaining the local ownership structure has also always been a nuisance when raising money from international or even regional investors into businesses that had mainland operations in the U.A.E.,” said Khaldoon Tabaza, the founder of investment company iMENA, which invests in several U.A.E. and regional tech startups. The new framework “reduces the cost of doing business in and out of the U.A.E.” While the federation of seven emirates holds the lead in attracting investors in the Gulf, foreign direct investment dropped to almost $9 billion in 2016 from a peak of $14.2 billion in 2007, according to United Nations data. Some 12.9 percent of stocks traded in Dubai are owned by foreign funds, compared with 6.5 percent in Qatar and 5 percent in Saudi Arabia, according to exchange data compiled by the research arm of EFG-Hermes Holding. Yet compare that to Turkey where foreigners own nearly 64 percent shares, or Brazil where they held close to 50 percent, and it’s clear that foreigners are still wary of overinvesting in the Gulf’s absolute monarchies—which adds to the pressure Gulf states are under to stay competitive. Most of them have been funding big budget deficits since oil collapsed in 2014 and economic growth is lagging the average for emerging markets. “This will give the U.A.E. a stronger edge compared with the region,” said Nabil Al Rantisi, managing director at Daman Investments in Dubai. “The neighboring countries still have a long way to go in developing their infrastructure.” Source: – Bloomberg