Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    213,136
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Golaha ammaan qaramada Midoobay ayaa ku guuldarraystay meelmarinta qaraar lagu doonayay in lagu joojiyo dagaalka Qasa ka dib markii Mareykanku uu codka diidmada qayaxan u adeegsaday. Qaraarkan oo ay isku raaceen dhammaan xubnaha kale ee golaha ammaanka ayaa ku baaqayay xabbad-joojin degdeg ah oo shuruud la’aan ah, iyo heshiis waar oo u dhexeeya Israa’iil iyo Xamaas, si loo yareeyo dhibaatada bani’aadantinimo ee ka jirta Qaza. Qaraarku sidoo kale wuxuu dalbanayay in la siidaayo dhammaan la haystayaasha iyo in la oggolaado gargaar bani’aadantinimo oo aan xannibnayn., waxaana u codeeyay 14 ka mid ah 15-ka xubnood ee Golaha Ammaanka, balse Mareykanka ayaa adeegsaday awoodda diidmada qayaxan (veto) si uu u hor istaago ansixinta qaraarkan. Haweenay u hadashay Mareykanka ayaa sheegtay inaysan taageerayn tillaabo kasta oo aan xamaas si cad loogu cambaaraynayn, islamarkaana looga dalbanayn inay hubka dhigaan ama Qasa isaga baxaan. Maamulka Israa’iil ayaa si weyn u soo dhoweeyay tillaabada uu qaaday Mareykanku, ayadoo xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Marco Rubio uu asna sheegay in sababta ay qaraarkani u diideeni tahay inuu yahay mid u adeegaya wax uu ku tilmaamay argagixiso. Source: goobjoog.com
  2. CLICK HERE TO READ MORE ABOUT THIS Qaran News
  3. On May 4, 2025, the Somalia National Bureau of Statistics (SNBS) achieved a historic milestone by launching a modernized Consumer Price Index (CPI). This was the first nationally representative CPI. A few weeks later, on May 22nd, the Bureau released the first quarterly CPI report under this new framework. The report provided rich information and analysis about price dynamics across the country. This achievement represents an imperative shift from a CPI that focused only on Mogadishu (Banadir region) to a comprehensive national and state-level price monitoring system. Puntland and Somaliland previously conducted CPI separately, though with outdated methodologies. The move towards integrated national CPI will lead to enhanced data quality, transparency, and relevance in national planning and policymaking. Source: Hiiraan Online
  4. Somaliland’s quest for international recognition has made significant strides over the years, with moments where major diplomatic breakthroughs appeared within reach. In 2003, South Africa was reportedly close to recognizing Somaliland following an official visit by President Dahir Rayale Kahin. However, the public reporting and celebration of this diplomatic engagement exposed South Africa to intense pressure from the African Union and regional actors, ultimately forcing Pretoria to backtrack from what could have been a historic step forward (Somaliland FM reported the case through the BBC). A similar scenario unfolded in 2024, when Somaliland signed a Memorandum of Understanding with Ethiopia. While the agreement represented a bold step in regional cooperation, its premature disclosure triggered immediate backlash from neighboring states and international partners, stalling momentum before the MoU could be implemented effectively. Most recently, the public announcement of the Somaliland President’s visit to Kenya once again drew diplomatic pressure. Following Somaliland’s declaration of the visit, Kenyan authorities faced regional backlash and responded by distancing themselves from the engagement and initiating actions against Somaliland’s diplomatic presence in Nairobi. Another illustrative example is President Muse Bihi Abdi’s successful visit to the United States — a landmark diplomatic engagement that resulted in several positive developments, including planned joint U.S.