-
Content Count
215,327 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
Somaliland:Obituary Haji Abdi Hussein Yusuf, “Cabdi Waraabe”. Hargeisa,(Qaran news)-Haji Abdi Hussein Yusuf, one of Somaliland’s wisest and best known elders has died. Known throughout the Somali community as “Cabdi Waraabe” was thought to have been over a hundred years old at the time of his passing. Born on the outskirts of Hargeisa in the early part of the 20th century, the date is unknown since records were not kept at the time, Haji Abdi Hussein Yusuf began life as a nomad and has always considered himself a nomad. His father was a community elder and a chief, but like most children, the late Haji began to attend Quran school and to look after his family livestock. Haji Abdi Hussein Yusuf, like most Somali youngsters at his age, began to look after the smaller flock of his families livestock, the goats and the sheep. As he grew older, he was entrusted to look after the camels, often taking them on long drives to more fertile range with water. These camel treks lasted days and at times went as far the Hawd region. Haji Abdi Hussein Yusuf was always blessed with a strong and serene personality that served him well as he become older and set out in his adult life. A veritable treasure chest of Somali folklore, history, literature, Haji Abdi Hussein Yusuf, was to play a significant role in the rebirth of Somaliland after the ill-fated union with Somalia. A natural peacemaker, Haji Abdi Hussein Yusuf, helped to resolve many political and social crisis in Somaliland. As a member of the Somaliland House of Elders, “Guurti”, he helped to resolve issues ranging from internal armed conflicts, to land and livestock disputes to political impasses. A wise head and a superb natural intellect, Haji Cabdi Waraabe, will forever be known as a peacemaker. Qarannews would like to take this opportunity to send our condolences to his immediate family, friends, the people of Somaliland and to all the Somali people across the globe on his passing. It had been a long, fruitful and blessed life. Qaran News
-
Allaah ayey mahad oo idili u sugnaatay, nabadgalyo iyo naxariisina Nabigeena Muxammad ah korkiisa Allaha yeelo. Intaa kabacdi; Aqristoow; waxaa maalintii Arbacada aheyd, taariikhduna ku beegneyd 8-da bishan Maajo (May) ee 2019-ka, markii ugu horeysay taariikhda Soomaaliya iyo Mareeykanka si sharci ah loogu codeeyey, qalinkana loogu duugay, mataaneynta caasimada ummada Soomaaliyeede Muqdisho, iyo caasimada gobolkan Minnesota ee Saint Paul. Gobolkan Minnesota waxaa lagu tilmaamaa, caasimada quba-joogta Soomaaliyeed, maadaama ay ku noolyihiin Soomaalida ugu badan, ee dalka dibadiisa ku nool, waa marka loo barbardhigo, meelaha kalee dalka dibadiisa ah, ee Soomaalidu ku kala nooshahay’e. Waa guul aad u weyn, muhiimna u ah guud ummada Soomaaliyeed, gaar ahaanna ummada Soomaaliyeed, ee gobolkan Minnesota ku nool, kuwaasoo muujiyey awoodooda shaqaale, mid siyaasadeed, iyo mid galaangal intaba. Waxeey guushani dhadhan gaar ahoo aad u macaan badan u leedahay, ammaanteedana iska leh, intii dadaalka dheer galisay, dhib iyo xagxagasho fara badanna uu ka soogaaray. Dadkaa waxaa ugu horeeya Al-Sheekh Dr. Imaam Xasan Jaamici, Qaasim Basuuri oo ah gudoomiyaha degmada lixaad ee Saint Paul (St Paul Ward 6 Council Member), iyo waxgaradkii kalee Soomaaliyeed, ee dadaalkaa ku garab istaagay. Qaar ka mid ah waxyaabaha laga faa’idayo mataaneynta labadan magaalo. Dab-Damisyo in loo qaado caasimadda Ummada Soomaaliyeed ee Muqdhosho. In Aambulans (Ambulances) in looqaado caasimada Ummada Booliska (Police) magaalada Saint Paul, oo tababaro siiya booliiska magaalada Muqdisho, sidaana ballan qaaday. Ganacsatada Soomaaliya iyo kuwa Mareeykanka, oo iska kaashanaya shaqo abuuris. Mashaariic waxbarasho, oo macaahid farsamo ay ku jiraanoo la abuurayo. …iyo kuwo kaloo fara badan. Taariikhda laga soomaray mataaneynta magaalooyinka Muqdisho iyo Saint Paul Dadaalka mataaneynta caasimada gobolkan Minnesota ee Saint Paul, iyo caasimada ummada Soomaaliyeed ee Muqdisho, wuxuu soo socday in mudo ah.Waxaa waqti iyo dadaal dheerba ku bixiyey waxgarad Soomaaliyeed, hogaankeedaba halahaadeen shaqsiyaad wanaagaa hor boodayey’e. Nasiibdarro! Waxaa jiray koox kaloo Soomaali ah, kuwaasoo qaab qabyaaladeeysan uga soo hor jeestay mataaneynta magaalooyinka Saint Paul iyo Muqdisho. Waxeey dadaal, iyo olole farabadan ku bixiyeen, ineeysan marnaba suurtagalin mataaneynta labadan magaalo, iyagoo markaa u xaglinayey, in magaalada Saint Paul lala mataaneeyo, magaalo kaloo “Beel ahaan” kooxdaasi kasoo jeedaan.Waxeey waraaqo u kala direen, golaha magaalada Saint Paul, iyo waliba duqa maqaalada (Mayor of Saint Paul city) intaba, iyagoo magaalada Muqdisho iyo ummada Soomaaliyeede daganba ku caayay, ineey yihiin goob iyo dad argagixiso, iyagoo dhanka kalana ammaanayey magaaladaa kalee Soomaaliyeed, balse “Reerkoodu dago”. Waxeey baraha bulshada aflagaado, iyo waxkastoo meel ka dhac ku ahba u geeysteen, culumadii arintaa mataaneynta labadan magaalo hogaaminayay. Arintaa waxeey sababtay, in arintii mataaneynta labada magaalo, ee dadaalkeedii heer gabagabo ah marayay, dib u dhac kuyimaado, maadaama arinta buuq lagu furay, duqa magaaladana loo tusay, in arintani u keeni karto, fadeexo siyaasadeedoo soo afjari karta, mustaqbalkiisa siyaasadeed, maadaama uu “Argagixiso wax ku darsanayo!”