Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    212,836
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Donald Trump iyo haweeneyda koobaad Melania Trump ayaa booqasho aanan la shaacin waxa ay ugu tageen ciidammada Mareykanka ee ku sugan waddanka Ciraaq. Waxa ay halkaas u safrene “xilli dambe habeenkii loo dabaaldegaayay Kirismas-ka” si ay ciidammada uga mahadceliyaan “adeegooda, guushooda iyo sida ay naftooda u hurayaan”, Aqalka Cad ayaa sidaasi sheegay. Mr. Trump ayaa sheegay in Mareykanku uusan qorshaynayn inuu isaga baxo waddanka Ciraaq. Safarkan ayaa yimid maalma un kaddib markii uu iscasilay wasiirka Gaashaandhigga ee Mareykanka Jim Mattis kaas oo xilkiisa ka tegay markii ay madaxweyne Trump isku maandhaafeen istiraatiijiyaddiisa gobolka. Mareykanka weli waxaa dalka Ciraaq ka jooga ilaa iyo 5,000 oo askari oo dowladda dalkaasi ka taageera dagaalka ay kula jirto haraadiga ururka la baxay Dowladda Islaamiga ah. Sikastaba xaalku ha ahaadee, waxaa la baajiyay kulan la qorsheeyay inuu dhexmaro Mr Trump iyo Ra’iisul Wasaaraha Ciraaq Caadil Cabdul Mahdi. Xafiiska Mr Mahdi ayaa sheegay in arrintaasi ay timid kaddib markii la isku afgaran waayay sida shirka loo qabanayo. Kulanka badelkiisana waxa ay labada hogaamiye kuwada hadleen khadka taleefanka, saraakiisha ayaa intaasi raaciyay. Booqashada Mr Trump ayaa waxa ay qaadatay ilaa iyo saddex saacadood. Markii uu Mareykanka dib ugu laabanayayna waxa uu ku yara hakaday saldhigga ciidammada cirka ee Ramstein ee dalka Jarmalka, halkaas oo uu kula kulmay ciidammo badan oo Mareykan ah. U.S. President Donald Trump delivers remarks to U.S. troops in an unannounced visit to Al Asad Air Base, Iraq. REUTERS/Jonathan Ernst Donald Trump, xaaskiisa iyo Lataliyihiisa Arrimaha Ammaanka John Bolton ayaa tegay saldhigga cirka ee Al-Asad ee galbeedka magaalada caasimadda u ah dalka Ciraaq ee Baqdaad, si ay halkaas ugula kulmaan ciidammada Mareykanka ee jooga. Waxa ay aheyd booqashadii ugu horraysay ee uu Trump gobolka ku tego. Inta ay booqashada socotay waxaa Trump si wanaagsan u soo dhaweeyay ciidammada oo u istaagay markii uu soo galay hoolka lagu cunteeyo, Trump-na waxa uu gacan qaaday askarta, oo qaarkood ayuuba sawirro la galay. Madaxweyne Trump waxa uu sheegay in sababta uu saldhiggiisa u booqday ay aheyd inuu askarta Mareykanka uga mahadceliyo sida ay gacanta uga gaysteen in laga adkaado ururka la baxay Dowladda Islaamiga ah, waxa uuna intaasi ku daray: “Laba sanadood ka hor markii aan noqday Madaxweynaha kooxdu waxa ay aheyd koox xoog badan, maantase awood ma ay laha. Shaqo wanaagsan ayaad qabateen. “Qaran ahaan markale ayaa nala ixtiraamaa.” Mr Trump waxa uu sheegay in Mareykanka uu Ciraaq u adeegsan karo saldhig wax laga weerari karo haddii “aannu doonayno inaannu wax ka sameyno gudaha Suuriya”, waxaa sidaasi ku warramayso wakaallada wararka ee Reuters. Inta ay socotay booqashada waxa uu difaacay go’aankiisa uu ciidammada Mareykanka uga saarayo waddanka Suuriya isagoo yiri: “Bilowgiiba waan qeexay in howlgalkayaga gudaha Suuriya uu ahaa inaannu burburino goobaha ay ku xooggan yihiin Daacish. “Sideed sanadood ka hor, waxaannu halkaa u tegnay inaannu joogno saddex bilood mana aynaan ka soo bixin. Haatan, sida saxda ah ayaannu sameynay wanaan soo gebagabaynaynaa arrintaasi.” U.S. President Donald Trump delivers remarks to U.S. troops in an unannounced visit to Al Asad Air Base, Iraq. REUTERS/Jonathan Ernst U.S. President Donald Trump and First Lady Melania Trump greet military personnel at the dining facility during an unannounced visit to Al Asad Air Base, Iraq. REUTERS/Jonathan Ernst U.S. President Donald Trump, flanked by National Security Adviser John Bolton, meets political and military leaders during an unannounced visit to Al Asad Air Base, Iraq. REUTERS/Jonathan Ernst Qaran News
  2. Muqdisho ( Sh. M. Network )-Faah faahinoo dheraad ah ayaa ka soo baxaya qarax Gaari oo maanta ka dhacay gudaha degmada Waabari ee gobolka Banaadir. Qaraxa ayaa ka dhashay Gaari nuuca raaxada ah, kaas oo la sheegay in lagu soo xiray qaraxa. Wararka qaar ayaa sheegaya in Darawalkii watay Gaariga uu ku dhaawacmay, kaas oo la sheegay in uu ka tirsanaa shaqaalaha xafiiska Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya. Ma jiro illaa iyo hadda wax war ah oo laamaha amniga ka soo baxay oo ku saabsan qaraxaasi. Muddooyinkii dambe ayaa waxaa gudaha M/ Muqdisho ka dhacayay falal liddi ku ah amniga sida qaraxyo iyo dilal qorsheysan intaba. The post Qarax khasaaro geystay Oo ka dhacay M/ Muqdisho appeared first on Shabelle. View the full article
  3. Agaasime waaxeed ka tirsanaa xafiidka Ra’iisul Wasaare Xasan Cali kheyre ayaa maanta qarax miino loogu xiray gaari uu watay ,xili uu marayay degmada Waabari ee gobolka [...] Source
