Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    215,357
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. WasiirkawasaaradaBeerahaooxilkiisiiqaadikari la, oo la liicliicayashaqadiisiinadayacantahay.Qalinlkii .Maxamed Cali Ibraahin Wisiiradashaqada loo igmadaawaxaweeyi in mas,uuliyadaka saran qarankaiyoumadawadankaasikunooluuxilkii loo doortay u qaadosidiilooguigmadaysidaasinabulshadukulaxisaabtanto . Hadabaqarankan Somaliland gaarahaandawladamuusebiixiwaxadhacday in dadkiiugutayadaxumaauuusooxulodawladiisawaxanamarkhaatikuugu ah in wasaaradahaqaarlaguaaminiwaayowasiiradii loo magacaabaydabadeednawasiira kale ay mas uulkasiinoqdaansidawasaaradaqorshayntaqarankaoo la hoosgeeyaywasaaradamaaliyada . Hadababulshooywaxadayacanhadawasaaradiibeerahawasiirkeediinawaamagacuyaal wax shaqo ah oobulshada Somaliland wasaaradaabeeruhu ay u ahaysaanamabajirtohabayaraatee Waxankujirnaawakhtigiiroobkaee wax beerasha da wax qorsha ah oowasaaradabeeruhu u haysaana ma jirtoumada Somaliland wacyigaliniyo wax tar midnameel ay kudanbayasaywasaaradiibeeruhunahabayaraatee ma jirtohadabamudanemadaxwaynebulshada Somaliland waxaykuudooratay in wax kabadashowaayaheega nolo leed . 1. Waxadbalanqaaday in 30 % aad wax soosaarkabeerahaaadkor u qaadidoontosanadkauguhoreeyasanadkiinawaansoodhaafnay wax isbadal ah lagamaaragsanadkiiuguhoreeyayhoosudhac moo yee . 2. Sanadkalabadoo ah sanadkaaankujirnowaxadbalanqaaday in aadgaadhsiindoonto wax sooraarkadalka 50% waanasanadkanaankujirno wax dhaqdhaqaaq ah iyo wax is badal ah midnalagaamahayo . 3. Wakhtikasiidanbeeyanawarkisabareeblagaamanafadhiilaaaadraacdotalaabooyinkanhooskuqoran . Fiirogaar ah 1. Waa in aad wax k abadashawasaaradabeerahaiyocidaaad u igmatayamaaad u magacawday 2. Waa in aadsamaysaa la xisaabtanbuuxaoosaliyobaar ah umadasomalilandnakuqanac san tahay 3. Ta sadexaadoo ah in aadwasaaradahoosgaysowasaarad kale marhadiiwasiirkiiaad u magacaw day xilkiisiigabayadigunaaadwaxabakaqabankariwayday . Qalinlkii .Maxamed Cali Ibraahin Qaran News
  2. (SLT-Khartoum)-Tobanaan kun oo dibadbaxayaal ah ayaa isa-soo dhoobay wadooyinka caasimada Khartoum iyo meelo kale. Dibadbaxan xoogan ayay ujeedadiisu ay tahay in cadaadis lagu saaro milatariga xukuma dalkaasi inay talada ku wareejiyaan dawladd rayid ah iyo in ay cadaalad helaan dad tiro badan oo dhibane u ah awood u adeegsiga milatariga dalkaasi. Dibadbaxana la iclaamiyey ee “millions march”, ayaa noqonaya kii ugu dadka badnaa tan iyo intii 3-dii June lagu laayey dibadbaxa dad tiradoodu ka badan tahay 100 qof xili ay rasaas u adeegsadeen ciidamada milatarigu dibadbaxayaal ku sugnaa meel dibada ka ah xarunta milatariga ee magaalada Khartoum. Wararka ka imanaya dalka Sudan ayaa wakhti xaadirkan sheegaya in Milatariga iyo Bileyska rabshadaha ka hortagaa ay u adeegsanayaan dibadbaxayaasha sunta ilmada ka keenta dadka, waxaana la sheegaya in meelaha qaar laga maqlayo rasaas loo adeegsanayo dadka dibadbaxaya. Source
  3. (SLT-Hargeysa)-Beelaha Sool clan Iyo Warsangali Oo Shir Xasaasi Ah Ku Yeeshay Magaalada Hargeysa, Cali Khaliif Oo Soo Qaban-qaabiyay Iyo Qodobada Ka Soo Baxay, Halkan hoose ka DAAWO Source
