-
Content Count
211,114 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
MOGADISHU (HOL) - Somali Prime Minister, Hassan Ali Kheire has nominated thirteen individuals to fill the vacant Cabinet slots on Thursday morning. Source: Hiiraan Online
-
Kulankaan oo saaka ka furmay Xarunta Wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha Puntland ayaa waxaa looga hadlayey furitaanka wejiga saddexaad ee dib u casriyaynta iyo dib u qaabaynta hay’adaha dawladda iyo wasaaradaha dawladda ee aan qaybta ka ahayn labadii weji ee hore. Wasaaradaha dib u eegista lagu samaynayo ayaa waxaa kamid ah Wasaaradaha kala ah Dastuurka, Warfaafinta, Caddaaladda, Duulista Hawada, Ganacsiga iyo Wasaaradda Dib udhiska sidoo kale waxaa kamid ahaa hay’adaha kala ah Hay’adda Biyaha, Waddooyinka, Xafiiska Xeer ilaaliyaha guud iyo Mac-hadka tababarka shaqaalaha dawladda. Ujeedada laga leeyahay barnaamijkaan ayaa ah tayaynta hay’adaha dawladda ee aan markiii hore nasiibka u yeelan in dib u casriyayn lagu sameeyo si’ay uga faa’iideystaan mashruuca tayaynta hay’adaha dawladda ee CIP ee uu Baanka adduunku ka caawinayo dawladda Puntland. Hore ayaa dib u qaabayn iyo dib u casriyayn waxaa loogu sameeyey dhowr iyo toban hay’adood oo kamid ah hay’adaha dawladda kuwaas oo muujiyey isbeddello mugle oo dhanka tayada shaqaalaha iyo midda shaqadaba la xiriirta ah kadib markii lagu sameeyey dib u casriyaynta. The post Qaybo kamid ah hay’adaha dawladda Puntland oo dib u casriyayn lagu samaynayo appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia ayaa waxaa kusii kordhaaya dilalka iyo Qaraxyada ay sida wada jirka ah u geysanayaan maleeshiyaadka Daacishta Somalia iyo Al-Shabaab. Dilalka ka dhaca Muqdisho ayaa u kala qeybsama kuwo xiliyada la fulinaayo laga qaado Sawirro, halka dilalka kale ay yihiin kuwo caadi ah, oo ay fuliso al-Shabaab. Al-Shabaab iyo Daacish oo kusii xoogeysaneysa Somalia ayaa u muuqanaaya kuwo ku tartamaaya daadinta dhiiga shacabka, iyadoo uu mashruuca yahay mid lagu tartamaayo shacabka. Loolanka labada maleeshiyo Kooxeed oo kusii xoogeysanaaya Somalia, gaar ahaan magaalada Muqdisho iyo deegaanada Puntland ayaa waxaa laga dhexli karaa qodobada kala ah: 1-Iyadoo Koox waliba ay dooneyso inay ka dheereyso Kooxda kale ayey sameyn doonaan dhagaro dhiig badan uu ku daato. 2-Qaraxyada oo kordha, iyadoo ay suuragal tahay in Koox waliba ay sameyso kuwo gaara oo lagu aqoonsan doono, Tusaale sida dilalka iminka nagu cusub oo ay Daacish-ta Somalia ka geysato Muqdisho, kuwaa oo laga qaado Sawirro. 3-In labada Maleeshiyo Kooxeed ay ku tartamaan qabsashada deegaano hor leh oo taariikhi ah iyo labaduba ay u kala hormaraan degista keymo hor leh. 4-Inay dhacaan weeraro iyo dagaalo goosgoos ah oo gudaha iyo Goboladuba ku dhexmara al-Shabaab iyo Daacishta Somalia, iyadoo ujeedku uu noqon doono in Koox waliba ay ku awood sareyso dalka. 5-Inay dhacaan dilal ay isku ugaarsan doonaan labada Maleeshiyo kooxeed, gaar ahaan labada Amniyaad, waxa ayna ku loolamayaan dhiiga shacabka ee sida sahlan ku daadanaaya. 6-In labada dhinac uu dhexmaro dagaalo taariikhi ah si Koox waliba ay uga awood sheegato Kooxda kale, waxaana suuragal ah inay kala qeybsadaan dalka oo Koox waliba looga danbeeyo jiho gaara. 7-In Qaraxyada ka dhaca Muqdisho iyo Gobolada qaar loo bedelo gaadiidka waaweyn sida kuwa xamuulka IWM, maadaama maleeshiyaadka Daacish looga bartay inay geystaan Qaraxyo ka duwan kuwa ay fuliyaan xagjiriinta kale. 8-In lagu diimo Qaraxyada loo isticmaalo gaadiidka yaryar ee raaxada sababo la xiriir is muujinta Koox waliba. Daacishta Somalia ayaa u muuqaneysa inay laba jibaarayaan falalka amni darro ee kadhaca magaalada Muqdisho, sida dilalka iyo Qaraxyada fudud. Al-Shabaab ayaa iyana geysata sida caadaduba aheyd dilal iyo Qaraxyo lala eegto dadka maatida ah si ay u muujiyaan magacooda, wallow aysan awood ku dhameen ciidamada Qaranka. Si kastaba ha ahaatee, loolanka labada Maleeshiyo Kooxeed ayaa cuuryaamin kara awoodaha dowlada Somalia maadaama dowladu ay tahay mid yareysaneysa halista labada Koox ay ku yihiin dalka. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