-Somaliland military exercises in Berbera. However, the premature exposure of the trip, particularly ahead of President Bihi’s arrival, provided pressure groups and hostile actors the opportunity to organize themselves. This contributed to increased internal tensions and is widely believed to have played a role in the eruption of the Las Anod conflict. These repeated experiences highlight a critical strategic lesson: while transparency and public diplomacy are important, timing and discretion are equally vital. Premature publicity surrounding sensitive diplomatic engagements has repeatedly undermined Somaliland’s opportunities for international recognition, regional cooperation, and internal stability. Going forward, Somaliland must adopt a more disciplined and strategic approach to foreign policy — one that balances openness with confidentiality to protect and advance our national interests. Abdirashid Ibrahim Abdirahman Qaran News
  5. 𝐖𝐚𝐫𝐛𝐢𝐱𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐗𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐡𝐚𝐪𝐚𝐚𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐤𝐚 Somaliland. Wasiirka Wasaaradda Maaliyada iyo Horumarinta Dhaqaalaha ayaa Golaha Wasiirrada warbixin guud oo la xidhiidha xaaladaha dhaqaalaha dalka iyo hab-sami-u-socodka ururinta cashuuraha Berriga, gaar ahaan Cashuurta loo yaqaan GST. Wasiirku waxa uu sheegay in dhammaan Shirkadaha Isgaadhsiinta ee dalku laga bilaabo 01.07.2025 ay hirgelin doonaan in Cashuurta GTS-ta ee ku waajibtay ay si toos ah ugu dhacdo nidaamka Maaliyadda iyo Khasnadda dalka. Wasiirku waxa kale oo uu Golaha u sheegay in Guddida Horumarinta Dhaqaalaha Qaranka (Xubno Golaha Wasiirrada ah iyo Guddoomiyaha Baanka Somaliland) ay dhammaadka bisha 6-aad Golaha Wasiirrada u soo gudbin doonaan daraasaad aqooneed oo khuseeya hababka ugu habboon ee loo kobcin karo dhaqaalaha. Qaran News
  6. Dowladda Soomaaliya ayaa Turkiga kala wareegtay seddax diyaaradood oo ah nooca loo yaqaanno T129 ATAK, ayadoo dalalka Afrika aysan horey u soo gaarin diyaaradaha noocaas ahi. Diyaaradda T129 oo uu soo saaro Turkigu waa nooc kamid Helicopter-da weerarrada fuliya ee ugu tayada wanaagsan dunidu, ayadoo loo adeegsado weerarada, howlgallada sirdoon, iyo ilaalinta ciidamada lugta ah. Diyaaraddan waxaa ku rakiban hubka loo yaqaanno M197 3-barrel rotary cannon), iyo gantaallada lidka taangiyada ee ATGM iyo UMTAS, waxay sidoo kale xambaarsantahay Gantaallada hawada sare wax ka toogta ee (air-to-air missiles) sida ,Stinger AAM, rasaasta 70mm Hydra rockets, iyo Qalab sirdoon oo casri ah, kaas oo raadeerro ay ku jiraan. Dhanka xawaaraha diyaaradda T129 ATAK waxay saacaddii jari kartaa masaafo dhan 281 km, ayadoo qaadi karta laba duuliye, iyo agab culayskiisu dhanyahay 5 tan, kaas oo ay sii dheertahay Qiyaastii 1,200 kg oo miisaanka hubka ku rakiban ah. Diyaaraddan waxaa ku xiran qalab casri ah oo u suurta-gelinaya inay haweenkii howlgallo qorshaysan fulin karto, balse dhaliisheeda ayaa ah inaysan qaadi karin ciidan ka baxsan labada duuliye ee kaxaynaya. Dalalka ciidankooda ku qalabeeyay diyaaradan waxaa kamid ah Turkey-ga ,Philippines, Pakistan, sidoo kale Azerbaijan, Qatar, iyo Bangladesh ayaa hadda dedaal ugu jira inay iibsadaan, waxaana diyaaraddan Turkigu uu horey ugu adeegsaday kooxda mucaaradka ah ee PKK. Source: goobjoog.com