. Nasiib wanaag! Ugu dambeyn waxaa guuleestay, inta jecel wanaaga iyo midnimada Ummada Soomaaliyeed. Taariikhdii kalee isku dayga mataaneynta magaalooyinka Muqdisho iyo Minneapolis Maadaama gobolkan Minnesota yahay, meesheey ku nool yihiin Soomaalida ugu badane, dalka dibadiisa ku nool, marka loo barbardhigo meelaha kalee dalka dibadiisa ah, ee Soomaalidu ku nooshahay, ayaa la damcay in la mataaneeyo magaalada Minneapolis, ee Soomaalida gobolka Minnesota ugu sii badan yihiin, ganacsigooda ugu xooganina yaallo, iyo caasimada ummada Soomaaliyeed ee Muqdisho. Dadaalkaa waxaa bilaabay Soomaali is xil qaantay, kuwaasoo markaa kashaqeeynaysey dowlada gobolka, maadaama cid Soomaali ahoo la doortayba markaa jirin, hadeey ahaan laheyd heer xaafad ama dagmo, heer gobol, iyo heer qaran intaba. Dadaalkaa wuxuu soo socdaba, isagoo meel aad u wanaagsan, oo mira dhal ah maraya, ayaa waxaa la doortay “Shaqsi Soomaali ah”, oo markaa Soomaalidu si kal-iyo-laab ah, Soomaalinimo ugu wada gurmatay, maadaama uu ahaa qofkii Soomaali ahaa, ee ugu rajada wanaagsanaa in la doorto. Waxaa rajo laga qabay, inuu dadaalkaa mataaneynta labada magaalo, meeshiisa kasii wadi doono, goolkaana Soomaali oo dhan u wada dhalin doono, maadaama Soomaali oo dhami ugu wada gurmatay, si Soomaalinimo ah. Nasiibdarro! Maalintii la doortay, ayuu lasoo baxay wax Soomaalida guud ahaan aaney ka filaneyn. Maadaama loo doortay golihii magaalada Minneapolis, yahayna qofka kaliya, ee Soomaali ahe kujira golahaa, wuxuu dadaal u galay, siduu u kala tuuri lahaa, mideynta labadaa magaalee Muqdisho iyo Minneapolis. Ugu dambeyn wuxuu kala daadiyey dadaalkii mudada dheer Soomaalidu soo waday, wuxuuna meeshaba ka saaray, in la mataaneeyo magaalada Minneapolis iyo caasimada dalkeenee Muqdisho, isagoo markaa qaab qabyaaladeed ula dagaalayay. Wuxuu badalkeedii dadaal ku bixiyey, in la mataaneeyo magaalada Minneapolis iyo magaalo kaloo Soomaaliyeed, balse “Jufadiisu” dagto. Ugu dambeyn wuxuu golihii Minneapolis meel mariyey, mataaneynta magaaladii “Jufadiisa” dagto, ee uu ku badalayey caasimada ummada Soomaaliyeede Muqdisho. Sidaa ayey meesha uga baxday mataaneyntii Muqdisho iyo Minneapolis, sidaana “Shaqsigaa” ugu badalay magaaladaa “Reerkiisu” dagaan, balse sidaabaa taariikh madoow looga qoray. Waxaa intaa kasii daran, markii lawaday dadaalkan guuleeystaye ah, mideeynta magaalooyinka Muqdisho iyo Saint Paul, kooxda qabyaalada ugasoo horjeesatay,ee waraaqaha dacaayadaha meelkasta ukala dirayey, waxeey u xaglinayeen magaalo kaloo “Isla deegaankaa ah”, dagtana “Isla beeshaa” kuwaasoo shaqsigaa aan soo sheegney kasoo wada jeedaan. Ha noolaato midnimada, wadajirka, iyo is jaceynka ummadeena Soomaaliyeed. Mahadsanidiin Qoraa: C/Qaadir Maxamed Cismaan (Cabdiboqor). Dhaqaaleyahan, qoraa, iyo falanqeeye siyaasadeed. abdulkadirphd@hotmail.com. Minnesota-USA Afeef: Aragtida qoraalkan waxa ay ku gaar tahay qofka ku saxiixan, kamana tarjumeyso tan Caasimada Online. Caasimada Online, waa mareeg u furan qof kasta inuu ku gudbiyo ra’yigiisa saliimka ah. Kusoo dir qoraaladaada caasimada@live.com Mahadsanid
-
(SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka shacbiga Somaliland, waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa, golayaasha wakiilada, guurtida, madaxda dhaqanka, waxgaradka, waayeelka, aqoonyahanka, qoyska, ehelada, qaraabada, asxaabta iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxay Alle ha u naxariistee Marxuum Xildhibaan, oday, Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf (Cabdi-waraabe) oo ku geeriyootay maanta oo ay taariikhdu tahay 10/05/2019, Magaalada Hargeysa. waxaanu madaxweynuhu tacsi taa la mida u dirayaa dhammaan tafiirta Reer Xaaji Cabdikariim Xuseen Yuusuf meel ay kala joogaanba. Madaxweynuhu waxa uu marxuumka ku sifeeyey Rukun ka mida Rukamada Qaranka Somaliland ku aas-aasmay, tusaale fiicana u ahaa dhammaan hal-doorka Somaliland, tan iyo maalintii uu kaalin qaadayna waxa lagu yaqaanay diin jacayl dad ururin iyo daacadnimo, wuxuuna caan ku ahaa nabadda iyo isu keenida bulshada isagoo saaxada ku soo galay odaynimo geyiga Somaliland wada gaadhay Marxuum xaaji Cabdikariim xuseen Yuusuf, wuxu ahaa oday halgan adag u soo galay aas-aaska Jamhuuriyadda Somaliland wuxuuna ka mid ahaa waayeelkii tirada yaraa ee u guntaday nabadeynta iyo dawlad dhiskii qaranka, wuxuu ahaa tiir ka mida aqalka guurtida Somaliland, wuxuuna ku suntannaa maalin iyo habeen inuu u hagar baxo geediga nabadda Somaliland, isagoo ahaa musdanbeed arrin kasta oo murugta loola noqdo, u odayeynta toosinta iyo tanaasulka siyaasiyiinta dalka, madaxdii qaranka soo hoggaamisayna uu la garab taagnaa talo iyo tusaale, waxaana lagu xasuusan doonaa samo-talis talo suuban. Ruugcadaa u soo rafaaday rumaynta qaranka Somaliland oo uu baal dahab ah ka galay sooyaalka taariikhdiisuna ku xusnaan doonto. Madaxweynuhu waxa uu marxuumka ALLE uga baryayaa inuu naxariistii janno ka waraabiyo, golayaasha wakiilada, guurtida, madaxda dhaqanka, waxgaradka, waayeelka, aqoonyahanka, dhammaan reer xaaji Cabdikariin, qoyska, ehelada, qaraabada, asxaabta iyo shacbiga Somaliland ee uu ka baxayna samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo. Aamiin Aamiin Aamiin Source