  4. Cadale ( Sh. M. Network )-War Ka soo baxay Xarakada Al Shabaab ayaa lagu sheegay in Ciidamada maamulka HirShabelle ay kala wareegeen gacan ku heynta deegaanka Ceel-Muluq oo hoostaga degmada Cadale ee gobolka Shabeelaha Dhexe. Al Shabaab ayaa warkan ku sheegay in weerar xoogan saaka aroortii hore ay ku qaadeen fariisin Ciidamadaasi ay ku lahayeen halkaasi. Sidoo kalena ay ku dileen illee 3 Askari, kuna dhaawaceen tiro intaasi ka badan, sida ay hadalka u dhigeen. Illaa iyo hadda ma jiro wax hadal ah oo ka soo baxay dhanka HirShabelle oo ku aadan warkaasi. Al Shabaab ayaa weli gacanta ku haya deegaano iyo degmooyin ka tirsan gobolka Shabeelaha dhexe ee maamulkaasi. The post Al Shabaab Oo la wareegay deegaan ku yaalla Sh/ Dhexe appeared first on Shabelle. View the full article
  5. The Minister for Finance of the federal government of Somalia, Abdirahman Duale Beileh has today held talks with the Parliamentary Committee on Finance a day after the Lower House Speaker reshuffled the committee following months of dispute over the controversial report. In a tweeter post, the minister said he had discussed with the officials of the committee on means to enhance cooperation between the committee and his ministry. “I have today met with the parliamentary committee on Finance. We discussed ways to work on the heavy task ahead of the ministry and the committee. Both the committee and the ministry are committed to jointly work on the efforts to develop this country,” the minister said in the post. On Wednesday, the Lower House speaker Mohamed Mursal Abdirahman reshuffled the committee less than a month after the committee which was previously dissolved was reinstated. In a statement, the speaker directed the committee to submit the report on the budget to the parliament before the end of the year. “The committee and finance ministry must closely cooperate to submit 2019 budget in the chamber before the end of the year for approval.” Speaker Mursal said. Later the day, the committee elected Mohamud Siraji as the chairperson of the committee. The committee had earlier criticized the Finance Ministry and the Municipality of Mogadishu for financial irregularity, a claim both rejected. The post Finance minster meets with Parliamentary Committee on Finance appeared first on Shabelle. View the full article
  6. Lafoole ( Sh. M. Network )-Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxayA weerar ku bilowday qaraxyo oo Al Shabaab ay ku qaadeen kolonyo ka tirsan Ciidamada AMISOM oo marayay deegaanka Lafoole ee gobolka Shabeelaha Hoose. Weerarka oo ahaa mid xoogan ayaa waxa uu ka dhacay halka loo yaqaano Xaawo Cabdi oo ka tirsan deegaankaasi. Waxaana la sheegay in weerarka kadib dagaal toos ah labada dhinac uu ku dhexmary halkaasi. Ilo deegaanka ah oo la hadlay Shabelle ayaa sheegay in khasaare uu ka soo gaaray weerarkaasi Ciidanka AMISOM, inkastoo aan la xaqiijin karin inta uu la’egyahay. Welina ma jiro wax hadal oo Al Shabaab iyo AMISOM ay ka soo saareen weerarkaasi iyo dagaalka xigay intaba. Dagaalyahahannada Al Shabaab ayaa had iyo jeer weeraro gaadma ah ku qaada Ciidamada dowladda kuwa AMISOM, xilliyada ay ku socdaalayaan halkaasi. The post Qaraxyo iyo dagaal toos ah Oo ka dhacay deegaanka Lafoole appeared first on Shabelle. View the full article
  7. Gudoomiyaha Gobolka Bari Yuusuf Maxamed Wacays Dhado ayaa sheegay in degmo kamid ah degmooyinka gobolka bari oo uu kormeer kutagay uu kula soo kulmay gudoomiye [...] Source
  8. Addis Ababa (Caasimada Online) – Kutlada Badbaado Qaran ee xildhibaanada baarlamanka Soomaaliya ayaa si xooggan ugu hor-yimid shanti garsoore ee cusbaa ee uu madaxweyne Farmaajo u magacaabay maxkamadda sare ee dalka. Kudlada Badbaado Qaran waa dallad ay ku mideysanyihiin xildhibaano iyo madaxda fulinta ee xisbiyada Nabada, Ileys, Wadajir, UPD, iyo xildhibaano madaxbanaan oon aan weli xisbiyo ka mid ahayn Qoraal ay soo saareen ayay xildhibaanada ku sheegeen “in garsoorayaashan iyo kuwii ka horreeyayba ay yihiin sharci darro, maadaama aan loo marin habraaca uu sheegayo Dastuurka Ku Meel Gaarka ah ee Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliy” Waxay sidoo kale sheegeen in magacaabista Guddoomiyaha hadda jooga Maxkamada Sare aan loo marin wado sharci ah, sidaa darteedna uusan laheyn awood sharci oo uu ku soo jeedin karo magacaabis garsoorayaal isaga la darajo ah Qoraalka ayaa lagu yiri “magacaabistan waxay ka hor imanaysaa in tartan furan loo galo shaqooyinka oo dhan, waxaanay iska indho tiraysaa in haweenka kaalin laga siiyo garsoorka sida ku cad mabaadii’da dastuurka” Xildhibaanada ayaa soo jeediyey shanta qodob ee hoos ku xusan. 