  4. (SLT-Riyadh)-Dowlada Sacuudiga ayaa burburisay laba diyaarad oo nooca loo yaqaan Drones-ka oo kooxda xuutiyiinta Yemen ee taageerada milLatari ka helaya Iiraan ay ku weerareen Dalka Sacuudiga. Diyaarada koowaad ayaa bartilmaameed-keedu ahaa gobolka Jizan halka mida labaad ay ku wajahneyd deegaano ku yaalla gobolka Casiir. Turki Al-Maaliki oo ah afhayeenka isbaheysiga uu hogaaminayo Sacuudiga ee dagaalka kula jira xuutiyiinta Yemen ayaa u sheegay wakaalada wararka ee SPA in diyaaradahan aysan wax qasaaro ah Geysan. Tv-ga ku hadla afkaa xuutiyiinta ee Al-Masiirah ayaa sabtidii shalay xilli danbe tabiyay in diyaaradahan ay ku weerareen garoomada diyaaradaha ee ku yaalla magaalooyinka Apha iyo Jizaan. Tani ayaa imaaneysa iyadoo kooxda Xutiyiinta ay labadii bilood ee la soo dhaafay ay kordhiyeen weerarada diyaaradaha oo ay ku qaadayaan dalka Sacuudiga. Source
  5. Muqdisho (SMN) – Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Xaaf iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaaladda Muqdisho. Xaaf ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Aadan Cade kusoo dhaweeyay masuuliyiin katirsan dowladda federaalka Soomaaliya. Soo dhaweynta kadib, waxaa loo galbiyey dhanka Madaxtooyada qaranka oo uu kulmay madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Waxyaabaha wada hadalladii ay yeesheen diiradda lagu saaray waxaa ugu muhiimsanaa sidii loo dardargelin lahaa dib u heshiisiinta iyo doorashooyinka Galmudug. View the full article
  6. Muqdisho (SMN) – Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Amb. Jemes Swan. Guddoomiye Mursal iyo wakiilka ayaa ka wada hadlay xaalada guud ee dalka, doorashooyinka Qaranka iyo dardar gelinta shuruucda muhiimka u ah doorashooyinka. Sidoo kale kulanka ayaa loogu hadlay xoojinta xiriirka wada shaqeynta xafiiska Qaramada Midoobay iyo golaha shacabka. Wakiilka gaarka ah ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Amb. Jemes Swan ayaa balan qaaday inuu halkeeda ka sii wadayo shaqada. Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya mudane Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa Amb. Jemes Swan ugu hambalyeeyay xilka cusub ee loo soo magacaabay. Waxa uu la wadaagay wakiilka cusub shaqooyinka horta binta leh ee horyaalla golaha shacabka iyo sida ay diyaarka ugu yihiin xoojinta wada shaqeynta labada dhinac. Kulanka oo ka dhacay xafiiska guddoomiyaha ee Villa Hargeysa ayaa waxaa goobjoog ka ahaa guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Shacabka mudane C/weli Sheekh Ibraahim (Muudeey) iyo xoghayaha guud ee golaha shacabka mudane C/kariin Xaaji Cabdi (Buux). View the full article
  7. Muqdisho (SMN) – Dhageysteyaasheena ku xiran website-ka waxaan halkan idin kugu soo gudbineynaa Warka Habeen ee Idaacadda Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/06/Warka-Habeen-30062019.mp3 View the full article