  7. Soomaaliya waa dal leh taariikh siyaasadeed, hase yeeshee waxaa lagu tilmaamaa mid mar walba la kulma khilaaf ku saabsan hanaanka doorashada. Inkastoo shacabka Soomaaliyeed yihiin dad daneynaya horumar iyo xasilooni siyaasadeed, haddana su’aasha isweydiinta mudan waxay tahay: maxaa keenaya in mar kasta la isku qabto qaabka loo marayo doorashada dalka? Dib u Milicsi Taariikheed Tan iyo xornimadii 1960-kii, Soomaaliya waxay yeelatay doorashadii ugu horreysay ee dimuqraadi ah, taasoo lagu tartamay xisbiyo badan. Doorashadan waxay ahayd tii ugu dambeysay ee si buuxda xisbiyo badan ugu tartamaan. Sanadkii 1969-kii, dilkii madaxweyne Cabdirashiid Cali Sharmaarke kaddib, waxaa dhacay afgambi uu horkacayay Maxamed Siyaad Barre. Muddo 21 sano ah, dalka wuxuu galay nidaam kali-talis ah oo meesha ka saaray nidaamkii doorashada ee tooska ahaa. Markii uu dhacay xukunkii Siyaad Barre 1991, Soomaaliya waxay gashay fowdo siyaasadeed iyo dagaalo sokeeye. Wixii markaas ka dambeeyay, dhismaha dowladnimo wuxuu noqday mid adag oo khilaaf badan dhaliyay, gaar ahaan marka la gaaro doorasho. Khilaafka Hanaanka Doorsho – Maxaa Sababa? 1. Danta iyo Saamaynta Beelaha: Qaabka 4.5 ee lagu saleeyay awood qaybsiga beelaha wuxuu abuuray in beeluhu yeeshaan saameyn siyaasadeed oo toos ah. Sidaas darteed, marka la gaaro doorasho, beel kastaa waxay rabtaa inay hesho kursi sare ama xil muhiim ah, taasoo dhalisa murano la xariira awood qaybsiga. 2. Madax bannaanida Maamul Goboleedyada: Tan iyo markii la qaatay nidaamka Federaalka, Dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada mar walba kuma heshiin habka ay doorashadu u dhaceyso, gaar ahaan cidda qabaneysa, meesha ay ka dhaceyso iyo cidda xaqa u leh inay ka qeyb gasho. Tusaale, sanadihii 2016 iyo 2021, muran xoogan ayaa ka dhashay doorashada dadban ee ay maamul goboleedyadu qayb weyn ku lahaayeen. 3. Kalsooni Darro Siyaasadeed: Qabiil, xulufo siyaasadeed iyo dano gaar ah ayaa keena in madaxda la isku aammini waayo. Mid kastaa wuxuu eedeeyaa kan kale, iyadoo lagu andacoodo in la doonayo in doorashada la boobo ama la sii haysto kursiga si awawoodda. 4. Sharci aan Qaan-gaarin: Dastuurka KMG ah weli laguma dhameystirin sharci doorasho oo cad. Taasi waxay keentaa fursad uu qof walba u adeegsado si uu danihiisa ugu meel mariyo. Nidaamka doorasho ma aha mid lagu heshiiyey dhammaan hay’adaha siyaasadda. Tusaalooyin Dhacdooyin Khilaaf Dhaliay: 2016: Waxaa la isku mari waayay in la qabto doorasho toos ah ama dadban. Ugu dambeyntii waxaa lagu heshiiyay hannaan dadban oo ay ku lug leeyihiin ergooyin beeleed. 2021: Doorashadii ayaa dib u dhacday muddo sanad ah. Madaxda dowladda dhexe iyo dowlad goboleedyada ayaa isku mari waayay guddiga doorashada, amniga goobaha doorashada iyo waqtiga la qabanayo. Waxaa dhacay banaanbaxyo, dagaallo iyo halis in dalka halis u galay qalalaase weyn. 2024-2025: Waxaa la isku maandhaafay qorshaha madaxweyne Xasan Sheekh ee ah in dalka laga qabto doorasho qof iyo cod ah sannadka 2026. Maamul goboleedyo qaarkood iyo mucaaradka ayaa ku tilmaamay mid aan waaqici ahayn, iyagoo shaki ka muujiyay ujeedada ka dambeysa. Waana dood ka dhalatay doorashadda oo ilaa hadda taagan. Maxuu yahay xalka Doorashadda? Sharci Doorasho oo La Isla Ogyahay: Waxaa lama huraan ah in la helo sharci doorasho oo cad, oo qeexaya qaabka, waqtiga, iyo cidda qabaneysa. Wadahadal iyo Is-Afgarad Siyaasadeed: Madaxda waa inay ka fekeraan maslaxadda qaranka kana tanaasulaan dano gaar ah. Dib-u-habeyn lagu sameeyo 4.5: Si loo helo nidaam caddaalad ah, waxaa muhiim ah in la baddalo nidaamka 4.5 loona gudbo nidaam matalaad dhaba ah oo ku saleysan tirada dadka. Ugu dambayn, Soomaaliya waxay u baahan tahay hannaan doorasho oo mideeya shacabka, taageera nabadda, una horseeda horumar. Sidaas darteed, ma aha in mar walba la isku qabsado doorashooyinkii la sugaayey inay keenaaan isbeddel, balse waa in la dhisaa kalsooni iyo sharci la wada aqbalo. W/D: Mohamed Farah Ali Source: goobjoog.com
  8. Mogadishu (HOL) – Somali President Hassan Sheikh Mohamud convened a high-level meeting on Wednesday with leaders of registered political parties at the Presidential Palace in Mogadishu as part of preparations for the National Consultation Forum scheduled for June 15, 2025. Source: Hiiraan Online