1 – Waxaannu ugu baaqaynaa Madaxweynaha inuu dhowro dastuurka iyo sareynta sharciga dalkana ku hoggaamiyo hab waafaqsan sharuucda dalka; 2 – Waxaannu ugu boorineynaa garsoorayaasha lagu magacaabay hab baal marsan sharciga inay iska casilaan xilalkan sharcidarrada loo maray, ogaadaanna in lagula xisaabtami doono waxii ay geystaan; 3 – Waxaannu ka digaynaa khataraha ka dhalan kara in garsoorayaal aan lagu magacaabin hab sharci ah ay qaadaan dacwooyin keeni kara ciqaabo dil, hanti kala qaadasho, ganaax iyo xabsi; 4 – Waxaan ugu baaqaynaa golayaasha barlamaanka in ay kula xisaabtamaan Madaxweynaha iyo xukuumadda oo ka baaqatay dhismaha Golaha Adeega Garsoorka badalkeediina ka dhigtay magacaabista shakhsiyaad lagu soo xulay si shaciga baal marsan; iyo 5 – In Guddiga Adeega Garsoorka oo sameyntiisu u dabrantay xukuumada lagu soo dhiso sida ugu dhakhsaha badan si ay taasi gacan uga geysato samaynta garsoor madaxbanaan. Hoos ka aqri qoraalka oo dhameystiran Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  9. Muqdisho ( Sh. M. Network )-Guddiga maaliyadda, miisaaniyadda iyo qorsheynta ee Golaha Shacabka ayaa Maanta la kulmay Wasiirka wasaaradda maaliyadda mudane, Dr; C/raxmaan Ducaale Bayle, Wasiiru Dowlaha Wasaaradda mudane, Maxamuud Xayir iyo mas’uuliyiin kale. Guddiga iyo Madaxda Wasaaradda ayaa ka wada hadlay dardar gelinta miisaaniyadda Dowladda 2019 iyo ka faa’ iideysiga waqtiga kooban ee haray. Guddoomiyaha guddiga maaliyadda, miisaaniyadda iyo qorsheynta ee Golaha Shacabka mudane Xildhibaan Maxamuud Siraaji ,ayaa sheegay in ay muhiim tahay in waqtiga haray lagu qabto arrimaha la xiriira miisaaniyadda. Sidoo kale waxa uu wasaaradda maaliyadda ka codsaday in guddigooda ay kala shaqeeyaan sida waqtiga haray golaha Shacabka loo hor-geyn lahaa miisaaniyadda Dowladda 2019 ,si dib u dhac uusan u imaan. The post Wasiir Beyle Oo la kulmay Guddiga Maaliyadda Ee BFS appeared first on Shabelle. View the full article
  10. Muqdisho ( Sh.M.Network) –Halkaan ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageysato. http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2018/12/Warka-Duhur-27122018.mp3 The post Dhageyso:-Warka Duhur Ee Idaacadda Shabelle appeared first on Shabelle. View the full article
  11. Kismaayo, 27, Dec, 2018- Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam oo ka hadlay furitaanka kulankan caadiga ah ayaa ka hadlay Arimaha Amniga iyo [...] Source
  12. Somalia gives China license to exploit its shores and put local fishermen out of business. In what appears to be a repeat of the famous biblical story of Esau selling his birthright to his younger brother, Jacob for a bowl of porridge, Somalia has sold its birthright to China; but this time, the bargain was done for much less than the worth of a bowl of porridge to a hungry man. Within a year of taking office as the president of Somalia, Mohamed Abdullahi Farmajo has given fishing license to 31 Chinese fishing companies through the Chinese Overseas Fisheries Association. Under the agreement, the foreign fishing companies will have control over the Somalia waters to exploit the large presence of tuna and tuna-like species in its coastal waters. It is disheartening that this is coming at a time when local fishermen in the country are competing with foreign vessels whose presence continues to affect the fishing stock in the region. One would have thought that the government will empower local fishermen and enact laws that will protect the interests of local fishermen and business; rather, they have further plunged the locals into crisis as they have made the exploitation official. Apart from the disadvantages this new agreement will pose to local fishermen and businesses, there is the security treat. Somalia has surrendered Africa’s largest coastline to foreigners which furthers put not just the country but the entire African continent at risk, especially security and economy wise. The heavy presence of foreign vessels along the coastline of a country which is a major entry point to a defenseless continent like Africa is indeed a thread. On its part, the government said the agreement was signed in a bid to tap into the sector, towards boosting economic growth. How it plans on boosting economic growth through an agreement with the China Overseas Fisheries Association – a group founded in 2012 to ‘promote’ East Asia’s competitive fishing edge abroad, remains a miracle waiting to happen. It is alarming how a country can sign an agreement with a group whose core value is to promote its own selfish interest while exploiting others. China will begin its operation this month on a one-year agreement with an automatic renewal for an additional year. The Somalia government in its defense claims that the foreign vessels are restricted to “operate between 24 nautical miles (44 kilometers) to the seaward side of the Somali baseline and the Somali baseline in order to protect small-scale fishing operations.” How this will be implemented and how fishing 44 kilometers to the seaward side of Somalia will not affect the stock closer to shore and thereby put local fishermen out of business remains questions without answers. Another worrying issue is the fact that Somalia has completely overlooked the activities of Chinese vessels in West Africa which has resulted to a drastic reduction in fishing stock due to the opaque and unethical measures these companies employ in their day to day fishing activities. Also, the effect on local businesses continues to raise huge concerns. Has Somalia just sold her birth right; what are your thoughts? Source: Africa Exponent