-
(SLT-Hargeysa)-Alle ha u naxariistee waxa oo goor dhawayd cisbitaalka Internation ee magaalada Hargeysa ku geeriyooday Marxuun xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf (Cabdi Waraabe). Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf (Cabdi Waraabe) ayaa xaalad caafimaad la jiifay cisbitaal oo laga dabiibayay muddooyinkii ugu dambeeyay. Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf (Cabdi Waraabe) oo ahaa odayga ugu da’da weyn ayaa Somaliland ayaa marxalado badan kala soo dabaashay Somaliland waxaanu ku suntanaa dhismaha qaranka. Bahda Somalilandtoday waxa ay tacsi tiiranyo leh u diray ehelada uu ka baxay Marxuun iyo dhammaan ummada reer Somaliland. Source
-
Shirka wada-tashiga ee madaxda dowladda federaalka iyo kuwa maamul gobaleedyada uga socda magaalada Garoowe ayaa maanta galay maalintiisi lixaad. Read More
-
Allah ha u naxariisto Waxaa maanta magaalada Hargeysa ku geeriyooday Xaaji Cabdikariin Xuseen Yuusuf (Cabdi-Waraabe) oo ahaa xildhibaanka ugu da'ada weyn Golaha Guurtida Somaliland. Read More
-
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Marxuum Xaaji Cabdikariim Xuseen Yuusuf (Cabdi Waraabe) oo maanta ku geeriyoodey magaalada Hargeysa. “Innaa Lilaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun. Aniga oo ku hadlaya magacayga iyo kan Qaranka, waxaan guud ahaan shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaanna eheladii iyo qaraabadii Xaaji Cabdikariim Xuseen Yuusuf (Cabdi Waraabe) uga tacsiyaynaa geerida naxdinta leh ee ku timid Marxuumka.” “Xaaji Cabdikariim Xuseen Yuusuf waxa uu ahaa oday Soomaaliyeed oo wakhtigiisa u huray nabadaynta, dhexdhexaadinta, walaalaynta iyo heshiisiinta dadka Soomaaliyeed, gaar ahaanna reer Somaliland. Waxa uu ka soo qayb qaatay Halgankii Gobannimo doonka Soomaaliyeed, waxa uuna ahaa samatalis Soomaaliyeed oo nabadda iyo wanaagga jecel. Eebbe ha u naxariisto, hoygiisana Jannatul Firdowsa haka yeello, qoyskiisa iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyoodeyna samir iyo iimaan haka siiyo” Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Muqdisho (PP) ─ Xukuumadda Kenya ayaa maanta ku dhawaaqday inay joojisay duullimaadyadii tooska ah ee Muqdisho illaa Nairobi, iyadoo xustay in wixii maanta ka dambeeya ay diyaaraduhu mari doonaan Wajeer si baaris loogu sameeyo. Tallaabadan ayaa waxay ka mid ahayd qodobbo ay dowladaha Soomaaliya iyo Kenya sannadkii 2017-kii ugu heshiiyeen, inkastoo go’aankan cusub uu u muuqdo mid ay dowladda Kenya keligeed qaadatay, isla markaana aan la ogeyn ujeeddada rasmiga ah ee ay ka leedahay. Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inuu soo gaaray go’aanka Kenya ay ku joojisay dullimaadyadii tooska ah ee Muqdisho ka aadi jiray, ayna wixii ka dambeeya maanta diyaaradaha Xamar ka duula lagu baari doono Wajeer. Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada Soomaaliya, Maxamed C/llaahi Salaad [Oomaar] oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in warqad kasoo baxday waaxda socdaalka Kenya ay soo gaartay lagula ogeysiiyay go’aanka cusub ee ay Kenya qaadatay. “Aniga xitaa ma garanayo sababta ka dambeysa in Kenya ay go’aankan qaadato, balse dhankeenna waxaa socda la tashiyo arrintaan ku saabsan oo aan doonayno inaan uga jawaabno,” ayuu yiri Wasiir Oomaar oo sheegay in aanu xilligan warbahainta la wadaagi karin go’aanka ramsiga ah ee DF ay ka qaadanayso tallaabadan. Sidoo kale, Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada Soomaaliya, ayaa meesha ka saaray wararka sheegaya in arrimo amni ay la xiriirto tallaabadan cusub ee Kenya qaaday, isagoo ku faanay in amniga garoonka Muqdisho uu yahay mid ka wanaagsan garoomo badan oo caalami ah. Dhanka kale, warar soo baxaya ayaa sheegaya iney jirto dhaqaale xumo aad u weyn oo dowladda Kenya kasoo wajahday dakhligii uga soo xaroon jiray garoonka diyaaradaha Wajeer, iyadoo warbixin lagu daabacay Wargeyska Daily Nation lagu muujiyay in tan iyo markii dib loo billaabay duullimaadka tooska ah ee Muqdisho iyo Nairobi garoonka Wajeer uu khasaaray 19kun oo Doollar. Ugu dambeyn, dowladda Soomaaliya ayaa laga sugayaa in jawaab u dhiganta midda Kenya ay ka bixiso dhawaan, inkastoo aan la ogeyn jawaabtaas ay bixin doonto dowladda Soomaaliya, maadaama siyaasiyiintu ay sheegaan inay DF inta badan ka war-wareegto ciqaabidda dowladda Kenya. PUNTLAND POST The post Duullimaadkii tooska ahaa ee Muqdisho iyo Nairobi oo la joojiyay appeared first on Puntland Post.
