-
Content Count
212,014 -
Joined
-
Last visited
-
Days Won
13
Content Type
Profiles
Forums
Calendar
Everything posted by Deeq A.
-
A suicide bomber has seriously injured the mayor of Somalia’s capital, Mogadishu, killing at least six other people, officials told the BBC. The female bomber blew herself up inside the office of Mayor Abdirahman Omar Osman during a security meeting. Militant Islamist group al-Shabab says it carried out the attack, hoping to target the new UN special envoy to Somalia, James Swan, a US citizen. But he had met the mayor earlier, leaving before the blast occurred. It is unclear how the bomber managed to enter the heavily guarded building. The victims, five men and one woman, were all government officials, Information Minister Dahir Mohamud Gelle told the BBC. Al-Shabab seeks to overthrow Somalia’s central government and has been carrying out regular attacks in Mogadishu, despite the heavy presence of African Union peacekeepers and US-trained Somali troops. The group is affiliated with al-Qaeda and remains a powerful presence in rural Somalia. Source: BBC News
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa magacaabay guddi ka kooban wasiiro Iyo maamulka Gobolka Banaadir, oo ka shaqeyn doona sidii gurmad deg deg ah loogu fidin lahaa dadkii ay dhibaatadu ka soo gaartay qaraxii maanta ka dhacay xarunta maamulka gobolka Banaadir. Hoos ka aqriso magacyada guddiga
-
A suspected al-Shabab suicide bomber killed at least six people Wednesday and injured six others, including the mayor of the Somali capital Mogadishu, witnesses and security officials said. Source: Hiiraan Online
-
Muqdisho (SMN) – Akhristayaasheena ku xiran website-ka waxaan halkaan idin kugu soo gudbineynaa Barnaamijka Qubanaha Wararka Shabelle. Hoos riix si aad u dhageysato https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/07/Bar___Qubanaha-24072019.mp3 View the full article
-
Source
-
Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa magacaabay Golaha sare ee La-talinta Madaxweynaha oo ka kooban lix xubnood. Dikreeto ka soo baxday xafiiska madaxweyne Deni, ayaa lagu magacaabay Golaha oo uu guddoomiye u yahay Nuuraddiin Aadan Diiriye waxaana magacyadoodu kala yihiin: Nuuraddiin Aadan Diiriye, Mahdi Maxamuud Cali, Yaasmiin Maxamuud Xaamud, Drs Siciida Axmed Cali, Eng Axmed Abshir Faarax iyo Cismaan Siciid Cilmi. Halkaan ka akhriso dikreetada PUNTLAND POST The post Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Gole cusub appeared first on Puntland Post.
-
Wasiirka warfaafinta dowladda federaalka ah Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa saxaafadda uga warbixiyey khasaaraha ka dhashay qaraxii ka dhacay xarunta gobolka Banaadir. Wasiirku waxa uu sheegay in ay falkii galabta ay ku dhinteen 6 ruux oo laba ka mid ah ay yihiin Guddoomiyeyaasha Degmooyinka iyo Seddex Agaasime. Sidoo kale wasiir Maareeye ayaa xusay in ay ku dhaawacmeen 6 ruux oo Guddoomoyiyaha gobolka Benadir iyo Guddoomiyeyaal degmooyin kuwaasi oo dhaqaatiirta ay xaaladooda caafimaad la tacaaleen. Dhanka kale wasiir warfaafinta Maxamed Cabdi Xayir Maareeye waxa uu sheegay in Hay’adaha Ammaanka ay wadaan baaritaan ku aadan falkii argigixisanimo islamarkaana ay faah faahin dib kasoo sheegi doonaan. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Wasiiro ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa goor dhow Warbaahinta kula hadlay xarunta Dowladda Hoose ee Xamar, waxaana ay faahfaahin ka bixiyeen Khasaaraha ka dhashay qaraxii halkaas ka dhacay galabta. Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo ay hareer taagan yihiin Wasiirka Dhalinyarada iyo Cayaaraha, Taliyaha Booliiska Soomaaliya iyo Guddoomiye ku xigeenka maamulka iyo Maalliyadda ee gobolka Banadir ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay howlan tahay badbaadinta dadka ay waxyeelado soo gaartay. Wasiirku waxa uu sheegay in ay falkii galabta ay ku dhinteen 6 ruux oo laba ka mid ah ay yihiin Guddoomiyeyaasha Degmooyinka iyo Seddex Agaasime, inkasta oo ay Caasimada Online xaqiijisay dhimashada 7 qof, waxaana hadda la xaqiijiyey dhimashada guddoomiyaha Shangaani, oo markii hore aan la werin. Illaa hadda waxaa la xaqiijiyey dhimashada: 1 – Gudoomiyeyaashii degmada Cabdicasiis, Sabaax Cabdullahi Asad 2 – Gudoomiyihii degmada Waabari, Mahad Cilmi 3 – Guddoomiyihii degmada Shangaani Sahra Markeyzi 4 – Agaasimaha Nadaafadda gobolka Cabdifataax Cumar Xalane 5 – Agaasimahii Shaqaalaha Maamulka gobolka Banaadir Cabdullaahi Dheere. 5 – La-taliyaga duqa Muqdishi Avv Xasan Maxamed Sabriye 6 – Agaasimaha qorsheynta deegaanka dowladda hoose, Ijineer Shuuriye. Wasiirka waxa uu sheegay in sidoo kale ay ku dhaawacmeen 6 ruux oo Guddoomoyiyaha gobolka Benadir iyo Guddoomiyeyaal degmooyin kuwaasi oo dhaqaatiirta ay xaaladooda caafimaad la tacaaleen. Sidoo kale Wasiir Maareeye waxa uu sheegay in Hay’adaha Ammaanka ay wadaan baaritaan ku aadan falka dhacay islamarkaana ay faah faahin dib kasoo sheegi doonaan. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho caasimada@live.com
-
Muqdisho (SMN) – Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa ka warbixiyey weerarkii ka dhacay xarunta maamulka gobolka Banadir. Wasiirku waxa uu sheegay in ay falkan ku dhinteen lix ruux oo laba ka mid ah ay yihiin Guddoomiyeyaasha Degmooyinka iyo Seddex Agaasime. Wasiirka ayaa sidoo kale waxa uu sheegay in ay ku dhaawacmeen Lix ruux oo ay ku jiraan Guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo Guddoomiyeyaal degmooyin, kuwaasi oo dhaqaatiirta ay xaaladooda caafimaad la tacaaleen. Sidoo kale, waxa uu sheegay in Hay’adaha Ammaanka ay wadaan baaritaan ku aadan falkii argigixisanimo islamarkaana ay faah faahinta dib kasoo sheegi doonaan. View the full article
-
Muqdisho (PP) ─ Ugu yaraan 10-qof ayaa ku geeriyooday in ka badan 30-qof oo kalena dhaawacyo kala duwan ayaa kasoo gaaray qarax is-miidaamin loo maleynayo oo galabta ka dhacay xarunta gobolka Banaadir, waxaana mas’uuliyadda qarxan sheegtay Al-shabaab. Qaraxan ayaa dhacay xilli uu soday shir looga hadlayay amniga caasimadda kaasoo toddobaadkiiba mar la qabto, waxaana qaraxaan ku dhintay qaar ka mie ah mas’uuliyiinta maamulka gobolka Banaadir iyo guddoomiyeyaal ka mid ah kuwa degmooyinka Xamar. Sidoo kale, Dadka ku dhintay qaraxan ayaa waxaa ka mid ah; afhayeenkii hore ee maamulka gobolka Banaadir, ahaana agaasimaha waaxda nadaafadda ee gobolka Banaadir, C/fataax Cumar Xalane iyo agaasimihii waaxda shaqada iyo shaqaalaha Gobolka Banaadir, C/llaahi Dheere. Waxaa kaloo ka mid ah