  9. Waraka ka imaanaya deegaanka Shinbiraale oo ka tirsan gobolka Galgaduud ee dowlad goboleedka Galmudug ayaa sheegaya inay xalay saqdii dhexe uu mas laba gabdhood oo walaalo ah ku diley halkaas. Labadan gabdhood oo lagu kala magacaabi jirey Kaltuun Xasan Jaamac iyo Farxiyo Xasan Jaamac ayaa la sheegay inay islamarkii uu masku qaniinay goobta ku geeriyoodeen sida laga soo xigtay eheladooda. Dadka deegaanka ayaa ugu dambeyn ku guulaystay inay maskii dileen, waxayna dhacdadan hal-haynteedu ka taagan tahay gobolka Galgaduud iyo guud ahaan Galmudug iyo Soomaaliyaba, ayadoo la sheegay in masku uu gabadhan qaniinay xilli ay jiifeen. Maska oo horay dad ugu diley deegaanno ka tirsan dalka ayaa kamid halaqa halista ah ee mididoodu sunta wadato, taas oo dhiigga qofka raacda, islamarkaana neerfayaasha waxyeelaysa sida dhaqaatiirtu sheegeen. Source: goobjoog.com
  10. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan wadatashi ah la qaatay hoggaanka Ururrada siyaasadeed ee isu diiwaangeliyey doorashada, kuwaas oo door muhiim ah ka qaadanaya geeddi-socodka dimuqraadiyeynta dalka. Kulankan oo diiradda lagu saaray hirgelinta doorashada qof iyo cod, ayaa Madaxweynaha waxa uu uga warbixiyey dadaallada baaxadda leh ee 20-kii sano ee la soo dhaafay lagu bixiyey si shacabka Soomaaliyeed ay u helaan fursad ay si toos ah codkooda ugu doortaan hoggaan ka turjumaya rabitaankooda. Madaxweynaha ayaa xusay in dowladdu ay ka go’an tahay in la dhameystiro hannaanka doorasho ee ku dhisan hal qof iyo hal cod, isagoo carrabka ku adkeeyey in wadatashiyada qaran iyo la-tashiyada lala yeesho daneeyayaasha siyaasadeed ay ka mid yihiin tiirarka muhiimka ah ee lagu xaqiijinayo hannaan doorasho oo daah-furan. Dhankooda, hoggaanka ururrada siyaasadeed ee la kulmay Madaxweynaha ayaa bogaadiyey dadaalka iyo go’aanka dowladda ee dhammaystirka nidaamka dimuqraadiyadeed, iyagoo soo jeediyey in dowladdu ay kordhiso wacyigelinta dadweynaha ee nidaamka doorashada tooska ah. Source: goobjoog.com
  11. Despite Puntland’s prior recognition of SSCK’s autonomy under the 2023 Laascaanood Declaration, Information Minister Mohamud Aidid falsely insists the regions are “constitutionally part of Puntland”, a position that does not alter SSCK’s federal member status endorsed by the Federal Government of Somalia. Garowe (PP News Desk) — The Information Minister of Puntland State, Mohamud Aidid, yesterday claimed that Sool, Sanaag, Cayn, and Khaatumo is “constitutionally part of Puntland State.” Aidid, who is affiliated with the SSCK administration, made a statement that contradicts the official position of Puntland, which recognised SSCK as a separate administration following the Laascaanood Declaration of 6 February 2023. He further stated that the 1998 Charter of Puntland “remains valid” and that “no arrangements have been made to facilitate the breakup of Puntland into two separate administrations.” Puntland has not issued any statement rejecting the federal member status conferred on SSCK by the Federal Government of Somalia. Neither the pro-Union Charter of Puntland nor the pro-secession amended Constitution of Puntland is binding on the SSCK constituencies. Puntland was established in 1998 after the Harti sub-clans agreed to form an autonomous administration, during a period when Somalia lacked a fully functioning government. “Both the Charter and the Constitution of Puntland are essentially customary frameworks, dependent on ongoing support from sub-clans. Now, the entire federal model proposed in the original Charter may be reconfigured, given that its founding stakeholders have politically opted to terminate the agnatic political partnership that has contributed to Puntland’s political stagnation,” said a former researcher of PDRC in Garowe. © Puntland Post, 2025 The post Puntland Information Minister Contradicts Official Stance on SSCK Autonomy appeared first on Puntland Post.