-
Hargeysa (PP) ─ Isbitaal ku yaalla magaalada Hargeysa ee Somaliland ayaa waxaa ku geeriyooday maanta marxuum Xaaji Cabdi Xuseen Yuusuf oo loo yiqiinay [Xaaji Cabdi Waraabe], kaasoo ka mid ahaa cuqaashii gacanta weyn ka geystay nabad-galyada Somaliland. Geerida marxuumka ayaa waxaa warbaahinta u xaqiijiyay xubno ka tirsan maamulka Somaliland oo ay ehel ahaayeen, waxaana la sheegay in muddo dhawr jeer ah la dhigay isbitaalka uu maanta ku geeriyooday si looga daweeyo xanuunno lasoo darsay. Marxuumka ayaa wuxuu ka mid ahaa cuqaasha ay ka go’do talada guud ee Somaliland, wuxuuna dhawr jeer oo hore ku guuleystay inuu xalliyo khliaafyo soo dhex-galay maamulladii Somaliland soo maray tan iyo markii ay ku dhawaaqday inay ka go’day Soomaaliya inteeda kale sannadkii 1992-kii. Sidoo kale, Marxuumka oo ku geeriyooday da’da 121 sano, ayaa wuxuu u soo joogay dhacdooyin kala duwan oo soo maray Soomaaliya, sidoo kalena wuxuu maamulka Somailland kasoo qabtay jagada ah madaxii waaxda socdaalka, isagoo haddana ahaa xildhibaan ka tisran golaha guurtida maamulkaas. Dhanka kale, Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Marxuum Xaaji Cabdikariim Xuseen Yuusuf (Cabdi Waraabe) oo maanta ku geeriyoodey magaalada Hargeysa. “Innaa Lilaahi Wa Innaa Ilayhi Raajicuun. Aniga oo ku hadlaya magacayga iyo kan Qaranka, waxaan guud ahaan shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaanna eheladii iyo qaraabadii Xaaji Cabdikariim Xuseen Yuusuf (Cabdi Waraabe) uga tacsiyaynaa geerida naxdinta leh ee ku timid Marxuumka.” “Xaaji Cabdikariim Xuseen Yuusuf waxa uu ahaa oday Soomaaliyeed oo wakhtigiisa u huray nabadaynta, dhexdhexaadinta, walaalaynta iyo heshiisiinta dadka Soomaaliyeed, gaar ahaanna reer Somaliland. Waxa uu ka soo qayb qaatay Halgankii Gobannimo doonka Soomaaliyeed, waxa uuna ahaa samatalis Soomaaliyeed oo nabadda iyo wanaagga jecel. Eebbe ha u naxariisto, hoygiisana Jannatul Firdowsa haka yeello, qoyskiisa iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyoodeyna samir iyo iimaan haka siiyo,” ayuu yiri Farmaajo. Marxuumka ayaa lagu wadaa in gellinka dambe ee maanta lagu aaso Koonfurta magaalada Hargeysa, waxaana lagu wadaa inay aaska ay ka qayb-galaan mas’uuliyiin kala duwan oo ka tirsan maamulka Somaliland. Ugu dambeyn, dadka falanqeeya Siyaasadda ayaa waxay sheegayaan in geerida marxuumka ay sabab u noqoto karto in la xallin waayo khliaafyada soo dhex-gala maamulka Somaliland, kuwaasoo xilliyada qaar la isku mari waayo. PUNTLAND POST The post Xaaji Cabdi Waraabe oo geeriyooday iyo Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyay appeared first on Puntland Post.