  13. The State Department has urged US citizens to “exercise increased caution” whilst in Tanzania due to concerns over crime, terrorism and official actions targeting people on the basis of their gender or sexual identity. Violent crime is “common” in Tanzania, the State Department said on Wednesday, citing risks of assault, kidnapping, sexual assault and carjacking. “Terrorist groups continue plotting possible attacks in Tanzania,” the advisory also stated. It added that lesbian, gay, bisexual, transgender and intersex (LGBTI) persons have been “arrested, targeted, harassed and/or charged with unrelated offences.” “Individuals detained under suspicion of same-sex sexual conduct could be subject to forced anal examinations,” the State Department noted. Wednesday’s advisory does not cite specific incidents of crime, terrorism or abuse of LGBTI persons. In the case of violent crime, the State Department did say that “local police may lack the resources to respond effectively.” Regarding the threat of terrorism, the advisory warned that attacks may target “embassies, police stations, mosques and other places frequented by Westerners.” In the Tanzania section of its 2017 global survey of terrorism, the State Department pointed to a series of small-scale attacks in which “masked gunmen killed more than 30 police and local political officials in the Pwani region.” The perpetrators did not claim allegiance to a terrorist group, last year’s terrorism report on Tanzania added. The December 26 travel advisory concerning LGBTI persons may have come partly in response to comments in October by Dar es Salaam Governor Paul Makonda. “I have received reports that there are so many homosexuals in our city, and these homosexuals are advertising and selling their services on the internet,” Mr Makonda said in a video posted to YouTube. “Therefore, I am announcing this to every citizen of Dar es Salaam: If you know any gays … report them to me.” Tanzania is designated a “Level 2” travel destination on a 4-level scale established by the Trump administration last year. Kenya and Uganda are also listed as Level 2 countries where the US advises more than normal precautions. Somalia and South Sudan are both given Level 4 designations, which carry a “Do Not Travel” warning. Sudan receives a Level 3 classification, whereby US citizens are urged to “Reconsider Travel.” Rwanda is among the countries said to require no special precautions on the part of travelers. The post US warns on Somalia travel due to ‘crime and terror’ appeared first on Shabelle. View the full article
  14. Wararka ka imaanaya deegaanka Kaxandhaale ee gobolka Galgaduud iyo sidoo kale deegaanno ku dhow deegaankaasi ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ka taagan tahay xiisad dagaal oo u dhaxeysa maleeshiyaad u abaabulan qaab beeleed. Inkastoo aanu dagaal jirin ayaa hadana waxaa la sheegayaa in ay isku hub uruursanayaan Labada dhinac, iskuna horfadhiyaan halkii lagu dagaallamay. Ma jirto weli cid kala dhexgashay beelahan, waxaana laga baqayaa in mar kale dagaallo ay halkaasi ka dhacaan. Dagaalladii shalay ka dhacay deegaanka Kaxandhaale ee gobolka Galgaduud ayaa lagu soo waramayaa iney ku dhinteen ku dhowaad 20 qof, iyadoo dhaawacana intaasi ka badan yahay. Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale Goobjoog News Source: goobjoog.com
  15. Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa muwaadiniinteeda uga digtay inay soo booqdaan Soomaaliya, tani waa digniis cusub oo badashay mid hore oo soo baxday June 15, 2012, waxaana la gaarsiiyey Level 4. Arrimaha loo cuskaday waxaa ka mid ah dilalka, argigixisada iyo burcad-badeedda. Waxaa qoraalkan lagu sheegay in xaaladda amniga ee Soomaaliya aysan ahayn mid la isku haleyn karo, islamarkaana xilli walbo qataro la filan karo. “Dambiyo kala duwan oo ay ka mid yihiin dilka, dhaca, kufsiga, afduubka waa ay dhacaan Soomaaliya oo ay ku jiraan Puntland iyo Somaliland”, sidaasi waxaa lagu sheegay qoraalka. Mar haddii Mareykanka aanu safaarad iyo saraakiil kale u joojin gudaha Soomaaliya, isla markaana xukuumadda Mareykanka aaney fulin Karin wax adeeg oo degdeg ah, nabad-galyo la’aanna ay jirto, waxaa lagula taliyey muwaadiniinta in aaney u soo safrin gudaha Soomaaliya. Farriinta wasaaradda arrrimaha dibadda Mareykanka ayaa lagu sheegay in kooxaha argagixisada ay qorsheynayana weeraro ka dhan ah goobaha dekadaha, hoteellada, garoomada diyaaradaha, suuqyada iyo meelaha muhiimka ah ee ay dadka ajannabiga ah isugu tagaan. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  16. Noordin Haji is a man with a white goatee, a man who never smiles — at least not in public — and the man who everyone will watch next year as he attempts to unmask cartels and convict the masterminds. As the Director of Public Prosecutions, Mr Haji knows that the collective eye of the nation is on him. It is a bit scary for him, because he likes to keep to himself. As an intelligence officer, he was your common man on the streets, but, as the DPP, he can’t hide beneath the cloak of anonymity. Even in his new office, Mr Haji prefers to keep himself out of the way of power brokers and influence peddlers. He only socialises with his family and is careful with whom he interacts to avoid accusations of not being impartial. “I have made it clear that nobody comes to talk to me about work,” he says. “If you come to the office you’ll encounter a rigorous process before seeing me or my deputy.” When he entered office some nine months ago, the Malindi-born son of Garissa Senator Yusuf Haji brought back some zeal to an office that had lost glamour over the years, thanks to a cold-war between this office and the Directorate of Criminal Investigations. TWO PROBES It was public knowledge that the former DCI Ndegwa Muhoro and the former Director of Public Prosecutions Keriako Tobiko did not see eye-to-eye. At one point, Tobiko formed an independent multi-agency team to probe Mr Muhoro over the disputed Tatu City project and accused the DCI of ordering two probes that had come up with two recommendations. At the moment, Mr Haji seems to enjoy a close working relationship with the new DCI, Mr George Kinoti. Their collaboration has seen them take on Kenya’s corruption cartels with unheralded determination. How far the two can go remains to be seen, although Mr Haji refuses to be seen as the hope to tame runaway pilferage of public money. While Mr Kinoti thinks that the Judiciary is not giving the two offices the required support, Mr Haji is playing on the safe side, and told the Nation in an interview that “there is no friction” between his office and the Judiciary, and that they are working well with other agencies, such as the Ethics and Anti-Corruption Commission and the Directorate of Criminal Investigations. “We believe we will work hard to fight corruption in the country,” says Mr Haji. But early this month he lost a case at the High Court, where he had sought to block those charged with crimes from accessing their offices. In the case, Mr Haji wanted National Land Commission chairman Prof Muhammad Swazuri barred from getting back to his office. SERIOUS CRIMES The NLC chair had been charged in August with abuse of office for, it is alleged, using his position to facilitate Sh221 million compensations to Keibukwo Investment Limited, Dasahe Investment Limited and Olomotit Estate Limited during the construction of the Standard Gauge Railway. While the trial magistrate had released him on a cash bail of Sh3.5 million, on condition that he cannot go back to his office pending the outcome of the case, High Court judge Hedwig Ong’udi ruled that the DPP had not provided any evidence to warrant locking out Swazuri from office, arguing that that was akin to removing the chairman through the back door. This line of argument seems to be bothering the DPP, who still thinks that suspects charged with serious crimes should not be allowed to access their offices once they have been charged. Among those who have resumed office include Migori governor Okoth Obado, who was charged with the murder of his University of Rongo girlfriend Sharon Otieno. “I am frustrated that once I charge certain individuals, I can’t get them to face the law,” he says. “Some remain in office to flex their muscles, to intimidate witnesses and interfere with the investigations.” During a recent interview with a local TV station, Mr Haji also complained that high-profile individuals charged with graft and serious crimes had been allowed to resume work. “When we have individuals who have been charged and who happen to be ambassadors in foreign countries asking for bail so they can present their credentials in a foreign country, what message are we sending? The courts need to help us,” he said. LOCAL LAWYERS But it is the battle with local lawyers over his appointment of Queen’s Counsel Khawar Qureshi to prosecute the case against Deputy Chief Justice Philomena Mwilu that is his latest headache. At one point, he had to appear before the Senate’s Justice, Human Rights and Legal Affairs Committee to explain the reasons. It was not an easy session. “Are you telling us that this country does not have qualified lawyers to take up that position? That we have to go back to England for assistance?” asked Ms Susan Kihika, the Senator for Nakuru. “The appointment makes me wonder whether you have an office of prosecutors that you don’t trust. Don’t you think you need to boost the morale of your officers?” By striking at the heart of the Judiciary through a fraud case against Ms Mwilu, Mr Haji had started a fire that had all the elements of a thriller, and which attracted a galaxy of legal and political minds from the opposition Nasa alliance. Mr Haji has told those who care to listen that the Mwilu case is complicated and, as such, needs an independent person who has no political links or emotional