  8. Nairobi (Caasimadda Online) – Dowladda Kenya oo u muuqato in looga guulsan rabo Dacwadda Badda ee taalo maxkamadda ICJ taasoo kala dhaxeyso Somalia ayaa maalin kasta soo bandhigeyso warbixino iyo waxyaabo muujinayo inay heysato guuldaro. Wasiirka Arrimaha Dibadda Kenya Monica Juma ayaa markaan soo badhigtay cidda kaga hiilineyso Dacwadda Badda ee Soomaaliya kala dhaxeyso ayna taas qabaan walaac weyn, Waxay sheegtay in hey’ado ganacsi oo wadamo kale ka tirsan ay Soomaaliya la safteen iyagoo fiirinayo faa’idada ay ka helki doonaan xuduuda muranka ay Kenya gelisay oo laga helay shidaal badan. Wasiirka ayaa sheegtay inay arrintaas sii hurineyso xiisadda labada dalka ka dhaxeyso loona baahan yahay in arrintaan loo wajaho qaab diplomaasiyadeed oo ay nabad ku jirto. Hadalka ay Wasiirka Arrimaha Dibedda Kenya ka jeedisay Machadka Royal United Services Institute (RUSI) ee magaalladda London waxay ka dhawaajisay inay Kenya soo jeedisay codsi ku aadan in hab siyaasadeed lagu xaliyo Muranka, inta laga door-bidi lahaa in Maxkamadda ICJ lagu kala baxo. Waxay kaloo tilmaamay in Khilaafka Muranka Badda uu horseedi karo inay dowladaha Gobalka joojiyaan in diirada la saaro La-dagaalanka Alshabaab iyo Burcadda Badda, waa sida ay hadalka u dhigtay. Monica ma ayaan xusin magacyada hey’adaha ay ku eedeysay inay hurinayaan xiisadda Somalia iyo Kenya balse kaliya waxay sheegtay inay yihiin hey’ado iyo shirkado ajaanib ah. Waxaa laga yaabaa inuu xiriir ka dhaxeeyo hadalka hadda kasoo yeeray Monica midkii hore oo ahaa inay Kenya dacwad cabasho ah ka gubineyso Norway iyo Ingiriiska oo ay ku eedeysay inay la safteen Soomaaliya. Toddobaadkii la soo dhaafay, Kenya waxaa loo doortay Guddoomiyaha Kooxda Isla-xiriirka ee Burcadda ka qowleysata Xeebaha ka baxsan Somalia, waxayna magacaabistaasi ku soo beegantay iyadoo ay Kenya sheeganayso qeyb ka mid ah xuduud-baddeedka Somalia ee Badweynta Hindiya. Halkan ka daawo wararka oo muuqaal ah Caasimada Online Xafiiska Nairobi caasimada@live.com
  9. (SLT-Hargeysa)-Gelinkii hore ee Sabtidii shalay waxaa qasriga madaxtooyada ee Somaliland ka qabsoomay kulan ay isugu yimaaddeen masuuliyiinta saddexda xisbi qaran ee Somaliland oo ay ku jiraan madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo ku xigeenkiisa Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil Saylici. Kulankan oo ka dhashay hadalkii uu madaxweyne Biixi ka jeediyey xuskii 26 ka Juun, oo uu kaga dhawaaqay in uu maalinta sabtida ee 29 ka bisha kulan la qaadan doono madaxda xisbiyada, kuna ballanqaaday in la soo gebagebayn doono khilaafka u dhexeeya. Laakiin xogaha uu wargeyska GEESKA AFRIKA helayo ayaa sheegaya in kulanku aanu noqon sidii laga filayey mid isfaham intii hore ka fiican ka dhex abuura xisbiyada siyaasadda iyo madaxweynaha. Taas beddelkeedana uu fadhigii hore ee kulanku ku dhammaaday midho la’aan. Wararku waa ay shegaayaan in bilowgii kulanka uu madaxweyne Muuse Biixi Cabdi martida ku wargeliyey in sababta uu kulankan ugu baaqay ay ka dhalatay faham uu ka qaatay khudbaddii uu guddoomiyaha ku meelgaadhka ah ee xisbiga WADDANI xildhibaan Cabdiqaadir X. Ismaaciil Jirde ka jeediyey madasha oo muujinayey dabacsanaan iyo in la is fahmi karo. Madaxweyne Biixi