Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    211,204
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Addis Ababa ( Sh. M. Network )-War ka soo baxay urur gobleedka IGAD ayaa ugu horreyntii looga hadlay weeradadii Hoobiyeyaasha ahaa ee dhawan lagu qaaday xarunta Qaramad Midoobay ee magaalada Muqdisho. IGAD ayaa si kulul u cambaareysay weeraradaasi oo ay sheegtay in ay ka dambeeyeen kooxaha loogu yeero argagixisada, sida lagu yiri qoraalkani. Sidoo kale IGAD ayaa ballan qaaday in ay xoojin doonto taageerada ay siiso dowladda Soomaaliya, si ay ugu guuleysato sugida amniga. Hadalkan ayaa ku soo aadaya, xilli tododbaadkii hore Dagaalyahanno ka tirsan Xarakada Al Shabaab ay weerar madaafiic ah ku qaadeen xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho, kaas oo ay waxyeelo ka soo gaartay shaqaale ka tirsan Qaramada Midoobay. The post IGAD Oo xoojineyso taageerada Soomaaliya appeared first on Shabelle. View the full article
  2. Cape Town ( Sh. M. Network )-Kooxo burcad Afrikaan ah ayaa saacadihii la soo dhaafay magaalada Cape Town ee dalka Koomfur Afrika ku dilay Muwaadin Soomaaliyeed. Marxuumka la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray C/casiis Roorow, kaas oo ay burcadu ku dhex dishay goobtiisa Ganacsi. Sidoo kale kooxda dilka geysatay ayaa la sheegay in ay boob xoogan kula kaceen goobta Ganacsi oo uu lahaa Marxuumkaasi. Inta badan waxaa K/ Afrika ka dhaca dhibaatooyin xoogan oo loo geysto Ganasatada Soomaaliyeed ee ku dhaqan gudaha dakaasi. The post Muwaadin Soomaaliyeed Oo lagu dilay dalka K/ Afrika appeared first on Shabelle. View the full article
  3. Wafdi ka socda urur gobolleedka IGAD oo Garoowe soo gaaray ayaa kulamo gaar gaar ah la qaadanaya musharrixiinta u tartamaya xilka madaxweynaha Puntland. Wafdigaan ayaa [...] Source
  4. Mahadaay ( Sh. M. Network )-Wararka aan ka heleyno gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa ku warramaya in maanta agagaarka degmada Mahadaay ee gobolkaasi lagu rasaaseeyay Gaari ay la socdeen dad shacab ah. Gaarigan oo ka baxay Mahadaay, kuna sii jeeday halka loo yaqaano afarta Tuulo ayaa waxaa la sheegay in dhexda ay u galeen, kuna rasaaseeyeen kooxo burcad ah. Inta la xaqiijiyay waxaa falkaasi ku dhaawacmay i illaa 2 Qof oo kala ahaa Wadihii Gaariga iyo Kirishboygiisa. Ilo dadka deegaanka ah oo la hadlay Shabelle ayaa sheegay in sidoo kale kooxdaasi burcada ah ay dhac baahsan u geysteen Rakaabkii la socday Gaarigaasi, kana furteen dhammaan waxyaabihii ay siteen dadkaasi. Muddooyinkii la soo dhaafay ayaa waxaa jiray walaac ka taagnaa ammaanka waddooyinka xiriiriya deegaano iyo degmooyin dhaca gobolka Sh/ Dhexe. The post Gaari Rakaab siday Oo lagu rasaaseeyay Sh/ Dhexe appeared first on Shabelle. View the full article