  12. Bosaso (HOL) – Puntland's elite Dervish forces have killed more than 35 ISIS militants, including several foreign fighters, during a major military operation carried out Tuesday in the rural area between Miraale and Balade in the Bari region, officials said. Source: Hiiraan Online
  13. Ciidamada difaaca Puntland oo saaka hawlgal kale ku qaaday firxadkii Daacish ayaa si buuxda kooxdaasi uga saaray ceelka lagu magacaabo Dacarre dhaca degaanka Shakaalooyin ee aagga Baalade. Xafiiska Warbaahinta u qaabilsan Hawlgalka Calmiskaad oo bayaan kooban soo saaray ayaa xaqiijiyay in ciidamada difaaca Puntland gacanta ku dhigeen ceelka Dacarre oo dhaca degaanka Shakaalooyin ee nawaaxiga Baalade, halkaasi ay ciidanku ka saareen firxadkii argagixisada. Bayaanka ka soo baxay Hawlgalka Calmiskaad ayuu sidoo kale ku sheegay in ciidanku saaka hawlgalkaasi ku dileen laba firxad ah oo ka tirsan Daacish, sidoo kale ceelka ugu tageen hub, matooro iyo agab ciidan oo ay sii gubtay argagixisadu ka hor inta aysan firxan. “Hawgalkii saaka: Ciidanku waxay dileen 2 firxad Argagixiso ah, waxay qabteen Ceelka Dacare ee ku yaalla Deegaanka Shakaalooyin , halkaasi oo loogu tegay Hub, Matooro iyo Agabkale oo ay sii gubtay Argagixisadu. Calmiskaad” ayuu bayaankiisa ku sheegay Xafiiska Warbaahinta u qaabilsan Hawlgalka Calmiskaad. PUNTLAND POST The post Calmiskaad: Ciidamada Puntland oo saaka si buuxda ula wareegay Ceelka Dacarre oo dhaca nawaaxiga togga Baalade appeared first on Puntland Post.
  14. Xukuumadda Puntland oo si rasmi ah u caddaysay mowqifkeeda jiritaanka maamulka Khaatumo ayaa sheegtay in dhammaan degaannada SSC ay ka tirsan yihiin dhulka Puntland, oo aysan jirin meel ay kaga baxeen. Wasiirka Warfaafinta Puntland, Maxamuud Caydiid Dirir oo caddeeyay mowifka dowladda ee jiriraanka maamulka Khaatumo ayaa sheegay in dhammaan degaannada SSC ay yihiin dhul ka tirsan Puntland, islamarkaana aysan jirin meel ay kaga baxeen, taasi oo ka dhigan in aysan aqoonsanayn maamulka degaannadaasi ka dhisan. “SSC dastuuriyan waa dhul ka tirsan Puntland meel ay kaga baxday ma jirto. Puntland markii la dhisayay heshiis bulsho ayaa lagu dhisay, waana inta ku qoran dastuurka oo ka kooban dhammaan gobollada Puntland marka ma jirto meel lagu kala baxay dastuurkiina lama furin” ayuu yiri Maxamuud Caydiid Dirir. Dhinaca kale, weli maamulka SSC-khaatumo kama jawaabin sheegashada Puntland ee ku saabsan in degaannadaasi ka tirsan yihiin dhulka Puntland, oo aysan jirin meel lagu kala baxay, sida uu tilmaamay wasiirka Warfaafinta xukuumadda Deni, Maxamuud Caydiid Dirir. Puntland si rasmi ah hor ugama imanin aqoonsiga SSC-Khaatumo ka heshay dowladda federaalka kuna noqotay maamullada xubin ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya dhowaan. PUNTLAND POST The post Puntland oo meesha ka saartay jiritaanka Khaatumo sheegtayna in SSC ka tirsan tahay dhulka Puntland appeared first on Puntland Post.
