Deeq A.

Nomad
  • Content Count

    211,377
  • Joined

  • Last visited

  • Days Won

    13

Everything posted by Deeq A.

  1. Dhuusamareeb (Caasimadda Online) – Wafdi uu hogaaminayo Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo ayaa Casir liiqii Maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobolka Galgaduud. Ra’iisul Wasaare Kheyre iyo wafdigiisa ayaa waxaa si weyn ugu soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha Wasiirka Arrimaha Gudaha dowlada Federalka, mas’uuliyiin ka tirsan dowla goboleedka Galmudug gaar ahaan garabkiisa Ahlu Sunna iyo dadweyne. Booqashada Khayre ku tegay Dhuusamareeb ayaa ku soo beegmaysa kadib markii uu isga tegey magaalada Dhuusamareeb Madaxweynihii Galmudug Axmed Ducaale Geel Xaaf isla markaana ay Wasaarada Arrimaha Gudaha soo saartay warsaxaafadeed lagu sheegay in doorashada Galmudug ay ka dhici doonto magaalada Dhuusamareeb 4ta bisha July ee sanadkan. Ujeedada ka dambeyso safarka Kheyre ee Magaalada Dhuusamareeb ayaa ah inuu wada hadal la furo Maamulka Ahlu Sunna si ay labada dhinac u kala saxiixdaan heshiis. Ra’isulwasaaraha ayaa qodobada uu Ahlu Sunna kala hadli doono waxaa ugu muhiimsan: 1) Inay Ahlu Sunna aqbasho soo wareejinta Ciidamada ku sugan Dhuusamareeb iyo Guriceel, isla markaasna halkaas ay ka taliyaan Ciidamo ka amar qaato Dowladda Federaalka Soomaaliya, taasoo ah qodobka ugu adag oo ay labada dhinac isku hayaan. 2) Dowladda Soomaaliya ayaa Ahlu Sunna ka rabto inay joojiso magaca Ahlu Sunna ee loo isticmaalayo Siyaasadda isla markaasna wixii hadda ka dambeeyo ay cid kasta xilka rabto u raadsato qaab qabiil. Labadaan qodob ayaa ah kuwa ugu muhiimsan oo uu Kheyre kala hadli doono Ahlu Sunna, inkastoo ay jiraan shuruudo kale oo ay Ahlu Sunna wadato oo ay kamid tahay in la siiyo lacag 4 Malyan ah, in xil loo magacaabo wiilka uu dhalay Macalin Maxamuud ee Cabdisamad iyo in Macalin Maxamuud loo xukmiyo guri ku yaal Muqdisho oo uu muran ka taagan yahay. Ra’isulwasaaraha ayaa la filayaa inuu halkaas ku sugnaado dhawr maalin, wuxuuna sidoo kale la kulmi doonaa Odayaal dhaqmayeedka kasoo jeedo deegaanadaas. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  2. PRESS RELEASE International Monetary Fund (IMF) Staff completes mission to Comoros on possible emergency financial assistance following Cyclone Kenneth IMF assistance would help address Comoros’ budgetary and external financing gaps arising from reconstruction and humanitarian needs WASHINGTON D.C., United States of America, June 24, 2019/ — IMF mission reached a preliminary staff-level understanding on a possible emergency financial assistance to Comoros, following tropical Cyclone Kenneth; IMF assistance would help address Comoros’ budgetary and external financing gaps arising from reconstruction and humanitarian needs; the assistance could also play a catalyst role in securing grants from development partners and the international community. An International Monetary Fund (IMF) team, headed by Montfort Mlachila, visited Moroni, Union of Comoros, from June 10 to 21, 2019 to explore a possible emergency financial assistance under the IMF’s Rapid Credit Facility (RCF) and Rapid Financing Instrument (RFI), following tropical Cyclone Kenneth. The request for IMF assistance, supported by a preliminary staff-level understanding, is expected to be submitted to the IMF Executive Board for consideration in mid-July 2019. At the end of the mission, Mr. Mlachila issued the following statement: “The Comorian authorities and the IMF mission discussed potential emergency financial assistance under the Rapid Credit Facility (RCF) and the Rapid Financing Instrument (RFI). The financial assistance is intended to address large budgetary and external financing gaps arising from reconstruction and humanitarian needs created by tropical Cyclone Kenneth, which caused several fatalities, human displacement, and loss of physical and productive capacity, including subsistence and export crops, and infrastructure. Emergency assistance and reconstruction costs are significant. Disbursement of IMF assistance will help address immediate financing needs and play a catalytic role in securing grants from development partners and the international community. “Repercussions from cyclone Kenneth will exacerbate fiscal difficulties, which will require reallocation of budget resources to critical spending on buildings and infrastructure rehabilitation, including schools, and humanitarian assistance to the affected poor. The Comorian authorities remain committed to macroeconomic stability to create fiscal buffers and to improve the economy’s resilience, including in preparation for possible future calamities and climate change. Measures under implementation to enhance revenue mobilization and public financial management are in line with technical assistance recommendations. They focus on increasing fiscal credibility and realism, rationalizing current expenditures without lowering services, finalizing Treasury Single Account (TSA) implementation, improving tax compliance, and eliminating tax arrears. “The authorities are committed to strengthening transparency, governance, and