  5. Columbus ( Sh. M. Network )-Gabadhani Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Abiir Macalin oo aheyd Arday wax ka baranaysay koleej ku yaalla magaalada Columbus gobolka Ohio ee dalka Mareykanka ayaa dib loo helay, sida ay sheegeen Booliska dalkaasi. Ardayadani Soomaaliyeed oo baraneysay cilmiga Kalkaalisnimada ayaa la sheegay in ay ka tagtay kaligeeed Maqaayad ay ku suganeyd Hooyadeed, taas oo ku taalla magaalada Minneapolis , sidaasina lagu waayay. Booliska ayaa maalmo kadib baahiyay magaca iyo sawirarda gabadhani, si loogu soo gacan galiyo. Qaar ka mid ah saraakiisha Boolisku waxa ay sheegeen in ay rumaysan yihiin in gabadhani ay qorshayneysay ku biiritaanka kooxda Daacish oo inta badan qorata dhalinyarada reer galbeedka. Sidoo kale Booliska ayaa tilmaamay in ay wadaan baaritaano ku aadan qorshaha iyo sababta ay gabadhani uga dhuumatay Qoyskeeda , xilli ay safar ahaayeen. 14-ka bishani Janaayo ayaa lagu wadaa in gabadhani Soomaaliyeed ay dib ugu laabato Iskuukeedii, si ay usii wadato wabarashadeeda. Ma’ahan markii ugu horreysay oo Booliska Mareykanku muwaadin Soomaaliyeed ku eedeeyo qorsheynta ka mid noqoshaqashada kooxda Daacish oo inta badan sheegata weerarada ka dhaca dalalka caalamka. The post Gabar Soomaali ah Oo lagu la’aa Mareykanka Oo la helay appeared first on Shabelle. View the full article
  6. Garoowe ( Sh. M. Network )-Iyadoo ay gelinka dambe ee maanta ku egtahay diiwaangelinta Musharraxiinta u taagan xilka Madaxweynaha Puntland ayaa illaa haatan waxaa shahaadada Musharraxnimo la guddoon siiyay xubno ay ka mid yihiin General Saciid Dheere, Saciid C/laahi ( Dani ), Cali Xaaji Warsame, Asad Cismaan ( Diyaano) iyo Cali Xaaji Warsame oo dhammaantood ka mid ah Musharraxiinta ugu cad cad tartanka doorasho ee maamulka Puntland. Maalinta beri ah ayaa lagu wadaa in hoolka doorashada ay ka bilaabato hadal jeedinta Musharraxiinta, maalinta xigta ee Talaadadana waxaa dhici doonta doorashada Madaxweynaha iyo ku xigeenka ee maamulkaasi. Waddada gasha xarunta Baarlamaanka Puntland ayaa aad loo xadiday dhaq dhaqaaqeeda, iyadoo lagu arkayo Ciidamo fara badan oo la dhigay Waddadaasi. Sidoo kale waxaa magaalada Garoowe ku sugan mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo xubno matalaya beesha caalamka oo marqaati ka noqon doona hanaanka doorashada. Waxgaradka Puntland qaarkood ayaa Warmurtiyeed ka soo saaray arrimaha doorashada, waxayna cid kasta ugu digeen in ay la yimaadaan wax qal qal galin kara doorashada. Ugu dambeyn waxgaradkani ayaa ugu baaqay Baarlamaanka Puntland in ay si cadaalad ah u soo xulaan hoggaan hufan oo wax ka qaban kara xaaladda maamulkaasi. The post Musharraxiin badan Oo iska diiwaangeliyay M/ Garoowe appeared first on Shabelle. View the full article
  7. Shir ka dhacay Cabud-waaq ee Galmuduug ayaa lagu gaaray heshiis horudhac ah oo lagu soo afjarayo dagaalkii ka dhacay deegaanka Kaxandhaale , kaas oo ay ku dhinteen in ka badan 50 qof. Shirkan, waxaa ka hadlay qaar ka mid ah nabaddoonada labada dhinac iyaga oo mid waliba uu sheegay inay diyaar u yihiin in dhankooda ay ka xoojiyaan nabadda kana qeyb qaataan in si nabada loogu wada noolaado deegaanka. ‘Waxa aan dagaal ka dooranay naban, waxan doonayna nabad iyo walalnnimo lagu wada noolaado, gacantana heshiis lagu badalo,waxaan leennahay dagaalka hala joojiyo, oo soo laab laabtay, dowladda waxaan u sheegayna