  15. Dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay sida loo xakameyn karo hubka sharci-darrada ah, gaar ahaan midka gacanta ugu jira dadweynaha iyo kooxaha aan dowliga ahayn. La-taliyaha amniga qaranka ee madaxweynaha Xuseen Macallin oo warbaahinta dowladda la hadlay ayaa sheegay in dowladdu ay waddo qorshe lagu xakamaynayo hubka ay gacanta ku hayaan dadweynuhu. Xuseen Macallin ayaa sheegay in yaraynta iyo xakameynta hubka sharci-darrada ah loo mari karo laba hab oo kala ah in dadka haysta dib u heshiisiin buuxda loo sameeyo iyo in la xoojiyo hay’adaha dowladda awoodda u leh ka hortagga hubka. Taniyo sanadkii 1991-dii waxaa si xawli ah u sii kordhayay hubka aan sharciyaysnayn ee dalka soo galaya, kaas oo intiisa badan ay haystaan beelo iyo kooxo aan dowladda ka tirsanayni, wuxuuna kaalin weyn ku leeyahay xasillooni darrada ammaan ee dalka. Source: goobjoog.com
  16. More than three decades after it declared independence, Somaliland remains in a diplomatic grey zone—functioning as a self-governing state, yet officially treated as a region within Somalia. The standoff between Somalia and Somaliland is a complex web of historical grievances, political contradictions, and stalled peace efforts, all compounded by regional sensitivities and international caution. Somaliland, located in the northwestern part of present-day Somalia, was once a British protectorate. It gained independence on June 26, 1960, becoming the State of Somaliland. Just five days later, it voluntarily united with the former Italian Somaliland to form the Somali Republic. However, many Somalilanders argue that the union was never formalised through a legal treaty. The 1961 Somali Constitution, which was passed in a nationwide referendum, was rejected by the majority in Somaliland. Many viewed the process as rushed and southern-dominated. This perceived imbalance fueled decades of resentment, culminating in Somaliland’s unilateral declaration of independence in 1991, following the collapse of the Somali central government during a brutal civil war. Since then, Somaliland has operated autonomously. It has its own government, parliament, judiciary, military, and currency. It conducts elections, maintains internal stability, and enjoys a degree of political pluralism that has often drawn praise. Yet no country formally recognises it as an independent state, and the United Nations still considers it part of Somalia. From Somaliland’s perspective, it does not consider itself a breakaway region but rather a restored sovereign state. Its leaders argue that the original union between Somaliland and Somalia, formed in 1960, was never legally ratified. With the eventual collapse of the Somali Republic in 1991, they maintain that Somaliland had every right to reclaim its independence. The region points to its consistent track record of peace, institutional stability, and democratic reforms as evidence that it is capable of self-governance. Moreover, Somaliland insists that its case is unique—it does not seek to inspire secession elsewhere, but simply to correct a historical anomaly. On the other hand, Somalia views Somaliland as an integral part of its territory. Under Somalia’s 2012 provisional constitution, the federal government maintains that national unity must be preserved at all costs. From Mogadishu’s standpoint, recognising Somaliland would undermine Somalia’s sovereignty and could trigger fragmentation across other regions. The Somali government strongly prefers resolving differences through dialogue within the framework of federalism, rather than entertaining any form of secession. No state has formally recognised Somaliland’s independence, though informal relations have been growing. Countries like Ethiopia, the UAE, the UK, and Taiwan have engaged with Hargeisa in areas such as trade, infrastructure, and security. The African Union has taken a cautious stance. While it sent a fact-finding mission to Somaliland in 2005 and acknowledged the uniqueness of its case, it has refrained from supporting formal recognition, fearing it might encourage other secessionist movements across the continent. The United Nations and key Western powers continue to support Somalia’s territorial integrity, aligning their policies with the African Union and the Organisation of Islamic Cooperation. Efforts to Resolve the Impasse Efforts to resolve the longstanding impasse between Somaliland and Somalia have been ongoing for years, marked by intermittent dialogue and mediation attempts facilitated by both regional and international actors. While these engagements have occasionally produced optimistic headlines, they have largely failed to deliver lasting or substantive progress toward reconciliation or mutual understanding. One of the earliest milestones came in 2012 during the London Conference, where both sides signed the Chevening Declaration. This agreement committed them to continue dialogue through peaceful means. It was followed by the Istanbul talks between 2013 and 2015, facilitated by Turkey. These sessions focused primarily on technical cooperation and confidence-building, laying out frameworks for future engagement but falling short of addressing core political disagreements. In 2020, a more structured dialogue was hosted in Djibouti under the leadership of President Ismail Omar Guelleh, with Ethiopia and the United States observing the process. That meeting concluded with a renewed pledge to resume formal negotiations. Since then, there have been sporadic informal