-
Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay duqeymaha ay ciidamada Mareykanka ka gaystaan Soomaaliya ee lala beegsado kooxaha argagixisada. Duqeymahan ayaa waxaa mararka qaar ka dhashay eedeymo ku saabsan in shacab ay waxyeelo kasoo gaarto. Falastiin Axmed Iimaan ayaa soo jeedineysa. Read More
-
Muqdisho (PP) ─ Magaalada Muqdisho oo ah caasimadda Somalia ayaa la mataanowday magaalada Saint Paul ee gobolka Minnosta ee Mareykanka oo ay Soomaali badan daggan tahay, waxaana tani ay ku suuro-gashay dadaal badan oo lagu bixiyay sida uu sheegay maamulka Gobolka Banaadir. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho, C/raxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa sheegay in tallaabadani ay qayb weyn ka qaadan doonto horumarka iyo dib-u-soo kabasha caasimadda Muqdisho oo xiligan ku socota dhabaha horumarka iyo wax-wada qabsiga Caalamka. Duqa Muqdisho ayaa ku boggaadiyey Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka Mareykanka kaalinta wax ku oolka ah ee ay ka qaateen dhaqan gelinta mataaneynta Muqdisho iyo Saint Paul oo guul ku soo dhammaatay Qorsheyaasha ku jira heshiiska Mataaneynta labada Magaalo ayaa horseedaya wax-wada qabsi iyo is-dhaafsiga khibradaha la is dheer yahay, tayeynta shaqaalaha, qorsheynta iyo fulinta mashaariicda horumarineed, ilaalinta bilicda iyo deegaanka. “Waxaan ku faraxsanahay oo sharaf weyn u ah dhammaan shacabka Soomaaliyeed in codsigii aan u gudbiyey Mayor-ka magaalada Saint Paul ee dalka Mareykanka la soo aqbalay in Muqdisho iyo Saint Paul la mataaneeyo. Waxaan u mahadcelinayaa Golaha deegaanka oo uu xubin ka yahay Kasim Busuri, Soomalida Minnesota iyo shaqsi walba oo kaalin ka geystay” Duqa Saint Paul Melvin Carter ayaa sheegay in Mataaneynta labada magaalo ay tahay mid ku timid saaxiibtinimada labada bulsho, isagoo ku casuumay Duqa Muqdisho inuu yimaado Saint Paul si loo dar-dargeliyo mataaneynta . Ugu dabmeyn, Duqa Muqdisho ayaa sheegay in Jaaliyadaha Soomaaliyeed ee ku nool dalalka Caalamka ay sanadihii dhowaa kaalin wanaagsan ka qaadanayeen siyaasadaha dalalka ay ku nool yihiin, tanoo kor u qaaday sumcadda ummadda Soomaaliyeed. PUNTLAND POST The post Magaalada Muqdisho oo ku guuleysatay inay la midowday Magaalada S-Paul ee Minnesota appeared first on Puntland Post.
-
Kismaayo (Caasimadda Online) – Soomaaliya horey ayaa looga mamnuucay dhoofinta dhuxusha wuxuuna amarkaas kasoo bilowday Qaramada Midoobay oo sheegtay in lacagta laga helo dhoofinta Dhuxushada lagu maalgeliyo Kooxda Al-Shabaab iyo Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in goynta dhirta ay saameyn ku yeelan karto Deegaanada Soomaalida. Amarkaas iyo digniintaas isla socoto weli ma aysan ka hirgelin Deegaanada uu ka taliyo Maamulka Jubbaland, waxaana weli socoto dhoofinta Dhuxusha. Waxaa hadda Dekadda Kismaayo taagan illaa seddex doomood oo lagu rarayo dhuxul kuwaas oo la rajeenayo inay asbuuca berri bilaabanayo ka dhoofaan halkaas. Dhuxusha ku raran doomahaan ayaa waxaa loo wadaa wadamada Iiraan iyo Ciraaq oo inta badan loo raro Dhuxusha laga qaado Soomaaliya. Waxaa Caasimadda Online u suurtagashay inay hesho magacyada dadka iyo Doomaha Axmed Madoobe u qaabilsan dhoofinta Dhuxusha. Axmed Madoobe ayaa sameeyey koox shakhsiyaad ah oo isku xiran iyo Doomo ganacsi oo lagu raro Dhuxusha. Doomaha Dhuxusha looga dhoofiyo Kismaayo ayaa waxay Dekadda kaga gudbaan Waraaqo been abuur ah, waxaana la geeyaa Iiraan iyadoo halkaasna looga sii gudbiyo Imaaraadka Carabta. Magacyada dadka shaqadaan u qaabilsan Axmed Madoobe 1) Cabdi Saciid Dhuxul 2) Saalax Yuusuf 3) Deeq Gariyow 4) Cusmaan Barre Cali 5) Cabdi Maxamed Warsame (BBC) 6) Cabdishakuur Ibraahim Salaad Eelay 7) Yuusuf Yare 8) Faarax Deg deg Magacyada Doomaha lagu rarayo Dhuxushada ee u Shaqeeyo Axmed Madoobe 1) MV Azmaad 2) MV Dwood 3) MV Yasin Shah Caasimada Online Xafiiska Kismaayo caasimada@live.com
-
Qaran News
-
Tacsi IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN. Waxaa hadda ku geeriyooday cisbitaalka Hargeisa International ee magaalada Hargeisa odeygii nabada Xaaji Abdikarim Hussein ( xaaji Ábdi waraabe) , Xaajigu waxa uu dhintay maanta oo ay bishu tahay 10/5-2019 sidoo kale bishu tahay bishii soon ee ramadaaan, maalinteedii 5aad oo ah maalin Jimce ah, Anaga oo ah dadka magacyadoodu hoos ku qoran yihiin, oo kala joogna daafaha adduunka ; Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa dhamaan shicibka Somaliland meelkasta oo ay joogaan, ehelkii, reerahiisii, caruurtii, waxa kale oo aanu ka tacsiyadeynaynaa xaukuumada Somaliland , iyo dhamaan golayaasheeda. Waxan illaahay ka Baryayaa inuu naxariistiisa ku geliyo janada ugu saraysa. Waxa aanu ka codsanaynaa xukuumada Somaliland in Xaaji Abdikariim loo dhiso taalo lagu xasuusto, geesi lasoo dabaashay Somaliland marxalado adag ayuu ahaa, mana ilaawi doono inta aanu nool nahay, GEESI INAGA BAXAY WEEYE, DAMAL LA HADHSADOO INAGA DUMAY WEEYE Aaamiin Rashid Sheikh Aadan iyo xaaskiisa 2. Jamal Ali Hussein iyo xaaskiisa Dr. Saad Ali Shire iyo xaaskiisa Abdillahi Ibrahim Habane iyo xaaskiisa Mohamed Ibrahim Yasin (Olaad ) iyo xaaskiisa Osman Ali (malow) iyo xaaskiisa 5. Abdikarim Ali Jama iyo xaaskiisa 6. Abdi Jabouti iyo xaaskiisa 7. Ahmed Ismail iyo xaaskiisa 8. Abdi Ali Warsame 9. Abdiqaadir Aadan Qadi Ismail Abdi Duse 10.HusseinWadadyare iyo xaaskiisa 