waxa uu masuuliyiinta Xisbiga WADDANI ka dalbaday in ay ka soo tanaasulaan go’aanka ah in imika la beddelo komishanka lana kordhiyo, isaguna uu ogolaanayo dalabkooda ah in xubnaha komishanka ay xisbiyadu si is le’eg u soo magacaabaan. Isaga oo sheegay in aan waqtigan arrintaas qiil sharci ah loo heli Karin, sidaas awgeed uu ku talinayo in doorashada sidan lagu galo, doorashada kaddibna la diyaariyo habkii sharci ahaan ay ku suurtageli lahayd in xisbiyadu ay xubnaha komishanka doorashooyinka si siman u qaybsadaan. Soojeedinta madaxweynaha ayaa la sheegay in ay bilowgii guux iyo xiisad aan kulayl ka dhex abuurtay kulanka, laakiin guddoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa ay sheegayaan wararka aanu helaynaa in uu dadaal adag u galay in aanu kulanku burburin. Mudane Faysal Cali Waraabe waxa uu ka hadlay muhiimadda ay leedahay in isfaham iyo heshiis arrintan laga gaadho, isaga oo dhinacyada ku bararujiyey in beesha caalamku ay ka war sugayso heshiis ay gaadhaan, iyo in dareenka beesha caalamku qabtaa uu yahay in hoos loo eego guud tabashada xisbiyada mucaaradka ee la xidhiidha doorashada. Wararka ka agdhowaa kulanka ee uu Geeska Afrika helayo qaar ka mid ah ayaa sheegaya in Guddoomiye Faysal uu madaxweynaha ka dalbaday in uu markan isagu tanaasul la yimaaddo, oo uu ogolaado in Komishanka hadda labada xubnood lagu daro, isaga oo ugu soo hoga tusaaleeyey tanaasulaadkii ay madaxweyneyaashii ka horreeyey sameeyeen xilliyadan oo kale. Xisbiga WADDANI iyo madaxweyne Biixi ayaa uu warku sheegayaa in ay labadooduba ku adkaysteen mawqifyadoodii hore, iyada oo uu mid kastaa kan kale ka dalbanayo in uu tanaasulo. Taasina ay keentay in kulankani uu ku dhammaado natiijo la’aan. Inkasta oo ay dhinacyadu isku fahmeen in aan kulanka loo aqoonsan in uu burburay, balse la sii wado wadahadallada iyo doodda. Waxaana kulan labaad loo ballamay toddobada fiidnnimo ee Caawa. Iyo in ergada tiradeeda lagu soo koobo laba xubnood oo xisbi kasta ah iyo madaxweynaha. Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi waxaa kulanka ku wehelinayey, ku xigeenka madaxweynaha, wasiirka arrimaha gudaha ahna guddoomiye ku xigeenka koowaad ee xisbiga, guddoomiye ku xigeenka saddexaad ee xisbiga KULMIYE, xoghayaha guud ee xisbiga mudane Xasan Siciid, maareeyaha hay’adda Qaranka ee qaxoontiga iyo barakacayaasha mudane Cabdikariim Xinif, iyo mudane Cabdicasiis Samaale oo ka tirsan hoggaanka xisbiga. Xisbiga UCID waxaa guddoomiye Faysal Cali Waraabe kulankan ku wehelinayey, murashax ku xigeenkii xisbiga Mudane Axmed Cabdi Muuse(Abyan), xoghayaha guud ee xisbiga Mudane Eng. Axmed Xirsi Ducaale iyo ku-xigeenka xoghayaha guud mudane Cabdinaasir Yuusuf Cismaan (Qodax). Masuuliyiinta uu hoggaaminayey guddoomiyaha ku-meel-gaadhka ah ee xisbiga WADDANI mudane Cabdiqaadir Jirde ee kulankan ka qaybgalay, waxaa iyagana ka mid ahaa hoggaamiyaha xisbiga mudane Xirsi, xoghayaha guud mudane Khadar, xildhibaan Xuseen Axmed Caydiid, Mudane Xasan Xuseen Codyare iyo masuuliyiin kale. Geeska Afrika Source