War-murtiyeed ka soo baxay maamulka Somaliland ayaa lagu sheegay in Farmaajo weerar ku soo qaaday ciidamada Somaliland ee ku sugan jiidda hore ee degaanka Tukaraq ee gobolka Sool. Wasiirka Warfaafinta Somaliland,Cabdiraxmaan Cabdullaahi Faarax(Guri-barwaawo) ayaa sheegay in ciidamada Farmaajo ay weerarka u soo qaadeen,si ay uga faa’idaystaan inta Somaliland ku mashquulsantahay gurmadka dadkii ku waxyeelloobay duufaanta. “Saaka Abbaaro lixdii Aroornimo ayaa ciidamada cago-jiidka ah ee maamulka Farmaajo uu mar kale isku dayay inuu weerar ku soo qaado xuduudaha iyo ciidamada Somaliland ee fadhigiisu yahay Tukaraq, mar naba looma fadhiyin in dawlad Islaam ahi ama dad muslim ahi dad muslim ah xilliyada caynkaasi ah oo bishii barakaysnayd aynu jirno ay weerar ku qaadaan dhimasho iyo dhaawacba dhinac walba ka gaystaan” ayaa War-saxaafeedka lagu yiri. Guri-barwaaqo ayaa sheegay in Farmaajo uu dagaalka ka soo qaaday saddex aag oo kala duwan sida uu hadalka u dhigay,wuxuuna tilmaamay in aysan Somaliland marnaba filayn bisha barakaysan ee Ramadaan in dagaal lagu soo qaaday. PUNTLAND POST The post Somaliland oo Farmaajo ku eedaysay dagaalka Tukaraq . appeared first on Puntland Post.
-
More than 50 people have died in Somaliland, livestock has been wiped out and hundreds of farms destroyed by heavy rains and floods caused by a tropical cyclone that hit the Horn of Africa, officials and aid agencies in the breakaway Somali region said. Somaliland broke away from Somalia in 1991 and operates as an independent state but has not won international recognition. “The death toll from the cyclone is so far over 50 people,” vice president Abdirahman Abdullahi Ismail told reporters late on Tuesday in Somaliland’s capital Hargeisa. “(The) death toll may rise because there are other people who are still missing.” Tropical cyclone Sagar made landfall on Saturday in north-western Somaliland and Djibouti, three days after it formed in the Gulf of Aden, according to the U.N. Office for the Coordination of Humanitarian Affairs (UNOCHA). UNOCHA said 669,000 people have been affected in Somaliland, giving a toll of 25 people so far confirmed dead and 27 missing, with numbers likely to rise as information arrives from areas that are now inaccessible. Two people were confirmed dead in Puntland, a semi-autonomous northeastern region of Somalia, and another two in Djibouti, UNOCHA said. “80 per cent of livestock in affected areas were killed. Reports indicate that some 700 farms have been destroyed in Somaliland,” UNOCHA said. Conflict in the disputed regions of Sool and Sanaag was making it harder to reach some flood-hit areas, UNOCHA said earlier this week. Drought dating back to 2015 has made the regions prone to flash flooding after rain. Vice president Ismail said assistance from the United Arab Emirates had allowed authorities to reach affected areas and bring emergency food. “Using the two helicopters UAE helped us with, we have reached today Lughaya and Baki towns which were hit by the cyclone,” he said. “There are other far areas we flew over but could not land and reach because of floods.” The UAE is an important aid provider for Somaliland, where a firm owned by the gulf state has pledged up to $440 million to develop the breakaway’s region port of Berbera. Speaking