accountability. An inter-ministerial committee to coordinate post-cyclone reconstruction, humanitarian assistance and related spending decisions has been created. Funds provided to the government will be channeled through the budget and will be subject to enhanced budgetary procedures and controls, including regular reporting and audit. “The mission thanks the Comorian authorities for their hospitality, cooperation, and constructive discussions.” The mission met President Assoumani, and held discussions with Minister of Finance and Budget Chayhane, Minister of Economy and Planning Tharmidhi, Central Bank of Comoros Imani, Secretary General of the Ministry of Finance and Budget Ahamada, Permanent Secretary of the Economic and Financial Reform Unit (CREF) Oubeidi, and other senior government officials. Distributed by APO Group on behalf of International Monetary Fund (IMF). SOURCE International Monetary Fund (IMF) Multimedia content Qaran News
  3. A foiled coup in the Ethiopian state of Amhara that left five senior officials dead, including the army’s chief of staff, has thrust ethnic militias in one of Africa’s fastest-growing economies into the spotlight. Source: Hiiraan Online
  4. Waxaa tacsi loo dirayaa Ehelkii, Qoyskii iyo Asxaabtii Aqoyska Alla ha u naxariistrr Marxuum Dr. SSaalax Xaaji Maxamed Bilcil oo geeriyoodey. Waxaan Illaahay uga baryaynaa [...] Source
  5. (SLT-Hargeysa)-Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, ayaa magaalada Hargeysa ka furay mashruuc ay maalgalinayaan midawgo Yurub oo, oo lagu maamuli doono khayraadka biyaha iyo dhulka, kaas oo ay ku baxayso 3.6 Million, oo Euro. Mashuruucan oo socon doona muddo laba sanno ah, ayaa waxa lagu maamuli doonaa ka faa’iidaysiga khayraadka biyaha iyo dhulka ee Somaliland, kaas oo lagu magacaabo (Swalim). Mashruucan ayaa waxa si wada jir ah u fulinaya hay’adda cuntada iyo beeraha u qaabilsan qarammada midoobay ee (FAO). Mashruucan waxa kale oo fulintiisa qayb ka noqon doona, hay’ado ka tirsan Somaliland oo ay ka mid yihiin wasaaradaha Biyaha, Deegaanka, Beeraha, xannaanada xoolaha, Qorsheynta iyo hay’adda u diyaar-garawga aafooyinka. Mashuruucan ayaa waxa Somaliland loo dhisayaa xarun lagu maamulo xogta maamulka dhulka iyo biyaha si loogu diyaar-garoobo aafooyinka dabiiciga ah iyo abaaraha soo noq noqda. Waxa xafladaas hadallo ka jeediyey Eng Xuseen Ibraahin Buuni Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Qorsheynta iyo horumarinta qaranka oo ka hadlay furitaanka mashruuca, ayaa uga mahad celiyay midawga yurub maal-galinta mashruucaasi. Siidoo kale waxa halkaas hadallo ka jeediyay wasiirrada wasaaradaha biyaha, Saleebaan Yuusuf Cali Koore, deegaanka, Shugri Xaaji Ismaaciil Bandare, Horumarinta beeraha, Axmed Muumin Seed, Xannaanada xoolaha iyo horumarinta kalluumaysiga, Xasan Cali Gaafaadhi, guddoomiyaha hay’adda u diyaar-garaawga aafooyinka iyo kaydka raashinka qaranka Faysal Cali Sheekh. Masuuliyiintaasi waxay sheegeen in mashruucan maamulka khayraadka biyaha iyo dhulka ee ay Somaliland laga fulinayo waxana ay u mahad celiyeen midawga Yurub, iyagoo tilmaamay in mashruucaasi dabooli doono baahida Somaliland u qabtay mashruuc noocan oo kale ah, kaas oo lagaga faa’iidaysanayo khayraadka dabiiciga ah ee biyaha iyo dhulka. Ugu damabayn wasaaradda horumarinata maaliyada Somaliland Dr. Sacad Cali Shire oo mashruucaas si rasmi ah u furay, ayaa sheegay in mashurucani qiime weyn ugu fadhiyo Somaliland, si wada jir ahna fulintiisa iyo ilaalintiisaba la is-kaga kaashan doono. Source
  6. (SLT-Hargeysa)-Xukuumadda Somaliland ayaa deegaannadeeda ka mamnuucday in laga daawado Telefishanka Qaranka Soomaaliya ee SNTV. Amar ka soo baxay xafiiska Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Maxamed Muuse Diiriye, ayaa lagu faray shirkadaha Recieverada in ay TVga Qaranka Soomaaliya ka saaraan khadkooda. Source
  7. (SLT-Berbera)-Mujaahid Cabdi Xirsi afbakhaare oo hore Badhasaab uga soo noqday gobolka Saaxil ayaa farriin hanjabaad ah u diray Madaxweyne Muuse Biixi, Halkan hoose ka DAAWO Somalilandtoday/Berbera/Office Source
  8. It also applies to Mr. Musa, to days President of Somaliland From: Ibrahim Mead. Executive Director Somaliland Watch Group To: The President of the Republic of Somaliland Mr. Ahmed M. Siilanyo Cc: UN World Food program International Development law Organization (IDLO) Sustainable Development Institute (SDI) Centro Terra Viva (CTV) Somaliland Watch Group (SWG) All Concerned Oct 05, 2012WARARKA O October-5-2012 Date: September 13, 2018 This article was first published in October-5-2012. As the problem still exists and even worsened, republishing this article was sought warranted, at least to call the attention of the present Administration! Introduction: Tugwajale plateau resources were a source of food, shelter and economic developmenFor the Gabiley Region population before the land was grabbed by the Somali successive governments and the owners of the land were displaced and chased away from their land. The Land was integral to the displaced community as guardians of their land for future generations. It played an important role in cultural, social and political relationships. Tugwajale