  10. (SLT-Qudus)-Israel ayaa xidhay, isla markaana su’aalo ka waydiinaysa Wasiir Falastiini ah arrimo la xidhiidha magaalada Qudus ama Jerusalem, sida ay sheegeen bileyska Israel. Wasiirka Falastiiniga ah ayaa ah Fadi al-Hadami oo Falastiin u qaabilsan arimaha Qudus, waxaana loo xidhay arimo la xidhiidha Qudus, sida uu sheegay Afhayeen Bileyska u hadlay oo la yidhaa Micky Rosenfeld oo la hadlay wakaalada wararka ee AFP. Warbaahinta Falastiiniyiinta ayaa ku waramay in ciidamada bileyska Israel ay al-Hadami ka soo xidheen gurigiisa oo ku yaala magaalada Qudus saacadihii hore ee maanta, kadib raadin badan oo ay u galeen gurigiisa. Xadhiga Wasiir Fadi al-Hadami ayaa imanaya kadib markii isaga oo uu la socdo Madaxweynaha dalka Chile Sebastian Pinera uu socdaal ku tagay dhismaha Masjidka Al-Aqsa ee magaalada barakaysan ee Qudus ku yaala. Sidoo kale ilo wareedo kale ayaa sheegaya in shan nin oo Falastiiniyiin ah iyagana laga soo xidhay Qudus iyo meelaha ku dhaw-dhaw ee Bethlehem iyo Koonfurta Hebron oo ka mid ah dhulka la haysto ee Daanta Galbeed. Dadka la xidhay ayaa warbaahinta Falastiiniyiintu ay xaqiijiyeen inay ku jiraan Haydar iyo Alaa Dirbas, kuwaas oo laga soo xidhay Cusbitaalka Maqasid Hospital oo ku yaala Bariga Qudusta la haysto iyo Ihab Saeed oo isagana laga soo xidhay deegaan ku dhaw Qudus. Dawlada Israel ayaan iyadu ilaa hada faahfaahin dheeraad ah ka bixin sababta ragaasi loo soo xidhay. Source
  11. (SLT-London)-Haweenay 26 jir ah, oo lagu qiyaasay in sideed bilood ay xaamilo ahayd (uur lahayd) ayaa lagu dilay weerar loo adeegsaday Midi, sida ay sheegeen ciidamada bileyska ee dalka Ingiriiska ee Metroplitan Police. Police officers at the scene in Raymead Avenue, Thornton Heath, Croydon where a women who was around eight months pregnant was stabbed to death. PRESS ASSOCIATION Photo. Picture date: Sunday June 30, 2019. See PA story POLICE Croydon. Photo credit should read: Kirsty O’Connor/PA Wire Kiiskan lagu weeraray haweenaydan ayaa noqonaya falkii ugu dambeeyey ee Mindi loo adeegsaday ee dhaca saacadihii la soo dhaafay, waxaana markii dambe magaceeda lagu xaqiijiyey haweenaydan la dilay inay tahay Kelly Mary Fauvrelle taas oo ku dhimatay Thornaton Heath, oo ku taala Koonfurta London. Hase yeeshee hanaanka dagdaga ah oo lagaga soo saaray ilmihii yaraa ee caloosha ku jiray ayaa hada ku jira xaalad adag cusbitaalka gudihiisa kadib markii hooyadii ay noqotay dhibanihii u dambeeyey ee dabiyada midida ee maalmihii ugu dambeeyey ka dhacayey magaalada London. “Tani waa dhacdo naxdin badan in hooyo sidaa u da’yar ay nolosheeda waydo ilmaheedii yaraana uu xaalad adag uu ku sugan yahay,” sidaasi waxa yidhi Madaxa Baadhista Mick Norman oo warbaahinta la hadlay. Falkan foosha xun ayay ciidamada Bileyska ee Metropolitan Police ay sheegeen in loo xidhay nin 29-jir ah, kaas oo looga shakisan yahay dilkaasi waxaanu wakhtixaadiran ku jiraa xabsi. Inkastoo bileysku ay markii hore xidheen nin 37 jir ah balse markii dambe ayaa damaanad lagu sii daayey waxaana ku socda baadhis. Source