attachment to it. The DPP hired Mr Qureshi on December 4 to pursue abuse of office, forgery and tax evasion charges against Justice Mwilu, but the DCJ has obtained temporary orders barring her prosecution until a High Court petition she filed challenging the move is determined. NATIONAL INTELLIGENCE Mr Haji has also gone to court to have senators James Orengo and Okong’o Omogeni barred from defending the DCJ since they have been participating in Senate committee proceedings over the same. A man whose background is with national intelligence, Mr Haji believes that the country has the capacity to conclude graft cases within months, just like election cases. “If we have decided that graft is a national issue that needs to be tackled, I think we need more resources to make sure graft cases are expeditiously dealt with, both by the ODPP and the Judiciary,” he says. And this is a conversation he intends to have with the Judiciary in the coming year “to see how best we can expedite the graft cases in the shortest time possible”. Mr Haji knows that he can only be successful by working close with the Judiciary, and told the Nationonce again that he was not fighting the office of Chief Justice David Maraga. “One thing that I want to make clear is that we all have to protect the independence of the Judiciary, and to us, as prosecutors, that is very important,” he says. But will Noordin Haji manage to rescue the country from graft cartels the way he was rescued from Westgate after Al-Shabaab guerrillas invaded the Nairobi mall in 2013, killing 67 people and injuring many? He was trying to help Somalia out of the crisis by collecting information on Jubaland when the raiders struck. He alerted security agencies of the attack and hid inside a washroom until he was rescued. Additional reporting by Phillip Muyanga and Fadhili Frederick for Daily Nation
  17. Russia warned the U.S. against any effort to influence the royal succession in Saudi Arabia, offering its support to embattled Saudi Crown Prince Mohammed bin Salman, who’s under continuing pressure over the killing of a government critic. President Vladimir Putin’s envoy to the Middle East said Prince Mohammed has every right to inherit the throne when the ailing 82-year-old King Salman dies. “Of course we are against interference. The Saudi people and leadership must decide such questions themselves,” Mikhail Bogdanov, who is also deputy foreign minister, said in an interview in Moscow on Tuesday. “The King made a decision and I can’t even imagine on what grounds someone in America will interfere in such an issue and think about who should rule Saudi Arabia, now or in the future. This is a Saudi matter.” Senior U.S. lawmakers have blamed the crown prince the murder of columnist Jamal Khashoggi in Turkey, a conclusion they said was backed by the Central Intelligence Agency. The Saudi government has repeatedly denied the prince’s involvement and said he was killed by government agents in a botched plan to force his return home. Russia says it accepts the Saudi account. Russia has built increasingly close ties to Saudi Arabia since King Salman appointed Prince Mohammed as his heir, turning the 33-year-old into the oil-rich kingdom’s de facto ruler. The two countries have cooperated in limiting oil production to support prices under the OPEC+ arrangement and Putin is scheduled to visit Saudi Arabia next year. Last month at the G-20 summit in Argentina, Putin and Prince Mohammed greeted each other with broad grins and a high five handshake even as the Saudi crown prince faced a chilly reception from other leaders in the wake of the Khashoggi killing. After the only surviving full brother of King Salman, Prince Ahmed, returned to Saudi Arabia from London in late October, speculation emerged that disgruntled members of the Saudi royal family might seek to install Ahmed, the crown prince’s uncle, instead of him as king. Prince Mohammed has steadily amassed more power since he became the heir to the throne in 2017, sidelining his rivals. Senior U.S. officials indicated they might back Prince Ahmed as king, Reuters reported last month, citing unidentified people close to the Saudi court. While President Donald Trump has sought to emphasize the importance of the U.S. alliance with Saudi Arabia, prominent senators have come out against the crown prince, with one, Republican Lindsey Graham, describing him as “crazy” and “dangerous.” Asked if Prince Mohammed has the right to succeed his father, Bogdanov said: “Of course. It’s all been decided, it’s all absolutely clear. We are in contact with the Saudis and we don’t see any particular concerns about this.” Source: Bloomberg