dagaaladu in ay meelo badan ka jiraan, waadna ogtihiin waxii Balanbale ka dhacay hadana ka taagan Hiiraan, inta aad timaadaan halaabannina, oo ka shaqeeya in dadkii is hor yimaadaan, lana wada hadlo madaama dadka adinka aad hoggaan u tihiin’, oday ka mid ahaa ayaa sidaa yiri. Wadahal muddo socday kadib, waxaa la gaaray heshiis, iyada oo lagu balamay in shir kale la qabto bisha soo socota. Qodobada waxaa ugu muhiimsanaa: 1. In la joojiyo xabadda, oo laga hortago dhiig walaal oo micno daro iyo si aan sharci aheyn ku daata. 2. In 10/2/2019 shir dib u heshiisiin ah laagu qabto dagmada Galinsoor. Goobjoog News Source: goobjoog.com
  8. Doorashada Puntland ayaa waxaa ka harsan oo kaliya mudo hal maalin ah , waxaana aad loo adkeeyay Amaanka magalaada Garoowe oo ay doorashadu ka dhacayso, [...] Source
  9. Muqdisho ( Sh.M.Network):-Halkaan ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u Dhageyso:- http://radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/01/Warka-Duhur-06012019.mp3 The post Dhageyso:-Warka Duhur Ee Idaacadda Shabelle appeared first on Shabelle. View the full article
  10. Dalka Congo waxaa maanta dib loo dhigay markale ku dhawaaqista Natiijada doorashada madaxtinimo ee dalkaasi, kadib markii cabsi xoogan laga muujiyay ku dhawaaqisteeda in ay dhaliso [...] Source
  11. Maalinta beri ah oo isniin ah kuna beegan 7-1-2019 , Guddiga doorashada ee Madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa ayaa iclaamiyay qaabka ay u dhacayso Qudbadaha Musharaxiinta u [...] Source
  12. Wafdigii Villa Soomaaliya ka socday ee uu hogaaminayay wasiirka arrimaha dibada, ayaa ugu damben ku qasbanaaday safar ay qorshaynayeen inay ku yimaadaan Garowe, xilli ay [...] Source
  13. Qaar badan oo kamid ah murashixiinta madaxtinimada Puntland, ayaa maanta illaa iyo xalay gudbiyay lacagta lagusoo rogay, taasoo qeyb ka ah sharuudaha doorashada madaxtooyada. Lacagtaan [...] Source
  14. Dowladda Puntland ayaa hay’adaheeda amniga ku wargelisay inay celiyaan saraakiishaka socda Villa Soomaaliya ee Garoowe, kuwaas oo maanta qorshaynaya inay usoo safraan magaalada Garowe. Go’aankan mamnuucista [...] Source
  15. Dowladda Puntland ayaa ku wargelisay xubno ka socday xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo Garoowe ku soo wajahnaa in aysan ka soo duuli karin garoonka diyaaradaha Muqdisho oo ay mudda saacado ah ku xayiran yihiin. Dadaallo ay sameeyeen qaar kamid ah isimada Puntland oo lagu doonayay in mas’uuliyiinta loo ogolaado ayaa fashil ku dhammaaday. Go’aankan mamnuucista ayaa ku kooban Golaha xukuumadda Federaalka iyo shaqaalaha Villa Somalia,hase yeeshee kuma jiraan xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamanka Soomaaliya. Mudanayaal ka tirsan labada Aqal ee Baarlamanka Soomaaliya haatan ku sugan magaalada Garoowe oo ay maalmihii la soo dhaafay soo gaareen,kuwaasoo u yimid arrimaha doorashada. Wixii ka kordha kala soco: Puntland Post The post Dowladda Puntland oo Garoowe u diiday mas’uuliyiin ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya appeared first on Puntland Post.