  12. (SLT-Hargeysa)-Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID ayaa Warqad furan toos ugu diray Madaxweynaha Somaliland, waxaanu u soo jeediyey inuu kala diro Goleyaasha Deegaannada Dalka. Warqaddan furan oo uu ku saxeexan yahay Guddoomiyaha Xisbiga UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa si weyn waxa loogu dhaliilay Shaqada Goleyaasha deegaanka, waxaana lagu sheegay in aanay waajibkoodii uga soo bixin sidii la rabay. UCID waxa kale oo uu Warqadda furan ee uu u diray Madaxweynaha ku sheegay in sababaha ay Marmarka qaarkood u garab istaagaan Xukuumaddiisu in aanay ahayn inay ku qanacsan yihiin siday wax u socdaan. Halkan Hoose ka akhriso Warqadda Furan Source
  13. (SLT-Hargeysa)-Ururka suxufiyiinta somaliland ee Solja ayaa ka hadlay go’aan ay xukuumadu xayiraadii kaga qaaday qaar ka mid ah hay’addaha warbaahinta oo u xayirnaa. Warsaxaafadeed ka soo baxay ururka Solja ayaa lagu soo bandhigay sida ay Solja u aragto talaabada ay xukuumadu qaaday, waxaanu warsaxaafadeedkaasi u dhignaa sidan:- War-saxaafadeed sii Daynta labada Telefishan Ururka Suxufiyiinta Somaliland SOLJA, wuxuu soo dhawaynayaa sii daynta wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigalintu ugu fasaxday labada Telefishan ee Eryal iyo Horyaal inay dib dalka uga shaqaystaan, iyadoo marka hore ku xayirtay Amar ka soo baxay wasaaraddaasi. Sidoo kale, Ururka SOLJA, waxa uu taageersan yahay talaabo kasta oo lagu xaqiijinayo inay warbaahinta Somaliland si xor ah uga shaqayso dalka, isla markaana lagu xaliyo wixii khaladaad ah ee jira kulamada noocan oo kale ah ee ay wasaaradda iyo warbaahinta wax laa tirsanayaa yeeshaan. Ururka SOLJA, waxa uu ugu baaqayaa Xukuumadda Somaliland iyo Hay’addaha warbaahituba inay dhawraan shuruucda dalka isla markaana dhinac kastaa ku dhaqmo waxa dhiniciisa kaga aadan in uu ixtiraamo, maadaama ay dhinac walba masuuliyaddi saaran tahay. SOLJA, waxay mar walba diyaar u tahay inay ilaaliso inaanu dhinac na ku xad-gudbin Dastuurka dalka u yaala iyo xeerka saxaafadda, kuwaas oo dhinacyada ku waajibinaya inay dhawraan Danta guud ee Qaranka. Xadhiga iyo sii daynta aan loo marin nidaam sharci ah oo ay caadaystaan labada dhinac waxay keenaysaa mar walba inay taagnaato qaylo-dhaanta u dhaxaysa labada dhinac, taasoo sumcad xumo ku ah haybada Dalka iyo madax banaanida saxaafadda iyo xorriyatul-qawlka Qarankani ku Caano-maalay ee aynu kaga duwanahay Wadamo badan. Ururka SOLJA, waxa uu kula talinayaa Xukuumadda Somaliland inay la timaado siyaasad ay ku horumarinayso Saxaafadda Somaliland, isla markaana taageertaa wax kasta oo lau horumarinayo Mihnada Saxaafadda. ugu danbayn, Ururka SOLJA, waxa uu usoo jeedinayaa Mulkiilayaasha hay’addaha warbaahinta iyo wariyayaasha ka hawl-gala inay ka fogaadaan wax kasta oo dhibaato ku keenaya horumarka Dalka iyo Higsiga Qaranka Somaliland Maxamuud Cabdi Jaamac Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland SOLJA. Maxamuud Cabdi Jaamac Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland SOLJA Source