  18. Iraqi political and militia leaders condemned US President Donald Trump’s surprise visit to US troops in Iraq yesterday as a violation of Iraq’s sovereignty, and lawmakers said a meeting between Trump and Iraqi Prime Minister Adel Abdul Mahdi was canceled due to a disagreement over venue. Sabah Al Saadi, the leader of the Islah parliamentary bloc, called for an emergency session of parliament “to discuss this blatant violation of Iraq’s sovereignty and to stop these aggressive actions by Trump who should know his limits: The US occupation of Iraq is over.” The Bina bloc, Islah’s rival in parliament, also objected to Trump’s trip to Iraq. Trump’s visit is a flagrant and clear violation of diplomatic norms and shows his disdain and hostility in his dealings with the Iraqi government, said a statement from Bina. The prime minister’s office said in a statement that US authorities had informed Iraq’s leadership of the president’s visit ahead of time. The statement said the Iraqi prime minister and US president talked by telephone due to a “disagreement over how to conduct the meeting.” Iraqi lawmakers told Reuters that the pair had disagreed over where their planned meeting should take place: Trump had asked to meet at the Ain Al Asad military base, an offer which Abdul Mahdi declined. Falih Khazali, a former militia leader turned politician allied with Bina, accused the United States of wanting to increase its presence in Iraq. “The American leadership was defeated in Iraq and wants to return again under any pretext, and this is what we will never allow,” he said. Bina said Trump’s visit “places many question marks on the nature of the US military presence and its real objectives, and what these objectives could pose to the security of Iraq.” Trump made his first trip to a conflict zone nearly two years into his presidency arriving in Iraq yesterday with first lady Melania Trump and speaking to troops in the Ain Al Asad military base. Source: Middle East Monitor
  19. Muqdisho (Caasimada Online) – Wareegto ka soo baxday xafiiska Raisul Wasaare Xasan Cali Kheyre 17 Deseember 2018 ayaa waxaa loogu magacaabay Cabdi Aadan Hoosow wasiirka Howlaha Guud iyo Dib u Dhiska kaddib markii uu iska casilay wasiirkii hore. Cabdi Aadan Hoosow kuma cusba siyaasadda oo wuxuu hore u soo qabtay xilal sare oo dowladeed, waana aqoonyahan heysta Double Masters, iyo Bachelor dhinaca culuumta bulshada, siyaasadda iyo xiriirka caalamiga ah ka heysta Glasgow, Scotland, UK. Hoosow wuxuu ku dhashay degmada Waaaberi ee magaalada Muqdisho 1970-meeyadii, wuxuu ku soo tacliinta hoose ku qaatay magaalada Baydhabo asagoo ka qalin jebiyay dugsigii sare ee Masaarida Sheekh Aweys ee Baydhabo dabayaaqadii 1990-kii. Wuxuu ka mid ahaa dhallinyaradii ka shaqo bilowday hey’adihii samafalka sida CRS, MSF iyo UN ee horraantii 1992 yimid Baydhabo iyo nawaaxigeeda si ay ugu gargaaraan bulshada ay ku habsatay macluushii 1992, wuxuuna ka shaqaynayay howshaas illaa dhammaadkii 90-aadkii. Hoosow wuxuu u guuray magaalada Galsgow, Scotland, UK halkaas oo uu kaga qalin jebiyay Jaamacadda Glasgow, oo uu ka qaatay labada shahaaddo sare ee Masters mid dhanka culuumta siyaasadda iyo bulshada ah, iyo mid dhanka xiriirka caalamiga, wuxuu sidoo kale isla jaamacaddaas ka qaatay shahaadda heerka koowaad ee Bachelor ee culuumta siyaasadda. Hoosow wuxuu dalka ku soo noqday sannadkii 2012, asagoo ahaa la taliye diyaarintii dastuurka. Sannadkii 2013, waxaa uu madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud u magacaabay xilka Guddoomiyaha Gobolka Baay oo uu hayay muddo saddex sanadood ah. Hoosow wuxuu horumar ballaarin ku soo kordhiyay gobolka Baay iyo magaalada Baydhabo illaa laga hirgeliyo maamulka Koonfur Galbeed. Ka hor inta aan Dec 17, 2018 loo magacaabin wasiirka howlaha guud iyo dib u dhiska, wuxuu ahaa Agaasimaha Xafiiska Amniga Qaranka ee Madaxtooyada Soomaaliya, ka horna wuxuu ahaa la taliye ka tirsan hey’adda Qaramada Midoobay qeybta macluumaadka. Dadka yaqaanna waxay ku sifeeyaan in uu yahay qof furfuran, howl kar ah, waana markii ugu horeysay ee uu xil wasaaradeed qabto. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho caasimada@live.com
  20. Dowladda Maraykanka ayaa muwaadiniinteed uga digtay in ay u safraan meelo kamaid ah Soomaaliya, oo ay sheegtay in laga cabsi qabo ay ka dhacaan inta lagu guda jiro sanadka cusub weeraro argagixiso. War ka soo baxay Wasaaradda arrimaha dibadda Maraykanka ayaa lagu sheegay in kooxaha argagixisada ay qorsheynayaan weeraro ka dhaca goobaha dekadaha, hoteellada, garoomada diyaaradaha, suuqyada iyo meelaha muhiimka ah ee ay dadka ajnabiga ah isugu tagaan. Sidoo kale digniinta ayaa lagu sheeay in Soomaaliya ay wali tahay meel halis ah, qatar dhinac kasta ahna ka jirto sidoo kalena ku badanyihiin dambiyada dilka, afduubka iyo kuwa kale. Fariinta Maraykanka ayaa lagu sheegay in goobaha halista ee laga digayo ay kamid tahay magaalada Muqdisho iyo deegaano kamid ah Puntland iyo Somaliland oo la sheegay inay suura galtahay inay ka dhacaan jidgooyada sharci darrada ah sida afduubka. Maraykanka ayaa inta badan marka uu dhalanayo sanadka cusub digniin dhanka amniga ah ka soo saara Soomaaliya. PUNTLAND POST The post Maraykanka oo digniin ka soo saaray Soomaaliya appeared first on Puntland Post.