11. Mohamoud Abdi Dacar iyo xaaskiisa 12. Zakaria Hassan Waes iyo xaaskiisa 13. Mahamoud Haji Aadan iyo xaaskiisa Dr Ahmed Ali Qawdhan Mohamed Elmi Aadan Marwo Amran Ali Nuuradiin Ahmed yasin iyo xaaskiisa Abdirahman Abdillahi Tayaxweerar iyo xaaskiisa 18. Khadar Haji Aadan Jibril 19. Suldan Haji Aadan Jibril 20. Ahmed Mohamed Ali iyo xaaskiisa 21. MustafeWadadyareiyo xaaskiisa 22. Mohamed Abokor iyo xaaskiisa 23. Abdiasis Shabeel iyo xaaskiisa 24. Awil Goox iyo xaaskiisa 25. Abdillahi Jama yusuf iyo xaaskiisa 26. Aadan Mohamed Hassan iyo xaaskiis 27. Haji Ibrahim Ishal iyo xaaskiisa 28. Ali Mohamoud Sugal iyo xaaskiisa 29. Ibrahim Farah Jama iyo xaaskiisa 30. Mohamoud Abdillahi Elmi ( Abukoodh) iyo xaaskiisa 31. Abdi Asis Muse iyo xaaskiisa 32. Omer Yasin Gabahadi 34. Mohamed Haji Daud iyo xaaskiisa Saleebaan Bidhiidh Nuux Haji Ali Shire iyo xaaskiisa 37. Sheikh Mohamed Haji Ismail iyo xaaskiisa Abdillahi Mohamed Deriye Ahmed Ibrahim iyo xaaskiisa 40. Abdikarim muse iyo xaaskiisa 41. Bahnaan Haji Aadan iyo xaaskiisa 42. Dr. Abby Yusuf iyo xaaskiisa 43. Abdiasis Shabeel iyo Xaaskiisa 44. Suldan Abdirahaman Ali 45. Sheikh Mohamoud Kayre 46. Abdillahi Farah 48. Abdirahman Said 49. Ganacsade Mohamed aw Said 50. Ahmed Aw Said Dr Ali Osman iyo xaaskiisa Mohamed Ahmed Yasin Gabahadi Fosia Yusuf Haji Aadan 54. Suaad Carmiye Ahmed Yusuf Yasin iyo xaaskiisa Said Mohamed Aamin 59. Abdillahi Saleebaan Bide 60. Ambassador Lenin 61. Ahmed Said Eghe 62. Ali Ahmed Mohamed Adan Haji Ali Farhan Haji Ali 65. Jama Muse Jama 66. Yusuf Suldan Ali 67. ambassador Rashid Garuf Nur 68. Sidiiq Mohamoud Gaheyr 69. Farhiya Haji Hussein Jaahuur 70. Mujaahid Yusuf Abdi Gaboobe Haji Muse Abokor Hersi ( Muse Dalab) 72.khadra Ahmed foodcad iyo Inaanteeda Halgan Ahmed Adaan Abdi Ali Farah 74.Mariam Ahmed Foodcad Abdirahaman Abdillahi iyo Xaaskiisa Amina Hussein Abby Nasra Caaqil Yare 78.Yussuf Ahmed Foodcad iyo Xaaskiisa 79.Mahamud Ahmed Foodcad iyo Xaaskiisa 80.Hassan Deeg Ahmed Foodcad 81.Rachid Abdulrahman Fooscad iyo Xaaskiisa 82.Kaltoun Abdulrahman Foodcad 83.Fosiya Ahmed Foodcade abdi dheig Hussein iyo xaaskiisa Shamis Ali Farah 90.Asha Ali Farah Amina Ali Farah 92.Fadumo Abdillahi Muse Mohamed Saleeban Dirir Jama Osman ( Jama BBC) Keyse Jama Farah Farah Abdi Nuur Hawa Osman Muse Ayan Saleebaan Abdi Mohamoud Aadan Jama Mohamed Ali Bile Omar Abokor 103.Kaltuun Elmi Sucaad Abdi Cige Iman Ashara Asha Mohamoud Adan Mohamed Abdillahi Soofadhiiste Khadiija Hussein Aadar Mustafe Carab Abdi Rooble Ibrahim Shaakir Mohamed Aftah 112 .Safiya Ali Henery Maryan Ali Henery Aan Mohamed Henery Suldan Mohamed Nuur Abdisamad Mahamed Nuur Ali Mahdi Hussein Mohamed Yusuf Hassan Yusuf Osman Xamari Halimo Haji Abdi Zamzam Mohamed Eghe Hodan Ahmed Abdirisaaq Haji Yaaxeen Dr. Saleeban Abdi Guled 126. Qaran News
-
Alle ha u naxariistee waxa saaka cisbatalka Intranational-ka ee magaalada Hargeisa ku geeriyooday xildhibaan Candi Waraabe oo ka mid ahaa hogaamiye dhaqameedka Somaliland Isla markaana ahaa shaqsi aad uga soo qayb qaatay nabadayntii Iyo dib u dhiskii Somaliland Inaga oo dib u eegi doona taariikhdii xaajiga, waxa aan halkan tacsi uga diraynaa eheladii, qaraabadii, qoyskii Iyo waliba shicibka Somaliland Qaran News
-
As the United States joins the current scramble for oil in Somalia, it is broadening its role from being primarily a political and security actor to an economic one as well. The focus is shifting from Somalia as one battlefield in the war against global terrorism to a specific partisan interest. The frontline is the South West State of Somalia, bearing the largest petroleum deposits in the country. However, the US engagement in Somalia occurs in the midst of divisive domestic politics, blurring what is a national policy of the Administration and what are self-interested efforts within the bureaucracy. Before the Somali state collapsed in 1991, oil blocks in and around Somalia had been licensed to major oil companies and their subsidiaries, including British Petroleum (BP), Royal Dutch Shell (Pecten), Italian ENI (Agip) and French Total (for offshore evaluation). Some two-thirds of the oil map was awarded to US firms, including ConocoPhillips, Amoco (now BP) and Chevron. After 1991, despite the absence of a Somali government, these major companies continued to assert their concession interests. Coinciding with the declared end of the transitional period in Somalia and international recognition of central government in 2012, a new competition for petroleum resources was triggered at both the federal and regional levels. Most obviously, the newly elected President, Hassan Sheikh Mohamud, signed a privileged deal with Soma Oil in August 2013. Meanwhile, Somaliland and Puntland signed separate deals with companies from a range of countries, causing tensions with the Federal Government over who has authority to issue such contracts. These tensions continued during the process of establishment of the Federal Member States of Galmudug, Jubaland, South West and Hirshabelle. Foreign oil interests became involved in the state-formation process, seeking agreements with political outcomes. Funds came through both official development assistance as well as direct support from private companies. For example, during the Galmudug presidential elections