community depended a lot on their land resources and relied on the rural subsistence economy. The land was managed by the indigenous people there such that they divided it in to agricultural section, a grazing part and settlement part. They were better in land management then the successive governments who grabbed this plateau without Consultation, without consent and without Compensation!!! The displaced Tugwajale community relied on the (Banka wajale) Tugwajle plateau resources to generate most of their livelihood. The uses of these resources were wide-ranging and adaptable to varying circumstances. The management of land-based resources–including cropland, grazing land, and settlement Sustainable management of land resources is very important. It underpins the achievement of sustainable livelihoods for the displaced Tugwjale community. Part of the Tugwajaale plateau was lend to the Military as a temporary program so that the Military could grow wheat to support their families until the government finds enough financial resources for them. That was during President Egale when we just came back from exile. That was sharing and compassion on the part of Tugwajaale community. Your soldiers changed that. They started selling the grass! For that reason they are considered undesirable as far as the rural community there is concerned Out of compassion and nationalism Tugwajaale people agreed to share even when that was on the expense of the (owners) local people whose ancestors have lived this land for generations and whose livelihood depends on the animals graze there and the produce they grow from there. On the other side Mr. President tell me any other community you would tell them “your camels can not graze your land, otherwise you have to buy the grass there as your soldiers did and doing to the compassionate Tugwajaale community who accepted to share their land with the Military!” there is a clash of cultures there! Tugwajale (Gabiley Region) Community’s livelihood has been destroyed by the successive governments in Somaliland Mr.President; The compulsory and uncompensated seizure of land from their owners by your administration as was the case for your predecessors was and is illegal and uncalled for and it ought to stop. Mr. President: remove your army from Tugwajaale plateau otherwise they will be considered as an occupation army by the dismissed and displaced community there Economic strangulation against a people is not less than an act of war. Indeed it is considered an act of war under the law of common sense and under the international law as well. Tugwajaale plateau villagers were put under economic strangulation by the governments before you and by your administration even after you promised us that the victimized community of the Gabiley Region will get their land back; that you will correct the wrongs done by your preceded administrations and compensation will be given to the victimized community for what they have lost and the pain and suffering they have endured for so long! You did not fulfil your promise; on the contrary your Kulmiye administration did even worse than the preceded administrations. The confiscation of Tugwajale plateau from the villagers of Tugwajale which their livelihood depended on that piece of land for farming and for grazing without consulting and with out consent and compensation is illegal!. Your administration and the others preceded you denied them to farm. The Military who were given to farm so that they produce their food from there did not do that. They sell the grass to the inhabitants who were driven away from their land and to the higher bidder too for their own profit! The livelihood of these communities has been taken away by the army. Their farms have been taken away from them and they were told to pay the army if and when they need grass to feed their livestock!! That is what is happening there! Mr. President: you not only have a huge responsibility here but you also have a tremendous opportunity to right the wrongs done on these decent farming and rural communities Mr. President you may or may not be fully informed such horrible things happened and happening now, however it happened and it is happening right now! a)To intervene and stop this robbery which never even happened during Siyad Barre’s Regime right away is the right thing to do immediately b) To investigate and punish the arbitraries of this cruel act is second. c) To pay compensation to the Tugwajaale farming communities is third. d) To give the land back to their owners who can manage and produce food better than the army or Government is indeed the right way to correct the wrongs done before. That way is the right way to address such serious and shameful acts against loyal citizens. Not to do something about this is the height of irresponsibility on the part of your administration and on the part of all concerned. The administration of justice is the unyielding pillar of a credible government. Mr. President: the dismissed and displaced Tugwajaale villagers are calling for justice, not more not less. They could take the law in to their hands like