separately, Somaliland’s president Musa Bihi said the region needed emergency help: “Over 600 people lost their homes, animals and farms,” he told students in Hargeisa. Since the beginning of the rainy season in Somalia in March, riverine and flash floods have caused fatalities, massive displacement and damage to infrastructure and cropland. An estimated 772,500 people have been affected by flooding and more than 229,000 are displaced, UNOCHA said. After a severe drought last year, East Africa has been hit by two months of heavy rain, affecting nearly a million people in Kenya, Somalia, Ethiopia and Uganda. Source: – Reuters
-
Fighting between forces loyal to Puntland State and the breakaway Somaliland escalated in the disputed region of Sool in northern Somalia. The battle which broke out early Thursday morning in Tukaraq town is reported to be ongoing. Reports say both armed factions from Puntland and Somaliland are engaging in heavy artillery fire as hundreds of the residents started fleeing from their homes. Leaders from both sides have traded accusations over the conflict. The clashes come barely ten days after over 20 combatants from both sides were killed and dozens other sustained injuries in Tukaraq town following fierce fighting. Source Hol
-
Two US military regional combatant commands, CENTCOM and AFRICOM, acknowledged reports of civilian casualties and are reviewing separate recent operations following allegations of civilian deaths. In a press release last week, US Forces Central Command (CENTCOM) acknowledged reports of civilian casualties in a March 29 strike targeting Al-Qaeda in the Arabian Peninsula (AQAP) in Bayda governorate. A “credibility assessment” is currently underway. Separately, US Forces Africa Command (AFRICOM) is reviewing an operation against Shabaab in Somalia following reports of civilians causalities. According to a press release earlier this month, US forces participated in a Somali-led operation near Bulcida on May 9 that resulted in the capture of three Shabaab leaders. The US forces were serving in an advise-and-assist capacity. American forces participated in a raid that captured three Shabaab commanders on that date, according to a Somali intelligence official quoted by the Associated Press. According to the same report, the raid also killed five civilians believed to be banana farmers. An AFRICOM press release acknowledged the reports of civilian casualties: “We take these reports seriously. As with any allegations of civilian casualties we receive, U.S. Africa Command will review any information it has about the incident, including any relevant information provided by third parties,” the AFRICOM statement said. The US did not conduct any air strikes in association with this operation, AFRICOM Media Relations Officer Samantha Reho told FDD’s Long War Journal. The US has conducted a total of thirteen strikes in Somalia in 2018, all of which have targeted Shabaab. Source: – Long War Journal
-
Jabuuti (Caasimada Online)- Kulan magaalada Jabuuti ku dhex maray madaxa shirkadda DP world ee dalka Imaaraadka Carabta Axmed Bin Suleyman iyo agaasimaha dekaddaha ee Jabuuti Abuubakar Cumar Xadi ayaa looga hadlay khilaafka sababay in Jabuuti laalsho heshiiska dekadda Dooraale ee DP World. Kullankaan ayaa ka danbeeyay wada hadalo labada dal dhex mareen oo ay garwadeen ka aheyd dowladdaha Sacuudiga iyo Masar. Xalinta khilaafka Jabuuti iyo Imaaraadka ayaa loo xilsaaray madaxa sirdoonka ee Masar Maxamed Rafaat a inuu isu soo dhaweeyo Djibouti iyo Imaaraadka Carabta, laakiin waxa aan weli muuqan wax isfaham u eg oo soo muuqda. Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa dooneysa in gebi ahaanba shirkaddaha dalkeeda ay gebi ahaanba ka banaan howlo ganacsi oo Jabuuti ay ku leeyihiin, kuwaas oo ay ka mid yihiin Terminaalka saliidda iyo gaaska ee loo yaqaano Horizon Djibouti Terminals iyo hoteelka caanka ah ee Kembeski oo ay DP world dhistay. Dowladda Jabuuti iyadana mowqifkeeda waxba iskama badalin, waxayna Imaaraadka iyagana sugayaan jawaabta dacwada ay u gudbiyeen maxkamad ku taal Ingiriiska. Caasimada Online Xafiiska Jabuuti Caasimada@live.com