engagements in Addis Ababa and Nairobi, backed by regional actors—most notably Ethiopia—but the talks have lacked consistency and urgency. Despite these efforts, the most critical issues remain unresolved. Chief among them are questions of legal sovereignty, mechanisms for resource sharing, representation in international forums, and the broader role of external actors in defining and facilitating a credible mediation framework. Both sides continue to stand firmly behind their positions, with little willingness to make the difficult compromises that a durable settlement would require. A number of roadblocks have consistently hindered progress. One major challenge is the divergent political mandates held by leaders in Mogadishu and Hargeisa. Each faces domestic political pressures that often make concessions politically untenable. In Somaliland, any hint of retreat from independence is seen as betrayal, while in Somalia, accepting separation could be interpreted as capitulating to fragmentation. International ambiguity has also slowed momentum. Although global and regional actors routinely voice support for dialogue and peace, few are willing to take firm stances or apply pressure toward a clear outcome. This cautious diplomacy often leaves the negotiations in a cycle of polite but ineffective engagements. Compounding this is the frequent disruption of talks due to domestic electoral calendars. Both Somalia and Somaliland have had contested elections and internal political disputes that draw attention away from external dialogue. The instability and unpredictability of these political cycles create inconsistent timelines for engagement. Perhaps the most persistent barrier is the deep trust deficit between the two parties. Decades of marginalisation, armed conflict and political betrayal have made it difficult for leaders and citizens on either side to fully trust the other’s intentions. Building bridges, therefore, requires more than summits—it demands long-term, sustained confidence-building that is yet to take root. Recently, new dynamics have emerged within the region, particularly following a controversial meeting between former Kenyan Prime Minister Raila Odinga and Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdillahi. Their discussions,widely seen as supportive of Somaliland’s quest for recognition, have added another layer to the already sensitive diplomatic chessboard. President William Ruto’s own engagement with Somaliland further complicates Kenya’s official position, which has traditionally aligned with Somalia’s insistence on territorial integrity. The Somaliland question continues to sit at the crossroads of international diplomacy, historical grievance and political caution. While Somaliland has demonstratedn the capacity to function as an independent state, its path to formal recognition remains blocked by geopolitical realities and the rigidity of post-colonial borders. Until either Somalia is willing to renegotiate the terms of union or the international community rethinks its approach to self-determination ,the status quo is likely to persist. For Somaliland, that means continuing to operate in a state of diplomatic limbo: sovereign in practice, but invisible in law. Thekenyandiaspora Qaran News
  17. Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu hambalyeysay Boqortooyada Baxrayn guusha ay ka gaartay doorashadii Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, taas oo Talaadadii ka dhacday magaalada New York ee dalka Mareykanka. Baxrayn ayaa loo doortay xubin aan joogto ahayn oo mataleysa Aasiya, xilli uu socdo xulista xubnaha cusub ee Golaha Ammaanka, oo xilkaasi hayn doona inta u dhaxaysa 2026 illaa 2027. Soomaaliya oo hadda xubin ka ah Golaha Ammaanka muddo laba sano ah (2025–2026), ayaa sheegtay inay si weyn u soo dhoweynayso doorashada Baxrayn, isla markaana ay rajaynayso wada-shaqeyn laba geesood ah oo ku saleysan danta wadajirka ah ee dalalka Carabta iyo Muslimiinta. Soomaaliya waxay si gaar ah u xustay muhiimadda ay leedahay u doodista arrinta Falastiin, oo ah mid kamid ah mudnaanta la wadaago. Sidoo kale, Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay hambalyo u dirtay Jamhuuriyadda Kolombiya, Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Kongo, Jamhuuriyadda Latfiya, iyo Jamhuuriyadda Liberia, kuwaas oo isna loo doortay xubno aan joogto ahayn ee Golaha Ammaanka muddo laba sano ah oo bilaabanaysa Janaayo 2026. Soomaaliya waxay ballanqaadday inay si dhow ula shaqayn doonto dhammaan dalalkan saaxiibka ah si loo horumariyo nabadda, amniga iyo xasiloonida caalamka. Source: goobjoog.com
  18. Dr Barre’s thoughtful criticisms could prompt wider public debate on constitutional reform and inclusive governance, crucial steps towards addressing Puntland’s political and economic stagnation. Garowe (PP Editorial) — Dr Guled Salah Barre, a vocal critic of the President of Puntland, formerly served as Chairman of the Puntland Electoral Commission (PEC). Shortly after his resignation from the PEC, he publicly accused President Said Abdullahi Deni of manipulating the 2021 pilot local government elections to benefit Kaah, then a political association. He alleged that Deni used his position to bolster Kaah’s performance, undermining the credibility of the process. Dr Barre further criticised President Deni for unilaterally selecting Puntland’s 2022 Federal Members of Parliament and Senators. Many believed President Deni had a strong chance of winning the Somalia presidency, having influenced