the rest of Somaliland communities do and by that they are heard very well! The Gabiley people did not do that but they insist their rights be restored. Clash of culture! . How sharper than a killer snake’s teeth, it is to have a thankless administration which allow injustice take root against the very people who were the first community to repel the criminal regime of Siyad Barre and as a result founded this Republic. As an informed person and a witness of how much Tugwajaale community paid for this Republic in blood and treasure more than any other community, being the home of “Afraad” and how much they defended and supported you and how much they delivered to win the presidency, they were not expecting this (injustice) return from your administration! You wouldn’t allow this to happen in your region or in any other place, would you sir? Why Tugwajaale community then!? Tugwajaale community was denied to feed their animals in their ancestral pastoral land unless they pay the government soldiers for the grass there! Can this happen in your tribal land Mr. President? The answer is no, therefore why are you accommodating and or tolerating this unseen injustice to affect the first Mujahedeen of Somaliland! They never thought they will get such rotten return from their sacrifices! Tugwajaale rural community wondered whether the right path to gain back their land and their rights from those cashing in the grass their animals would be grazing is “kalshaale and Buhoodle”way! It seems that violence pays in your administration while decency, compassion and sharing do not pay. In fact the later is considered weakness as it is apparent here in Tugwajaale case! Let the indigenous inhabitants of Tugwajaale plateau use their land and let the outright robbery and land grabbing by the government soldiers be stopped and stopped now. This never happened in Siyad Barre regime. It never happened in any other place I know, it never happened anywhere in Africa I can remember and nowhere in the world. This Evil enterprise must be stopped, unless there is a hidden agenda to destabilize Somaliland which I don’t think there is I however call you Mr. President not to push these decent nationalist Mujahedeen who paid a lot of blood and treasure to create this Republic to call your soldiers an occupying army with all the consequences entailing this declaration! Consequences included questioning the honesty and the legitimacy of your government. I hope it never goes that far Unfortunately your soldiers have grabbed this land and refused the inhabitants to feed their animals in their own land unless they pay them! The communities there don’t want to lose their land to shameless carless and corrupt entity with guns because they want their children to inherit it and not move away from the area. It is their land, it is their livelihood, it is their right and it is your responsibility to protect their rights. Let us not push the decent community to a fight a fight they already fought. Conclusion: 1-Let us not re-live the experience of death and destruction. Let us not “Kalshalize” the matter1 I think we are better than that. Mr. President, call your soldiers back to where they belong. Back to the camps I hope you heed our call and take action and remove your soldiers from Tugwajaale plateau as soon as possible. they must stop selling the grass to the highest bidder forthwith, 2-Let the indigenous owners of the land own their land back. 3-let the owners of the land grow crops from their taken away farms and let them feed their animals the grass that grows there, and in that way the government will get even more revenues. They are givers and not takers. Takers take more and givers give more. The parasites are respected but the givers gets rap instead; in your administration and others before you. That is a nomadic culture infused in to governance. This does not have a place in a government from the people and for the people. Dispensation of justice is needed here even when it is late and even when the nomadic instinct of not appreciating decency is bothering us. The memory of just is sanctified but the name of the wicked shall not Peace and prayers for those who may heed thus act. Ibrahim Mead Executive Director Somaliland Watch Group Qaran News
  9. Muqdisho (Caasimadda Online) – Shabakadda Caasimadda Online ayaa heshay xog aad loogu kalsoonaan karo oo ku saabsan inay dowladda Soomaaliya wax ka ogtahay qoraalka uu Xalay soo saaray Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf. Sida ay illo ku dhow dhow Xaaf u xaqiijiyeen Shabakadda Caasimadda Online, madaxweyne Farmaajo iyo taliye xigeenka NISA Fahad Yaasiin ayaa qoray Waraaqda uu soo saaray Xaaf, waxaana labada dhinac dhex maray is faham iyadoo madaxweyne Xaaf la siiyey Lacag. Dowladda ayaa isticmaaleyso dooqa Koowaad iyo Dooqa Labaad oo kala ah Ahlu Sunna oo awood ku heysto Guriceel iyo Dhuusamareeb iyo Xaaf. Dowladda ayaa Xaaf kula heshiisay inuu u yahay dooqeeda labaad haddii ay Ahlu Sunna diido inay Dowladda ku wareejiso Ciidamadeeda isla markaasna halkaas la geeyo Ciidamo ka amar qaato Dowladda Federaalka Soomaaliya. Haddii ay Ahlu Sunna diido