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Sida aan wararkeena hore ku sheegnay waxa uu dagaal culus subaxnimadii hore ee maanta oo Khamiis ah ka bilowday deegaano hoostaga magaalada Tukaraq ee gobolka Sool. Dagaalka oo aad u xoogan ayaa waxa uu u dhexeeyaa ciidamada Puntland iyo kuwa Somaliland, waxaana la maqlayaa Jug iyo rasaas aad u xoogan oo ay is weydaarsanayaan labada dhinac. Goobjoogayaal ayaa soo sheegaya in dagaalka lagu dilay ciidamo dhowr ah, isla markaana geeridu ay iminka kor u dhaaftay 12 oo labada dhinac ah, halka dhaawacyada ay waxyeeladu soo gaartay ay gaarayaan ilaa 14 oo dhammaantooda ay yihiin ciidamo. Inta uu Dagaalka socday maamulka Somaliland ayaa sheegay inay gubeen ilaa 4 gaari nooca dagaalka ah oo ay ku jiraan kuwo saad u waday ciidamada Puntland ee ka dagaalamaaya Jiida. Gaadiidka la gubay ayaa labada kamid ah waxa ay yihiin noocyada Dagaalka oo ay adeegsanayeen ciidamada Puntland, inkastoo ay Puntland beenisay. Nuux Taani oo ah Taliyaha ciidamada Millitariga Somaliland ayaa sheegay in dagaalka ay bilaabeen ciidanka Puntland, Somaliland-na ay iska difaacday. Puntland war ay soo saartay waxay ku sheegtay in Somaliland ay duulaan ku soo qaaday ciidanka Puntland ee ku sugan Tukaraq. 15 Bishan May ayey ahayd markii ay bilowdeen dagaaladan kawaas oo dhaliyey khasaaro labada ciidan kala gaartey. Dhinaca kale, 8 janaayo 2018 ayaa ciidamada Somaliland ku soo duuleen Tukaraq, waxaana ay qabsadeen Tukaraq iyo deegaano u dhaw, Madaxweynaha Somaliland ayaa sheegay in ciidankoodu soconayo ilaa ay ka gaaraan Yoocada. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
Garoowe (Caasimada Online)-Iyadoo uu dagaal culus ka socdo deegaanka Tukaraq, ayaa waxaa warbixin ku saabsan dagaalkaasi goordhow soo saaray Maamulka Puntland. Qoraalka ku saabsan dagaalka ee kasoo baxay maamulka ayaa waxaa lagu sheegay in ummadda Soomaaliyeed iyo Beesha Caalamka ay Puntland u cadeyneyso in saakay abaare 05:30 ciidamada Somaliland ay weerar ku qaadeen ciidanka Puntland ee ku sugan degaanka Tukaraq. Puntland waxay qoraalkeeda ku sheegtay in masuuliyadda dagaalkaas ay qaadeyso Somaliland, islamarkaana Puntland ay difaaceyso dhulkeeda iyo dadkeeda. Waxa ay Puntland ku sheegtay qoraalka inuu muqadas u yahay dagaalka ay ku difaacaneyso dhulkeeda sidaa aawgeedna ay sii wadi doonaan dagaalka inta ay kasoo ceshanayaan dhulka laga faramaroojiyay. Dadka deegaanka ayaa u martiyey Dagaal leysu adeegsanaayo Hubka culus iyo Dabeylo xoogan oo Duufaano wata.
-
War-saxaafadeed ka soo baxay dowladda Puntland ayaa lagu sheegay in Somaliland ay soo weerartay ciidamada difaaca Puntland ee ku sugan jiidda hore ee degaanka Tukaraq. Xukuumadda Puntland ayaa caddaysay in mas’uuliyadda dagaalkaas ay qaadayso Somaliland oo duullan joogta ah ku haysa degaannada Puntland,sida War-saxaafadeedka lagu xusay. Dowladda Puntland ayaa sidoo kale dadweynaha ku wargelisay in ay garab istaagan ciidamada Puntland ee dagaalka kula jira Somaliland,waxaana si gaar ah loogu boorriyay shacabka gobolka Sool in ay u diyaar garoban difaaca dalkooda iyo karaamadooda. Halkaan ka akhriso war-saxaafadeedka. PUNTLAND POST The post Dowladda Puntland oo Somaliland ku eedaysay dagaalka dib uga qarxay Tukaraq. appeared first on Puntland Post.