in July 2015, Arizona-based Liberty Petroleum unsuccessfully supported the incumbent, General Abdi Hasan Awale (Qaybdiid). They had been vastly outspent by President Hassan Sheikh, who reputedly used $9 million of security sector salaries to ensure the election of his security minister, Abdikarim Hussein Guled. The formation of the resulting Interim Galmudug Administration had been supported by some 5 million pounds sterling from the Somalia Stability Fund. Meanwhile, in South West State, the United Kingdom invested heavily, visibly in the security sector and in the port city of Barawe, restricting the role of other donors in the area and particularly the US, setting the terms of a later confrontation. Separately, then South West President Sharif Hassan Sheikh Aden had awarded two contracts to US Blackwater founder Erik Prince, working with the United Arab Emirates, which were focused on Barawe and with an eye to future oil developments. Erik Prince is known to be close to the US Administration, in which his sister, Betsy DeVos, is the Education Secretary. There is currently an effort underway by the Federal Government of Somalia to cancel these two contracts. As oil exploration activities were undertaken across Somalia, and offshore and onshore surveys completed, the oil wealth of Somalia became increasingly apparent. It was estimated that billions of barrels of oil worth hundreds of billions of dollars would put Somalia in the order of the sixth or seventh largest oil producer in the world. Many of the oil companies openly operating in Somalia were either assuming risks on behalf of larger companies or independently making political arrangements with compromising production sharing agreements for resale. Regardless, they were paving the way for the direct reengagement of the major corporations. In 2018, several events occurred. In July, the US appointed a new Ambassador to Somalia, Donald Yamamoto. In September, United Nations Secretary-General António Guterres appointed Nicholas Haysom as a new Special Representative for Somalia. This followed the post having been held twice by the United Kingdom. In November, Sharif Hassan resigned as President of South West State as the electoral race for the regional leadership was underway. Of the two frontrunner candidates, one was Sheikh Mukhtar Robow, a founding member of the jihadist group Al-Shabaab and locally popular with his dominant clan. The other, backed by the Federal Government, was Abdiasis Mohammed “Laftagareen”, a former Member of Parliament and Federal Minister. To protect its investments in South West State and to ensure political support of exploitation of the significant oil resources discovered, the United Kingdom was viewed on social media to be aligned with the likely winner of the election, Mukhtar Robow. The UN’s Special Representative, Haysom, was perceived to be biased in favour of the UK alignment, effectively drawing the UN into a one-sided role in the political process. In opposition to this line up, the US, Ethiopia and the Somali Federal Government did not want a Robow win. They considered the options of convincing him to step down as a candidate, or arresting him if he did not. Robow refused to withdraw, he was arrested, violence broke out, and Laftagareen became the new President. The resulting hostile relations between the UN and the Somali Federal Government, as the face of a deeper set of tensions, fatefully led to the expulsion of Haysom from Somalia as what some termed a “sacrificial lamb” for the US entry into South West State politics and therefore access to the newly found resources. The US Ambassador, Yamamoto, quickly asserted a new set of political relations with the Federal Government and in South West State to enable resource relations to develop. He exploited the US nationality of Somali President Mohamed Abdullahi Mohamed “Farmajo” to coerce him, while betting on the viability of Somali Prime Minister Hassan Ali Khaire and his petroleum relations. In South West State, Yamamoto has sought through the new authorities to expand a US security footprint in strategic proximity to oil reserves. Meanwhile, the US has rebuffed UK efforts to use the existing Baledogle military base. Yamamoto’s expansion into South West State is risking for the US a provocative involvement in local clan politics in oil rich areas. It is currently a perception of the powerful Mogadishu Clan clan that Yamamoto is siding with minority clans against the Abgaal and Habr Gedir subclans of the Mogadishu Clan located in the Lower Shabelle area of the State. If this issue is not managed more carefully, it could well destabilize South West State to Al-Shabaab’s advantage. It is also not clear whether this is all an official US policy or a more independent initiative. Yamamoto was a senior official in the US State Department, and as a Democrat he was a close ally of Hillary Clinton, like his predecessors and former appointees James Swan and Stephen Schwartz. Though isolated in a Republican Administration, it was still surprising that Yamamoto chose for himself the lesser ambassadorship to Somalia. It is of some speculation whether doing so was in aid of a personal exit strategy in the event of establishing a going oil concern he could subsequently