qorshaha Dowladda, waxay ku badalan rabtaa Madaxweyne Xaaf oo Doorashada ugu qaban doono Magaalada Cadaado. Haddii ay Ahlu Sunna aqbasho sida ay Dowladda wax u rabto, Madaxweyne Xaaf ayaa qeyb ka noqon doono qaban qaabada Doorashada, wuxuuna imaan doonaa Magaalada Dhuusa Mareeb. Dowladda Soomaaliya ayaa ciyaareyso siyaasad heerkeedo ay aad u sareyso, waxayna markii hore ka shaqeysay inay kala disho Xaaf iyo Ahlu Sunna si ay labada dhinacba heshiisyo kala gooni ah ula saxiixato. War Saxaafadeed uu soo saaray Madaxa Xukuumada Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa taageeray go’aan ka soo baxay dowlada Soomaaliya oo ku aadan qabashada doorashada Madaxtinimada Galmudug oo ka dhacaysa Dhuusamareeb. Sidoo kale warsaxaafadeedka ayaa lagu sheegay lagu sheegay in doorashada madaxtinimada Galmudug la qaban doono 4July 2019. Madaxa xukuumadda ayaa dhammaan shacabka Galmudug ugu baaqay in ay taageeran doorashada xukuumadda Soomaaliya ay ka qabanayso dowlad goboleedka Galmudug islamarkaana u istaagan midnimada wadajirka iyo ilaalinta heshiiskii Madaxtooyada Soomaaliya lagu saxiixay ee midaynta Galmudug. Halkan ka daawo wararka oo muuqaal ah Caasimada Online Xafiiska Muqdisho Caasimada@live.com
  10. PRESS RELEASE UNHCR to launch first Global Refugee Forum The event, which is being held at Ministerial level, will be co-hosted with Switzerland and co-convened by Turkey, Germany, Ethiopia and Costa Rica GENEVA, Switzerland, June 24, 2019/ — UNHCR, the UN Refugee Agency, is pleased to announce the first ever Global Refugee Forum, which will take place on 17 and 18 December 2019 in Geneva, Switzerland. The event, which is being held at Ministerial level, will be co-hosted with Switzerland and co-convened by Turkey, Germany, Ethiopia and Costa Rica. Additional co-convening arrangements are being explored and will be announced in due course. The Secretary-General of the United Nations is expected to attend. With tens of millions of people affected by war, conflict and persecution, the Global Refugee Forum will be an opportunity for countries to take stock of today’s situation and to strengthen the international response. It follows the new Global Compact on Refugees that was agreed last December by the UN General Assembly, and is part of its implementation. The Global Compact on Refugees – in line with the principle of equitable burden and responsibility-sharing – seeks to improve the global response to refugee situations by providing stronger support to the countries and communities welcoming refugees and simultaneously equipping refugees with the means to become more self-reliant. It also aims to increase resettlement spots for the most vulnerable refugees and other legal pathways for admission to safe third countries, and improve conditions in the refugees’ countries of origin. The Global Refugee Forum is a unique occasion for States and others to come together and announce bold, new measures they will take to ease pressure on host countries, boost refugee self-reliance, and search for solutions. The Forum will bring together governments, international organizations, local authorities, civil society, the private sector, host community members, and refugees themselves. New contributions and proposals to advance these objectives are expected during the Forum and after. The Global Compact on Refugees provides a basis for host countries and communities to receive support that is timely, predictable, and sustainable. It enables host countries to tap into additional development cooperation, alongside, and as a complement to, ongoing humanitarian assistance. It also ensures that solutions are front and centre from the outset. “Refugee situations send ripples across entire regions and beyond. Dealing with displacement challenges cannot be done alone and requires unity of vision and ambition among all countries coupled with real, concrete action. This is the goal of the Global Compact on Refugees and it is what we will be working towards through the Global Refugee Forum”, said UN High Commissioner for Refugees Filippo Grandi. The Forum also provides an opportunity for States and other actors to showcase good practices, both with respect to specific refugee situations, as well as at a global level. These experiences illustrate how comprehensive responses are already transforming the lives of refugees and host communities in many parts of the world. They are also essential for inspiring the international community to develop impactful contributions in the future that carry the momentum of the Global Compact forward. The first Global Refugee Forum will focus on six areas: arrangements for burden and responsibility-sharing, education, jobs and livelihoods, energy and infrastructure, solutions, and protection capacity. Distributed by APO Group on behalf of United Nations High Commissioner for Refugees (UNHCR). SOURCE United Nations High Commissioner for Refugees (UNHCR) Qaran News