-
Flooding in Ethiopia's eastern Somali regional state has displaced 188,000 people, the UN said on Wednesday. Source: Hiiraan Online
-
Dagaal saaka hiraabtii hore ka qarxay degaanka Tukaraq ee gobolka Sool oo u dhexeeya ciidamada Puntland iyo Somaliland ayaa haatan aad u xoogaystay ,sida ay xaqiijinayan qaar kamid ah dadka ku sugan nawaaxiga degaankaasi. Weli war sugan lagama hayo sida dagaalkan ku bilowday iyo dhinaca bilaabay midna,balse saraakiil ka tirsan ciidamada difaaca dowladda Puntland oo diiday in magacooda la xigto ayaa Somaliland ku eedeeyay in ay dagaalka bilowday. Dagaalkaan oo socda in ka badan laba saac oo xiriir ah ayaa la sheegayaa in uu ka dhacayo ilaa saddex aag oo kala duwan,waxaana adag in xog faahfaahsan laga helo khasaaraha kala gaaray labada dhinac,marka laga reebo wararka lagu faafinayo baraha bulshada oo aysan jirin cid xaqiijisay iyo meel laga soo xigtay midna. Faahfaahinta kala soco:PUNTLAND POST The post Dagaalka Tukaraq oo xoogaystay appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho (Caasimada Online)-Dagaal culus oo u dhexeeya Ciidanka Somaliland iyo Puntland ayaa waxa uu saakay dib uga qarxay degaanka Tukaraq. Dagaalka ayaa waxaa lasoo sheegayaa in leysu adeegsanaayo Hubka noocyadiisa culus, waxa uuna ka danbeeyay kadib markii ciidamada Somaliland ay rasaaseeyen gaari dagaal oo ay leedahay Puntland. Dadka deegaanka ayaa xaqiijiyay dagaalkan, inkastoo Saraakiisha labada dhan aysan weli faah faahin badan ka bixin dagaalka oo hadda socda. Ciidamada labada dhinac ayaa kala qabsaday gaadiid dagaal, waxaana jiraan khasaare kala duwan oo dhinacyada soo kala gaaray. Dagaalka ayaa khasaarihiisa ugu badan waxa uu soo gaaray ciidamada labada dhinac, waxa ayna dhaawacyada ku kala dabiibayaan goobaha caafimaad ee ku yaalla Gobolka. Sidoo kale, dadka ku sugan gobolka Sool ayaa soo sheegaya in labada dhinac ay gurmadyo kala duwan gaarayaan, iyada oo ay jirto in hub culus lala helay gaadiid Sahay iyo mid Shidaal oo labada maamul ay kala wataan, kuwaasi oo aagga uu dagaalka ka socda ku gubanaya. Waxgaradka gobolka Sool ayaa ku guul darreystay iney Labada dhinac xabad joojin ku qanciyaan, sababtoo ah dhan walbo wuxuu sheeganayaa lahaanshiyaha degaanka Tukaraq. Docda kale, Degaanka Tukaraq ee Gobolka Sool, ayaa waxaa gacanta ku haya ciidamada Somaliland oo goor hore ka qabsaday ciidankii Puntland ee halkaasi ku sugnaa. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
-
The African Development Bank (AfDB) has yet gained supported hunger stricken countries in East Africa, the Bank has released US$ 34.8m and US$ 43.8m grant for Somalia and South Sudan respectively under the Bank’s ‘Say No To Famine – Short Term Regional Emergency Response Project. Source: Hiiraan Online
-
At least four people were killed and 15 wounded in a suicide attack in Iraq’s capital Baghdad on Thursday, a military spokesman told Reuters. Source: Hiiraan Online
-