  14. Dubai (Caasimadda Online) – Sida ay qortay warbaahinta The Daily Beast Xaaska Madaxweyne ku xigeenka dalka Imaaraadka Carabta, ahna Ra’isulwasaaraha iyo Xaakimka Dubai Sheekh Maxamed Bin Rashiid Al-makhtuum ayaa la baxsatay lacag Malaayiin Dollar ah. Marwadaan oo lagu magacaabo Amiir Haya Bintu Xuseen oo ay isku aabe yihiin Boqorka dalka Urdun, Cabdalla Xuseen Bin Dalaala ayaa la sheegay inay la baxsatay lacag 40 Malyan oo Dollar. Amiirad Haya Bintu Xuseen ayaa la sheegay inay horey usii wadatay laba carruur oo ay u dhashay Sheekh Maxamed Bin Rashiid Al-makhtuum waxayna iska dhiibtay dalka Jarmalka oo ka tirsan Yurub. Labada carruur oo ay Amiiradaan la baxsatay ayaa kala ahaa wiil 7 jir ah iyo gabar jiray 11 jir, waxayna magangalyo waydiisatay Dalka Jarmalka. Amiir Haya Bintu Xuseen ayaa laga soo wariyey inay sheegtay inay dooneyso abuuritaanka nolol iyo jawi ka duwan midkii ay horey ugu jirtay sida ay qortay warbaahinta The Daily Beast. Haweeneydaasi oo markii ugu war dambaysay bishii hore lagu arkay meel Fagaare dadweyne, ayaa la sheegay inay Jarmalka ka codsatay Magangelyo, lana oggolaaday codsigeeda. Amiir Haya Bintu Xuseen ayaa diiday codsi kaga yimid seygeeda Sheekh Maxamed Bin Rashiid Al-makhtuum oo ka codsaday inay dib ugu soo laabtaan iyada iyo ilmaha ay u dhashay. Sida ay qortay warbaahinta The Daily Beast arrintaan ayaa waxaa laga yaabaa inay abuurto xiisad diplomaasiyadeed oo dhexeyso dalalka Imaaraadka Carabta iyo Jarmalka. Amiirada ayaa la sheegay inay hadda ku dhuumaneyso qeybo kamid ah Caasimadda Dalka Ingiriiska ee London, iyadoo hawada ka saartay dhammaan barihii bulshada oo ay isticmaali jirtay. Baxashada amiiradaan ayaa la sheegay inay sabab u tahay markii uu seygeeda oo ay is guursadeen 15 sano ah uu diiday inuu furo inkastoo aan la ogeyn waxa uu ka dhashay khilaafka labada lamaane. Caasimada Online Xafiiska Dubai caasimada@live.com
  15. Somali government forces were reported to have retaken a key area in the country’s Middle Shabelle region following a military operation against the militants-held positions. A senior military officer told Radio Shabelle by phone that the SNA troops backed by African Union peacekeepers rolled into Madah-Isse village, located in the outskirts of Jowhar, the region’s administrative capital on Sunday. Al-Shabaab said its fighters retreated from the location after a brief confrontation with government soldiers moved from military bases in Qalimow town and Ceelka Geelow, all situated in the same region. In a separate incident, the militants attacked Bariire area, about 65 Kilometers southwest of Mogadishu, and engaged in a heavy gunfight with the Somali troops, according to local residents. There was no immediate confirmation of the casualties as a result of the attack and the prior takeover of the fresh village. View the full article