  11. Bihi’s achilles’ heel: The military land grab in Tog-Wajaale Plains Dear Friends, Part of the Tog-wajaale Plains was lend to the military as a temporary program so that the military could grow wheat to support their families until the government finds enough financial resources for them. That was during President Egal when we just librated the land. That was sharing and compassion on the part of Tog-wajaale community, and was never intended a total grab of Wajaale Plains by the military Your soldiers changed that. They started selling the grass! For that reason they are considered undesirable as far as the rural community there is concerned. Out of compassion and patriotism Tog-wajaale people agreed to share even when that was on the expense of the (owners) local people whose ancestors have lived this land for generations and whose livelihood depends on the animals graze there and the produce they grow from there. On the other side Mr. President tell me any other community you would tell them “your camels can not graze your land, otherwise you have to buy the grass there as your soldiers did and doing to the compassionate Tog-wajaale community who accepted to share their land with the Military!” there is a clash of cultures there! Tog-wajaale (Gabiley Region) Community’s livelihood has been destroyed by the successive governments in Somaliland. Writes Mr Ibrahim Maed on his republished op-ed piece. Read the whole article Please after you read it post a comment. Ali Mohamed Editor, Gubanmedia.com Covering The Horn of Africa region Lewis Center, Ohio Qaran News
  12. (SLT-Hargeysa)-Maayirka Burco Oo Si Qaawan Oo Anshaxa Ka Baxsan Uga Jawaabay Eedaymo Ugu Yimid Dhiggiisa Berbera, Halkan hoose ka DAAWO Source
  13. Riyadh (Caasimada Online) – Dowladda Sucuudiga ayaa shuruud hor dhigtay maamulka Somalialnd, taas oo la xiriirta Xoolaha Soomaaliya ee sanadkan loo dhoofinayo dalka Sucuudiga. Dowladda Sacuudi Carabiya ayaa Somaliland u dirtay warqad ay ku sheegeyso in warqadda caafimaadka xoolaha Soomaaliya ee xajka sanadkan ay bixineyso dowladda federaalka ah, halkii ay ka bixin jirtay Somaliland. Wasiirka xannaannada xoolaha iyo kalluumeysiga Somaliland ayaa sheegay in aysan aqbaleyn go’aanka dowladda Sacuudiga ka soo baxay. Xoolaha Soomaaliya ayaa inta badan laga dhoofiyaa dekadda magaalada Berbera ee ay maamusho Somaliland, waxaana ay bixin jirtay warqadda caafimaadka xoolaha. Sanadkasta ayaa xoolo malaayiin ah oo kala ah ari, lo’ iyo geel loo dhoofiyaa Sacuudiga,w axaana dowladda Sacuudiga ay hadda go’aansatay in xoolahaas ay kala xiriirto dowladda federaalka ah ee Soomaaliya. Lama oga go’aankan Sacuudiga sida uu u saameyn doono xoolaha loo dhoofiyo Sacuudiga ee inta badan loo adeegsado udxiyada xajka kaddib. Somaliland ayaa hadda wajahaysa laba darran mid dooro oo ah, inay hoos tagto Somaliland iyo inay wayso malaayiin dollar oo kasoo gali jiray dhoofka xoolaha. Halkan ka daawo wararka oo muuqaal ah Caasimada Online Xafiiska Hargaysa caasimada@live.com
  14. (SLT-Addis Ababa)-War hadda soo dhacay ayaa waxaa uu sheegayaa in ciidammada ammaanka dalka Itoobiya ay toogasho ku dileen Ninkii ka dambeeyay isku daygii afgambi fashilmay ee ka dhacay Ismaamulka Amxaarada ee dalka Itoobiya. Ninkaas oo lagu magacaabo Jenaraal Asaminew Tsige ayaa waxaa raadinayay Ciidamada Itoobiya tan iyo maalintii sabtida aheyd ee uu dhacay afgambigii fashilmay. Isku daygii afgambigii fashilmay ee ka dhacay Ismaamulka Amxaarada ee dalka Itoobiya ayaa waxaa lagu dilay Taliyihii Guud ee Milliteriga dalkaasi, Jeneral Seare Mekonnen iyo Madaxweynihii Maamul-gobaleedka Amxaaradda, Ambajew Mekonnen iyo La-taliyihiisii oo la odhan jirey Ezez Wasiye. Tan iyo markii uu Raysal-wasaare Abiy Ahmed tallada la wareegay sannadkii hore waxa uu isku hawlay sidii uu Isbedel Siyaasadeed ugu samayn lahaa dalkaasi oo ay ku nool yihiin 100 million oo qof. Source
  15. (SLT-Hargeysa)-Xeer Ilaalinta Somaliland Oo Ka Hadashay Wararka Sheegaya In Afar Dumar Ahi Wiil Ku Kufsadeen Magaalada Hargeysa, Halkan hoose ka DAAWO Source
  16. Madaxweynaha dowladda Puntland ayaa maanta qasriga madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay masuuliyiin xilal ka soo qabtay Puntland, saraakiil kala duwan ee dhanka ciidanka ah, waxaana [...] Source
  17. (SLT-Hargeysa)-Xidhiidhka xumaaday ee u dhexeeya Kenya iyo Somalia oo mar ahaan jiray kuwo jaal ka ahaa dhinaca xadka iyo duulimaadyada ka yimaada Muqdisho, ayaa Kenya Airways ay wakhti xaadirkan ay tixgalin siinaysaa sidii ay u bilaabi lahayd duulimaadyo ay ku tagto Hargeysi oo ay noqoto hadafkooda xiga ee Geeska Afrika. Waxaanay arintani si xoog leh kor ugu qaadaysaa ganacsi dhexmara Kenya iyo Somaliland. Kenya Airways ayaa markii hore dhamaystirtay xog ururin buuxda oo ay ka samaynaysay Hargeysa taas oo markii dambe uu Baarlamaanku okay-da ugu duugay inay duulimaadyo ku tagto Hargeysa balse tan ayaan wali dhicin. Waxa lagu qiyaasaa ilaa 15,000 Muwaadiniin Kenyan ahi inay ka shaqeeyaan Somaliland oo si diiran loogu soo dhaweeyey gaar ahaana dhinaca waxbarashada. AGaasimaha maamulka duulimaadka iyo Madaarada Cabdi Maxamed Rodol ayaa dhaan booqasho ku tagay Nairobi si uu wadahadalo ula yeesho Masuuliyiinta Kenya oo ku saabsanaa in Hargeysa ay ku haboon tahay in duulimaadyo ay ku tagto diyaarada Kenya Airways. Ilaa iyo hada Diyaarada Ethiopia Airlines ayaa laba duulimaad ku tagta Somaliland oo iskaga kala gooshta Addis Ababa iyo Hargeysa. Sidoo kale Fly Dubai ayaa duulimaado iyaduna iskaga kala gooshta magaalooyinka Dubai iyo Hargeisa taas oo keenta ganacsatada Somaliland ee ka imanaya dhamaan aduunka. Qorshaha Qunsuliyada ay Hargeysa kaga furanayaan oo socda iyo Kenya Airways oo aragta in fursado duulimaad ay dalkan Somaliland ka jiraan. Bishii la soo dhaafay Agaasimaha Wasaarada Arimaha Dibada Kenya Mr Philip Mundia Githiora ayaa loo asteeyey inuu caasimada Somaliland xafiis ka soo furo, horena waxa xafiisyo diblomaasiyadeed ugu lahaa dalalka Ethiopia iyo Djibouti. Halkan hoose ka akhriso warkan Kenya mulls introducing direct flights to Somaliland capital Hargeisa Source