  21. Addis Ababa (Caasimada Online) – Dowladda Ethiopia ayaa sameysatay ciidamo cusub oo loogu magacdaray ciidamada “Wanaagsan” kuwaasi oo masuuliyadooda tahay inay ilaaliyaan masuuliyiinta Ethiopia oo uu ku jiro ra’iisul wasaaraha dalkaasi Dr Abiy Axmed, sida ay baahisay wakaalada wararka Ethiopia. Ciidamadaan oo noqon doona kooxda difaaca qaranka ayaa tababar loo bilaabay lix bilood ka hor, si ay u difaacaan masuuliyiinta sare ee dalka Ethiopia iyo qoyskooda, sida lagu sheegay qoraalka Wakaalada Wararka FANA. Sameynta ciidamadan ayaa ka dhalatay weerarkii bishii June ka dhacay magaalada Addis Ababa, weerarkaasi oo labo ruux ay ku geeriyoodeen, xili ra’iisul wasaaraha Ethiopia uu dad badan kula hadlayay fagaare ku yaala Addis Ababa. Waxaana khabiirada dhanka amaanka ay aaminsan yihiin in weerarkaasi lala damacsanaa ra’iisul wasaaraha, laakiin isaga waxyeelo kama aysan soo gaarin. Kadib markii Abiy Axmed uu qabtay xilka, wuxuu helay taageerada dadweynaha, isaga oo dhankiisa balanqaaday inuu isbadal ku sameyn doono dowladda uuna dhisi doono dowlad midnimo qaran. Wuxuu xabsiyadda kasii daayay kumanaan xernaa, waxaana uu heshiis la galay Eritrea oo muddo sanado ah ay dagaalsanaayeen. Caasimada Online Xafiiska Ethiopia Caasimada@live.com
  22. Wasiir ku xigeenkii hore ee wasaaradda maaliyadda Puntland, Dr. Cabdi Ibraahim Warsame (Qowdhan), ayaa maanta si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu u taagan madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland marka la gaaro doorashada soo socota ee 2019. Dr. Cabdi Qowdhan oo lasoo shaqeeyay xukuumadii hore ee Puntland, ayaa musharaxnimadiisa uga dhawaaqay xaflad balaaran oo uu ku qabtay magaalada Garowe, taasoo ay kasoo qeyb galeen, siyaasiyiin, qaar kamid ah Isimada Puntland iyo marti sharaf kale oo badan. Guddoomiyihii hore ee gobolka Nugaal, Cumar Faraweyne, ayaa musharax Cabdi Qowdhan ku ammaanay inuu yahay siyaasi kamid ah aas aasayaashii Puntland illaa iyo waqtigaana u taagan difaaca iyo midnimada Puntland. Waxaa kale oo uu ku ammaanay markii uu wasaaradda maaliyadda madaxdeeda kamid ahaa inay salka udhigeen dhaqaalaha Puntland iyo sicirka sarifka. Cumar Faraweyne waxa uu sheegay, maanta oo dhaqaalaha Puntland iyo sarifkuba meel xun marayo, inuu kalsooni weyn ku qabo in Cabdi Qowdhan haddii uu ku guulaysto xilka madaxweyne ku xigeenka uu wax badan ka qabandoono arrimahaas, isagoo kaashanaya madaxweynihiisa. Wasiirkii hore ee warfaafinta iyo qoshaynta Puntland, Eng, Maxamuud Ceydiid Dirir, oo ay soo wada shaqeeyaan musharaxa, ayaa ku sifeeyay inuu yahay nin dowladnimada iyo maamulka yaqaana oo haddii uu ku guulaystana ay Puntlad ka toosidoonto meesha ay marayso. Garaad Saleebaan Garaad Maxamed iyo Isimadii kale ee xaflada ka hadlay, ayaa taageere umuujiyay musharaxa uguna duceeyay inuu xilkaas ku guulaysto, waxay isku raaceen inuu yahay siyaasi firfircoon, karti leh islamarkaana uqalma in xilkaan lagu abaalmariyo wanaagii uu Puntland ka sameeyay awgii. Musharax Cabdi Qowdhan oo ugu dambayn hadal kooban jeediyay, ayaa sheegay tilmaamay waxqabadkiisa oo dhan inay ugu filan tahay inuu kamid ahaa aas aasayaashii Puntland ee waqtiga badan uhuray in Puntland dhismato, taasoo ka muhiimsan in xil laga doonto. Musharaxa ayaa sheegay barnaamijkiisa siyaasadeed inuu horgayndoono barlamaanka Puntland. isagoo u mahad celiyay Isimada Puntland ee xilkaan ugu duceeyay inuu ku guulaysto. PUNTLAND POST The post Dr Cabdi Qawdhan oo ku dhawaaqay musharrax madaxweyne ku xigeenka Puntland appeared first on Puntland Post.
  23. The Inter-Governmental Authority on the Development (IGAD) has pledged to work with the Federal government and support the ongoing regional election process. In a statement, IGAD said it followed closely the developments in the Horn of the African nation and the regional electoral process that will lead to one man one vote by 2020. The bloc warmly welcomed the commitment of the Federal Government of Somalia to hold a universal, fair and free election in 2020 to ensure inclusive politics at the core of its reform agenda towards Federalization as expressed through the Political Roadmap of Somalia. IGAD encouraged the process aimed at democratizing Somalia to consolidate good governance and wide participation of citizens to exercise their democratic and citizenry rights. It pledged that it will continue its commitment to support the Federal Government and people of Somalia at this critical time for unity of purpose and sustainable peace and stability in the Country. “In this process, IGAD will remain committed to supporting the Federal Government of Somalia in accelerating the political decision- making process necessary to build consensus and national unity,” the statement reads in part. The Bloc commended the multi-dimensional progress saying the development enjoyed through the endeavour of the Federal Government and the Somali people and the region at large cannot easily be taken for granted. The statement stressed that the role of AMISOM and the Troops and the Police of the Contributing Countries have been essential to Somalia’s peace and stability. The post IGAD Pledges to support for Somalia’s electoral process appeared first on Shabelle. View the full article