xubnaha weerarkan naftooda ku waayay guddoomiyihii degmada Waaberi Mahad Cilmi Cali iyo guddoomiyihii C/casiis oo ahayd haweeney lagu magacaabi jiray, Safiya C/llaahi Asad, kuwaasoo oo u dhintay dhaawacyo halis ah oo soo gaaray. Dhanka kale, Qaraxan oo ahaa mid qorsheysan ayaa waxay dhaawacyo kala duwan kasoo gaareen guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna duqa Muqdisho C/raxmaan Cumarr Cismaan [Inj. Yariisow] oo dhaawiciisa la sheegay inuu yahay mid culus, waxaana lagu daweynayaa isbitaalka Digfeef ee Muqdisho, halkaasoo lagula tacaalayo dhaawiciisa. Qaraxan ayaa waxaa kaloo ku dhaawacmay guddoomiyeyaal ka tirsan kuwa gobolka Banaadir, waxaa kaloo jiray dad badan oo shaqaalaha dowladda hoose ee Xamar ka tisran, kuwaasoo la sheegay in la dhigay qaar ka mid ah isbitaallada magaalada Muqdisho. Guddoomiye ku xigeenka dhanka amniga iyo siyaasadda maamulka gobolka Banaadir, Maxamed C/llaahi Tuulax oo la hadlay warbaahinta Dowladda ayaa sheegay in Duqa Muqdisho Inj. Yariisow ay xaaladiisu wanaagsan tahay, isla markaana lagu daweynayo Xamar. Ugu dambeyn, Al-shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda qarxii maanta ka dhacay xarunta maamulka gobolka Banaadir, iyagoo warbixin ay soo saartay u sheegtay in qaraxan ay ula dan lahaayeen ergayga QM ee Somalia James Swan oo maanta booqday xarunta gobolka Banaadir. PUNTLAND POST The post FAAHFAAHIN: Khasaarihii ka dhashay Qaraxii Maanta Gilgilay Xarunta Gobolka Banaadir appeared first on Puntland Post.
-
Muqdisho (SMN) – Guddoomiye ku xigeenka Koobaad ee maamulka gobolka Benadir Mudane Tuuleh oo la hadlay warbaahinta ayaa ugu baaqay Shacabka gobolka Benadir inay is-dejiyaan. Guddoomiye Tuulax waxa uu xaqiijiyey in Guddoomiyaha gobolka Benadir ahna Duqa magaalada Muqdisho uu nool yahay islamarkaana uusoo gaaray dhaawac hadana ay dhaqaatiirta dabiibiyaan. Sidoo kale, waxa uu intaai ku daray iney jiraan waxyeelo so gaaray Guddoomiyeyaasha degmooyinka gobolka qaarkood iyo Agaasimeyaasha dowladda hoose qaar ka tirsan. Ugu dambeyn, waxa uu sheegay in falkan “argigixisadu” geysteen uusan joojin doonin shaqada ay shacabka u hayaan islamarkaana Shacabka looga baahan yahay iney isku duubni muujiyaan. View the full article
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Kooxda Al-Shabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda qaraxii galabta ka dhacay hoolka shirarka ee xarunta gobolka Banaadir, kaasi oo dhaliyey khasaare xooggan. War rasmi ah oo kasoo baxay A-Shabaab ayaa lagu sheegay in bartilmaameedka qaraxaas uu ahaa ergeyga gaarka ah ee xogahayha guud ee QM u qaabilsan Soomaaliya, James Swan oo u dhashay dalka Mareykanka. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay ergayga James Swan, kaasi oo xarunta gobolka ka tagay inta uusan qaraxa dhicin. Qof isku soo xiray walxaha qarxa ayaa la sheegay inuu gudaha u galay dhismaha Aqalka dowladda Hoose, isagoo sii abaartay hoolka ay ku shirsanaayeen mas’uuliyiintan, iyagoo ka arrinsanayay ammaanka Caasimadda. Qaraxa ayaa waxaa ka dhintay gudoomiyihii degmada Cabdicasiis, Sabaax Cabdullahi Asad, Gudoomiyihii degmada Waabari, Mahad Cilmi, agaasimaha nadaafadda gobolka Cabdifataax Cumar Xalane, iyo agaasimahii shaqada iyo Shaqaalaha maamulka gobolka Banaadir Cabdullaahi