  18. (SLT-Hargeysa)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-330/062019, uu Xilka qaadis, bedel iyo Magacaabid ku sameeyey xubno ka mida xukuumadda. Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:- Wareegto Madaxweyne UJEEDDO: XIL KA-QAADIS Ku: Maxamed Cilmi Aadan (Ilka Case) Agaasimihii Hore ee Wasaaradda Shaqo-galinta, Arrimaha Bulshada iyo Qoyska. Og: Wasiirka Wasaaradda Shaqo-galinta, Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Mudane, Sida aad la socoto, xilka Qaranka ayey sunnihiisa tahay in uu meerto noqdo, oo loo dhiibo hadba ciddii hannan karta. Sidaa darteed, waxaan gartay in laga bilaabo taariikhda maanta aan kaa qaado xilkii aad haysay ee Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqo-galinta, Arrimaha Bulshada iyo Qoyska. Waxaan kaaga mahad-celinayaa muddadii aad haysay xilka Qaranka ee kor ku xusan. UJEEDDO: MAGACAABID Markaan Arkay: Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markaan Tixgeliyey: Ahmiyadda ay Agaasimayaasha Guud u leeyihiin Dhismaha Qaranka; Markaan Ka Fiirsaday: Aqoontooda, Kartidooda iyo Waaya-aragnimadooda; Markaan Ku Qancay: In ay Hanan Karaan Masuuliyadda ka Dhalanaysa Xilalkan; Waxaan Go’aamiyey; 1) In Agaasimihii Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka Cabdirashiid Ibraahim Sheekh Cabdiraxmaan, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqo-galinta, Arrimaha Bulshada iyo Qoyska. 2) In Mubaarak Cabdillaahi Ibraahin, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta Qaranka. ALLAA MAHAD LEH Muuse Biixi Cabdi Madaxweynaha JSL. Source
  19. Kulanka madaxda Puntland iyo Jenaraallada Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta qasriga Madaxtooyada Garoowe qado sharaf ugu sameeyey qaar ka mid ah Janaraalada Puntland oo uu kamid ahaa Madaxweynihii hore ee Puntland Janaraal Cabdisemed Cali Shire. Kulanka qado sharafta ah waxaa Madaxweynaha ku weheliyey Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, Saraakiil ciidan iyo la-taliyayaal Amniga oo kulanka qeyb ka ahaa. Kulan ayaa salka ku hayey is xogwaraysi guud oo uu Madaxweyne Deni la yeelanayo Janaraalada Puntland ee ku suntan taariikhda dhismaha ciidamada Puntland, tani waxa ay qayb ka tahay balanqaadyadii Madaxweynaha ee tayaynta ciidamada, tiigsiga dhismaha ciidanka iyo in ahmiyadda kooowaad la siiyo waxtarka iyo dhiirigalinta ciidanka qalabka sida, si loo soo afjaro kooxaha xagjirka ah ee Al-shabaab iyo Daacish, sidoo kalena la sugo amniga xuduudaha dalka. Ugu dambayn, Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa masuuliyiinta kala tashanaya xaaladdaha amni ee dalka maadaama Puntland ku dhisan tahay wada-tashi, talo-wadaag iyo wax wadalahaansho dhanwalba ah, Janaraaladuna kamid yihiin waxgaradka iyo indheer garadka dalka ee arrimaha Amniga. PUNTLAND POST The post Deni oo wada-tashi ugu yeeray Jenaraallo uu ku jiro Moorgan appeared first on Puntland Post.
  20. Hargeysa (Caasimada Online) ― Waxa la filaya in maalinta berri ah ay dib u furmi doonan Wada-hadalada Somaliya iyo Somaliland, kuwaasi oo wajiga koowaad ee Wada-hadaladaasi ka furmi doonan magalada Nairobi ee dalka Kenya. Kulankan berri ka furmi doona Nairobi ayaa waxa isku hor fadhiisan doona Mas’uuliyiin ka kala socda Dowlada Somaliya iyo Somaliland, taasi oo ay qeyb weyn ka qaadatay qaban-qaabada kulankaasi xarunta xalinta khilaafaadka ee Centre for Humanitarian Dialogue. Wararka aan helayno ayaa waxay sheegayan in Wada-hadaladaasi dalka Kenya uga furmaya Somaliya iyo Somaliland ay dowlada Somaliya u mateli doonaan wafdi uu hogaaminayo Agaasimaha Madaxtooyada Somaaliya, Dr Nuur Diiriye Xirsi ‘Fursade’. Halka dhinaca Somaliland ay iyaguna wada-hadaladaasi uga qeyb gali doonaan wafdi uu hogaaminayo Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland, Yaasiin Maxamuud Xiir Faratoon. Kulankaasi ay isku hor-fadhiisanayan Mas’uuliyintaasi Somaliya iyo Somaliland ayaa waxa goob-joog ka noqon doona xubno ka socda beesha caalamka. Xubnahaasi caalamiga ah ayaa waxa kamid ah Olgan Bekar, Danjiraha Turkiga u qaabilsan wada-hadalada Somaliya & Somaliland iyo Wakiil ka socda ururka IGAD, iyo weliba Mas’uuliyiin kale oo ilaa hadda la ogeyn. Si kastaba, waxaa dhowr mar oo hore uu fashil ku yimid wada-hadalo la doonayay inay dhex maraan Dowladda Somaliya iyo Somaliland, hayeeshee kulankan berrito lagu qabanayo caasimada dalka Kenya ayaa u muuqda inuu bilow u noqon doono wada-hadaladaasi oo muddo sanado ah hakad ku yimid. Caasimada Online Xafiiska Hargeysa Caasimada@live.com