Ra’isilwasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa dhameeytiray Xubno Wasiiro ahaa oo ka dhimanaa Xukuumadiisa. Xilalka Wasiirada 1- Xasan Macalin Xuseen Wasiirka Ow-qaafta Arrimaha Diinta 2- Xasan Cali Maxamed Wasiirka Gaashanadhigga 3- Daahir Maxamuud Geelle Wasiirka Warfaafinta 4- C/casiis Xasan Maxamed Wasiirka Tamarta iyo Biyaha 5- Xamza Saciid Xamza Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka 6- C/fataax Maxamed Ibraahim Wasiirka Howlaha Guud iyo Guriyeynta Wasiiru dowlayaasha 1- Daahir Cabdi C/llaahi Wasiiru dowlaha Ganacsiga iyo Warshadaha 2- Maxamuud Maxamed Buunow Wasiiru dowlaha Amniga Wasiir kuxigeenada 1- Isxaaq Maxamed Maxamuud Wasiir kuxigeenka arrimaha Gudaha 2- Aadam Isaaq Cali wasiir kuxigeenka Warfaafinta 3- C/raxmaan Iidaan Yoonis Wasiir kuxigeenka Boostada iyo Isgaarsiinta 4- Maxamed Saciid C/llaahi Wasiir kuxigeenka Caafimaadka 5- C/rashiid Maxamuud Xasan Wasiir kuxigeenka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka PUNTLAND POST The post Ra’isilwasaare Kheyre oo Magacaabay Wasiiro appeared first on Puntland Post.
-
Wararka soo gaaraya Puntland Post ayaa sheegaya in degaanka Tukaraq uu saaka ka bilowday dagaal laysku adeegsaday madaafiic. Ciidamo ka kala socda Puntland iyo Somaliland ayaa halkaa mudo isku horfadhiyey wuxuuna degaankaasi ahaa mid colaadu saamaysay. Maalmihii ugu dambeeyey labada ciidanba waxa ay ahaayeen kuwo fariisamahooda xoojinayey. Wixii dagaalkas ka soo kordha kala soco wararkayaga dambe. Puntland Post Aaga Tukaraq. The post Dagaal ayaa dib uga bilowday degaanka Tukaraq appeared first on Puntland Post.
-
Dubai (Caasimada Online) – Soomaali badan ayaa aad uga carreysan faro-gelinta siyaasadeed ee Imaaraadka Carabta ay ku hayaan siyaasadda gudaha dalka Soomaaliya, oo ay qas xooggan ka wadaan. Hase yeeshee waxaa hadda soo baxday, in iska daa Soomaaliya, Imaaraadka ay xitaa faro-geliyeen siyaasadda Mareykanka iyo doorashadii dalkaas ka dhacday 2016, ayaga oo taageero siinaya Donald Trump, sida ay baahiyeen warbaahinta Mareykanka. Hase yeeshee, Wasiiru dowlaha arrimaha dibedda Anwar Gargash ayaa arrintan ku beeniyey qoraal uu soo dhigay barta twitter-ka, kadib markii warbaahinta Mareykanka ay sheegeen in Donald Trump Jr, uu la kulmay safiirada Sacuudiga iyo Imaaraadka, sanaddii 2016. “Waa in dareen lagu bixiyaa xaqiiqda intii la eegi lahaa warar aan jirin. Imaaraadku marna dadaal kuma bixin doorashadii Mareykanka ee 2016” ayuu Gargash ku qoray bartiisa twitter-ka. “Si la mid ah dowldaha kale ee saaxiibka la ah Mareykanka, Imaaraadku waxay xiriir la lahaayeen shaqaalaha iyo la-taliyayaasha labada olole ee madaxweyne, si ay wax uga ogaadaan musharaxiinta iyo mowqifkooda siyaasadda arrimaha dibedda” ayuu yiri. Wargeyska New York Times ayaa toddobaadkii tagey qoray in wiilka madaxweyne Trump ee Trump Jr uu ergada Sacuudiga iyo Imaaraadka la kulmay ayaga oo aad u danaynayey in aabahiis uu ku guuleysto Aqalk Cad. Qareenada Trump Jr, ayaa sheegay in waxba aysan kasoo bixin kulankaas. Su’aasho waxay tahay, haddii Imaaraada Carabta ay faro-geliyeen Mareykanka, oo ah dalka ugu quwadda weyn dunida, ma u daahayaan Soomaaliya? Caasimada Online Xafiiska Qaahira caasimada@live.com