  16. The African Union Mission in Somalia (AMISOM) said Saturday it has launched an intensive training program on conflict-related sexual violence for security officers in the federal member states to help prevent the vice. The AU mission said a group of 30 officers drawn from police, intelligence, military and gender offices have concluded a four-day training program in Jubbaland State in southern Somalia on reporting, investigating and prosecuting conflict-related sexual violence cases. Gloria Jaase Nkundanyirazo, AMISOM women protection officer who closed the training session, called for concerted efforts to combat the vice, which she noted, targeted women and children. “We want security personnel to be role models and advocate for survivors of conflict-related sexual violence and also push for laws that protect women and children in conflict and post-conflict situations,” Nkundanyirazo said in a statement issued in Mogadishu. According to the AMISOM, conflict-related sexual violence cases are still high in Somalia, with the main perpetrators being members of illegal armed groups like al-Shabab and its affiliates. Bernard Azagiszaba, AMISOM community policing advisor, urged Somali national security officers to work closely with residents in addressing sexual violence cases. The training program will also be held in other federal states as AMISOM continues to transfer security responsibility to Somali national security forces. The post AU trains security officers to curb conflict-related sexual violence in Somalia appeared first on Shabelle. View the full article
  17. The UN Security Council say they “regret” Somalia’s Somalia’s decision to expel a UN envoy who questioned the arrest of a political candidate with an extremist history. The council released the statement after UN Secretary General Antonio Guterres agreed to appoint a new UN envoy to replace Nicholas Haysom, who was declared persona non grata by the Mogadishu government on January 1. Mr Haysom, a South African lawyer and experienced diplomat, was ordered to leave after he questioned the government’s arrest of Al Shabab defector Mukhtar Robow, who ran for election. The British-drafted statement expressed “regret” for the decision and gave full support to the UN mission in Somalia. Council members reiterated “their expectation of full cooperation between Somalia and the United Nations”. The council met behind closed doors on Friday to discuss a response to Somalia’s decision but China asked for more time to consider the text. China presented amendments on Saturday to stress that the council respects Somalia’s “sovereignty, territorial integrity, political independence and unity,” diplomats said. The council said 2019 will be a “critical year for Somalia” and called on its leaders “to work together to advance political and security reforms.” On Friday, Mr Guterres’ spokesman said the UN chief “deeply regrets” the decision to expel Mr Haysom but that he nevertheless intends to appoint a new envoy. Mr Guterres spoke twice by phone with President Mohamed Abdullahi Mohamed to urge him to reverse the decision but the Somali president told him that Mr Haysom would not be welcomed back. Mr Haysom, who took up the post of UN envoy in October, warned the council during a meeting on Thursday that there was a risk of conflict during elections in Somalia’s federal states due to tensions with the central authorities. The post UN council ‘regrets’ Somalia’s decision to expel envoy appeared first on Shabelle. View the full article
  18. Magaalada Garowe ee caasimada dowladda Puntland ayaa waxaa saaka aad looga dareemayaa diyaar garowga doorashada Madaxweynaha iyo kuxigeenkiisa , waxaana aad loo adkeeyay amaanka hoolka [...] Source
  19. Garowe (Caasimada Online)-Odayaasha iyo waxgaradka Puntland ayaa ka hadlay doorashada maalin kadib ka dhaceyso magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland. Odayaasha dhaqanka ayaa sheegay inay ka digayaan in dhibaato ay ka dhacdo deegaanada Puntland gaar ahaan waqtiyada ay dhacayaan doorashooyinka madaxweynaha iyo ku xigeenka Puntland. Odayaasha dhaqanka ayaa sheegay in doorashooyinka ka dhacaya magaalada Garowe ay u baahan tahay in sida wadajir looga wada shaqeeyo amaanka magaalada Garowe. Caasimada Online Xafiiska Puntland Caasimada@live.com
  20. The Norwegian government has said that it will donate $54.3 million to help Somali government in the rebuilding and development of the country. The government will send the grant that it mainly intends to help in security, stability and development, through different agencies that under come the World Bank. Norwegian State Minister Mr. Nikolai Astrup said that his government’s decision to help Somalia came after it assessed and confirmed the efforts made by the latter on matters of developments which are in the interest of the Somali people. Astrup added that the step implies Norway has trust in the agencies of the Somali Government. The post Norway pledges financial support to Somalia appeared first on Shabelle. View the full article
  21. Gunmen killed a civilian in Somalia’s capital Mogadishu on Saturday night, the latest in a series of attacks in the city by Al-Shabaab militant group. Eyewitnesses confirmed to Radio Shabelle via phone that two men armed with pistols have shot and killed a young man and fled the crime scene before police arrived. The murder took place at Hosh junction in Mogadishu’s Dharkenley district and no group has claimed responsibility for the apparent assassination. Al-Shabab, an Al Qaeda ally in East Africa has been waging an insurgency in the Horn of Africa country for more than 10 years trying to oust the UN-backed Somali government. The post Gunmen kill civilian in Mogadishu amidst tight security measures appeared first on Shabelle. View the full article
  22. Kooxda Argagixisada ah ee Daacish kuna dhuumaalaysanaysa buuralayda golis ee gobolka Bari ayaa shaaca ka qaaday weeraradii ay fuliyeen intii udhexaysany sanadkii 2016kii -218kii . [...] Source