  21. The suspected ringleader of Saturday's failed coup attempt in Ethiopia's Amhara region has been shot dead by police, state media report. Source: Hiiraan Online
  22. Somali President, Mohamed Abdullahi Farmaajo and other senior foreign officials led by the Italian Deputy Foreign Minister, Emanuela C. Del Re attended the historic graduation ceremony for the Somali National University on Monday. The graduation was first ever since the post-conflict era following the resumption of studies in 2014. A total of 131 students from faculty of law, journalism, education, and social science, Vet and animal husbandry, economics and management science, agriculture and environmental science graduated. Among them was Yusuf Abubakar Shador whose studies were cut short by the civil unrest 1991 but resumed his class two decades later and was awarded a well-deserved degree in law. Speaking during the graduation ceremony, Somali head of state congratulated the new alumnae for their hard work and determination. The Somali National University was established in 1954 in the Trust Territory of Somalia and later obtained official university status in 1969. It was one of the most prestigious African universities before the collapse of the central government of Somalia in the early 1990s. View the full article
  23. Muqdisho (PP) ─ Madaxweynaha Somalia, Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ka hadlayay maanta xaflad ay ku qalin-jabinayeen ardaydii u horreysay oo ka qalin-jabiyay jaamacadda ummadda Soomaaliyeed tan iyo markii dib loo furay sanadkii 2014-kii, ayaa sheegay in Soomaaliya ay u baahan tahay dowlad dhexe oo awood leh. Farmaajo ayaa sheegay in doodaha ka socda maamul-goboleedyada dalka ay qayb ka yihiin qorsha lagu dhisayo dowladnimada dalka, sidoo kalena lagu xoojinayo federaalkiisim-ka dalka lagu hoggaamin doono. “Doodaha socda waa kuwo lagu xoojinayo horumarinta dowladnimada dalka, inkastoo maamullada dalka ka jira ay nagu eedeeyaan inaan doonayno inaan awoodda dalka oo dhan la wareegno, balse innagu waxaan aaminsan-nahay in aan nahay federaalka saxda ah, waayo waxaanu rabnaa in la helo dowlad dhexe oo awood leh,” ayuu yiri madaxweyne Farmaajo. Sidoo kale, Madaxweynaha DF ayaa sharraxaad ka bixiyay dowladda dhexe ee ay doonayaan inuu dalku yeesho, wuxuuna xusay inay doonayaan in la helo dowlad leh ciidan difaaci kara dalka, dowlad ilaashan karta xuduudaha ay la leedahay dalalka kale ee dariska ah iyo sidoo kale dowlad fulin karta dhammaan hawlaha ay bulshadu uga baahan yihiin. “Cid walba oo aan doonayn federaaliisim-ka waan kasoo horjeednaa, waayo waxaan doonaynaa in dalku uu ku dhaqmo nidaamka federaalka ah. Waxaa jira hawlo ay gaar u leeyihiin maamul-goboleedyada, waana ku taageeraynaa, balse doonista dowladda dhexe waa in la helo dowlad awood leh oo dalka oo dhan hanan karta,” ayuu madaxweyen Farmaajo mar kale ku yiri hadalkiisa. Dhanka kale, Dhallinyarada Soomaaliyeed ayuu ka dalbaday inay dowladda iyo maamul-goboleedyada dalka ka jira soo dhex-galaan oo ay saxaan, isagoo xusay inay diyaar u yihiin in haddii lagu eedyo inay qaldan yihiin ay isi sixi doonaan. Ugu dambeyn, Hadalka madaxweynaha Somalia ee ku aaddan murannada u dhexeeya dowladda federaalka ah iyo maamul-goboleedyada dalka qaarkood ay meel xun marayaan, waxaana doodahaas kuwa ugu xooggan ay xilligan ka socdaan Galmudug. PUNTLAND POST The post MADAXWEYNE FARMAAJO: Waxaanu doonaynaa inaan yeelanno Dowlad dhexe oo Awood leh appeared first on Puntland Post.
  24. Mid kamid aha xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya oo manata si kulul u dhaliilay xildhibaanada ayaa guddoomiyaha Golaha shacabka waxa uu ka xiray maykarafonka,kadib markii uu ku [...] Source
  25. Muqdisho (Caasimada Online) – Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo oo ka hadlayay arrimaha federaalka ayaa cod dheer ku dheegay in uu rabo dowlad dhexe oo awood leh. Madaxweyne Farmaajo oo khudbad ka jeedinayay Jaamacadda Ummadda ayaa ka hadlay khilaafka xoogan ee u dhexeeya dowladdiisa iyo dowlad goboleedyada dalka. Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa doorka maamul goboleedyada ku sheegay kaliya inuu yahay daadajinta adeegyada. “Qof kasta si ha u arko, wuxuu ka mid yahay dooda socota, oo ay dowladnimadeena ku dhismayso, oo aan ku fasireyno muxuu yahay federaal iyo muxuu yahay confederate (habka kale ee federaalka ee dowladaha isku biirey ), inkasta oo nala dacaayadeeyo, anaga waxaan niraahnaa federaalka saxda ah anaga ayaa ah” ayuu yiri madaxweynahu. Sidoo kale waxa uu intaasi raaciyay “Maxaa yeelay waxaan rabnaa dowlad dhexe oo xoog leh, dowlad dhexe oo ciidan leh oo dalka difaaci karta, waxaan rabnaa dowlad dhexe oo arrimo dibadeed oo adag leh, dowlad dhexe oo xuduudaheeda illaalisa. Dowladda dhexe ee federaalka ayaa in muddo ah loolan adag kala kulmeysay madaxda maamullada dalka, kuwaas oo ay marar badan madaxa isla galeen. Xiisada ugu daran ayaa haatan ka taagan Galmudug, waxaana ay ka dhalatay doorasho ay dowladdu u qaban qaabineyso inay dhacdo afarta bisha July ee soo socota. Halkan ka daawo wararka oo muuqaal ah Caasimada Online Xafiiska Muqdisho caasimada@live.com