Dheere. Dhimashada ayaa waxaa sidoo kale ku jira shaqaale hoose iyo ilaalo ka mid ahaa gobolka. Sidoo kale waxaa jira mas’uuliyiin badan oo ku dhaawacmay qaraxaas oo uu ugu horeeyo Gudoomiyaha gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan, oo xaaladdiisa ay halis tahay, Guddoomiyaha degmada Warta-nadda Seynab Maxamuud Warsame, Guddoomiyaha degmada Xamar-weyne Cabdulqaadir Maxamed Cabdulqaadir, agaasimaha Xiriirka degmooyinka, Dhega Cadde iyo Gudoomiye Ku-xigeenka Siyaasada Kaxda, ayaa iyagana dhaawac ah. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho caasimada@live.com
-
Muqdisho (Sh.M.Network) – Dhageystayaasha idaacada Shabelle ee ku taxan website-keena waxaan halkaan hoose idin kugu soo gudbineynaa warka Habeen. Hoos riix si aad udhageysato https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/07/Warka-Habeen-24072019.mp3 View the full article
-
Mogadishu, 24 July 2019: National Alliance for Human Rights Organizations in Somalia (NAHRS) – an umbrella of 28 human rights organizations operating in the regions of Somalia – has today cautioned the Somali people to be vigilant about fresh attempts by external powers in subverting Somalia’s fragile peace and stability. Following an article published by New York Times Newspaper about a terrorist attack in Bossasso, Puntland, the Somali nation are being puzzled by individuals with ill-behaved political agenda who have been busy playing the blame game to settle scores with their political opponents. NAHRS considers the claim that terror attack in Bossasso, which targeted UAE investments, was conspired, funded or organized by representatives acting on behalf of State of Qatar, is completely unreasonable and ridiculous; and does not merit to be given any credibility. This claim is an unalloyed effort to essentially take ensuing Gulf conflict to Somali regions and make Somalia a battlefield, coupled with horrific suffering and human rights violations of Somali people. It is a naked attempt to inflame bloodstained conflicts among Somalis and drive a wedge between politicians. The people of Somalia strongly appreciate the peculiar role Qatar has been playing in bringing Somalis together to spread peace, reconciliation, and coexistence. Qatar has a strong record of assisting Somalis in need, and Qatari organizations are actively responding to humanitarian crises and developmental needs of Somalia. Qatar has also played a leading role through its generous funding for the implementation of infrastructure projects and peace-building work. Through its example and its organizing function, Qatar is moreover galvanizing other nations to participate in coordinated action for inclusive economic development, including through vital international pledging conferences for Somalia. View the full article
-