join. What is less ambiguous is that many of these activities in Somalia are flying under the Administration’s radar screen, in fear that President Donald Trump might make a rash decision withdrawing US involvement in Somalia. The question now is to what extent will political, security and aid imperatives of the United States and other international engagement in Somalia be subordinated to the logic of securing control over petroleum resources. Will destabilization of the country be an acceptable price to pay for the prospect of foreign exploitation of these resources? The Somali population is likely to be the loser again. Will also Al-Shabaab gain support from within Somali’s given the US’s expansion role in the Somalia politics and other international bodies? By: Abdirahman Omar Nairobi. Nairobi
-
Hargeysa (Caasimada Online) ― Warar hadda nasoo gaaraya ayaa sheegaya in Xildhibaan C/kariin Xuseen oo loo yaqaanay Cabdi Waraabe uu maanta ku geeriyooday magaalada Hageysa. Xildhibaankan ayaa waxa uu kamid ahaa Xildhibaanada golaha guurtida Somaliland. Xildhibaanka AUN ayaa waxa uu ku geeriyooday goordhoweyd oo maanta ah isbitaal ku yaala magaalada Hargeysa, kaasi oo muddooyinkii u dambeysay lagu dabiibayey xaaladiisa caafimaad. Cabdi Waraabe, ayaa wuxuu sidoo kale kamid ahaa oo uu kujiray dadkii naadirka ahaa ee lugaha u taagay nabada ka jirta deegaanada Somaliand, isagoona qeyb kasoo qaatay shirarkii lagu dhisay Somaliland. Xildhibaanka ayaa waxa bulshada reer Somaliland u bixiyeen Aabihii Samaha iyo Nabadda, taasi oo uu ku kasbaday nabadeynta beelo kasta oo is-dagaala iyo ka shaqeynta arrimaha nabada. Caasimada Online Xafiiska Hargeysa Caasimada@live.com
-
Duqeyn Mareykanka ay ka fuliyeen Soomaaliya ayaa lagu dilay 13 maleeshiyo oo ka tirsan kooxda Daacish, sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay militariga Mareykanka. Read More
-
Click here Qaran News
-
Dawladda Kenya ayaa joojisay duulimaadyadii tooska ahaa ee magaalooyinka Muqdisho iyo Nairobi, laga billaabo maanta oo Jimce ah. Read More
-
Golaha degaanka ee magaalada Saint Paul ee gobolka Minnesota ayaa ansixiyey in la mataaneeyo Saint Paul iyo caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Read More
-
(SLT-London)-Qof hubaysan ayaa rasaas furay isaga oo ku sugan bannaanka masaajid ku yaalla London, iyadoo ay dadku tukanayaan taraawiix. Booliiska ayaa la wacay oo loo sheegay nin hubaysan oo galaya masaajidka ku yaalla Seven Kings. Dadkii cibaadaysanayay qaar ka mid ah ayaa masaajidka ka hor istaagay qofkii, intaas ka dibna rasaas ayaa la maqlay. Dhaawac ama hanti burburtay midna lama soo sheegin, sida uu sheegay booliiska, waxayna intaas ku dareen in ay rumaysan yihiin in dhacdadaasi aysan shuqul ku lahayn argagixisanimo. Taraawiixda ayaa lagu tukanayay masaajidka waddada High Road marka arrintaasi ay dhacaysay. Weerar laga cabsi qabo Booliiska ayaa sheegay “in askar ay ka mid yihiin kuwo hubaysan ay tageen masaajidka, isla markaasna aan la soo sheegin wax dhaawac ah ama burbur soo gaaray masaajidka” “Arrinti wakhti aan fogayn ayay dhacday, baaritaanna waxaa lagu hayaa caddaymihii meesha laga helay nooca hubka ee la adeegsaday ayaana laga garan karaa”. Askarta ayaa sii joogtay masaajidka habeenkii, ayay booliisku intaas ku sii dareen. War saxaafadeed uu soo saaray Guddiga Muslimiinta oo Twitterka lagu baahiyay ayuu imaamka masaajidka Mufti Suhail ku sheegay in aysan wali caddayn ujeedadda uu lahaa qofka laga shakisan yahay. Wuxuu dadka ugu baaqay “in ay ka baaqsadaan faafinta wararka la isla dhexmarayo een wali la xaqiijin.” Waxaa sare u kacay walaaca laga qabo ammaanka goobaha cibaadada ee dunida oo dhan ka dib weerarradii dhawaan dhacay. Bishii March ayaa weerar lagu qaaday dad badan oo ku jiray masaajid ku yaalla magaalada Christchurch ee dalka New Zealand, 50 ayaana halkaas ku geeriyooday. Bishii Abriilna dalka Sri Lanka ayaa lagu weeraray kiniisado iyadoo dadku ay u dabaaldagayeen ciidda Kiristaanka ee Easter, weerarkaas ayaana lagu dilay 253 ruux. Hal toddobaad ka dibna haweenay ayaa dhimatay ka dib markii nin hubaysan uu rasaas ku furay macbad yahuudeed oo ku yaalla California. Source
-
(SLT-Tehran)-Taliye ku xigeenka ciidamada Ilaalada Kacaanka ee dalka iran, ayaa sheegay in Tehran ayna wada hadali la geli doonin cadowgeeda Mareykanka. Yadollah Javani ayaa sidoo kale yidhi “Washington kuma dhacdo inay weerar militari nagu soo qaaddo,” sida ay werisay wakaaladda wararka dalkaas ee Tasnim. Hadalkiisa ayaa ka dambeeyey kadib markii madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu khamiistii ku booriyey hoggaanka Iran inay la fadhiistaan, oo ay ka wada hadlaan sidii Tehran ay uga tanaasuli lahayd barnaamijkeeda Nukliyeerka. “Wax wada-hadal ah lama geli doonno America, America-na kuma dhacdo inay tallaabo militari naga qaaddo” ayuu yidhi Yadollah Javani. Yadollah Javani ayaa sheegay in Iran ay Mareykanka u aragto mid aan la isku haleyn karin. Dhinaca kale, Mareykanka ayaa saldhigga ciidamada ee uu ku leeyahay Qatar geeyey diyaaradaha bambooyinka xambaara ee B-52 Stratofortress, si looga hortagao wax ay Washington ku sheegtay halis kaga imanaysa iran. Iran ayaa ku gacan seertay diyaaradahan iyo maraakiib dagaal oo Mareykanka uu diray toddobaadkii tagay, waxayna ku qeexday”dagaal maskaxeed lagu cabsi gelinayo.” Source