  16. A high court in Somalia’s northeastern regional state has upheld the death sentence of three men convicted of raping, mutilating and killing of a teenager early this year. Abdifatah Abdirahman Warsame, Abdisala Abdirahman Warsame and Abdishakur Mohamed last May sentence death for the rape and murder of Aisha Ilyas. The second-degree court has today announced that the ruling of the first-degree court fair and justice saying the men committed the heinous crime. After the ruling of the court, the lawyers of defendants have confirmed that they will seek an appeal to the third-degree court which reach the final decision of the court. Aisha was abducted from a market in Galkayo town in February. Her body was discovered the next morning and a post-mortem found that she had been strangled to death after being gang-raped. The atrocity led to street protests as well as an angry reaction on social media with calls for the Puntland government to take action. The ruling is extremely significant – rape cases in Puntland are usually settled out of court, following the intervention of traditional elders who force the perpetrator and survivor to marry some cases. View the full article
  17. In India iyo Puntland noqdaan laba dhinac oo isdhaafsanaya wax soo saarkooda ayaa muhiim u ah labada dhinac ayuu qabaa Khabiir Sharmarke Cabdulaahi Cali oo [...] Source
  18. Puntland oo canshuur xad dhaaf ah kusoo rogtay badeecadaha laga keeno Somaliland maamulka Puntland ayaa canshuur xad dhaaf ah kusoo rogtay badeecadaha laga keeno Gudaha Somailand. War saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Wasiirka Maaliyadda Puntland Xasan Shire Cabdi ayaa lagu sheegay in badeecadaha daruuriga ah ee laga soo geliyo dhanka Somaliland laga qaadi doono Canshuur 100%. War saxaafadeedka kasoo baxay Wasaaradda ayaa lagu sheegay in waxyaabaha daruuriga ah ay kamid tahay Agabyada muhiimka u ah Nolosha dadka, Shidaalka Gadiidka iyo Gaaska Diyaaradaha. Sidoo kale war saxaafadeedka ayaa lagu sheegay in badeecadaha aan daruuriga aheyn laga qaadi doono canshuur 200% . Wasaaradda ayaa Badeecadaha aan daruuriga aheyn ku sheegtay inay kamid yihiin: Qalabka xafiisyada, guwa Guryaha iyo Qalabka Korontada. Waraaqdaan Wasaaradda kasoo baxday ayaa waxaa ogeysiis ahaan loogu diray madaxtooyada Puntland, Madaxda Wasaaradda Maaliyadda, iyo Xisaabiyaha guud ee Maamulkaas. Go’aankaan kasoo baxay Wasaaradda Maaliyadda Puntland ayaa kusoo aadayo kadib markii Somaliland ay canshuur dhaaf xoog leh u sameysay Konteenarada kasoo dago Dekadda Berbera oo ay qaarkood leeyihiin ganacsato kasoo jeedo Puntland oo halkaas ganacsigooda kasoo dajista. Puntland ayaa ka cabsatay canshuur dhaafka ay Somailand u sameysay ganacstada wax kasoo dajista Dekadda Berbera inuu saameyn ku yeesho wax soo saarka Dekadda Boosaaso inkastoo aysan Dekadda Boosaaso laheyn Qeybta Konteenarada. Canshuur dhaafka ay sameysay Somaliland ayaa buuq iyo khilaafka dhex abuuray ganacstada reer Puntland oo qaarkood ay go’aan ku gaadheen inay Dekadda Berbera u wareegaan, waana go’aanka keenay inay Puntland canshuur xad dhaaf ah kusoo rogto ganacsiga kasoo gala dhanka Somaliland. Halkan ka akhri wareegtada rasmiga ah oo dhameystiran:- Qaran News
  19. Maamuka gobolka Bari ayaa sheegay maanta xiliga la daah furidoono xirmooyinka Dhul-daaqsimeedka gobolka Bari,iyadoo mudo kabadan Bil laga mamnuucay in ay dooxooyinkaasi ay daaqaan xoolaha Source