Muqdisho (Caasimada Online) – Faah faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay gudaha xarunta maamulka gobolka Banaadir ee magaalada Muqdisho. Illaa hadda waxaa la xaqiijiyey dhimashada: 1 – Gudoomiyeyaashii degmada Cabdicasiis, Sabaax Cabdullahi Asad 2 – Gudoomiyihii degmada Waabari, Mahad Cilmi 3 – Agaasimaha nadaafadda gobolka Cabdifataax Cumar Xalane 4 – Agaasimahii Shaqaalaha maamulka gobolka Banaadir Cabdullaahi Dheere. 5 – La-taliyaga duqa Muqdishi Avv Xasan Maxamed Sabriye Dhimashada ayaa waxaa sidoo kale ku jira shaqaale hoose iyo ilaalo ka mid ahaa gobolka. Sidoo kale waxaa jira mas’uuliyiin badan oo ku dhaawacmay qaraxaas oo uu ugu horeeyo. 1 – Gudoomiyaha gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan Yariisow, oo xaaladdiisa ay halis tahay. 2 – Guddoomiyaha degmada Warta-nadda Seynab Maxamuud Warsame. 3 – Guddoomiyaha degmada Xamar-weyne Cabdulqaadir Maxamed Cabdulqaadir. 4 – Agaasimaha Xiriirka degmooyinka, Dhega Cadde iyo Gudoomiye Ku-xigeenka Siyaasada Kaxda, ayaa iyagana dhaawac ah. Sidoo kale waxaa dhaawacyo iyo dhimasho soo gaaray shaqaale ka tirsan Aqalka dowladda Hoose, Askar iyo dad Shacab ah oo u shaqa doontay xarunta, wallow aan tirakoobka rasmiga ah ee dadkaas wax noqday wali la soo saarin. Gudoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasada gobolka Banaadir Maxamuud C/llaahi Tuulax, ayaa sheegay inuu jiro khasaare xooggan oo uu sababay qaraxa, haatanna ay ku howlan yihiin sidii loo badbaadin lahaa dhibanayaasha. Qof isku soo xiray walxaha qarxa ayaa la sheegay inuu gudaha u galay dhismaha Aqalka dowladda Hoose, isagoo sii abaartay hoolka ay ku shirsanaayeen mas’uuliyiintan, iyagoo ka arrinsanayay ammaanka Caasimadda. Weerarka waxa uu dhacay wax yar uun ka dib, markii uu goobta ka tagey Wakiilka Qaramada Midoobe u qaabilsan arrimaha Somaliya, James Swan, isagoo fariistay hoolka ay ku sugnaayeen mas’uuliyiintan dhimashada iyo dhaawaca noqotay. Xaaladda amniga ee Gobolka waxaa inta badan gacanta ku haya ciidamada booliiska, waxaa kale iyaguna ku sugan xarunta ciidamada gaarka ah ee ilaaliya Guddoomiyaha Gobolka. Ma cadda ilaa hadda sida qofka ismiidaamiyey ay ugu suurtogashay inuu ka gudbo goobaha kontoroolka ee lagu baaro. Caasimada Online Xafiiska Muqdisho caasimada@live.com
-
Guddoomiye ku xigeenka Koobaad ee maamulka gobolka Benaadir Mudane Maxamed Cabdullaahi Tuulax oo la hadlay Warbaahinta dowladda ayaa ugu baaqay Shacabka gobolka Benaadir iney is dejiyaan. Guddoomiye Tuulah waxa uu xaqiijiyey in Guddoomiyaha gobolka Benadir ahna Duqa magaalada Muqdisho uu nool yahay islamarkaana uusoo gaaray dhaawac fudud hadana ay dhaqaatiirta dabiibiyaan. Sidoo kale Guddoomiye Tuulah waxa uu xaqiijiyey iney jiraan dhaawac so gaaray Guddoomiyeyaasha degmooyinka gobolka qaarkood iyo Agaasimeyaasha dowladda hoose qaar ka tirsan. Ugu dambeyn waxa uu sheegay in falkan Al-Shabaab geysteen uusan joojin doonin shaqada ay shacabka u hayaan islamarkaana Shacabka looga baahan yahay iney isku duubni muujiyaan. Goobjoog News Source: goobjoog.com
-
MOGADISHU, Somalia – The mayor of Mogadishu, Eng Abdirahman Omar Osman Yarisow was wounded after a suicide bomber has walked into his office and detonated explosives on Wednesday. Several Mogadishu administration officials were reported to have been killed, and the Mayor has been evacuated to a hospital where he is currently being operated. The explosion happened at Mogadishu municipality headquarters on Wednesday afternoon hours after UN envoy held a meeting with the mayor and district commissioners. No has claimed responsibility for the attack so far, but, Al-Shabaab carried out suck attacks in the capital for the past few years. View the full article