the 2022 electoral model which granted Federal Member State parliaments the power to select MPs and Senators for the bicameral legislature in Mogadishu. His defeat, however, contributed to the deterioration of Puntland’s relations with the Federal Government of Somalia. Dr Barre is a prominent scholar, founder of SIDRA, a Garowe-based think tank, and an alumnus of the United Nations University for Peace (UPEACE), where he earned his PhD. His book, Federalism Imperative in Post-Conflict Africa: The Case of Somalia, draws from his doctoral research and explores federalism in the Somali context. The 1998 Puntland State Charter upheld Somali national symbols such as the flag and anthem. Puntland, long a proponent of federalism since its formation in 1998, initially upheld Somali national symbols such as the flag and anthem. However, its current Constitution, amended and ratified in 2012, omits any reference to the sovereignty of the Federal Republic of Somalia. Dr Barre has consistently campaigned against Puntland’s political structure, which concentrates unchecked authority in the executive. He argues this system allows the President to dominate the legislature, judiciary, and oversight institutions such as the Auditor General’s Office. The amended Constitution has effectively transformed the state into a personal fiefdom of any incumbent president. President Deni’s decision to sever ties with the Federal Government of Somalia, regardless of its consequences for people in Puntland, demonstrates the overreach enabled by the current constitutional arrangement. Former Prime Minister Omar Abdirashid Ali Sharmarke recently said that former Puntland President, Abdiweli Mohamed Ali, rejected the inclusion of Puntland’s maritime territory in a federal offshore oil exploration deal. Every Puntland President has invoked sub-article 7 of Article 80 of the Puntland Constitution, which states: “The President shall negotiate the terms of participation of Puntland State in the Somalia Federal Republic and sign agreements with the federal authorities, which shall require ratification by the Council of Ministers and the House of Representatives.” A timely book on the Somali federal system. In 2022, during an official visit to Garowe by President Hassan Sheikh Mohamud, concerns resurfaced about the growing centralisation of power in Puntland. The amended Constitution has effectively transformed the state into a personal fiefdom of any incumbent president. Puntland now operates well below the standards of a centralised polity, let alone a functional federal entity. Despite being a Federal Member State, Puntland’s Constitution fails to recognise the sovereignty of the Federal Republic of Somalia, raising questions about its commitment to federalism and democratic governance. Dr Barre’s well-reasoned criticisms have the potential to spark a broader public dialogue on constitutional reform and inclusive governance, essential steps to overcoming political and economic stagnation in Puntland. © Puntland Post, 2025 The post Dr Guled Salah Barre Urges Public Debate on Governance and Federalism in Puntland appeared first on Puntland Post.
  19. CLICK HERE TO READ MORE ABOUT THIS Qaran News
  20. MINNEAPOLIS, Minnesota (HOL) — A 20-year-old man has been charged after allegedly shooting two people outside Wayzata High School’s graduation ceremony at the University of Minnesota’s Mariucci Arena, including a Somali-American father who was attending to celebrate his child’s milestone. Source: Hiiraan Online
  21. Mogadishu (HOL) — Somalia’s military court on Tuesday sentenced a key Al-Shabaab operative to life in prison for manufacturing vehicle-borne explosive devices as part of a broader crackdown on militant support networks. Source: Hiiraan Online
  22. NAIROBI, Kenya (HOL) —Somaliland President Abdirahman Mohamed Abdullahi Irro has concluded a diplomatic visit to Kenya, calling the trip a success and reaffirming his commitment to strengthening Somaliland’s regional presence while upholding democratic principles. Source: Hiiraan Online
  23. NAIROBI, Kenya (HOL) — Kenyan security forces killed four suspected Al-Shabaab militants during a dawn raid on Monday in Garissa County, northeastern Kenya, in what police described as a coordinated counterterrorism operation led by the elite Special Operations Group (SOG). Source: Hiiraan Online
  24. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Madaxtooyada Qaranka ku kulmay qaybaha kala duwan ee bulshada rayidka Soomaaliyeed. Kulanka ayaa horudhac u ah gogosha uu Madaxweynuhu ku baaqay 15ka Juun 2025. Madaxweynaha ayaa xusay muhiimadda ay leedahay in shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan bulshada rayidka, ay door muuqda ku yeeshaan qaabaynta mustaqbalka dalka. “Haddii aan rabno in Soomaaliya ay hore u socoto, waa in aan ka dhaqaaqnaa meesha aan taaganahay oo aan ku raagaynay muddada dheer. Dimuqraadiyeynta dalka waa tiir muhiim u ah dowladnimada, waana in shacabka Soomaaliyeed siinaa fursad buuxda oo ay qeyb uga noqon karaan go’aan-qaadashada masiirkooda.” Iyadoo la tixgelinayo muhiimadda ay leedahay wadatashi dhab ah oo ku dhisan xeerinta danta guud, Madaxweynaha ayaa sheegay in uu sii wadi doono kulammada isdaba-joogga ah ee uu la leeyahay qeybaha kala duwan ee bulshada, si loo sii xoojiyo isu diyaarinta gogosha. Kulammadan ayaa diiradda lagu saari doonaa arrimaha hortabinta u leh dowlad-dhiska dalka, sida hannaanka federaalka, dastuurka, doorashooyinka, iyo amniga. Source: goobjoog.com